Doorka Haweenka iyo BEEN RAAAD MALE 22/2/2019 by Amalkayse live call 07495599529❤️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 101

  • @hamdaabdi474
    @hamdaabdi474 5 ปีที่แล้ว +2

    mashaallah amaal kayse waa qof intu qof fiican yahay fiican
    oo wax badan laga faaiday doorki haweenka
    waa qof muxtarima
    dadna qof media cay iyo qabiil cay ku caan noqday ayay wanaag iyo fiicni ku sheegen
    dadba wareyinimada si qaldan oo caadifadiyo xumaan ku jirto u istacmaala
    amaal kayse hore u soco dad aan ku gaadhayn ayaa ku xagxaganaya

  • @abumalik8309
    @abumalik8309 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha alh amal keyse waad ku mahadsanthy barnaajimada quruxda badan

  • @hasanomar1227
    @hasanomar1227 5 ปีที่แล้ว +12

    Islaamuhu Geeedaha Hoostode ku Xantami jireeen Hada lkn yutub ka socotaaa 😅😅😅😅😅😅😅

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣gaalada iya nagu il bixiyay dacwed ha laga geeyo gaalka gaalku dhalay dhibti iyu dhiib noogu si dare geedka hoostisa iyada iyo afarta darska la aha beey ahayd hada qaarad ilaa qaarad weeye shakadu

  • @ashalulu8414
    @ashalulu8414 5 ปีที่แล้ว +3

    That's right Amal Kayse
    So proud of you Amal Sharaf ❤❤❤❤

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 5 ปีที่แล้ว +6

    Amal.qof.qaaali ah ayad tahay we love you dar ilaaahay😘😍😘😘😍😍

  • @ayanadan4303
    @ayanadan4303 5 ปีที่แล้ว

    Hello, Amal keep doing the good work and advice

  • @asijaberger6182
    @asijaberger6182 5 ปีที่แล้ว

    Amal kayse, U are v.special woman, aad baan idiin dhegaystaa adiga iyo amina oo hada iyaduna maashallah tahay sheekoyinka ama facts of life, aad weliba somali yihiin dadkaad program yadaada u wadid. Dulqaadkaa ku wad, inta ku jecel baa badan. Keep the good work up sis.

  • @suubanonline199
    @suubanonline199 5 ปีที่แล้ว +1

    Amal kayse wa fariid cadowgaga cagta hoosteda hore u soco hora loosoconaya Amaley🌹👈

  • @فرحيةمحمد-ف6س
    @فرحيةمحمد-ف6س 5 ปีที่แล้ว

    Alle khyr ha siiyo amal kayse
    Wll lanbar an kala xiriiro ayan ubahanay

  • @ashalulu8414
    @ashalulu8414 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Amal Kayse May Allah bless you sis

  • @yurubnuur1940
    @yurubnuur1940 5 ปีที่แล้ว +12

    Walaal noloow waxaad tahay duriyad xalal Ah, keep going, don't worry you're so beautiful mashallah

    • @abdirisaqali7002
      @abdirisaqali7002 5 ปีที่แล้ว

      Yurub waan ka xumahay adigo dumara oo nin kasta u dhixi karto inad DURIYAD kumereysato.Amal duriyad keliya ma dhegeysato somali oo dhan aya dhegeysato.Qabiil inad qof ku amanto waxey kutuseysa jaahilnimadada iyo qabiil u aaminsantahay.anyway qoralka aad dhigtay MEDIYAHA ka bixi maayo.Ilaah haku caafiyo

    • @yurubnuur1940
      @yurubnuur1940 5 ปีที่แล้ว

      @@abdirisaqali7002 waxed ka xuntahay dadka wanaga ka hadla ee adigu xishood

    • @yurubnuur1940
      @yurubnuur1940 5 ปีที่แล้ว

      @@abdirisaqali7002 Abdirisaq Ali Replying to walaal runa miyaad kaxun tahay waa gabadh Ah .D. intas ku dhafimayo.

