Xaqiiqo run ah in qof kasta oo Soomaali ah uu ogaado..🤔🥹🫢

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 118

  • @abdallahxaji4068
    @abdallahxaji4068 10 หลายเดือนก่อน +7

    Ninkan odayga ah, warkiisu waa xaqiiqo.

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waan arkay markaan dhaho somali baan ahay waalaga xanaaqaa❤❤❤

  • @abdirahmanmankey2253
    @abdirahmanmankey2253 ปีที่แล้ว +4

    Hadii alle awoda leh ogolado waan is racenaa sawiraa kaso Qadena wana soo ogaaneenaa

  • @haneizadjamaabdillahi1139
    @haneizadjamaabdillahi1139 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah we must revive our somali heritage and claim back our Egyptian heritage

  • @mahadjama8730
    @mahadjama8730 ปีที่แล้ว +6

    Asc hanan taariikhdaan buur haybe maanan tagin laakiin waxaan hor fariistay ninkii cilmi baarista ka sameeyay waxa ka mid ahaa waxa ku taala meeshii ilaahay ku soo dajiyay nabiyullaahi adam csw iyo xaawo meeshii ay dageen baa ku taala dhismayaashii raadadkii biyahay isticmaalayeen beertay isticmaaleen iyo qabuuro waana tii uu lahaa madaxwaynihii maraykanka bush 93dii waxaan imid dhulkii nabi adan marka macluumaadkaas waan kula wadaagi lahaa

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 13 วันที่ผ่านมา

    مشاءالله تبارك الرحمن. ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك في كل خير حبيبتي
    This is very good information Hanan! Thank you my dear cousin. ❤❤❤

  • @MOHAMEDBAREIBRAHIM-gl1hy
    @MOHAMEDBAREIBRAHIM-gl1hy ปีที่แล้ว +6

    Allow daad keenoo Tuuziii tariikh dooodaa mahad sanid Oodiii 👍🤙🌎🌃

    • @ikraali172
      @ikraali172 10 หลายเดือนก่อน

      Inteena ogaatay taarikhda aan usheegno kuwa aan wax daawada lagu karin😢😂

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 13 วันที่ผ่านมา

    INSHAA ALLAH I will try to go there

  • @abdulkadermohammed3800
    @abdulkadermohammed3800 ปีที่แล้ว +1

    Viva Somaliya Thanks sister.Yiu are trying ti tell the people that history of somaliya.

  • @abwaanjookar
    @abwaanjookar ปีที่แล้ว +7

    Waa muhiim inaa asal keena garano si jiri taan keena u ilaashano

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid prof shirwac

  • @amcc4390
    @amcc4390 ปีที่แล้ว +9

    Waxaan sojedinaa in dhalinyrada iyo aqonyahanada ay Iska kashtaan sameenta research centre baara soyaalka dadkeena iyo dalkeena

  • @waare
    @waare ปีที่แล้ว +6

    Professor shuceyb allaha xafido. 2010 ilaa 11 ayaa iigu dambeysay oo qarabo ayaanu nahay aqoontaan inay ku tuugantahay uma moodi jirin. Dhowr luuqadood ayuu ku hadlaa oo faransiisku kamid yahay.

  • @naimaosman
    @naimaosman ปีที่แล้ว +23

    Buur haybe waa gobolkee 😮 iyo gacan libaax insha allah anigu jaamacada markey idhamaato wey ii qorsheesantahay in aan gobolo badan oo dalka tago yaraan teydi ilaa hada taariikhda aad bn ujeclaa insha Allah xog badan waan sohelidoona si aan oogu qanciyo hooyadey iyo walaalahay oo carab isku haysta😂 in ay asalka dunida yihiin insha Allah

    • @ALWADAN1
      @ALWADAN1 ปีที่แล้ว +1

      Keep Going Forward uncle and my Allah bless and protect you am proud of the people like you who trust them Self

    • @Liiloowe
      @Liiloowe ปีที่แล้ว +3

      BUUR HEYBE WAA DEGMADA BUURXAKABA EE GOBOLKA (BAAY).

