Well done sis wa arin weyn oo baritan fcn u bahan in ay fsraacinta ku hsdlayen luqada somaliga barnaamijyo kooban noga so same wll qali si an u fahano more adigo mahadsan shukran wll
Waa runtaa walaashey waxaa jira xiriir badan oo ka dhexeeya faraaciinta & somalida aniga waxaa ii xaqiiqowday dadka somaaliyeed ineey carabta xitaa ka fac weyn yihiin asalka na wexey lugta la galaayaa nabi nuux caleyhi salaam, marka aniga waxaan aaminsanahay inaa nahay hooyadii umada adduunka
Si fiican waxa aad raadsataa buugga dhowaan soo baxay ee magaciisuvyahay Prophet Adam's Language: The Origin of Language ee uu qoray cilmibaadhe Rashid I. Mohamed. Ereyadan - Erey + aadan Doodda uu soo ban dhigayaa waxa weeye in Nebi Aadan iyo Xaawa ay af Soomaali ku hadli jireen.
00:25 Waa maxey faa'idada ku jirta ogaanshaha taariideyna? Oo in faraa'ciintu Soomaali yihiin iyo in kaleba? Jawaabteydu waa sidan: Ogaanshaha iyo raad-raaca taariideyna waxey inaga caawin kartaa waxyaalo badan. Waxaa ka mid ah in ey inoo horseedo isku duubnaan iyo midnimo. Waxaa laga yaabaa in aan daraasad ku sameyno oo barano sidey (dadka aan kasoo jeedno, cido rabto ha noqdaan e) isku maamuli jireyn iyo sidey u gaareen horumaradii ey gaareen. Horumaradii ey ka gaareyn xaga siyaasada, xaga beeraha, xaga ganacsiga, xaga daawooyinka iyo waxyaalihii burburiyeyba si aan ugu digtoonaano ku celinta qalad-daadyadii ey galeyn. Gumeysiga Yuribiyaanka waxey Afrikada madmadoow ka dhaadhiciyeen in eysan taariiq qiimo leh eysan waligood yeelan. Sidoo kale markey dhulkooda Yurub ku laabtaana sidoo kale dadkooda u sheegi jireyn in Afrikaanu yihiin wax bini-Aadan aan aheyn oo kaliita. Waayo waxey rabeyn in xalaalseeystaan boobkii iyo adoonsigii ey ku hayeen dhulka iyo dadka Afrikaanka ah. Hadda haddii ey Yuribiyaanka arkaan qof Somali ah oo ilaahey qurux siiyey waxey yiraahdaan "Armaad Carab ka soo jeedaan?" -- oogaada taasi waa caay waana dambi diini ah oo waayoo - waa marka hore ee quruxda Ilaahey inasiyeey Carab iyo cadaanba kuma xirna - taasi waa xaga Diinta oo wey ilaahey abuurkiisa iyo meeshuu ku abuuri karo ayay fara-gashanaayaan. Midda kale, waa caay oo waxaa si dadban ey u leeyihiin in ey Carabi dhulkeena timid oo gabdhaheynii kuf sadeen oo waxey leeyihiin "wecelo" ayaad tihiin. Raali noqda haddaad la yaabteen fasiraadaas, balse fasiraadaas waxaa fahmi kara dadka bartey Taariiqa dagaalada, adoonsiga iyo gumeysiga. Carabtii Afrika soo dagtey waxey kufsan jireyn hablihiinAfrikaankii ey dhulka uugu imaadeen. Sidoo kale - cadaanka Yuribiyaanka ahna kufsi ayey meesheey tagaanba ku hayeen. Carab iyo Cadaan kaliyah ma aheyn oo waxaa sidaas kufsiga ku sameyno jirey ninkii xukumey Boqortooyadii Genghis Khan iyo wiilashiisii burburiyey Baqdaad, Ciraaq. Ku sameeya Google search ninkaas. "Genghis Khan descendants" Waxaad arki doontaan inta rag ah oo DNA🧬-diisa laga helay ee Yurub iyo Aasiya dagan. Aniga waan ka khajilaa dadka ku sheega in aan Carab ka soo jeedno. Aniga waxaan aamin-sanahey Carab in iyaga ey naga soo farcameyn. Anagu in aan nahey asalkii. Taariiqda waxey la mid tahey xididada uu geedka ku taagan yahey. Burburka ey Soomaalidu hadda ku sii socoto waxaa sabab u ah dayacaadii barashada taariiqdeyna. Ha labaaro taariideyna, ha la barto, halana baro jiilalka soo socda. InshaaAlaah. Keep up the good work Sister Hanna
Allaha ku xafido walashay.keep going halis ayad gelisay xaasidiintii baabinayey taariikhdeen. Waxana daliil u ah in aan ka soo jeedno asalka ummadaha hidaha iyo dhaqanka iyo afkeena hooyo.
Asc walaasheen Xanaan. Waxaa jira ayaantaan xabasha bedeshaa taarikhda Soomaliyeed, weliba waxay ku faafiyaan wikipedia. Hada waxay ka saareen Soomalida wikipedia page ku saabsan taarikhda Adal. Waxaa ficnaan laheed inaad soo aragtid video ka sameesid. Ilaahay kheyr ha ku siiyo
Ethiopian ka Ayaa aad Xaga Media Faafinta Nagutirtira , Kenyana waa lamid , Laakin Waxaa kaloojira Ayagana Rag Badan oo Degree iyo Post Degree kusameeya Taariiqda Somalida Waana English American German iyo Austria . Waxeyna Rabaan Inney Tirtiraan Taariiqda Somalida Si Jiilka Danbe loowaayo. Dagaal Ba an Baa Nalagula Jiraa Laakin Ma Ogin .
