SIR NINKAAGU KUGU JECLANAYO OO UU KU DABA ORDI DOONO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • LEARN SELF LOVE BEFORE YOU LOVE SOMEONE ALSE

ความคิดเห็น • 616

  • @Barwaqo-Hasan
    @Barwaqo-Hasan 5 ปีที่แล้ว +92

    Naagba naagta ay ka qurux badan tahay ama ka udgoon tahay nasiib ba uma hesho nin jecel ama si wanagsan u dhaqda

    • @hanifarah7280
      @hanifarah7280 5 ปีที่แล้ว +10

      Sababta mataanin marka naagta udgoon quruxda badan nafteeda iyo tan reerkaba xanbaarsata waa kulushahay Raguna kuleeylka ma jecla marka mxaa lasamayn areebo iyo Qaboow waa israaceenee😃😃😉😉😉😉

    • @Barwaqo-Hasan
      @Barwaqo-Hasan 5 ปีที่แล้ว

      Hani Farah Haa wlhi naagtasi way kulushahay nin na ma jecla kulayl

    • @umucamaaroficial393
      @umucamaaroficial393 5 ปีที่แล้ว

      Haa,wlhi,waa,run

    • @diinidheere6585
      @diinidheere6585 5 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa tusaale aniga naagtayda labadii isbuuc marbay qubaysataa hadana lama.qiyaasi karo saan isu jecel nahay
      Kuma xirna nadaafad iyo udgoon jacaylka

    • @umucamaaroficial393
      @umucamaaroficial393 5 ปีที่แล้ว +3

      Subxanallah,omiyeydan,wadasexanin,wll,sideebay,salada,utukataa

  • @som1
    @som1 5 ปีที่แล้ว +82

    I really needed thsi advice i have three young children and my husband is not with us i am forever fighting him and shouting at him for him to change but this year 2020 walahi i am changing. Definitely trying to remain a mystery! and DO ME

    • @ridwaanmohamedridwaanridwa112
      @ridwaanmohamedridwaanridwa112 5 ปีที่แล้ว +2

      Insha allh dear

    • @macalimaadxaliiso2192
      @macalimaadxaliiso2192 5 ปีที่แล้ว +7

      MashaAllah sister just fall inlove with your self and remain mysterious.

    • @husseinmohammed4214
      @husseinmohammed4214 5 ปีที่แล้ว +4

      Ninkaaa axmed truckle aad Bu ukhaldan yahay waaayo waxaaa lagayabaaa inay gabadhu xalado kaladuwan kujirto mar ur mar umul dhaqaalo wayday tahay cidina garab tagnayn

    • @fatuma5607
      @fatuma5607 5 ปีที่แล้ว +1

      You r on the right path go forward.
      You know what if something oitside making you uncomfortable and you wanna change it, it is just because you have equal level of energy to that thi g in yoir inside.
      I know this information is deep but i can see from your speach that you r so serious hope this may help you with that journey.

    • @som1
      @som1 5 ปีที่แล้ว

      Gwaher can you explain that a bit more for me? Give me examples maybe.
      I want to understand what you are saying properly. Thank you x

  • @nasserdiesel3261
    @nasserdiesel3261 5 ปีที่แล้ว +7

    Asc dhamaan hablaha somaliyeed ee sharafta leh. Marka illahay ayaa mahad iska leh inta kadib waxa talo igu muhiimsan ama ugu fiican ayaa ah inaad wllka ama wllsha u sheegtid wax aakhiradeeda iyo aduunkeedaba anfacaya.
    1: Inaan aamino inta aan noolnahay wixii inagu dhacaya waa qadarka alleh ee inoo qorna.
    2: anu waxan ahay Aabe illahay siiyay 2 caruur ah, mustaqbalka lagu sheegana waa wadajir iyo wax wada qabsi oo ay soo raacdo naxariis qofba qofka leh u naxariisanayo.
    3: waxana ugu muhiimsan waa in guriga la dhisayo lagu dhisa sunihii Nabigeena (N.N.K.H ) oo qofba qofka kale ka hela wixii xaqiisa si uu aduun iyo aakhiraba u liibano una guulaysto.
    4: dhibka kale ee meesha yaala wuxu yahay in gurigii la dhisayo lagu dhisayn sunihii Rasuulkena S.C.W ee lagu dhisayo mid aan iska sawiranay inagu ama aan kaga dayanayno dadka gaalada.
    Muhiimada waxay tahay in marka hore ee aad qofka ka wada hadlaysan guur aad ogaatid qofkan mustaqbalka uu ka raba ama aad ka rabta muxu yahay. Mise ma garanaya xaqa aad ku leedahay adna ma garanaysa kiisa inta kadib inad ka wada hadashan sidii uu qof walba uu rabo ee ah inu mustaqbalkiisu u eekado .
    Si uuna hadhow kugu noqon waxanad filayn. Asc mar 2aad gabdhahayaga sharafta badan .

