Duuliye sare oo ka waramay dhacdooyin qarsoonaa 33-Sanno Ee Dagaalkii SNM iyo dawladdii Siyaad Barre

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 722

  • @user-ji3jy5wg4v
    @user-ji3jy5wg4v 3 ปีที่แล้ว +47

    I'm 20 years old my grandfather told me these stories and I will pass it to my grand kids amazing and true heroes snm . WE ARE ALL SNM FOR EVER

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 3 ปีที่แล้ว +25

    Its a history and true story, .if You think nothing had happen to the people of somaliland ,just listen and watch this video. Its toutching story. Subxaana laah.

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 3 ปีที่แล้ว +1

      Some people will never understand what happened to Somaliland people because they don’t wanna to know But guess what? Let them not know Somaliland guuuuul

    • @ahmeddahir47
      @ahmeddahir47 หลายเดือนก่อน

      Is not only Hargiesa that were slaughtered. Even Boroma (Samaroon) was slaughtered by SNM. Even Burco, Habarjeclo, and Habar Yonis Salaughted each others. It is called the Civil War, and many Nation had dark history, yet they still exit as one people, one country.
      Don't let SNM brainwash you. I am Somalilander and Habarjeclo. But I dont believe propaganda

  • @Ridwan-jo1wc
    @Ridwan-jo1wc 3 ปีที่แล้ว +52

    Sharaf Iyo Karaamo Aduunka Korkiisa Ku Noolow Aakhirana Janatul Fardawsa
    Diin Iyo Dadnimo Ayaad U Dhalatay Rabi Haku Barakeeyo

    • @zahraahmad3686
      @zahraahmad3686 3 ปีที่แล้ว

      Xawaadle.ma.ahan.dad.xun.ninkii.jabuti.ku.dejiyayba.hiiraanbowka.yim8d.ninkanna.waa.reer.hiiran.duliye.sare.iinoliw.godax.ina.aderk8s.waye

  • @Hooda36
    @Hooda36 3 ปีที่แล้ว +8

    Snm halyeyadii dhiigoda iyo Dhuxooda noo Shubey intii dhimatay illaahay hauwada naxariisto jannatul fardawsa Allah haka warabsho Snm intaa Noolna illaahay ha dhaowro 💚⚪❤🙏 duuliye sare thank you for telling the truth 🙏

  • @minauhmeth1091
    @minauhmeth1091 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ha unaxariisto intii u dhimaty, reer somaliland 💚🗯️❤️😭😫

  • @aliadam4810
    @aliadam4810 3 ปีที่แล้ว +9

    Walaahi sidaasay ahayd run weeyi

  • @siradabdi5873
    @siradabdi5873 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa naga raajisay seedi

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 3 ปีที่แล้ว +15

    Ilaahay ha kaa jasaa'i siiyo

  • @abdallashookh
    @abdallashookh 3 ปีที่แล้ว +10

    Big legend ❤️

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +22

    Umada waxa samaysay ayaa weli raba inaan hlkii ku laabano xataa iyago ku odhanaya waa lays wada dilsy lkn ALXM MAR HDII GEESIYADI DHIIGODA INO SHUBAY ANU KHASAARIN ANO 25 Jira cawaa dawanaye saw mha kan arkaba inan mdxa ka toogto waata cuqubadi huruda hlkii laga soo maleegay✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍ Uma ooyeynee waanu u aari

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa ma xishoodayaal Aad u indha adag, waa damiir laawayaal iyo doofaaro is biirsaday iyo diin-laawayaal Aan waligood daahireeyn, inaynu la dagaallanno oo ay inaga cabsoodaan mooyee asaxaan iyo wanaag midna waxba Kuma laha,, tusaale waxa inoogu Filan agoontii iyo maatidii afwayne iyo daaquudyadiisii ka hadhay ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha iyo kuwii dulmiga iyo tacadiga lagu soo anqariyay oo ilaa maanta wixii dhacayba ciyaar-ciyaar iyo sheeko u haysta, kasii darane caqli xumaantooda wali rajo ka qaba oo Aaminsan inay reer somaliland mar danbe la midoobi doonaan waxna ku darsan doonaan,, wallee Aaminkeen dhimay ilaahayna wax danbe nagama dhaxaysiiyo insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep,,,

    • @bacayoburcaawi4503
      @bacayoburcaawi4503 3 ปีที่แล้ว

      Waxba Kumaad hadlin soomali waxaan siisanaya ma jirto ku noqo caqliga

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ปีที่แล้ว +1

      @@bacayoburcaawi4503 sxb haday wax kuu tarayso xaarka iskaga biii please,, for ever Somaliland rep

    • @iiddeeq7399
      @iiddeeq7399 3 ปีที่แล้ว

      Geesi geesi dhalay

    • @isxaqaadan5702
      @isxaqaadan5702 3 ปีที่แล้ว

      @@bacayoburcaawi4503 waan ku fahmeynaa dadkaa caqli badan banu nahee iska naso caqligayagu waa kaase waxba ku noqon mayne magacayagan no daa doqonow inad na afgarankarin ayaa walahiya

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ปีที่แล้ว +24

    Jamuuriyada guulaysatay ee somaliland dhayal laguma helin ee QORI CAARADIIBAA LAGU KEENAY DHIIG BADANA WAA LOO HURAY.💚🤍❤️

  • @saxcade3935
    @saxcade3935 3 ปีที่แล้ว

    Duuliye cizi sharaf allah ku siiyay aduun Nolol caafimad aakhirona jannah tal fardowza allow ku gali

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 3 ปีที่แล้ว +1

    Snm geesiyaal soomaaliyeed Ilahay ha u naxaaristo inti dhimatay

  • @munomohmed1437
    @munomohmed1437 3 ปีที่แล้ว

    Adeer adiga iyo axmed dhere janadi ayaan idinku duceeyay

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 10 หลายเดือนก่อน

    I was there in Somalia from 1977 to 1984. I remember the war in between Somalia and Ethiopia. I was there when Siad Barre regime was butchering the people in Somaliland.

