LADO LOOS OO LAGA SAMEYE LOSKA SHIDAN OO LA MARSADO ROTIGA DAAWO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 310

  • @Ugbaadnuura
    @Ugbaadnuura 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallahu kheyr Shukri masala, waan sameeyay alx laakiin kumadarin carfisada qorfaha iyo kastarka intaba maheeysanin badalkooda bur aan isticmaalay sidaan ugu adkeeyo carafta looskana in la iga qashqashaafo marabin sidiisa kusameestay bacdal afuraa dhadhamin foonaa thanks inbadan waad noi faa iideeysay

  • @munahcadey3336
    @munahcadey3336 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran

  • @aishafaadumo1271
    @aishafaadumo1271 7 ปีที่แล้ว +15

    msha allh abyo illahey hakaa abaal mariyo wngaga iyo kalmadaha wngsn oo naxariista leh oo bulshdaada ku qancineysid ani ahaan dar alle aanku jeclahay abyo جزاك الله خيرا جزاء

    • @Sulaym-rg3dd
      @Sulaym-rg3dd 5 ปีที่แล้ว

      M.a,الله يبارك

  • @mohamedabdigadudow996
    @mohamedabdigadudow996 ปีที่แล้ว

    Ma sha allah

  • @yasminsaleban1650
    @yasminsaleban1650 5 ปีที่แล้ว

    I like lado loose but I don’t even know how to make but now I will try to do Ramadan Kareem

  • @dheemantiihablood6374
    @dheemantiihablood6374 6 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaa abaayo u nasiib badantahay wax yaaba aad soo doobtay waan ka faa iidney mahadsanid shugri hore u soco thanks my sister

  • @shamsoxuseyn1653
    @shamsoxuseyn1653 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo looska wansokatay washiday canihisa wacaway aniga iyo caruuta wacatowna

  • @safiyamahamed5422
    @safiyamahamed5422 ปีที่แล้ว

    Jazaak Allah uqti

  • @farhiayusuf6545
    @farhiayusuf6545 2 ปีที่แล้ว

    M.a mahadsanid abayo

  • @qadroqaliqadroqali7
    @qadroqaliqadroqali7 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh shugri shafar wlhi waan ku xiiseeyaa waana jclhy wax kasto soo dhigto waa ka faa iida illaah gacanta hakuu barakeeyo quruxeey

  • @ummuahmedahmed3303
    @ummuahmedahmed3303 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah abaayo lakiin sokorta badan ma jecli waanba ka naxay marka lawo koob ku shubtay kkkkk

  • @umubushroascmashalaahtabar4269
    @umubushroascmashalaahtabar4269 3 ปีที่แล้ว

    Asc xabibti mashalaah alaha ku xifdiyo inshalaah waad nofaideysey shuren sharafeey shukri sharef

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว +31

    Wlhi been makuu sheegaaye geedkaan waxaa laga yaabaa inuu gurikeyga ku halaabo
    Ma cuni cunukeygana ma jeclo inaa rootiga umariyo
    Lkn saan wuu iga cunay maanta
    Abaayo waxn ku dhaho maba aqaan wlhi abaalkaagana ma gudi karo
    Wan kuu duceynaa markaste janatul fardows rabbe haka waraabiyo
    Jazakallah khair quruxey

  • @deeqmuuse4589
    @deeqmuuse4589 4 ปีที่แล้ว

    wcs wllshay qaali alle haku xifdiiyo alle dardii ayaan ku jecelahy walhay

  • @sadiaahmed6780
    @sadiaahmed6780 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah shukri masala macalimadeena jazaakillah kheiral Jazaa sokorta malaga yaraynkaraa 2 cup wa badantahay abayo

  • @siidcalimuqtaar9128
    @siidcalimuqtaar9128 7 ปีที่แล้ว +3

    masha allah mhdsnd abayadiis umada waa ufaa ideysa ajir allaha kaasiiyo kheeyraan kuu dhaafay

