Qumbo caano ad ufudud Eid Mubarak

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 332

  • @fadumaabukar4199
    @fadumaabukar4199 4 ปีที่แล้ว +8

    Msh allh allh ikaxafido aad aad ayaat u mahadsanthy waan sameystay waan ku guuleystay qer allh ku siyo amiinyarbi mcnto

    • @SahroMireyuusuf
      @SahroMireyuusuf 3 หลายเดือนก่อน

      abaayo xagee ka helaa qumbaha

  • @munaahmed7500
    @munaahmed7500 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay Jano hakuu baralo waqti ban ayaan rabey wunbo caano maanta waan kasoo tuurey

  • @OpulentMotivate
    @OpulentMotivate 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha tabarikaha keep going walaasheey qaali

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah Tabaraka Allah 💖 💙

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el ปีที่แล้ว +1

    Thanks xabibti I'm going to make for Eid🎉🎉

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah abayo horay usoco my rajo

  • @faash2831
    @faash2831 ปีที่แล้ว

    Waan jecelnahay qunbo caano amaanta waan suubiyay waana II toosay thanks ❤

  • @safkaxaaji8132
    @safkaxaaji8132 10 หลายเดือนก่อน

    Markasta soo booqdo 1 comment I love kashaato god bless you

  • @safkaxaaji8132
    @safkaxaaji8132 3 ปีที่แล้ว

    Ciidaha leen ku xasuustaa xaajiyo jazaakallaahu kheir cid kale waan ka keeni waayay kashaatada

  • @امحسن-ص1خ1غ
    @امحسن-ص1خ1غ ปีที่แล้ว +1

    Mashala. Abayo. Wansamey. Shukarana❤❤❤

  • @abshirojamac2803
    @abshirojamac2803 3 ปีที่แล้ว

    Xbbtimirihiii aaaaaway saaaan kuuusugaayay waaadaaalay

  • @casuumadadauquruxbadamasha483
    @casuumadadauquruxbadamasha483 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha bayo isobooqo insha allha

  • @discoflex3067
    @discoflex3067 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan wax fiican ayaan moodi juret waa sonkor

  • @safkaxaaji8132
    @safkaxaaji8132 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah Havant a Allaah ha kuu barakeeyo aniga anion soo fits an maba Karen kari shukran xbti

  • @faash2831
    @faash2831 ปีที่แล้ว

    Shukran yaa qalbi ❤

  • @Mohamed-nj8if
    @Mohamed-nj8if 3 ปีที่แล้ว

    maansha Allaaah hadaaban sameystay thanks
    aad baa u mahadsan tahay
    inkastoo maalintii koobaad iga xumaatay hadana maalintii labaadna waanigaan ba maanta si foiiican u sameystay

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 ปีที่แล้ว +3

    Shukran Hpptih Qali zidan Qumbaha u jecelahay mcha Allah

  • @sohaniboss7819
    @sohaniboss7819 2 ปีที่แล้ว

    Thnks abyo mcn afar sano kadip baan dawanayaa🥰 saliid caadi mku dari karaa neh

  • @xafsaabdi224simanabdi9
    @xafsaabdi224simanabdi9 5 ปีที่แล้ว +1

    Caanaha noocee waaye walasheey

  • @haucaronwaqtigaiyocalafwax5604
    @haucaronwaqtigaiyocalafwax5604 5 ปีที่แล้ว +4

    Shukran jazakallahqer wansamestay msh allh ayukusobaxy

  • @sagalsiman1090
    @sagalsiman1090 2 ปีที่แล้ว

    Masha wllh

  • @samiramohamud3557
    @samiramohamud3557 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo wee ishaqeesay mahad sanid 👑🥰👑❤️

  • @aamina9785
    @aamina9785 3 ปีที่แล้ว +1

    Ka waran abyo hadii an saliid ku daro adi meshad subaga ku shubtay

  • @nimcomahdi7031
    @nimcomahdi7031 4 ปีที่แล้ว

    Qumbuhu waa maxay wllo

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 5 ปีที่แล้ว +6

    mansha allah walaal caawa inu hooreysa waan kaa faideey jzklhq

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Umalkhyre Mohamed wlzhy subscribe igu caawi

  • @shukriyaha3881
    @shukriyaha3881 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah TabarakAllah Allah gacantada ha ku bara keeyo