Caynkaa weeye wll hore u daawaday barnaamijkan waxu cadeenaya in quraysh ama carabtii hore waxay u yaqaaneen farta faraaciinta luqada baraabiyiinta ama barbariyiinta lkn qof si faahfaahsan uga hadasha waan waayey
Abaayo part two kasoo samee adoo sii faafaahinaya ta labaad doonti nabi nuux barbara miyeey taala arintaas kaso hadal, mida sadexaad waa runta Nabi muuse cs afomali ayuu kula hadli jiray faraacinta
Hangool, gudin, barshin ama barkin, fandhaal , orrah ama qorrax, qaanso, gaashaan, qaran, baroor iyo gambo ,waa wada Af-soomaali oo Ahraamta yaa fartii Faraaciinta iyo giriiga iyo fartii hore ee Carabiga ka soo jeeda, la isku fasiray oo daaha ka qaadey, muran iyo ka daba hadalna maba lahan oo taariikhdii la iftiimiyey beey niqodeen Soomaalidii Faraaciintii hore aheeyd
abayo quranka hada dawaa kacdo waxa dareeme ine firconinta ku aftirsa jireyn nabi nuux nabi nuux neeh wa nabiga 3 adunka marka farcininta luqada nabi adam ine ku hadlayeen taasa cadeyeeso
Waa runtaa oo waxaad arkeeysaa in magacyo badan oo dadka yahuudda ah ka qaateen saldhanadihii faca weeynaa ee Faraaciintii oo eey umadahii hoos joogi jirey ka mid ahaayeen, yaa sheegeeysaayee sheegeeysa in magacyadaas Soomaali saafi ah yihiin, kana soo qaateen boqortooyinkii Faraaciin ee daba dheeraadey😂
WALASHAY HORE UMA ARAG MUQAALKAN,WAA RUNTA WAXAD SHEEGTAY OO DHAN, WAXAN KU HAYA KALMADAHA AFSOMALIGA AH OO INGIRISI LOO BADALAY,,SIDA ,,(IMGGRETION) OO AFSOMALI KU NOQONAYSA,,(IMOGARASHADA)
@@sayidka6911 Kolay hadaadan cadayn la hubo u hayn oo iska sheego ay tahay, inaa asaxaabtii noogu abtirisid la qaatay. Anku hadaa nahay ree hebel ilma Abi dhaalib nahay
Qur’aanku wuxuu ku soo degay luqadda Carabiga, waxay ka dhigan tahay in lo turjumay carabta .lkn quruumihii hore ilaahy iyagaba wuxu iso diray jirey nebi oo ku hadla afkooda gaar ahan, Muuse wuxuu ahaa reer binu Israa'iil, laakiin wuxuu ku koray Kuna barbarey gurigii Fircoon. وَمَا أَرْسَلْنَا مِن رَّسُولٍ إِلَّا بِلِسَانِ قَوْمِهِ لِيُبَيِّنَ لَهُمْ
Faraaciinta in badan baa muslim ahaa, xitaa xaaska fircoon muslim bay aheyd, quraanka waxaad ku arkeysaa kuwii qaraabadiisa ahaa ee u digayay kuwaana muslim bey ahaayeen.
@@sayidka6911 alaafircoonka ey dadkan aqonyahanada Ka hadlaan kuwaaas ma ahan walal dadka ad Ka hadleyso wa muminin . ayaga waxey Ka hadlaan boqoradi ficonada galada ahaa in somaaali wax wadagaan ama ahayeen ama mar somalida gaalo ahayeen ayago faraciin ah taa wa been diinta islaamka madiina Ka hor nasogaarte fircoon wala nataniyaahu a wax noma galin
marka hore, muusa waxa loogu dhawaaqaa sidan: - mooshe : af Cibraaniga, - moose : af fircowniga. macneheedu waa cunug, ilmo, tusaale : Ahmose, tuhutmose, ramses (racmose), dhammaan macneheedu waa ins ax, ina tuxut, ina raac...iwm... Bal hadda, kelmada "moose", ma af somali baa, toloow?
Musa wa afSoomali o ka eeg Qaamuuskeena 'Muus'. Wa biyo ka so bixid. "Uu so Muusay" wan isticmaalna. Dhaqan aan qof wax dhacay uvu magacdarno wan leenahay. Magaca Musa qof Somaali ah iya bixiyey.
Walashey waxas iska daa been waye beenta diin la’aan keenta allah og afka nabi muuse lkn af ibriga ahaa taas taariikh la iska sheega lee waye aniga faraacino ma nihiin arab ma nihiin qofkii ku abtirsado asiga u taala Somalia nahay kafib bani aadam nahay cml
Adhiga darood maa thy bunt ku celcelisidaa mar walba ajuuran tariikhdiisa waa soo koobtay imaamatu hiraab wax badhan kama shegin xadaarada meeshaas ayaad rabtaa in aa urarto waana ku fahansan nahay kusoco aniga hadda meshaas dhul igama jiro
Wey kahadasha boqortoyoyinki Somalia punt maha meshe darodku dagan e wa magaci hore e Somalia puntlandtana dib ba laga asasey kala qeybinta awgi ba lo asasey
Nabi muuse.csw iyo af somali maxaa iska galey walaaley diinta ciyaarta kadaa dadka caqliga iyo taariiqda ha uga dheelin umada waxaat soo wadaa ku xikto nabi muusee somali buu ahaa .hada waa lagu jecelyahay hadhoow yaan lagu nicin intaat wax usku qasto.carabta weey ku nacday soomaalida neh yey ku nicin. Diintaneh sifiican u soo baro
walal hanan asc horta 1 luqadi nabi Adam csm iyo Xawa wa luquda CIBRI ama CIBRO 2 WA run dharka dhaqanka somalida iyo dharka xaramka wa is gu mid 3 SUAA'L ?Afki Faracinda maxa lo yakhana magace ?