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 ปีที่แล้ว +99

    Alxamdulilah waligey nin albabka kabaxay kamadawa wactamin in ani laisowaco ma ahey wan iskumashqulaah kadib waba arkay aso igumashqulayo an arkay sas kudadalo dumarow 🙋‍♀️💞👍👍💘

    • @fardosaalifardosaali8884
      @fardosaalifardosaali8884 5 ปีที่แล้ว +1

      Saaaaaaax

    • @hodanjama2125
      @hodanjama2125 5 ปีที่แล้ว +2

      I love Allah hppti xagan kalso xidhiidh aad iga jaahil sartide ani nin ba iqba weligey macdo isna iga ima so wco

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 5 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanjama2125 macanto adi waxan kugudhamo ayan kusheygayah adna sodokale hadan isku aqli darsano rabi wuuno fududeynah insha allah eyh wasabkaga isoqor ama feysbogaga

    • @hodanjama2125
      @hodanjama2125 5 ปีที่แล้ว

      @@simranqurux595 wll mcn Axlaaam bintu jama weeye fb geygu hadaad kaaga ishktona wan ku so wcya

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 5 ปีที่แล้ว

      @@hodanjama2125 ok macanto anaa hadhor kusowacayo dhibkajiro feyboga wuu idhibah in uigaqaldomo ayan kabaqa sas ayan kuweydiye

  • @anisoqaali114
    @anisoqaali114 5 ปีที่แล้ว +12

    Mama wlhi mar walibo waxanka faida good advice i really like it.
    Runti wali ma gursan Lkn marka video dawado maskaxda ayabo ii dhisanty waxan hubaa qof inta gacanta iso qabto intan ishego ma heleen
    Ala maxan qaladad gali lahaa oo marki hore wax caadi ah ila ahaa
    Runti mama thank you so much 😊

  • @nimcoshow1924
    @nimcoshow1924 5 ปีที่แล้ว +113

    Nadaafad iyo cunto ixitraam waa siiyay wuuna iga tagay nin sikasta ugu roonaato haduu kurabin adaa daalaaya

    • @cayuunii3149
      @cayuunii3149 5 ปีที่แล้ว +2

      Nacimo show sax wey dhacda abayo

    • @nimcoshow1924
      @nimcoshow1924 5 ปีที่แล้ว +3

      @@haniyetaismail7621 maya naag muu guursane furiin ayaa lee goaamiyay wuu ifuray alx

    • @nimcoshow1924
      @nimcoshow1924 5 ปีที่แล้ว +10

      @@haniyetaismail7621 haduu ila guursa lahaa sharafee ii ahaa leheed lkn waa leeska kaa furaa walee nin waa cadaw

    • @haniyetaismail7621
      @haniyetaismail7621 5 ปีที่แล้ว +3

      @@nimcoshow1924 abyo ilatali aniga 5carur bn hesta wuna ilagursady 23jir bn ahey iltali hda tlo igu dhanto

    • @nimcoshow1924
      @nimcoshow1924 5 ปีที่แล้ว +11

      @@haniyetaismail7621 abaayo ninkaada haduu kuu roon yahay oo kudha qaaleeyo heeso abaayo ninkaada naag xun gurigaada ha ugu bixin soo jiido ninkaada aso ayada nacaa arkee

  • @ridwanmoho6770
    @ridwanmoho6770 5 ปีที่แล้ว +18

    Mama Somali wanadada wan jecelhay hoyo ii waniso ma heysto oo alle ayaa igaa jecladay lkn adiga ayan aad ula dhacay wanadada

  • @neima8202
    @neima8202 5 ปีที่แล้ว +5

    Mama Advice aan hooyoyinkena kahelin ayan kaa helna shukran Hoyadey labaad ❤❤❤

  • @maskiintiiallemawalwasho726
    @maskiintiiallemawalwasho726 5 ปีที่แล้ว +12

    Haaheey mamo waano waxa la yiri abuuris ayaa ka horeysa filinkas anaa horay ugu soo jabay rag daba carar jahwarer moyane guul kama gaarin hada oon 3dhal ahay nin in uu noolyahay in uu iqabo in uu dhintay kalama jecli nafteyda ilmeheyga ayan unoolahay haduu wanaagsanado waan wada jogeyna hadii uu diido wanagana siduu iila macamilo ayaan ugu jawab celinaya runta sidas ah nafteyda ayan sidas baray alle weyne moyane in aan cidba ubaahan alx

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 5 ปีที่แล้ว +2

      Sifiican ayaad sameysay rag ma uqalman wax kadaba cararo qimeena maleh

  • @marwohuda6640
    @marwohuda6640 5 ปีที่แล้ว +21

    Sax mama aniga ayaa saas ah hada xajiga aad ayuu ino daryeelaa guriga marku so galayo waxyaabo aan jacelahay ayuu horay igu soo gadaa 7 ciyaal ayaan u hayaa maba isku dhadhajiyo aniga wllh ilahay farxada ha noo siyaadiyo ❤👑

    • @aishaabow8231
      @aishaabow8231 5 ปีที่แล้ว +3

      Mashallh abaayo hanna Ilaahey ha ku barkeeyo

  • @khadrahealthandbeauty3329
    @khadrahealthandbeauty3329 5 ปีที่แล้ว +1

    Dhibta gabadha noloshoodo dhan waxay ku soo kooban ninka waa advice aad u anfaya gabdha yaryar masha Allah 👍🏽

  • @FursadahaNolosha
    @FursadahaNolosha 5 ปีที่แล้ว +8

    Maamo Canab aadbaan kuutaagera sida aad dumarka uwaanisid oo aad ulatalasid ,Mahadsanid Maamo halkaas kasii wad We ❤ You MaMa

  • @farhiyaali435
    @farhiyaali435 2 ปีที่แล้ว +1

    This is best advice runta iyo xaqiiqda ayaad ka hadashey

  • @faizamohammed1777
    @faizamohammed1777 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah mamo waa runtaa kheyr allah kuugu badelo taladada wanaagsan that’s why you have good name mamo Somali ❤️❤️🌹🌹🌹🌹

