- 50
- 616 118
Nazreen zallah
United Kingdom
เข้าร่วมเมื่อ 24 ก.ย. 2018
Ogaalka Ruuxda iyo islaamka🌻 Wacyiga quseeya nafta, noolaan-shiyaha iyo xidhiidhada badqabkooda🌻. Coach: Hel hibadaada gabadhnimo.🌸
Duco 2025| Waxa bilaw ah 365 cisho oo kale Bismillaah | Fahamka isbadalka4.
Bilaw kaloo qurux leh.
Waxkaste oo gacanta loo qaado si wax loogu bilaabo magaca rabbi ee fataax baa lagu bilaabaa si furid, bilow iyo daarni barako leh looga helo. Wixii ilaahay lagu guntado ee loo dhiibto laguma hallaabo, laguma cidloodo, lagama warwaro, laguma niyad jabo, hawl iyo dhibtoonana laguma muto.
Wax-kaste oo la bilaabo ama bilaabma oo sanad leh, safar leh, guri leh, guur leh, shaqo leh, shilin leh, meel tago le, asxaab cusub leh. Alaab la badalo le, xidhiidho cusub oo la yeesho leh, wax cusub oo la iibsado leh, Wax allaala iyo Waxkaste oo kuu soo kordha oo aad bilawdo ama kuu bilaabma oo bilaw ah Ducaa lagu bilaabaa.

มุมมอง: 10 326
วีดีโอ
7 shay oo kaa hor istaagi kara inaad is-badasho!| Faham is-badalka ka hor 2025.| Faham isbadalka3.
มุมมอง 16Kหลายเดือนก่อน
Maxaa sababa inuu qofku isbadali waayo oo uu ruuxu noolaado nolol isku mid ah dhaqan ahaan iyo afkaar-ahaan sanaddo badan? Waa su.aasha aynu xalqadan kaga jawaabi doono, waana xalqad xidhiidh la leh xalqdihii labada ahaa ee hore ee isbdalka quseeyay. Waa xalqad aan kaga hadlay 7 qodob oo qofka la hadhi karaya. Waxaanay muhiim u tahay qof-kaste oo doonaya inuu isbadal naftiisa ku sameeyo 2025. I...
Noqo qof ka fiican qofkii aad ahayd ka hor 2025| Fahamka isbadalka 2.
มุมมอง 16K3 หลายเดือนก่อน
Muuqaalkani waxa uu xidhiidh la leeyahay muuqaalkii kan ka horeeyay ee aan kaga hadlayay fahamka isbadalka. Muuqaalkana waxa aan kaga hadalayaa wax-yaabo xidhiidh la leh caqabadaha aad la kulmi karto kolka isbadal ku yimaado '' Aaminaadyadaada, dhaqamadaada, afkaartaada, hab wax uga falcelintaada iyo si guud noloshaada. Waxa aan kaga haday '' Labada caqabadood oo aad la kulmi doonto. Waxa aan k...
Maxaa kugu kordhay 2024? Fahamka is-badalka 1.
มุมมอง 24K4 หลายเดือนก่อน
Maadaama oo 2024 ay ka hadhsan-yihiin 3 bilood wax ka yar, waa lagama maarmaan in aad imika sii fahanto aasaasiyaadka is-badalka, si aad xadhiga ugu jarto qaybta aanad jeclayn ee adiga ah una soo biirsato qayb aad jeceshahay oo adiga ah. Waxa uu videogani ka hadalyaa waxa uu yahay isbadalku. Laba wax oo quseeya wax aad badali karto iyo wax aanad badali karin oo kala ah caalamka gudahaaga iyo ca...
