ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

EP20| Taageerada maskaxda iyo Qur.aanka| Mental support | muhiimada garab kala helka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 มี.ค. 2024
  • Xalqadan waxa aan kaga hadlay muhiimada ay leedahay in aynu kala helno taageerada maskaxda iyo taageerada caadifada.[ Mental support, Emotional support
    Waxa aan kaga hadlay 3 ka mid ah xiliyada aynu ugu baahida badanahay inaynu garab helno, sidoo kalena ay tahay in garab laynaga helo.
    Xalqada qaybta dambena waxa aan kaga hadlay aayado ka mid ah aayadaha taageerada gudeed in siinkaraya ee ay tahay in aynu ka war-qabno iyo sidoo kale sida qur.aanku u yahay dhiiri galin oo uu inoo siinayo shiidaal gudeed.
    Waa xalqad ka xeel dheer inta aan halkan ku qorey dhagaysi wanaagsan.🧡

ความคิดเห็น • 39

  • @queenbalqisdagn6155
    @queenbalqisdagn6155 4 หลายเดือนก่อน +17

    Aniga dadka bocast iyo muqalada dhiri galinta oo Aadka udha Dher wan jeclahay wana dhagaysta
    MhDsniD byoh adigana❤

    • @adna341
      @adna341 4 หลายเดือนก่อน +1

      Sido kale walshyey😊

  • @abdimajidadannor5824
    @abdimajidadannor5824 4 หลายเดือนก่อน +10

    gabadhan way icaawisa waxan ka helaa cilmi badan allah kudaayo wllo

  • @Siciid-z7f
    @Siciid-z7f 4 หลายเดือนก่อน +5

    Adbad umahadsantahay qli Thank you MCNBDANEYY 🎉❤wax badan Kafaiday ❤

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 4 หลายเดือนก่อน +6

    Codkaan iyo cilmigaan alla kuguma dilo, karaankaaga gudbi ❤✅️

  • @safyiaabdille4810
    @safyiaabdille4810 4 หลายเดือนก่อน +4

    Abaayo somalidu iyaga. Xasiid isku ah siba kuwa dadka kugu xiiga Raletiveka ah😊❤

  • @roodarajaad6103
    @roodarajaad6103 3 หลายเดือนก่อน

    In bdn ban qby fikirka hdi qofi guur ka halabo kdibna dhirigeliyo noqdo wuxu so arky iyo wayo argnimdisa na sinyo wkugu rcsnhy 100%❤

  • @DahirNoor-mw1kv
    @DahirNoor-mw1kv 8 วันที่ผ่านมา

    Love you wllo support forever ❤ 💜

  • @safyiaabdille4810
    @safyiaabdille4810 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid abaayo somalidu ma aya yaaqanan mental saport because mat baran

  • @user-hc3jy2kb7d
    @user-hc3jy2kb7d 4 หลายเดือนก่อน +1

    Thankz Samiday allh ku xifdiyo ❤

  • @ikraancraxmaan9718
    @ikraancraxmaan9718 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allayle waa adagtahay inuu la tartamo
    Jasaka allah wll❤

  • @Maxamedculimoh
    @Maxamedculimoh 15 วันที่ผ่านมา

    I will hope good luck

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid hppt❤🎉

  • @user-dg8fn7wm8z
    @user-dg8fn7wm8z 4 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah walalo Allah xifdiyo

  • @nerminbabygirl1505
    @nerminbabygirl1505 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha llh nazreen guulayso huuno hambalyo 10k

  • @adna341
    @adna341 4 หลายเดือนก่อน

    Waad Mahadsan tahay walshay nazreen saalah alle haka abaalmariyo walalo sidaad wanaaga noolaso wadaagaysid❤

  • @ciisefaarax3656
    @ciisefaarax3656 4 หลายเดือนก่อน

    waa mahad san tahy apyo❤

  • @kowsarsiciid7158
    @kowsarsiciid7158 4 หลายเดือนก่อน

    Keep goin bye mcn ❤❤❤❤

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallaaah

  • @xafsomaxamudmaxamedxafso
    @xafsomaxamudmaxamedxafso 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abayoy Wa ku Taageera Saaid😂M.a

  • @user-lb3zj9ri9c
    @user-lb3zj9ri9c 4 หลายเดือนก่อน

    Allahuma baarik thanks xppt

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi8191 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 4 หลายเดือนก่อน +2

    Jasaa Ka Allah wll nasren Allah haynugu anfaco Wixii Khayre miyaad Xabeebsantahay

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  4 หลายเดือนก่อน +1

      May wlaalo waan daalaanaa, anoo daalan baan xalqada duubay markaa inta hore ayaa layga dareemayaa aad baad u mahadsantahay.

  • @user-wv3me2xv6x
    @user-wv3me2xv6x 4 หลายเดือนก่อน

    Best podcaste thanks sis❤

  • @aliliban45
    @aliliban45 4 หลายเดือนก่อน

    Jazakalaah sis

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 4 หลายเดือนก่อน

    💕

  • @saadiahaji
    @saadiahaji 2 หลายเดือนก่อน

    Kwrn hada heysanin qofka kutagero😢

  • @nore9835
    @nore9835 4 หลายเดือนก่อน

    l love you so much ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Ayaann3
    @Ayaann3 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzamdiyaad6500
    @zamzamdiyaad6500 4 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnid nasren salah❤️

  • @user-uq1bi1xk8c
    @user-uq1bi1xk8c 4 หลายเดือนก่อน

    M.a❤❤❤❤😢😢😢

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 4 หลายเดือนก่อน

    Ka wrn intapa hadanan haysan😢

    • @muhiimali
      @muhiimali 4 หลายเดือนก่อน

      Ilahay haku siiyo wllo adigana rabi bari ilahay wu ku cawin 😢

  • @Ayaann3
    @Ayaann3 4 หลายเดือนก่อน +1

    🫶💫😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @user-qh3jx9gd1o
    @user-qh3jx9gd1o 4 หลายเดือนก่อน +1

    Guys ma bila codba mise waa dhagahayga😅

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  4 หลายเดือนก่อน

      Wuu shaqaynayaa codku xagayga wlal magaranayo xagiina bal aynu dadka ka war sugno kk

    • @user-qh3jx9gd1o
      @user-qh3jx9gd1o 4 หลายเดือนก่อน

      Ala walal waad ciladu xagaygay ahayde waan hagajiye sorry😽

  • @roodarajaad6103
    @roodarajaad6103 3 หลายเดือนก่อน

    In bdn ban qby fikirka hdi qofi guur ka halabo kdibna dhirigeliyo noqdo wuxu so arky iyo wayo argnimdisa na sinyo wkugu rcsnhy 100%❤