  • @ruweydacibaar460
    @ruweydacibaar460 5 ปีที่แล้ว +4

    Mamo ilahay ajar haka siiyo wanadaada masha alllah wax badan baan ka faiday alx nin iga danbeyo oo aniga aan utaliyana waan heysta haduu naag ila guursadana intan utalin jiray igu filan ilahay minyaro matuso nagihi sanadkan nin naag qawo wexey ku arken ma aqane wale hadu gursadana maba gursan kare aniga naagta qabi laha oo tulin laha wlhi nin inuu kabaha ku qaddo hada rabto marka hore warkada cadey oo qofka tahay isbar ninku waa inu kacabsada meshu kala garaya ma ogide adiga qofka laga rayay hanoqonin ee noqo qofka madaxnimada kuhoreyay ❤🙏

    • @Shumeey656
      @Shumeey656 5 ปีที่แล้ว

      Ruwayda cibaar kkkkkkk haduu kula guursanayo xataa wuu kaqarsanaa ogaaw😀😂

    • @ruweydacibaar460
      @ruweydacibaar460 5 ปีที่แล้ว

      @@Shumeey656 wey dhici karta lkn gacantan kuhaya malintu kibrana intuu nacamleyaha ii ahaa igufilan alx naag xaqiisana taqana xaqeedana dhacsatuu ilahay iga dhigay

  • @aafkssharaf1256
    @aafkssharaf1256 5 ปีที่แล้ว +8

    Haye Maamo aan ku weeydiiyee: dhanka sariirtana ma in lasugaa intay kusoo raboodaam mise in aad raad- raadsato oo aad meeshii ayada ahayd heeeeee, ma caadi baa?! Means ninka aad had iyo jeer diyaar ula tahay amaba aad raadsato in kabadan intuu kusoo raadsado Maxaad ka dhihi lahayd arrintaas?! Khalad mise sax? Thank you adna for your time.

  • @fertunmehamud843
    @fertunmehamud843 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah hadalkada Waa malab oo kale wanaku mahadsan tahay wanada jasakalhu qeyr.

  • @wadaniforever5894
    @wadaniforever5894 5 ปีที่แล้ว

    Ina rag abaal mayaqaano walee in aanan rumaysanayn ninbaa abaal guda nin sikasta oo aad isu qurxiso sikasta oo aad ugu macaanato nin ma hagaajiso ee waa kii alle kuu sakhiro nin fiican oo aad ii raali geliya waan haystaa laakiin waxaan rumaysanahay in alle ii sakhiray

  • @LabasuulMuxumedCali-ew8qu
    @LabasuulMuxumedCali-ew8qu ปีที่แล้ว

    Masha alaah ilaahay ha ku barakeyo waana fican ayaad na sisay

  • @ijaabomahamed2284
    @ijaabomahamed2284 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah iku halee in aanku dhaqmo taloyingaga aad nasisay jasakllaahu kheyra

  • @nastehohussein1645
    @nastehohussein1645 5 ปีที่แล้ว +1

    Msha Allah shukran mama canab ruuntii Alle Hana xafido oo naftena qimeheda Alle Hana fahansiiyo hadalkada waan kahelay

  • @AnfacD
    @AnfacD 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abaayo Allaha ku xifdiyo in aan kula hadlaan rabaa Canada ayaan kula joogaa talooyinkaaga wanagsan ayaan ka helay.

  • @zamzamabdirashid7676
    @zamzamabdirashid7676 5 ปีที่แล้ว +7

    Allah kusharfo habo canab💌u motivate us alot

  • @maansanchannel
    @maansanchannel 5 ปีที่แล้ว +15

    Masha ALLAH xabiibti caawo waxaadba mooda in aad aniga iiku tala gashay.. Thanks xabiibti wlhi tan familyga iyo tan ninkaba waan kula arkay waana isoo martay familyga anigo ayaga ookaliyah u taagan oo gurigeyga caruurteyda nafteyda ayaga ka hormariyo ayaan arkay qaarkood ayago ii arko dictator.iyaga xakumayo..lkn caawo waxaan u xanaaqsana curadeyda oo aan kala dabecad duwanahay oo ayeyo koris ah.qaabki aan u badali lahane aan xanuun kaqaado sometimes that you many times

    • @umualiya2794
      @umualiya2794 5 ปีที่แล้ว +1

      Hada adigi xanaqday kawaran ayada illahay ha iskiin fahansiyo.

    • @umualmas8897
      @umualmas8897 5 ปีที่แล้ว

      Abyo qofka duco ayaa badasho

    • @umualmas8897
      @umualmas8897 5 ปีที่แล้ว +1

      Markasto Oo salaad dukato uducey ama aad soonto udul qaato waad guulesane qaaliyey

  • @beella_bilan
    @beella_bilan 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mama aad baan ula socdaa taloyinkada waana kaga mahadcelinayaa

  • @zinuushmohamed3981
    @zinuushmohamed3981 5 ปีที่แล้ว +1

    thnks maamo qaali runtii aad ban ku jeclhy wlhi allh ku xafido

  • @naimaabdullahi6473
    @naimaabdullahi6473 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mamo sax bad kahadashy jasaka laah qeeyrl jasaa wandaada qurux da badan mahdsnid macnto

  • @UmuCaziiza-d7r
    @UmuCaziiza-d7r หลายเดือนก่อน

    Mashs allaah waa talo fcn
    Kheyr badan allaha ku siiyo

  • @hooyocanabchanel2731
    @hooyocanabchanel2731 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah mamo somali Illahay ha ku xifdiyo adiga iyo caruutadaba

