Koor Films
Koor Films
  • 33
  • 249 447
Water Crisis in Puntland
This short clip shows how the devastating drought in Somalia, which is the worst in the last 40 years after the failure of four successive rainy seasons, has impacted the rural communities in Jariiban district in Puntland, one of the worst drought-hit areas in Somalia. The rural people are facing extreme water scarcity, and the severity of the drought is driving up the price of water.
As a result of this and the lack of communal agreements over water sharing, water-related conflicts have been common in the rural areas under Jariiban district. Abdikhayr Mohamed Hussein, a Bertha Challenge Fellow 2022, held a mediation meeting for the traditional elders of the rural communities to discuss water-related disputes in an attempt to find solutions.
มุมมอง: 97

วีดีโอ

Mediation of Water Conflict in Gumburka Cagaare Hawd Zone
มุมมอง 101ปีที่แล้ว
This is a short clip showing how Abdikhayr Mohamed Hussein, a Bertha Challenge Fellow and member of Bareedo Platform mediated a conflict between Bahrarsame and Omar Mohamud clans over construction of a water reservoir in Gumburka Cagaare in Hawd zone in the unmarked border between Somalia and Ethiopia. And also the agreement reached by the elders to share the water peacefully and without confli...
Mediation of Water Conflicts in Galmudug
มุมมอง 62ปีที่แล้ว
This short clip shows the water conflicts in the rural areas in Galmudug state in Somalia and how mediation of the fighting rural communities led to peaceful management and use of shared water resources. This is part of series mediation and consultation meetings held by Abdikhayr Hussein, a Bertha Challenge Fellow and member of Bareedo Platform.
Waa sheekada dhaqaatiir u istaagtay Daaweynta & Daryeelka Xoolaha 30 sanno kaddib
มุมมอง 147ปีที่แล้ว
Hadii aad arki jirtay badbaadinta bani'aadanka maanta waxa ay joogtaa bad-baadinta noolasha xoolaha oo udub dhexaad u ah dhaqaalaha dalkeena " Waa sheekada dhaqaatiir u istaagtay daaweynta & Daryeelka Xoolaha 30 sanno kadib
Magaalada Laascaanood By Koor Films. 2020
มุมมอง 29K4 ปีที่แล้ว
Muuqaalka Kobaca Horumarka Magaalada Laascaanood By Koor Films. 2020
Bandhigga Bugaagta Caalamiga ee Laascaanood iyo Maalintii Seddexaad #LIBF2019 #SVO
มุมมอง 9334 ปีที่แล้ว
Bandhigga Bugaagta Caalamiga ee Laascaanood iyo Maalintii Seddexaad #LIBF2019 #SVO
How the INGO/LNGO responded to the drought affected areas in Puntland Somalia
มุมมอง 5786 ปีที่แล้ว
How the INGO/LNGO responded to the drought affected areas in Puntland. Sidee ayay Hay'adaha Maxaliga iyo kuwa Caalamiga ah uga jawaabeen degaannada ay abaartu saameysey ee Puntland.
Daah furka imtixaanka Shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2017 - 2018 form four and class eighth
มุมมอง 4186 ปีที่แล้ว
Daah furka imtixaanka Shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2017 - 2018 form four and class eighth
Saxafi Beeraley ah/The Farmer Journalist, Koor Films HD 2018
มุมมอง 1.6K6 ปีที่แล้ว
Saxafi Beeraley ah/The Farmer Journalist, Koor Films HD 2018
Puntland Waxaa Ay Tebeysaa Hoggaamiye Fogaan Arag Ah Oo Horseedda Nidaam La Mahadiyo
มุมมอง 2.8K6 ปีที่แล้ว
Puntland Waxaa Ay Tebeysaa Hoggaamiye Fogaan Arag Ah Oo Horseedda Nidaam La Mahadiyo
Shacabka Soomaaliyeed kuma Hungoobin Filashadoodi Dowladnimo, Documentary Xiiso badan.
มุมมอง 2.2K6 ปีที่แล้ว
Shacabka Soomaaliyeed kuma Hungoobin Filashadoodi Dowladnimo, Documentary Xiiso badan.
Daawo: Sugaanta Caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale G Xaaf
มุมมอง 8007 ปีที่แล้ว
Daawo: Sugaanta Caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale G Xaaf
Fursad Fund: Carwada soo Bandhigidda Shaqooyinka ee Garoowe Feb 2017
มุมมอง 7117 ปีที่แล้ว
Fursad Fund: Carwada soo Bandhigidda Shaqooyinka ee Garoowe Feb 2017
Dood: Maxa laga Baran karaa Doorashadii Aqalka sare ee ka Dhacday Garoowe ?....
มุมมอง 2K7 ปีที่แล้ว
Dood: Maxa laga Baran karaa Doorashadii Aqalka sare ee ka Dhacday Garoowe ?....
Documentary: "Dhul Shisheeye ma aan Jaman" Barnaamij xiiso badan By: Koor Films 2016 HD
มุมมอง 3.9K7 ปีที่แล้ว
Documentary: "Dhul Shisheeye ma aan Jaman" Barnaamij xiiso badan By: Koor Films 2016 HD
Documentary "Safarkii Jaceylka" iyo socdaalkii lamaanaha Guulaystay Koor Films 2016 HD
มุมมอง 90K7 ปีที่แล้ว
Documentary "Safarkii Jaceylka" iyo socdaalkii lamaanaha Guulaystay Koor Films 2016 HD
Documentary: Isbedelka Ciidanka Booliiska Puntland, Somalia Police Progress Koorfilms HD
มุมมอง 16K8 ปีที่แล้ว
Documentary: Isbedelka Ciidanka Booliiska Puntland, Somalia Police Progress Koorfilms HD
Isku-daygii Guuleystay Mashruuca Horumarinta Bursaalax: Koor Films HD
มุมมอง 19K8 ปีที่แล้ว
Isku-daygii Guuleystay Mashruuca Horumarinta Bursaalax: Koor Films HD
GOOS-GOOS: Fillo Dhowaan Barnaamij Xiiso badan, ISKU DAYGII GUULAYSTAY: TRAILER
มุมมอง 8729 ปีที่แล้ว
GOOS-GOOS: Fillo Dhowaan Barnaamij Xiiso badan, ISKU DAYGII GUULAYSTAY: TRAILER
Daawo: Documentary Xiiso badanTaariikhda Puntland 17 Sanno Kaddib 2015 By: Koor Films
มุมมอง 32K9 ปีที่แล้ว
Daawo: Documentary Xiiso badanTaariikhda Puntland 17 Sanno Kaddib 2015 By: Koor Films
DAAWO: Xaladda dhabta ah ee Xabsiyada Puntland 2015 HD
มุมมอง 33K9 ปีที่แล้ว
DAAWO: Xaladda dhabta ah ee Xabsiyada Puntland 2015 HD