  • @rashidnaleye2002
    @rashidnaleye2002 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay How Naxariisto Intii Dhimatey.Adna geesi Aan marka waxba qaban Kareyn.Waanad Ku Mahadsantahay..

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y หลายเดือนก่อน

    Duuliyahan iyo Duuliye axmed dheere waa laba geesi ilaahay qeyr hasiiya

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว

    Duuliye Sare Alaha Ku Xafido Waxaa Tahay Nin Ahlu-diin Ah , Taas Oo Ilaah Kugu Bad Baadiye.

  • @xasandheeregahayr6353
    @xasandheeregahayr6353 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaad kamid noqon insha allah kuwa akhiro badbaada

  • @sabrinaomar9800
    @sabrinaomar9800 3 ปีที่แล้ว +3

    Walahi nin ku yirahdo qainu wadan wa sheydan ilen shedanka waxa ow ugu jecelyahay dhiga xaq darada

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 ปีที่แล้ว +3

    I now understand why the Somalilanders ended up in refugee camps in Ethiopia. It was not for a tourist trip but some really horrible things happened in somaliland it seems

    • @Bella.Theodore
      @Bella.Theodore 3 ปีที่แล้ว

      Part of the reason we are seeking international recognition

  • @abucubayr8517
    @abucubayr8517 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa dagaaladii xoogagii snm ay ku xoreeyeen dhulkii SOMALILAND dagaalku wuxuu socday 10 sano waxa uu bilaabmay 1981 illaa 1991 ayuuna dhamaaday.

  • @09FAARAX
    @09FAARAX 2 ปีที่แล้ว

    Illaahay khayr hasiiyo duuliyaha
    Anigaaba ka mid ahaa dadkuu qaaday

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

      ILDAB DEE TV KA SHEEG WAXAN WA TIIRKH CIDANA HA U NAXIN HADAD YARDEY XATAA SHEEG

    • @09FAARAX
      @09FAARAX 2 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241 cabdilahi walal fagaarayaashaanan isku ficnayn lkn walahi wan si raacay 1988 from hargeysa to Muqdisho

  • @nimcaanaadan8471
    @nimcaanaadan8471 2 ปีที่แล้ว

    Geesi ayaad tahay alle haku barakeeyo

  • @fardousabdi4114
    @fardousabdi4114 3 ปีที่แล้ว

    Wll waxaan usaxayaa duuliyaha odayga uu muqdisho Gaani kasoo qaaday waxuu ahaa X. Ibrahim Koofiyad- dheere

  • @abdulfatahhassanidd5581
    @abdulfatahhassanidd5581 หลายเดือนก่อน

    Hal ku dhig ayaa jira odhanaya WAAN CAFIN KARNAA LAAKIIN MA ILAAWI KARNO.
    Waa taariikh. Cidna ma inkireyso lkn nolosha iyo waayuhu way soconayaan.
    Waa in aan diidnaa
    MAAMUL KASTA OO SHACABKA MADFAC KU TUURA KII HORE IYO KU DAMBABA

  • @xamsexayd2851
    @xamsexayd2851 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hawnaxaristo intii dhimatay

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 3 ปีที่แล้ว

    Alle Ayaa lahaa Sababta uu duuliyuhu Ku bax Saday iyo Kaalmada uu usoo Adeejiyey Adoomadiisa oo dal yurub ah Siiyey Magan galiyo SIYAASADEED Haduusan Allaah u ogalaadeen Miyuu Cagaha dhigi lahaa Wadan uusan Ehel la ahayn Madaxdiisa? Waa Amuuraha illaahay

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed4672 3 ปีที่แล้ว +1

    ILAAAHAY BAA UGARGAARAY DUULIYAHAN

  • @abdikhaliqahmed5152
    @abdikhaliqahmed5152 3 ปีที่แล้ว +6

    Uma qabo Ciil hadaan Faqash ka saaray SOOMALILAND .oo aan ku dhawaaqay SOOMALILAND. ALLAAH HA BARAKEEYO SHACABKA SOOMALILAND DHAMAANTOOD// DHALIRADA somaliland ha dhawraan dhulkooda ha garab istagaan dawladooda

  • @abdirashiidahmed9281
    @abdirashiidahmed9281 3 ปีที่แล้ว +4

    Ale ku barakee adiga iyo awlaadaba

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 ปีที่แล้ว +1

    gaani maanta ayuu wuxu sameeyay hayaa anaguna maanu saamaxi qoladaa burco waxaa ku jiray laba aabahay la dhashay aabahayna bil ka hor ayaa la dilay iyagana waxaa lagu dilay in ay ka murugoodeen dikii walaalkoo

    • @hanadciiltire2330
      @hanadciiltire2330 3 ปีที่แล้ว

      Alle haw naxariisto kitaabkoda midigta hawga dhibo kuwi sida sameyay xisaaba if iyo akhiraba u taala 😊

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin wanaagsan damiir leh.

