Lado Loos aad U Macaan || Macmacaanka Ciida || isku Diyaari Ciida 😍😍

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon  4 ปีที่แล้ว +115

    Asxaabey Pls Codsi Waaye Sxbtey Qaalida ah Kanaalkeeda Booqda Sub Usaara th-cam.com/video/-NmKrKwC7N8/w-d-xo.html

  • @umulkairmohamed1750
    @umulkairmohamed1750 4 ปีที่แล้ว +22

    Masha Allah abaayo xalwo in aan sameeyo aa rabay markaa channel kaaga kawaaye waa iska dhaafy sababto ah qofka kaliya aan wax ka fahmo.ayaad tahay Allaha ku barakeeyo ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰😍😍😍👏👏👏🙏👍👍

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 4 ปีที่แล้ว +27

    Maasha allaah Macmacaan ka ugu jeclahay waaye 👌😋

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi2364 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi abaayo aniga iyo adiga waxaanba filayaa in aan isku dooq nahay mash Allah inta mac macaan oo aan jeclahay ayaad daresay

  • @zulekabishar9601
    @zulekabishar9601 4 ปีที่แล้ว +1

    Walai I love ur channel just because wax walba wad Kala digdighi qofka wu fahma MashaAllah jazakallahu kheir

  • @pahjaa5562
    @pahjaa5562 4 ปีที่แล้ว +7

    Though am in a lock down I think this will help me enjoy my Eid at home 😍 Thanks Nasra 💜

  • @naciimomohammedahmed7595
    @naciimomohammedahmed7595 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaah caadi ma ahan abaayo wlh wax walbo oo aad sameyso waan isku dayaa marna wey iitoosan marna wey ikahalaban ilaahey haku xafido adika iyo family kaaka aamin yarabi

  • @jujudhim2541
    @jujudhim2541 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah, this is a good example of Somali woman contributing in a useful way instead of mindless dancing. Good work walaal keep it up

  • @zahrahassanali2652
    @zahrahassanali2652 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran Abayo sidaa noogu tix galisay
    Aadaa u mahadzantahay Abaayo hor mar wacan kuu rajeynaa🥰🥰🥰🥰

  • @jaamacxaaji5081
    @jaamacxaaji5081 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah nasro cadey gacmahaaga allaha no barakeeyo talefanka xaajigeyga kaala socdaa abaayo midkeyga iga halaaba🥰❣

  • @simanmacalin2075
    @simanmacalin2075 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh abayo nasro ad ayan ku tagera wlibo wax badan ayan ka bartay shukran xabibti alle haku xafido

  • @charlibub7374
    @charlibub7374 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow so beautiful 😍 i love it 🥰🧕🏻🧕🏻❤️❤️❤️🧕🏻🧕🏻

    • @charlibub7374
      @charlibub7374 4 ปีที่แล้ว +1

      Omg thank for liking I love you so much 😭🇸🇴🇸🇴

  • @umuxamza6669
    @umuxamza6669 4 ปีที่แล้ว

    MAASHAA ALLAAH Nasro Bilaneey Waxaa tahay Qof aan Wada taageerno Aniga dariskeyga Iyo asxaabteyda Waan kuu duceynaa Ee ilaaheey hakuu aqbalo Waxaan kuu rakentaa GUUL 💞❤🌻🍀💞

  • @Queen-jb6ms
    @Queen-jb6ms 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa tahay gabarta kaliya an kafahmo wax karinta mahadsanid xabibty ❤❤

  • @salmaanmukhtaar3561
    @salmaanmukhtaar3561 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah tabarakalaah indhaha ayan ku cunay walahi dhareerka aya iga da ay alle haku barakeyo ciida Mubarak lkn ani xamar majogi lkn waso radina afgooy ayan joogaa qer iyo cafimad ♥️♥️♥️🌹🌹🌹👌👍👏

  • @sucdimaxamad
    @sucdimaxamad 2 ปีที่แล้ว +1

    m.a wllhi mrwalba wad ino faideysa allh ku xifdiyo inta igu racsan leike

  • @zahracismancabdalla114
    @zahracismancabdalla114 4 ปีที่แล้ว +3

    Qofka ugu horeyey o comment so bixiyey wan ku faraxsanhy lkn like 1 qof aya iga horeyey keep going sister basra ciid wanagsan

