Somalida ma adoon baa haday carab ku abtirsan ?!!🫢🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 404

  • @abdihashi6569
    @abdihashi6569 4 หลายเดือนก่อน +19

    You are a real fighter may Allah bless you

  • @bashirmohamed9312
    @bashirmohamed9312 4 หลายเดือนก่อน +30

    Caasimadda Soomaaliya sidee bay isgu qabsan karaan Carab, Iiraan iyo Burtigiis? Waa su'aal sax ah.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 4 หลายเดือนก่อน +6

      Iiraan iyo carab muslimnimo ayaaba lagu soo dhaweeyay laakiin boortaqiis soomaali meel kama soo galo.

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 4 หลายเดือนก่อน +15

    تقريباً سورين اللي اجو هلا بعد ٥٠٠ سنة رح يقولو احنا اصل وجبنا إسلام!!!!

  • @lail111
    @lail111 4 หลายเดือนก่อน +25

    waa traitors wa in wadanka laga rafa kuwan somali nimada ka fanyia wana arkay documenraiida dhigu igu kiciye.

  • @popular7493
    @popular7493 4 หลายเดือนก่อน +16

    اللهم احفظ الصومال أرضها وشعبها وامراءها ❤

    • @Wassup309
      @Wassup309 4 หลายเดือนก่อน

      @@popular7493 لابارك الله ولاحفطه الله على امراء لم يعرفو قد أممتهم.
      لابارك الله ولاحفطه الله على امراء لم يصون ولم يذد عن عرض أمته.

  • @onthenext108
    @onthenext108 4 หลายเดือนก่อน +14

    Abayo thank u may ilahi bless you,and protect and guide you and ur family a THOUSAND TIMES!! amiin ❤🤲🏽

  • @dirie1000
    @dirie1000 4 หลายเดือนก่อน +22

    Odaygaan waddanka ha laga tarxiilo , meeshuu rabo iyo yamanta uu sheeganayo ha aado , yamentii runta aheyd iyo Siriyiintii ayaa maanta somaliya nolol kasoo raadinaya , marka odeygaan ha baxo .

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 4 หลายเดือนก่อน +2

      Odeyga keligii maaha doqonimadan dad aad u sok qaxday doon igu timid nolol ka heshay ku soo dhoweeyey muslim ahaan dhulkooda hadana yaseysid waa adooon iyo waa cantar iyo anaa original keligii ma aaminsanaa umadahan uruuriska ee Asia isaga yimid yementa u badan ee banaadiri u bixinay iyagoo dhan baa waxaa aaminsan dalkana ma aqaan dad xiqdiga iyo nacaybka intaa le'eg kujira sidey iyaguna ugu noolaan karaan ileen qalbigaaba ku bukee dadka aad la nooshahayna kuu hayn karaan. Tusaale Anigu xiqdi intaa le'eg hadaan somali u hayo iyagoo daljooda igu soo dhoweeye anoo qaxooti ah oo yemen ka imi ama iran ama india waan isaga tegi lahaa waayo dadkii aan u imi ayaaban xiqidi iyo xaasid iyo yasid ku hayaa qalbigaaba i madow marka mey isaga tagaan oo yementaaa ay ku faanayaan ee ka yimaadeen ku noqdaan yaa ka hortaagan wax xiqdi noo haya oo iyagoo masaakiin ah hadana na yasaya hadana nagu dhex nool iney naga tagaan anagaab rabna ducaan ugu dari lahaynba. Cajaaib burburka somalida ilaahay umadado badan muslin sheegta buu ilaahay baray

    • @dunjanuur277
      @dunjanuur277 4 หลายเดือนก่อน

      Burtaqiis ma gumeysanin Soomaaliya Herta taa lasocda iska daayaa jaahil nimada dagaal buu nugusoo qaadey qaana iska difaacney Mar wuu nagaadey marking dennes waN sugeyney

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 4 หลายเดือนก่อน +25

    Xamar waxa loogu bixiyay Magaalada Xamar waxay ahayd Xamar waxay caan ku ahayd geedka layiraahdo Xamurta oo illaa iyo hada dhaw magaalada laga heli jiray sidii gobka oo kale.

    • @musalaofficial3137
      @musalaofficial3137 4 หลายเดือนก่อน +1

      Sxp kaliya sidaas kaliya looguma bixin magac xamar magac xamar waxuu kubaxay mid ka mid ah fardaha ee heysteen boqortooyada ajuraan iyo hiraab oo la dhihi jiray xamar ayaa loogu magac daray magaalada xamar

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 4 หลายเดือนก่อน

      @@musalaofficial3137 Hiraab baa Boqortooyo Laheeyd? Allah Yaa ilaqosla. Dad boqortooyooyin ahaa Isbaaro madhigtaan mooryaana maahan Iyo Alshabaab.

    • @TataAbdi
      @TataAbdi 24 วันที่ผ่านมา

      ​@@Cici_mimiwaxaas faqash bari weyn ka ahow😂😂

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 4 หลายเดือนก่อน +15

    GEESIYAD GEESI DHALAY GUULAYSO ALLAAHU MACAAK

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 4 หลายเดือนก่อน +12

    Abaayo waan kusalamaya waanaan ka xumahay in sacadan wadankee laysku haysto oo laku abaal dhaco❤️💯

  • @ahmednuurow9256
    @ahmednuurow9256 4 หลายเดือนก่อน +8

    Walashey guleyso
    Allaha ku xifdiyo dadaalkaaga sii 2 jibaar anaga garabkaaga ayaa ahay
    Somali somaali baa leh ❤

  • @amalosman13
    @amalosman13 4 หลายเดือนก่อน +6

    Hanan thank you for sharing ❤

  • @tasneemmohamed8524
    @tasneemmohamed8524 4 หลายเดือนก่อน +4

    جزاك الله خير اختي حنان وفلم الله بكل خير

  • @Wassup309
    @Wassup309 4 หลายเดือนก่อน +40

    الحتلال العثماني للعرب خرب عقولهم والان جاء واحد عربي سوري ينشر العنصرية في الصومال 🇸🇴.
    اي بالله الترحيل واجب.