    • @abdirisaqali7002
      @abdirisaqali7002 5 ปีที่แล้ว

      WAA WAXA YURUB LAGUGU BIXIYEY INAADAN KASO JEEDIN QOYS ISKU KALSON.DAMEER IYO NIN SAARAN DAYMA IGA DEEQDA.

    • @yurubnuur1940
      @yurubnuur1940 5 ปีที่แล้ว

      @@abdirisaqali7002 iska Hadlow ina igare alow yaa.ku ogada waxed tahay.

  • @sahrashukri
    @sahrashukri 5 ปีที่แล้ว

    Our greatest glory is not in never falling, but in rising every time we fall, Amalkayse Ma Shaa Allah keep reaching for the Stars, 💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫💫

  • @biche1984
    @biche1984 5 ปีที่แล้ว +3

    sweet and intelligent woman .....keep go on amal kaysee

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa wllo ilahay ha ku garab galo waanu ku jecelnahay kuwa xayawaan ka ah ha u joojin kuma gaadhayaan abid

  • @njmelmi4708
    @njmelmi4708 5 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah habo i support you coz you always doing what is good for our people, don't mind those who are jealous of you

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  5 ปีที่แล้ว +1

      njm elmi Thank you habo Thank you very much habo I love you so much I really appreciate it my pleasure do you

    • @njmelmi4708
      @njmelmi4708 5 ปีที่แล้ว

      Habo you more than welcome love you too wish you successful life inshallah

  • @hiboaden3695
    @hiboaden3695 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc somali Mohamed, Amal qof qali ah Masha allah noloow walal from paris

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    aniga waxan odhan laha iska daayaaba soo hadal qadkooda eee danta bulshada inoo wadaa

  • @xalimashira6216
    @xalimashira6216 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah amaal keyse dhire galiye bulsho

  • @shukri1640
    @shukri1640 5 ปีที่แล้ว

    Subxaana Allah bal waxey leedahey diin ban aqaan aqoonyahan ban ahey cay bay iyo aflagaado iyo dhegehadal Horta diinta ku dhaqan Adigu

  • @dhoolcaday4438
    @dhoolcaday4438 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah amal cadaay sheekooyinka xiisaha leh iyo hoorumarka noo sii waad aduunku waa ayaamo cayda iyo dagaalka geel jira u daa iyaga ku ficane waayo haddi aad la tiirsaato walaahi waad ku qiimo dhacaaysa

  • @nuuramakeupartistchannel3016
    @nuuramakeupartistchannel3016 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alha habo qaali 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @jamiilanuux2118
    @jamiilanuux2118 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah amal kayse geesiyad❤

  • @hawoadan6549
    @hawoadan6549 5 ปีที่แล้ว +4

    Walaal keep going

  • @dheerey7582
    @dheerey7582 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaal Amal. Walaal dadka soomaaliyeed waxaa ku badan xaasidnimada markaa yaanay ku wasakhayn haw bixin qabyaaladna walaal iska ilaali oo yaanay ku barin qof qalbi fiican baad ahaydey hala qasan adigu wanaagaagii sii wado taas baad aakhiro iyo aduunyaba ku liibaanaysaa

  • @xaliimocilmi6557
    @xaliimocilmi6557 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc wr wbr wllhi xaqiiq baad ka hadasheen Allaah ha ina soo hadeeyo

  • @ابوشير
    @ابوشير 5 ปีที่แล้ว

    HORE U SOCO DIBNA HAU NOQON (taariikhdaa wax hageso wax hogaaminayso) TAALAAD MUDAN TAHAY

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 5 ปีที่แล้ว

    Allah ruunbadena walaahi amaley siidan uu arkay baad ilaa aragtaye ine tooda lagu soocraban daadkan Anna laa saxiib ahaan jiire walaahi
    Kkkkkk qadiyadada shaqsigaga iyo halkad kaa soo jeedo kugu atagayaan uqdaad iyo xasaad allah idiinku e dhee inta xuuun somali guleyso amaal

