Fiidiyow heersare ah oo ka yimid Tik Tok.. 🌺😎👑👑

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 319

  • @xaliyeyasiinali4861
    @xaliyeyasiinali4861 2 ปีที่แล้ว +50

    wan ognahay faraciyiintu in aytahay somali wa hubaal wll

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 ปีที่แล้ว +29

    Waaba nala xoogayaa taariikhdeena yaab walhi bal na difaaac qaali sharaf adiga qof ku dhaamo ma heyneeee 🇸🇴❤️✌️

  • @Saynabsiman-p3e
    @Saynabsiman-p3e ปีที่แล้ว +26

    Hadaaba qabiil danbe laiga maqlo 😢xitaa waan tuurtay calanka cideyda waa tuuray dartaa why dhiiga baa igu kicisay.🎉❤😊

    • @ibtasamahmed7321
      @ibtasamahmed7321 ปีที่แล้ว +8

      Soomaali wexey ka xun yihiin gaalki ugu xumaa baa soomaali ahaa 😅😅 anaga hadaan soomaali nahay ka ab ka ab muslimiin Lee isu qabnaa gaal naceybkana waa wax nagu abuuran 😅

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@ibtasamahmed7321Malahayaa Soomaali labada diin kale heysan jirtey islaam kahor? Islamka kadib Somali in ey islam qaateen wa wax qoran oo la'ogyahay?
      Ceyda ugu xun waa afsomaliga waa:
      1. Gaal
      2.Yahu
      3. Amxaar
      Waxaa la dhahaa Soomaali waligood muwaaxidiin ayeey ahaayeen, tusaale magaca WAAQ ee Soomaalidu Ilaah SW utaqaano Islaamka kahor ayaa la'isticmaali jirey meel kale oo laga yaqiin majirin.
      - Intaa waa ra'yigeyga.

  • @AminaMire-h4l
    @AminaMire-h4l ปีที่แล้ว +10

    Woooow somalia is back with their history
    Im proud Muslim somali fircooni

  • @Somali-xv7cx
    @Somali-xv7cx 2 ปีที่แล้ว +24

    سلام، قرات في موسوعة الجغرافي والمؤرخ المصري الشهير الراحل جمال حمدان "شخصية مصر" عندما تحدث عن اصل الفراعنة وقال "الصوماليين ينقسمون الى طبقتين - طبقة الصومال وهم الطبقة العليا والسب وهم الطبقة الدنيا، وواصل حديثة ان اكثر الناس شبها بالفراعنة هم طبقة الصومال وكذلك شعب يعيش في منطقة البحيرات العظمي هم التوتسي". علما ان التوتسي انفسهم يقولون انهم من اصول صومالية! احببت ان اشاركك هذة المعلومة القيمة لاثراء الموضوع. تحياتي الخالصة لجهودك المحترمة

    • @hananchannel1928
      @hananchannel1928  2 ปีที่แล้ว +9

      فعلاً كلامه صحيح.. التوتسي اصلهم صومالي ولكن اليوم كثقافة ليسوا صوماليين تحياتي لك 🌹😊

  • @jamajama8221
    @jamajama8221 ปีที่แล้ว +14

    your videos inspire me to learn my Somali history !!!

  • @hamzamohamedabdullahi8519
    @hamzamohamedabdullahi8519 2 ปีที่แล้ว +14

    Taariikhda waxbadan oo ana baadhey waa caddahay in faraacinadu asalkoodu ahaa soomaali, abaayo ku mahadsanid iñ aad isku hawsho taariikhdan la inaga boobeey.