  • @mizksheikh1704
    @mizksheikh1704 4 ปีที่แล้ว

    Maasha'allaaah nasra dagan xabiibti mahadsanid gacantaada Allaha ku barakeeyo wan kaga mahad celineenaaa sida quruxda badan ee aad noo garab taagantahay adigana 🤲Allah haku garab taagnaado

  • @ceynicumar4361
    @ceynicumar4361 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah
    🥰🥰❤💋

  • @iftincadey1187
    @iftincadey1187 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a sister ciid Mubarak allh nabad hanugu garsiiyo inshaa alllh hore usoco cadey ❤❤❤❤💯♥️💯👈

  • @zaynabmaxamad3297
    @zaynabmaxamad3297 4 ปีที่แล้ว

    Nasro dagan xpiptii shukran runtii waxyaabo badan ayan ka faa idnay.allaha kuxafido melwalibo jogtaba . Ladolooskana aaadaa oga helay runtii ❤️👌💓❤️💖💕

  • @idilbiibaaye6319
    @idilbiibaaye6319 4 ปีที่แล้ว

    maashaa allaaaah tabaaraka allaaaah waan jeclahay ani lado loos ka gacan taada alle hakuu barakeeyo xabiibti

  • @jawahirmohamed9793
    @jawahirmohamed9793 4 ปีที่แล้ว +1

    You a the best nasro Allah hakuxifdiyo runtii macalimadeytha an jeclahay ayaa tahay queenei keep going💋❤

  • @Sxunduss
    @Sxunduss 4 ปีที่แล้ว

    Waalikum salaam mashallah ilaheey gacantaada haku dhowro walahi wax badan kaa bartay sending you alot of loves dear 😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @farxiyowadani1073
    @farxiyowadani1073 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah macalidayna wax kasto so galiso wa sameya allaha ku xifdiyo abyo

  • @istabraqofficial9807
    @istabraqofficial9807 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaha xabiti wankaheley mcnto horoy usoco ilaahey hakuxafido qali 👩‍🍳👩‍🍳🌹👩‍🌾👩‍🌾🌹

  • @sacdiyocali5692
    @sacdiyocali5692 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah shukran hbo farxad kunoolaaw waligaa humar wacan

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi2364 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash alaah hormar wacan Abaayo qali ah ilaahay ha ku xafido horumar cawan ayaan ku leeyahay mac mac caan aan casdi aheen

  • @sadiasaid1069
    @sadiasaid1069 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo ilahay hakuxafido waandawadaa videoga waan kahelaa habkad waxukarisid guleyso xabbti 👌👌👌👌👌❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷

  • @zuhelaaqurux7967
    @zuhelaaqurux7967 4 ปีที่แล้ว

    Mash allh abaa nasra jazakala allh noo soo badi

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo nasra abtidoon wan sugayey lagtan looska thanks

  • @deeqosaladxassan8325
    @deeqosaladxassan8325 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah lado los😋Eid Mubarak walashen nasro❤️❤️❤️💝💘💋💯

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Aabyo nasro jizakakalaha qeer illha haku xafdiyo wan kalheley Aabyo ilahey hafududey inta kudhimen hor usoco👌👌👍🏻❤❤❤❤❤

  • @sumayoumuasmo5041
    @sumayoumuasmo5041 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah nasra abtidoon qurux waye jazakallah xbbti ladaha love ku ahay shukran alle nawad hanugu garsiiyo ciida wcs ❤❤❤❤

  • @munomustaf6239
    @munomustaf6239 4 ปีที่แล้ว

    Waaae xapiptii mahadsanid ilah haku xifdiyo ilah hano key barakeyo ma.h xapiptii codsijeyga waa tix kalisey waxa ta hay macalinadey da mar walibana gul ayan kurajeyna😁😁😁♥️♥️♥️♥️♥️🎈🎈🎈🎊🎊🎊🤴✋👌🙏🙏🙏🙏🤝🤝🤝👄