  • @ceynihaaji8470
    @ceynihaaji8470 5 ปีที่แล้ว +2

    Ciiil badanaa maantoo iga halabay walibo gaduuud buu iga noqday eber ah xajika qatarta iskaga dhigayaa ku ceeboobay

  • @ikranabdi586
    @ikranabdi586 4 ปีที่แล้ว +6

    I love how legit she liking the comments without replying lol:)

    • @faadumodahir7015
      @faadumodahir7015 3 ปีที่แล้ว

      3hy33y3gtg3th2tth3yttgh33t3gth3hhh3tggthgt3gh3t3t3gthtthg3gg3y3gttm3tm3g3htttttgtt3httttth3yttt3httt3t3tgtt3hhttt3thtttttgtthtt3ght2ghhgghhttttttt3gt

    • @faadumodahir7015
      @faadumodahir7015 3 ปีที่แล้ว

      3ht3tttttggttg3gttt3thh33gtttt3ht33gght3tth3ttttt3ttttg3ght2t3g3h3gtthh3hg3g3g3tgttg3gtt3hh3ggtgtgttgttthgtgtthth3g3t3tht3htt3ht3gt2gm2m33th3ghtggtt3gtt3gtttt3tttt3y3ht3htthhtm3gt3t3tt33y3tgtttttt3y33hh3tg3tttt3h3tttt3gt3gtttt433ht3g3tttt3g3hhthtttttgg2gth3ttt3ht3g3tggtgt3thttt3t3tttgtttgtt3y3httt3gmmmtmtmt3h3ht3htttt3ttgtt3g333g3htt3gtttt3ttgh3gtgt3htht3ht3gt3h3ggh3h3y3hr33r3tt33gttttttt3g3httttgttththt3tt3gtt3yh3tttgttt3tth23g3gtt3tht3tt33ttg333y3tht3ttt3tttm3ttgtt2ht3httth3tt3yt33t3ht3t2gt3y3yt3gtt33y3httht3gtt3h3t3ht3g3ttht3htttt3htttttttthh33tht3h3ttttttg3ttt3h3g33tttth3t3ttth3hmtmt3g3ttttttt3t3tht3htgtt3httttt3gtttt2h33ht3g3t3tttttt3httt3gtgtt3gyt3tttt33tthth3tt3gr23h3h3tgh3h3tgttttttttttttttttttt3gthttttth33tt3gtg3htt3h3thh3t3g3t3g3h3ht3gyt3tttg33hthtt3g3t3ht3gttt3yt3ht3t32g3t3h3t3hg33t3tttt3h33mhgt3gttthtt33httt3h3gm3t3tt3t3htt3htttjm3t3htttt3tt33htt3ht3gttttg3tth32tt2gg3th3tjttt33g3htt3ght3y3gt333hthtt3h3ttttgtttth333t33htttt3h3ht33tttt3gt33ht3t33yh3tht3gttt3h3yt3htt33htg3ht2t3ht3h3th3htt3httttttt3htttt3gttttttth2tttttttt3htt3t3thtthtt3ht33ht3g3h3httttt3httmmhg3tt3gt3hth3t3mtmtmr3y23ht3ttt3g3tm33g3h2h3tt3ht3h33t3g3h33g3htgtttgt3htt3ttttt3g3htttttttt3gtt2h33g3hthtttt333httt3h3mt3ht3t3gg3t3y3y3gttt3yh3tth3ttttt3tgg3t3t3g3htttt3h2ttt3tggt3h3thttt3htttttt3t3htth3h33g32httt3htt33httt3gtth3ttr3y3httt3httttt3gr3tt3httg3tttttttt3y3h3htttt3htttt3h33y3g3t3y3hh3g33t3ht2y3ht3t3tt3tt3gt3h3ytg3th3tt3mmtt3h3gttttt3hh33htttt3ttth3ttg3ttt3thth3t2ht3t3ttt3th3ht3th3h33t3htttt3t33th3g3htttttt3gtg3tthy33g3ttg2h3yh33y3h33ght3hytt3htt323tytt3y3t3gt3h2ttt3h3httt3gttgtt3h33ht3gth2h3h3g3gtt2htt3t3t3mr3h3h3gtt3htt3g3h3g3tth3gh3yg333g33g3gtttt3t3y3t323ty3g33ht3thttt3

