Ilaahay ha ku xafido halyeeyada ummadda Soomaaliyeed Hanaan, waxaad tahay iftiin u soo baxay soo nooleeynta taariikhda faca weeyn ee ummadda Soomaaliyeed.
Way fiican tahay in laysku mahad CELIYO se waxay tahay in qof WALBA oo somali shéegtaa uu sharafka umadnimadiisa illaaliyo taariikhda xaaraanta ah ee la rando in laynagu gumaystona ee carab iyo waynaan shaqo kulahayn si waadix ah u dafirno una hurimarino taariikhdeena fog EE guunka ah
ASC Xanan adeer khayr Alla ha kaa siiyo. 1.Ancient Egyptian waa Somali. 2. Sumerian isna waa somalí. Saddexdan AF oo kalena waa ka dambeeyeen. Anigu waxan in badan baadhayey masriga.
Salam alaykum walalo hanan. Thanks alot for your informative programs and as a somali hoyo I applaud you alot because it will allow the future generation to know about their ethnic history. The history of somalis is very fascinating especially it's link with ancient Egypt. There is alot out there which are yet to be discovered but it is a blessing for Allah's wisdom to guide us to Islam. I can understand where you are coming from when it comes to our language because it was shocking for me to find some interesting similarly between somali words and Scottish celtic words especially informal greeting words Somali informal greeting words- say ta hay- celtic- day ta hor and even saying yes both somali and ecltic is Haa. How did this similarly come about ?
Walalo hanan Somalis were able to keep their language because foreigners invasion was not successful in Somalia and our forefathers did not allow intermingling with other cultures and this kept the language and culture intact. This is why Somalia is in the Arab league but Arabic is not the national language.
The Sumerians of the past, modern day Iraq came from East Africa and were the Hamites. Also there was a king of Babylon also modern day Iraq, named MARDUK which in Somali language means “once buried”
Stop your bullshit , their statue are their in Iraq and you can clearly see their faces they had completely different features from Somali or any African
@@Myo-v1k but why I need archaeologist when I see everything with my own eyes، you can see all sumerian ancient civilization, you can see their faces on walls
Mashallah good piece of research sis..i always suspected that our language was semetic and related to some way to Aramaic and sumerian but its hidden knowledge because of white washing history. Hanan walal luuqada somalida waxa la yirahda wa kushetic. Somaligu ma kusheticba mise semetic because faracinta aafkoodu wuxu aha Semitic. Hadana waxa laysku yirhada afro Asiatic aaf aafka Semitic iyo kushitic marka noo kala faahfahi maxay ku kala duwan yihin ?
Asc hanna luqadan somalida waa luqadadii firaciinda hore baritano badan an subiyey faraciinta luqadoda waa somali clear ah uu qof walba oo somali yaqan uu fahmi karo marka dadyow kale ayaa amahday sida kuwan oo kale iyo arabta sida moos tufax iyo erayo kale oo badan
Howlo badan ayaa iga dhaco oo cilmi baaris ma samayn karo lkn Allahu aclam ayanku soo gaabsanaa anoo horay u maqlay macluumaad ilaa xiligii daadkii nabi Nuux aha oo ay Somalida ku xusuntahay.
Masha allah,waxaan aad iyo aad la dhacay hab barista ee xanan istacmasho ona ah habka kaliya somli tariqdeeda wax loga fahmikaro..........luqadaha qadiimka ah ilaa iyo hada lagu hadlo waxaa ka kow ah TAMIL IYO SANSCRITO oo ila iyo hada logo hadlo India,sir laanka ayakana dhaqamo badan iyo hadalo badan aan wadaagna.
Waa run seddexda ereyba waa af Soomaali oo ah Afka Soomaaliga asagu dhalay intooda ka sii badan oo uu wali raad ku leeyahay Afika Aasiya iyo Europa oo dhami
Hanan aad aya uu mahadsan tahay aado kale oo badan aya rajen iney so baaxan Taarikhda Somali iyo Afka Somali iyo Dhaqanka Somali iyo magacayad Somali wa ina ku faan oo hormarin sii eey uu si jiran kumanan sano oo dhaanbe
Wa xaqiiq luqadeena in ay qadimi tahay mashalah abayo macan noo sii wad cilmi baristada ad ban uku qancay walhi xita immigration waxan filaya in ay tahay af somali maxa yelay I imow an ku garte isku qabo tana ino sobaar abayo qali
السلام عليكم hanan war cusub so baxey shaley ban ka arkaaye tiktok AHRAAMAADA waasheko sheet laga so bilawo nabi box yacni waxan ka wada faraacinta xiligi aadan bey jirtey shakli ahan
Hanan, waa in aad academic scientific research papers inaa qortid, si arintan loogu furo dow looga hadlo oo dib u eegis loogu sameeyo sooyaalka la afduubtay ee soomaaliyeed. Waxba tari mayso inaad video yar kaga hadasho kolba. Structure your ideas and form a counter argument that challenge old conventional narrative. You can do that in Sweden where there is very good resource and support for academic language research. Kom igen Hanan!