    • @vveve232
      @vveve232 ปีที่แล้ว +2

      Gacan libaax wa somaliland gobolka togdheer

    • @Kokfun765
      @Kokfun765 ปีที่แล้ว +3

      Waa gobolka Bay wlhi santa aqonyahanka shegaya ayeyo aya noga sheken jirtey cidkasta santisa sara wey la egtahay ayeyo xawo guriged waye yey dhihi jiren beenwaye ayan dhihi jirey ani😢

    • @fatimahassan4572
      @fatimahassan4572 ปีที่แล้ว +3

      Buurha calmadow we quruxda badan gobolka sanaag illaa laasqoray waxaa yaala wax yaabihii hore we isticmaali jireen faraaciintii afkii at ku hadlijireena afsomali ayuu ahaa

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah war ustad shucayb ahaa
    Allaha Ku barakeeyo.
    Macalikaygii taariikhda

  • @amransulemanamran9331
    @amransulemanamran9331 ปีที่แล้ว +1

    Somali wow🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 ปีที่แล้ว +2

    hanan salama Caleykum maasha Allah abayo viva somalia ❤❤❤❤❤❤

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว +1

    Waa loo baahanyahay dad badan oo taariikhdeena usameeya raad raac dalkeena waa laysku haystaa

  • @aalaa2023
    @aalaa2023 ปีที่แล้ว +1

    Somalida waxey dhahaan fircoon wa somali balse run bey noqotayba

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN1 ปีที่แล้ว +27

    Wlh Blh Tlh Professor shuceyb Hadalkiisa waxaa iga Baxay magaca Qibdi iyo Qabadle sido kale waxaan Xasuustaa Bari aan ku noolaa Dalka South Africa 🇿🇦 anigoo gus station 🚉 shidalka qaadanaya ayaa mid Zimbabwian ah oo shidaalka Gaariga igu shubayay baa wuxuu igu yiri wax i dhiib shaah Cml ama Tip jajab shilimad ah ayan u dhiibay markasuu igu Yiri asigo salugaya lacagti ii badi gaarigan oo alaab ah ayad wadataye kadip intanan u jwbin baa Odey cadaan ah oo blue ayes ah iyo blond hire baa ku yiri ma taqaan Qofka ad la hadleyso saa Zimbabwian ki baa ku jwbay naga dhex bax anagaa walalo ah oo Madow isla ah markaasuu qoslay odaygi cadaanka ahaa waxaan ku iri maxad ka hadleysa markaasu igu yiri you don't know who you are and if am not wrong you are a somalian and then i says yes am somali then he says what am talking about is you originally and you are fucking kipti oo u dhigta qidbi waan isaga dhoola cadeeyay ileen waxba kama fahmayo wuxu ka hadlayo kadib bu igu yiri the truth is if you know exactly who you're i can't even talk to you but am Glad you Don't know 😢😢😢😢.

    • @fatmasaid1923
      @fatmasaid1923 ปีที่แล้ว +1

      I am glad you don’t know aaa 😢😢😢 so sad

    • @hidan268
      @hidan268 ปีที่แล้ว +2

      Waxoo kugu yiri af somali noogu sheeg anaga ingilish marabne sheekada dhanba mashe kamacaned ingilish hoo shahday war baxa lagu dhahay😂😂😂

    • @ZamzamIsse-tf6xz
      @ZamzamIsse-tf6xz ปีที่แล้ว

      War noo fasira

    • @ALWADAN1
      @ALWADAN1 ปีที่แล้ว +5

      Wuxuu igu yiri odeygi Cadaanka ahaa ma ogid waxaad tahay asalakaaga macnaha hadaanan khaldaneyn waxaad Tahay somali Haa waan ahay ayaan ku iri wuxuu igu yiri waxaad Tahay qibdiyin oo ah Qowmki Boqortoyadi waqtigi nabi muse CS waxaana ku Faraxsanahay inadan ogeynin waxaad Tahay hadaad ogaan laheyd waxaa Tahay asalkaaga xitaa kulama Hadli kareen

    • @hidan268
      @hidan268 ปีที่แล้ว

      @@ALWADAN1 mahadsanid wllo hada fahmay

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 ปีที่แล้ว +2

    wow so mooi verhaal fantastisch❤❤❤❤

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 5 หลายเดือนก่อน

    Waa la dhacay arinkan

  • @dhaqandhowrsomaali8746
    @dhaqandhowrsomaali8746 ปีที่แล้ว +1

    Xanaan Aadbaan ku salamayaa, waan kula socdaa, in mudo ahba, waana kugula mideysanaha, inaan asalkeena raadino,