  • @hamseibrahim7840
    @hamseibrahim7840 3 ปีที่แล้ว +1

    War niyow somalidu way sixun bey isku gashay sorry i am form burco awoowgey baa ku jirey 43qof

  • @AbdirahmanAgane
    @AbdirahmanAgane 2 หลายเดือนก่อน

    Illaahaykhayrhakusiiyo reerwanaagsanawaadksoojeedaaducaadqabtaa

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 3 ปีที่แล้ว +1

    Cuqubadii waataa socota 30 sano alle waa xaq qaade (CUQUBO HALKII LAGU GALEY COW KU HURUDAA CARUURTEY KA LEYSAA NINKII CAANO BAAS DHAMEY) dadkii aayar la madhiyey kolba afarta iyo kontan lala baxayey een cidi ka hadli karin raxmaankaa arkaayey

  • @xasanmusa8252
    @xasanmusa8252 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayaa sheegi kara qof ganasada isaaqa oo SNM lacag ku taagddrin

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 ปีที่แล้ว

      Waqtiga ganacsatada La dilay 10 % dadka isaaq ah SNM may taageersanayn. Laakiiin wixii markaa ka dambeeyay 100% baanu taageernay

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 3 ปีที่แล้ว

    Qamariye reer Hargeysa maaha waa Reer Sheekh

    • @rugtamaansadasoomaalida1521
      @rugtamaansadasoomaalida1521 3 ปีที่แล้ว

      Qamariye wuxuu ahaa Isaxaaq, Reer Hargeysa asal fasal.

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 3 ปีที่แล้ว +1

      @@rugtamaansadasoomaalida1521 HHH Isaxaaq jecelidaa. Alla maxay qabyaaladdu ku dishootay. Qamariye waa C/Muuse, Deerayahan

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 ปีที่แล้ว

    33:2 Garanay garanay ninkaa rukuuci jiray

  • @yousufhamad1796
    @yousufhamad1796 3 ปีที่แล้ว +1

    Taarliikhdu iyada ayaa is fur furta

  • @ifrahyusuf2816
    @ifrahyusuf2816 3 ปีที่แล้ว

    Alaah ilahay maxay lahortegayan kuwa dadka islamka sida ulaynaya

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 10 หลายเดือนก่อน

    SAXARTIR:
    DADKA FAQASHTU XASUUQDAY TIRADOODU WAXSY AHAYD 43 QOF OO AY KU JIRTEY GABADH UUR LEH.
    INTA KALE WAXAY AHAAYEEN DADKII MAGACA KU LAHAA BURCO.

  • @awadkayse4736
    @awadkayse4736 3 ปีที่แล้ว +1

    Kuwa maanta hadhaga Faqashta la shaqaynaya kala war la 'aa.
    Doqoneey dabkaa be'.
    Goblan talo adduuneey maxay galabba heer joogtay.

  • @abdulkadirahmed9230
    @abdulkadirahmed9230 3 ปีที่แล้ว

    Isaaq waxaan kala yaabey 30 sano ka hor wax dhacay ayee sidii qur aan cml ayee ugu cesh ceshtaan aderayal waa nala laaye intaa ku jirtaan qiyaamaha yuuna idin ku dhicin

    • @jamaibrahim4251
      @jamaibrahim4251 3 ปีที่แล้ว +1

      Nin afar qof kaliya dilay oo TAAKEEYE la yidhaa ayaad bil la barooranayseen, hadana waxa ku gubaya shacabka soomaaliyeed ee xaq-darrada lagu laayay. Noocaaga oo kale ayaa hadhaw odhanaya:- Soomaali Wayn🤣🤣🤣

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 หลายเดือนก่อน

    Jabuti marki ad isku dhiibty ayaad xafada noogu timid gurigi an degana oo aha mid gabadh ad ilmadeer tihin,waa taarikh fog

  • @babir7145
    @babir7145 3 ปีที่แล้ว +1

    Aduunka xaqdaro kama dhamaaato

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว

    waar duriyada sheekh DNA halaga qaado
    waa tafiirtii asxaabta sabatoo ah awoowyaasheen iyagoo soomali ahaa ayay guursadeen haween kasoo jeeda beri Carab

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 3 ปีที่แล้ว

    It is an obligation to collect criminalers in the different fields who were masarced
    civilians in 1988 in somaliland

  • @ridwanabdirahman6117
    @ridwanabdirahman6117 3 ปีที่แล้ว +3

    adeerkay C/qaadir ciise dadkii dilay waanu naqaanaa walina way noolyihiin waanu u aari doonaa haduu rabi idmo

    • @eng-abdihakinhassanali2750
      @eng-abdihakinhassanali2750 3 ปีที่แล้ว +1

      Maxaad u aari isagoo ciidankiisi dhexjooga ayaa lagu dhex dilee

    • @ridwanabdirahman6117
      @ridwanabdirahman6117 3 ปีที่แล้ว

      @@eng-abdihakinhassanali2750 anaga ciidankiisa waxba nagama galin ninkaas markuu isdhiibay ayaa Ogaadeen ahaan loodilay waana hubaal isaaqbadan baa umaqan kun nin buu udhigmaa qaar waan dilnay qaarna hadaan ugu aari doonaa hasugi waayin

    • @mustafeasad9377
      @mustafeasad9377 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ridwanabdirahman6117 futadaabi buu orom iyo amxaar isku daba marayaane mxd dili karta

    • @user-il4vj5js7u
      @user-il4vj5js7u 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ridwanabdirahman6117 cagdheer isaaq dil ugu hanjabaya waa duni nabigeedii dhintey😂😂😂

    • @ridwanabdirahman6117
      @ridwanabdirahman6117 3 ปีที่แล้ว

      @@user-il4vj5js7u soo idinkii lahaa waa nala xasuuqay jaamac dubad baa nalagu xasuuqay shalayna daarood baa naxasuuqay siyaad baraa naxasuuqay idinku waligiin ma waanala xasuuqay baad kujiraysiin waydin arki inaad iska kaaya celisaan iyo inkale

  • @amuunmohamed8364
    @amuunmohamed8364 3 ปีที่แล้ว +30

    Illhow sland inoo dhawr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdillahi7123
    @mohamedabdillahi7123 3 ปีที่แล้ว +30

    A lot of thanks for this man you are a good person thanks for what you have done for all those people