  • @qatrabuale523
    @qatrabuale523 5 ปีที่แล้ว +5

    Sister I miss cashato I'm watching from north Carolina

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Qatra Buale wll MCn subscribe igu caawi

  • @mushtaqchannel7646
    @mushtaqchannel7646 3 ปีที่แล้ว

    M.a abaayo wadmahadsan thy wax badan ayaa ka barte thanks allow ku barakey gacantada amiin

  • @nimconimcoinaa9957
    @nimconimcoinaa9957 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh nasoboqda waa washen umu caisha

  • @safkaxaaji8132
    @safkaxaaji8132 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah my rajo Aniga ciidaha kashaato taada maahee Mid kale maba la keeni kari shukran Xbbti ❤

  • @munamahad6142
    @munamahad6142 3 ปีที่แล้ว

    Thank you hapipti but sokorta iigu dhagtay gacanta maqaarka ifiiqmay lkn sfcn uu iigu soo baxay wxyna ahyd first time an sameyey❤️

  • @sombantu9866
    @sombantu9866 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ..
    Lkn.. inaan deris ahaano cml maku fiicneenoo
    Awoow nasiibkeey xumaaa!!!

  • @zahrahassan523
    @zahrahassan523 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😍 2022 Caadi maaha

  • @halimabeautyandcooking196
    @halimabeautyandcooking196 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah qatar gacantaada allahakuubarakeeyo 💖💖💖💖💖💞💞💞💞💞💞

  • @abdiraxmaandayib408
    @abdiraxmaandayib408 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo adoo raali ah qumbuhu waamaxay magac kale ma igu sheegi kartaaa

  • @shuceybcumar4813
    @shuceybcumar4813 3 ปีที่แล้ว +1

    Apayo mishaa subaga uga dareysi saliid ma ku dari kariyoo

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 6 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa allaah hooyo fariid ah

    • @ayaangeelsugestyle4294
      @ayaangeelsugestyle4294 4 ปีที่แล้ว

      Mashaa Allah hal sano kohor aankuu soodirey hal saaca kohor aad ❤aad love iisoosaartey waan kujecelahay dar illaahey illaahne haku jecelaado

  • @amin5572
    @amin5572 4 ปีที่แล้ว +6

    Somali iyo sonkor jaceyl. 😳

  • @jamiilamohamed7607
    @jamiilamohamed7607 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalyal qafke rabo ama xiseynayo English lesson oo free ah so boqda Teacher Mohamed Moge wadmahadsantiin

  • @gaandicaligaare4422
    @gaandicaligaare4422 6 ปีที่แล้ว +7

    mashaa allaah xabiibati ciid mubraag 😍😍😍😍😍

  • @fatushnmohamed8044
    @fatushnmohamed8044 ปีที่แล้ว

    Wlhi macalin aa tahay 10 qof aa soo dawaday adilee kaa fahmay

  • @hamdi592
    @hamdi592 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha gaari Dumat abayo😍👌

  • @malyunmuhudiin828
    @malyunmuhudiin828 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waxad dhahday cumbo qalalan lagu sameyaa hadan heli Karin kawrn midka qoyan kwrn

  • @CaashoaxmedCaashoaxmed
    @CaashoaxmedCaashoaxmed ปีที่แล้ว

    masha..alaah.

  • @hawaabdirahman3465
    @hawaabdirahman3465 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah ukhti 👍🇸🇴💯

  • @sacdiyacumar2518
    @sacdiyacumar2518 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Masha alaha

  • @SaadiyaSaleh2024
    @SaadiyaSaleh2024 4 ปีที่แล้ว +1

    Gacanta Allah hakubarakeyo it looks easy thanks 🙏 I will try

  • @f.n6491
    @f.n6491 5 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah Tabarakallah Jazakallah sister

  • @esloveit02
    @esloveit02 5 ปีที่แล้ว +5

    Nice I like it thank you

  • @zahrahassan523
    @zahrahassan523 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa.sahlan tahay sida lo sameyo ☺☺ thank you , wasp qabatay markasa.xoqday ka dhaaf dadka dhana arka