  • @alidalmar2754
    @alidalmar2754 ปีที่แล้ว +18

    Salam sister, Hanan you are doing a good job, I went to Egypt 1980s I was young after I went to the museum and I saw pictures I knew these people were Somalis I knew in my heart they were Somalis. I saw some videos of Somali people taking DNA they always say you come from Supsahara Africa or North Africa No no we didn't come from North Africa North Africa came from us. Somali people ask themselves why they divided Somalia into 5 parts. Somali people need to wake up and stop killing each other for nothing. Imagine you have no country just imagine. If we don't wake up you lose that land of the horn of Africa. ( If you don't know who you are and where you come from you don't know where you going). Thanks

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 19 วันที่ผ่านมา

    Hanan walaal is ilali 🙏 waxad nohaysa kaydki naga maqna walaal ilahay naa kaku xafido Amine ❤❤❤

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 11 หลายเดือนก่อน +2

    Hanaan sister you are legend been ayey aduunka ka dhaadhiciyaan reer galbeedka mareykanka yahuuda khaliijka England intuba waa cadawga soomaliya

  • @saalahyare369
    @saalahyare369 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah wali kuma arag adi o afsomali san ogushekeynaya waxan islaha wa midyaro carabaha kudhalatay o afsomali fican mataqan sas darteed ayeey carabi ogujedisa barnamijyada , waxana halkan kacad inu walid fican adledahay o sifican kusokoriyay afkana ku ilalshay , alle hakudhowro walidka wll.....waxad arkeysa walid badan o qurbaha joga o ilmahoda afki kadhumay afkuna wa din, wa dhaqan, wa jinsiyadada saxda ah , hadad lumiso wax kugaranaya majiro inad somali tahay iyo inad afrikanka kale tahay ,
    هنيا لك ولاهلك ،وخاصة لوالديك۔

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay baan ku dharte wa inaan taga masar oo qolka aynaga qarinnayan aan galo hananney

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 ปีที่แล้ว +1

    C’est vrais

  • @mahadali1052
    @mahadali1052 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alah sister ilhey ha ku xafido wax aa tahey one of billion ayaatahey ee isku dey in aad book ku qorto tariiqda write the story sister ❤

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 ปีที่แล้ว +2

    Kaba soo qaad inaan faraaciin aheyn waaba aheyne, kaba soo qaad inaan falastiin kaso haajirnay waaban kasoo haajirnaye kaba soo qaad inaan ahay caruurtii nabiyulah yacqub waaba nahaye, balse hadda Somalia ayaan fara ku heynaaye !!!.

  • @crisaaqyuusuf7256
    @crisaaqyuusuf7256 ปีที่แล้ว +1

    Anaaba arkay nin soomali ah ooo jooga north somalia in uu u eegyhay fircoonkkii ilaahy ka falaagoobay

  • @dhaqandhowrsomaali8746
    @dhaqandhowrsomaali8746 ปีที่แล้ว +4

    Shukran abaayo muhiimada waa inaan wax uun ka ogaano asal waxaan ahaan jirnay, markale shukran

  • @mustafadaahir1560
    @mustafadaahir1560 18 วันที่ผ่านมา

    Waa la inaga qariyay taariikhdeena

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 25 วันที่ผ่านมา

    Waa faa iido weyn hadii laogaaday in faraacinada yihiin dad anaga nagasoojeeda waa guul dad xadaaradleh ayeynu nahay d kuwa waxaasi sooqoraya waa kuwo daciifyo ah wax magarato ah

  • @deephussein8357
    @deephussein8357 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshaa Allah Walla Illaheey haku xifdiyo

  • @fhasan5011
    @fhasan5011 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaal khair Alle ha ku siiyo sida fiican ee aad tariikhda uga hadashid waa maqlay mar hore documentry ka hadlaya in faracintu luqadoodu ay ahayd afka Somaliga somalidu wax ma akhriyaan wa run fircoon nin keliya ma ahayn nin kasta oo masar xukuma wuxu ahaa fircon tariikhda Egypt masar dhaqankooda dharkooda waa hidaha &dhaqanka dharkeenna Somali waa dad tariikhdooda lagala dagalamayo waa in aynu lahano dad daba gala tariikhdeenii sidado kale
    Shugran walaal Jasakallah khair.

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 ปีที่แล้ว +9

    Qof somalida fahansan
    Inay faraaciin yihin
    🙏

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 19 วันที่ผ่านมา

    Nabad galiyo eebe weyne hakugu maneysto🎉🎉🎉🎉

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085
    @kubayoacademyfordevelopmen1085 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah Xanaan aad bad u mahadsan tahay sida ad tariqda nolan socodsinayso barak alah fik

  • @hawahashi42
    @hawahashi42 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah tarikhda inoo sobadi

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n 20 วันที่ผ่านมา

    Horta Afka Soomaaliga, waxaa uu lugaha kula jiraa , dhamaan qaaradaha dunida iyo inta ku dhaqan oo dhami iyo afafkooda.