    • @ahmeddahir47
      @ahmeddahir47 หลายเดือนก่อน

      Is not only Hargiesa that were slaughtered. Even Boroma (Samaroon) was slaughtered by SNM. Even Burco, Habarjeclo, and Habar Yonis Salaughted each others. It is called the Civil War, and many Nation had dark history, yet they still exit as one people, one country.
      Don't let SNM brainwash you. I am Somalilander and Habarjeclo. But I dont believe propaganda

  • @journalistemuqdisho7604
    @journalistemuqdisho7604 2 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland ine gosado waq be u le tahay boqonki boqon waa loku xad gudbay illaheyow dowlad madax banan ka dhig dulmi badan ba lo geestay anigo ah hawiye rer muqdisho somaliland insha allah dowlada madax banan waad noqo donta yaa la daalin guusha we so dhawdahay 100 💯 sano haka so wareegto xata caruurta school haloka dhigo taariikh

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 3 ปีที่แล้ว +83

    Aduun yooy aduun yooy xaalka ba Somaliland waa dadka Somali ugu gobsan waa dad dhaqan wacan waa dad is jecel guul Somaliland

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว +4

      Yaa kula ah soomaalilan isaaq laan dheh

    • @mohamedkalinleh7750
      @mohamedkalinleh7750 3 ปีที่แล้ว

      ]p]]pp000000p00

    • @fadumaomar4516
      @fadumaomar4516 3 ปีที่แล้ว +10

      @@gedefletv6049 warnta waxanu nahay isaqlan wan ku farxasanahy mashalh hadaf

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว +2

      @@fadumaomar4516 waa yahay anaaba kuu ogol isaaq laan xansuuq laan cuqadlan laakiin aniga hay shaagan aniga kuma ogoli uf uf uf iidoor

    • @fadumaomar4516
      @fadumaomar4516 3 ปีที่แล้ว +8

      @@gedefletv6049 uuraya nagod beday gajo imalawe uraye qudhmuun wayne faqsh

  • @hamzaofficial1325
    @hamzaofficial1325 3 ปีที่แล้ว +46

    Illahay haunaxariiiisto intiii laxasuuuqay guuul Somaliland ❤️ guuul Somali oo dhan ❤️ from kismayo

  • @hasanabiibesse7701
    @hasanabiibesse7701 3 ปีที่แล้ว +15

    Wixii aad fashay ee khayr iyo raalinimo rabi ay ku jirto alle miisaanka xasanaadka ha kuugu daro... khaatumadana ilaaahay khayr ha kuugu khatimob

  • @najaahadam6795
    @najaahadam6795 3 ปีที่แล้ว +24

    allah how naxaristo aameeen aameeen dhaman reer somaliland odhan aameeen aameeen

    • @somaliano99kingkonghimself75
      @somaliano99kingkonghimself75 3 ปีที่แล้ว

      Isaaaq leee ka hadala. Anga. Ma. Ku jirno. Somalilamd. Keligiin lee isaaq. Anaga. Somali baa nahay. Somali.

    • @saleebanmaxamud2559
      @saleebanmaxamud2559 3 ปีที่แล้ว

      Waar xadka kataloow wyhe

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 ปีที่แล้ว

      Falalkaas joojiya umadda lagu kala fogeynaayo

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 ปีที่แล้ว

      Hawiye iyo Isaaq kala gobsan. Hawiye maalin walba dil iyo Qarax ayaa lagu hayaa, khawaarij ayaa loo adeegsadey si eey u xasuuqaan bal ufiirso. Isaaq 35 sano dhib loo geystey ayey udoodayaan Hawiye isagu waa looma ooyaan. Ilaahey dulli ifiinma doorman ee dhiig isgeliya

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 3 ปีที่แล้ว

      Naima Abdirahman anaka reer Somaliland baa nalayey 1977 ilaa 1988 ilaa iyaga lagu kacay. SSDF mudug waxaa na xasuuqey oo dadka leyn jiray nin isaaq ah. Waliba rag la dhaley.
      Tariikh la duugey. Ayeydey waxay tiri Isaaq nabsigii baa helay.
      Ceelasha sun looga shubo,gabdhaha la qabsado.

  • @Somalilandforever
    @Somalilandforever 3 ปีที่แล้ว +74

    Inkasta oo duuliyahani xogta uu la habsaamay hadana waan soo dhoweyneynaa oo waxa ay dhiiri galinaysaa kuwa kale oo xoga badan haye oo markhaati ka noqon kara xasuuqii dhacay. Exposing the reality too late is better than hiding it. Thank you, Mr.Maxamed Sheekh Ibraahin. Ilaahay ha kaa abaal mariyo runta aad sheegtay.

    • @abdirazaksuleimana3902
      @abdirazaksuleimana3902 3 ปีที่แล้ว +5

      Sxb nimankan reer koonfur wa khiyaamo badanyihiin markaa waxaa laga yaabaa inuu isleeyahy sidii duuliye axmed dheere guri halaguu dhiso lacagna ha lagu siiyo sabata kalena waxaa laga yaabaa inuu hawiye yahy oo daarood kuxumayn uu sheegida arintan u usamaynaayo
      Markaa allaa xaal og

    • @rugtamaansadasoomaalida1521
      @rugtamaansadasoomaalida1521 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirazaksuleimana3902 Reer Koonfur maaha ninkani waa Geri Koombo, waa Reer Gabiley iyo DDS.