  • @naghamlvly6306
    @naghamlvly6306 5 ปีที่แล้ว +7

    wow that is great love it

  • @rahmaali2008
    @rahmaali2008 4 ปีที่แล้ว

    Walhi wan ka faiday mahadsanid my rajo 🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @faisaaxmedabdulahi3611
    @faisaaxmedabdulahi3611 4 ปีที่แล้ว

    Asc dhaaman Asxaabata waan idin salamYa waan idiin ku cosbahay hala isow dhaeyo Asxba muniira♥️💋💋❤✋🙏♥️♥️

  • @farhiahusein7027
    @farhiahusein7027 5 ปีที่แล้ว +3

    Maha Allah waan kaa faaiidnay jzk qeyr

  • @idilaliahmed9611
    @idilaliahmed9611 4 ปีที่แล้ว

    waa mxay qumbe mase ka heli kara somalilnad wlo

  • @IstarAlnasir
    @IstarAlnasir 11 หลายเดือนก่อน

    Mahsnid😭❤️

  • @fatush3155
    @fatush3155 4 ปีที่แล้ว +2

    tnx walal qali

  • @IkraanAbdulqadir-el9ty
    @IkraanAbdulqadir-el9ty ปีที่แล้ว +1

    Thanks abaayo mcnto

  • @halabrik5714
    @halabrik5714 8 หลายเดือนก่อน

    اني احب الحلويات الصوماليه
    اريدها تكون مترجمه

  • @qalbiaanwehelkedaheysan5677
    @qalbiaanwehelkedaheysan5677 4 หลายเดือนก่อน

    abyo hadii bakeriga aa ku cabirtay hadaan haysanin maku cabiran karaa midka aan heysto

  • @ruweydaahmed5545
    @ruweydaahmed5545 4 ปีที่แล้ว

    Caano booro caadi maku darsan karaaa

  • @shadiyamoh7566
    @shadiyamoh7566 5 ปีที่แล้ว +1

    asc ukhti mashallah lakiin sonkortaa lagamaa yareen karoo miya wayo add ayey ugu badantahy sonkortu🤗🤗🤗🤗🤗

    • @fadumaali1515
      @fadumaali1515 5 ปีที่แล้ว +1

      Qumbe hadaa maqasho sokor Lee waYe hadaa u yarayso mais qabsanaayo

    • @shadiyamoh7566
      @shadiyamoh7566 5 ปีที่แล้ว

      @@fadumaali1515 mahad sanid ukhti Faduma waan cunay lakiin waa markii igu horesay an arkoo sidaa losamenayo 🤗🤗

    • @nedjaaadam1579
      @nedjaaadam1579 5 ปีที่แล้ว

      @@fadumaali1515 wll adoo raliya Qunbuhu waxay

    • @queenqurux65
      @queenqurux65 5 ปีที่แล้ว

      @@nedjaaadam1579 qumbuhu waa coconut bowder suber marketka tag ku dhin coconut bowder iga iibi

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Aabyo 👌👌👌👍🏻❤❤❤❤❤

  • @alwiamohdhar2662
    @alwiamohdhar2662 4 ปีที่แล้ว +1

    Can you please write narration in english

  • @fatimaaways5924
    @fatimaaways5924 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah saaficaan a nofahnsisay jaskumlah kheer

  • @mafsuudchannel2245
    @mafsuudchannel2245 4 ปีที่แล้ว

    Qume daqiiq miyaa

    • @munaibrahim1568
      @munaibrahim1568 4 ปีที่แล้ว

      Maya walaal waa kan laga sameeyo saliida naarajiinta ama coconut

  • @shukrishacni8800
    @shukrishacni8800 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaah

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur2534 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abayo afarsano kadib baan daawanaaya❤👋

  • @wardadheyman6394
    @wardadheyman6394 6 ปีที่แล้ว +3

    Abbayo caano booro xitaa maku samesan karayaa

  • @osmanabobakar5300
    @osmanabobakar5300 5 ปีที่แล้ว

    Aad ayaad u mahadsantahay waa dadaaleysaa illaah hakula garabgalo lkb abaayo pls waxaa jira dad waxaan looga dambeeyo intaadan sameynin dabagal badan sameey ka dib soo bandhid kan hada qunbo caano waa dhihi kartaa wuxuu ka kooban yahay caano iyo qumbe lkn qumbo caano ma aha ee waa kashaato caano qumbo caanaha isla waygaas ayaa loo maraa lkn waxyaabo ayuu dheeryahay thank you