  • @96rahal
    @96rahal 2 ปีที่แล้ว +2

    مجهود كبير منك والى الامام 👍👍👍👍👍👍👍👍👍 تاريخ عريق ومعلومات مهمه جدا

  • @AlitaAlim-n6i
    @AlitaAlim-n6i 2 หลายเดือนก่อน +5

    Dhalinyaro yaa igu racsan inan group samysano oo tarikh deena baro🧐

  • @kaderkhamia9493
    @kaderkhamia9493 ปีที่แล้ว

    I agree

  • @MuniraBaashir
    @MuniraBaashir ปีที่แล้ว +2

    🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴

  • @SomaliPeninsula
    @SomaliPeninsula 2 ปีที่แล้ว +8

    Qof aad u cilmi badan baad tahay wlshy mcn. I love you ❤️❤️❤️

  • @khalifabdullahi8175
    @khalifabdullahi8175 ปีที่แล้ว

    Masha allah aad iyo aad adoo kale waa loobaan yahay

  • @ubahhussein1925
    @ubahhussein1925 11 หลายเดือนก่อน

    Thank you for sharing ❤

  • @aminokhasimabdi6548
    @aminokhasimabdi6548 2 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah

  • @Daynabo24
    @Daynabo24 20 วันที่ผ่านมา

    Masha allah wll noo soo badi

  • @aarshow5096
    @aarshow5096 ปีที่แล้ว +2

    Wllo xanan dadalaysa somali inyar moye ma garanan xaqiidoda wana ogayn waliba cadaymo khas ahna wa hayna burburka dawlad la anta aya tarikhena luminayay

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 19 วันที่ผ่านมา

    Walahi carabtu weyna xaqirayan guuuuuuul hanan❤🎉🎉

  • @MohamedAHMEDMOHAMUD-z4l
    @MohamedAHMEDMOHAMUD-z4l 20 วันที่ผ่านมา

    Tutsi af somali waa duudsi qof xaqiisa loo diiday waana macquul

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 27 วันที่ผ่านมา

    Masaarida carabta ah taariikh aysan lahayn ayey kufaanaan.

  • @abdimohamed8334
    @abdimohamed8334 2 ปีที่แล้ว +5

    Shaqo wacan baad haysaa huuno höre u soco
    Su, aalaha aan is waydiiyo waxa ka mid anigu gumaysigu ka hor dawlada sideed u eeg baan lahaan jirnay
    Waayo wixii dawladihii 60kii ka soo bilaabmay waxay ahaayeen carbintii gumaystaha
    Isma doorin gaalkaan diryo daartan kii galaye
    Waa kuwii lahaa somalidii dowladnimaday sugayeen markii ay arki waayeen
    Mahadsanid.

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 ปีที่แล้ว +2

    hanan salama Caleykum maasha Allah abayo viva somalia ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliOmar-xt1sy
    @AliOmar-xt1sy 2 ปีที่แล้ว +2

    going on sister Hanan, thank you...

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 ปีที่แล้ว +1

    Ururka afrika waa sax laakii carab waa dameernimo ilaahii ina abuuray ayaaynu la murmaaynaa waa faraaciinta kushatiga aamina alaahu akbar

    • @FatimaMaxamed-xp3py
      @FatimaMaxamed-xp3py 3 หลายเดือนก่อน

      Waa qalad ururka somali hala sameyo inagu midna manihin wanka madax banaanahay

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 ปีที่แล้ว +1

    Wad dedashay walalo anigu ayamahan ban arkay janankaga lakin wanku hanbalyeynaya hiigsiigaga iyo tariikh ururintada hore u soco walalo

  • @xuseencabdi5914
    @xuseencabdi5914 ปีที่แล้ว +1

    Walaal shaki la aan waa run arintaas aad baan uxiiseya taariikhdeena...

