Magaalada Laascaanood By Koor Films. 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2020
  • Muuqaalka Kobaca Horumarka Magaalada Laascaanood By Koor Films. 2020

ความคิดเห็น • 78

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 4 ปีที่แล้ว +15

    Fadlan wariyahaan magaciisa hala iisheego codka iyo hab tebintiisuba waa heer sare👌

    • @saedibrahim3485
      @saedibrahim3485 3 ปีที่แล้ว +1

      Maxamed cabdi boosh ayaa la yidhaahdaa

  • @aftahindho2606
    @aftahindho2606 4 ปีที่แล้ว +10

    Maasha Allah Dadkayga reer laascanood horumarka inoo balana
    iyo nabada aynu ka shaqayno

  • @mohamudahmed9211
    @mohamudahmed9211 4 ปีที่แล้ว +23

    Laascaanood magaalo shidan from muqdisho

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah gobolka sool Somalia 🇸🇴

  • @jookar1143
    @jookar1143 4 ปีที่แล้ว +7

    Magaalada dhirta halooo badiyo dhirta kubeera calaaa guri lapo geed

  • @kingibraaz6682
    @kingibraaz6682 4 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allah gobol kaygii horumar baan kuu rajaynayaa

  • @asmaxirsi2956
    @asmaxirsi2956 4 ปีที่แล้ว +5

    Alxamdu lilaah waan ku faraxay lascanod inay horumar gaadho gobolka ilaahow noo barakee

  • @keyfyusuf8439
    @keyfyusuf8439 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah hormar wcn golkaygii sool ♥️♥️♥️😍

  • @dahirm45
    @dahirm45 4 ปีที่แล้ว +9

    Runtii waa wax aad loogu farxo in LaasCaanood dhibihii horumarka qaaday. Waxaan kula talin lahaa qurbajoogta Nairobi iyo meela kale reerahooda gaynayda, lama huraan waa coowska jiilaal. Yeela sida reer Hargaysa iyo reer Burco oo dhulkiina aamina oo dhista. Guryo aad kadhisto Nairobi maaha guryo aad leedahay

  • @kadardirie6905
    @kadardirie6905 3 ปีที่แล้ว +2

    Caasimadda Somalia insha Allah 1/11/2020 dreaming!!!!

  • @mohaboqor4763
    @mohaboqor4763 4 ปีที่แล้ว +4

    Maanshalh wan uxiisay laasks

  • @jaamacaboor2666
    @jaamacaboor2666 4 ปีที่แล้ว +3

    MANSHALAH WAA IN QURBOJOOGU HORMARIYAN MAGALADA KOBOCEEDA UGANDA IYO KENYA AWOOWGA MALEH BALSE TANAD LEEDE AAMIN LAMAHURAN WA CAWS JILAL

  • @hhassan3273
    @hhassan3273 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah. Keep up the development laascaanood
    Viva Somaliland

  • @abyanmaxamed4044
    @abyanmaxamed4044 3 ปีที่แล้ว

    Mnzh allah howgaYgi Lazcanod alle ha idiin barakeyo nabada ino balan

  • @simandiri2642
    @simandiri2642 3 ปีที่แล้ว

    Lascanod my home I love ❤️❤️❤️❤️darwiish darwiish

  • @sahraahmed2894
    @sahraahmed2894 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah dadka meegaaladan degan dhir beerida baa laga habaaray buuhoodle baa ka qurux badan

    • @caatoyare7917
      @caatoyare7917 3 ปีที่แล้ว

      Magaalada nooda Inadero

    • @arwo5011
      @arwo5011 3 ปีที่แล้ว

      😅😅🤣🤣🤣dhir maberano

    • @sahraesmail6906
      @sahraesmail6906 3 ปีที่แล้ว

      Buhoodle io sool waa isku mid blse hasay saas tahy ogow tuulo ku kor tahy casimaad io tuulo is agkeente

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 4 ปีที่แล้ว

    Dhulbahante shacbkeeega. Dhulbahante. Bissniskiinaaaa. Kuligiiin. Tageeerahh. Somalia. Meeel. Saan ah. Ma. Ka. Jirtoooo. Dadkaaan. Keligoood. Baaaa. Is. Tageeen. Masha. Allah. Masha allah. 🥰😍🥰😘😘😘😘😘🥰🥰🥰😍

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha. allah. Wallal

  • @malyunwarsame6906
    @malyunwarsame6906 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah laaska Caanaha

  • @adangaydhdeeqgaydh91
    @adangaydhdeeqgaydh91 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh lascanod

  • @suleekhaaxmed6006
    @suleekhaaxmed6006 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh

  • @user-yt6uo6cc8y
    @user-yt6uo6cc8y 3 ปีที่แล้ว +1

    Lascanood🇸🇴🇸🇴

  • @kaamilcade214
    @kaamilcade214 3 ปีที่แล้ว

    Lascanood puntland❤ waa jeclahay

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 ปีที่แล้ว +1

    Feenoo doing good job

  • @municadiomondofficial3581
    @municadiomondofficial3581 4 ปีที่แล้ว +1

    Allhi igadhasha mahadle,❤💘

  • @anfacsuguleanfacsugule238
    @anfacsuguleanfacsugule238 4 ปีที่แล้ว

    Mansha laha dalgaykii horumar wacan

  • @marvellousmarvin6127
    @marvellousmarvin6127 4 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiibyal ninkii laascaanood taga hodhelka la dhaho power cunto ha ka cuninaa

  • @caashoaxmed3132
    @caashoaxmed3132 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnch Allah my goblkaygiii

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa,dhulkeena nalooma dhaamo.