    • @رشد-1
      @رشد-1 4 หลายเดือนก่อน

      لا تقل العثمانيين محتل 🙄لاراض المسلمين بل يحمونها من الخطر البرتغال كخلافه الإسلامية

    • @رشد-1
      @رشد-1 4 หลายเดือนก่อน

      Qilaafadda islaamka ha ugafin crabtaan waalan intaa u jeedid 🫡🫡

    • @reemreemo21
      @reemreemo21 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@Wassup309 ليش تلوم السوري فقط المفروض تلوم نفسك وكل صومالي أصيل لأنهم كرماءوطيبين يرحبون بالصالح والطالح المفروض الحكومة لو في حكومة ووحدة وطنية تأدب هل عاهات المستديمة أو تعطيهم قوارب يرجعو بيها لبلادهم هذا لو في بلاد او شعب يتقبلهم اصلا.

    • @Wassup309
      @Wassup309 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@رشد-1
      حبيبي لما تعتدي حرمة بيت ووطن مسلم فأنت محتل وغاصب يجب محاربتك مهماكان الثمن

  • @abdirahmanibrahim322
    @abdirahmanibrahim322 4 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanid Hanan, mushkilada dadka Somalida haysata waa jahli ma fahmayaan nimankaan edeb darada iyo macluumaadka khaldan ee ay faafinayaan, dowladii wadankaan Ka masuulka ahaydna waxay ku mashquulsantahay dad somali ah oo dhintay iyo qabuurahoodii sidii loo faagi lahaa oo loo gadan lahaa, lkn adigu haka daalin shaqadaan fcn oo aad qaranka U haysid iyo iftiiminta xaqiiqooyinka.

  • @MaHi-qy3xd
    @MaHi-qy3xd 4 หลายเดือนก่อน +4

    If these Arab wannabe claim they are not from the horn(Somali), they should go to their supposed homeland. They are spreading division,confusion and identity crises.
    If they are not the natives,
    they should respect the land and the people they live amongst who are the original inhabitants( Somalis in this case).
    Thank you Hanan as always.

    • @AbdimajidGuhad
      @AbdimajidGuhad 4 หลายเดือนก่อน

      They can if they come more in numbers like Jews 😊

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 4 หลายเดือนก่อน +4

    War somaliyeey gabadhaan Madax halaga dhigo ayada iyo kuwa lamitkaaba

  • @MaxamedAbdi-m8r
    @MaxamedAbdi-m8r 4 หลายเดือนก่อน +6

    Maanta haddaan power heli lahaa map Google dhan waa ka saari lahaa carab iyo wixii dabasocdo brother and sister proud be to Somali 🇸🇴 who is carab war yaayaqaanow 😮

    • @salwa.goddes
      @salwa.goddes 4 หลายเดือนก่อน +1

      Isku fikir nahay , xaqiqdi wey liitan 😂😂

  • @rania-ng1kj
    @rania-ng1kj 4 หลายเดือนก่อน +14

    Waanku salamay hanan ❤
    Reer xamarkaan waa in dabada looga dhacaa uf wadanka in laga saaro bey tageysaa wlh bal waxeey ku hadlayaan arka

    • @MohamedHassan-xb9lt
      @MohamedHassan-xb9lt 4 หลายเดือนก่อน +2

      Ha laga saaro wadanka dhamaantood, waa wasaq

    • @maryamhassan4846
      @maryamhassan4846 4 หลายเดือนก่อน

      Dabkay shidaysay belaayaday waday baa durtaba idingaadhay musiibo idinku dhacday hadaad muslimiinta dhib loogaysto acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim yaa qarxiya xamar kudaafad baa tihiin bilaa diina jahanamaa idin sugay . Dadkan wadankoodi bayjoogaan halkaasay inala leeyihiin meelay ku socdaan majirto.

    • @abaahmed1463
      @abaahmed1463 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@maryamhassan4846imaraad aya qarxiya qarxiya wadanka, Sidey u burburiyen yaman iyo Sudan o kale.wayo sahyuniyada carabta ayey noqden.Marka wixi cunsuri carbeed ah wa iney laga tarxila Somalia. Dagaalka figriga Somalia lagu wado. Wa in laga hortaga. Dadka cadad ee Somalia Ku nool wa Somali, wadankana lagama xigo.

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ka saara nacalla

    • @G112-s2p
      @G112-s2p 4 หลายเดือนก่อน

      @@maryamhassan4846 naacda jooji waan in la idin soo jeestaa , khatar sax ah baa tihiin , dadkana wadankoodii ma joogaan oo afkoodaa marag u ah waa in ay laabtaan

  • @abdinaasir6238
    @abdinaasir6238 4 หลายเดือนก่อน +5

    waa hubaal gabadhu waa wax ugu mudan ee lagu farxo waan ku salaamay boqortooyo

  • @off473
    @off473 4 หลายเดือนก่อน +4

    Reer Sheekh Suufi annagaa ah Ciraaqna ma nihin ee Somali 100%

    • @knowyourhistory6242
      @knowyourhistory6242 4 หลายเดือนก่อน

      Qashin baa tahay sheikh sufi asiga ku abtirsaday abu bakar al qaffal al shashi. Marka wacel uu bila asal aa iska dhigtay. Mise waxaa tahay jerertii la toleyey.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 4 หลายเดือนก่อน

      @@knowyourhistory6242 Idinkaaba sinji laheeyn guurkiinana banaaneeyn. Waa In la idinkasaaraa Waddanka.