Ada baan kuu salaamaya barnaamijyadaada ada ayaa u xiiseyaa wada ku mahadsantahay waxa doonaya in aan ku xsuusiyo magaalo ku taala Suuria oo layidhaa معلوله in lagaga hadlo luqda aaraamiga imika
Maasha Allaah waa mahadsantahay waa gabadha kaliya ilaalisay oo aruurisay taariikhda Soomaaliya xataa nin gaara oo u yaqaana sideedo kale ma hiro. Ani waxaa ila fii can in maktabad loo furo ayey ku aruuriso ttaariikgda asalkeena..
Father/ adeer/ mather, intuba iyo deero oo deer ah afka Ingiriiga waa hal isku hal raad ama asal afka ahaan, teeda kale af Soomaali waa af luqadaha waaweeyn ka buuxaan ereyadiisa iyo naxwahiisaba oo Afrika, Aasiya iyo Europa meel waliba lagu arki karaa
Sister Mashalah ilaahey ha ku xifdiyo aad baad u dadaaleysaa oo shaqadii nalaga wada rabey ayaad keligaa u istaagtey, oo wax badan oonan ogeyn ayaad noo iftiimisey. Marka taa lagayimaado , hadaad fursad u heshid waxaa jira kalmado badan oo aan isleeyahey waqti dheer ka dib wey is badaleen, kuwaasna waxaa la mid ah sport aan iska dhaadhacsiiyey iney u dhowdahey isbuurasho ama is korfuul, sidoo kale kalmada naag oo iyadana u dhow nagging ama muran (xumaan kama wado) laakiin muran iyo dumar xoogaa waa la isku riixaa. Maxey kula tahey adigaa taariikhyahankeeni isdirey ahaaye. Mahadsanid markale.
Sida badan ummad walba sida ay daris u yihiin ayey luqadooda isku dhawdahay.. Af Asiiriga iyo Armeniga ma dhimman ee wuu tadawuray ( mudo dheer dhallan rog ku dhacay) sida caadiga,, Af-soomaaliga lagu hadli jiray 1000 sano ka hor maanta wax yar ayaad ka fahmi lahayd ( eeg Beejaha .. Redinle iyo Oromada) xitaa af-maay-maayga. Dad afrikaan ayaa ka tagay East afrika (200, 000 ?) sano ka hor oo aaday bariga dhexe iyo Europe ka dibna adduunka ku faafay ... ( Dadkaas waxay ahaayeen guruubo yar yar oo marar kala duwan gudbay) Afafka hadda jira way isku labmeen diimaha iyo dhaqan iswaydaarsi awgeed .. anaga erayo badan oo carabi ayaa soo galay luqadeena diinta carabiga noo keentay...anaga (ama dadkii daganaa markaas Eest afrika) erayo aan u gudbinay way jiraan... Luqado dhintay way jiraan oo aad tiro badan, dadkii ku hadli jiray oo dabar goáy ama saamayn af-kale ku yeeshay... Af-soomaaliga sababta uu dabar goí waayey waa in ay jiraan dad badan oo ku hadla... dawlad sidii tii SIyaad Barre oo sii xoojisay, qortay... iwm,,,,
3:38 his not white but he born in the Pakistan but grown up in USA . He become Muslims maybe in age 20s . mashallah he have lot of knowledgeable of Christian n Muslims because he grown up Christian household 🏡
Waxaa keenaya in luqada somaligu badbaado. Somalida oo ka mid ahayd the ancient world luqadahaas iyo shucuubtaa baaba'ay ayaaba ka farcamay. Waxaana keenaya somalida oo jasiisrad u eke degena closed society ahaa ahna weli walow hada burburkii la dhex galay. Sidoo kale maadaama dadka aduunka ugu qadiimsan oo DNA-dooda tahay mida ancient world ka farcameen waxay tilmaameysaa in iyagu superior ka haayeen caalamul qadiim oo oo kii xooh badan midabbkuu doono hala haado la adoonsan jiray taasna dhalisay in dagaalyahanka dabiiciga ah ee hada yihiin develop gareeyaan iyi maahmaahda dagaal gondahaaguu ka dhashaa iyo iyonmarkey isa salaamayaan ii waran iyo waa nabad dad dagaal iyo weerar u jooga mar walba. Xitaa marki danbee ee tribak society noqdeen xadaaradii Macrobia iyagaa dagaalyahanimadii iskula laabtay kala nabad geli