Mahadsanid ustaad marka hore talo hadii aan kugu darsado aduun iyo aakhirona ku anfacaysa oo ah inaad dhalinyarada somaalida ka dhiirigeliso xiriirada bilaa micnaha ah oo waqtigooda ku lumiyeen taaso aan lahayn wax faaida ah koley waxa tahay qof wanaaga fara dadka marka midaasan kugu darsadey ustaad
Wcs masha Allah my dear teacher Alle cimriga io cafimadkaba Alle hakuu barakeeyo 🤲❤ wlhi malinkii aan ku bartay noloshayda wxa badan iska badalay kana faiday mhdsanid teacher cilmi badan bd i bartay jazakalaa khyr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Uztaad dar alle Ku jeclahay dar alle Ku barya arin i heysato ina iga xaliso raba hade surtagal tahay maal io waxazna marabo i sheeg meel aan kala soo xariiiro 🙏🏾🙏🏾
Wlhi dad badan ayan ku arkay sas igula dhaqamo an kala gonay asc an is dhahin waqti kasto ayaga wax raban un bey iso xasustan ani hadan wax u bahado asc hata leygama qadayo dad badan ku jaray sas wlhi 😢
Asc ayuub wllo anigu waxan ahay hooyo kaali socoda qarabo iyo saxiib miidna ma lihi siida ayaan ku faraxsanahy waayo xiligan qof fican lama heelo xiita dadka qurbaha jooga hadi la igu yidha qaraba tihin xita ma boqodo ma barto aman ayaan siiya ma jecli inan dadka ku mashqulo
Ayub sxp su al kuwaydinaa fadlan iga jwab gabar ayaa jecelahy marlwba an waco wacay eheedahay lacag isodir sababta ma aqan malrba asc dhaho kulahaa wcs lacag isodir aniga wan yabey macay thy iga so jwab mahadsanid.
❤️❤️mahadsanid walal ayub wax badan ayaan ka faiiday
Maalunkan ku bartay ban isku filaansho gaadhey ay kow ka tahay kalsoonidu allah yacizak best teacher
First comment my teacher guul dhammnteena insha Allah
Saaxiibkayga ugu fiican ee aan kabarty social media aad iyo aad ayaan kuu salaamaya
Meqo mar ee ixumeyen 😢thnks wll ayuub ❤
Ustaad Ayyuub dhirigaliyaha nolosha jazakallaahu kheran
Mahadsanid ustaad marka hore talo hadii aan kugu darsado aduun iyo aakhirona ku anfacaysa oo ah inaad dhalinyarada somaalida ka dhiirigeliso xiriirada bilaa micnaha ah oo waqtigooda ku lumiyeen taaso aan lahayn wax faaida ah koley waxa tahay qof wanaaga fara dadka marka midaasan kugu darsadey ustaad
M.a talayooyin kaaga(your tips) in badan ayaan ka faa'iiday allh marka hore marka 2aad mahdsand ustad.