  • @alijama8712
    @alijama8712 4 หลายเดือนก่อน +41

    والله تناقض الأرض يقولك ان من سكان الأصيلين ونفس وقت هو mix من 3 عرقيات والله احس سياد بري اخطأ انه حطنا مع جامعة الدول العربيه و ضروري دولة تتحرك وتحط لجنة تاريخ ويحطو قانون اذا ماتحترم بلد أو تقليل من تاريخ صومال ينفى الى يمن ويسحب جوازة .

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 4 หลายเดือนก่อน

      Siyad bare meeshan eed kuma leh. Dadka ogolaadauy in Asian-kan doonyaha ku soo qaxay dhulkooda yimaadaan ayaa khaladka leh. Jaamavaxa carabta wax yuhudi sameysay weeye carabi xitaa waxba ka ogeyn somaliyana jaamacada carabta carab ahaan looma gelin arimo siyaasdeed ama geopolitic ah ayaa loo geliyey waxa looguu yeero jaamacad carab oo carabta laftoodu naclad ku ridaan waxay tahay hadaad weydiisana ma naqaan ku leeyihiin. Marka dadka Arabia ilaa Asia iyo indiansubcontinent isaga yimi banadiri loogubyeero marhadey ciraaq iyo yemen iyo iran baan ka imi iyaga afkoda ka leeyihiin oo somali isu aqoonsaneyn oo dafkii ay u soo qaxeen yasayaan adoomo u haystaaan simply dhulkoodii iyo ciraaqdooda iyo yementooda haku noqdeen. Quruun sinjiyadahooda la aqoon Asia isaga yimi oo intay noo yimaadeen iyagoo wrliba baahan qaxooti ahaa doonyo ku soo haajiray na yadaya hadana xiqdi noo haya amnigeena qaranka bey khatar ku yihiin.
      Mid umadahaa banadiriga ka mid ah oo video iska duubay tiktok baan arkay leh Alshababku anaga waxba nama yeelin miskiinkii shaanshiga weeye dhahaan.
      Shabab oo aragagixiso ah oo hada wakhtigan dadka u dagaalama 90% ajaanib yihiin oromo kenyan tanzanian iyo balaayo u badan yihiin somalidu afar qof oo dhalin yaryar oo xabada la isaga dhigo ka kooban beel somaliyeed oo cafiyeen majirto gaar ahaan bartamaha iyo koonfhrta somaliya.
      Marka adoo shanshsi ama banadiri magacaad doonto isugu yeer hadey aragagixisadaas waxba ku yeeli weydo yeeli weydo ama iyagaad toos uga mid tahay ama waad la shaqeysaa.
      Shababkuna cid walba oo cadaw ku ah somalida waa shaqaaleysiinayaan sida kenyanka iyo oromadu hadaba ciidankanu dagaalama iyaga yihiin cid walba oo xiqdi iyo cadaawada u haysa somalida ama shaanshi ahow ama orom ahow. Marka shacabka somaliyeed dawlad ka hadli maayo jabhado wadani somaliyeed beel walba leh in la sameeyo oo waa in shabab volcano ku qarxay iyo inkale kala garan waayaan oo laga coreeyaa dalka federalkana wax kaalmo ah aan la weydiisan shacabku ciidanka biyo iyo cunto iyo dhaqaale la daba istaagaa.
      Shisheeyaha shabab ee aragagixisada cadawga ah ee tuulada ya tagaan xitaa calanka guba. markaan dalka ka xoreyno Amisom iyadaa bixi. Wixii cadawga gudaha ah ee aragagixisada la shaqeynayey iyadoo waxba la yeelin ader yementiinii iyo Asia-dii aad ka timaadeen ku noqda in la dhaho wreye maadaama idinka afkiina ka dhahdeen somali ma nihin cadeynta u tahay 200 sano idonloo jooga ineydaan somali dhex gelin oo dhaqan somali aydaan lahayn.

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 4 หลายเดือนก่อน +6

      الغلط موش عليهم الغلط على النسوان الصوماليات الي يتزوجون كل من هب ودب هذا الرجل تكلم بهاذي الطريقة كيف لمن تتوقع يعامل زوجته اكيد يتعامل معها باحتقار .

    • @ismailhassan-cp5td
      @ismailhassan-cp5td 4 หลายเดือนก่อน

      فصح الله لسانك وعشت دوم لوطنك الصومال... هذا الواجب يجب أن يقوم الصوماليين تجاه هذا العنصري يخلي يشوف شكله هو اولا.

    • @fariida6236
      @fariida6236 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@fatimayassin2049 تخيل مسكينه والمصيبة هي أجمل منه مليون مره ومافي فرق بين الوانهم يعني نفسي بشرة بس بحتقار قال ابني اسود مثل أمه اخد لونها

    • @Amy_omer
      @Amy_omer 4 หลายเดือนก่อน +3

      ​​@@fatimayassin2049و الله واا روونتا شوفي شكله اسود و يتكلم على عياله يقوول انهم اخذوا لون امهم و هو اصلا اسود زنجباري 😂😂 الغلط على اهالي البنات لييش يزوجونهم للاجانب ، انا لو اجيب اجنبي او عربي لاهلي بيتبرأون مني و اولهم ابوي الله يحفظه و يطول في عمره 😂 ربي يرزقني بصومالي اصلي يعزني و يكرمني آميين

  • @meaktooni
    @meaktooni 4 หลายเดือนก่อน +15

    Suriyiinta Wayne dawersadeen joogta somaliland

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 4 หลายเดือนก่อน +3

      Intaan is heesanay ayaa dusheena sheeko nagu qoranaayaan

    • @G112-s2p
      @G112-s2p 4 หลายเดือนก่อน

      @@hunnugumti3281 hadhowdiina way kibrayaan

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 หลายเดือนก่อน +1

      Chanalka cabdicasiis really ayeey u tuugsi tagaan. Hadii aan Soomaali nahay anagaa jin oo dhan hoosta soo gashana.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน +2

      kuwiinaas Somaliland sheegta amxaarka aad maanat dugasanaynaan saasuu beri diin shegnaya oo taariikhdina u tirtiryayaa

