Daawo: Documentary Xiiso badanTaariikhda Puntland 17 Sanno Kaddib 2015 By: Koor Films

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Dowladda Puntland waxay jirta Muddo 17 Sanno ah laga soo bilaabo 1998-dii oo ku beegneyd Markii Dhidabada loo Aasay, Muddadas Puntland waxay sameysay Horumar dhinacyo Badan sida Dhaqaalaha, Nabadgelyada, Siyaasadda iyo Arrimaha Bulshada oo Tacliinta iyo Caafimadka ay kamid yihiin.
    Koor Films waxay idiin soo Gudbinaysa Documentary ka Hadlaya Maalintii la dhisay Ilaa Maanta, Baahiyaha Keenay Dhisitaanka Puntland iyo Dhabbihi loo maray dhisataankeeda.
    SUBSCRIBE KOOR FILMS: si aad u hesho Maalinkasta, Week kasta, iyo Bil kasta Barnaamijyo Xiiso leh, Waraysiyo iyo FIlimo Tusmo wanaagsan

ความคิดเห็น • 69