  • @safiyonor7493
    @safiyonor7493 4 ปีที่แล้ว

    mash allh abyo wankaqady slnta runti waqurux iyo mcn alha kuxafido marwalba mahdsanid ciid mubrak❤️❤️❤️💞

  • @queennafta_uroonali8722
    @queennafta_uroonali8722 4 ปีที่แล้ว

    Caawa sameeyay ladadaan nasro wee ii toostay masha allah wad mahadsan tanay nasro xabiibti

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah xabibti allahakubarakeyo adiga iyo familkadi thanks

  • @fatumaali4380
    @fatumaali4380 4 ปีที่แล้ว

    Mashlh abyo nasro wax badan aan kaa faaidey illahey hakaa abaal mariyo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munaali10
    @munaali10 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah qali quruxeey balbalow🥰😍 aaan aad u jeclahay iyo shushumow nosogali allah kusiyadiyo maskaxda cilmi dher iyo cibaado suuban 🤲🤲 amiin

  • @faizaalihassan9157
    @faizaalihassan9157 4 ปีที่แล้ว

    masha alah abyo wan ka helay maantana lado loosaka iyo bskut qumbaha aadka umacaanaa aa sameenooyaa 👌💞💞💞
    hormar wcan kuu rajeenaa alpii

  • @minegirl4613
    @minegirl4613 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xpipty nasro waad mahadsanthy horay u soco

  • @sadiaaliummuaalaa6338
    @sadiaaliummuaalaa6338 4 ปีที่แล้ว +1

    MAASHA ALLAH Nasra qaali Shukran, Caawa aanba tijaabinaa insha Allah 💙

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid nasra quruxey allah kuu abaalgudo jizadaada jano allah ka dhigo jazaakalaah qeyr insha allah

  • @amuunguulane2614
    @amuunguulane2614 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakallah xabiibi khayr allaha ku siiyo wad nofa ideysa

  • @fatimayassin4916
    @fatimayassin4916 4 ปีที่แล้ว

    Gacan Dahab nasro ❣️ Shukrn maan korisa ❤️ xabiibti alle haku barakeeyo gacantaada xabiibti horey usoco gacalo mahadsnid in badan gacalo ❤️

  • @sahraomar4517
    @sahraomar4517 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw mashaa allh Alle haidin daweeyo cfmd igu cuno my fmlly nasro dacad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodmanshiiq7085
    @hodmanshiiq7085 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh nasro abtidon Abaayo allh kuxafido muqaladada wacn gacantii samesay allh barakeyo guuleso waliga gadal hamarin

  • @umuzalmo9797
    @umuzalmo9797 4 ปีที่แล้ว

    Www m.a wlhi sidaan u rabe barashadiisa ma qiyaasi kartid nasro abyo illaaah ha ika xafido

  • @faisaabubakar9585
    @faisaabubakar9585 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallahu kheyra ukhtii hore usocd wngsn

  • @halimokitchen1284
    @halimokitchen1284 4 ปีที่แล้ว

    Wan jeclahay lado loos cafimad iigu cun yaxabiibati keep going ciid mubaarak qaali dumar💖💖💖💖💋💋💋💋💋⚘⚘⚘⚘⚘

  • @iqroibraahimmuudeey6829
    @iqroibraahimmuudeey6829 4 ปีที่แล้ว

    masha allaaaah quruxeey allaaaah gacanta hku barakeeeyo queen ❤💗💘💘❤❤

  • @fartuunahmedsaafi6016
    @fartuunahmedsaafi6016 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah wllshy Nasra abtidon alaha noo kaa daayo aad baan ugahelay gac mahaaga ale ha kubarakeeyo Aamiin Aamiin wllky qaali 💞❤❤👌💯❤

  • @rowthahussein9735
    @rowthahussein9735 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah waxan kugujecladey koobka ad wax kufahansisid somalida hadi kale sual kama dhamanlahen

  • @Happ147
    @Happ147 ปีที่แล้ว

    Lado loos Mashallah shalyba dha dhamiskeda igu horeysey waa mcn Mashallah wankahely hadana wa cunayaba inshallah tana watijabina sameynteda