    • @Cabdimalik-bn5cg
      @Cabdimalik-bn5cg 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@Jaalejaale12idinku sooma namad eryin mantana ka xaaxaabi😂

  • @User_Gi32e5
    @User_Gi32e5 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks a lot my dear sister,this question is what most somalis people needed to know.and you got the point simply.Because,
    maxaan addoomo ugu noqonaa markaan dhulkood a joogno.maxaan xor u noqon weyney walalyal haddan somali nahay.ma nihin carab.lkn waxan nahay waxa awoow yaasheen ahaayeen.waxana marag u ah dhaqankeena iyo hidaheena iyo afkeena hooyo.buugaan rag shalay cilmiga inaga baranayey ay so qoreen aya la inagu qanciyey.oo laga been abuurtay asalkeenii.hanan Allah haku xafido.

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 4 หลายเดือนก่อน +9

    Inta dadkasi dhehen qof qabiilada somalida ah haduu dhihi laha wey isdili lahayan umad dhan iyagu isumuuqata maba arkan cidkale yaab

    • @fariida6236
      @fariida6236 4 หลายเดือนก่อน +2

      Aad iyo aad ayaan hore waxaa isku fara baxsanaaye Abgaal iyo HG anaga xamar leh iyo Maya anaga leh away hada maa qashinkan ka difaacan xamar oo cashar u dhigaan

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa wll qaali💯

    • @omarekar6940
      @omarekar6940 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@fariida6236war adaa qashin iyo qurun iyo wax ka daranba

  • @fariida6236
    @fariida6236 4 หลายเดือนก่อน +6

    Somalia Dowlad shaqadeeda qabata majirto abaayo please hala publish gareeyo markat social media ha qabsato ayaga laga yaaba inay wax qabtaan

  • @reemreemo21
    @reemreemo21 4 หลายเดือนก่อน +7

    سبحان الله بعض الناس تحب تجلد نفسها لأن الشعور بالدونية واحتقار الذات طبع فيهم مثل الشايب في اول الفيديو ناقص يدعي علينا لان يا حرام صار لونه أسمر على اساس العراقيين واليمنيين من قلب أروبا الجهل اذا اجتمع بالتخلف والعنصرية = غباء

    • @MaHi-qy3xd
      @MaHi-qy3xd 4 หลายเดือนก่อน +2

      Very true. They lack self respect and are in identity crisis.

    • @reemreemo21
      @reemreemo21 4 หลายเดือนก่อน

      @@MaHi-qy3xd Unfortunately, they hate the only place on the face of the planet that contains them and accepts their existence. If the nationalities they are proud of were accepted them, they would have left a long time ago, but they are outcasts who cover up their humiliation by insulting the Somalis.

    • @h1911
      @h1911 4 หลายเดือนก่อน +1

      و المصيبة انو في صوماليين بيور أبيض منه بكثير 🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️ قالك ابني عنتر قال😂

    • @reemreemo21
      @reemreemo21 4 หลายเดือนก่อน

      @@h1911 المسكين بعد اختلاط ٦٠٠ سنة مع الزنوج في جزر القمر قرر ينشر الإسلام في الصومال شافهم يعبدون أفخاد النمل الأحمر قرر يكسب فيهم ثواب بس غلط غلطت عمره لمن اتزوج من صوماليه وخلف منها عنتر فلا تعتبي عليه الراجل مجروح في الصميم.

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 4 หลายเดือนก่อน +11

    Carab iyo Iiraan Xamar ma maamuli jirin ee wey tuugsan jireen

    • @AxmedMaxamed-fr8yv
      @AxmedMaxamed-fr8yv 4 หลายเดือนก่อน +1

      Tuugsi kulaha adeer carabtu Africa tuugsi Kuma iman ee awood ayey Ku imaden😂

    • @AxmedMaxamed-fr8yv
      @AxmedMaxamed-fr8yv 4 หลายเดือนก่อน +1

      @xasansalad7014 adeer carabtu Africa tuugsi Kuma imana iyago diinta faafinaya ayey imaden😅

    • @AxmedMaxamed-fr8yv
      @AxmedMaxamed-fr8yv 4 หลายเดือนก่อน

      @xasansalad7014 subxanalah adaba imika diinta kabaxe xageed umad dhan oo Muslima yahuud ugu sheegtay 🙆

    • @EsraMahumud
      @EsraMahumud 21 วันที่ผ่านมา +1

      ​​@@AxmedMaxamed-fr8yvwey kashaqeysan jiren noolahay raci jiren😂😂😂mida kle carab hade awood leyihin rabigi abuurey kumey casiyen yahuudna mey cabudeyn😢😂wakuwa udaba dhaqaya e xaranka sharafta leh kuso dhaweyey nijastii😮

    • @AxmedMaxamed-fr8yv
      @AxmedMaxamed-fr8yv 21 วันที่ผ่านมา

      @EsraMahumud adhi kulaha dad kaa ilbaxsan ayey ahayene ma adiga ayaa adhiga uraaci jiray ilayn carabtu markay Somalia timid ayuunbay somalidu ilbaxde 😄

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 4 หลายเดือนก่อน +1

    حفظك الله ورعاك الله اختي حنان 🤲🏻😇💯🫂🫡😇

  • @kamalaouale4911
    @kamalaouale4911 4 หลายเดือนก่อน +2

    I am sure somali people has never been sloveis they were warlords ever againts the colony and heroes on all their lives🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 icha allah

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hanan Habo dawlad majirto howshan waa howl dayacan Xasbunallaahu wa nicmawakiil 💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @musalaofficial3137
    @musalaofficial3137 4 หลายเดือนก่อน +2

    Magac xamar waxuu ku baxay mid ka mid ah fardaha ee wateen ama heysan jireen boqortooyada ajuraan iyo hiraab ayaa la dhihu jiray xamar waxuuna fardaha ugu caansan geeyiga somalida

  • @ZakAbdijeenihaar
    @ZakAbdijeenihaar 4 หลายเดือนก่อน +3

    أحييك يا مناضلة الوطنية. اعزك الله وعظم شأنك. واصل نضالك. حبذا لو تواصلنا كي نوحد الجهود الوطنية.

