Doorka Haweenka iyo beentii ugu waynayd oo lakashifay 12/1/20

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 225

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah my sister thank you SO much good job I love🙏💕💖💕👑👌👍👏

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว +12

    Amaal kayse geesiyad Noolow barnaamijka kaliya ee waxtar iyo faa'iido bulshada u leh xaq baad ku taagan tahay taasi waxay galaafanaysaa dadka xaqqa ah ee u baahan Caawimada. Allah ha ku sharfo Amaal

  • @hassanfarah4510
    @hassanfarah4510 4 ปีที่แล้ว +5

    From jibuuti
    ruuxan aad ayan u necebahay
    nijaasteedu iyo daahirkeedu isma gayaan
    dadna waan gargaari dadna ceebtooda ayaan caalamka usoo bandhigi
    ALLAH WAYNI UMMADA HA KAABTO AMIIN

  • @farhiyayusuf4544
    @farhiyayusuf4544 4 ปีที่แล้ว +10

    You are excellent lady. Amal, may Allah bless and hope you continue helping your community 😘

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 4 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalaa ilaahey baa xisaabinaya waana la weydiinaya maalinta qiyaamaha, Amaal keyse waan ku jeclahey wllo wax walba hubi intaanad sameen waayo dad badan ayaa been ku shaqeysata

  • @farhiyayusuf4544
    @farhiyayusuf4544 4 ปีที่แล้ว +10

    May Allah protect us all and safeguard our communities

  • @faha9585
    @faha9585 4 ปีที่แล้ว +10

    Maashaa allaah Amaal keyse waa fariid hore usoco

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 4 ปีที่แล้ว +6

    Amalay allaha kubarakeeyo xbbt shaqo fican baad haysaa inantaan haloo duceeyo beentu waa aafo xun iyo ibtilo allaha kasoo hadeeyaan leyahay
    Intas kaddib somaliyay amal halkaan kala xidhiidhi karayaa yaa igu caawinaya idinkoo raaliya

  • @nimonur1908
    @nimonur1908 4 ปีที่แล้ว +3

    Manshalah wallal cream kii aad iyo aad buu u shaqaynaya I am from Arizona thanks

  • @ilhaanilhanmaxamed1385
    @ilhaanilhanmaxamed1385 4 ปีที่แล้ว +1

    Amal.hadakadib.adiga.waxadan.bixin.yesan.jirin.abayo

  • @Laki-wm8pq
    @Laki-wm8pq 4 ปีที่แล้ว +7

    Bismilaahi walalo aduunku Waa aqro samaan subxaanalaah waayaab

  • @Hooda36
    @Hooda36 4 ปีที่แล้ว +2

    Tuug laqabtay talo male anigu malinta dhegey sanayee i didn't believe her sideey uhadlaysay ineey been shegeyso waan fahmay lakiin dhibatada iyo xanuunka ay shegatay iyaday kudaban doonta Allah waxba kama qarsoona subhana Allah. Xitaa illaahay beey ka xishoon weeydey🙉 eny why Amaal keyse Allah haku sharfo walaalo Masha'Allah👍

  • @fali4527
    @fali4527 4 ปีที่แล้ว +1

    Aawe gawartii wiilka U dhashe Abdinaasir solo Oo gawartii Xumeeye halkee ku danbeese, Sheekadii, Amale

  • @dhaqankaaba7350
    @dhaqankaaba7350 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahayga channelka subscribe iisaara Waxan jeclahay Inan muwdoocyo anfacaleh sogaliyo

  • @abdulazizwehelie3972
    @abdulazizwehelie3972 4 ปีที่แล้ว +2

    Amaal walaal qaali ah waan ku salaamay,, Baashi iyo Aamina sidoo kale, wlhi soomaalida jaceylka ay isku qabaan markaan arko waan farxaa