  • @bahjacabdala7733
    @bahjacabdala7733 5 ปีที่แล้ว

    www mashalah abyo looska shidan somaliyo malaga helaa abyo shukri wnku jeclhy jwb aan kaa sugaa comontigyga firi like ii saar

  • @jidkarajada1159
    @jidkarajada1159 5 ปีที่แล้ว

    Asc wllo aadbaan kuu salaamay waanad ku mahadsan tahay sida aad dadkaaga ugu hagar baxday ee daacadnimadu ku jirto hore usoco qaali hadda ayaan tijaabnibaya anna wali hore uma samayn wxn rajaynayaa inay ii hagaagto markale mahadsanid sharaf ku noolaw

    • @aaminashiikh456
      @aaminashiikh456 5 ปีที่แล้ว

      Ok qayr badan hakaasiiyo alaah hakaa amaamariyoalaaha

  • @drtaaliyasharif3601
    @drtaaliyasharif3601 6 ปีที่แล้ว +2

    Alla laDo waaa jclhy wallaaahi lkn looskaas caaga kujir0 somalia kuma arkin allaha ku barakeeyo abaaayo

  • @shugriaxmed870
    @shugriaxmed870 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansh Allah abayo alle habarakeeyo gacantada ❤❤❤❤❤

  • @barwaaqoaabdirahman2809
    @barwaaqoaabdirahman2809 6 ปีที่แล้ว +4

    xbbty lawskan shiidan wadankii kama helaynee ma noosoo galin kartaa lawska caadiga ag asagoo laga samaynaayo
    shukran wll qlli

  • @Hanan-px7ub
    @Hanan-px7ub 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh shukran jazakalhu khyr

  • @fadumomaxamud6967
    @fadumomaxamud6967 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @sumaya123sumaya4
    @sumaya123sumaya4 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah sisteter i love thk siz u are awsome

    • @Local.delulu
      @Local.delulu 4 ปีที่แล้ว

      U know u wrote sisteter and siz

  • @gaandicali6484
    @gaandicali6484 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah ilaaheey haku cafido abaayo mcnto shukri nuur cala nuur aad ayaan ugu helaay
    Wana dhawahy😍😍😍😍

  • @hodanhersidahir1221
    @hodanhersidahir1221 4 ปีที่แล้ว

    MaashaAlah mahadsanid qaali, markii iigu horeysay aan Laddo sameeyo Belo ayuu iigu soo basal talaabo talaabo ayaan u raacey, Hal talo ayaan kugu darsanaa abaayo waxaan marwalba lahaa all a garamka looska May sheegto ama idin tusto iyo weelka ay sonkorta ku cabirtay.

  • @zargoz5293
    @zargoz5293 7 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wlshay shukri shukran

  • @jamiilamohamed7607
    @jamiilamohamed7607 4 ปีที่แล้ว

    Walalaheyga waxan idin ogaysinaya in aad heli kartaan channel aad kabaran kartaan English free lessons marka qafki xisaynayo soboqda Teacher Mohamed Moge wad mahadsantihiin

  • @farhiyaabdullahi1964
    @farhiyaabdullahi1964 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah ilahay haku xifdiyo qali lakin itee kala soxariraa inshaa allah

  • @AaminaAhmedAaminaAhmed
    @AaminaAhmedAaminaAhmed 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abyo Shukri thanks

  • @natazhaahmed3134
    @natazhaahmed3134 4 ปีที่แล้ว

    Manshalah shukri maxamed cali allaha kusharfo ciid mubarik🙏

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ❤❤

  • @anishazagar442
    @anishazagar442 6 ปีที่แล้ว +1

    40 jir somali ah cayil iska ilalihi masha allah habaryar wa dadale

    • @noorcyuun9145
      @noorcyuun9145 4 ปีที่แล้ว

      anisha zagar da deeda mxa kugu dare😠

  • @farhiyoaden6586
    @farhiyoaden6586 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allah i love mum

  • @sharocadey1202
    @sharocadey1202 6 ปีที่แล้ว +1

    asc mcnto ladada wan jclhy lkin loskan okle mahili kari kan cadiga iso gili qali jenal kagana wan ku xera nhy qeyr alle haku siiyo