  • @عبدالكريماسدى
    @عبدالكريماسدى 4 หลายเดือนก่อน +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 4 หลายเดือนก่อน +2

    Carab ma nihin wallal

  • @Allu_Abshir
    @Allu_Abshir 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haku dhowro

  • @Redsand12
    @Redsand12 4 หลายเดือนก่อน

    Great point Hanan. It seems that we are free for others to take, abuse and steal from. Smh

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 4 หลายเดือนก่อน +6

    Waxaas somali baa laga arkay meeshan in lays asal guuriya laraba

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa wallal xamarta raqey ayaa la yiraahdaa sidoo kale.waan geed xamar laga yaqaano.

  • @highhigh7476
    @highhigh7476 3 หลายเดือนก่อน

    حقا لوكنت معه في الصومال لقدمت المحكمة هذا الرجل وأول ما اسمع الآن

  • @WarsanDhunkaal
    @WarsanDhunkaal 4 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwaan Islama Joogidoono Inshallah .

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allaah fariid wad wacyi gelinta

  • @sahroali9609
    @sahroali9609 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waad salaaman tahay xanaan. Waxaan layaabanay duula shaan carbeed oo nala dabadhigay wax ayay quurilayiih oo aan moognahay

  • @faysal5553
    @faysal5553 4 หลายเดือนก่อน +1

    ابنيتنه حنان بيض الله محياك الله يبارك في أصلك

  • @mo.buruuj8424
    @mo.buruuj8424 4 หลายเดือนก่อน +3

    Keep going wlshei wa kulasocona

  • @عبدالخالقعبدالناصر-ك2م
    @عبدالخالقعبدالناصر-ك2م 4 หลายเดือนก่อน +3

    Alle haku sharfo waad daadalaysa walaahi ceeban daremaya kanin ahaan inshallah waxan noqon kii awoodi soomali soceliya, diinta Islam kana kudhaqa dadka hore usoco ilaahay ku hoojin maayo garaadkaygi waad dhistay malin aan manta ahayn ban madal kugu maamusi inshallah ❤ from hargeisa

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 4 หลายเดือนก่อน

      Dadkaan Diinta islaamka ayaa lagu adoonsaday, waana sababta ilaa maanta Carabka diirka cad loo caabdayo Mogadishu iyo Hargeisa . Diinteeni "Soomaal" iyo ilaaheenii WAAQ waa in loo noqdo, waa sida keliya ee qofka Soomaaliga karaamadisi iyo dadnimadiisi kusoo noqonayso.

    • @amalfarah4015
      @amalfarah4015 4 หลายเดือนก่อน +2

      Hadal kufri ayaa ku hadashay ee Allah u toobat keen. Alxamdullillah inaan dad Muslim aanu nahey. Dib Allah nooma celiyo.

    • @M00199
      @M00199 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@AbdulkgaWaaq yuu ahaa hadaba diinta soomaal xagey ku xirmaysaa nio alle u laabo oo diinta alle haka been sheegin?

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 หลายเดือนก่อน

      Waaq waaa ilaaha soomalidiii hore😂😂😂😂 waana ka duganyahay ilaaha carabta quruntey😂😂😂​@@M00199

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@amalfarah4015 kufri maahan waa run 😂

  • @saidahmed5502
    @saidahmed5502 4 หลายเดือนก่อน +2

    Somaldo waa ja asal fogtahzy csrabta
    Somali carab ma aha
    Somali wa Muslim Lakin marna carab aha

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 4 หลายเดือนก่อน

      Ani waxaan qabaa in dna somalida iyo kan carabta lisu fiiryo hadey islahaadaan waxaan nagey carab asalkeenii hore laakiin hadey is laahaankari waayeen markaas waxaa cadaaneysa in aan carabna meel naga soo galin dadka carabta sherganaayana sheekadooda iney been noqoneyso😮

  • @elmiabdullleelmi3559
    @elmiabdullleelmi3559 2 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad baad umahadsantahay wll sii fiican ayaa udadaashay.

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah 💖 gabadh waxbaratay iga dheh

  • @Yahyebashir2012
    @Yahyebashir2012 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa mahadsan tahay abyo
    Adeer wax ka hadleyso waa la ku wareerayaa ee kaliya noo tilmaam waxa inala gudboon ma ceyrinaa
    Ma leynaa gabigoodba
    Ma cunsuriyeynaa oo yaanan qolyahan la ka guursan maa dhahnaa wax uun noo tilmaam dee wn aragnaa duulaanka socdee
    Sheego waxba ma tareyso 🤔👋

    • @lulaa1113
      @lulaa1113 4 หลายเดือนก่อน

      Waa inla tarxiilo

  • @afgobeedle
    @afgobeedle 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dowlad hurudo dawladeena, soomaalina iyadaa isku jeedee cadwowga gudaheeda uma jeedo ,iyo mid shesheeyaba.

