EP16| Codka gudaha| الصوت الداخلي | Qalbiga iyo caqliga midkee go.aanka laga gaadhaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.พ. 2024
  • Xalqadan waxa aan kaga hadlay Codka guduhu waxa uu yahay, qaybihiisa, noocyada uu u kala baxo, saamaynta uu inagu yeelan karayo ee togan iyo saamaynta uu inagu yeelan karayo ee taban.
    Waxa aan kaga hadlay caqliga iyo qalbiga codadkooda, kala duwanaan-shiyahooda iyo go.aan qaadashada. ugu dambayn waxa aan kaga hadlay muhiimada ay leedahay in aad iska xakamayso codka gudaha ee taban, kana war-qabto xiliga iyo xaalada uu caqligaaga qaybta dahsooni kugu dafcinayo in aad is canaanato.

ความคิดเห็น • 32

  • @ruujaruun4828
    @ruujaruun4828 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah jazakallah abayo❤

  • @user-bw8ut3sh8d
    @user-bw8ut3sh8d หลายเดือนก่อน +1

    Janada Aleh haynagu kulmiyo wll Nazriin ❤😊

  • @ruqiya1304
    @ruqiya1304 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaaah wll allaah haku xafido waan sugaa xalqadahaaga mar walba

  • @diidaxadi-bn1wc
    @diidaxadi-bn1wc 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ad bad umahadzantahy wll nazriin allaha ku barakeeyo run ahaanti wacdiga umada dhisaysaa

  • @mohamedaliahmed3950
    @mohamedaliahmed3950 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah waxan soo xasuustay sheekh beri tafsiirka noo marin jiray oo loo bixiyey deeqsiiye Ana waxan ku odhanlaa Deeqsiiya❤❤

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  4 หลายเดือนก่อน +1

      Thank u walaalo mahadsanid ❤🙏

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed4061 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid baaayo mcnt❤

  • @comment1827
    @comment1827 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid walal nazreen wa moduc aad muhim u ah

  • @user-vj7yn9hg2y
    @user-vj7yn9hg2y 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wall❤

  • @hamdadek2299
    @hamdadek2299 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid xppti
    Nala soo wadaag markkaad course-yada aad qabanayso

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  4 หลายเดือนก่อน

      Haye wlaalo waan soo dhigayaa insha allah coursesku markii hore offline bay ahaayeen laakiin hadeerto online baan ka dhigayaa insha allah.

  • @user-lc9rj9lz1p
    @user-lc9rj9lz1p 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @user-rr7uv2zr2b
    @user-rr7uv2zr2b 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wllshay shukran❤❤❤

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllshay mcn ❤❤❤❤

  • @maymuuncabdi5297
    @maymuuncabdi5297 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll❤

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi8191 4 หลายเดือนก่อน

    Shukran ❤😊

  • @maymuuncabdi5297
    @maymuuncabdi5297 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid❤

  • @rahmomohamed5592
    @rahmomohamed5592 5 หลายเดือนก่อน

    Mashllah❤

  • @AyaanYuusuf-xj5yb
    @AyaanYuusuf-xj5yb 5 หลายเดือนก่อน +5

    ASC wr Wb xabbtii ❤ wan kusalamay xabbtii Allah dartiis Baan Ku Jeclahay 💋 wllhi Cadiim 😢 gabadh waxaa tahay Qof Nolashayda ii badalay Allah kasagow markaa abaayo waxan bilawaay inan nalshaayda waax kabadalay Mantana dadlkii baN wadaa xabbtii waxan bilawaay inan Malinkayga aqriisto suratul baqaraa lkn ilaa iyo Hada naafta waan Baran la ahay oo cules Bay igu tahay inan jogteyo waxan ka codsanaya inaad ino so shegto suratul baraa qabkaa aan uu aqriiyo Sido kale aan ujeclado insha allah Allah dartiis igu so sheeg wllshay muslimadaa ahay 😢❤❤

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  4 หลายเดือนก่อน

      Hye wlaalo waanka soo hadlayaa bi.idni rahmaan aad baad u mahadsantahay gacalo♥️♥️🙏

  • @Jacfariza
    @Jacfariza 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah ukhti الله يباركك

  • @IqlaasIbraahim-mw8wv
    @IqlaasIbraahim-mw8wv 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @CadowSaid-jb1eg
    @CadowSaid-jb1eg 5 หลายเดือนก่อน

    M.allah aad ayuu u mhdsnthy wall

  • @user-qv4ez1br7h
    @user-qv4ez1br7h 5 หลายเดือนก่อน

    Acs wllo waxadkaso hadashaa figradaha khaldan e qofka naftisa kusolalabtah sidaloga baxo

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 3 หลายเดือนก่อน +1

    Codka caqliga Inaa raacdo iyo inaa raacdo midka qalbiga kee wacan Abayo???????

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  2 หลายเดือนก่อน

      Mid waliba meel iyo makaanad buu ku haboonyahay lkn markaste caadifada oo qalbiga maamulkeedu ka yimaado aad haw raacin caqliga iyo garaadka ayay tahay inaad ku miisaanto qalbigaaga. Qalbiga in la raaco xaalad bay haboontahay oo naxariistaada loo baahanyahay, marna caqligaaga garaadkaaga iyo garashadaada loo baahanyahay in aad wax ku miisaanto si aad xal u hesho ama wax u yeesho.

  • @rowdakoronto8928
    @rowdakoronto8928 5 หลายเดือนก่อน

    Abayo pls lambarjaga iso qor was abka

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  4 หลายเดือนก่อน +1

      Wlaalo instagram, facebook ama email iisoo dir

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal 5 หลายเดือนก่อน

    Abyo xalqadaha numbers uyeel mhdsnd

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  4 หลายเดือนก่อน +2

      Hye wlaalo mahadsanid.

    • @kiinmahamud4061
      @kiinmahamud4061 3 หลายเดือนก่อน

      Parti Lambar uga Qor