  • @maaidobeautychennal9819
    @maaidobeautychennal9819 7 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah xabibo xayaakallah I like this

  • @fahmagees5317
    @fahmagees5317 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah mama shukri allah kuxafido

  • @fatimamohmed5759
    @fatimamohmed5759 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah aqoontada Allah ku siyaadoyo walshey

  • @maskaxmaal3154
    @maskaxmaal3154 7 ปีที่แล้ว +1

    Laakiin waa mansha allah illahay hakuu barakeyo nimcadaan cafimad kucuna

  • @sureryusuf5407
    @sureryusuf5407 7 ปีที่แล้ว +3

    Alleeyllee wamacaan wana kaley barakallaah illaaheey hakuxifdiyo kujecliyaa

  • @fiyooriinaali7211
    @fiyooriinaali7211 4 ปีที่แล้ว +2

    Shukran xabiibti

  • @umumeyzxuseen5884
    @umumeyzxuseen5884 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah my abyo Qali Shukran xabibti waxan rabay telkaga 😍😍😍😍

  • @carabeyshariif9357
    @carabeyshariif9357 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah magaceyka waa Tanaad said xbbti mar walbo kula socoto allah ku barakeyo

  • @mushtaqyusuf2628
    @mushtaqyusuf2628 7 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah wllo mahadsanid sidaad noogu hagarbaxday

  • @hamdiamiin9138
    @hamdiamiin9138 6 ปีที่แล้ว +1

    Aadan urabay thanks Alpiyeey Jir o joog waligaa

  • @sabriinatakar4166
    @sabriinatakar4166 7 ปีที่แล้ว +1

    Mash allaah qaali mahadsanid in badan gacantado allaha ku barakeeeyo

    • @sofiatoffy3811
      @sofiatoffy3811 5 ปีที่แล้ว +1

      mashaallah sis kher allah kusiyoo

  • @carafaadtechnology
    @carafaadtechnology 7 ปีที่แล้ว +4

    Waaw mashaa allaaj

  • @ubahosman940
    @ubahosman940 7 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo shukran wax badan waa kafaiday mcnto

  • @fadumomohamudahmed1350
    @fadumomohamudahmed1350 7 ปีที่แล้ว +3

    Mash alah abayo mcnto thank u s mch ilaheey ha ku xafido😍😍😍😘

  • @fatimaaways5924
    @fatimaaways5924 5 ปีที่แล้ว

    Mashlah shukri ilahey hakudafo thanks a lot xabibti

  • @samirasidnuur9275
    @samirasidnuur9275 5 ปีที่แล้ว +2

    Msh allaah habo Mcn jazaakillaah

  • @fatumaomar1271
    @fatumaomar1271 6 ปีที่แล้ว

    Ala saan ujclhy Lee thanks apyo shrfeey wn tijaabinaa insha Allah ani wn jclhy wx ksta inaan iskudayo thx apyo

  • @shukriissa2383
    @shukriissa2383 7 ปีที่แล้ว +1

    MINDBOLOWING SIZ U R AWESOME 😍😍😍😍😍

  • @samsamdagan2787
    @samsamdagan2787 5 ปีที่แล้ว

    😋😋😋2sano ka hor ayaa gurikena lakenay 4cadood oo loskan ah saa wax cunaa LA wayey labo malin marku yalay ayan aqli udag nay oo songor manku karsana isdhahnay bal waa intas u macanadayee ilen wxu wuu caraf badan yahee wlhi qorshana wuna herkalay oo 3malinba ma Olin 😂lknse mesha biyaha oga daresid canaa Ku dari jiray wlhi 😋thnx wlshey Qali hormar wcn

  • @nasrahussein8342
    @nasrahussein8342 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc meqa loos camal nuskilo miya please I soo sheeg uqty ilaahey qeer haku siyo