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 5 ปีที่แล้ว +1

    habo masha Allaah caqligada Allaha kudaayo waxan kaweheshadaa xaga talada Allaha ku xifdo

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 5 ปีที่แล้ว +1

    Anigu waxaan layabaa ragga dumarka ku naca cayilka gabadha iyadoo qurux badan oo dhuban ayay guursanayaan
    Iyadana waa mashiin awlaad soo sarayasa in markuu hilib fulo laga cararo wlhi nin noocaas ah jacayl dhab ah oo qalbiga uma ahayn gabdha jacayl jismiga ah un buu hayay jir kii markuu is badalayna wuu ka cararay aniga gabdhaha waxan kulan talin lahaa inay ajinabiga guursadaan wlhi jacayl dhab ah & ixtiraam badan ayay helayaan haddii xiitaa aad kala tagtan waa kii ilmihiisa ogada bilkooda tarbiyadooda & wax qabad kooda nin soomaali hadduu naagta furo maalin kaas ayuuna ilamahana furaa Allaw sahal...🤩🤩🤩
    Gabdhaha single ka sidayda ayaan lahadlayaa nin muslim ah oo wngsn allaha noo sahlo

  • @amatallahwaan9678
    @amatallahwaan9678 5 ปีที่แล้ว +2

    MASHA'ALLAH WALAASHAY MCN WAX FIICAN AYAAD KA HADALSHAY

  • @FatumaAhmed-r4f
    @FatumaAhmed-r4f ปีที่แล้ว

    Isoducey mama inas Allah shaqa isiyo laba carur ban hasta

  • @suhaylamohamed2916
    @suhaylamohamed2916 5 ปีที่แล้ว +30

    Alx ninkayga maba Waco inuu isoowaca mahane gabdhoow is adkeeeya ragu waa bahal

    • @hawonuurmahdi8657
      @hawonuurmahdi8657 5 ปีที่แล้ว +3

      Abaayo is adkeeyntaas aan hada is barayaaa bas waaye 😂😂

    • @queenluula2294
      @queenluula2294 5 ปีที่แล้ว +1

      Sow maha aniga Feel free dhahay no more sms iyo call mudo 6monthz ban wada wanan ku liibaanay😁

    • @fartunaxmed971
      @fartunaxmed971 5 ปีที่แล้ว

      Suhayla Mohamed wa runta abaayo hadii aba wac wacdid waba isi qararanayaa wan u firsaaday 😂😂

    • @farhiyamahamed4441
      @farhiyamahamed4441 4 ปีที่แล้ว

      xabbti isku mid nahay wlhi mawaco

  • @HassanAli-mp9dn
    @HassanAli-mp9dn 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh runta mad nosheegtay anagana hadan nahay gabdhaha somali inaan kudhaqano alaha natuso

  • @cayuunii3149
    @cayuunii3149 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha alh mama canab allah haku jeclaado thank u🥰🥰🥰

  • @samattern
    @samattern 5 ปีที่แล้ว +3

    You always have great advices, thanks habo!

  • @abdirashidyasincarsaanyo5617
    @abdirashidyasincarsaanyo5617 4 ปีที่แล้ว +1

    Mamo somali runtii qof aad isugu kalsoon ayaa tahay oo xaqiiqadaad ka hadashaa

  • @khadarsaeed348
    @khadarsaeed348 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc masha Allah abaayo nin kasi wu ku khaldamay hooyo yiinka iyo gabadha hooyo isma qur xiyaan miyaa abaayo isga ma wedisiye 6 gabdhado waxaya uga tagen

  • @cudoondhuux5185
    @cudoondhuux5185 5 ปีที่แล้ว +7

    Haa wan rabaa inu iniga igu agduqowo hadan helayo allow gabdhan yaryar o miyarad kuqanacsan iga qabo qalbidhayaheyga🤲🤲aaamiiin

    • @haniahmed3481
      @haniahmed3481 5 ปีที่แล้ว +2

      Hhh alah ha inooga wada qabto

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 5 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂🙋‍♀️🙏❤👍👍alow nogaqabo amiin

    • @maansanchannel
      @maansanchannel 5 ปีที่แล้ว +1

      😀😁😂

    • @cudoondhuux5185
      @cudoondhuux5185 5 ปีที่แล้ว +1

      @@haniahmed3481 aaamiiin

    • @cudoondhuux5185
      @cudoondhuux5185 5 ปีที่แล้ว +1

      @@simranqurux595 aaamiiin

  • @anabdahir9613
    @anabdahir9613 2 ปีที่แล้ว

    Wcs abaayo waarun inaasaad sheegeydo hadii aadan kumashquulin gurigaada ilmahaada iyo naftaaduba wax kuuhagaagay a majiraan gacaliso afkaaga caano laguqabay mahadsanid

  • @samsammaxamed5505
    @samsammaxamed5505 3 ปีที่แล้ว

    waa waano dhaxal gala jazaaki llaahu khayran wllo

  • @zaytunaabdi8318
    @zaytunaabdi8318 5 ปีที่แล้ว +3

    Runbad shagtay walahi waxa tahay hooyo xigmad badan abayo Allah darte ban kujaclahay viiiiva 🌹❤️❤️🌹🌹❤️✅✅✅

  • @meymuuncabdullaahi1186
    @meymuuncabdullaahi1186 5 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah habo macan thank you so much i love you habo