  • @zainababdi2337
    @zainababdi2337 4 ปีที่แล้ว +1

    Nairobi malaga helaa creams kaga abaayo

  • @whynot5194
    @whynot5194 4 ปีที่แล้ว +6

    انتي متأكده انه في حديث يقول ان النساء كيدهن عظيم؟
    برنامج رائع ومأجوره عليه بس يا اختي امل انتبهي للآيات والأحاديث
    وما اقولك هذا الكلام الا خوفآ عليك
    أختك في الله🙌

  • @cashaxuseen8436
    @cashaxuseen8436 4 ปีที่แล้ว +1

    Tuugsi badanaa salaamaad allow haybadin sadaqad waliga layma soo Guerin lacage bisinka indho adagaa waxa shaqaysto mooye waligay layma cawin anoo waxa caadiya mooye Mahayana mina naar

  • @ayaancawil7241
    @ayaancawil7241 4 ปีที่แล้ว +1

    Aĺle hasoo hanuniyo gabadha beeni raadmaleh

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah maxay beenta Ku faleysa gabadhu

  • @samaaraabdirahman9448
    @samaaraabdirahman9448 4 ปีที่แล้ว +2

    Amaley creamka dadka south Africa joogaa ma heli karaan

  • @saynababdullahi4764
    @saynababdullahi4764 4 ปีที่แล้ว

    Arintii gabadhii solo ilmaha udhashay xagee ku danbeysey Amaalay

  • @farhiyamali353
    @farhiyamali353 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalah ilaahay ha sohadeyo Allahuma amiin

  • @Cocoady134
    @Cocoady134 4 ปีที่แล้ว +2

    Amaal kayse haku so ogaato wa belayo hakuso ogato fariid

  • @nimcoabdi6298
    @nimcoabdi6298 4 ปีที่แล้ว +3

    Amaal guulayso wll ishallah.

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 4 ปีที่แล้ว

    Subxanallah talow maxaa kalifay subxanallah wlhi qalbi madobaad baa ku dhacay subxanallah aakhiro dedi way segtay laa xowla laa quwa ilaa bilaah 🙆‍♂️ilahoow imaanka hanaga qaadin

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว

    Sadaqdu waa cajiib .amal Keye iyo dhammaan intii caawisay samaxa gabadhaa khaladkeda.

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 4 ปีที่แล้ว +1

    Subaxallaah Hada kadib waa in labada dhica ladhgesto walaalo

  • @farhiyayusuf4544
    @farhiyayusuf4544 4 ปีที่แล้ว +13

    It’s difficult to trust people nowadays ☹️

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 4 ปีที่แล้ว +1

      Farhiya Yusuf that is true sisterwlh

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  4 ปีที่แล้ว

      Farhiya Yusuf Absolutely we are never trust not anybody not anymore

  • @queenhabon5735
    @queenhabon5735 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa ciyalasuuqad sheydamada ilahay baa kashifay

  • @farahshagahle4050
    @farahshagahle4050 4 ปีที่แล้ว +7

    Anigu waan arkay yada iyo ilmaheeda hadda mukhalasad maaha Ukraine ayay ku dayacantahay ilmahana yadaa dhashay waana la qalay oo anaaba kusoo booqday dhakhtar kuyaala caasimada Ukraine 🇺🇦
    Laakiin beenteeda ma ogi 🌚🙇🏾‍♀️

    • @mamulchannel5023
      @mamulchannel5023 4 ปีที่แล้ว

      Walahi dheh adunka wa dhib wixi jiray Alla og

  • @تونهتونه-ز7ب
    @تونهتونه-ز7ب 4 ปีที่แล้ว +6

    جزاك الله خير اختي امل .. لكن احنا شعب نعيش عاله على الاخرين ... السورين اليمنين حصل في بلادنهم حروب وصارو لاجئين مع ذلك بنو حياتهم وفتحو مطاعم لازم نغير اسلوب المساعده
    اللهم احفظ الصومالين في كل مكان

