;ibaaxa somalida mooda geesi libaxa a fule warabana cuna ma ogtahin in warabaha cuno libaax libaxaa hada hor istagto is waynayso inu ka cararayo wa la barta libaxa sida aad uga baqadsiiso wana layzy iska hurdaa hadhow hadu cunto waayo ubadkiisa ayuu cuna somalida waxay odhanayan libaax ban ahay miskiin
Wlhi anigu barigii hore wiilka wiilka ishaan u aqaanay bari dambe ayan bartay wiilku inuu inanna noqdo. Somalidu waxaabo badan ayay ku kala duwan tahay wax badanna way wadaagaan.
Soomaali cid magan qof u ah disha iyo dhaar la maray in laga baxo iyo wiil Abti loo yahay in la dilo iyo haweeneeyda ay qabaan in ay qabiil ay u dilaan waxaa laga helaa Habar jeclo iyo Habar awal. Wax walba oo dhaqan Soomaali laheyd kuwaasi weey jabiyaan oo weey joojiyaan.
Soomali oo dhan ayaa xuduud leh nimanka dhulbahante la yiraa isaaqna xuduud ayeey la leeyihiin hawiyana weey la leeyihiin. Ma irir baa mida kale yaa kuu sheegay isaaqu inuu irir yahay😂 ogaadeen waa daarood ismaaciil wax dood ahana waligeed kama imaan niman uu nasabkooda maalinba meel galana ma ahan
Cagdheer tu waa laandheere idoor way is wataaan,waa na dadka soomaali ugu dhaqanka wanaagsan from garxajis
😂❤
Somali waa walalo walahi alaha dadka qabiilka sixuun uisticmalo naga qabto
Sheekada waxbaa kaqaldan dhulka uu shegay iyo tuuloyinku waa sax wuu kunola lkn shekada lipaxa ayy wax kaqaldan yihiin sida inu yidhi lipaxa wan ucararay oo waxan raadiyy geed aan fulo iyo salkan kusiqay lipax maqashiisa wata gool kama agfoga gooshana fursadahas madayacdo sida in loocararo midakle lipax hadad geed ka korto kaama agdheerado yacni dhufays buu kuugali ilaa malinka danbe
Libaaxu muubeeloobin wali waa uun aarar kaliya lix aar weeye lkn gool iyo caruurtoona mu wadan markaa markad adigu aragto libaaxa dib waad u gurankartaa intaad aragtidiisa kalibdhayso😅
Ader waad mahadsanthy soodhawaada markasta
Geela favourite's ayuunbaa la ilaaliya yayi Subhanallah
Noloshoodii oo dhan geel baaqaatay almicina kelima geelbaa yeeshay absolutely 💯
Maya wllo mawalan
Ogadeen waa gob
Ogaadeenku waa Reer waqooyi isma lahayn lahjad ahaan inay kala duwan yihiin Iidoor iyo Ogaadeen.
Ogaadeen iyo isaaq waa dad walaalo ah degan badana wada daga
Ogaadeenku lahjadoodu waa tan gobolada mudug oo kale u fiirso. wiil. gabar, duq etc
Huryo maxa laga wadaa?
Soomaaliyey ogaada daaroodku waa soomaali dhalad ah
Horyo muxuu kawadaa
@@yaasirahmedtubbe6530 shimbirta jirrida ah weeye
@@yaasirahmedtubbe6530 waa shimbir yaro koox kooxa oo xoolaha cunta oo af dhuuban leh oo xoolaha dhiiga ka jaqda.
Been aan horay u soconayn subxaanallaah ❓
Horyo muxuu kawadaa ifahansiiya
Huryo waa shimbir geela cunta
@@Manzuri94 shinbir iyo geel cunid seen isku qabadsiiyaa?
Waa su’aasha aan rabay inaa qoro. Thanks
Idoorku show Marekan io Russia no arkan,😂ogadeen sana io Ogaden kan ah unbay dhahan hdi car ogaden yimdan
Ceelxaar waa tuulo kutaala qabridahar agteeda waana ceel laga waraabiyo geela lahaysta
Allah SWT ba magan lo yahay taa wa in la fahamsiyo awooda Allah SWT ba iska leh
Waa dad aan diinta islaamka wax ka aqoon alla magantii ba ahay adoon magan Uma ihi, in wax dhaxlo oo Loo qeybiyo Gabar iyo Wiil waa xaq
Allaan magan u ahy hadii lagu dhaho adi xil kaama saara lkn adaan magan kuu ahy hadii lagu dhaho xilbaa iga kaasaran ogaaden waa dadka somali diinta gaadhsiyy ilaa manta culimada somali ugu badan leh waa hadi runta laysku shego dhaqankana ku dhagan ilaa manta wakaa idoorki hargaysa kayimid qabridahar maganta igu ah kkkk
Geesinimoda lagu sheegayo cagata hosted Ku jirta
Kkkk dee markaa nimanku ma il bixin abtoow idinka iyo anagaba habar awal baa shaadhka inoo galisaye naga yaree
Taas aan been ahayn xaguu isga rixaya
Ceel xaar
;ibaaxa somalida mooda geesi libaxa a fule warabana cuna ma ogtahin in warabaha cuno libaax libaxaa hada hor istagto is waynayso inu ka cararayo wa la barta libaxa sida aad uga baqadsiiso wana layzy iska hurdaa hadhow hadu cunto waayo ubadkiisa ayuu cuna somalida waxay odhanayan libaax ban ahay miskiin
Libaax ayaa fulayee orodoo doono.