  • @youshikh5681
    @youshikh5681 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah thanks 🙏🏻 habo mcn 🍁

  • @ubahinachannel2406
    @ubahinachannel2406 5 ปีที่แล้ว +1

    M.a haboo thanks alot badaan ayaa kafaidee

  • @munaabdi4435
    @munaabdi4435 5 ปีที่แล้ว +2

    Canab maansha allah waa runtaa naftaada jecloow ma muhiin

  • @hodanbare1398
    @hodanbare1398 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah.Abaayo mahadsanid

  • @hadijaabdikadir5468
    @hadijaabdikadir5468 4 ปีที่แล้ว +1

    Asalam aleykum mama Somali am married for 8 years now I meet my husband wen he is a casual labour by then I was working but bad luck my contract ends he used to call me 20 times per day I have 5 kids with him wen he comes home I shout why he didn't call me the whole day am the one calling u,wen I make any decisions he disagree with me, a small issue he fights with me and I make sure he gets good food,good drinks,clean house,sex how he wants but he doesn't reply my msg, he doesn't reply my missed call,please advice me

  • @najmamahamed3573
    @najmamahamed3573 5 ปีที่แล้ว +24

    Waa maamo somali oo cawa shaadkii aadan soo xiraty kkkkk

  • @amransuper431
    @amransuper431 5 ปีที่แล้ว +1

    Qaar badan oo naagti ay iska ignore d oo markey dharka dhaqeysy jebkusa la soo sarty Bilal naag jale la baxshey.ama lacag naag lagu so gursadey afrika ayad atki taasi wali kuma qabsan waqtigeda maadgarin

  • @nasroomar6872
    @nasroomar6872 5 ปีที่แล้ว +6

    Walahi bilaahi nin anaa ugu tagey af uraayo iyo salaad la.aan fadhi ku dirir siduu uga imadan sariirta markii fadhi ku dirirka adayane wuu qabeysan hhhh 3 u dhaley niman iga naga wasaq baran

    • @dhuubomohamed7313
      @dhuubomohamed7313 5 ปีที่แล้ว +2

      Kkkk makatagtay abaayo adiga maxad unadifi wayday

    • @nalkanaftauroon4037
      @nalkanaftauroon4037 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣😂😂😂😂

    • @nasroomar6872
      @nasroomar6872 5 ปีที่แล้ว

      @@dhuubomohamed7313 waan ku daaley waano abuuris ka horeysey nin iga weyn hadano garadho leheen wiil yaro carfaayo heley

    • @cayuunii3149
      @cayuunii3149 5 ปีที่แล้ว +1

      @@nasroomar6872 🤣🤣🤣🤣🤣🤣kal iyo laab u qoslay dumarkii ayaa areebo ladhi jiray lkn 2020 ragii baaa dumar ka daray lkn iskuma jeedan

    • @nasroomar6872
      @nasroomar6872 5 ปีที่แล้ว +4

      @@cayuunii3149 Ha walahi 😂😂😂😂😂 ciil iqabto gabar dhado nina iga tagey ninku intuu tagin waxba ku tusa yacni signal ficilo intuu ka tagin adiba ka tag mida kale naag dhameys ma noqon kartit ugu yaraan nadafa guriga iyo ixtiraam cuntada marna asaan kariyo marna aniga biilna ka qaado ninku haduu ku biilo wey yarane inu nag kale qarash iyo waqti u helo mida kale wuxu ogana reerka inuu musuul ka yahay lknse naago ceer qadanayo ninkii na wuu so xamala hadane ma i biilo markey 5 sano uso sabartey hablaha aqliga Ha kubciyaal ninka reerka musaaliyada saara adinkane caruurta caanaha la caba 😜😜😜wax yarna shaqeyso reerihiina iyo mustaqbalka caruurta

  • @nacuumanalka7511
    @nacuumanalka7511 5 ปีที่แล้ว +3

    M allaha Shuukran maamo ilahay khayer haku siiyo

  • @nabiilahaaji3312
    @nabiilahaaji3312 5 ปีที่แล้ว +24

    Dumaroow waxa mamada shegeyso anaa sameeyay anoo u ooya oo malin walba usheego sida aan ujeclahay ayuu ila guursada anoo hal cunig leh hadana waan daba caraaray si aad usoo jiito 17 sano kadib inshaha ayan furtay in uu isoo waco iyo inkale maba ogi hada asigaa idaba cararo oo illeh ma ijeclid miyaa ma irabtid miyaa wlhi farcad ayan fareemaa hadda isku buuqii waa iga haray lxdlh

    • @Bagaaxsiciid
      @Bagaaxsiciid 5 ปีที่แล้ว +1

      Nabiila Haaji fariid Manshallaah

    • @maryamaganaane6014
      @maryamaganaane6014 5 ปีที่แล้ว +1

      Mashlh guul wacan

    • @suhuurmaxamed3535
      @suhuurmaxamed3535 5 ปีที่แล้ว +2

      Farxad ku nolow mcnto adiga iyo awladaadu qurux badnaada

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 5 ปีที่แล้ว +2

      Masha allaah waa inan sas yelnaa dhamaan

  • @sacdiyaali833
    @sacdiyaali833 5 ปีที่แล้ว +13

    Mamo Somali walahi bataatiga labada dhinac ka jeexan Aniga hada wato Ina badalana ma rabo lakin nadaafada wan Ku dadaala alxmdulh kkkk

    • @hanadqabir3317
      @hanadqabir3317 5 ปีที่แล้ว +1

      Mahad sanid

    • @zamzammohamed3927
      @zamzammohamed3927 5 ปีที่แล้ว +4

      Anigaba waan wataa baatiga labada Dhinac ka jeexan canugaygan ku nuujistaa nadaafadeydana cidi ii sheegi mayso iyo carafteyda muhiimaduna waa ilmahayga.