  • @Barwaqo-Hasan
    @Barwaqo-Hasan 5 ปีที่แล้ว +3

    fariid amal😍😍

  • @khadijagulied189
    @khadijagulied189 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah geeesiyada guuuuuuuul so Amaal kayse Noolow alle ha ka qabto ishaa Cadowga noolow alle aya ku abla gude doona ha u jojrna Cadowga iyo xasdinta kaxune nooloshada Waxaba kuma yeli karana Jahilenta iyo xasdinta guuuuuuuulyo geeesiyada jealousy aya ka yahine waxs ugu Horeysa Nacasta Damera calacowo wa To wa sharmuto Kala tune jealous aya ks tahaye kuma gadheyso jahilada Doqonta xayawana Kaltune hade nafa le dahaye Hadha Cada kamu Tagena ninakeda Wa balaha dhimateya ciyala shuqada waye marnaba ha u jawabena jahilada Kalatune

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  5 ปีที่แล้ว

      Khadija Gulied Thank you honey seated on the negative people under my feet

  • @exemplareducation8197
    @exemplareducation8197 5 ปีที่แล้ว

    subanallah, so many people forget where they came from and where they going. This is why they think it's to makeup stories about people they don't even know.

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 5 ปีที่แล้ว

    I love you very much 😀

  • @raaxohassan8418
    @raaxohassan8418 5 ปีที่แล้ว +2

    masha allaah

  • @ayanmuhumed7647
    @ayanmuhumed7647 5 ปีที่แล้ว +2

    Illahay insha xasidka ha ka qabto2

  • @لاتحزناناللهمعنا-ق6ق
    @لاتحزناناللهمعنا-ق6ق 5 ปีที่แล้ว +2

    amaal kayse kuma tagwerayo qabiil o ale ayaa igu og aqoona iima laha o wlahiya lkn waxn qirayaa inytahay qof qaaliya aqoon leh qurux leh cilmi diini iyo mid maadiba waxan kale o aan qirayaa inytahay qof sharfleh naag somaliyeed o dhami kamaysryto nafdeeda iyo kartidad ilaahay siiayay umalyn maayo naag somaliyeed o ku gaaraysa haday jirtana way yartahay waahubaal inatahay qof hurmuuda o hooyooyinku kantaan inay dhalaan adookle ilaahay cadwgaaga cagta hoosdiisa hageeyo

  • @hodanali4846
    @hodanali4846 5 ปีที่แล้ว +5

    Maashallaah inaabtiday Amaal we love you you are role model to my people 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💓❤💓💓💓💓💓💓❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @faraxaw3439
      @faraxaw3439 5 ปีที่แล้ว

      😘😘😘😘🌷

    • @noracayn4787
      @noracayn4787 5 ปีที่แล้ว

      Aallah ka baqda iska daaya bini aadmiga subxaanalaah

  • @ayanbarre377
    @ayanbarre377 5 ปีที่แล้ว +2

    Amalkayse yeyna kucawriyin ee bisinka kaqabso indr dad nafleh oo ay sheegtaan maleh inaguunbay sidaa inoosoo eegayaane 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ikramali1811
    @ikramali1811 5 ปีที่แล้ว

    MashaAllah sis😍

  • @fardusmohamad8309
    @fardusmohamad8309 5 ปีที่แล้ว

    Asc allaah cadowga haka qaabto wllo

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 5 ปีที่แล้ว +1

    I really don't care anymore I gave up on people ☹️☹️☹️☹️

  • @amalabdiramam6392
    @amalabdiramam6392 5 ปีที่แล้ว +4

    Amal I love you

  • @Yusxxlolxx
    @Yusxxlolxx 5 ปีที่แล้ว +1

    didad utababartay hawenka haday is qurxintahay iyo tabalayn kaleba

  • @asiyaibrahim4630
    @asiyaibrahim4630 5 ปีที่แล้ว +3

    Yes good good

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    diintena ka hadasha kuwa ceebaaha beenta ah dad ka fidiya waa munafiqin bay sheegtay diintena watii aisha oo nebiga scw qabay ina abuu baakar ceebta beenta ka fidiyeen waaana munafiqiin kuwaasi looma joojiyo walahay aniga hadan arko mid gabadh sidas ku leh qof ma rumaysto dhegtaasan ka maqla taa kale ka siidaya