waayey lakin sababty scarce resources baa isu geyn jirey ilaa hada waa sidaa lakin cadaw banaanka ah mid bey u ahaan jireen ilaa hadana waa sidaa. Maasaama goob wadnaha aduunka caalam qadiim ku yaaleen ganavsiga dafka laga bartay ama la dhihi karo quruumihii u horeeyey ee insaan ah ee in badeeco badeeco kale lagu badasho bilaabay ka mid ahaayeen waxay xiriir ganacsi la kahaayeen dhamaan ancient world china indiansubcontinent Arabia iyo yurub. Taa macnaheeda oo ah on dhaqanka iyo waxay kala yihiin cirqiyadooda sidey u fakaraan kuwa dagaal qaadi kara ka awooda leh ka aan lahayn caalamkii hore oo dhan ay yaqaaneen sidoo kakena somalida loo yaqaaney in dad superior ah ahaayeen dhan dagaal iyo dhan dhaqaaleba vlised society la dhex geli karin lagu milminkarina ahaayeen factors kaas oo dhan baa keentay in luqada somaliga iyo dafka somalida oo caalamkii qadiinka ka soo haray weli sidoodii yihiin dhaqan iyo afba lana nool yihiin caalamkan casriga ah. Taadiikhdooda runta ahse r.galbeed oo taariikhyada caalamka qoridooda uga faro dhuu dhuban shucuubta kale ee caalamka taariikhda qadiimiga ah ee somalida waa qariyaa ama in buu sheegaa ama waa ka been sheegaa
WALAASHEY WAXYAABAHA CILMIGA BADAN WAAD SAMAYSAA WAANA UGU HAMBALYEYNAYAA LAAKIIN WAXAAN JECELAYAA IN AAN KU BARO IN SOMALIYEED SAM-CAL AMA SAMACAL IIMAADO OO AY AHAAYEEN REER WAQOOYIGA CIRAAQ.
MY SISTER YOU DO A LOT OF RESEARCH AND I CONGRATULATE YOU BUT I WOULD LIKE TO TEACH YOU THAT SOMALI COMES SAM-AL OR SAM AL, THEY WERE THE INHABITANTS OF NORTHERN IRAQ
Walaalo we are the original people. Sobobtaa ayaynu luuqadihii hore ee qadiimiga ahaa aynu iskugu dhawnahay. Btw Aramaic waxaa wali lagaga sii hadlaa tuuloyin yar yar oo Syria ku yaal oo dad Christians ah ku nool. Dad aad u yar baa ku hadla. Haday markaa dadkaa la heli karo, waynu is barbar dhigi karnaa 2 da luuqadood
Blackman da traveler waxa uu soo dhigay muuqaal uu kagag sheekeynaayo dadka madow ee Basra/Ciraaq, waxa uu sheegayaa dadkaas in gumeystayaashii Carbeed ay ka keeneen dalal ay ku jirto Soomaaliya. Xanaan bal soo daawo.
We preferred oral over written history. Imagine the Quran is suppose to be memorized and transmitted to the next generation orally because for many reasons oral transmission is superior to written for preservation. The example of the preferred model of Quran transmission being oral was chosen by Allah for all his SW wisdom. 2. Oral transmission model cannot be distroyed or corrupted because one has to corrupt or distroy all those who memorized it. 3. Oral transmission model was the preferred model by many older cultures i. e., the Torah (it was to be memorized until very recently). 5. It brings cohesion and closeness amongst group or tribe because of its father to child or mother to child direct education and communication. 6. Oral transmission, because it requires memorizing, expand mental capacity of the individual & group. You Might you say, 'Why was hieroglyphics in Egypt and elsewhere needed? This, I think, because those people needed to leave legacy beyond their time specifically when they could predict their end as shown in cave paintings of which we have our own in golis mountain range in Sanaag, Bari region of Puntland and further north in Somaliland. Sorry about the length of this reply kid, you asked good question & I wanted to give you the best answer 😂.