  • @fatimaciise445
    @fatimaciise445 4 ปีที่แล้ว

    M.a macalimadeyda wixiiba nasra noo keento in eey macan yihiin weska cadahay gacanta Alle kaama gooyo ♥️♥️♥️

  • @raxmaaragsan8268
    @raxmaaragsan8268 4 ปีที่แล้ว

    waaw shukran xbbti saan kaga sugaye lee Allah nooka xafido mcnto

  • @hamdihassan8341
    @hamdihassan8341 4 ปีที่แล้ว

    Mashallaha boqordayda lado macan weeye wan aqanaa Allaha ha ku barakeeyo qalbi quruxeey nasra abtidoon

  • @sahrasaed5417
    @sahrasaed5417 4 ปีที่แล้ว +1

    Nasro abtidoon xappti ilaahy gacantaada ha kuu barakeeyo

  • @mariaomarmohamed6220
    @mariaomarmohamed6220 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abaayo nasra kacantaada illaahay ha kuu barakeeyo abaayo 😍😍😍😍

  • @hawasaidmusse2530
    @hawasaidmusse2530 4 ปีที่แล้ว

    Macaan badanaa Nasrow allow yaa kuu dhadhamiya.xamar baan kula joogaaye.allaha kuu siyaadsho xirfadaada abaayo

  • @sacdushomar1991
    @sacdushomar1991 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh Lado choose kyga

  • @zahramohamedhassan9459
    @zahramohamedhassan9459 4 ปีที่แล้ว +1

    masha alah abayo abtidoon waa macamacan aad u fudud aadna umacaan keep going sister ciid wanagsan xabibti

  • @zowdaqueen7606
    @zowdaqueen7606 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi sidee iiga heyse lee nasro ilaahey qeyr haku siiyo xyti ♥️🥰

  • @Hamdi-Abdirahman
    @Hamdi-Abdirahman 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo qali hore usoco wax badan ayan kaa faa'idaye rabbi swt hakaa abaal mariyo jazaakillah xbbty

  • @saciidocabdiraxmaanmaxamed2099
    @saciidocabdiraxmaanmaxamed2099 4 ปีที่แล้ว

    Wwwww m.a tabarakallah xppti eid mubarak nasra cadey gcntada ilhy hku barkeyo

  • @sumayoilyaasibraahim8868
    @sumayoilyaasibraahim8868 4 ปีที่แล้ว

    Mashalh abaayo inaa xanuusantahaa maleeeyay maxaa tvga astaan barnaamijka dhadhanka maxaa kuugu dhacay kalaamudana inoo soo gali bacdal ciid abayo

  • @khadiijocabdulewiif2283
    @khadiijocabdulewiif2283 4 ปีที่แล้ว

    Mash alah abyo nasra kugu fanaa lkn Haley Ayn Ku waayey itee kabaxdey isdhahy mcnto Ku salamaa xbbti ❤️❤️❤️❤️

  • @leyloaragsan3195
    @leyloaragsan3195 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo waan kahelay ilaahey ha ku xifdiyo Ramadan Mubarak

  • @daniyamohamed1290
    @daniyamohamed1290 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abaayo qurux iyo fudayd

  • @jamiilamohamed7607
    @jamiilamohamed7607 4 ปีที่แล้ว

    Walalaheyga waxan idin ogaysinaya in aad heli kartaan channel aad kabaran kartaan English free lessons marka qafki xisaynayo soboqda Teacher Mohamed Moge wad mahadsantihiin

  • @nadiifoibraahimgeedfuule8372
    @nadiifoibraahimgeedfuule8372 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaaah wd mahadsantahay abaayo waa isku dayaa insha alaaah gacantaada allaha ku barakeeyo waxaa kaloo rabaa qumbo caano

  • @abdisamadyare2572
    @abdisamadyare2572 4 ปีที่แล้ว

    Lado loos wajeclahy wlhi m.a macmacanka illahy gacantata hakubarakeyo abyo

  • @jamalaxmad2331
    @jamalaxmad2331 3 ปีที่แล้ว

    si fiican ayaad ukarisey wll noloow waligaa meel walbo oo aad joogto

  • @fadumoalikarshe1594
    @fadumoalikarshe1594 4 ปีที่แล้ว

    Mash alaah cadi mahan xbbi shukran ilah haa ku xifdiyo

  • @yasmiinabdirizak8576
    @yasmiinabdirizak8576 4 ปีที่แล้ว

    Woooow masha allh abayo NASRA ALLAH HKU XFDIYO

  • @umumaahir9463
    @umumaahir9463 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsnd xbbibti mclimadyda ilhy haku dhowro ❣❣😘😘😘

