"Nabi Aadan Afkii uu ku hadli jiray wuxuu ahaa Af-...." Eng. Rashiid Buffalo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น •

  • @Gardhalad-vw4wl
    @Gardhalad-vw4wl 22 วันที่ผ่านมา +4

    Maashaa Allah aad iyo aad ayuu ii cajab galiyay wax badan ayan ka faa'iiday, waxaa codsanayaa in aad buukaan nala wadaagto

  • @sharafmali8868
    @sharafmali8868 10 วันที่ผ่านมา +1

    😮Waaw Aqliga Allah ku siyaadiyo Amiin

  • @sharafmali8868
    @sharafmali8868 10 วันที่ผ่านมา +1

    Waa arin ajiib ah waana dhaci kartaa Nabi Adan CS

  • @Cirsankayeere
    @Cirsankayeere 22 วันที่ผ่านมา +2

    Xamdi Mahad, inaan maqlo, inshallah arkina doono, buuggaaga anigoo weli nool!

  • @mohamadabdulahi5521
    @mohamadabdulahi5521 15 วันที่ผ่านมา +2

    Walaahi waa runtii

  • @CraxmansacaddaudNuuriye99
    @CraxmansacaddaudNuuriye99 หลายเดือนก่อน +2

    Khayr allaha ku siiyo faro badan ee haka caajisin inaad banayso dariiqii anbiyada arinkani waa runtaa

  • @EnglishwithKassim
    @EnglishwithKassim 18 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaajiro
    Magac soomali tusaale
    Maslax =mas iyo lax waaluuqad ilaahay mucjiso u yeelay waayo asigaa iskusoonoqnoqdo afka ma adka luuqadeena ❤

  • @EsraMahumud
    @EsraMahumud 10 วันที่ผ่านมา

    Wllhi run badana roob oo kle wxe noqon boor qal ariga qal wxe noqon laq o cuntada laq ah cadeyntu wa tas illhy cimri dher io cafimad hku dayo jir oo joog anagana wadadaada kusocona iyo baarista tarikhdena❤😊

  • @mohamadabdulahi5521
    @mohamadabdulahi5521 15 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkani waa nin cajiiba

  • @adowmohamed2144
    @adowmohamed2144 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nice

  • @sharafmali8868
    @sharafmali8868 10 วันที่ผ่านมา +2

    Somali shiishayaha bey aminan dadkeena wax bartey kama faaideysato cajiib

  • @MohamedAdam-nc6qe
    @MohamedAdam-nc6qe 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asc. Dadbadan. Oo. Adigoo. Kale. Ah baanu. U. Baahanay. Oo. Isku. Kalsoon

  • @suldanyare6855
    @suldanyare6855 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan xiiseeya afafka iyo waxa ku saabsan wali maan arag nin kan wax la mida

  • @AminaAbdullahi-r1f
    @AminaAbdullahi-r1f หลายเดือนก่อน +2

    Waar hedhee Ilahaay haku badbaadiyo. Soomaali, Baa kuu bahane. Dhaliinyarooy, Afkiina iyo dhaqaankiina ilaashada.

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 24 วันที่ผ่านมา +1

    Beer 🫁beer 🍀🌾daawo 📺daawo 💊💉 eryo badan isku qoraal ah kala dhawaaq ayaa jiro waa mucjiso mucjisadaane afsomaliga aya leh

  • @akhalif579
    @akhalif579 21 วันที่ผ่านมา

    Waxan ka dhigi kara, gaari = farsama yaqaanad.=gabadhu waa gaari=engineerad.
    Gar_rag
    =beardman, cannot be both ways in english and others too.

  • @CraxmansacaddaudNuuriye99
    @CraxmansacaddaudNuuriye99 หลายเดือนก่อน

    Waxa cadayn u ah arinka eng ka bal u fiirso magaca muuse iyo haaruun
    Moose waa kii bada moosay sharkii moosay . Haa ruun waa kii u rumaynayay waxa uu sheegayo ee lahaa . Haa run buusheegay fircoon waa kii rifay nooc ka mid ah labka iyo dhidiga ee dilay badhna daayay noocrif weeyi magaciisu

  • @shuceeybaxmad3447
    @shuceeybaxmad3447 20 วันที่ผ่านมา

    Somaliyeed af keena hooyo waa hodan oo ab iyo aadan buu asalkiisu yahay afafka caalamka asalka eey ka tafiirmeen af soomaliga inuu yahay erayadiisa hodanka ah ayaa as taan kuugu filan

  • @abdiqaniahmed9440
    @abdiqaniahmed9440 หลายเดือนก่อน

    Waar nimanyahaw waxbadanoo oo aynaan ogayn baa jira u fiirsashay u baahantahay se

  • @CraxmansacaddaudNuuriye99
    @CraxmansacaddaudNuuriye99 หลายเดือนก่อน

    Waxa cadayn u ah arinka eng ka bal u fiirso magaca muuse iyo haaruun
    Moose waa kii bada moosay sharkii moosay . Haa ruun waa kii u rumaynayay waxa uu sheegayo ee lahaa . Haa run buusheegay fircoon waa kii rifay nooc ka mid ah labka iyo dhidiga ee dilay badhna daayay noocrif weeyi magaciisu