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 ปีที่แล้ว

    Thank you for the information and keep going ✅✅👍👍

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 ปีที่แล้ว +2

    Fircon 900sano ayuu gumeysanayey
    Yuhuud, maantana iyagaa adoonsada
    Aduunka

  • @Tolka-y6r
    @Tolka-y6r 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hanan wan ku salaamay wll haraw soco.
    Kalmada somaliga ah ee farac,
    Sida faracaygu wa somaali iyo fircoon, wa mid ma la odhan kara.

  • @mohameddahir6151
    @mohameddahir6151 ปีที่แล้ว +1

    Guuleyso wlaashey ❤🇸🇴

  • @MohaAbdi-v2y
    @MohaAbdi-v2y 11 หลายเดือนก่อน

    Dadka,waa,soomli

  • @mohamedsahal4533
    @mohamedsahal4533 10 หลายเดือนก่อน

    Scw gabdhaha adigey kuu egyihin sister

  • @khaledgeroun7590
    @khaledgeroun7590 2 ปีที่แล้ว +11

    تستحقين كل الثناءوالتقدير..احيي فيك هذاالتماهي في حب البلد المسكون بالجراح (الصومال الشقيق) واثني على ثقافتك والمامك التاريخي وحضورك المشبع ثقةواقتدار..وفقك الله ، اخوك خالد من اليمن،،

    • @hananchannel1928
      @hananchannel1928  2 ปีที่แล้ว +1

      حياك وحيا أهل اليمن الشقيق..
      شكرا لك 🌹🌹😎

    • @khaledgeroun7590
      @khaledgeroun7590 2 ปีที่แล้ว +1

      تسلمي😎

    • @khaledgeroun7590
      @khaledgeroun7590 2 ปีที่แล้ว +2

      لماذا لاتتناولين التاريخ الحديث والمعاصر للصومال ان تيسر لك ذلك

    • @hananchannel1928
      @hananchannel1928  2 ปีที่แล้ว +2

      @@khaledgeroun7590
      في الطريق ان شاء الله 🥰🙏

    • @khaledgeroun7590
      @khaledgeroun7590 2 ปีที่แล้ว +1

      بالتوفيق🌷

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 ปีที่แล้ว +1

    Drs hanaan waa taariikh culus ay somali leedahay waa dhulkii la dhihi jirey puntland haddaba la dhaho qaar ka mid ah dhulkeeena hore inoo wad qaali badan

  • @maryanwarsame8827
    @maryanwarsame8827 ปีที่แล้ว

    Maashaalaah abaayo macaanto ilaahey haku barakeyo waan kugu faraxsanahay ❤❤❤❤

  • @rumanfarah2399
    @rumanfarah2399 ปีที่แล้ว +3

    أختي نشكرك بجهودك أحبك في الله ❤❤

  • @raxmafarhan3304
    @raxmafarhan3304 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaaah awood aqli iyo dhul barwaaqo ah Alle waa nasiiyay lakiin maxaan u isticmalnay waxaas oodhan subxaana Allaah

  • @xaliyeyasiinali4861
    @xaliyeyasiinali4861 2 ปีที่แล้ว +6

    wanu tageer sanahay ee ha caajisin wll magacaaga iyo sharaf tadaba ilahay ha dhawro inoo dadaaal wll

    • @hananchannel1928
      @hananchannel1928  2 ปีที่แล้ว +1

      Ameen.. In Sha Allah wll 🥰🥰🙏🙏

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 ปีที่แล้ว

    Amazing dear sister mashallaah very wise ❤

  • @abdillahibile75
    @abdillahibile75 ปีที่แล้ว +2

    Sister you are educated person. So some somali people won't understand what you mean this great stories. But keep going it.