Somali dhamaantiin reeriheena ama dhaqankiina ku noqda halkaa ayaad badbaado leh ISIR IYO ASAL inaa hadeydun yershaan dabs qabad living hadli kale umad luntey iga dheh
سلام حنان هل تعلمين انه موسي عليه السلام ربنا امره يدهب الي الخضر يتعلم منه انك لان تستطيع مع صبرا هنا اللوغر الايه حتى أبلغ مجمع البحرين أي ملتقاهما هي بين البحر الاحمر والمحيط الهندي هنا وجد موسي عليه السلام خضر في زيلع
@@HusseinAli-dy3lv صحيح كلمة خضر باللغه الصوماليه هو المبارك في القرآن توجد ليلة القدر معناه بالصوماليه الليله المباركه نقول بالصومالي (Waa habeen Khadar ah)
@@saciidsuleiman1355Ani waxay ila tahay in beenta la iska dhaafo ileen qoomiyado nala mida baa geeska afrika inala dagan sida oromo,afar iyo kuwo badan waliba soomaliga way is shabahaan marka erey waa la isaga eekaan karaa
Well done sis wa arin weyn oo baritan fcn u bahan in ay fsraacinta ku hsdlayen luqada somaliga barnaamijyo kooban noga so same wll qali si an u fahano more adigo mahadsan shukran wll
Am big supporter of you Hanaan keep going Girl 💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 SOMALIA is BACK AGAIN
Waa runtaa walaashey waxaa jira xiriir badan oo ka dhexeeya faraaciinta & somalida aniga waxaa ii xaqiiqowday dadka somaaliyeed ineey carabta xitaa ka fac weyn yihiin asalka na wexey lugta la galaayaa nabi nuux caleyhi salaam, marka aniga waxaan aaminsanahay inaa nahay hooyadii umada adduunka
Wll dadka dhanbaa nabi nuux bay kasoo farcameen
Si fiican waxa aad raadsataa buugga dhowaan soo baxay ee magaciisuvyahay Prophet Adam's Language: The Origin of Language ee uu qoray cilmibaadhe Rashid I. Mohamed.
Ereyadan - Erey + aadan
Doodda uu soo ban dhigayaa waxa weeye in Nebi Aadan iyo Xaawa ay af Soomaali ku hadli jireen.
00:25 Waa maxey faa'idada ku jirta ogaanshaha taariideyna? Oo in faraa'ciintu Soomaali yihiin iyo in kaleba?
Jawaabteydu waa sidan:
Ogaanshaha iyo raad-raaca taariideyna waxey inaga caawin kartaa waxyaalo badan. Waxaa ka mid ah in ey inoo horseedo isku duubnaan iyo midnimo. Waxaa laga yaabaa in aan daraasad ku sameyno oo barano sidey (dadka aan kasoo jeedno, cido rabto ha noqdaan e) isku maamuli jireyn iyo sidey u gaareen horumaradii ey gaareen. Horumaradii ey ka gaareyn xaga siyaasada, xaga beeraha, xaga ganacsiga, xaga daawooyinka iyo waxyaalihii burburiyeyba si aan ugu digtoonaano ku celinta qalad-daadyadii ey galeyn.
Gumeysiga Yuribiyaanka waxey Afrikada madmadoow ka dhaadhiciyeen in eysan taariiq qiimo leh eysan waligood yeelan. Sidoo kale markey dhulkooda Yurub ku laabtaana sidoo kale dadkooda u sheegi jireyn in Afrikaanu yihiin wax bini-Aadan aan aheyn oo kaliita. Waayo waxey rabeyn in xalaalseeystaan boobkii iyo adoonsigii ey ku hayeen dhulka iyo dadka Afrikaanka ah.
Hadda haddii ey Yuribiyaanka arkaan qof Somali ah oo ilaahey qurux siiyey waxey yiraahdaan "Armaad Carab ka soo jeedaan?" -- oogaada taasi waa caay waana dambi diini ah oo waayoo - waa marka hore ee quruxda Ilaahey inasiyeey Carab iyo cadaanba kuma xirna - taasi waa xaga Diinta oo wey ilaahey abuurkiisa iyo meeshuu ku abuuri karo ayay fara-gashanaayaan. Midda kale, waa caay oo waxaa si dadban ey u leeyihiin in ey Carabi dhulkeena timid oo gabdhaheynii kuf sadeen oo waxey leeyihiin "wecelo" ayaad tihiin.
Raali noqda haddaad la yaabteen fasiraadaas, balse fasiraadaas waxaa fahmi kara dadka bartey Taariiqa dagaalada, adoonsiga iyo gumeysiga. Carabtii Afrika soo dagtey waxey kufsan jireyn hablihiinAfrikaankii ey dhulka uugu imaadeen. Sidoo kale - cadaanka Yuribiyaanka ahna kufsi ayey meesheey tagaanba ku hayeen.
Carab iyo Cadaan kaliyah ma aheyn oo waxaa sidaas kufsiga ku sameyno jirey ninkii xukumey Boqortooyadii Genghis Khan iyo wiilashiisii burburiyey Baqdaad, Ciraaq.
Ku sameeya Google search ninkaas.
"Genghis Khan descendants"
Waxaad arki doontaan inta rag ah oo DNA🧬-diisa laga helay ee Yurub iyo Aasiya dagan.
Aniga waan ka khajilaa dadka ku sheega in aan Carab ka soo jeedno. Aniga waxaan aamin-sanahey Carab in iyaga ey naga soo farcameyn. Anagu in aan nahey asalkii.
Taariiqda waxey la mid tahey xididada uu geedka ku taagan yahey. Burburka ey Soomaalidu hadda ku sii socoto waxaa sabab u ah dayacaadii barashada taariiqdeyna.
Ha labaaro taariideyna, ha la barto, halana baro jiilalka soo socda. InshaaAlaah.
Keep up the good work Sister Hanna
Allah ku xifdiyo cadowga somliyed Allah ka ilaliyo
Anbiyo ayaa ku aasan gardafuu waxaana la dhaha xabaalo anbiyaad
Maasha'allaah abaayo waxbadan inaan taariikhdeenii hore ka barano wey wanaagsan tahay
Isma ciil (Ismail) waa magac Soomaali ah sida isma haan oo kale. Haajara maaha ee Magaca waa Hagar (maanta Soomaali weey la baxdaa Magaca Hagar oo qabiil reer Hagar ayaa wali jira).
Yusuf as well, Yus iyo uf
@
Yus maahee waa Yuu ee micno u samee. Qofku haddii oo doodayo wax cilmiyeeysan oo macquul ah ayaa lala yimaadaa. Iska soo baandhee. Nabi Ismaaciil CS ineey hooyadii Faraaciyad Masaaridii hore ee dadkeena ay aheyd dunida oo dhan ayaa isku raacsan inta aan ka aheyn jaahiliinta dadka Soomaaliyeed oo Faraaciintii hore Soomaali ahaa.
Jasaakalaahu kheer wlashey hanaan
Amen wll 🤲 🥰
Cajiib wye, taarikhdeena sanad walba dad kahelan kudhawaad12 million
Anagane mexe taree tagan nahy
Allaha ku xafido walashay.keep going halis ayad gelisay xaasidiintii baabinayey taariikhdeen.
Waxana daliil u ah in aan ka soo jeedno asalka ummadaha hidaha iyo dhaqanka iyo afkeena hooyo.
الله يوفقك يا أخت حنان تعلمت منك كثير 💜💜💜💜
Nebi muuse calayhi salaam afsoomali buu ku hadli jiray sida taarikhdu qoreyso moda kale waxaa jiray xiligii nabruud sedax luuqad aduunkoo dhan sedadaa liqadood mida koowaadna afsoomaali bay aheed
Xagee laga aheli karaa yaariikhdas
Subxanalah nabi muuse banuu israail ayuu ahaa oo luqada yahuuda (cibriyada )ayuu ku hadli jiray taarikhda beenta ah jooji
@@ABUKE8guriga fircoon inuu kusoo koray ma ilowday?
@@sayidka6911 haduu kusoo korey marka miyuu pa dhashey anigu hadan qoys yahud ah la koro ma iyagan noqonaya
@@ABUKE8 cidda uu yahay kama hadlin, balse waxaan ku jawaabay hadalkaagii ahaa luuqadda cibriga ayuu ku hadli jiray, waxaan ka xasuusiyay uun dadkii soo korsaday luuqadooda iyana inuu ku hadli jiray,
Qoraalkaagii & keykii dib u eeg fudeydka jooji.
Waad mahasantahay walaal , ayaanda somali maskaxdaaa lagadhaqay oo wadaado ku dhumamanaya diin baa fafinaya dhaqab shisheeye oo carbiya
Waligeen baan maqi jiray Faraacintu in ay ahaayeen Somali
Asc walaasheen Xanaan. Waxaa jira ayaantaan xabasha bedeshaa taarikhda Soomaliyeed, weliba waxay ku faafiyaan wikipedia. Hada waxay ka saareen Soomalida wikipedia page ku saabsan taarikhda Adal.
Waxaa ficnaan laheed inaad soo aragtid video ka sameesid. Ilaahay kheyr ha ku siiyo
In sha Allah 🥰🙏
Ethiopian ka Ayaa aad Xaga Media Faafinta Nagutirtira , Kenyana waa lamid , Laakin Waxaa kaloojira Ayagana Rag Badan oo Degree iyo Post Degree kusameeya Taariiqda Somalida Waana English American German iyo Austria .
Waxeyna Rabaan Inney Tirtiraan Taariiqda Somalida Si Jiilka Danbe loowaayo.
Dagaal Ba an Baa Nalagula Jiraa Laakin Ma Ogin .
Waxaan Ubaahanahay inaan Extraction kusameyno oo External Servers aan Kukeedsano, Teedakale Halayaabin hadaad Badeecadaada Ilaashan Kariweyday Waa laguu Ilaalin !
Wikipedia waa Bugaag Macluumaad Kubixinaya encyclopedia online ah , oo bilaash ah, waxaa abuuray oo tafatiray iskood ushaqeystayaal aduunka dhan , waxaana marti galiyay Wikimedia Foundation. Ururka Wikimedia.
Wikipedia, encyclopaedia Bugaagta ku salaysan internet-ka bilaashka ah, waxa ay bilaabantay 2001, taas oo ku shaqeeysa habka maamulka il furan Open Source Waxaa kormeera Wikimedia Foundation oo aan faa'iido doon ahayn. Wikipedia waxay isticmaashaa software-ka wada shaqeynta ee loo yaqaan wiki taas oo fududeysa abuurista iyo horumarinta maqaallada. In kasta oo qaar ka mid ah dhibaatooyinka aadka loo shaaciyey ay dareen ku aaddan habka tifaftirka Wikipedia, haddana wax yar kama aysan qaban isticmaalka dadweynaha ee kheyraadka, kaas oo ah mid ka mid ah bogagga ugu booqashada badan ee internetka.
Si ka duwan mareegaha kale ee sare, Wikipedia laguma maalgeliyo xayeysiinta, kuma tiirsana iibinta xogta isticmaalayaasha si ay faa'iido u helaan. Taa baddalkeeda, Wikipedia waxaa taageera akhristayaasheeda - dadka qiimaha ka hela Wikipedia oo raba inay sii wadaan taageerada guushiisa, iyadoo celceliska deeqda ay tahay ilaa $15 USD.
Qof wax maka beddeli karaa Wikipedia?
Wikipedia waa wiki, taasoo la micno ah in qof kastaa uu wax ka beddeli karo bog kasta oo uu isla markiiba hagaajiyo maqaallada.
Maadaama Xaalku uu Saan yahay Innagii Baanan Xaalkeyna Lasocon oo Kajiifanay Hoosheena! Yaa inoodiidaayo inaan Contributors Kanoqono Xaaladeena ? Iyagu Hooshooda Maal Baa lagusiiyaa waayo Waa Afkaarta kafanbeysa oo ah Kuqabso Qadimeyside!
Dispute them , so you won't miss out on getting your own share.
Shaqsiyaadka Seefta Nala Kortaagan Yacni Ma-ahan Mindiyaha Aan Anagu iskuwadano Waa Mid Kaduwan oo Dhawaaq Dheer .
A short stone falls nearby, but a word travels around the world.
1-WikiUser1234945--
EXTENDED CONFIRMED USERS, PENDING CHANGES REVIEWERS, ROLLBACKERS
17,188 EDITS
2- ClueBot NG
BOTS, PENDING CHANGES REVIEWERS, ROLLBACKERS
6,302,322 EDITS
3- Phuzion
EXTENDED CONFIRMED USERS, IP BLOCK EXEMPTIONS, PENDING CHANGES REVIEWERS, ROLLBACKERS
19,827 EDITS
4-Togawa11
49 EDITS
5-Anthere
ADMINISTRATORS
16,321 EDITS
6-Gaius Cornelius
ADMINISTRATORS
157,221 EDITS
7. Chipmunkdavis
EXTENDED CONFIRMED USERS, PENDING CHANGES REVIEWERS, ROLLBACKERS
57 Wikipedia
8-Northamerica1000
AUTOPATROLLED, ADMINISTRATORS
706,592
EDITS
10. Citation bot
BOTS
4,463,437
EDITS
9-GreenC bot
BOTS
1,951,831EDITS
10- Citation bot
BOTS
4,463,437
EDITS
11-David Biddulph
EXTENDED CONFIRMED USERS, PENDING CHANGES REVIEWERS, ROLLBACKERS
88,733 EDITS
Ragaan Waa Kuwa Nootafo xeetay
Laakin Nasiibdaro Kuwa Anaga Nagamid ah Baa Kalkaaliya u ah Sababtoo ah Waxey Si barakeysan u aaminsanyihiin Qabyaalada!
🙏🙏🙏
Hanan awoow gaa soo reer miyi ma ahayn somalidu last 80years baa magaalo ugu horeysay
Asc
Waxan 2021 bilaabay youtube,kaas oo kaga hadlo in aynu nahay asalki AADANAHA isla markaana afkeenu inuu yahay afka funida ugu faca weyn ama ugu qadiinsan.
Haatan waxaa farxad ii ah in asn helay wheel ila baadha taariikhdeenna asalka as.
Guuleyso Hanan
Waa dhab waxa aad shegtay oo idil.
Mahadsanid
Intee kuaragtay maxaase soomaalida saan kadhigay maanta mideeda kale yaawaaye qofka naminaayo inaa asal nahay
Shucayb baa kamida asxaapul aykah oo ah "dadkii ayda "♡
Aadbaa ugu mahadsan thy sidad
Walal hanan nooGu Faidayso aqoonta
Iyo xeeldheerida kugu duugan
Adiga mudan Wll 🙏🥰🌺
Horta Hanna Sweden inteee kajogtaaa adooo raaali ah
Allah hakubarakiyo abaaayo wadkumahasantahay cilmika farahabadan eeee nooo shegtaaay
masha allah alle hakudhawro walobahna tarikhyha somaliya
Mashallah Hanan
Waxaa horey uga professor M. Said oo wax ka soo qoray taariikhda faraaciinta.
🎉 mahad balaaran noosoo badi walaal qaaliya
When moses saw fire at mount tur,he called it DAB According to the Hebrew bible
Where did you get that from?
Caynkaa weeye wll hore u daawaday barnaamijkan waxu cadeenaya in quraysh ama carabtii hore waxay u yaqaaneen farta faraaciinta luqada baraabiyiinta ama barbariyiinta lkn qof si faahfaahsan uga hadasha waan waayey
Akhiro carabi ayaa lagu hadla qurux oo waxa xawo iyo adan lagu meheriyaya saliga nabiga NNKH scw scw scw
Baayo qali majidhaa meel aan ka baran karno luqada faraacinada mise waa khasab in aad masar ka baratid
Waxaan filayaa inuu jiro qaamuus rasmi ah..🤔🤔
Taariikh saxan soo gudbi wallaal.
Masha Allaah keep going
Maxaad soomaali ugu tujumiwayda yaa fahmaya wuxuu kahadlayo ...hanaan you legend keep going
Maya xananey nabiya laahi musa.cs harun cs midna somali kuma hadal.reer banii Isreal bay ahayeen.bani isxaaq cs bani ibraahim cs khaliilu laahi.
Hanna Mashallah Abwuankii Suldaan Timacade Wucuyiri Dadkaan Lahdlayo ayaan Leyeeyn Dux iyo Immane Marka Dadku Mayaganin Cilmi iyo Daarige. Isgasiwuad Ayana Brandone
Love you sister ❤❤❤❤
Abaayo part two kasoo samee adoo sii faafaahinaya ta labaad doonti nabi nuux barbara miyeey taala arintaas kaso hadal, mida sadexaad waa runta Nabi muuse cs afomali ayuu kula hadli jiray faraacinta
Abaayo dadku afcarabiga mawada yaqaaniin adoo mahadsan waxa ay nimankani kahadlayaan
Asc abyo channelkaaga waan ku cusbahay waxaa isku program tihiin ustaad youtube ka so gala oo ugu qoran tahay #abi_shucayb
Dadaalaa waa gaaraa walashey 😅
Hanaan heesta ay ku ka shifmeen masaarida waa heestee
💯💯
Hadaynu waxka fahano tariikhdena. Waxaynu ka badbadeyna sharka aduunka. Xag wadan iyo xaga jiritaanka dadkeenaba.
Hangool, gudin, barshin ama barkin, fandhaal , orrah ama qorrax, qaanso, gaashaan, qaran, baroor iyo gambo ,waa wada Af-soomaali oo Ahraamta yaa fartii Faraaciinta iyo giriiga iyo fartii hore ee Carabiga ka soo jeeda, la isku fasiray oo daaha ka qaadey, muran iyo ka daba hadalna maba lahan oo taariikhdii la iftiimiyey beey niqodeen Soomaalidii Faraaciintii hore aheeyd
abayo bart 2 noo same please ayako sii fahfahinayo si badan
and thank you for your working
abayo quranka hada dawaa kacdo waxa dareeme ine firconinta ku aftirsa jireyn nabi nuux nabi nuux neeh wa nabiga 3 adunka marka farcininta luqada nabi adam ine ku hadlayeen taasa cadeyeeso
Waa runtaa oo waxaad arkeeysaa in magacyo badan oo dadka yahuudda ah ka qaateen saldhanadihii faca weeynaa ee Faraaciintii oo eey umadahii hoos joogi jirey ka mid ahaayeen, yaa sheegeeysaayee sheegeeysa in magacyadaas Soomaali saafi ah yihiin, kana soo qaateen boqortooyinkii Faraaciin ee daba dheeraadey😂
Yahud way rergalbe uguhiliyaa, waa tarikhda daraadeed
WALASHAY HORE UMA ARAG MUQAALKAN,WAA RUNTA WAXAD SHEEGTAY OO DHAN, WAXAN KU HAYA KALMADAHA AFSOMALIGA AH OO INGIRISI LOO BADALAY,,SIDA ,,(IMGGRETION) OO AFSOMALI KU NOQONAYSA,,(IMOGARASHADA)
Wadaad weeyn oo ahaa kuwa u xil saarnaa qorista boqortooyadii Faraaciinta mid ka mid ahaa,yaa magaciisa lagu WEEYAAN oo saas Soomaali u ah😂
Xananey waxa la yidhi masar waxa jira meelo laga qariyo soomalida oon loo ogolayn meelaha dalxiiskooda bal nooga soo waran kk
Waa run 😅..in sha Allah 🥰
Wallaaly ma kushutig buu ehel uyahay fircoon mase somali kaliya
Hanna Cagiib Mashallah
Abayo suaal horta wax isweydin mudan marka horey maxa geeyay dhaqankana masar iyo awoowayashana maxa inta may ka qatan
Ushu Nani muse waa hangoole
Masha Allah abaayo
MaashaAllah 🥰
Isir kena Fircow alle nagama dhigin ee ha na caynin walaaley
Faraacintu muslim iyo gaalba wey lahaayeen, fircoonka quraanka lagu sheegay waa shakhsi ka mid ahaa dadkaa, oo kibray, waana mid ka mid ah madaxdii faraha badnaa ee faraaciinta, iney soomaali kasoo jeedeena wax diidayaa ma jiraan, ogowna nabigeena muxamed scw adeer yaashii qaar ka mid ah gaalo ayey ahaayeen xaqiina waa diideen.
@@sayidka6911
Kolay hadaadan cadayn la hubo u hayn oo iska sheego ay tahay, inaa asaxaabtii noogu abtirisid la qaatay.
Anku hadaa nahay ree hebel ilma Abi dhaalib nahay
@@abdinur6152 abuu daalib markaan ku abtirsanayo, innagu miyaynaan aheyn umad jirta oo nool oo dhul leh, markuu abuu daalib dunida ku noolaa ka dib miyaan dhalanay,
waxaad iila eg tahay qof isirkiisii dagaal kula jira oo ku qanacsan isir kale inuu sheegto, taana diinteena suuban ayaa diiday. Anigu Xitaa waxaan aamin sanahay iney jireen nabiyo iyo rusul soomaali ah ama kushit ah iney jireen.
