Documentary "Safarkii Jaceylka" iyo socdaalkii lamaanaha Guulaystay Koor Films 2016 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.ย. 2016
  • Documentary: "Safarkii Jaceylka" iyo Socdaalkii Lamaanaha Guulaystay ee Soomaaliya, wax ka baro Jaceylka oo ku dayo kuwa Guulaystay, ,Daawo Hibo iyo Axmed Jawhari oo ka Warbixiyay Sababaha keenay inay u istaagan badbaadinta Qoysaska Soomaalida, Koor Films 2016, Fadlan Subscribe dheh oo kamid noqo dadka ku xiran Barnaamijyada Koor Films

ความคิดเห็น • 86

  • @abdullahiibrahimisack5676
    @abdullahiibrahimisack5676 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @zahimmahamet3995
    @zahimmahamet3995 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah calykum
    Maamo hibo iyo aabo jawhar
    Waa tusaalaha dunida loo kenay
    Inay dadka wax u tosiyaaan
    Siiba dhalin yarta guurdoonka
    Ama kuwa hada ku cusub
    Jazzak LLAH khayrkum

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 6 ปีที่แล้ว +4

    Maashalllah
    Tabaarakalllaah
    Maashalllah
    Tabaarakalllaah

  • @xawoahmedsharmake7258
    @xawoahmedsharmake7258 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalla

  • @haajrosayid6267
    @haajrosayid6267 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah usku waara waa qoys qurux badan

  • @mamkhayr5279
    @mamkhayr5279 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc mansha Allah jacalku ha waaro nin aan wax fahmayn ayaa wax ka sheega allaaha idin xifdiyo

  • @hibaaqmuuse6710
    @hibaaqmuuse6710 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @nimcodheeman8179
    @nimcodheeman8179 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah mnsha Allah inigoo kale Allah haka dhigo

  • @zawjatuahmeddeexmylove9037
    @zawjatuahmeddeexmylove9037 7 ปีที่แล้ว +3

    msha allh qoys wanaagsan allh haydin xifdiyo

  • @shamsoiloveuallh822
    @shamsoiloveuallh822 6 ปีที่แล้ว

    masha allh allh ha idin xifdiyo

  • @edabsan7449
    @edabsan7449 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @umufatimaumufatima7226
    @umufatimaumufatima7226 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allaha

  • @manedekhassan4526
    @manedekhassan4526 7 ปีที่แล้ว +1

    machalah allah ani xafido you are the best couple,gurki ayad hiso igu galisen walahi

  • @munanoorcadererkauroon2491
    @munanoorcadererkauroon2491 7 ปีที่แล้ว +3

    maasha aallaah allaha barakeeyo

  • @mohamedhassanjeilani1154
    @mohamedhassanjeilani1154 6 ปีที่แล้ว +1

    Mama hibo iyo abti jowhar waan idiin jeclahay alla jannatul firdowsal aclaa ha idiinku aba mariyo

  • @hamdahassan4473
    @hamdahassan4473 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah allah idaayo zawjkayga allaha karaameyo suu iikaraameyo

  • @alhanoahmadi7214
    @alhanoahmadi7214 6 ปีที่แล้ว +2

    mashlalh may Allah (SWT) guide this great couple its fantastic , they are role model to the upcoming couple inshlh

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 7 ปีที่แล้ว +4

    Waa aduun aakhirusaman ah. qof walbo wax uun kusoo caanbax buu is yiri. walaal imisa is jecel oo guul iyo nimca Allah kujira. hadii aad doonaysid inaad wax u faa iidaysid Ummada. buugaag iyo website-adeegso. lakin inaad marwadaada show-maalinwalbo ka dhexmuujisid kolay ilama qurxoona.