    • @purplerose8007
      @purplerose8007 4 ปีที่แล้ว

      اللهم اصلح بلاد المسلمين لما تدعي ادعي كل المسلمين من غير استثناء اليميني يده تلف حرير ما شاء الله عليهم كيف كانوا عايشين في الصومال معززين مكرمين مرفوع الراس

    • @abdulsamadhuseein4628
      @abdulsamadhuseein4628 4 ปีที่แล้ว

      نحن في مجتمع يتبلى ولا يدري ماهو البلاء السؤال هل يعرفون مجتمعنا
      معنى البلاء وكيف الصبر عليه
      أنا تجعل الناس تتعاطف معك ليس بالأمر الصعب الكلام أين هي الخشيه من الله اللهم لا تجعل الدنيا أكبر همنا ولا مبلغ علمنا ولا إلى النار مصيرنا

  • @nimconimco7562
    @nimconimco7562 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay dartii banku jecly amal kayse

  • @fardowsoabdulahimuhamud8978
    @fardowsoabdulahimuhamud8978 4 ปีที่แล้ว +1

    Amal kayas inan dhagayasato waxan bilabay cawa wan ubogay walahay

  • @nimconimco7562
    @nimconimco7562 4 ปีที่แล้ว +1

    Meshan wa poplic tell kaygaa seen ku siyaa ama kula so hadlay Wlhi bahii ban qabaa wll

  • @Laki-wm8pq
    @Laki-wm8pq 4 ปีที่แล้ว +10

    Walee amal kayse waagesiyad sidaa kusoco walaalo

  • @Cocoady134
    @Cocoady134 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah wlhi ninka wa dhibtay gabadhu Alx ha dhaho haday dhaaftay .Ilahay na xaqa ha tuso

  • @ummusuldan3318
    @ummusuldan3318 4 ปีที่แล้ว +1

    wllo telefonkaagan ubaahanahay

  • @purplerose8007
    @purplerose8007 4 ปีที่แล้ว +2

    maad hubsatid marka hore waa taad mar walba waxaadan ogeen ka hadasho

  • @nimconimco7562
    @nimconimco7562 4 ปีที่แล้ว +1

    Amal kaysee Wll wxn ahay hooyo 23 jiraa nin ba ii qabaa Mudo 3 sanaa wxn haystaa inan yaro jirtaa sanad & 4 bilod waxna ma haysto Wll Ninka ii qabaa waxba igu ma taro plc i cawi Wll Wlhi benaa mahaa waliid kayga waxba ma haystaa wxn jogaa cerigabo wanku jecly amal kayse

    • @deqadejiya222
      @deqadejiya222 4 ปีที่แล้ว

      Ilahey haku caawiyo walashey. Awalan. Ilahey baari. Tasbiixda. Badi. Markas Ilahey aya ku soo adeejin doona. Adoomahisa. Allah Ayaa kugu filan uqti marwalba Ogow

  • @fatimamohamud4870
    @fatimamohamud4870 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaalo aduunka masidaan baa Walaalo amay xanuunsantahay.

  • @zackfn8054
    @zackfn8054 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheeko cajiib ah Allow xaqa na tus

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 4 ปีที่แล้ว

      Sooc Xildiid Amiin

  • @thekeydfamily6447
    @thekeydfamily6447 4 ปีที่แล้ว

    Suubxaallah gabdhu maxey saas uusamaneysa waa ceebe
    Akhiro kaadambasay

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay calaamo Haka muujiyo

  • @cazizadheman2704
    @cazizadheman2704 4 ปีที่แล้ว +4

    Takale haday iyadu khaldantay in khalad kale lagu saxo waa ceeb. ilmaha waxba muu galabsane in biilkiisa lasiiyo weeyo gardaro ayan u arka in ilmaha biilkisa lala xidhiidhiyo khaladka ayadu gashay
    Amal wxn kugula talinaya ilmaha biilkisa u gudbi