Asc ma Sha allh 🌹
Emaraadka shalaay wuxu hubeyeey itoobiya sii aaay badaheena uu qataan artaas waxa ka cawiinaya muse bixi fircoonka somalida
Hana
Manta safaletiga turki camal aad u saratay,qeer la majiro..😊.thanks sista
Magaca Ismaaciil =isma ciilin
U fiirsi ( ma firfir coonid)ramsi (ismar)dhankaad doontaba ka akhri wa af soomali.taas aya markhaati kuu ah in aan ka soo jeedno faraciyinta
Nabiga muuse cibri ayuu ku hadli jiray lkn wuu yaqaanay luuqadda faraacina
Waa tii nabi muuse fircoon.utag la yiri
Uu kula hadal hadal jilicsan
فقوكالا له قولا لينام لعله يتذكر أو يخشى
Qur’aanku wuxuu ku soo degay luqadda Carabiga, waxay ka dhigan tahay in lo turjumay carabta .lkn quruumihii hore ilaahy iyagaba wuxu iso diray jirey nebi oo ku hadla afkooda gaar ahan, Muuse wuxuu ahaa reer binu Israa'iil, laakiin wuxuu ku koray Kuna barbarey gurigii Fircoon. وَمَا أَرْسَلْنَا مِن رَّسُولٍ إِلَّا بِلِسَانِ قَوْمِهِ لِيُبَيِّنَ لَهُمْ
@@Mhod86walalkeeyu Soomalidu waa Bini Israa'il kalimada Issiir waa kalimad Soomali ah afkey ku hadley jireen waa af somali ( Afka Soomaligu iyo dhaqanka Somaligu waa soo jireen )Nebi muse ilaa iyo nebi ciise hooyadis maryama cs wxaad ka heleysa qabilada Soomaliyeed Abtirsiyadoda sida Reer Cibraan, Ayuub, yunis, Dawuud , Saleebaan, Isaaq , Makahiil, Jibrahiil ,Musse. Ma jirtu Ummad kale oo nalaa wadaagta Nassabkas sharaftaa baadan!!
Suradu sad salah Ibrahim ( simba songugo samba superman)
Asc, walaalo farti qorotanki Gadabursih yaa kamid ah.
book nin somali ah uu ka qoray ba jira tarrikha qadiimka ee somalida ee masaridu qariyaan
Luuqada soomaaliga waxaa la qoray 1972dii❤.
Wey ka horeesay iyadoo nooc kale u qoran qoraalka waxaa ka muhiimsan hadalka
1956 ayaa la hindisay waxaase la hirgaliyay 1972,
qoraalka soomaaliga ee hadda laga hadlayaahi waa kii pubt, sadex kun oo sano kahor,
Markii uu islaamku soo gaaray dhulka soomaalida ayuu lumay oo booskii waxaa kala baxay carabi.
Abaayo noo soo fasir ninkaani waxa uu ka sheekeynayo ❤️
Mala ogolaa in la baro dhulka hoostiisaa saudi arebia illa palastine
البرابيا اصلها البربره وهي لغة أهل الصومال
Horta ma Yaman baad kunooshahayy
No 😅
Faraciinti wa asal Somali wax caden u ah DNA iyo Luuqada afka Somaliga iney ku hadali jiren. iyo medbe mariin ayey ahayen sida Somalida dada qorqoran ayey ahayen sanka iyo dhirirka.
XANAAN QAALI, SALAAN SARE.
❤❤❤❤
Wallo ma qof baa qaata laba toori oo midna gololerdahay midna tooray tahay
Fircoon miyaa hada noosoo riixeysaa walaaley
Nabi musa wuxuu kuhadlaayi hebrow afka yahuuda
Faraaciinta afkee kula hadlayay ileen iyagu ree baniiisraaiil maaheyne, waxaad ilowday iney iyagu soo korsadeen oo uu gurigii fircoon kusoo koray,
Labada afba inuu garanayay u badi.
❤❤❤cajiiib😢😢😢masha allah
Adigaaba faraaciintii u eg
Boqorad♥️🤍
Faraaciita iyo Soomaalidda waxaa ka hadlay DR GEES. BAL FIIRI TH-cam KUU KU JIRAA.
Ilaheey nagma dhigo alaa fircoon wayo rabi ba yiri ashadul cadaab bey leyahiin .faracinada wa qibdiga coptic kuwasne iskuma ekin
Faraaciinta in badan baa muslim ahaa, xitaa xaaska fircoon muslim bay aheyd, quraanka waxaad ku arkeysaa kuwii qaraabadiisa ahaa ee u digayay kuwaana muslim bey ahaayeen.
@@sayidka6911 alaafircoonka ey dadkan aqonyahanada Ka hadlaan kuwaaas ma ahan walal dadka ad Ka hadleyso wa muminin . ayaga waxey Ka hadlaan boqoradi ficonada galada ahaa in somaaali wax wadagaan ama ahayeen ama mar somalida gaalo ahayeen ayago faraciin ah taa wa been diinta islaamka madiina Ka hor nasogaarte fircoon wala nataniyaahu a wax noma galin
@@ibnuyussuf faraaciinta & boqorkii la halaagay ayaa isaga kaa qaldan, faraaciintu muslim iyo gaalaba way lahaayeen.