  • @dhiblaawemedia
    @dhiblaawemedia 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mash allah allaha ku barageeyo wll

  • @rycalloxuseen2719
    @rycalloxuseen2719 4 หลายเดือนก่อน +2

    Guulayso wllo❤

  • @hassanshiekh5644
    @hassanshiekh5644 4 หลายเดือนก่อน

    Xanaan, walaashy mahadsanid booski iclaamka dowlada ay dayacday baad dabooshay

  • @MohamedDalyaro
    @MohamedDalyaro หลายเดือนก่อน

    👍👍👍

  • @CabdinasirCabdinasir-og3bf
    @CabdinasirCabdinasir-og3bf 4 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going madaxaa noo saaran tahay

  • @SacdiyoHassan-os7sg
    @SacdiyoHassan-os7sg 4 หลายเดือนก่อน +2

    Asc macaanto guuleyso

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 4 หลายเดือนก่อน

    Iyo hawiyaha

  • @baahiyechanal7288
    @baahiyechanal7288 4 หลายเดือนก่อน +5

    Fariintan dhalinta Soomaaliyeed U diriyaa waa inay wax akhriyaan wacyigoodana dhisaan mahdsanid xanan

    • @ayaanbilan2251
      @ayaanbilan2251 4 หลายเดือนก่อน +3

      Oo walaal ay carabta ay leeyihiin waan nahay iska daayaan soomaalinimada ku faanaan

    • @Naisa641
      @Naisa641 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayaanbilan2251 Aad iyo aad

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน

      kaa qadanay walal

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน

      @@ayaanbilan2251 adigana kaa qadanay walal

  • @mohamedmuuddeey239
    @mohamedmuuddeey239 4 หลายเดือนก่อน +1

    تناقض واضح ومضحك، لا تناقض بعده. ولكن بالنسبة لي، أنا لست مندهشا من هؤلاء الناس. ورغم أن المدارس الصومالية كانت مجانية، إلا أن هؤلاء المخلوقات أكثرهم لم يكونوا يُرسلون أطفالهم إلى المدارس، فلا أستغرب أنهم يجهلون ولا يعرفون التاريخ.

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 4 หลายเดือนก่อน +3

    Midabkeena waanu ku faana naagaha ajaniibta gaarnayo walee midas Idin haysata 😂😂😂😂

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 4 หลายเดือนก่อน +1

      Naagaha qaar damiir maleh

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน

      bal wuu qabaa hadan waxuu leeyahay mibakygii baa is badalay oo madaw noqday isagoo ka xun taaas, walee naagi kula tol maha horaa loo yiri shiiit

  • @NaimaMohamed-q2g
    @NaimaMohamed-q2g 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ma hadsanid xanaan❤❤❤

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 4 หลายเดือนก่อน

    Walaalo dadd. Is ka sheekeeya oo. Aan aqoon ula hayn. Waxa. Ay ku had layaan. JAAHILIIN MAQALAY. CARAB BAA. LA SHEEGTAA. WEEYE. SHEEKADOODA. WAXBA. CIDI. KU SIIN MAYSO. SOMALINIMADOODII. BAY. MAADEEN. IN. AYSAN WAXBA KU HELAYN

  • @Chesse01
    @Chesse01 4 หลายเดือนก่อน +2

    💯💯💯

  • @GuxayeGarmaqate
    @GuxayeGarmaqate 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wlshey nacayb iyo caadifad waxba ma tartee ogow
    Cidna cid wax kana badali kartee dambi badan ha xambaaran intad isleedahay somali difaaac 😊

    • @trendingfails
      @trendingfails 4 หลายเดือนก่อน

      haa, gabadhan waxay carabta kunacday fahmi la ahay ani

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 หลายเดือนก่อน +1

      Lkn runtey sheegeysaa qofne iskuma direyso, dadkan hadey joogayaan si sharaf leh haku joogan dalka

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 หลายเดือนก่อน

      @@trendingfails
      Carab qofkii la dhaqmaa yaqaano dhibkooda iyo xaasidnimadooda, hadaa arki carab sidaas ma dhihi laheen

  • @SaciidMuxumad-ot7tq
    @SaciidMuxumad-ot7tq 4 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleyso wlshena hana🎉❤

  • @AbdieahmanAbdirahman
    @AbdieahmanAbdirahman 4 หลายเดือนก่อน

    Bonne chance good job

  • @saynab.hassan
    @saynab.hassan 4 หลายเดือนก่อน

    Waxan leenahay aada meesha aad ka timadeen. Dhulka anaga ayaa leh iyo awoowayasheen❤

  • @khadramoahamed3133
    @khadramoahamed3133 4 หลายเดือนก่อน

    Keep going sister

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walal waxan kugula talinlaha inaad akhrido buuga uu qoray qoraa cabdi saciid oo kahadlaya carabta dadka madaw. Wlhy waa buug somali qoro kii ugu wanagsana aan akhriyo. Xata wuxu kutisin sida carabtu ay uqateen gabayada abwaano carab madaw ah asalkodu afrikanyahay lkn ay shegtan carabtu. Emailkaaga iisoo qor

  • @مِرنَان_فقط
    @مِرنَان_فقط 4 หลายเดือนก่อน +2

    قناتك تجنن وأنا أدعمك
    ودي لو تسوين مقطع عن جذور الصوماليين من ناحية النسب والقبائل، كنت أسمع أن الصوماليين عبارة عن أربع أو خمس قبايل مثل هوية وإسّاق ودارود ودر ودي لو تتكلمين عنهم وكذا وهل فعلا نسبهم يرجع لعقيل ابن أبي طالب رضي الله عنه؟ لو كذا فغالبية الصومال بيكونون قرشيين والفكرة ما دخلت عقلي
    هذا غير عن شخصية ارر بن سومال الي يقولون عنه جد الصوماليين الأكبر الذي هاجر من اليمن ونسبه من عقيل ابن أبي طالب

    • @hayatismail9274
      @hayatismail9274 4 หลายเดือนก่อน

      اخوي أعتقد هذا كذب تنكتب بالقوقل عن الصوماليين الويكبيديا ليست موثوقة أي احد يعد عليها

