Documentary: Isbedelka Ciidanka Booliiska Puntland, Somalia Police Progress Koorfilms HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @daalnuurshe4046
    @daalnuurshe4046 8 ปีที่แล้ว +1

    Puntland guul
    Somalia guul

  • @runsheg8937
    @runsheg8937 8 ปีที่แล้ว

    waa muqaal aad iyo aad wanagsan waana so dhweynaya polis aan xuduud lahayn qabiil lahayn qaran ah ayaan soomaliya urajayanyaa inshalah mustaqbalka dhow

  • @haredfarahmohamed8427
    @haredfarahmohamed8427 8 ปีที่แล้ว

    Hambalyo, dowlada Puntland way qaangaartay waxaana daliil u ah cududda ciidan ay leedahay iyo xagga horumarka arimaha bulshada.
    Mida kale bahda Koor Films-na waxaad ku caan baxdeen dhexdhexaadnimo, xaqiiq iyo run ka sheegid muqaalada iyo warbixinada aad soo bandhigtaan waxaan idiinkana idiin leeyahay hambalyo halkaas ka sii wada siina kordhiya dadaalkiina.

  • @sheekoxariircosoble5298
    @sheekoxariircosoble5298 8 ปีที่แล้ว

    hala qurxiiyo xaryaha