Waxay ilatahey angu dhinac walba wan kuhoreney sida ganacsi diinta dagaalda boqortooyinka dhulkeena oo meel wanagsan kuyaal marka angu inaan umad kle afkeeda barano ama aan lafalgalno uma aanan baahneen umadaha kle baa afkeena baran jirey
Ilaahey baana mahada iskaleh 🇸🇴 💙
Ilaahay ha ku xafido halyeeyada ummadda Soomaaliyeed Hanaan, waxaad tahay iftiin u soo baxay soo nooleeynta taariikhda faca weeyn ee ummadda Soomaaliyeed.
Aad baan kaaga mahdinayaa sida taariiqda iyo dhaqanka soomaalida aad usoo nooleeyneeysid.
Way fiican tahay in laysku mahad CELIYO se waxay tahay in qof WALBA oo somali shéegtaa uu sharafka umadnimadiisa illaaliyo taariikhda xaaraanta ah ee la rando in laynagu gumaystona ee carab iyo waynaan shaqo kulahayn si waadix ah u dafirno una hurimarino taariikhdeena fog EE guunka ah
ASC Xanan adeer khayr Alla ha kaa siiyo. 1.Ancient Egyptian waa Somali. 2. Sumerian isna waa somalí. Saddexdan AF oo kalena waa ka dambeeyeen. Anigu waxan in badan baadhayey masriga.
😂😂😂😂sumerian Somali maha beenta joojy
Soomaali iyo dhulkeeduba caadi ma aha. Tusaale dariskeena 10neeyo jeer naga badan, hiil badan, dhaqaale badan oo hadey fursad helaan aan naciyeen baa kumanaan sano dhinac dhulka noo dhigin. Hadey ugu dhawaayeena iyagii baa is cuney oon taag iyo talo heyn. Soomaali Ilaah SW baa ilaashada Allahu Akbar alxamdulilah.
Salam alaykum walalo hanan.
Thanks alot for your informative programs and as a somali hoyo I applaud you alot because it will allow the future generation to know about their ethnic history. The history of somalis is very fascinating especially it's link with ancient Egypt. There is alot out there which are yet to be discovered but it is a blessing for Allah's wisdom to guide us to Islam.
I can understand where you are coming from when it comes to our language because it was shocking for me to find some interesting similarly between somali words and Scottish celtic words especially informal greeting words
Somali informal greeting words- say ta hay- celtic- day ta hor and even saying yes both somali and ecltic is Haa. How did this similarly come about ?
Walalo hanan
Somalis were able to keep their language because foreigners invasion was not successful in Somalia and our forefathers did not allow intermingling with other cultures and this kept the language and culture intact. This is why Somalia is in the Arab league but Arabic is not the national language.
Thanks wllo Sida marwalba no update gareeso🥰🥰🥰
Somali is very old language and the Somali dna 🧬. Thank you for sharing this information it confirms what I always believed.
There's many somali dna
The Sumerians of the past, modern day Iraq came from East Africa and were the Hamites. Also there was a king of Babylon also modern day Iraq, named MARDUK which in Somali language means “once buried”
Waaaw taariikh
Thank you ❤
Stop your bullshit , their statue are their in Iraq and you can clearly see their faces they had completely different features from Somali or any African
@@AtlasAtlas-r6s you’re responding emotionally, what I’ve stated is backed up by anthropologist and archeologist.
@@Myo-v1k but why I need archaeologist when I see everything with my own eyes، you can see all sumerian ancient civilization, you can see their faces on walls
Wow, this is amazing. Thank you. Sista💓 Aventis.
Afkeena iyo dadkeenaba Ilahaay, ayaa. Badbaadiyey. Ee aan awooda saarno aynudhaqan keena iyo luuqadeenaba sidii aynu u'ilaalino. Dagaaladana aynu iskadeyno. Oo yaynaan cidkale ku aaminin
Hanan, Ilahaay, Cadawga haka indhasaabo weligeenba waxa laynagala dagaalamaye inaaynu ogaano inaynu nahay dadkii asalka ahaa. Dadyoow gaasna inagay luuqadaas inagalahareen. Ee waxa tariikhdeena qarinaya waa kuwatariikhaha qora.
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 والف بين قلوبنا يارب العالمين
مرسي يا أستاذه حنان
Allaha kaa Ajar siiyo. Aniga ra’ayi ahaan afka soomaaliga waxaa nooleeyay culumadeeni iyo suugaan yahanadeena
Culumadii oo diinta af soomaali inoogu turjuntay iyo Gabayadii iyo maansooyinka taariikhda naloogu soo gudbiyay lkn hada ayaa dagaal lagu hayaa allaha naga qabtee
@@AbdiAddey 100% Dagaalkii afdumis iyo isirduug haduu nahayaa ee Alle SW hanaga badbaadiyo. Inkiraada isirka diintu ma ogola, tusaale ilmo aadan dhalin magacaaga mssiin kartid.