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 3 ปีที่แล้ว +1

      Ali Omar. How aby xasuuqii gobalka mudug ay ka gayteen.kuwa aad u taqaanan mujahideen. Dhagawayne c/askar cabdirixmaan. Tanzania. Ninkan waa daarood. Isada ka muuqata.hal nin oo isaaqa wixii ay isaaqa ku dileen magacaii dawladii afwayne. Kahadlaya.oo isaaqa car I tus. Sxb taariiqda in school Somaliland. Latadhigo ayaa loo bahanyahay

    • @XasanAhmed-og4qf
      @XasanAhmed-og4qf 4 หลายเดือนก่อน

      Adeerayaaloow fikirkiina balaadhiya dawldii sooomaaliya dulmiga iskamay qaban jirin ee way isku tangerine jireen. Xataa Quraanka ayey bedeleen oo suuratu nisa oo Ilaahay sheegay xaqa raga iyo dumarku sida loo kana saaray oo quraanka ku sheegay bay yidhaaheen raga iyo dumarku waa siman yihii. Culimadii tidhi sidaa Ilaahay ma odhanin ee suurada sida ay sheegayso oo Ilaahayidh sidaa ma ah mana sina. toos but dilay rajiimkii meesha haystay balse Ilaahay lagama baqanin ee shaydaan baa laga baqay isaga cidii taageertay shaydaankuba waa near abaal marinta maalinta danbaysa.

    • @MohamedBisle
      @MohamedBisle หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊😊😊😊

  • @mohamedabdillahi7123
    @mohamedabdillahi7123 3 ปีที่แล้ว +25

    Somalilander this is the fact think about your futur and don t forget the past don t let be happened this again somaliland for ever inchallah

  • @cabdalaha
    @cabdalaha 3 ปีที่แล้ว +11

    Waadadkii tirada yaraa ee damiirka lahaa alaah hasharfee kusoo dhawaw somaliland adoosharafleh

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga waxaad tahay Duuliye sideed ku ogaatay waxa lagu edeeyay Dadka 😊😅😮😢😂😮😊😅😢😂

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 3 ปีที่แล้ว +21

    ilaahay ayaa umaddan la jirey wixii dambi ka galayna ku ciqaab marin doona adigu waxaad ahayd ehlu diin garanayey in balaayo dhacayso ilaahay ha inoo naxariisto umadda somaliland ee xaqa ahna ha dhowro

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Guiled xaqa ma caadifada iyo calaacalkaad u taqaan idinku dad ma laynayn miyaa mise dadkaad laynayseen gaalay ahaayeen

    • @abdiomar7762
      @abdiomar7762 3 ปีที่แล้ว +1

      Mp/lko9llppp9 it

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 3 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049 waar dhagayso caadifadu waatan kuhayse siyaad bare iyo ciidamadi faqash aboorka kaa cilin maayan aakhirona naar kaa baajin maayan dadkan aad tageraysana waxay ahayen dhiigyo cabo waxu kuyidhi gaani baa nin dhan oo sarkaali u sujuudaya markaa iskada somali ilaahay baa lagu gefay xataa dadkan burco lagu laayay aqoon baan u leeyahay anigu hadaan qisoyinka lagu soo xidhay kaga sheekeyo waad yaabi markaa wll hadad nasteexo iga doonayso naftada masuul ka noqo dad kan aad caadifada ku difaacaysana iskadaa anagu ciday doonan hanoqdane waxii taliskaa kasoo horjeestay waxan u aqaana xaq u dirir markaa faqashna reer may hayn waxay ahayd maamul cid walbale markaa reerkiina hayskala doonan danbi aanay qabin wala mareexaan bay ahayd wala daarood oo dhan bay ahay waayo dadkan burco lagu laynayay sarakiisha toogatay qaar isaaqa kamid aha oo aan shakhsiyan u aqaano waliba qaarkood hada nool yihin markaa daraawiish baa kugu qoran danbigana cid iminka loo haystaa majirto ilaahay baa xisaabinkara dad maba xisaabin karo

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      @@adamalsomali9341 sxb adiga qudhaada snm godka kula gelimayso waxaad tiri xaq ku dirir bay ahaayeen bal ii sheeg xaqay ku dirirayeen arin qabyaaladaysan ayay ku dagaalamyeen tan kale haday diin u dagaalamayeen maxay gaalo dabada u geliyeen amxaaro iyo ingiriis ayaa dabada la wadaye hadii faqashta aad sheegtaan cid walba lahayd maxaa fasal cali waraabe iyo warancade iyo nuux taani mujaahdiin ugu sheegtaan axmed maxamuud faarax oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii labaad ee maxamed siyaad ku xigay golihii sare ahaa gidigii siyaasada ka mid ahaa hargaysaa lagu aasay isagoo geesi qarana cumar carte waad ogayd wixii muuse ka dul akhriyayey uu lahaa waa mujaahid maxamed siyaadna uu nacdalayey markaa inaadeer adiga qudhaadu xaq ku hadal