    • @Shumeey656
      @Shumeey656 5 ปีที่แล้ว +2

      @@zamzammohamed3927 saxiix muhiimadu waa ilmaha

    • @sacdiyaali833
      @sacdiyaali833 5 ปีที่แล้ว +2

      Haa samsamey Aniga wan nuujiya Marka mihiimada kowad wa ilmaha😘

    • @zamzammohamed3927
      @zamzammohamed3927 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Shumeey656 waa sidaas nin naag u dadaasha iyo mid aan u dadaalin oo afka kab ka Galisa isku haley u yihiin markaa ilmahaaga inaad mihiimada siiso oo si fiican u korsato baa kuu fiican isaga maad dhalin beribuu meel kale ka uunsi shidanayaa adigoo ilmahago baahan isaga ka horeysiinayA.

  • @samiranuur7052
    @samiranuur7052 5 ปีที่แล้ว +1

    Saxiix kalam wlhi mamo ilhey hau xafido 🤲❤️💋

  • @aliyahbeauty6547
    @aliyahbeauty6547 2 ปีที่แล้ว +1

    Habo thanks ☺🤩

  • @SunShine-nl8og
    @SunShine-nl8og 5 ปีที่แล้ว +2

    Nin somali lagaroon walhi haday dhinac dhaqaale noqoto haday dhinac naxariis iya jacayl noqoto naagna madaynaayo ama uficnow ama uxomow ragga sida hayskabadalaan allah hasohadeeyo dumarka somali dumar kafican majiraane

  • @NimaHassan-nb9gg
    @NimaHassan-nb9gg ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah sax mamo somaali ❤👍💘🙏🙏🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @anisoali6410
    @anisoali6410 5 ปีที่แล้ว +2

    Mamo dumarku isku mid mahan nadafadu waa mid naftadu u bahanthy iyo qimaynta naftada waa midaan waligay aminsanaa

  • @FatumaAhmed-r4f
    @FatumaAhmed-r4f ปีที่แล้ว

    Jazakalah mama

  • @fardowsaabdishakur2559
    @fardowsaabdishakur2559 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaasaska waxay liibaan ku gaari karaan kali ah inay reerkooda diinta islaamka loogu dhagmo oo wixii wanaag ah labada dhinacba ay sameeyaan.

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 5 ปีที่แล้ว +4

    Mashalah arinta aad sheegtey ana tijaabiyey waana sax ninka faraha laga qaadaa asaga kugu soo waalanaya

  • @Naciimo-v1o
    @Naciimo-v1o หลายเดือนก่อน

    Thanks ❤

  • @hamdaahmed4409
    @hamdaahmed4409 5 ปีที่แล้ว

    Thanks habo qaali waad na dhiirigalisaa🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @beautysecret7974
    @beautysecret7974 5 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah Experience badan baa leedahay baarakallaah

  • @kawsarcabdullahi1699
    @kawsarcabdullahi1699 4 ปีที่แล้ว

    Thank u very much mamo qali

  • @khadrofarah8778
    @khadrofarah8778 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah tabaarakallaah allaah hakuxifdiyo that’s good advice

  • @raxiimaabdi1305
    @raxiimaabdi1305 5 ปีที่แล้ว

    Khyr alle haku siiyo mashallah khibrad baan kaa faaidaa marwalba eedo

  • @nawaallove9622
    @nawaallove9622 5 ปีที่แล้ว +4

    Mama somali haadan heli laha meel aan kala sheekesto wey fcnan leheyd habar yar macaan

  • @deeqaomar2647
    @deeqaomar2647 5 ปีที่แล้ว +2

    Mama videowga aad buu udheeryahay fadlan soogaabi ugu badnan 20 daqiiqad.

  • @hanifahani1024
    @hanifahani1024 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mama somalia that's great advise i really like.but am not married insha Allah i learn alot from this😍 may Allah bless you

  • @faziaabdie1516
    @faziaabdie1516 5 ปีที่แล้ว +1

    Shaadhka raga Maxaa kuugeeyey wall

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alllha haawo 💛👍🏻

  • @HamdiSalad
    @HamdiSalad 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha mamao walahi waligey nin tagey ma wacin nafteydanaha ad iyo ad ayan uu jacelahey korkeyga iyo is cateys ayanba iyo labisi ayanba ku mash qulsanahey ma anaba waqati uu hayo kkkkkkk wali waxan heysta carurur isku nugnuga ad ayan ku salamaya

    • @saynf
      @saynf 5 ปีที่แล้ว

      Mashallah, good girl!

  • @xamdaxamdaxazeem927
    @xamdaxamdaxazeem927 5 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah waleeee wa talo wacan

  • @queenhabon5735
    @queenhabon5735 5 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi warunta mamo canabey 🤴🤴🤴

  • @abdirashidyasincarsaanyo5617
    @abdirashidyasincarsaanyo5617 4 ปีที่แล้ว

    Really r u great & beautiful

  • @aaminoxasan2181
    @aaminoxasan2181 5 ปีที่แล้ว

    Shukran mama waano dhaxal gala

  • @fatxaaxmed2054
    @fatxaaxmed2054 4 ปีที่แล้ว

    Walee cilmi badan qaaty anoo yar oo fahmey hawlo waa weyn thunks momo 🙏🙏🙏🥰🥰🥰

  • @hodanxasaj6202
    @hodanxasaj6202 5 ปีที่แล้ว +5

    Mama soomali ku jecliyaa
    Wlhi runtaa taabatay qof baniiaadam ah ma aham wax la isku jilciyo ama loo calaacalo ama loo ooyo. Anigaa kuu qiraya . Anigayga kula hadlaya mararka qaar waan murugoodaa balse uma muujiyo !! Si aan layga garan

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 5 ปีที่แล้ว +1

    Labis kaagii hore baad ku qur xoonayd

  • @avocadosavage1903
    @avocadosavage1903 5 ปีที่แล้ว

    Wcwwb waan kusalaamay moma somali waan kujeclahay hooyo ayaa nootahay illaahey haku xafido yaarab

  • @AsadAsad-fu8of
    @AsadAsad-fu8of 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah waa wano fcn mamo soomaali

  • @haniahmed3481
    @haniahmed3481 5 ปีที่แล้ว +24

    Habo waa beentii raga wax ka wasakh badan qaarkood uf

    • @baharsaafmohamed874
      @baharsaafmohamed874 5 ปีที่แล้ว +3

      Hani Ahmed ma labistaan marku leyahay waxu raba is gaad gaad joogta ah xariif dheh marka rabnaan la bisaneyna wana baxeyna nin somali abaal lawe hit the road

    • @cayuunii3149
      @cayuunii3149 5 ปีที่แล้ว

      Hani 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @queenayan5822
      @queenayan5822 5 ปีที่แล้ว

      Hani Ahmed kkkkkkkkkkk

    • @zuhurzeyn2376
      @zuhurzeyn2376 5 ปีที่แล้ว +2

      Yes some can't even shower well I dated one that was last time .I refused to marry him uff first date.

    • @diamondluulaali6334
      @diamondluulaali6334 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk

  • @sahrahassan3186
    @sahrahassan3186 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah wn jeclahay nafteyda lkn maamo ciyalki howshi guriga banaanka ka ligaa må xamili kartit raga xaqa Allah tuso

  • @MohamedSalah-wb7ie
    @MohamedSalah-wb7ie 5 ปีที่แล้ว

    Mansha. Allah. Waa. Nice. Waano. Mansha Allah. Ha Ku Xidiyo Insha. Allah

  • @amaalxilkas9827
    @amaalxilkas9827 5 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq wlhi qofan asaga iska nixin lagama naxo lomana farxo mamo samaliyeey nolow ❤👈👑

  • @zamzamnura9608
    @zamzamnura9608 5 ปีที่แล้ว

    Maama soomaali mahadsanid waa hadal saxa intad is ixtiranto ayaad lagu ixtiramaa

  • @najmoabdullahi7858
    @najmoabdullahi7858 5 ปีที่แล้ว +3

    Xaajigan wada jogno ha isowicin hadan fcnhy aniga kuso qoriye ayan ku dhahaa markasu iguso qafiifa wacitaan marka wanbo ogaado ragga jaxan jaxo magalo

  • @hodanabdi1616
    @hodanabdi1616 5 ปีที่แล้ว +6

    Asc mama Somali aniguba waxan ahay maamo kula da ah waxan jiraa 47 years ninkayga waxan unoqday hugiisa waxan ka ilaaliyay dhib oodhan waxan lahaa dhar aan jikada ku galo markaan shaqada guriga dhameeyo waan labisan jirey dharkan ugu jeclaa marka sariirta dharka raaxada ayaan xidhan jirey waxan isku dayi jiray inaan sameeyo wax kaste ku farxad galiyo dhibna igama ahayn waayo waan jeclaa labiska noloshiisa kor ayaan uqaaday isagoo waligii shaqayn oo looser ah ayaan ka dhigay nin shaqaysta maalintuu shaqo bilaabay naag kale ayuu gacanta qabsaday oo guursaday halkaa waxan ku waayay farxadii aan sugaayay 25sano sidaa oy tahay anuu wali naftayda waan jeclahay walina dabeecadaydi ma badalin wuxuu ii ogolyhay inuu lacagtiisa uu soo shaqeeyo oodhan gacanta iga saaro marka waxan goaansaday inaan lacagta ka gurto naftayda ka ilaashado iima soo dhawaado waayo nin kaa baxay wuxuu lasoo kulmayo ma ogi markaa caafimadkayga ilaashanayaa markaa rag wax kaste loo sameeyo waxba kama badalayso nin shabeel naagood udhashay waan la joogi intuu lacag isiinayo maalintuu joojiyo albaabkuu ka bixi 😏waxay dadku igu dhahaan 32-35 ayaad jirtaa wiilkayga 25 ayuu jiraa naftayda sidaan udaryeelay xataa naaskaygu ma dhicin 4 cunug ayaan dhaley bal muxuu raadiyay ee ka maqan uu iicidleeyay wakhtigii carurtu koreen een raaxaysan lahayn kolba meel udalxiis tagi lahayn koley waan ku dul raadin nin wanaagsan hadii helo waan ka dhaqaaqi ana maalin uun 🤔

    • @caashotabshee4785
      @caashotabshee4785 5 ปีที่แล้ว +2

      Bismilaah ilaahow adaan kaa magan galay inta kujirtana allaha kasaro.sanadkii 4aad baa isocdo oon reer ahay baa isocdo alxm ilmihii 3 aad baa sidaa.wlhi iskuma mashquliyo nafteyda iyo gurigeyga iyo caruurteyda unbaan muhiimada kowad saraa xuquuqdisana sidoo kalr intii awodeyda ah inaan buxiyo baan isku dayaa.sbbto aan aidaas unoqday waayo waxaan arkY dumar badan oo so jabay sida hada adiga caawa qisadaada ka arkay marka waxaan goaan saday inuusan waqti iga lumin aan ka qow mameyo.wlhi Jawi dagan baan kunolahay.intaas waxuu isku dayaa reerkisa siduu uilaashan lahaa allaha xafido ninkeyga maahan inaan necbahay ee waan jecelahay wa ilmaheyga aabahooda lkn raga aayaaba jecel iney ayaga ugaatsadaan ee An la ugaarsan.

    • @hodanabdi1616
      @hodanabdi1616 5 ปีที่แล้ว +1

      Caasho Tabshee sax walal koley aduunkan waxad mareysaa wixii lagu qorey Hal sir oon aad ubaadhay ayaan kula wadaagayaa hadii ninkaagu yahay nin dagan oo xishood badan oo adigaba dirqi kugu shukaansaday ama lagugu darey waxad leedahay chance fiican oo ah inuu ku qiyaaamin haduuse romantic yahay believe me waad waayi doontaa arintaana waxba kama qaban kartid😉

    • @dottut7132
      @dottut7132 5 ปีที่แล้ว

      @@hodanabdi1616 Naa ka daa oo ilahey ka cabso oo hawaalin miskiinta, Romantic kastu yahay ninka naag fiican ka taga mid naara ka shidabu afka kaga dhaca markasuu tiyoo laga guursaday ka shalayaa. KKKK, yeysan ku waalin ee reerkaaga dhaqo.

    • @hodanabdi1616
      @hodanabdi1616 5 ปีที่แล้ว

      LS H walal koley garanayo nin iyo naag waxa tahay waxanse kuu sheegayaa anuu ninkaaga iska furi ma odhan raga wanaagsan sifadooda uunban usheegay iyaduna maaha mid hadal qof yidhi ku duminaysa reerkeeda dumarku way ilaashadan reerkooda ilaa ay quustan

    • @dottut7132
      @dottut7132 5 ปีที่แล้ว

      @@hodanabdi1616 Nin waxad u taqaanan kan loserka ee dole money idinla cuna, sorry kaa mihi, laakin ogow sirta waadnoo wada sheegtay. kkkk, ninka Romantic ah iyo naagta quruxda badan labada reerkuuma dhaqaan waa run. laakin raga iyo hablahaba inta badan waaiska caadi ee adigu hawaalin adiga amaan halagaa helo.

  • @nasra591
    @nasra591 5 ปีที่แล้ว +6

    Canabeey adaa habalaha wax u shegee u sheeg habalaha qaar dhaqan aad an ula yaabay ayan ku arkay naag ninkedii shaqo ka tagay oo iska bashaalaysa ayuu ninki soo wacayaa naagtii happy ahayd inay cusbital ku jirto ayad moodi cod xumada iyo calaacalka uff waxas wan maxay ka helaan naag nool iska dhiga oo adeeg muujiya hada walacayso xata cod usku yela

  • @MunaHassan-oy8hn
    @MunaHassan-oy8hn 8 หลายเดือนก่อน

    Mamo run badanidaaa allow ku xafid

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 5 ปีที่แล้ว +4

    Kuma xerna Nin soomali sheekadan Ayuu Xaq ninkoda siinayn ayaa hadane madax la saaraa.
    Ayagoo Xil iyo xaq sida Uu Illaahay amray gudanaayo ayaa la dhibaa ee Siduu Illaahay kuu Qadaro waaye.

  • @hodanjama2125
    @hodanjama2125 5 ปีที่แล้ว +1

    Alaa moom aniga nin keygu waaa duli duli dhaaafey waxn maqli jirey laga bareyba laga badi mom horta madba galo amuuurihiiisa magalo laba caruuraaan uhaya debedu jira ima so waco hargeysa degenahey biil waanasiiiya fiican lkn hadal majiro jceyl majiro ano jecl ban qarsada danaheyga raaaca si aaanney naftu utbin talo isiii hadaad fariiinteyda argto mom plz

    • @ml2918
      @ml2918 5 ปีที่แล้ว +1

      Walalo xawqalada iyo istiqfaarta aqri isagaa kaadabacarariye

    • @hodanjama2125
      @hodanjama2125 5 ปีที่แล้ว

      @@ml2918 shukran sis hye

    • @ml2918
      @ml2918 5 ปีที่แล้ว +1

      Aniga saas sameeyay waana kuliibaanay

  • @muminafarah1222
    @muminafarah1222 5 ปีที่แล้ว

    Mamadani TH-cam ka cilmiga ay ka soo dhego dhegeyso ayay halkan la soo fadhiisataa ooy iska dhigtaa naag cilmi leh.

  • @zainabdahir7015
    @zainabdahir7015 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo waxaad kahadashay lamahelayo sayilatahay majoogan eealahagaliyo

  • @marwochannel3
    @marwochannel3 5 ปีที่แล้ว +1

    Maa sha allah habo mcn allah ku sharfo

  • @Unbelievable-4
    @Unbelievable-4 5 ปีที่แล้ว +2

    *Hadal Murti iyo Mizaan leh* Mama Soomaali magacaa ha jiro.