    • @ayaanabdi4504
      @ayaanabdi4504 4 ปีที่แล้ว

      Wlahi waa intaan dhe islahaa waan yaabay markay biilka diri maayo ilaa ay soo hadasho

    • @purplerose8007
      @purplerose8007 4 ปีที่แล้ว

      walaal runtaadi weeye danbi ma laha caruurta hadeysan direynin lacagahii eey uruurisay waa ineey u celisaa dadkooda magaceyga ayaa lagu soo diraa lacagaha qofka baahan ayaa lagu diraa soo codsaday maalin walbaan uruurinaa lacago hadeey beed ku qaraabtaan ilaah baa xisaabinaya towbaduna wey furan tahay inagu sadaqad bey noo tahay

  • @tiktokvstiktok7457
    @tiktokvstiktok7457 4 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka.conwomen weynaatay wye.

  • @farduuscabdi6086
    @farduuscabdi6086 4 ปีที่แล้ว +4

    Subxanalaah qoftan way iga yabisay masiibo umada lo so doray ayay maxay tidhi 27 jir ban ahay waa habar mukhalisad wayina

    • @Cocoady134
      @Cocoady134 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @hothanothman2995
      @hothanothman2995 4 ปีที่แล้ว

      Farduus Cabdi wll sheekada Hore iga daba gee maxaa ku qornaa

    • @nuurtohassan8524
      @nuurtohassan8524 4 ปีที่แล้ว

      Wejigeeday ka muuqadaa inay habar tahay😀😀

  • @khadrahealthandbeauty3329
    @khadrahealthandbeauty3329 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc Amaley walaal amay lahaste tahay oo dad hostage u tahay bal hala hubsado

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc abaayo mansha'allah

  • @fadumaj5011
    @fadumaj5011 4 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah been bay ku baryootamaysa.

  • @nuurtomohamed1692
    @nuurtomohamed1692 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭waa yaab aduunyo wax kasta waa la arkaa

  • @khairaaliammaan2130
    @khairaaliammaan2130 4 ปีที่แล้ว +9

    Amaaleey naagtu waa nahaabad tuugta ruushka la shaqeynsan jirtey ee ragu jar ugma talaabsan
    Anaa caruurtayada dirqi uga badbasdiyey intey baasaabooradii iyo lacagtii ka qaadatey

  • @farhiyayusuf4544
    @farhiyayusuf4544 4 ปีที่แล้ว +5

    Well done Walalo 👍

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaahu qumayo bilayo dad qalata ilahay iya kashifay

  • @kaamilodhorre
    @kaamilodhorre 4 ปีที่แล้ว

    subhaana llaah alle ka cabsigu waa muhiim 🤦‍♀️

  • @kawsarmaxamed5287
    @kawsarmaxamed5287 4 ปีที่แล้ว +2

    Amaal keyse illahay haku barakeyo wll

  • @hawaabdi7822
    @hawaabdi7822 4 ปีที่แล้ว +6

    SubhanAllah 😭

  • @Hiba-ph4zo
    @Hiba-ph4zo 4 ปีที่แล้ว +5

    waxaa ay sheegatey oo dhan wey heli

  • @farhiyayahye6844
    @farhiyayahye6844 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah amaal allah haku xifdiyo qoftasna allah haso hanuniyo

  • @ayaanc.salaan2759
    @ayaanc.salaan2759 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo somaliland ma ka helayaa kiriimka

  • @khadrahassan7305
    @khadrahassan7305 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc wllo amal kayse waan kusalaamay

  • @farhiyamali353
    @farhiyamali353 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc xabibti qaali Amal Kayse

  • @hindasheekh2715
    @hindasheekh2715 4 ปีที่แล้ว +1

    Amal Keeyse Allaah dartii ayaan kuu jclahay waxaad shaqsi xaqiiq ku dhaqma

  • @xafsaibraahim2384
    @xafsaibraahim2384 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaal amaal waan kusalamay

  • @sadiahassan9203
    @sadiahassan9203 4 ปีที่แล้ว +1

    illahy ha udanbi dhafay

  • @zamzammohamed3927
    @zamzammohamed3927 4 ปีที่แล้ว +2

    waa nijaasadii cumaan joogtey oo kale ee dad dhici jirtay ee mukhalasada tuugada a ahayd.