Dadka kuligood aadan ayay kawada yimaadeen maxaynu aduunka kusoo kordhiyay aan isweydiin faraaci bayou nahay faransiiz ayaynu nahy maxaa laga faaiidayaa soomali ayaynu nahay aadan aduunka kamid noqono
good afternoon
مرحبا حنان. علي مهلك علي قلبي شوية شويا
marka hore, muusa waxa loogu dhawaaqaa sidan:
- mooshe : af Cibraaniga,
- moose : af fircowniga.
macneheedu waa cunug, ilmo,
tusaale : Ahmose, tuhutmose, ramses (racmose), dhammaan macneheedu waa ins ax, ina tuxut, ina raac...iwm...
Bal hadda, kelmada "moose", ma af somali baa, toloow?
Waad mahabsantahay 🙏🥰🌺
Mooshe waa af cibri yuuhuda ugu dhawaaqda
Musa wa afSoomali o ka eeg Qaamuuskeena 'Muus'. Wa biyo ka so bixid. "Uu so Muusay" wan isticmaalna. Dhaqan aan qof wax dhacay uvu magacdarno wan leenahay. Magaca Musa qof Somaali ah iya bixiyey.
@@RElmi-hi6wzhamaan xataa soomali waaye waa ruuxa beenlow ga ah baan dhahnaa waa haamaan 😮
Haa wll waa somali wana moose waa qof wax moosay
Walashey waxas iska daa been waye beenta diin la’aan keenta allah og afka nabi muuse lkn af ibriga ahaa taas taariikh la iska sheega lee waye aniga faraacino ma nihiin arab ma nihiin qofkii ku abtirsado asiga u taala Somalia nahay kafib bani aadam nahay cml
Adhiga darood maa thy bunt ku celcelisidaa mar walba ajuuran tariikhdiisa waa soo koobtay imaamatu hiraab wax badhan kama shegin xadaarada meeshaas ayaad rabtaa in aa urarto waana ku fahansan nahay kusoco aniga hadda meshaas dhul igama jiro
Wey kahadasha boqortoyoyinki Somalia punt maha meshe darodku dagan e wa magaci hore e Somalia puntlandtana dib ba laga asasey kala qeybinta awgi ba lo asasey
Somali madax mayo waxan qabel ahen
❤❤❤❤
Alow fircoon wax hanooga darin
😂😂😂 si fcn usoo daawo channel ka
😂😂 waa runtaa wlhi fircoon bay nooga dhigayaan wax qarxa hada waa ummad laangaab ah oo ilaahay haligay😂
@@Sharmakemuhametjahiliin fircoon iyo fariciin so kala barta marka hore
Nabi muuse.csw iyo af somali maxaa iska galey walaaley diinta ciyaarta kadaa dadka caqliga iyo taariiqda ha uga dheelin umada waxaat soo wadaa ku xikto nabi muusee somali buu ahaa .hada waa lagu jecelyahay hadhoow yaan lagu nicin intaat wax usku qasto.carabta weey ku nacday soomaalida neh yey ku nicin. Diintaneh sifiican u soo baro
Carabtu waxey ku nacday tariiqdii iyo asalka somali ey qariyeen bey so fagtay marka adiga oo somali ah maxa ku naceysa
walal hanan asc horta 1 luqadi nabi Adam csm iyo Xawa wa luquda CIBRI ama CIBRO 2 WA run dharka dhaqanka somalida iyo dharka xaramka wa is gu mid 3 SUAA'L ?Afki Faracinda maxa lo yakhana magace ?
Somali dhamaantiin reeriheena ama dhaqankiina ku noqda halkaa ayaad badbaado leh ISIR IYO ASAL inaa hadeydun yershaan dabs qabad living hadli kale umad luntey iga dheh
سلام حنان هل تعلمين انه موسي عليه السلام ربنا امره يدهب الي الخضر يتعلم منه انك لان تستطيع مع صبرا هنا اللوغر الايه حتى أبلغ مجمع البحرين أي ملتقاهما هي بين البحر الاحمر والمحيط الهندي هنا وجد موسي عليه السلام خضر في زيلع
لو عندك فيس بوك ضيفني
Hanan Channel
@@hananchannel1928 هنا بالتفصيل قصة موسى في الصومال
@@hananchannel1928 والله يا حنان عندي ايمو وعندي اسناب وعندي وتس اب
اسم خضر اكل دوله اسلاميه يتسمون به هم الصومالين
@@HusseinAli-dy3lv صحيح كلمة خضر باللغه الصوماليه هو المبارك في القرآن توجد ليلة القدر معناه بالصوماليه الليله المباركه نقول بالصومالي
(Waa habeen Khadar ah)
😂😂😂😂 waad iga qoslisay markaad dhahday nabiyullahi muusa waxaa lagu soo diray afsomaali walaley wasidee
Bro waa run 😮 waalagusoo diray ma ahan ee luuqadaasi wuu yaqaanay
Jahliga iska daa TV sacuudi ayaa baahiyay isla markiba tvga waala weeraray wayka bixiyen warbixinti
Sorry dadkaygiiyow hurdada kakaco
When prophet Musa was given the towrah and saw fire on the mountain,he called it DAB according to the Hebrew bible
@@saciidsuleiman1355Ani waxay ila tahay in beenta la iska dhaafo ileen qoomiyado nala mida baa geeska afrika inala dagan sida oromo,afar iyo kuwo badan waliba soomaliga way is shabahaan marka erey waa la isaga eekaan karaa
Cajaa’ib 😂
Aad Baan u qoslay qofyahay adigoo kale waaba laguu baahnaa
وريا احترم نفسك
😂 😂 fake
MaashaAllah 🥰
🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑👑🇸🇴🇸🇴❤️👑👑👑🙏❤️❤️🇸🇴🇸🇴