  • @ismhaantaajirotaajiro7206
    @ismhaantaajirotaajiro7206 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah

    • @maryamabdi5551
      @maryamabdi5551 5 ปีที่แล้ว

      You are near a girl love you I really do love you I'm so happy to

    • @maryamabdi5551
      @maryamabdi5551 5 ปีที่แล้ว

      Dear sister you did not stop helping your own babe especially some idea mother I'm so happy to you I'm in love you

    • @maryamabdi5551
      @maryamabdi5551 5 ปีที่แล้ว

      Beautiful girl you did not stopping helping my mother is why I love you

    • @maryamabdi5551
      @maryamabdi5551 5 ปีที่แล้ว

      You are wonderful woman I love you so much keep doing God with you I'm your son please help somebody old Model we need like a woman like you

    • @maryamabdi5551
      @maryamabdi5551 5 ปีที่แล้ว

      You don't know me but I know you are a wonderful wonderful wonderful beautiful I wish every some other woman like you Somalia like you but you are no one or noone I love you so much

  • @kaltunwarsame714
    @kaltunwarsame714 5 ปีที่แล้ว +2

    😍😘🙋‍♀️👈

  • @musabmohamed4822
    @musabmohamed4822 5 ปีที่แล้ว

    adugu ma ogliyaa thy markaan ku arkaba wax baa haruuftaa

  • @ifrahomar9516
    @ifrahomar9516 5 ปีที่แล้ว +1

    mama malyuun soomaalibaawaashay qofkiiwax wanaagsan umadausookordhiya waatanla caayaayo xageen usoconaa

  • @Yusxxlolxx
    @Yusxxlolxx 5 ปีที่แล้ว +1

    Xitsyn galidu maqariyan meshay wax kasoxigtan

  • @Yusxxlolxx
    @Yusxxlolxx 5 ปีที่แล้ว +2

    wlhay anigo qoraya

  • @ikramali1811
    @ikramali1811 5 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @Yusxxlolxx
    @Yusxxlolxx 5 ปีที่แล้ว +1

    Ansley Ssc

  • @ayanmuhumed7647
    @ayanmuhumed7647 5 ปีที่แล้ว +2

    Nolow

  • @Yusxxlolxx
    @Yusxxlolxx 5 ปีที่แล้ว +4

    Amaley Asc

  • @nasramohamoud4186
    @nasramohamoud4186 5 ปีที่แล้ว

    Huuno isoo wac live baasoo galaya ee I amaaan😅😅الجهل بعينه

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    koonfur somaliland iyo dadkeeda mal kumowd way ka neceb yihin anaa soo hubiyay arintaas walaahay allah waxan waydiisanay in ilahay koonfur somalia sharkooda naga reebo dalkeena citiraf helo iga walaa waxan is idhi waa munafiqiin weligay reer koonfur ma arag qof aan is idhaahdo qofkan waa qo f wanagsan walahay bilahay beenta boqol keeneen tuuugada boqol keeneen xaran cun weeye wana quudhi waaa hadii ilahay ku qurxiyo waay masayran miyad is cadaysay bay ku odhan hadaa wax ku kordho way ka naxan aniga asaxab lama noqdo waayo kuwo aayan so arkay asaxaab moodayay waxan arkay naacaybka ay somaliland u hayaan hada salanta waan ka qada isma baro

  • @Yusxxlolxx
    @Yusxxlolxx 5 ปีที่แล้ว +1

    wa denbi inadqariso waxad qofkfaido inadqariso

  • @abdirisaqali7002
    @abdirisaqali7002 5 ปีที่แล้ว +1

    AMAANTA WEEL KA BUUXSO.