  • @AbdiazizhasanAbdiazizhasan
    @AbdiazizhasanAbdiazizhasan ปีที่แล้ว +2

    Waa runtii

  • @farahabdi4067
    @farahabdi4067 ปีที่แล้ว +1

    Waa run nimkaa ama gabadha iga hreysey ama horeyey maxaad muuqaal UGA soo duubiweydey ama wax itus OO itaabsii dawlada iyo dadka kale may arag somaali hadal baa diley iyo waxaasaanuu ahaan jirney soo sawir soo bandhig

  • @kingmoha1411
    @kingmoha1411 ปีที่แล้ว

    Professor ka wan aqana waxa uu ka qoray asalka soomaaliya buug dhan hada wa laga hela ustaadka buugaad

  • @abdinooran67
    @abdinooran67 ปีที่แล้ว

    Masha Allah,masha Allah.

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 10 หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @Cirroole
    @Cirroole 3 หลายเดือนก่อน

    Carro Edeg ❤

  • @salmaansomali5789
    @salmaansomali5789 ปีที่แล้ว

    Yunan toosha kaa dhamaanin Mansha allah

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Abaya

  • @WAGARPODCAST
    @WAGARPODCAST 8 หลายเดือนก่อน

    Sheekhan waadadaalay intuukarayay😅😅😅😅

  • @mahmoodashoor6948
    @mahmoodashoor6948 ปีที่แล้ว +10

    يا ولال حنان نريد صور النقش الذي شافه لماذا لا يرفق صور مع الفديو السرد وحده لا يكفي....

    • @hananchannel1928
      @hananchannel1928  ปีที่แล้ว +12

      لأنه يبي لها مستكشفين وكمان يقولك جوا الجبل نفسه كهوف كبيرة مالا نهاية.. كان معه بس مصباح.. اللي حابب يروح ويشوف بنفسه يروح 😎

    • @mahmoodashoor6948
      @mahmoodashoor6948 ปีที่แล้ว +5

      سبحان الله يقدر يصور من الموبايل على اي حال يشكر على جهده وتفانيه.. والشكر موصول لك يا اختي حنان..

    • @shaakir9649
      @shaakir9649 ปีที่แล้ว +2

      @@mahmoodashoor6948يا خي أفهم أرجل كبير سن لا يستطيع ان يدخل الكهف فكيف يصور

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว

      ​@@hananchannel1928How come we never saw anything about these caves with ancient Egyptian calligraphy?

    • @ALWADAN1
      @ALWADAN1 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@shaakir9649 ?!

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว +1

    Dadkoo dhami iyagaa sheegandoona soomaali hadaynu nabad helno oo dawlad helno

  • @bushraali6447
    @bushraali6447 ปีที่แล้ว

    omg wlhi somalida sida madaxa looga gumesanaayo waxee cadeen utahay inee dad sahlan aheen Allaa rabiyow ada na badbaadin karee na badbaadi

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 ปีที่แล้ว +2

    Professor kaan marar badan arky ilahy cimriga haubarkeeyo waa tarikh yahan dhalinyaroy kaca

  • @NajmomahamedAli-k9r
    @NajmomahamedAli-k9r 8 หลายเดือนก่อน

    Hayaa😮 wamaxay 😂 cab cabsiwaaye

  • @AvaHons
    @AvaHons ปีที่แล้ว +4

    Aniga America joga dhalan yaro lacag an arursano dalka an adno si an u ibsano qalab naga cawiya kood walba ku yala somali si an u galno naal an dhamanenin iyo sahaay an cuno qalab naga cawiyo ogsajinka lacala hatan daremno neef xiir camera 🎥 wax dubto sawirto an ibsano yaa diyar ah waxaa qasab Ah in la helo dhalan yaro isku xiran oo somali ah oo barto tariiqdena aniga diyar an ahay yaa kalo igu racsan

    • @fariida6236
      @fariida6236 ปีที่แล้ว

      Maasha Allah abaayo waxatahay qof wax fiican damacsan se yaa utaage dad kaama horeeyo

  • @Hassan_Omar
    @Hassan_Omar ปีที่แล้ว +9

    Bal arag tarikhda hadana waxan isku heyno eega ilahey kugu dhariye ilahey hana mideyo

  • @abdyzaid1080
    @abdyzaid1080 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid . ❤😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 ปีที่แล้ว +5

    xanaan aad baan kuu salaamayaa qalbiga

  • @abduqadirabdi4333
    @abduqadirabdi4333 7 หลายเดือนก่อน

    Hanan ayantan kuma hayno xagee kabaxdey

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว +1

    Hanaaney carabtu inagama diin fiicnaa sheekha soomaaliga ah ayaa ka diinfiican afkooda ayey diintu ku soo degtay