  • @bushraali6447
    @bushraali6447 ปีที่แล้ว

    faraaciinta saxdaa wa dirta dna ga cadeeyey thank u abayo

  • @mohamadabdulahi5521
    @mohamadabdulahi5521 ปีที่แล้ว

    That is true

  • @Wassup309
    @Wassup309 5 หลายเดือนก่อน

    شكرا حنان
    استمري في العمل

  • @AhmedAli-yl7tk
    @AhmedAli-yl7tk 11 หลายเดือนก่อน

    Abaayo waa mahadsantahay

  • @JM-hj3ss
    @JM-hj3ss 2 ปีที่แล้ว +7

    Salamo Alaikom Hanane,
    You have beautiful voice and good Arabic reading!
    With my respect to Somali language don’t forget to give us your reading with Arabic!
    Wafakaki El-Lah!
    Nohibok-Fi-El-Lah,
    Salam
    🏇🏼

  • @xasanadan-gl3nn
    @xasanadan-gl3nn 7 หลายเดือนก่อน

    Baadhis.wanaagsan

  • @SAIDIBRAHIM-yl1un
    @SAIDIBRAHIM-yl1un หลายเดือนก่อน

    Kuligood waa somali mana ahan inaan somalida an ugufaanayo ee waa xaqiiqda jirto ee lagaqariyay somalida wax Barto oo taariiqda aqriya

  • @fadumaali1605
    @fadumaali1605 ปีที่แล้ว +1

    Yes that’s true, Rwanda people look like Somali.

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 19 วันที่ผ่านมา

    ❤Hanan❤horey usoco janada ino balan ah idamka ilahay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MohaAbdi-v2y
    @MohaAbdi-v2y 11 หลายเดือนก่อน

    Waasidii,hore,esoomlidi,hore

  • @harunmsheekheysheekhey3079
    @harunmsheekheysheekhey3079 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @somalilandarchaeologicalas7722
    @somalilandarchaeologicalas7722 2 ปีที่แล้ว +7

    حلقة جميلة إلى الأمام اخت حنان

  • @Joëljerar-r2b
    @Joëljerar-r2b ปีที่แล้ว

    Waad Ku mahadsantahey wll qali,wacan Ku rumeysanaya

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. ปีที่แล้ว

    :011 Gabartaan hadaan is heli laheen.
    Baarlamaanka baanu ba Casir ka dhigiblaheen..

  • @AminaAbdullahi-r1f
    @AminaAbdullahi-r1f หลายเดือนก่อน

    Asc, Hanan. Koow waa in aynu tariikhdeena inagu qorana. Laba. Carebia, waxay kamid ahaayeen Dadkii faraaciinta, iyo dhulkii Punt, Carabtu waay bedelmeen romaankii iyo greegii iyo reer yurub, baa qabsaday oo bedeley hadeer waa yurub degen carab labaxay wana laba dhiigle ee ogaada sas ufahma.

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 ปีที่แล้ว +4

    Hada ka hor ayaan ka tiriyey faraaciintaan ka ,imid iyo kuwii fikirka dheeraaye farac iima gelin kufriga waan ka faashadaye ifriiqiyaan degaa iyo geeska cirifkiisa kafiil baan ahaa markuu faranjigu kaa foofay I believe dadkaa yahuud iyo carab ingriiska mareykanka ayaa taariikhda somaliya baa,biyey

  • @Aymo72
    @Aymo72 ปีที่แล้ว

    Qaarkoot wexey urgyihiin Filipino ama latin america

  • @AbdulwahabHussein-u9q
    @AbdulwahabHussein-u9q ปีที่แล้ว

    Mansha alaah
    I support your idea sister

  • @aminamahmood9726
    @aminamahmood9726 11 หลายเดือนก่อน

    Waxaannahay dad aad u tasriikh dheer waxaan nahay ,ubadkii Nebi Aadan

  • @hawaadan4740
    @hawaadan4740 11 วันที่ผ่านมา

    Wa sax faracinada wa soomali fircon wa soomali dadka adunka ugu horeyey wa soomali warunta xabiibti soomali tariiq ma qoran hooyadey ay ii shegi jiirtay

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN1 ปีที่แล้ว +6

    Walal Xanan waan kaga mahad celinayaa juhdiga aad ku Bixineysid asalka iyo sooyaalka soomalida aan ku weydiiye walal adigo Mahadsan inoo soo samey video koobaya sida ay Somalida iyo Faraacinada sidoo Kale Qaabkee ay ku yimideen Geeska Africa sido kale Maxaa keenay in la dafiro la Qariyo Jiritaanka somalida

    • @hananchannel1928
      @hananchannel1928  ปีที่แล้ว

      IN sha Allah 🥰🙏

    • @Alankiika
      @Alankiika ปีที่แล้ว +1

      Thank you for all your great effort I wish your Arabic video was translated into Somali.
      I know my history but seeing a young lady teaching the next generation makes me proud Somali.
      Thank you!!