    • @ROPERTOBAGIO
      @ROPERTOBAGIO 7 ปีที่แล้ว +2

      Abdirahman Siyaasi nin baa waxaa la,weydiiyay waxaad aragto maxaa u weyn? Saa waxuu kujawaabey "" WAN"" kadib naaneys looga dhigey "" WAN LAWEYN"" sidey caadada soomalidaba ahayd. waa maah maah iyo murti asturan "" JAAMICI"" al xukun billaa axkaam lijazaa, iljahanam.
      fakar kaaga waa soo dhaweynayaa laakiin qeybtiisa nasaqa marwadiisa waad kukala duwantihiin, adigu cilmi udoono
      isaguba waydii inuu cilmi uheysto kadibna kafaa,id waana waxa laga wada wadlaayo ""AARAA AMA FIKRADO"" waa is ku mico kalana dhawaaq duwan, raali iga noqo waa fakarkeyga

    • @ikraanali8486
      @ikraanali8486 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdirahman Siyaasi Wllo imisa is jeecel o noolol raxo le ku jira?
      maxay see dadka ugu faidayn wayeen oy unooqon wayen dad lagu daydo
      hooyo hibo abo axmad
      wlh wadad wakhti kaliya an lakulmay iguna imi dugsiga
      ama schoolkayaga sare
      Nuuradin high giral school
      waaxay no faideyen arimo badan o wayo aragnimo leh,ilahay haysku kin dayo.
      IGA rali ahaw Wllo hadan ku dhibay see way ficantay Inu qoofku fikradisa dhibto madama aad Mel bublica aha adigu ubadhedhay inad hadal ka tidha.

  • @suubansuuban9262
    @suubansuuban9262 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh aad bn isugu jeclahy lamanhaan xafidullah

  • @samirahassan6804
    @samirahassan6804 7 ปีที่แล้ว

    Samka nura maasha Allah tabaarakalaah kudayasho wacan o wanaagsan jzk kheyr jamiican barallaahu fiikum ilaahay ha idin barakeeyo xaasidkana ha idinka xijaabo isfahanku waa shey qaali ah oo cajiib ah 2.dii qof ee ilaahay fahansiiyo ayaa guuleysatey aduun iyo aakhiro Asc

  • @munamohamud3645
    @munamohamud3645 6 ปีที่แล้ว

    masha allah😙😗😚😍😍👍👌

  • @samirasalaz2293
    @samirasalaz2293 6 ปีที่แล้ว

    thank you de votre message baarakala

  • @nafisanaftaa2963
    @nafisanaftaa2963 7 ปีที่แล้ว +6

    Mashallaah rabi ha is kukiin bara keeyo abe iyo hooyo somaliyeed rabi ha idin siyaadiyo ya allaah 😘😘😘😍❤️❤️

    • @anwarnuur6972
      @anwarnuur6972 6 ปีที่แล้ว

      Nafisa Beauty amin amin yaa rabi

  • @hudaaabdulahi167
    @hudaaabdulahi167 6 ปีที่แล้ว

    maashaa Allah

  • @ubahabdille8510
    @ubahabdille8510 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wax ficn yaa samesen runti Dad ad ad ugu uwanagsan tihin

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 5 ปีที่แล้ว

      Ubah Abdille
      Aduunka waxaa ugu badan waa dumarka, (Masha ALLAH) and that why 🤓
      Sorry jawaabta waxaan uwadey *Adlof Cali* 😎
      JasaakALLAHU Qeeran, Sis.

  • @seynaba.904
    @seynaba.904 6 ปีที่แล้ว

    manshaa allaah

  • @nadiahassan2409
    @nadiahassan2409 7 ปีที่แล้ว

    mashalah mashalah mashalah ❤❤❤

  • @xalkaadanahaadanaha1984
    @xalkaadanahaadanaha1984 6 ปีที่แล้ว

    Maashllh ilaah ha idin barakeeyo

  • @ciilowciiloow9281
    @ciilowciiloow9281 7 ปีที่แล้ว

    masha allah wad fiicantihin lkin haka bad badinin

  • @QEYZ..CADE..KA..CADE..official
    @QEYZ..CADE..KA..CADE..official ปีที่แล้ว

    Lpot ❤❤

  • @nimcodheeman8179
    @nimcodheeman8179 5 ปีที่แล้ว

    Waaa waxa lagu dabadaydo xaqiiqdiii

  • @khadramohamed8018
    @khadramohamed8018 6 ปีที่แล้ว

    maaaaaasha allha

  • @mahadcusmanali7698
    @mahadcusmanali7698 7 ปีที่แล้ว

    kkk caadi ma ahan wallaahi

  • @nasroabdullahi8791
    @nasroabdullahi8791 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah ilahay janaa fardowsa hanigu kulmiyo