ความคิดเห็น

  • @QEYZ..CADE..KA..CADE..official
    @QEYZ..CADE..KA..CADE..official ปีที่แล้ว

    Lpot ❤❤

  • @fatumiina4415
    @fatumiina4415 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah gobolka sool Somalia 🇸🇴

  • @hipomahadmaxamuud8532
    @hipomahadmaxamuud8532 3 ปีที่แล้ว

    Laazanod dhiigaygiyo dhuuxayga

  • @sahraesmail6906
    @sahraesmail6906 3 ปีที่แล้ว

    Gobolkii daraawiishta lascanoof

  • @mubarigbulshaawi4679
    @mubarigbulshaawi4679 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @simandiri2642
    @simandiri2642 3 ปีที่แล้ว

    Lascanod my home I love ❤️❤️❤️❤️darwiish darwiish

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 ปีที่แล้ว

    Feenoo doing good job

  • @abdirahmanmohamed3303
    @abdirahmanmohamed3303 3 ปีที่แล้ว

    Laascaanood Sool Soomaaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @kaamilcade214
    @kaamilcade214 3 ปีที่แล้ว

    Lascanood puntland❤ waa jeclahay

  • @user-yt6uo6cc8y
    @user-yt6uo6cc8y 3 ปีที่แล้ว

    Lascanood🇸🇴🇸🇴

  • @abyanmaxamed4044
    @abyanmaxamed4044 3 ปีที่แล้ว

    Mnzh allah howgaYgi Lazcanod alle ha idiin barakeyo nabada ino balan

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว

    Anigu waxaan ahay dhexdhexaad waayo waxaan ahay reer burco

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi laascaanood waxay laba jeer ka weyn tahay garoowe oo puntland caasimad u ah laascaanood waa magaalo aad u weyn maanshalaah