    • @مِرنَان_فقط
      @مِرنَان_فقط 4 หลายเดือนก่อน

      @@hayatismail9274 بعيدًا عن ويكيبيديا، شفت كثير من الصوماليين أنفسهم يثبتون هالشيء، واحد منهم يعتبر شيخ قبيلة ويقول إن كل الصوماليين من آل البيت ويقول إن كل الصوماليين يرجعون لعقيل ابن أبي طالب، عمومًا ودي لو أشوف كتاب يتطرق لهالموضوع ولو عندك مصادر أو كتب لنسب الصوماليين فأكون شاكر لك

    • @hayatismail9274
      @hayatismail9274 4 หลายเดือนก่อน

      @@مِرنَان_فقط اخوي انا ما عندي كتب تتحدث عن انساب الصوماليين لكن لو تريد تعرف حقيقة اسأل صومالي من أهل بادية أو مؤرخ صومالي أكيد أي أمة او دولة عندها علماءها ولا تصدق كذابين الي ينسبون كل حاجة لهم مو معقول رجل هاجر من جزيرة عربية قبل ٧٠٠ سنة او اقل لارض ثانية وتزوج من أهل الأرض وذريته تكثر طيب و أهل الأرض الي تزوج منها وين اختفوا أكيد كأنو اكثر من الي هاجر لهم شعب كان يزيدون مع وقت ما انقرضوا فجأة ثانيا في سلطنات صومالية قديمة زي أجوران بدأت تقريبا في حدود ١٣٠٠-١٤٠٠ ميلادي او سلطنة مقديشو ٩٠٠ -١٣٠٠ أكيد الي أسّسوا هذا سلطنات وافراد جيشهم صوماليين ما انقرضوا فجأة

  • @ahmednalayeh2656
    @ahmednalayeh2656 4 หลายเดือนก่อน

    Diinta Carabta, Islaamka waydaan fahamsanayn, waxa Been Dulmi Cay, Adoons, Dil,Dhac, Adoonsiga Dadka Madow ku jira, ka buuxa.

  • @fatimaahmedadow8764
    @fatimaahmedadow8764 4 หลายเดือนก่อน

    Sax wlhi dadkena waa hurdan ee ilaho dhulka no cafid

  • @kingyaasin8580
    @kingyaasin8580 4 หลายเดือนก่อน

    Keep going walashe❤❤

  • @Kedismedia
    @Kedismedia 4 หลายเดือนก่อน

    WAXBA LAGAA MAMAQLO WLL 🎤🎙️🎙️ SOO IIBSO WLL HADII AAD II DHOW DAHAYNE. ANAA KU KENAA MACLUMAD KAGA WOW FIICAN YAHAY LKN MAQAL MAJIRO

  • @MohamedMohamed-hn2tb
    @MohamedMohamed-hn2tb 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qoladaan waxaaan ku arkey Canada soomaalida weey ka faanaan xataa masoo dax galaan gabdahoodana ma ogola in laga guursado unless faqri yihiin.

    • @ayahaqeel1782
      @ayahaqeel1782 4 หลายเดือนก่อน +1

      Maxay faanaan iyagaaba bilaa asal ah . Ma Soomaalida hada jecelday oo bilaa damiirka ah baad aragtay . Waagii hore iyagaaba laga faani jiray oo cid guursato maba jirin . Waxan xitaa carab ma'aha ee Waa Hindi iyo iraan.

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayahaqeel1782war xitaa hadey carab tahay somalidu dad sanku neefle oo dhan iskala sareeya oo sanka taaga weeye burburka baa bahdilay carabta citaa waa yasaan war waxan carabka ah bey ku tilmaami jireen qofka jilicsan ama si doqin u ah. Qoraaladii gumeystuhu ka qkray somalida markuu dalka soo galay ayaa ka mis ahayd xitaa iney yihiin dafka ninka cad ama white man-ka iskala sareeya vid kaleba daa😂

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 4 หลายเดือนก่อน

      Raga reer somaliland hablahooda markay ka doonan siday ugu farxi jireen raga lacagta haysta ayaa markay rabaan naag ay qariyaan ka guursan jiray ayamo dhowayd hadana waa la nacay markay arkeen inanay isku dhaqan ahayn

    • @AxmedMaxamed-fr8yv
      @AxmedMaxamed-fr8yv 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayahaqeel1782 qof aduunka jooga oo bilaa asala miyaa jira😂

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 4 หลายเดือนก่อน

    الصومال بلد كبير وفيه قوميات متعدده سواء من اليمن او دول افريقيا والاكيد اننا لسنا من عرق واحد .

    • @h1911
      @h1911 4 หลายเดือนก่อน +2

      أغلبنا من عرق واحد. اكثر من ٩٠% من عرق واحد. لغتنا و ثقافتنا و ال dna كله يؤكد ان غالبيتنا من عرق واحد.

    • @aliabdimohamed6391
      @aliabdimohamed6391 4 หลายเดือนก่อน +1

      ولكن نحن صوماليون لمادا لا نتغاخر بجنسيتنا.

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 4 หลายเดือนก่อน

      @@h1911 نعم واضح جدا ان الاغلبيه من عرق واحد لكن عندما تسال كل يقول لك اصول اخرى لكن الاشخاص الذين يطهرون في هذا الفيديو ليسوا صوماليين من الاساس .