Dumarka cadhada badan iyo gaajada dareen xidhiidhka ka dhexeeya| Emotional hunger |Hadyad course.🎀
มุมมอง 8K5 หลายเดือนก่อน
Waa cashar ka mida casharada courseka '' Hel hibadaada gabadhnimo oo aan hadyad ugu siinayo cid kaste oo awoodi waydey in ay qaadato casharada ama xidhmada courseka oo dhamays ah. Waxa laga yaabaa in uu furnaado mudo xadidan videogani ka faa.ideysi wanaagsan.
EPO10: Way kuu hagaagaysaa ilaahay idamkiisa| Xasuusin iyo xasiloni.
มุมมอง 13K5 หลายเดือนก่อน
EPO10: Way kuu hagaagaysaa ilaahay idamkiisa| Xasuusin iyo xasiloni.
EPO9: 9 Qodob oo kaa caawin doona ina aad xasiloonaato gudo ahaan| Xasuusin iyo xasilooni.
มุมมอง 10K5 หลายเดือนก่อน
EPO9: 9 Qodob oo kaa caawin doona ina aad xasiloonaato gudo ahaan| Xasuusin iyo xasilooni.
EPO8 Ma tihid qofkii aad ahayd mudooyin kahor| Xasuusin iyo xasilooni.
มุมมอง 13K6 หลายเดือนก่อน
EPO8 Ma tihid qofkii aad ahayd mudooyin kahor| Xasuusin iyo xasilooni.
EPO7 Muhiim maaha in aad guursato! | Xasuusin iyo xasilooni.
มุมมอง 20K6 หลายเดือนก่อน
EPO7 Muhiim maaha in aad guursato! | Xasuusin iyo xasilooni.
EPO6 Dadka wanaagsani waa arsaaq |Xasuusin iyo xasilooni.
มุมมอง 15K8 หลายเดือนก่อน
Xasuusinta maanta Cidladu marar badan waxa ay ka fiicantahay la joogista aad hadana cidlada dareemaysid . Ha dooranin nolol aad nooshahay badh noolaanshiyo.
EPO5 Qaladaadka aynu galno iyo kuwa laynaga galo!| Xasuusin iyo xasilooni.
มุมมอง 10K8 หลายเดือนก่อน
Xasuusinta maanta. Qalad hadii aad gasho qoomamo haysku dilin. Qalad hadii lagaa galana qoomamo haysku dilin. Waxka baro, waxka korodhso, doorana in aad hore uga socoto cafisna dalbato, ama aad adigu cafido.
EPO4 Nasriga iyo guusha cid gaar ahi malaha| Xasuusin iyo xasilooni💗
มุมมอง 12K8 หลายเดือนก่อน
Xasuusinta maanta Hadii aad dareemayso dareen ah in aan laguu qadarin in aad maruun guul gaadho, ama aad dareemayso in riyo aad jeclayd aanay kuu dhaboobi-karahaynin oo ay wakhtigan kugu adag-tahay in aad rumayso, Halka dadka inbadan oo ka mid ahi ay xikmada ilaahay gaadheen waxaa aad adigu doonaysey ee aanad wali gaadhin. Xasuuso aayada 140 suurada aali cimraan. Ilaahay wuxuu leeyahay “وتلك ال...
EPO3 Naftaada ka saamax doorashooyinkii qaldanaa!| Xasuusin iyo xasilooni.
มุมมอง 15K9 หลายเดือนก่อน
Xasuusinta maanta Murugo hadii aad dagaal kaga soo baxday , ku faro adayg farxada , nabadda iyo daganaan-shiyaha aad heshay. Dooro deegaan munaasab ah iyo dad aad nabadaada ku ilaashato. Dooro xasuusta wacnaanta leh ee aan ku carqaladayn dooni .
EPO2 Fogoow fogaan-shiyo quruxbadan | Xasuusin iyo xasilooni.
มุมมอง 12K9 หลายเดือนก่อน
EPO2 Fogoow fogaan-shiyo quruxbadan | Xasuusin iyo xasilooni.
EPO1 Raali-galinta dadka! |Xasuusin iyo xasilooni.