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa kasii xiiso badnaan lahayd inaad waqti ku bixisaan sidaad buurahaas noogu soo sahmin lahaydeen qaar kamida oo nooso duubtaan si ay noogu dhiiri geliso arintan inan wax fahanno ama ugu yaraan Buurta Magaceeda meeshay ku taaalo iwm nooso gudbiya mahadsanidiin ❤

    • @mohoasad2331
      @mohoasad2331 3 หลายเดือนก่อน

      Waxey kutala gobolka bay .qaasatan buur.hakaba markad mareso waxey kaa qabaneesaa dhanka waqooyi.oo.aadan gaarin baydhabo

  • @hidan268
    @hidan268 ปีที่แล้ว

    Insha allah wan tagi doona waxaana is raaci doona dhalin yaro badan insha allah

    • @abdikadirahmed9540
      @abdikadirahmed9540 ปีที่แล้ว +1

      Toosh iyo iftiin badan qaata , video na kasoduuba fadlan idinko diyaarsan

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN1 ปีที่แล้ว +1

    Iga Raali ahaada Hadalka waan idinku Badiyay

    • @Inadhanto
      @Inadhanto ปีที่แล้ว +1

      Abowee ninkas radi oo bal xog kabaar

  • @hawoyonis5335
    @hawoyonis5335 ปีที่แล้ว +1

    Buur heyb 🥺

  • @MohdAbdi-f3c
    @MohdAbdi-f3c 4 หลายเดือนก่อน

    Wll ninkan magacisa no shiig

  • @Banooda
    @Banooda 11 หลายเดือนก่อน +1

    Buurheybe waxee hoos imaataa degmada reer tolkey Buurhakaba Hakaba Janay!

  • @maxamuudali2550
    @maxamuudali2550 ปีที่แล้ว

    sheekhaad buug uu qoray ma la helayaaa wall

  • @amalmohamed928
    @amalmohamed928 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @MohdAbdi-f3c
    @MohdAbdi-f3c 4 หลายเดือนก่อน

    هذ البرفسور ايش اسمه

  • @MacalinCnur
    @MacalinCnur 5 หลายเดือนก่อน

    SO =WAA WAXII SO IYO SAAN LE DADKII MAALI JIRAY MACNAHA SO.MAAL=XOOLO DHAQATO

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว +9

    Dad badan ayaan usheegay in luqadaha oo dhan ka bilaabmeen kushland ama somaliya lkn weyka dhaadhici weyday, umadaha oo dhanna Soomaalida ayaa dhashay.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว

    Siyaasiyiinta maanta doonaya inay dalkeena afrikaan u qaybiyaan iyaguna aan ogayn in ay dalkoodii iibiyeen

  • @WAGARPODCAST
    @WAGARPODCAST 8 หลายเดือนก่อน

    Nolosheenay kacunuiin

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 ปีที่แล้ว

    Waayehee qibdi maxaa laga wadaa

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว +1

    Dadkeenii waxa lagu mashquuliyey qabiil iyo in iyagu isu dilaan oodalkooda uga qaxaan

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว +1

    How come we never saw anything about these caves with ancient Egyptian calligraphy? If an old man could enter surely there must be people that know of it ?

  • @nasircumer4551
    @nasircumer4551 10 หลายเดือนก่อน

    Laas geel baa la yidha

  • @keefseet223
    @keefseet223 ปีที่แล้ว +1

    asc aaway sawiradii moobaylka, ee aad sheegtay, sheeko kaliya cidi rumaysan mayso, hurdada kakaca, waxaa loo baahanyahay cadaymo sawiro wata, hays daalinina, sheeko wax matarto,

  • @fatimahassan4572
    @fatimahassan4572 ปีที่แล้ว

    Waxaa jira biyo iska socda oo ku yaal buurha calmadow iyo sawiro kuwii asaliga ahaa

  • @jaamacxasan1178
    @jaamacxasan1178 ปีที่แล้ว

    Samaali meequu dhalay

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 ปีที่แล้ว

    CARAN WAXBA MA QORIN MANA QORI KARO
    WAXAD KU OGAAN KARTAA DHUL SAXARO AH OO GEEDNA KA BIXIN
    WA BEEN cadaanka ayey iska laalusheen si africa iyo somaaliya loo lumiye SOOYAALKEEDA

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad ปีที่แล้ว

    Somalidu waa dad yar taariikh badana looma hayo. Waayo waa reer baadiye. Dhamaan.