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@fatimayassin2049Dhulka waxaa iska leh Soomaaliga asalka ah. Carab ma nihin iyo africanka kale ee walaaloladeen ah. Soomaaliya raascaseyr ilaa raaskanbooni marti baa ku tihiin, awooweyaashiin ayaa nasoo magansaday. Hadii Soomaalinimadu idiin qancin dee aada dhulkii awoowadiin. Somaaliya waxaa leh Dir, Hawiye, Daarood, wixii intaa kasoo haraa waa qaxooti.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน +1

      Soomalaiya hal Qoomiyad ayaa iska leh wana Soomaali wixii kale ee jooga waa ajaanib

  • @mrali3601
    @mrali3601 4 หลายเดือนก่อน

    Somal nimada iyo Africa ha lagu faano, Carab wax naga galay maleh wa khurafad weligeen dhulka wa joognay, tariikh iyo xadarad na wa lahayn

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 4 หลายเดือนก่อน +7

    Very good

  • @maryankasim8067
    @maryankasim8067 4 หลายเดือนก่อน +1

    War allaha ka baqa wali waxa aaad isa su aaleeesaan xamar ya leh war nabada ka taliya sideee nabad u helnaaa ka shaqeeeya

  • @AbukarOmar-s4x
    @AbukarOmar-s4x 2 หลายเดือนก่อน

    We sell our dignity ,
    Wasarada ka hdlysd lacag yar bey Kala baxday video gaan
    I feel sorry for Somalia🇸🇴

  • @IskufilanSido2810hooyad.
    @IskufilanSido2810hooyad. 4 หลายเดือนก่อน

    I cannot imagine odayga Wadamada African ka yimi in u gabdh Somali ah sad kuleyahy!🤔😁qof yahy Alle haku dhawro waxas thy qof Dalka/Dadka loso diray mida kale hadi an arinkan wax laga qaban hawshu faraha way ka bixi donta! Cajiib cajiib weye

    • @salwa.goddes
      @salwa.goddes 4 หลายเดือนก่อน

      Naagta mafahmeeso miyaa hadalkisa ayada 💯 ka qurxan

  • @JojoSeylac
    @JojoSeylac 4 หลายเดือนก่อน

    Guuleso wa iga hesa🎉

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 4 หลายเดือนก่อน

    Bismilaahi naagtaan maxaa aktaagay ayada waaba somaliye ayadoo la bah dilayo❤

  • @ahmednalayeh2656
    @ahmednalayeh2656 4 หลายเดือนก่อน

    Carab iyo diintooda, qofkii Sheegtaa isaga Ayaan Jirin.

    • @MrduulaayeDegdeg
      @MrduulaayeDegdeg 4 หลายเดือนก่อน

      Kadaa diinta haynaga raacine

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 4 หลายเดือนก่อน

      Diinta carab ma soo dajin ale soo dajiyey marka waxaa ku dhihi lahaa arontaan ka saar waxaad ku hadleyso waa danbi

  • @abdirisaqhashi-tf7bm
    @abdirisaqhashi-tf7bm 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan hoyadiis waa jareer

    • @salwa.goddes
      @salwa.goddes 4 หลายเดือนก่อน

      Shan caleemood waaye 😂😂

  • @WarsanDhunkaal
    @WarsanDhunkaal 4 หลายเดือนก่อน

    Hawiye Baa Dadxun ah Waa Iney Dadkaan Muqdisho Kasaaraan , Somali Kuwaan BaaXaar Marinayo .

  • @AaminaMualim-abdule
    @AaminaMualim-abdule 4 หลายเดือนก่อน

    Bisinka anaga carabi mafahmeeyno abayo mahadsanid intad nosogudbisay ❤🎉❤ waxan maqlijiray dadka xeebaha laga helay malaha wakuwan

  • @alinourabdourachid3747
    @alinourabdourachid3747 16 วันที่ผ่านมา

    I m waar yah

  • @dhdowlad
    @dhdowlad 4 หลายเดือนก่อน

    Reer Muqdisho ma ogolaadeen inay adoon yihiin????

  • @cabdiraxmansuliman8189
    @cabdiraxmansuliman8189 4 หลายเดือนก่อน

    Wallaahi arinkaaau waa ari naxdin l eh nimanku af kii yahuuda oo kale ayaa ay kuhadlayaan oo marka ay yahuudu dhulka filistiin qabsadeen wax ay ku anda-coodeen awoowyaasheen ayaa kumanaan sano kohor dhulkaan dagnaanjiray 10:10.1

  • @Andersonskydiver
    @Andersonskydiver 4 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 4 หลายเดือนก่อน

    Ma nihin carab anaku .oromada iyo xabashida Ayaan isku qolo nahay .

  • @amirayusuf7518
    @amirayusuf7518 4 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo guleso wilgaa Dadkan Heer xamar weyme waa dada keenay nin cumaani ah oo u sheeqen jiir cummaniyinta waxey ahayen dada afrikan ah iyo himdi oo iis gursaden. Cumaank waxuu ah shaqali uu shaqeeyo cummaniyit dadk Xamar weymi wacaa lahay yaaquubk abagaal .

  • @JamaadMohamed-h5f
    @JamaadMohamed-h5f 4 หลายเดือนก่อน

    Waa yaab Somali badn oo fahmwyn dhagartaas baan arkay

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 4 หลายเดือนก่อน

    Asc
    Carabta waa In Laga saaro somalia

  • @mowlidcabdulahi3544
    @mowlidcabdulahi3544 4 หลายเดือนก่อน

    Wlaashy adaa nooga xilsaaran cunsuriyiinta carbed

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 4 หลายเดือนก่อน

    Waakaa carab in ay lahayn abaal . Nin lasiidhayeeyay baa magac adoon siyay wiil uu kadhalay somaliyade 😢😢😢

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 4 หลายเดือนก่อน

      Cajaaib war aduunkan ilaahay somali imtixaano badan buu mariyey 😂

  • @NASTEXAAXMADCALI
    @NASTEXAAXMADCALI 4 หลายเดือนก่อน

    Waaba wasaq caadiyahe😮

  • @abdirisaqhashi-tf7bm
    @abdirisaqhashi-tf7bm 4 หลายเดือนก่อน

    10:35