    • @Nasro_Warsame2023
      @Nasro_Warsame2023 5 ปีที่แล้ว +1

      War ninyahow amaan jecela islaamo inteey soo kireystey beey leedahay ii amaano 😬😬😳😳😜😜

    • @abdirisaqali7002
      @abdirisaqali7002 5 ปีที่แล้ว

      UMU FATIMA WAX LA ARAG!RAGI WEY YABANYIHIN.MID ISQAWISO ARAGNAY MID NIN AJINABI SANKA NAGA MARMARISA ARAGNAY MID NIKEDA KA SHEKEYSO ARAGNAY MIT TIRAHDA HA LA I AMANO ARAGNAY IYO QAAR KALO BADAN.BAL MAXA XIGI DONA?

    • @Nasro_Warsame2023
      @Nasro_Warsame2023 5 ปีที่แล้ว

      @ Abdirisaaq Ali shib iska dheh TH-cam iyo live Facebook Waa lagu washay meel geelii waa weyna ka door dooriyay geela yar yar ee aaranka ah maxaad mooda islaamahii baa saan u dhaqmayo gabdhaha yar yar maxaad ka sugeysa Waa reer booy yaa ku leh bom 😂😂😂😂

    • @Nasro_Warsame2023
      @Nasro_Warsame2023 5 ปีที่แล้ว

      Kaga sii daran ee walale islaan aan nala dhihin mabo eedo iyo habaryar beey tagan yihin habartaa 50 iyo ka sii weyne jirto maanta weey ii dhali karta abaayo ma ku oran karo dee Alle baa ii leh my mother 53 waye anigu 32 ilmo 18 jiro waan dhali kara wlhi 2000 beey anoo 13 ah caadada igu dhacday soo ilmaha 18 iyo wixii ka sii yar habo mabo eedo baan ku dhaha waayo waan dhali kara yaraney lagu Waa 😬😬😳😳😂😂

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    waxna ka xumahay dadka somaliland ee aan aqoon koonfurta waa dad xasida saxiibtinimo malaha waanag ha ka sugin walahay bilahay qaar aan side u cayaay baan ku bartay waaba umad yaab leh ilahaan ku dhartee wanag iyo saxiibtinimo malaha intayisu kii macaneeyaan aayad moodaysa muumin dhaba lakiin waa cadawe walahay waxa idin dhaanta inaad africanka kale saxiib la noqtaan inta reer koonfur asaxab la noqon lahayd ka yaaacaa xata ma xishoodan adoo soo tagan baa madaxdadii iyo dalkagii wax laga sheegya markaasa noloshooda lagaa gubanaya hada amaal kayse ma qofki ka caban lahayd baa intaasaay cawinaysay wax is sirxay wax is layaay wax is xasiday bay cawinaysya qar ubadki laga qaday abaal malaha wuxu kii gentelman waakuwa sidas u galay reerkooda u cayaaay ee nafta u huray imisa profo oo somaliland u dhantay baa markay ka soo yaabeen ka soo yacay walee dhaqanka waa muhiim ka fogada yaay idin sirxine waa saxiiriin walahay koonfurta way garanaysa amaal inay ayeeyo sixirtay caruurteedi markaasay ahayd inay ka quusato

    • @khadrajama7145
      @khadrajama7145 5 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤

    • @xygamer5665
      @xygamer5665 5 ปีที่แล้ว +2

      Naa ilahay kabaqo dad dhan oo koonfurdagaa dad xun maaha figradaada waa khalad dad xun wayleeyiin dadwanagsana wayleeyiin. sidaa reersoomaaliland ba uleeyiin dad xun iyo dad wanagsanba. ..

    • @maryamabdi5551
      @maryamabdi5551 5 ปีที่แล้ว +1

      😀

    • @maryamabdi5551
      @maryamabdi5551 5 ปีที่แล้ว +1

      😀😁

    • @maryamabdi5551
      @maryamabdi5551 5 ปีที่แล้ว

      🙏👑