มุมมอง 22K9 หลายเดือนก่อน
EPO1 Raali-galinta dadka! |Xasuusin iyo xasilooni.
Doorta dadka aydun nolosha wada dagaalami karaysaan💚
มุมมอง 4.6K10 หลายเดือนก่อน
Doorta dadka aydun nolosha wada dagaalami karaysaan💚
EP20| Taageerada maskaxda iyo Qur.aanka| Mental support | muhiimada garab kala helka.
มุมมอง 13K10 หลายเดือนก่อน
EP20| Taageerada maskaxda iyo Qur.aanka| Mental support | muhiimada garab kala helka.
EP18| 12 qodob oo kaa caawin doona u diyaar garawga bisha ramadaan🌙
มุมมอง 10K11 หลายเดือนก่อน
EP18| 12 qodob oo kaa caawin doona u diyaar garawga bisha ramadaan🌙
Ep17| Waa maxay sababta aynu wax u raagsanaa, marka aynu helnana uga xiiso dhacnaa?
มุมมอง 7K11 หลายเดือนก่อน
Ep17| Waa maxay sababta aynu wax u raagsanaa, marka aynu helnana uga xiiso dhacnaa?
EP16| Codka gudaha| الصوت الداخلي | Qalbiga iyo caqliga midkee go.aanka laga gaadhaa?
มุมมอง 9K11 หลายเดือนก่อน
EP16| Codka gudaha| الصوت الداخلي | Qalbiga iyo caqliga midkee go.aanka laga gaadhaa?
Ep15| Garaadka caadifada| الذكاء العاطفي | xirfada fahamka naftaada iyo nafaha dadka kugu xeeran.
มุมมอง 11Kปีที่แล้ว
Ep15| Garaadka caadifada| الذكاء العاطفي | xirfada fahamka naftaada iyo nafaha dadka kugu xeeran.
Dhaqan ka mid ah dhaqamada ay tahay in aynu la dagaalano, dareemada dadkana aynu ku dhaawici karno.
มุมมอง 3.8Kปีที่แล้ว
Dhaqan ka mid ah dhaqamada ay tahay in aynu la dagaalano, dareemada dadkana aynu ku dhaawici karno.
Ep14| Maxaan ka bartay ayaadaha ugu horeeya suuratul baqra | Muhiimada Qur.aanka
มุมมอง 16Kปีที่แล้ว
Ep14| Maxaan ka bartay ayaadaha ugu horeeya suuratul baqra | Muhiimada Qur.aanka
EP13| ka kabashada dhaawacyada caruurnimo| healing from childhood trauma.
มุมมอง 4.6Kปีที่แล้ว
EP13| ka kabashada dhaawacyada caruurnimo| healing from childhood trauma.
EP12| Qaybteena caruurnimo| inner child| الطفل الداخلي.✨
มุมมอง 6Kปีที่แล้ว
EP12| Qaybteena caruurnimo| inner child| الطفل الداخلي.✨
EP11| 2023 dabiicadahan nabad galyee | shakhsiyada daciifka ah. ضعف الشخصية
มุมมอง 65Kปีที่แล้ว
EP11| 2023 dabiicadahan nabad galyee | shakhsiyada daciifka ah. ضعف الشخصية
EP10| 3 shay oo kaa caawin doona inaad dareenkaaga fahanto | maamulka dareemada.
มุมมอง 14Kปีที่แล้ว
EP10| 3 shay oo kaa caawin doona inaad dareenkaaga fahanto | maamulka dareemada.
EP9| Jacaylka caqliga, jacaylka qalbiga iyo jacaylka isu miisaaman |Ogaalka quseeya jacaylka Q2 |OR.
มุมมอง 11Kปีที่แล้ว
EP9| Jacaylka caqliga, jacaylka qalbiga iyo jacaylka isu miisaaman |Ogaalka quseeya jacaylka Q2 |OR.