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaah, wlhi Amaley u Amazing. Geesiyad Aan laaban.

  • @khadraahmed6097
    @khadraahmed6097 4 ปีที่แล้ว +1

    Waalhi anaba waan ogayaay waxan Islaha 100£

  • @cosobtayeegtayeeg9214
    @cosobtayeegtayeeg9214 4 ปีที่แล้ว

    Amal Kayser ninkaan gabadha hadii owrabo adreskeda dadka Lajooga dalka ay joogta ayaba laga ogankara hadii Somalida joogta laga adeejiyo

  • @faizamusa4580
    @faizamusa4580 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow uuuuu sumxaanla
    AmAl KAYSE cajiib really sorry
    Waan ku ladhageesanlya livkii

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว +1

    Way dhacday wixii dambe ka fiirsada

  • @djzuperyboss1639
    @djzuperyboss1639 4 ปีที่แล้ว +1

    Nayaa beti ayaa daka o shegasa anu waa ku aqaana daka lacagaha aka orusan daku biina ayaa ii shaga sa aqoona ayaa olehay waa tugo khamiga ayaa , cata walahi biin ashegayo agoon aya oleyahy

  • @munasharfjamac3283
    @munasharfjamac3283 4 ปีที่แล้ว +3

    Subhan Allah waxa walba wad arkaysa

  • @farduusyassin2117
    @farduusyassin2117 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk waa Qaalin shubato

  • @ayanjama3170
    @ayanjama3170 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi mey garaneyso in ey mustaqbalka danbe ee ilmaheda yar ey ku ciyareyso ilmaha yar cuqubo bey ka gashay ee please u duceeye ilmaha yar

  • @haoahaoa4591
    @haoahaoa4591 4 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed ilaahayi how gargaaro .

  • @fadumocumor8003
    @fadumocumor8003 4 ปีที่แล้ว

    Amaalay tiikale ee Dubai kaso hadleysay ee benta dal daleysay Halke bey ku dambeysay

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 ปีที่แล้ว +1

    naag kale o warsangeli ah oo la yidhahdo samsam xalay oo reer paltalk ahayd oo walan baa iyana malin soo wacaday amaal oo been ku dhuraysay walahay waan qoslay been cadiyaya ku shubaysay sidan u qoslay inan ay is cayene bay u jeeday hawada iska mageen qofka wanaasan ilahay wa tuusaa beenaalaysha runtii aniga waan gartay walahay lakiin waan baqaay hadan qoro waa beenteed inay somalida aniga igu rogamdan aniga waxaan akhristay qaybtii u horaysay bes ma ogayn marka marqatiyada keensatay sah arinta aan ka sii shakiyay waxay ahayd kininkaas badan ee kelayaha loo cunayo

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 ปีที่แล้ว +1

    naagtan aniga waan ka shikiyaay lakiin waxan is idhi hada soo qorto iska hubiya adigay somalida kugu soo wada jeesane iska aamuus waayo codka buka may lahayn hadana waxan is waydiyay waxay lahayd ciid bay afka iga shubeen qofka caqliga leh wuxu is waydiinaya ma ruushka ayaa jeelkiisa ciid leeyahay wax badan baan wale ka shakiyay balse somalida wax ma maqlan berigaa ninkas waxan idhi ninkan ma indho laa waaka akhrinaya waxa qoraysan way i diiden waxay yidhahden ha xasidin ninka indhaha la waxan idhi is waydiiya siduu u akhiryay waxa qorteen ila wuxu yidhi midh ma arkee isaga sooo booday oo yidhi qof ba iii akhriyay waxan idhi markiiba waad jawabaysay qof ku jawaban ma joogo cala kuli xaal ninki wuxu ku yidhi dadki caqli ma lihidin lacagtan ku tahriibayay baan idinka rabay wana helay caqli xumada iska daya buuu ku yidhi waa arin aad u yaab badnayd naagtiiina markiiba wa la fahmay lakiin iyadna qaar badan bay ka gurtay lakiin sidiisa ma ahayn