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 ปีที่แล้ว

    Mahadaad fircoon in aad ku faantaan oo sheegataan keenteen alleylehi wax fircoon farac kuleh waad u egtihiin soomaaliyeey dhaga adeygiina iyo doqonimadiina fircoon iyo qoomkiisu waa kuwii garen waayey mucjisada biyaha badda saas u gashay kajooga oo iyaga oo dad islaameed cayrsanaya badda isku shubay idina weydinka 30ka sano cadawgu birta uu isugukiindhiibay isku dilaya oo garanla,a war maxaan isku dilaynaa awalba diintaas ilaahay yaad ku dhaqnaydeen hadana waad kasii galbaneysaan sidii reer fircoon allah u halaagey yaad moodaa in aad hada kusocotaan

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 ปีที่แล้ว +3

      Fircoon shakhsi bu ka ahaa faraaciintu wa dad isaga ka horeyey o isaga dhalay that means hortii jiray faraaciina la odhan jiray adigu so badh intad hadalka iska odhan learn listen before u talk nonsense fam😊✌🏽

    • @Inadhanto
      @Inadhanto ปีที่แล้ว

      First wa in adbrataa farciin iyo fircoon waxay kalayihin

    • @ayaanlef8981
      @ayaanlef8981 ปีที่แล้ว +1

      ​​​​​@@amenboss8633 Fraaciin waxa loo bixeyey Boqurtoyady Masaar xukumey jerry oo taas wa sheekaa kalle
      Adduun waynaha ba lga dhadhiciyey in Fircoon dhulkas ka so baxay wana been ..
      Fircoonaka Qur'anka ku xussan wa shakhsy allah ku casiypbey oo waxbana maa dhaliin sida Qur'anka ku quraan shekadisona Soomaliyey ka dhacday.
      Dadku nebi Muse cs u ka dhashay wa Somalida, mrkaas waxaan halkaan ka cadeynayaa in Masarta runta ah oo Qur'annka ku quraan in Somaliya tahay oo magaca lagaa xaday
      Sheekada fahma Soomaliyee

    • @ayaanlef8981
      @ayaanlef8981 ปีที่แล้ว

      Walal cid sheeganeysa fircoo majertu. Muslmiin bannahy Alxamdulilah lakiin meshaan xaq iyu tarikh ba ka lumaay sidas dradid wa in xaqa lga hadlaa oo la radeya

    • @Abuu_Naaila
      @Abuu_Naaila ปีที่แล้ว +1

      Abuu jahal in uu carab kadhashay dhib kuguma hayso
      Laa,kin faraacin dhib ayay kugu tahay .....
      Yaab jahligu cadawsanaa

  • @nasseralsoamli6753
    @nasseralsoamli6753 ปีที่แล้ว +2

    Araweelo History how old she was?History tells us Egyptian history killing boys born Araweelo doing different ways in slave the somali boy's or killing them.

    • @nasseralsoamli6753
      @nasseralsoamli6753 ปีที่แล้ว +1

      Hanan tell us about Araweelo?

    • @mahmoodashoor6948
      @mahmoodashoor6948 ปีที่แล้ว +1

      Do you know what areweelo means ?

    • @nasseralsoamli6753
      @nasseralsoamli6753 ปีที่แล้ว

      No but that's reason I ask how many year's ago she was born as Queen or Queen chose her people.?

    • @mahmoodashoor6948
      @mahmoodashoor6948 ปีที่แล้ว

      Do. You want to know what areweelo means؟

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 ปีที่แล้ว

      @@mahmoodashoor6948 what! is that u mean she was a pharaoh queen or something else different 🤔

  • @Fsaqaf
    @Fsaqaf ปีที่แล้ว

    Wax la farmi karo muu sheegay odaygaan oo u moodid oday hadda hudo ka soo kacay😂😂😂😂

    • @nasroisse8784
      @nasroisse8784 ปีที่แล้ว +8

      Haa ,lkn adigaa fhmeenin wax weyn buu sheegay,
      Ixtiraam muuji.

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih ปีที่แล้ว +5

      Carab ma nihin miyaa dhib satay 😅

    • @nasroisse8784
      @nasroisse8784 ปีที่แล้ว +4

      ​@@II-vd4ih carab ma nihin.