  • @amunadan8684
    @amunadan8684 7 ปีที่แล้ว +3

    masha alla abayo khayr alle haku siiyo ani mac manka wan jeclay

    • @meymunyusuf9542
      @meymunyusuf9542 5 ปีที่แล้ว

      Shugran abayo lakin cusbo so malahan

    • @fahmodagan3734
      @fahmodagan3734 5 ปีที่แล้ว

      Maashallah ilaahay qeer hakusiiy was macan waadhadamiyey

  • @nataliahutsul160
    @nataliahutsul160 5 ปีที่แล้ว

    Habo shukri masha allah ufaide dadkaga. Nolow

  • @maskaxmaal3154
    @maskaxmaal3154 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc walashey wax hala qasariyo iyo wax halagu dhelo wey nadhibee maxaa yelay rerdabared aanahay

  • @zamzamfood3976
    @zamzamfood3976 6 ปีที่แล้ว

    msha allh abyo shukran in badan

  • @salmoahmed9575
    @salmoahmed9575 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo waan ku kufanaaa keep going 😍😋

  • @maryamasheikh8346
    @maryamasheikh8346 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo ilaahey qeyr fara badan haku siiyo halka caag ee looska waa meeqa kilo

  • @fartuunxaajixassan6461
    @fartuunxaajixassan6461 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks xabibti

  • @jamiilacraxman5773
    @jamiilacraxman5773 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allah mcnto Thanks

  • @fatmajaylan4246
    @fatmajaylan4246 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo allaha kubarakeeyo

  • @ashamuseabdi8306
    @ashamuseabdi8306 5 ปีที่แล้ว

    Shukran shukri sharaf 👌

  • @sawdacabdulqaadir4023
    @sawdacabdulqaadir4023 6 ปีที่แล้ว +3

    Abayo kastar la an malasamayn karaa

  • @faizashiikhabdulkadirnurfa8087
    @faizashiikhabdulkadirnurfa8087 7 ปีที่แล้ว

    Shukri sharaf xbbti mahdsanid marka hore , waxaan ku weydiiyey kastarka ma kan labaniyadda powderkeeda miyaa ? Ii soo jwb xbbti waan tijaabin insha allaah

    • @redcredc393
      @redcredc393 7 ปีที่แล้ว

      Faiza Shiikh abdulkadir nur farax sas ayan ufahmay xbbti

  • @abdalahali2984
    @abdalahali2984 7 ปีที่แล้ว

    Mashallah ilahay hakuxiftiyo shukri sharaf waxa badan ayaan kaa faaiiday

  • @nimohassan5877
    @nimohassan5877 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @hudahasan7459
    @hudahasan7459 7 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah .

  • @naciimofarax8115
    @naciimofarax8115 7 ปีที่แล้ว +16

    wlh waa raway mcnto qeer alaha ku siiyo

  • @abshiroahmed2965
    @abshiroahmed2965 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allh shugri qaliyey waxan u maleyna inan darta u imado nrobi

  • @sabiriniisesabirinquen2837
    @sabiriniisesabirinquen2837 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @ramlaali2343
    @ramlaali2343 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaashey wankaa fa idestay waan sameeyi 👌

  • @kowsarttsaladkowsarttsalad2966
    @kowsarttsaladkowsarttsalad2966 6 ปีที่แล้ว +1

    Shukriyey abaayo waad mahadsantahay waxaan kuwaydiiyey abaayoy qofka faniilada haysan maxaa kubadalan karaa qaalii

  • @sadionuur5040
    @sadionuur5040 7 ปีที่แล้ว +1

    abyo shukri markasta waxan ilaawaa inan ku weydiiyo shactarka iyo naac naaca iyo abayo kabsarta shiidan barbarooniga shifan caaktooda noo soo geli waa waayey inta kale waa helaa please ii soo jawab

  • @mamasomalia4013
    @mamasomalia4013 7 ปีที่แล้ว +1

    Ar san ugu xisay lado lowskas adka sameysay farijkeygu ka buxa wan sameyn bari insha allah qali mahadsanid

  • @dahaboinadoller865
    @dahaboinadoller865 5 ปีที่แล้ว

    ardayda xiisadan fahantay iishega wallo vaniila custor iyo maxay kaley ku daraysaa macalimadu ?