  • @mudanfeysal3189
    @mudanfeysal3189 3 ปีที่แล้ว

    Qumpe mxy weyi

  • @shaxshaxleedaholland7309
    @shaxshaxleedaholland7309 7 ปีที่แล้ว +2

    shukrn hbbti wajazakallahu khyr mashAllh wuufududyhay😍😍😍😍😍

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Shaxshaxleeda Holland wll subscribe igu caawi

  • @canabcanuuni4881
    @canabcanuuni4881 2 ปีที่แล้ว

    Walley macone mise waa gade

  • @quruxdumar4278
    @quruxdumar4278 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waka helay Biri as samesana insha Allah inkasto iscatenoyo😥

    • @ilwaadinasheikh
      @ilwaadinasheikh 4 ปีที่แล้ว

      Qumbaha magiciisa supermarket uradsan raba igu cawiya fadlan

  • @hudaagaariabdulahi9432
    @hudaagaariabdulahi9432 6 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah abaayo Allow kuubarakee xoogaaga waxaad soogalisay wax aad loogubaahanhaya

  • @umasihaam693
    @umasihaam693 5 ปีที่แล้ว

    Wow mash allah ilahay ha ku xifdiyo mcnto wn ka bartay thnks ilahay qeer ha kasiyo mcnto 🌹🌹😍😍💋💋😘😘

  • @zahrahassan523
    @zahrahassan523 2 ปีที่แล้ว

    EASY AND NICE

  • @Itsmalltfjinbfi
    @Itsmalltfjinbfi 4 ปีที่แล้ว

    Thank you for sharing wow

  • @ifrahmamoud9712
    @ifrahmamoud9712 5 ปีที่แล้ว

    Asc muniiroo Wll qaalii waxan lasodeey ny rajo lkn watii laawayey waxan ku xiidhaay kii kalee Adi iyo abdirisaaq markaa hadan ddhagaaystaa qamar binti amiir in soonooqiotaay my rajo allxaamdu liilah Wll

  • @mankaxaaji6612
    @mankaxaaji6612 5 ปีที่แล้ว

    walaasheena subaga noo mayaalo

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah says 😋😋😋😋😋😋😋😋😋💋💋

  • @ufarah2011
    @ufarah2011 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xabiibti

  • @ubaxdhudi8241
    @ubaxdhudi8241 2 ปีที่แล้ว

    Macaanto sobagamaisgadaagartaa❤❤❤

  • @muniishkassim2751
    @muniishkassim2751 ปีที่แล้ว

  • @bahjaali7631
    @bahjaali7631 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 7 ปีที่แล้ว +3

    mashaa Allaha shugran xabibti

  • @ayanabdi7690
    @ayanabdi7690 5 ปีที่แล้ว

    Qunbaha intee lagu gada yurub dukaanada carabta miyaa

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 5 ปีที่แล้ว +1

    Jizaakalahum wajizaa

  • @mohamedkamaludin2931
    @mohamedkamaludin2931 5 ปีที่แล้ว +2

    Waad Ku mahadsantahay Vedeiwgaga balse waxaan kugula talin paha ado Ku mahadsan bandhigaaga fadlan istcmaal golf gacanta gasho Si dadka qaarkood IGA waswaasin ama at ash ashin was IGA talk walaal thanks!

  • @minacooks5829
    @minacooks5829 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah sister 😍😍😍😍

  • @dollsahal3053
    @dollsahal3053 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @qalbihodon721
    @qalbihodon721 5 ปีที่แล้ว +2

    Macalimad fiican aa tahay oo wax fahansiin karto ardaydeeda mahadsanid🌹

  • @warisrooble1717
    @warisrooble1717 6 ปีที่แล้ว

    mansha allah wlshy qaali allaha kubarakeyo gacan taada

  • @muslimah6785
    @muslimah6785 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @bintumohamed1251
    @bintumohamed1251 6 ปีที่แล้ว +4

    Qumbahan diyaarka inte kaheli kara sis nairobi

  • @khadijasharif280
    @khadijasharif280 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah ilahay gacantada haku barkeyo abaayo

  • @mohamedyusuf1463
    @mohamedyusuf1463 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh abyo baraka allh

  • @رحمهرحمه-ف1ض
    @رحمهرحمه-ف1ض 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow ma shaa Allah