Abaayo ku gulayso wanagad wadid iyo dadaalkagaba luqadena waa qadiimi ee dadkenaa larabaa inay ilaaliyan
Somaliya hanolato hana gulaysato 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
Illaahay ayaa na badbaadiyey
Mashallah good piece of research sis..i always suspected that our language was semetic and related to some way to Aramaic and sumerian but its hidden knowledge because of white washing history. Hanan walal luuqada somalida waxa la yirahda wa kushetic. Somaligu ma kusheticba mise semetic because faracinta aafkoodu wuxu aha Semitic. Hadana waxa laysku yirhada afro Asiatic aaf aafka Semitic iyo kushitic marka noo kala faahfahi maxay ku kala duwan yihin ?
Waan ku tageraa wll xanan wa aa tahay qof u istaagay umad dhan jiritaan keda oo ka difaacayo beenta meelahaa lawareejinayo hadday dowlad jiri laheed way kula shaqeen laheed marna haka cajisin inaad umadada difaacdo sabbtoo ah waxaad hesaa tariikh aysan heen dadka sheegta madaxya waynta dhaqanka iyo dowlada allah haku barakeeyo wll❤❤
Waxaa lumiyey luuqadahan kale shacuubtoodaa la qabaaday oo ladhaxal wareejiyey,inaguna waxaan ahayn had iyo jeer kuwo ku salaysan diin iyo aathaar qofku haduu diin ku tiirsanyahayna ,malumo ,dhaqan ahaan iyo luuqad ahaan intaba.
Wnen prophet musa saw fire,he called it Dab
Where i can find
Waw that's intresting where is the information where can we find it?
Asc hanna luqadan somalida waa luqadadii firaciinda hore baritano badan an subiyey faraciinta luqadoda waa somali clear ah uu qof walba oo somali yaqan uu fahmi karo marka dadyow kale ayaa amahday sida kuwan oo kale iyo arabta sida moos tufax iyo erayo kale oo badan
Waa sax abaayo , waayo soomaaligu afkiisu waa qani. 🇸🇴❤️🇸🇴❤️👍🐪
Maanshallah quruxeey waa cajiib
Hanan ayaantaan intee ka baxday tarikh malab ah ayan kaa faideystaa allaha ku xafido
Allaha ku xiftiyo Hannan sidad somali badbad’adeda ad ugu taagan tahay❤
xannaan aadaa u mahadsan tahay kaalin muhiimaa noogu jirtaa ilaaheey haku xafido❤
Man Shaa Allah wll Allah hakuu xafido
In lana dhex gali rabo ayaan u arkaa waa yahan soomaalida taariiqda hala noo qoro
اللغة الأمية هي التي ولدت اللغة العربية
كلامك صحيح مية بالمئة
Howlo badan ayaa iga dhaco oo cilmi baaris ma samayn karo lkn Allahu aclam ayanku soo gaabsanaa anoo horay u maqlay macluumaad ilaa xiligii daadkii nabi Nuux aha oo ay Somalida ku xusuntahay.
Masha allah,waxaan aad iyo aad la dhacay hab barista ee xanan istacmasho ona ah habka kaliya somli tariqdeeda wax loga fahmikaro..........luqadaha qadiimka ah ilaa iyo hada lagu hadlo waxaa ka kow ah TAMIL IYO SANSCRITO oo ila iyo hada logo hadlo India,sir laanka ayakana dhaqamo badan iyo hadalo badan aan wadaagna.
Maashalaa Alle haku xafido walaashayda soomaliyeed Afkeena hooyo waaa Asalkii illahay ayaa Mahad iska leh
Shaqoo wacaan walale jazakallah ❤❤❤❤❤
Waa run seddexda ereyba waa af Soomaali oo ah Afka Soomaaliga asagu dhalay intooda ka sii badan oo uu wali raad ku leeyahay Afika Aasiya iyo Europa oo dhami
كل الغات البشر مرتبطة ولها مصدر واحد الله قال في القران" وعلم ادم الاسماء كلها""
Masha allah abaayo allah ku barakeyo allah ku xiiftiyo hor usoco
xANAANEY ABAAYO KHEYR ALLAHA HAKU SIIYO WAXAAD NA BARTAY AQOON AAD UWEYN
Maashaa Allaah , Weynow Abbaayomacaan. Aamiin , Aamiin , Aamiin .