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 3 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049 horta qofkii iska ciyaa isagay utaala ninka faysal cali waraabe mujaahid ku sheegay isagay utaala aaskii Cumar cartena wuxuu yidhi muuse madhagaysan oo war umahayo lakin hadu cumar ku sheegay mujaahid mala waxu u aanaynaya xadhigii dheera ee uu soo maray waa yahay aan u imago waxad tidhi snm godka kula geli mayso waa runta oo anigu if iyo aakhiro toona masuul kama ihi lakin waxan ku sheegaya in siyaad bare beeneyay quraanka kariimka in dadka ay ciidamadisu xaq daro ku laynayen waxay hargaysa ku duqeeyen agoo dufacaya kursiga siyaad bare diyaarado waxanay duqaynayen dadkii hargaysa u dhashay anigu hadaan ahan lahaa taliya qaybta waqooyi waxan ku odhanlaha madaxwayne hargaysa waxa ka dagaalamaya dadkii udhashay sharcina uma lihi inan ladagalamo waayo qof islaama dulmiyi maayo anoo kursi dufaacaya siyaad bare haduu kula sax sana intee sano ayuu dalka katalinayay oo uu dad gaara cadadinayay oo xasuuqayay waxuu isaaq ka mamnoocay inay dekada wax kalasoo degan waxu ka mabnocay in guri laba dabaq kawayn uu dhisto nin isaaqi waxu u bixiyay aan laba qarin jirin in baaburta qaaliga layidhi isaaq ma geyo waxa cadana in uu fasaxay in suuqa lagu kufsado habla isaaqa yadan cidna wax layskaga tirinayn janaralka isaaqa ah ayaa inan yar oo aan askari ba ahayni intuu u yimado isaga jeelk dhigi jiray markaa anigu kuma lahii snm diin bay ku dagaalan tay lakin taliskii siyaad bare way ka gar lahayd inay dagaalantana xaq bay ulahayd dhanka mujaahidintana anigu waxii siyaad barela dagaalamayba waxan u aqaana mujaahidin kasoo bilaw ciro iyo cabdulaahi Yuusuf iyo ilaa gen caydiid iyo 1991 markaa waxad tidhi ina warancada mujaahid ku sheegtan horta qofna waa qof iska cadifadaysan qofna waa qofka hadlaya waxii dhacay ina warancade waxuu yahay ee waliba isagu ku faanayay waala ogaa markaa hadii faqash tii intii isaaq laga saaray taa anigu garan maayo lakin waxan ka hadlaya ragii halganka snm ka midka aha lakin aan midkugu daro ina warancade iyo rag kale oo badan oo reer somaliland waala cafiyay waxa kamida daahir riyaale ina warancade salebaan cali koore markaa snm waxay tidhi waxii dil gaystayna hala toogto qofkii aan waxba gaysan ee taliska kamidka ahana hala cafiyo taana dadka reer somaliland yaga taa ku heshiiyay awalbana dadkasi magacuyaal bay ka ahayen taliskiii siyaad bare xataa waala cafiyay askartii dablayda ahayd ee amar qatayasha ahayd lakin waxa danbelaya saraakiishi arantaa fulinayay ee waday iyagu oo uu siyaad bare ugu horeyo markay snm dalka qabsatay waxii sarakiil isaaqa ee taliska ka tirsana ee danbiyo ku cadaden waala toogtay waana lahaya magac yadoodi markaa adigu caqligaga eego sharciga u banaynaya siyaad bare inu dadkii lahaa ka qixiyo burco iyo hargaysa oo waliba xasuuqo xagee ku yaala xataa snm waa reer burco iyo hargayse

  • @roobleamed3421
    @roobleamed3421 3 ปีที่แล้ว +5

    Cornaylkan qaraabanahay Anagu Dad ehelu khayraan nahay oo ilaahay ka cabsada

  • @hamzaofficial1325
    @hamzaofficial1325 3 ปีที่แล้ว +6

    Geesi Diintiisa garanaya shacabka Na xuquudooda garanaya ayaaad tahay gaaashanle .. guuul somaliland. ❤️ Guuul umada somaliyeed meelwalba oo ay joogtaba. From moqdisho

  • @somalilandcountry399
    @somalilandcountry399 3 ปีที่แล้ว +9

    I am proud to be Somaliland💚💬❤

  • @khadrayusuf2067
    @khadrayusuf2067 3 ปีที่แล้ว +5

    Rer somaliland taariikhda waa in aanu qornaa si jiilka danbe. Halyeeyadii dhalay. Ee nabadaa. Kutaxaashayaan dhiigooda u huray. Loo baro. Yurub maraykan Japan taariikh bayleeyiin. Markaa. Waa in aan qornaa dhalintA somaliland fadhiga ka kaca dagaalkii. Qalinka iyo warqada weeye guul somaliland 💪💪💪💪💪💪☝️☝️☝️

  • @aliseedi4247
    @aliseedi4247 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigoo reer sool ah aaminsan midnimada umada somaliyed isaq wixi ku dhacay xaq bay u leyihin inay goan. Abahay askaribu aha odayal ba laa lagu yidhi laa wuu diiday wuxu ku dhintay jeelka hargeysa.

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 3 ปีที่แล้ว

      Alle haw naxariisto Aabaha Nin Gobuu ahaa.
      Qof kastoo Maalkiisa iyo Naftiisaba loogu yimaaddaa Inu is difaaco waa ku khasbanyahay.
      Sxb Aabaha ma kacaanka xidhay? Jeelka siduu ku galay?

    • @aliseedi4247
      @aliseedi4247 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedothman7519 aàmiin. Aabe kabtan ka tirsan gaaska 1aad bu ahaa. 1987 kii odayal isaaq ah oo hangashtu soo qabatay ragii dilayey uu watay. Waa diiday oo dulum baa lagu heystay, waxaana lagu xukumay amar diido. 1989 kii baa ku dhintay jeelka hargeysa Allah yarxamuh.

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว +6

    Ninkan sherkadiisa 1989 ayaan maqlay nin sarkaala oo aan gurigiisa joogay ayaa ii sheegay

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 3 ปีที่แล้ว +24

    Ilaahay ajar iyo xasanad haku siiyo adero anoo dhashii snm ah inta wanaga jecel umada somaliyeed wanag baan larabaa meelay joogtaba

    • @abdisamad_shukri
      @abdisamad_shukri 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว +5

      caqli xumada isaaqa maanta ayay waxay qaarkood taageerayaan ninkan handhikaabka ah ee farmaajo

    • @abdisamad_shukri
      @abdisamad_shukri 3 ปีที่แล้ว +1

      @@alihujaleh8627 ha wallo xujaale

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว +1

      @@alihujaleh8627 isaaq afka kala bax hoyada shangor wase hoyadabu wasaye hoyada silka kawase

  • @xeebsoorfarah3364
    @xeebsoorfarah3364 3 ปีที่แล้ว +6

    Seedi waa beer sheekh alle haku barakeeyo

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 3 ปีที่แล้ว +14

    wad laragtay inad marhore sobandhigtid ayay ahhayd qadad wayn wax naxarisa nagama dhaxayso alle hakashifo faqash akhiro & adunkaba

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Mahad isaaq baa basaasayey xeer ilaaliyihii ku oogay denbigana isaaq buu ahaa kii ku markhaati furayna isaaqbuu ahaa

    • @friendly-zp6np
      @friendly-zp6np 3 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049
      Kabaqaadyo ayay ahaayeen kuwaasi

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      @@friendly-zp6np yey u ahaayeen daarood miyaa qabiilse qaran ma noqdo

    • @mahadmataankuriya
      @mahadmataankuriya 3 ปีที่แล้ว +1

      @@gedefletv6049
      kuwi dadka dhibay ee layay kuwi basasay cidkasta ha ahhadan wa dhagar qabayal maxkamada ilahay kama baxsan donan alle akhiro & ifkaba hakugubo

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      @@mahadmataankuriya sxb kuwaa dhagarqabayaasha ah maku jiraan muuse biixi ina kaahin dhegawayne ina shaqale nuuxtaani iwm bal taa iigasoo jawaab oo dad ma laayeen mise kuway laynayeen gaalay ahaayeen

  • @farahqawdhan8679
    @farahqawdhan8679 2 หลายเดือนก่อน +1

    Taariikhdaa Murugo Leeh Baay Aahayd , Sidii Loo Xasuuqay Beesha isaaqqaaa. Ee SomaliLand. Waa Markhati gaa Noolll

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 3 ปีที่แล้ว +25

    Alle hawnaxaristo dhaaman dadkii loo layay iyo dadkii udhintay jumhuuriyada somaliland iyo kuwii aduun iyo arinba ku taageray iyo dhamaan isaaqii pure ka ahaa

  • @sayruuqsheikh
    @sayruuqsheikh 3 ปีที่แล้ว +19

    Maasha Allaaahu tabarkaallaah my inaderkaye Qaaliye maxamed Sheikh Ibrahim Sheikh Yusuf

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid walaal
      Abaal baan idiin haynaa gob baad tihiin, Allah haydinka jaza siiyo

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 3 ปีที่แล้ว

      Sayruuq.ninku hawiye Yuu kayahay.wall

    • @wadaniga
      @wadaniga 2 ปีที่แล้ว

      Qof ehel kaaga ma kujiray huuno
      Xog ayaan ururiyaa oon rabaa inaan buug ka qoree.

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว +5

    South Aftican baa loo soo kiraystay markii la Aamini waayey somalidii

  • @cabdijaamac7974
    @cabdijaamac7974 3 ปีที่แล้ว +3

    Abaalbaanu u haynaa cidkastoo inaan nolaano ka talisay.

  • @mubarakmohamud8927
    @mubarakmohamud8927 3 ปีที่แล้ว +8

    Gobanimo.

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 ปีที่แล้ว +5

    @Darwiish Tv #Buuhoodle Geel Ku Dhaaqo Mooyee,
    Gaf Aroos ka dhigoo Mooyee
    # Hub culus U Sidee Mooyee,
    Seediga Inabtiga abtiga habar-wadaaga Isga Eeg Mooyee
    #Darood ka dhici Mooyee'
    Dowladnimo Kama Da'Degin.
    #Dhulbahaantee dagaal kuma kala cadhoono waynu isla naqaan. lkn ha difaacin Keli Taliskii#Somali kala dilay.

  • @guledcigaal3452
    @guledcigaal3452 3 ปีที่แล้ว +5

    Qofka islaamka ah ee maanta nool ummad islaama oo loo xasuuqayo reernimo ee goobjoog ka ahaa ee qarinaaya illhaahay wuu kula xisaabtami maalinta xisaabta maxaad uqarisay dulmigaa aad markhaatiga ka ahayd , it's not too late breakup the silent!!!!?

    • @ahmatmoh8137
      @ahmatmoh8137 3 ปีที่แล้ว

      Lakin wll CID walpa iska ogtahyna hadu qariyo hadi kleba
      Xita hadu hada markhatiga furo ma cidba wax ka qabaysa anba odhanysana
      Marka illahy unban ku reebnay
      Aynu u duceno intu ku dhimatyna

  • @myusuf6667
    @myusuf6667 3 ปีที่แล้ว +23

    Great man

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 3 ปีที่แล้ว +4

    Good job you did pilot sare,, dowladi ina sayid bare umada somaliyed inay dhamayso bay rabtay balse dilmigay ugaysatay somaliya ilaa maanta waa kamuuqado.

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 หลายเดือนก่อน +4

    Haye Soomaalay ma sidaasbaa Walalo lagu noqonayaa Maanta Laga bilaabo Waxaan Aamiin sanahy In ay muqadas thy Gooni isu taaga Jamhuuriyada Barakaysan ee soomalilaan Guul Soomalilaan❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @saxcade3935
    @saxcade3935 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin kan geesi waye sheikh ah cabsi allah ku jirta xaqiiqda saxda ka hadlay Damiir islaanimo ku jirta askari ma Dalka Diinta dadka ina Difaaco u Noqday misane Dadkeyga ina xasuuqo Dowladii millatariga aheyd Shacab iyo culumo wey xasuuqday aya Diina Burbutay kuwii ridayna jabhad xaarami ah ayagiina kaga sii Daray shacab kii sii xasuuqay wale Qiyaamo war jira Qof walbo danbi umada islaamka ka galay ciqaab jahanama ku sugeyso

  • @SuadShALi
    @SuadShALi 3 ปีที่แล้ว +17

    Alaah maxaa hadba dulmi qarsoonaa soo baxbaxaya

  • @abdirashiidahmed9281
    @abdirashiidahmed9281 3 ปีที่แล้ว +5

    Ogaden iyo isaaqba ilaahay baa meel

  • @adamalsomali9341
    @adamalsomali9341 3 ปีที่แล้ว +7

    Ninkan sidaan hadalkiisa ka fahmay waa ogaaden ama daroodka kale ee aan mareexaan ahayn lakin faqash cid gaara ma ahayn wax daarood quseya ama mareexaan quseya midna ma ahayn kani markuu diyaarada afduubay qaar isaaqa oo ka tirsana ciidamada faqashta jiray oo aan garanayo magacyadoda iyo ciday yihiin ba markaa akhayr baan urajaynaya duuliya rusuulkii (scw) inagula dardaar may haw gargarina daalinka xataa haduu walaalkana yahay iskadaa isku reer baanu nahaye

    • @zahraahmad3686
      @zahraahmad3686 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninkan.waa.xawaadle.wana.dhalad.hoyo.iyo.abe.waawada.xawaadle.ee.nin.culus.hiiraan.ma.maqashay.beledweyn.dadka.iska.leh

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 3 ปีที่แล้ว +1

      @@zahraahmad3686 haa hadad adigu taqano waa sax lakin anigu waan maleyay

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 3 ปีที่แล้ว

      Colonel kani waa daarood Geri koonbe Abayoonis qolada dhashay habaryonista isaaq

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

      Qabilka waa beenimisa marexaan ah ba aficnaa anoo isaaq ku sheegyaa nin qabiil aminsan wa nin litaa lakiin ninka xiniiyo lahi qalad leh ma qaato

  • @nimoomar8519
    @nimoomar8519 3 ปีที่แล้ว +2

    SNM GUUUUUl IYO GOBONIMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤❤Ilahay cimrideer hakusiyo maxamad❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bustaale6554
    @bustaale6554 3 ปีที่แล้ว +4

    Weriye wariyahan ka qaab daran ma arag kalmada khaai’in wadan ee uu isticmaalayo xitaa waxii uu duuliyuhu u sharxaayoo dhan dheg jalaq Uma siin ee hurdo ayuu kasoo kacay uun, ee tolow ma kuwii gumaadayay dadka ayaa dhalay!!’!!!!! Yaab wlhi

  • @ibraahinmaxamed91
    @ibraahinmaxamed91 3 ปีที่แล้ว +6

    Khayr allehakusiyo

  • @abdisalad6879
    @abdisalad6879 3 ปีที่แล้ว +8

    Alla maxaa dulmi dildilaacaya, maantana qaarbaa u basaasiin ah 😫😭Ilahay baa umaqan dalkan iyo dadkan 💚🤍♥️🟢⚪️🔴

  • @Bella.Theodore
    @Bella.Theodore 3 ปีที่แล้ว +5

    May Allah reward you for telling the truth.

  • @mostafekahinmostafekahin8871
    @mostafekahinmostafekahin8871 2 ปีที่แล้ว +1

    Taariikhdu waa mudan mujaahidku maha ka xabada ridaya oo kaliya bal eeg dareenka dadnimo ee ku jiray ninkan qaaliga ah
    Taariikhda aan u baahanahay in la kaydiyo waa tan oo kale
    Mujahidkan cimrigiisa allah ha dheereeyo taariikhdiisana hala qoro

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 ปีที่แล้ว +5

    abdi shay war hoyada wase magaca nooda anaga garxajis ah darood bad tahay dadkayagi la layay bad ledahay weligeed ba la is dili jiray eey eey dhalay ana garxajis ah oo wlhi ah in anan darood wanaag u hayn wa eey

  • @wehelcaashaq5397
    @wehelcaashaq5397 8 วันที่ผ่านมา

    Isaaq dad maaha damiir le xywnka damiir iyo ficil layidha kuwii sidaa u xaauuqay ncyb isirkoda u qbn ayay mnta u naageeyaan wllhi markale in la xasuuqay ku fiicanyihiin

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho 3 ปีที่แล้ว +10

    Mujaahid xalaal ah oo dadkiisa u naxey in uu laayo Ka door bidey in la goosto diyaaradii uu wadey kana dajiyey jabuuti

  • @khadrayusuf2067
    @khadrayusuf2067 3 ปีที่แล้ว +2

    Duuliye sare waad mahad santy ilaahbaana kaa abaal marin waayo dulmi diidbaad tay sharaf iyo cisi. Kunooloow qof waliba waxii uu fasho uunbuu leeyay ale waa xaqsoore.

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 23 วันที่ผ่านมา

    Somali goormee kakoree xukun dartii inumadaloolayo walinalaga horin aduun waa labo casho itaqulah

  • @c.xakiimqoys8393
    @c.xakiimqoys8393 3 ปีที่แล้ว +2

    Bahda saab tv waad ku mahadsantihiin barnaamijkan qiimaha badan wax inaga dadnaa baad faydeen maansha allah

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 3 ปีที่แล้ว +5

    Khadar Haybe keep going

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      janaraal AXMED WARSAME wuxuu iminka uu ka mid yahay kuwa sheegta culumada AHLU SUNA WALJAMEECA ee GALMUDUG

  • @OmarAHMED-gk1un
    @OmarAHMED-gk1un หลายเดือนก่อน

    Dowlada noocaase qubxiba iyo dulmiga xishoodla aanta kusaleeysneeyd Oowaliba isissifeeynta kucaanka aheeyd iyo qabyaalada qurunka ah ee dadka soomaaliyeed siarxandaro ah uladhaqmijirtay ayuu rabaa nacas malaasani Inuu iga dhaadhiciyo Indy aheed dowlad islaama oo jirtay waagaa amici waagaa mucaaradbaan kuahaa dawladaa siyaadbare digteeytar kadibna wali ma arag dowlad dhaanta ooshacabka iyo diinta iyo dalkaba umaqan so sorrey Ina ragoow

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 2 หลายเดือนก่อน

    Wuu cadeyey in xasuustaa ka dhacay burco,iyo hargisa qabiil tirir ah ,waa arin laga xumaado,sidaa daradeed waa khaq in la taeero somaliland ha waarto Aamiin