    • @UmmTaha
      @UmmTaha 6 ปีที่แล้ว +1

      nasro Abdullahi اللهم أمين

  • @aminaadan5779
    @aminaadan5779 7 ปีที่แล้ว +1

    waxaan waa riwaayad

  • @shankaroonahmed6809
    @shankaroonahmed6809 7 ปีที่แล้ว +1

    kkk malagula guursada weey kabiya diidey maasha allah ilaahy ha isku kiin barakeeyo

    • @libanabdi7651
      @libanabdi7651 7 ปีที่แล้ว +1

      Hhh Lkn waxay tidhi ha isheego

    • @umusomaaalimohamed5628
      @umusomaaalimohamed5628 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin ilaaheey ha barakeeyo islaankala alla ka ma tuso kk hadii kale jaceel ma jiraayo

  • @asmaabdi8528
    @asmaabdi8528 5 ปีที่แล้ว

    Wlh waagabar caqlibadan waaaruntaaa abaaayo halaweeydiiiyo raga waxeey uguuursanaaaayaaan hasheeegaaan

  • @ummuhudahabiba1860
    @ummuhudahabiba1860 7 ปีที่แล้ว +1

    aad ayan uga heley

  • @ansaarmedia2753
    @ansaarmedia2753 6 ปีที่แล้ว

    Hala

  • @ridjalsiman8047
    @ridjalsiman8047 7 ปีที่แล้ว +1

    Et puis on pourrait pas avoir un programme bien détaillé séance par séance sur un livre merci encore.

  • @umunajma5426
    @umunajma5426 6 ปีที่แล้ว

    abayo

  • @edrissgouled7693
    @edrissgouled7693 6 ปีที่แล้ว

    Labadan lamaniii miyaanay xishoneyn

  • @bashirabdi7998
    @bashirabdi7998 7 ปีที่แล้ว

    waa aduun xishoodkii ceeb laga dhigay waxaadna moodaa in uu jiro tartan loogu jiro aduunyo jacayl iyo soo caan bax badanaa lamana muslimku way is jecelyihin waxa hada aad u ololaynaysan si aad isugu ekaysan umadaha kale haku marmarsanina wax kale

  • @ridjalsiman8047
    @ridjalsiman8047 7 ปีที่แล้ว

    j'aimerais bien que vous recevrez nos commentaires en français merci.

  • @fadumina231asma9
    @fadumina231asma9 6 ปีที่แล้ว

    Ma allah somalida badana negetiv ayey kashekeyan lkin ku waka duuwaanyashiin

  • @ansaarmedia2753
    @ansaarmedia2753 6 ปีที่แล้ว

    Jacylka

  • @AminaAli-vb3oy
    @AminaAli-vb3oy 5 ปีที่แล้ว

    Harry. S magen

  • @abdallaabdalla8201
    @abdallaabdalla8201 7 ปีที่แล้ว

    2 wax u nasteexa ma waayeen

  • @edrissgouled7693
    @edrissgouled7693 6 ปีที่แล้ว

    War somalis dont know anything about love dont loose your time pls.

  • @aishaadahir4191
    @aishaadahir4191 7 ปีที่แล้ว

    malimad hibo waxan waydinayaa sideen ku kasbadaa qalbiga qofkan jeclahay en wadagnay nolosha

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 7 ปีที่แล้ว +1

    maxaa laga xishoodaa walal jecelka waa wax jira hhhhhhhhh miyaad latabtay

  • @duceysaneabdi3507
    @duceysaneabdi3507 4 ปีที่แล้ว

    M,a aaad ayan utagera lmanahan Ahmed jowhar iyo hibo abdi m,a lkn anga gbr bn ahy wali mgursan

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 7 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha 15 ka ee wadanka jooga maka nabad galayaa. ????