ilaahey ha iska kaadaayo jiroo joog abaayo❤❤❤
.waad.mahad.san.tahay.guuleyso.insha.allah
Shaqo wacan sister
Sheekh osman faruq,
Hanan aad aya uu mahadsan tahay aado kale oo badan aya rajen iney so baaxan Taarikhda Somali iyo Afka Somali iyo Dhaqanka Somali iyo magacayad Somali wa ina ku faan oo hormarin sii eey uu si jiran kumanan sano oo dhaanbe
xanan waan ku salaamay abaayo ❤❤❤❤
Wa xaqiiq luqadeena in ay qadimi tahay mashalah abayo macan noo sii wad cilmi baristada ad ban uku qancay walhi xita immigration waxan filaya in ay tahay af somali maxa yelay I imow an ku garte isku qabo tana ino sobaar abayo qali
السلام عليكم hanan war cusub so baxey shaley ban ka arkaaye tiktok AHRAAMAADA waasheko sheet laga so bilawo nabi box yacni waxan ka wada faraacinta xiligi aadan bey jirtey shakli ahan
Jazakallah kheir
Aramaic waa luuqadii ciise Alayhi masalaam
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay 😊😊❤❤❤😊
Hanan, waa in aad academic scientific research papers inaa qortid, si arintan loogu furo dow looga hadlo oo dib u eegis loogu sameeyo sooyaalka la afduubtay ee soomaaliyeed. Waxba tari mayso inaad video yar kaga hadasho kolba. Structure your ideas and form a counter argument that challenge old conventional narrative. You can do that in Sweden where there is very good resource and support for academic language research. Kom igen Hanan!
Walaalo, aramiya ama arami (English Aramic) maaha ee sax u dheh. Waa Aramaic/arameyak. Waa luuqaddii Nabi Ciise Caleyhi Salaam iyo dadkiisii. Waa run weey baaba’day oo maanta laguma hadlo.
Luqadaha lagu hadli jirayn umaddah naga sii horeeyay Dhamaantood way dhintayn
Sidaa Aramaic Assiyriya Akkadiyaanka giciska kushitiga
Xasaan wall faraas nooraadi dibayaan unooleeyneeynaa waxaan ubixineeynaa xanaaniya
Libaaxad mufakirad ah mahadsanid
Ereyga ugu danbeeya waa Af-soomaali qumanaan weeyeh oo uu ka qadaa
Mashalah
Waxay ilatahay suugaanta iyo gabayada inay ku badbaaday
Iyo Alle SW oo na ilaashadey.
Aad iyo Aad ayaad u MAHADSAN TAHAY...
Ada baan kuu salaamaya barnaamijyadaada ada ayaa u xiiseyaa wada ku mahadsantahay waxa doonaya in aan ku xsuusiyo magaalo ku taala Suuria oo layidhaa معلوله in lagaga hadlo luqda aaraamiga imika
Masha Allah jazakallah🥰🥰🥰
Mansha Allah walashay waxad haysa shaqo fican
Aba luuqad walba wa lagu isticmala hindi urdu farsi and african languages
Maasha Allaah waa mahadsantahay waa gabadha kaliya ilaalisay oo aruurisay taariikhda Soomaaliya xataa nin gaara oo u yaqaana sideedo kale ma hiro. Ani waxaa ila fii can in maktabad loo furo ayey ku aruuriso ttaariikgda asalkeena..
Kusoco
Walaasheey waxnafahansii
Mahansanid walaan hanan
Wankusalamay abayo codkaga marwalbo waa gabanyahay wax yar kor uqaad
Mahadsanid
Waaba somaliye oo aan car ismarinin waa waray.
Aabe is also Arabic"Abaa"
@@CmonNowTellme abaa and aabe are different aabe it's soomaali exactly
Father/ adeer/ mather, intuba iyo deero oo deer ah afka Ingiriiga waa hal isku hal raad ama asal afka ahaan, teeda kale af Soomaali waa af luqadaha waaweeyn ka buuxaan ereyadiisa iyo naxwahiisaba oo Afrika, Aasiya iyo Europa meel waliba lagu arki karaa
E12 B1 ka waran somali miya
Asc Good work my dear sister❤
Sister Mashalah ilaahey ha ku xifdiyo aad baad u dadaaleysaa oo shaqadii nalaga wada rabey ayaad keligaa u istaagtey, oo wax badan oonan ogeyn ayaad noo iftiimisey. Marka taa lagayimaado , hadaad fursad u heshid waxaa jira kalmado badan oo aan isleeyahey waqti dheer ka dib wey is badaleen, kuwaasna waxaa la mid ah sport aan iska dhaadhacsiiyey iney u dhowdahey isbuurasho ama is korfuul, sidoo kale kalmada naag oo iyadana u dhow nagging ama muran (xumaan kama wado) laakiin muran iyo dumar xoogaa waa la isku riixaa. Maxey kula tahey adigaa taariikhyahankeeni isdirey ahaaye. Mahadsanid markale.