  • @anababsiye3009
    @anababsiye3009 4 ปีที่แล้ว

    masha allh dalkaygii hoyo horo usoco 👍👍👍❤❤❤

  • @abdirahmanmohamed3303
    @abdirahmanmohamed3303 3 ปีที่แล้ว

    Laascaanood Sool Soomaaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @massmass8300
    @massmass8300 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah lascaanod
    Wa shidanthy haday garanayaan
    Bulshada kunooli

  • @mukhtaarabdirahman5819
    @mukhtaarabdirahman5819 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah viva sooö

  • @hipomahadmaxamuud8532
    @hipomahadmaxamuud8532 3 ปีที่แล้ว

    Laazanod dhiigaygiyo dhuuxayga

  • @mukhtaarabdirahman5819
    @mukhtaarabdirahman5819 4 ปีที่แล้ว +1

    Viva sool

  • @rafaadbadanaa3248
    @rafaadbadanaa3248 4 ปีที่แล้ว +3

    Walahi laascaanood inaan mustaqbalka ku nolaado wan jecelahay laakin uma dhalan magaladan marka wan ka cabsanaya walaahi 😀

    • @pharthuzdiamond8476
      @pharthuzdiamond8476 4 ปีที่แล้ว +4

      Hhhhhh wllo cidina wax kuma yeelayso magalada waa amni dadka degan maaha intii udhalatay oo kaliya waxa deggan dad badanoo aan u dhalan don't worry mgladana wnkugusoo dhwynaynaa

    • @xayaatsiciid3273
      @xayaatsiciid3273 4 ปีที่แล้ว +1

      Laascnd maaha wllo hoy qabyaaladeed qofka udhashay iyo kakalaba waan wada jecelnhy soomaalina anaka waa iskugu kaaya mid ee soodhawooow

    • @galaydhproduction8765
      @galaydhproduction8765 4 ปีที่แล้ว

      waad kunoolaankaraataa wllhi waana magaalo weyn

    • @caatoyare7917
      @caatoyare7917 3 ปีที่แล้ว

      Magaaladaan madaxwaynihii SOMALIA lagudilay adi ma kuu daahayaa viva Jaamalaaye

  • @cabdisamedcabdilahi8027
    @cabdisamedcabdilahi8027 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllky iladhashay c/xaafid

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi laascaanood waxay laba jeer ka weyn tahay garoowe oo puntland caasimad u ah laascaanood waa magaalo aad u weyn maanshalaah

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว

    Anigu waxaan ahay dhexdhexaad waayo waxaan ahay reer burco

  • @apdirahmanhajii2768
    @apdirahmanhajii2768 4 ปีที่แล้ว

    Dadkaygii iyo ciideydii❤ farxad ban gudaha ka dareemay

  • @sahraesmail6906
    @sahraesmail6906 3 ปีที่แล้ว +1

    Gobolkii daraawiishta lascanoof

  • @user-gt6fx7pp1n
    @user-gt6fx7pp1n 4 ปีที่แล้ว

    Ax aniga sheekadan waxa iga dhex muuqda cunuga cunuga kale usha ku garaacayo

  • @mubarigbulshaawi4679
    @mubarigbulshaawi4679 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 4 ปีที่แล้ว +3

    Guul Somaliland

    • @kaamilcade214
      @kaamilcade214 3 ปีที่แล้ว +1

      Lascaanoos is no somalind bro puntland weye🇸🇱

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 4 ปีที่แล้ว +9

    Laascaanood somaliland
    Ceerigaabo somaliland borama somaliland burco somaliland berbera somaliland hargeisa somaliland gabiley somaliland wajaale somaliland
    Waxan sugeynaa hurumarka tuka raq badhan iyo dhahar

    • @edmonddantes576
      @edmonddantes576 4 ปีที่แล้ว +8

      Laascaanood is not somaliland bro

    • @zahroilays8129
      @zahroilays8129 4 ปีที่แล้ว +4

      Mash allh laascaanood guul fcn

    • @Cc-cs9zz
      @Cc-cs9zz 4 ปีที่แล้ว +5

      xaaji lacag laascaanood ceerigaabo buuhodle anaga leh adeer somaliland maha

    • @mohamedshelare153
      @mohamedshelare153 4 ปีที่แล้ว

      @@Cc-cs9zz
      Ceerigaabo hahahah

    • @caatoyare7917
      @caatoyare7917 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedshelare153 ceerigaabo idoor inuu leeyahay buu isku haystaa burca ka qaxee wallahi walalihiin Tplf na wa lakala wasay yay kutashanayaan idoor jabuutina idinma yaqaan Somaliweyn Hadhoow Darood ba wax xasuuqay yaanaan maqlin

  • @abdallamoalim7118
    @abdallamoalim7118 3 ปีที่แล้ว

    waa magaalada uwo xun ee gawalada somali

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 4 ปีที่แล้ว +4

    Somaliland goboladeeda tartanka ka dhexeeya Laascaano safka hore ayay uga jirtaa..