  • @deqasaid5427
    @deqasaid5427 3 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb waxaan halkaan ugu hambalyeena xaflada calaama saarka boqor cabdirashiid boqor cumar ismaaciil sanweyne eedo ilaah hagu garab siiyo masuulkaan aad qaadey waan ku garab jooga insha alaah

  • @cabdisamedcabdilahi8027
    @cabdisamedcabdilahi8027 3 ปีที่แล้ว

    M.a wllky iladhashay c/xaafid

  • @sahraahmed2894
    @sahraahmed2894 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah dadka meegaaladan degan dhir beerida baa laga habaaray buuhoodle baa ka qurux badan

    • @caatoyare7917
      @caatoyare7917 3 ปีที่แล้ว

      Magaalada nooda Inadero

    • @arwo5011
      @arwo5011 3 ปีที่แล้ว

      😅😅🤣🤣🤣dhir maberano

    • @sahraesmail6906
      @sahraesmail6906 3 ปีที่แล้ว

      Buhoodle io sool waa isku mid blse hasay saas tahy ogow tuulo ku kor tahy casimaad io tuulo is agkeente

  • @kadardirie6905
    @kadardirie6905 3 ปีที่แล้ว

    Caasimadda Somalia insha Allah 1/11/2020 dreaming!!!!

  • @hhassan3273
    @hhassan3273 3 ปีที่แล้ว

    Mashalaah. Keep up the development laascaanood Viva Somaliland

  • @abdallamoalim7118
    @abdallamoalim7118 3 ปีที่แล้ว

    waryaa adiga war kale oo sheegtit miyaad waayse sool lee miyaa noo sheegee markastaba

  • @abdallamoalim7118
    @abdallamoalim7118 3 ปีที่แล้ว

    waa magaalada uwo xun ee gawalada somali

  • @RelaxForever553
    @RelaxForever553 4 ปีที่แล้ว

    facebook.com/Liiban.HaGio

  • @anababsiye3009
    @anababsiye3009 4 ปีที่แล้ว

    masha allh dalkaygii hoyo horo usoco 👍👍👍❤❤❤

  • @mukhtaarabdirahman5819
    @mukhtaarabdirahman5819 4 ปีที่แล้ว

    Viva sool

  • @mukhtaarabdirahman5819
    @mukhtaarabdirahman5819 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah viva sooö

  • @user-gt6fx7pp1n
    @user-gt6fx7pp1n 4 ปีที่แล้ว

    Ax aniga sheekadan waxa iga dhex muuqda cunuga cunuga kale usha ku garaacayo

  • @apdirahmanhajii2768
    @apdirahmanhajii2768 4 ปีที่แล้ว

    Dadkaygii iyo ciideydii❤ farxad ban gudaha ka dareemay

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 4 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa,dhulkeena nalooma dhaamo.

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 4 ปีที่แล้ว

    Guul Somaliland

    • @kaamilcade214
      @kaamilcade214 3 ปีที่แล้ว

      Lascaanoos is no somalind bro puntland weye🇸🇱

  • @malyunwarsame6906
    @malyunwarsame6906 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah laaska Caanaha

  • @marvellousmarvin6127
    @marvellousmarvin6127 4 ปีที่แล้ว

    Saaxiibyal ninkii laascaanood taga hodhelka la dhaho power cunto ha ka cuninaa

  • @municadiomondofficial3581
    @municadiomondofficial3581 4 ปีที่แล้ว

    Allhi igadhasha mahadle,❤💘

  • @jookar1143
    @jookar1143 4 ปีที่แล้ว

    Magaalada dhirta halooo badiyo dhirta kubeera calaaa guri lapo geed

  • @Imaamyare
    @Imaamyare 4 ปีที่แล้ว

    man sha allaah

  • @abdullahiibrahimisack5676
    @abdullahiibrahimisack5676 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @anfacsuguleanfacsugule238
    @anfacsuguleanfacsugule238 4 ปีที่แล้ว

    Mansha laha dalgaykii horumar wacan

  • @rafaadbadanaa3248
    @rafaadbadanaa3248 4 ปีที่แล้ว

    Walahi laascaanood inaan mustaqbalka ku nolaado wan jecelahay laakin uma dhalan magaladan marka wan ka cabsanaya walaahi 😀

    • @pharthuzdiamond8476
      @pharthuzdiamond8476 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh wllo cidina wax kuma yeelayso magalada waa amni dadka degan maaha intii udhalatay oo kaliya waxa deggan dad badanoo aan u dhalan don't worry mgladana wnkugusoo dhwynaynaa