Ani wxaan kugu talin laha quruxey in aad safarto aad dal mareen noqoto SI wax bdn aqoontada u siyaadisid❤
Good to know
Masha allah ❤
Waa laysku Dayey in Luuqadeena la Bedelo oo waliba Carabi loo bedelo waxay isu Bedeli wayday Luuqadeenu u dhiman wayday Asalkii baanu nahay
Wqxaan jooogaa sacudiga🎉
Sida badan ummad walba sida ay daris u yihiin ayey luqadooda isku dhawdahay.. Af Asiiriga iyo Armeniga ma dhimman ee wuu tadawuray ( mudo dheer dhallan rog ku dhacay) sida caadiga,, Af-soomaaliga lagu hadli jiray 1000 sano ka hor maanta wax yar ayaad ka fahmi lahayd ( eeg Beejaha .. Redinle iyo Oromada) xitaa af-maay-maayga.
Dad afrikaan ayaa ka tagay East afrika (200, 000 ?) sano ka hor oo aaday bariga dhexe iyo Europe ka dibna adduunka ku faafay ... ( Dadkaas waxay ahaayeen guruubo yar yar oo marar kala duwan gudbay) Afafka hadda jira way isku labmeen diimaha iyo dhaqan iswaydaarsi awgeed .. anaga erayo badan oo carabi ayaa soo galay luqadeena diinta carabiga noo keentay...anaga (ama dadkii daganaa markaas Eest afrika) erayo aan u gudbinay way jiraan... Luqado dhintay way jiraan oo aad tiro badan, dadkii ku hadli jiray oo dabar goáy ama saamayn af-kale ku yeeshay...
Af-soomaaliga sababta uu dabar goí waayey waa in ay jiraan dad badan oo ku hadla... dawlad sidii tii SIyaad Barre oo sii xoojisay, qortay... iwm,,,,
Sis yaa lakugu qoslin luqadas weey ka horeysey luqada somaliya ayada melaha ka soo qadatey yaa laku dhihin keen cadeen
😇
Wxy ilatahay in luqadeenu ey qadiimi tahay dadkuna ey kafarcameen bariga africa
Luuqada soomaliga waa badbaadiyay gabayada
Abayo hanan dadka nutifianka yayhiin ma somali ba or are they related to us in anyway? Ma dad somlia uhajira ba masa ayaga ka so hajira Somalia?.
Waxaan joogaa sacuudiga taariikhda islaamka ayaan barty waxaan ii fududaaaty inaan wax bdn caalmaka ka ogaado sida dagaalkaan maanta dhacaya faris iyo ruum lkn dadka ay moodaan israa'iil iyo iiraan marka waxaan jeclaan lahaa inaan iskaashana wxii talooyin ah iyo wax diyaarin ah in. A
Waa af or oral soo dhaafay iyo maxaad hadhoow oran walaal😂
Wax mac quul tiktok ku sodira😊
Hanan afkena waxa badbaadiyay awoowayaasheen marka anagana waa markeena haduu shaqeenaayo maanka meerkaleh waxaa ladoonayaa in soomaali uunka lagatirt balsa uunkii wuxuudhahay dadkaani iyo afkooda waa afkii aabe adam nabad dushiisa ahaatee
Walaahi abaayo aad baad u qaldan tahay in badan. erayada luuqada soomaliga 50% ka badan waa Carabi la yaabna ma lahan oo umadaha diinta islaamka haysta luuqadahooda sida Af Urduu ga iyo Af faarisiga carabi baa ka buuxo in badan, luuqada carabiga waa saamiyiinta luuqadaha leysku dhaho araamic iyo suryaaniga bey isku dhaw yihiin. Lkn anaga waxaa isku dhaw nahay xitaa dhawaqa oo erayo badan iska leenahay af oromada iyo canfarta
I bet you didnt hear the journy back twice
3:38 his not white but he born in the Pakistan but grown up in USA . He become Muslims maybe in age 20s . mashallah he have lot of knowledgeable of Christian n Muslims because he grown up Christian household 🏡
Waxaa keenaya in luqada somaligu badbaado. Somalida oo ka mid ahayd the ancient world luqadahaas iyo shucuubtaa baaba'ay ayaaba ka farcamay. Waxaana keenaya somalida oo jasiisrad u eke degena closed society ahaa ahna weli walow hada burburkii la dhex galay.