    • @hananchannel1928
      @hananchannel1928  ปีที่แล้ว +2

      @@Alankiika
      It's my pleasure Wll 💕💕

  • @xzinvincrowd7538
    @xzinvincrowd7538 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sabta keentay somalida in laburburiyo qabiil iyo wax raqiisah lagu mash quuliyo.

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro ปีที่แล้ว

    Wll qli mahadsanid
    Sida uso gudbiso
    Taarikhada fog Somalia
    Iyo caraba
    Anigu baramish yada
    Waan la socda
    Marka wxd igaso jawabta
    Ado raliya wxn deg nahey
    Degaan taloyinku
    Iyo astamaha umado
    Hore ku badan yihin
    Marka taaloyinkas
    Waa waye ama noqon kartaa sirta ku duugan please igaso jawab

  • @abdillahibile75
    @abdillahibile75 ปีที่แล้ว +1

    Macha Allah, you are great reader Hanan keep going.

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 ปีที่แล้ว +2

    Waligiin qariya waan so sari donaaa marki isku duubni helno😊

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. ปีที่แล้ว

    8:52 Yahuudu ma dhahdeen SEMITIC ahaa beey FIRCOONKU noo xaquuqayaa.
    Carab Fir uma laha MIZRAIM.

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 ปีที่แล้ว

    ADN 🧬

  • @business1010
    @business1010 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc wll waad mahad santahay haka niyad jebin suaalaha qaar

  • @AbdiNur-s9z
    @AbdiNur-s9z ปีที่แล้ว

    Walal wad mahadsantahay

  • @saidrayaleh
    @saidrayaleh 4 หลายเดือนก่อน

    Gaari baad tahay. Nolloy. Adeer

  • @MarwanJabir-kd6pb
    @MarwanJabir-kd6pb ปีที่แล้ว +2

    Waa kugu fana wall mcn ❤

  • @hindai1680
    @hindai1680 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Sheekadaa wax baa ka jira

  • @MrHuska10
    @MrHuska10 ปีที่แล้ว

    Walaal waan soo dhawaynayaa qofkasta taariithdeeda Somalia kudadaalaya oo ku faanaya.

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 ปีที่แล้ว

    Hagaag walalo haraw soco

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว

    Weligeed waa la oranjiray timaha farAcinadu sideena ayey u dabanjireen

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 ปีที่แล้ว

    waxaan u maleeynaa in ay aheyd nafyar oo la dhalan rogay

  • @CamanKiish2
    @CamanKiish2 ปีที่แล้ว +5

    Sxb xanaaneeyo!
    adiga ayaabay kuu eegtahay gabadha, aad sawirkeeda ku Soo bandhigtay xaga danbe, ee aad sheegtay inuu nin ingiriisiyi malaAwaalay!! 🥰

  • @harunmsheekheysheekhey3079
    @harunmsheekheysheekhey3079 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo you told the truth

  • @QadarCabdijaamac-dd1sd
    @QadarCabdijaamac-dd1sd ปีที่แล้ว

    Was sax

  • @mohamedmoussa5084
    @mohamedmoussa5084 ปีที่แล้ว +1

    Waruntaa , aniga wagii aan jamad kutaal France aandhiganayay professe kaykii baa iyadiiyay meshaan ka imid kolkaan ka yidhi jabuti wuuxoslay oo waxuu iguyidhii ma somali baatahay haa ban ka yidhi waxuu iguyidhi dad somali waa dad ka ku tarikh dheer adunka.

  • @mustafadaahir1560
    @mustafadaahir1560 18 วันที่ผ่านมา

    Xabaalo badan ayaa ku yaal meel Gabiley la yidhaa xabaalahaasi waa 6mitir iyo badh waana xabaalo dhagac lagu dhisay