DAAWO: Xaladda dhabta ah ee Xabsiyada Puntland 2015 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @gulfinder764
    @gulfinder764 9 ปีที่แล้ว +6

    puntland waa hormartay ...cadaalad...sinaan....iyo kala dambeyn...masha allah

  • @boono2912
    @boono2912 9 ปีที่แล้ว +8

    isu naxariista una naxariista maxaabiista alle ha iniin naxariistee , puntland mahadsanid.

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 9 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah waa guul lagu faani karo puntland sida xabisyadeeda ka muuqata maxabistuna way ficantahay noloshooda dhankastaba niyadaa u dhisantay markii wadankoda losoo wareejiyey jimca kastana familadooda soo boqdaan xaga nadafada kuwaa yurub wayka nadaafad badan yihiin aad baan u mahadsan tahay dawlada puntland

  • @qalax123
    @qalax123 9 ปีที่แล้ว +9

    Xabsiyada aduunka kuwa ugu fiican ayaa lagu xisaabin karaa xabsiyadan aan maanta daawaday hadii aan cabiro xaga aduunka oo dhan waxaan dhihi lahaa waa 88% xag kasta markaan ka fiiriyo afrikana warkeeda daa wuxuu ka noqonayaa 98%. waa meel maxbuus u wanaagsan, Illahay maxbuus nagama dhigo o ilahay umadiisa ha u naxariisto amiin amiin.

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 6 ปีที่แล้ว +2

    #Viva #Puntland state of #Somalia 🇸🇴👑🇸🇱

  • @shadiyasmsfun4122
    @shadiyasmsfun4122 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah waa wax lagu farxo

    • @koorfilms
      @koorfilms  7 ปีที่แล้ว

      wad ku mahadsantihiin dhamaantiin faaladiina

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว +2

    ALAAHU AKBAR.ALLAAHU AKBAR
    ALLAAHU AKBAR☝️🇸🇴🇺🇿✌

  • @umomar140
    @umomar140 6 ปีที่แล้ว +7

    putlaan waa doowlad yaqaan dalka madaxdoodaa kasoo bixijirtay salaan sare onoo udhashay gobolada waqooyiga soomaaliya guuleesta putlaan ilaahay hadin barkeeyo

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi Bilahi absiga Gorowe
    inaba caadi mhn waa Qasri DhOwr jeer baa Ku Booqday dhalinyaro iyo walkey oo mar lagu xiray Kuwaaba diida in ay soo baxan oo xabsiga raba Hadhowna cidan noqda ileen cidanka by saxiib La Noqdaan

  • @abdiwalitomas8
    @abdiwalitomas8 9 ปีที่แล้ว +4

    kan muqdisho ku qafiifay muxu aha xabsi iyo hotel is agdhigaya ader muqdisho wa casimadeni illhay hadaye .
    sasa laga raba somaliyo dhan inay maxabiista u naxaristan viva puntland

  • @qadraismacil3595
    @qadraismacil3595 7 ปีที่แล้ว +5

    haa wn ku fanayna illahow no daa

  • @abdowali463
    @abdowali463 9 ปีที่แล้ว +4

    Wa arin aad u fiican in maxaabistu helaan cadaalad iyo nolal fiican dawlada puntland way ku amaanatahay taas. Shacabku hala shaqeeyen dawladadooda si danbiilayasha bulshada dhibkooda loga qabto.

  • @abdiwalialihassanwali9092
    @abdiwalialihassanwali9092 8 ปีที่แล้ว +2

    walali waa wax lagu farxo nadafada waxbarashada masha alaah puntlaad ale wuxuu yiri isku naxarista aan iniina xariiste falalka dambiyada waxa qofka kukalifa waa jaahin nimada qofka waxbartay aqoon tiisu kusheyta likin hadadan aqon lahay maxad kusha qeysan? waxbarta aan bar waaqo gaarne

  • @mohammedogadeen876
    @mohammedogadeen876 8 ปีที่แล้ว +5

    viva putland

  • @kingadam4847
    @kingadam4847 9 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa halkan igamuuqataa wadanimada ay fiicantahay. you know what I mean.

  • @jabarticaydiid4000
    @jabarticaydiid4000 7 ปีที่แล้ว +3

    Waa wax lagu farxo lakin aaway gabdhihii?

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +1

      Waaa ay ku jiraan balse ma badna
      Gabdhaha sidaas Loma xiro hadey Ugu badato waxa laxiraa lix bilood

  • @mohamudabdirahman2748
    @mohamudabdirahman2748 9 ปีที่แล้ว +3

    War meesha may school ka dhigaan iskool caruurta lagu hayo maamul xumo badana nin dambi soo galay miyaa looraaxeyna

  • @yuusuffanax7719
    @yuusuffanax7719 7 ปีที่แล้ว +3

    barnaamijyada noo badiya . waxaa noqoteen dad aad u yaqaana howsha aad qabataan

  • @wardi6
    @wardi6 9 ปีที่แล้ว +7

    Hotel-lada Muqdisho ka qurux iyo nadaafad badan xabsiyada puntland" Hadee amaan warkiisa iska daa isaga waa xaqiiq in xabsiga Puntland ka amaan fiican yahay hotel kasta oo muuqdisho ku yaala hhhhhhhhhhhhh