Sidoo kale maadaama dadka aduunka ugu qadiimsan oo DNA-dooda tahay mida ancient world ka farcameen waxay tilmaameysaa in iyagu superior ka haayeen caalamul qadiim oo oo kii xooh badan midabbkuu doono hala haado la adoonsan jiray taasna dhalisay in dagaalyahanka dabiiciga ah ee hada yihiin develop gareeyaan iyi maahmaahda dagaal gondahaaguu ka dhashaa iyo iyonmarkey isa salaamayaan ii waran iyo waa nabad dad dagaal iyo weerar u jooga mar walba. Xitaa marki danbee ee tribak society noqdeen xadaaradii Macrobia iyagaa dagaalyahanimadii iskula laabtay kala nabad geli waayey lakin sababty scarce resources baa isu geyn jirey ilaa hada waa sidaa lakin cadaw banaanka ah mid bey u ahaan jireen ilaa hadana waa sidaa.
Maasaama goob wadnaha aduunka caalam qadiim ku yaaleen ganavsiga dafka laga bartay ama la dhihi karo quruumihii u horeeyey ee insaan ah ee in badeeco badeeco kale lagu badasho bilaabay ka mid ahaayeen waxay xiriir ganacsi la kahaayeen dhamaan ancient world china indiansubcontinent Arabia iyo yurub. Taa macnaheeda oo ah on dhaqanka iyo waxay kala yihiin cirqiyadooda sidey u fakaraan kuwa dagaal qaadi kara ka awooda leh ka aan lahayn caalamkii hore oo dhan ay yaqaaneen sidoo kakena somalida loo yaqaaney in dad superior ah ahaayeen dhan dagaal iyo dhan dhaqaaleba vlised society la dhex geli karin lagu milminkarina ahaayeen factors kaas oo dhan baa keentay in luqada somaliga iyo dafka somalida oo caalamkii qadiinka ka soo haray weli sidoodii yihiin dhaqan iyo afba lana nool yihiin caalamkan casriga ah. Taadiikhdooda runta ahse r.galbeed oo taariikhyada caalamka qoridooda uga faro dhuu dhuban shucuubta kale ee caalamka taariikhda qadiimiga ah ee somalida waa qariyaa ama in buu sheegaa ama waa ka been sheegaa
Afkeenna Soomaaliga iyo Afafka laga hadli jirey dhulalakaas Siiriya, waxyaabo way waddagi karaan, balse luqadina kama iman luqad kale.
WALAASHEY WAXYAABAHA CILMIGA BADAN WAAD SAMAYSAA WAANA UGU HAMBALYEYNAYAA LAAKIIN WAXAAN JECELAYAA IN AAN KU BARO IN SOMALIYEED SAM-CAL AMA SAMACAL IIMAADO OO AY AHAAYEEN REER WAQOOYIGA CIRAAQ.
Somalida maantaa waa dad daka uguliita aduunka.waxa aniga waxaan kaseecan waayay ninkii cumanka kalahaa kusoodhawow dhul kii aad lahayd
MY SISTER YOU DO A LOT OF RESEARCH AND I CONGRATULATE YOU BUT I WOULD LIKE TO TEACH YOU THAT SOMALI COMES SAM-AL OR SAM AL, THEY WERE THE INHABITANTS OF NORTHERN IRAQ
Walaalo we are the original people. Sobobtaa ayaynu luuqadihii hore ee qadiimiga ahaa aynu iskugu dhawnahay.
Btw Aramaic waxaa wali lagaga sii hadlaa tuuloyin yar yar oo Syria ku yaal oo dad Christians ah ku nool. Dad aad u yar baa ku hadla.
Haday markaa dadkaa la heli karo, waynu is barbar dhigi karnaa 2 da luuqadood
TH-cam ka daawo
Luqadii u horeysay ee Nebi Adan ku hadlaa waxay ahayd luqada Somaliga that means luqadaha oo dhan ayaa afsoomaliga ka yimid 👈👈👈👈👈
Nag wa baratay
Somali is alive because we weren't conquered like the rest.
Blackman da traveler waxa uu soo dhigay muuqaal uu kagag sheekeynaayo dadka madow ee Basra/Ciraaq, waxa uu sheegayaa dadkaas in gumeystayaashii Carbeed ay ka keeneen dalal ay ku jirto Soomaaliya. Xanaan bal soo daawo.
Afka koreanka xitaa Father waxay dhahaan Aaba
❤❤❤❤❤❤
I have question how come we don’t have writing ?