Mahadsanid mar walbo xaalada aa ku suganahy aa ka hadashaa inaa iga war qabto cml ❤
Mansha allah ustad ilahy haku dhawro
Wcs masha Allah my dear teacher Alle cimriga io cafimadkaba Alle hakuu barakeeyo 🤲❤ wlhi malinkii aan ku bartay noloshayda wxa badan iska badalay kana faiday mhdsanid teacher cilmi badan bd i bartay jazakalaa khyr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Rabi haku wanaajiyo ustaad ayuub ahmed media ❤❤❤ wll Qali keep going 💪
رضا الناس غاية لا تدرك
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته استاذ
Masha alah ustaad ayuub axmed
Wax yaabo muhiim ah waaye, mahadsanid ustad
Mudo 4 sano ah ayaan kugu xirnahy waxaan kaa faaiidayna masoo koobikaro جزاك الله خير الجزاء
Noo soo badi ustad Ahmed cashiranta waa noyinka❤😮
Ayuub allah ku barakeeyo
Uztaad dar alle Ku jeclahay dar alle Ku barya arin i heysato ina iga xaliso raba hade surtagal tahay maal io waxazna marabo i sheeg meel aan kala soo xariiiro 🙏🏾🙏🏾
Thanks ustaad Allah haku sharfo
Kuwada salino xabiibkeena Igu sharafta badan kownkaa Nebi mohamed
AYUBE AHMED THANK SO MUCH
Thank you teacher ❤
Allah rali ha naka noqdo only allah
Ws wr wb macalinka nolasha shidalka nafteyda am first today
شكرا
جزاك الله خير الجزاء اخي
Shukran ustaad jzakalahu khyrul jzaa
Nolashu hakuu fiicnaato ustaad❤
الله يحفظك استاد
best teacher ❤
Baryahan dhiiri galintii nolosha waan naga yara gaanisay soo badi wlalao ‘ faaifada tasbiixda
Wcm ustaad thank you so much 🥰
Wll illahay ha ku xifdiyo
Lataliyaheyga number one❤
ustaad ayuub mahadsanid
ayubo ahmed role model kayga weyan wllhi❤❤
Wll ayuub waan jeclahay dhirigalintada horay u soco
Aad iyo aad Thanks.
كلامك صحيح 😢
Mshallah alle ha ku xifitiyo wlle
Jazakallaah ❤
Dadkan wanaagaba inan iska dayno ayay nagu qasbayaan siday no xumaynayaan😢
Ana kula mida wlhi dad dhan Wan iska dhafey runti alx Wana ka reystey
Thanks Ustaad😊
Mahadsanid ustaad❤
Wxaad qarsato wayku qarsadaan 🙏🙏
Ustaad wad mhdsantahy cashar waxtr leh ba nasiiisay
Manshaalh wll dhiirigalintaada waad ku mahadsanthy muhiim waxaa ah inaad aduunka aad naftaada qiimaheeda wanaajiyo oo aadan bini'aadam hoosgeyn adigoon isla weyni kugu JIRIN. 😊
Masha Alleh wiilkan waa agtif❤😊
Maahmaahda soo ma ahayn (waxad qarsataa way ku qarsadaan) hadaan qaldanayn
Ayuub axmed mahadsanid wll❤😊
Ayuubow mahamahdaa si waa gafuur ninle buu dhibaaa😅
14:38 gafuur cawo ninkii buura buu dhiba
Gafuur maalin nin kii fiiriya buu dhibaa.
Macnaha guud sidiisii baa u sheegtay.
waa run
Excellent ✅️
Wcs ustaad
Xaqiiqda tabaty❤
Wsc wllka guuleyso waliga ❤🎉
Really 💯
Wcz ustaad
Ayub big man
Wcs ustad Ahmed
Ustaad Ayuub
Bro video jaceylka soo Badi
Ustaad m.a
Wlhi dad badan ayan ku arkay sas igula dhaqamo an kala gonay asc an is dhahin waqti kasto ayaga wax raban un bey iso xasustan ani hadan wax u bahado asc hata leygama qadayo dad badan ku jaray sas wlhi 😢
Waad ku saxan tahay go'aankaas ee ha ka laaban
Maahmaahda waxay tirahda “Gafuur cawa ninkiisu dhiba, kii maalmeedna ninkii arkayu dhiba”
Wcs ustaad mahadsanthy macalinkeyga
Thanks ❤
Maahmaada waatan
Gafuur cadho nin le ayuu dhibaa
Fadlan haday sax tahay Lake saar
Gafuur cawo ninkiisu dhibaa gafuur malmeedna ninkii dayuu dhibaa 😍😍😍😍😍
Ustaadkeyga waxaan rabaa lambarkaada
Jasakal wall
Hala iso boqdo plz walaliyal
Aad baad u mahadsantahay mudane Ayuub Axmed waxaad noloshayda ka badashay runta
Ustaad mamaqal oraahdaas,balse soomali waxay dhahdaa gafuur maalin ninkii dhowra ayuu dhibaa
Gafuur cawo/habeen ninkiisu dhibaa
Oo habeen qofkii xanaaqo oo gafuur buufiya cid arkeysaba maleh
M.a wll 💙
Suaasha malintii Kun jeer is waydiiya qof walba aad wanaajiso waliba u qabato wax aad awoodin muxu xuman kugu badala😢
Su.aal ina ku waydiyaan rabaa ayubow 😢
Maansha alaah
Wcs macalinkeyga ❤
Wcs dear teacher
Mahadsanid
Dhalinyaro warka ma fahanteen?