  • @xabsaxasan1243
    @xabsaxasan1243 4 ปีที่แล้ว +1

    amaleey abaayo beejkaada miyey kujirtaa gabadhaas aan dhageysanee

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 ปีที่แล้ว +1

    naagta marka hore codkeeda laga garanayay inay ahayn qof buka marka labaad ciida yaa afka ugu shubaya jeelka jeelka ciidii ma taalo hadana marki la waydiiyaay qoladeeda waxay tidhi isaaq baan ahay hadana waxay tidhi midgantaba aan iska ahaado shaki bay gelisay somaliduuna qolodooda shaaki ma geliyan marka somaliyay maskaxdiina isticmaal

  • @deqawarsame2028
    @deqawarsame2028 4 ปีที่แล้ว +1

    Scw amaley xage ka dalban kana creamka amal

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 4 ปีที่แล้ว

    Alow na astur ceb badana

  • @ilwaadaqurux
    @ilwaadaqurux 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc wlhi waa waali cas sheekadani

  • @narminastart4848
    @narminastart4848 4 ปีที่แล้ว +6

    Allah wayn ee waxiida kudaa inshallah

  • @بنتالأشرافية
    @بنتالأشرافية 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkkk iLLaahoow hana cadaabin

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa ineey rali galin bixisaa maxaay waxan usameysay

  • @أمسارة-س9ح
    @أمسارة-س9ح 4 ปีที่แล้ว +1

    Naagtu yay isaaq katahy iyo ninka qaba ba

  • @milgoadan531
    @milgoadan531 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah Amal

  • @Laki-wm8pq
    @Laki-wm8pq 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay hakulajiro walalo qofsharafleh baatahaye

  • @fahiimajaamac7985
    @fahiimajaamac7985 4 ปีที่แล้ว +1

    Aamal keyse kirimka
    Halkee laga helayaa

  • @purplerose8007
    @purplerose8007 4 ปีที่แล้ว +1

    liibiyaanka idinkaa u tagay maad joogtaan wadankiina magafahane idinkaa u shaqeeya cunsuriyadnimo cid idiinka badiso malaha xaaraanta cid idiinka badiso malaha nin iyo naag is qaba oo wada nool ayaa dhahaya ilama noolo sidaas ayeey ku noolyihiin

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha so hadeeyo inantasi hadey xumantas ku jirto.

  • @anisohirsi2702
    @anisohirsi2702 4 ปีที่แล้ว +1

    Amal waa dacaad

  • @xabonmimi494
    @xabonmimi494 4 ปีที่แล้ว +3

    imaanka tagsi lagaa saar ayaan moosko magafe ku daf

  • @farhiyayusuf4544
    @farhiyayusuf4544 4 ปีที่แล้ว +2

    Salaams Walalo

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 4 ปีที่แล้ว +5

    subxanallah hard to trust people this days

  • @nimcoabdi6298
    @nimcoabdi6298 4 ปีที่แล้ว +2

    Beentu lug qudha ayay leedahy,hadii laqabto way kuftaa.

  • @xafsaibraahim2384
    @xafsaibraahim2384 4 ปีที่แล้ว

    Amaal wll walal xage kala so xidhiidha

  • @hindasheekh2715
    @hindasheekh2715 4 ปีที่แล้ว +2

    Amal Xaqiiq