  • @wiifjugsoodhacay1867
    @wiifjugsoodhacay1867 7 ปีที่แล้ว

    hhhh

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 7 ปีที่แล้ว

    ma oga miyaa nimanka soimaalida. Naagtooda was moda dariiqa ay ku arkaan. Naagna ma qancinkarto ayaga ma qancinkaraan.Diindiina barta Dane yaalaka galin Somali Faarax.

  • @adlofcali7844
    @adlofcali7844 6 ปีที่แล้ว +4

    wxaa fahmiwaaye why eey naagaha wxaan badanaa u fiirsadaan xitt showga ayaga u badan

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 5 ปีที่แล้ว

      adlof cali
      Waxaa uguwacan Waxaa weyaan Dumarka iyagaa ugu badan aduunka (Masha ALLAH) 🤓
      Ragana 4 loobaneeyey 🤔🤔🤔🤓

    • @maryanabdi9418
      @maryanabdi9418 5 ปีที่แล้ว

      ManshaAllah barnamij qali

  • @ridjalsiman8047
    @ridjalsiman8047 7 ปีที่แล้ว +3

    Assamou alekoum, vraiment c'est un miracle ( un couple Djiboutien ) que Dieu vous préserve des mauvaises œil.Masha alla Masha alla,masha alla. Vous avez fait un séminaire en Somalie pourquoi pas à Djibouti où l'égalité d'hommes et de femmes règne .

  • @MohamedAli-so1jv
    @MohamedAli-so1jv 7 ปีที่แล้ว +1

    hadii xaas leeyahay xabad shidan iga hesho wan aroosaa aan mac macaansado intaan 50 gaarin

    • @akrammubaarak3139
      @akrammubaarak3139 7 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      Is ka dhuuq dhuuuq adaaa jilci doooneee 😂😂😂😂

  • @hanadahmed8425
    @hanadahmed8425 7 ปีที่แล้ว

    k;kkkkkkkkkk

  • @hudaaabdulahi167
    @hudaaabdulahi167 6 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhh horta dumarka mexeey udhahaan muxuu Aniga igawaayay?

  • @muusakahin6591
    @muusakahin6591 6 ปีที่แล้ว

    حديث مفبرك ابوهريرة

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 7 ปีที่แล้ว +3

    Oday iyo habar qurbe ku washay war xushooda

    • @abdurahinmohamedali8046
      @abdurahinmohamedali8046 6 ปีที่แล้ว +1

      wallee adaa waalan caqligaaguna fooraraa ee nolosha wax ka baro

    • @catarcabdi5423
      @catarcabdi5423 6 ปีที่แล้ว

      farhan farah
      Waad igala hormartay hhhhhhhhh

    • @catarcabdi5423
      @catarcabdi5423 6 ปีที่แล้ว +1

      Qurba ayey kuwashen hadhihin Lk jaceylki iyo dacwadi ayey isku dhax wadan masha allah

    • @zahimmahamet3995
      @zahimmahamet3995 6 ปีที่แล้ว

      Nio waxad tahay dadka nolosha ka dhacay
      Adiga waalli kuguh tilmami karnaaa

    • @edrissgouled7693
      @edrissgouled7693 6 ปีที่แล้ว

      Farhan waa ruwayaad kuwaan Wallahi kkkkkkkkk
      Xishoodaaa Wallahi social media waxkastaa waa laguu arkiiii

  • @adoontiiallah6762
    @adoontiiallah6762 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @alhanoahmadi7214
    @alhanoahmadi7214 6 ปีที่แล้ว +1

    mashlalh may Allah (SWT) guide this great couple its fantastic , they are role model to the upcoming couple inshlh

  • @miskymohamed2267
    @miskymohamed2267 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah