ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Doorka Haweenka iyo Ku tasho naftaadaju 20/12/19

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2019

ความคิดเห็น • 54

  • @madinaomar3703
    @madinaomar3703 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allah allaha idin xafido Amal keyse iyo gabdhaha barnamijka la wado waa loo baahanyahay dhiiri galinta

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 4 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah gabadha hadleyso waa qof aqli badan oo isku tashatey wish for better things and prepare for the worst simple anything can happen in this crazy world 💪💪💪👌👌👌👍👍👍

  • @khadraomar3734
    @khadraomar3734 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalha warun xasidi kaa badan wulahi waa gabadh caqali badan

  • @yaxyeburuunoyaxyecqadir8648
    @yaxyeburuunoyaxyecqadir8648 4 ปีที่แล้ว +6

    Hadafka laguu aburay hadad garato nolosha dhamanted way ku hagagaysa yacnii nb1 ku xidhnashaha allah talasarashada rabi iyo inan la noqon qalbi unool qalbi farxadu yanay kaa gain qof kula mida

  • @xaliimodegan4955
    @xaliimodegan4955 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha,alah amal qaali

  • @ifrahhersi752
    @ifrahhersi752 4 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah good topic 👍👍

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah mashalah amal waad nuurayisaa ilaahayi haku siyaadiyo

  • @sabaxdahir1926
    @sabaxdahir1926 4 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah tabarakAllah my beautiful sis Allah bless u in jannah ❤😘

  • @jibriladam680
    @jibriladam680 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansha alah amaal caday

  • @mahadomohamud5564
    @mahadomohamud5564 4 ปีที่แล้ว +1

    I love you and you programme habo

  • @nasab6929
    @nasab6929 4 ปีที่แล้ว +3

    Salaam Sare 👏Muna iyo Amal👏

  • @jamilanrsl4228
    @jamilanrsl4228 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah waa barnaamij cajiib ah jazakallah kheyr walaal qaali ❤

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 3 ปีที่แล้ว

    Asc Amal keyse walalo mansha Allah Tabarka Allah waa barmamish ficaan o wanagsan

  • @HooyoFartuun
    @HooyoFartuun 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah walashay waa run waa in liisku tashada ❤❤❤

  • @hodonawil2591
    @hodonawil2591 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allllah hbo qaaaali amaal qurxbadaneey xaqiiqbaad ka hadashay ilaahay hynookaadaaayo💞💞💞💞💞💞💞💞💞👈

  • @muhammedkuranmashaallah7301
    @muhammedkuranmashaallah7301 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @ruqiyahussein1262
    @ruqiyahussein1262 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Habo macaan noolow in badan all the time you give us good advice 💚💚💚💚💚♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️✅✅✅✅♥️♥️👌🇭🇺

  • @fatumaabdullahi9835
    @fatumaabdullahi9835 4 ปีที่แล้ว +3

    masha. allah

  • @hoodalechannelofficial3679
    @hoodalechannelofficial3679 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah qurxley aamal iyo muuna🌹🌹🌹🌹💞❤💘💘💛💝

  • @asiyaindhayare3710
    @asiyaindhayare3710 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alla waa run amal ❤❤❤

  • @ruqiyahussein1262
    @ruqiyahussein1262 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Muna fariid that’s true ♥️♥️❤️❤️💚💚

  • @anbiyaadam7766
    @anbiyaadam7766 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wa gabdh caqli bdn gabadha Amal barnaamijka ka casumtay

  • @fahmahaaji6302
    @fahmahaaji6302 4 ปีที่แล้ว +3

    Amaal walalo waa jecalahay barnaamijyadaada lkin ka daaaa heesta jzlk kheyr

  • @sumayoabdullahi8660
    @sumayoabdullahi8660 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah amal iyo gabadha hadleeso caqligooda allaha u barakeeyo

  • @muhammedkuranmashaallah7301
    @muhammedkuranmashaallah7301 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah mashaallah mashaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 4 ปีที่แล้ว +2

    sax amal qurux

  • @aminaadan167
    @aminaadan167 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaa Amal ❤❤❤❤

  • @kwar3606
    @kwar3606 4 ปีที่แล้ว +1

    waku salamay amalay allaha ku sharfo wax wanaagsan ayad no sodaysa

  • @mariamhassan5633
    @mariamhassan5633 4 ปีที่แล้ว +1

    Mshlh wa talooyin wngsn amal keyze howl fcn baad gabdhaha u heysaa wlh anigoo gabar yara oo anan guursan baan kafaaidaa waxyalo badan mhsid hbo

  • @queenhabon5735
    @queenhabon5735 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wlhi wa xaqiiq hbo

  • @ayaanhassan1284
    @ayaanhassan1284 4 ปีที่แล้ว

    Maashaalah nuurka

  • @ikramali1811
    @ikramali1811 4 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah 😍

  • @fadumonuuraani8736
    @fadumonuuraani8736 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa

  • @yaxyeburuunoyaxyecqadir8648
    @yaxyeburuunoyaxyecqadir8648 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc amaal kayse inader ama eedo wakusalamay waxan ubahnay cream adada aad wajiga iyo gacmaha hargisa ma kaso dalban karna melse aan kala so xidhiidhno ma isinkarta mahadsanid

  • @fardowsajanayfardowsa3413
    @fardowsajanayfardowsa3413 4 ปีที่แล้ว +3

    Gawadaa hadleysey runbey shekhtey afakaa cano laguqawo Masha Allah

    • @bellaletyte1030
      @bellaletyte1030 4 ปีที่แล้ว

      Mansha allah noolow abaayo wan ku taagersanahay amal cadeey

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 4 ปีที่แล้ว +1

    Imika haasidka ayaa batayi.gabadhan waa runteed .naguhu waxba iskuma ogolah. Fariid fariid weeye muna.nagaha qaar ayaa aminsan hadii ninku furo ama aad single mother noqoto nolashii wayi dhamatayi

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 4 ปีที่แล้ว +1

    Ha igu baraarugin waan ka heley

  • @mudanali2550
    @mudanali2550 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah Amaal🌹❤️🌹❤️😘🌹😘🌹😘🌹❤️🌹

  • @kowserb1241
    @kowserb1241 4 ปีที่แล้ว

    Absolutely

  • @kowserb1241
    @kowserb1241 4 ปีที่แล้ว

    Is qurxunitii rabnaa amAaly

  • @sacdiyash3775
    @sacdiyash3775 4 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijka sannadka Amal keep up it ✌🏾

  • @mudanali2550
    @mudanali2550 4 ปีที่แล้ว

    Anaal Phone kaaga shaashada noo soo saar Please jsklq.

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 4 ปีที่แล้ว +1

    Naftu is qaawi ayay ku odhab halkaad u qurux badan tahay banee ayay ku odhan jidhka dumarku waa cawro halays asturo xantana halayska Ilaaliyo

  • @farhiyonoornageye1558
    @farhiyonoornageye1558 4 ปีที่แล้ว

    Asc mnshllaa allaa waan ka helay barnaamijka
    Muna alle haku barakeeyo
    Wllo nrkada

  • @najaahawo
    @najaahawo 4 ปีที่แล้ว

    Inantan yado tv fadhistan ogaaye wali miyey ka shaqaysa mise halkn ayey degantahay🤔

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 4 ปีที่แล้ว

    Wllo waswaska Illahay ayaa keena waxan garanaya wiil yar oo 20jira oo waysada ku celcelinayey ka dib sheekhba loo geeyey dawayin ayaa loi sameyey korka uu iska mariyo qurana waa la saaray wuu ka fiicnaday wiilkaa yar quranku dusha ka hayey masajid ayuu tujinayey marka waswaska qaatkii shaydan ayaa keena waana laga daaweya dadka

  • @khadijahasan1567
    @khadijahasan1567 4 ปีที่แล้ว

    Cawo ayan heestin dhaqasat

  • @ilhaniman7303
    @ilhaniman7303 4 ปีที่แล้ว +1

    Wardo lambarkan aya kariimka laga dalbada waxii informeshin ahna kala xiriri karta amal kese

    • @ilhaniman7303
      @ilhaniman7303 4 ปีที่แล้ว +1

      07985589111 waa lambarka amal keyse

  • @mudanali2550
    @mudanali2550 4 ปีที่แล้ว

    Asc all gabdhaha soomaaliyeed gabdhoow isu tashada gabdhoow ka fiirsada guurka nin aanad gadaashiisa danbe ogayn hadduu doono waxuu qabaa HIV is ilaasha gabdhoow.

  • @aminayusuf1234
    @aminayusuf1234 4 ปีที่แล้ว

    Asc wllo nabarkaa iga soo wac +0636063678