  • @fatimacadar3808
    @fatimacadar3808 6 ปีที่แล้ว +2

    Vanila heel cml waaye carfis aa laga rabaa

  • @drsnajahnalkaofficial3349
    @drsnajahnalkaofficial3349 5 ปีที่แล้ว

    Shugri waad mahadsanthy ee talawska caafiga ah nosogali sida lookarinay

  • @maaidoamiin1876
    @maaidoamiin1876 6 ปีที่แล้ว +1

    wllhi aad baan ujeclahay aragti inaga dhaxeyso

  • @hooyomacaan5671
    @hooyomacaan5671 6 ปีที่แล้ว

    Wlh shactirooley ayaaa tahy Manshaa allaah

  • @aaminamuuse4158
    @aaminamuuse4158 5 ปีที่แล้ว

    Abayo masha alah tankale fanilaha maxuu yhy

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890 7 ปีที่แล้ว +2

    Abaayoy kiiladii meqa xabuu noqon karaa

  • @sadionuur5040
    @sadionuur5040 7 ปีที่แล้ว

    masha allaah abayo shuktiyey ani aad ban ujeclahay ledada miyaa i ogeeyd illaah gacantada ha kubarakeeyo qaali

  • @zaharamohamed5638
    @zaharamohamed5638 7 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah walashey

  • @ruminabdi8080
    @ruminabdi8080 7 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid mcnt

  • @zakmoha197
    @zakmoha197 7 ปีที่แล้ว +6

    My best lado m.a

  • @mashaallahgoq7067
    @mashaallahgoq7067 6 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 ปีที่แล้ว

    Looska shiidan buuskud dhiiq maku badalan karaa😂😂😂

  • @faisalabdulkader3716
    @faisalabdulkader3716 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahay haku duru

  • @ugasohajicooking7502
    @ugasohajicooking7502 7 ปีที่แล้ว

    abaayo loooska caadiga oo shiiidan malagu sameykaraaa qaaali

  • @mysabaxmahad3581
    @mysabaxmahad3581 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo ilahay hakudayo gacaantada ilaheey hakudayo masha Allah abaayo

  • @nimcoibra9126
    @nimcoibra9126 6 ปีที่แล้ว

    Mashaaa allaaah alle haku xafido abayo

  • @nastexoqalbi4302
    @nastexoqalbi4302 7 ปีที่แล้ว +2

    Fanino maxa ladhahane fadlan isojawab chenelkaga waku cusbahaye

    • @ayaan-177
      @ayaan-177 6 ปีที่แล้ว +2

      Nastexo Qalbi
      Abaayo carfisada lagu daro buskudka waaye mcnto Vanilla

  • @beautyofislam447
    @beautyofislam447 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xbbti😗💕

  • @tiriik00amina78
    @tiriik00amina78 7 ปีที่แล้ว +7

    Shukriyey abaayo waxaan rabaa in aad ii soo geliso caano baraawe

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  7 ปีที่แล้ว

      Tiriik00 Amina wuku jira channel ka ee karadi anigane wan ku so galinaya

  • @mahamedducaysane2846
    @mahamedducaysane2846 6 ปีที่แล้ว +1

    SAS

  • @sumayaosman9292
    @sumayaosman9292 7 ปีที่แล้ว +3

    Huuno meel fudud ha naga sinin sabato ah looskaas ma fiicno kimiko ayaa ku jirto

    • @Ugbaadnuura
      @Ugbaadnuura 5 ปีที่แล้ว

      Sumaya Osman ha iskudaldalin adi mar mar uun sameeso kiimiko waxkastee kujirtaaa hadeer caalamkaa kunoolnahay

  • @ayanmohamoud1054
    @ayanmohamoud1054 6 ปีที่แล้ว

    Halkeen kaheli karaa wll lawska shiidan