Kan lazy an ugaarsan waa ninka ee tan dhadig ah booqal Kiba labo baqul waa halis
❤❤❤❤❤
Ogaaden waa gobta somalida.isheego ayeey inkaar ku dhigeen.
Wlhi anigu barigii hore wiilka wiilka ishaan u aqaanay bari dambe ayan bartay wiilku inuu inanna noqdo. Somalidu waxaabo badan ayay ku kala duwan tahay wax badanna way wadaagaan.
Aniguna waxaan moodi jiray walka lo'da sheegayan
Ninkan dhul ka iyo dadka waa yaqaana Iyo dhaqan ka Ogaadeen waax badan baa ooga billaaban waa goorma talow xiligaa
Waa beenaale hoyadaa usheeg
😂😂😂
Odaygu degaannadaas aad uu yiqiinnay yaraantiisii maxaa yeelay geeljiruu ahaa. Qalbitaharre dabcan wuxuu ka wadaa Qabridaharre, hadda waa magaalo weyn sidaan filayo. Waxaan arkayaa dad comment bixinaya oo ninkaas weyn ee Aabbaha ah beenaale u soo qoraya, ha la xishoodo.
😂😂😂😂😂😂😂
Hurriyo maxeey tahay?.
Shimbir
Soomaali cid magan qof u ah disha iyo dhaar la maray in laga baxo iyo wiil Abti loo yahay in la dilo iyo haweeneeyda ay qabaan in ay qabiil ay u dilaan waxaa laga helaa Habar jeclo iyo Habar awal. Wax walba oo dhaqan Soomaali laheyd kuwaasi weey jabiyaan oo weey joojiyaan.
Maxaad ku cadayn inay sameeyeen.
siciid sulub maxay isu yihiin
iidoor inay cuqdad ku jirto kooda wayn iyo kooda yarba miyaad aragteen shaqsi ogadeen ah oo intuu isaaq dhex maray ka shekaynaya?
Wallaahi inaan idinka gobsanahay !
Bal u fiirso sidii oy kongo iyo zimbabue tageen ayumbay kooda yar iyo kooda wayni ka sheekayn ogadeen
Ogadeen iyo isaaqu miyayna ahayn dad wada shashay oo isku dad ah oo wada somaali ah isku dhaqan iyo af ah maxay makirofonka kala hoos ordi reer baadiyahooda waaba lays yaqanaa oo war iskuma keen seeganee !
Rag waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi ragii hore habeenkii ayuu socod jiray wayo baabuur may jirin laraacaa
Soomaalida baa qabiilo aan isla dhalan madaxa isu gelineysaa..
Ogaadeen iyo Isaaq waa isku nasab oo waa ilmo SAMAALE...
Ogaadeen in uu samasle yahay waxaa ku ogaan kartaa:-
1) wuxuh la degaa oo ay xuduud ledyihiin Hawiye iyo isaaq
2) waa dad ka duwan muuqaal iyo lahjad ahaan dharoodka kale
3) ma aha dad jecel faanka iyo fulaynida ee waa dad af' gaaban oo edeb iyo wax tar leh..
Noolaada Ogaadeen SAMAALE
Xashaklh ogadeen meelhawga dhici waalandhere darood Ismail ah irirkana waa waxaan jirin oo cigaal sameyey SI uu isaga kayacabiyo
Soomali oo dhan ayaa xuduud leh nimanka dhulbahante la yiraa isaaqna xuduud ayeey la leeyihiin hawiyana weey la leeyihiin. Ma irir baa mida kale yaa kuu sheegay isaaqu inuu irir yahay😂 ogaadeen waa daarood ismaaciil wax dood ahana waligeed kama imaan niman uu nasabkooda maalinba meel galana ma ahan
Silka hoyadaa usheeg adiga un baanoo warmayee away waritihii
Bismilaa illaahay haku hanuuniyo meeshi ad ka soo baxaday iyaad caysa yaab alle ha ku soo hadeeyo
Wallo miyad walatay hada wabaliska daayay caydii
comontiga lagi qorigiray
Waa cabsanyahay ha layaabin
@@ahmad6967maybe wasidaa cabtoo
Waryaa miyaan lagu soobarin hadal fiican . Hooyadaas waad u faa'iideysay waayo waad cayday , waxaadna siisay ajarkaadi . Shaydaanka wuu ku siray. Ee iska naar oo ku soonoqo miyirqabka .
❤❤❤