Asc ayuub wllo anigu waxan ahay hooyo kaali socoda qarabo iyo saxiib miidna ma lihi siida ayaan ku faraxsanahy waayo xiligan qof fican lama heelo xiita dadka qurbaha jooga hadi la igu yidha qaraba tihin xita ma boqodo ma barto aman ayaan siiya ma jecli inan dadka ku mashqulo
Qaraabo goysna hanoqon dadku mawada xuma laakiin xaqa nataada iyo midka biniaadamka kalabaro
@@khadijac9841 qarabo ii dhaw qurbaha ilama joogan wllo lakiin mar mara qof haad isku reer nahay qabil nahy dadka isku laaf hoose nahay waxasan jeeda yacni waxan ma taro waxan uma gaysto macayo qabil kuma xidhidhiyo kaliya qofkay naftaydu jeceshahan raca saxiib na ma yesho ma qaldba
Qof waliba dan ka leh adne dan ka yeelo intaad noqon laheyd lagu daneyste bina aadamka %99 abaalkaad u gasho ma gudaan
Wcs brother
Gafuur cawa ninkiisubdhibaa😂
mdsnid ustad
Ayuub abowe waxaan rabaa inaa ila taliso dhibaa I haysto plz intee kaa helaa
Su aal kuwey rabaa adi hortaa nolosho waa iga qasned ustaad
Ayub😊
Guul iyo govonimo
Wcs
Ayupe please 🙏 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 MOWDUYADA SIDAN OO KALE NOO SOO BADI AYUBE
Runtii arinkaan waxaan arkaa maalin kastaa oo waxaa dhaqankan oo kale kunool sxbky oo dadka u duloobay
Saaxiibkaa la tali walaal, caawin xittaa waxaad u awoodo si uu uga baxo
Thanks brother ❤❤
Ayub sxp su al kuwaydinaa fadlan iga jwab gabar ayaa jecelahy marlwba an waco wacay eheedahay lacag isodir sababta ma aqan malrba asc dhaho kulahaa wcs lacag isodir aniga wan yabey macay thy iga so jwab mahadsanid.
Qofkas kuma rabo ee lcgtada oo rabaa wllo ee katasho qofka hda ku weynthy lcg io wax kugu xerimayo bro
Waa qof aan kurabin kadaneyso😊
Waxa laga yaabaa iney arimo gooni ah Qabto oo meeL iskaga xidheyso haL mar udir ka dib hadey mar kalE ku waydiso iskaga Tag kuma jecla
Inaad iska tagtaa la rpaa lkn mlha wd qusan wyday qofka mr iyo llabo baahi wy hayn krtaa in kastoy adagthy inay gabadhi wiil xidhiidh kle dhexeyo lacg mr wlba wydiso ee tani wa kuma rapo o cad
@@Sharmoiidle-ik5ivwlhi waa xaqiiq zhp
𝙼𝚊𝚌𝚊𝚕𝚒𝚗𝚔𝚊 𝚗𝚘𝚕𝚘𝚜𝚑𝚊😊
Waligay comment ma so qorin 😅
Hada yaa soo qoray😂😂
Waligaa qof aad wanaag u samaysay ha ka sugin mahad naf iyo amaan, lakin qofki ku xumeeya ama disrespect ka aragto, ka fogow
Bini aadamka qalad lagama waayo
Wixii qalad ah eed kaga tagi kartid qofka lagaray lkn inaad anaaniiste ama kibirlow noqotid maaha
Gafuuur cawo ninkiisu dhibaa mid maalmeedne ninkii dawuu dhibaa waye maah maahdaas mhd snid yuub