    • @xayaatsiciid3273
      @xayaatsiciid3273 4 ปีที่แล้ว

      Laascnd maaha wllo hoy qabyaaladeed qofka udhashay iyo kakalaba waan wada jecelnhy soomaalina anaka waa iskugu kaaya mid ee soodhawooow

    • @galaydhproduction8765
      @galaydhproduction8765 4 ปีที่แล้ว

      waad kunoolaankaraataa wllhi waana magaalo weyn

    • @caatoyare7917
      @caatoyare7917 3 ปีที่แล้ว

      Magaaladaan madaxwaynihii SOMALIA lagudilay adi ma kuu daahayaa viva Jaamalaaye

  • @duceysaneabdi3507
    @duceysaneabdi3507 4 ปีที่แล้ว

    M,a aaad ayan utagera lmanahan Ahmed jowhar iyo hibo abdi m,a lkn anga gbr bn ahy wali mgursan

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 4 ปีที่แล้ว

    Somaliland goboladeeda tartanka ka dhexeeya Laascaano safka hore ayay uga jirtaa..

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 4 ปีที่แล้ว

    Dhulbahante shacbkeeega. Dhulbahante. Bissniskiinaaaa. Kuligiiin. Tageeerahh. Somalia. Meeel. Saan ah. Ma. Ka. Jirtoooo. Dadkaaan. Keligoood. Baaaa. Is. Tageeen. Masha. Allah. Masha allah. 🥰😍🥰😘😘😘😘😘🥰🥰🥰😍

  • @massmass8300
    @massmass8300 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah lascaanod Wa shidanthy haday garanayaan Bulshada kunooli

  • @keyfyusuf8439
    @keyfyusuf8439 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah hormar wcn golkaygii sool ♥️♥️♥️😍

  • @suleekhaaxmed6006
    @suleekhaaxmed6006 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @adangaydhdeeqgaydh91
    @adangaydhdeeqgaydh91 4 ปีที่แล้ว

    Mash allh lascanod

  • @asmaxirsi2956
    @asmaxirsi2956 4 ปีที่แล้ว

    Alxamdu lilaah waan ku faraxay lascanod inay horumar gaadho gobolka ilaahow noo barakee

  • @mohaboqor4763
    @mohaboqor4763 4 ปีที่แล้ว

    Maanshalh wan uxiisay laasks

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 4 ปีที่แล้ว

    Fadlan wariyahaan magaciisa hala iisheego codka iyo hab tebintiisuba waa heer sare👌

    • @saedibrahim3485
      @saedibrahim3485 3 ปีที่แล้ว

      Maxamed cabdi boosh ayaa la yidhaahdaa

  • @jaamacaboor2666
    @jaamacaboor2666 4 ปีที่แล้ว

    MANSHALAH WAA IN QURBOJOOGU HORMARIYAN MAGALADA KOBOCEEDA UGANDA IYO KENYA AWOOWGA MALEH BALSE TANAD LEEDE AAMIN LAMAHURAN WA CAWS JILAL

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 4 ปีที่แล้ว

    Laascaanood somaliland Ceerigaabo somaliland borama somaliland burco somaliland berbera somaliland hargeisa somaliland gabiley somaliland wajaale somaliland Waxan sugeynaa hurumarka tuka raq badhan iyo dhahar

    • @edmonddantes576
      @edmonddantes576 4 ปีที่แล้ว

      Laascaanood is not somaliland bro

    • @zahroilays8129
      @zahroilays8129 4 ปีที่แล้ว

      Mash allh laascaanood guul fcn

    • @Cc-cs9zz
      @Cc-cs9zz 4 ปีที่แล้ว

      xaaji lacag laascaanood ceerigaabo buuhodle anaga leh adeer somaliland maha

    • @mohamedshelare153
      @mohamedshelare153 4 ปีที่แล้ว

      @@Cc-cs9zz Ceerigaabo hahahah

    • @caatoyare7917
      @caatoyare7917 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedshelare153 ceerigaabo idoor inuu leeyahay buu isku haystaa burca ka qaxee wallahi walalihiin Tplf na wa lakala wasay yay kutashanayaan idoor jabuutina idinma yaqaan Somaliweyn Hadhoow Darood ba wax xasuuqay yaanaan maqlin

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 4 ปีที่แล้ว

    Masha. allah. Wallal