  • @maariaali819
    @maariaali819 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo qali ah wax badan ayan ka faa iday macmacanka aad ino so galiso Allah no ka xifdiyo abaayo qali guulayso shaarafay.

  • @cafiifaabdulahi7881
    @cafiifaabdulahi7881 4 ปีที่แล้ว

    Mashalaah alle haa ku guuleeyo nasriina
    Eid coming soon
    Ciid MUBARAK

  • @xalaawishxasan2786
    @xalaawishxasan2786 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah uqtii hore usoco nasraay Wn ka
    Hely shukran uqtii

  • @abshirocabdicasis616
    @abshirocabdicasis616 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xabibtii kher alle haku siiyo

  • @axmednuur1033
    @axmednuur1033 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah nasra horey u soco

  • @rukiomacalin8128
    @rukiomacalin8128 4 ปีที่แล้ว

    Mnshllh abyo nasro cfmd kucuna Ramadan Mubarak sidokle cid Mubarak

  • @raxmoruun4461
    @raxmoruun4461 4 ปีที่แล้ว

    Nasro abayo looska chocolateka kasameyssan makasameynraa? Isoojwb plz wansameyn raba

  • @canababdullhi770
    @canababdullhi770 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah qurux waaye alle haku xafido ciida ilahay cafimad nagu gaarsiyo i.n😍💖❤keep going xapipti❤💯💯💯😘

  • @WardaCabdiraxaman
    @WardaCabdiraxaman 2 วันที่ผ่านมา

    Masha alah xalwada adan ka bartay ale ha ku barakey

  • @meysuncabdiwali8287
    @meysuncabdiwali8287 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah abaayo hormar wacan cafimaad iigu cuna lov you

  • @fatimaxaji1426
    @fatimaxaji1426 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah keep going Eid Mubarak abayo nasra

  • @umumeymuunxuseen5255
    @umumeymuunxuseen5255 4 ปีที่แล้ว

    Waw msh allh waa waxan sugayey alle haku barakeeyo gacntada xabiibti

  • @NadarDahir
    @NadarDahir 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo Waa mhadsanthy khyr allah kusiiyo wan soo baroobeen insha Allah

  • @enjoyyourtime8437
    @enjoyyourtime8437 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah habaryaar waad mhdsnthy ayaan wax fudud oo saameynkaro ayaa sameynosaa Allaha ku danbidhafo

  • @fadumamohamed5237
    @fadumamohamed5237 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah mcnto inaa ladada jeclahey yaa kuu sheegey wlh xasuus gaar ah ayuu ii leeyahay anoo aqon u lahen ina kariyey ayuu iga noqday soor furfur ah

    • @samisfamily5703
      @samisfamily5703 4 ปีที่แล้ว

      Faduma Mohamed 😂😂😂😂😂😂

  • @ninmadownaagtiisa1332
    @ninmadownaagtiisa1332 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah eid coming soon insha allah caafimad kuwii ku ciida ilaah hanaga dhigo🤲🤲🤲🤲🤲🤲thank you macalimadeena

  • @saajidcade231
    @saajidcade231 4 ปีที่แล้ว

    Ma sha allah lado iga dheh aaad u jeclahay xbbti nasra ilaah hakuu barkeeyo gacantaada

  • @maryuumalhassan8945
    @maryuumalhassan8945 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a xppti nasra ❤️allh no ka xifdiyo 🤲🏻waaw cajiib wye

  • @naciimocabdi6056
    @naciimocabdi6056 4 ปีที่แล้ว

    Www maasha allaah abaayo nasra Cadey gacantaada alle hakuu barakeeyo

  • @fatmamohamedsahal8102
    @fatmamohamedsahal8102 4 ปีที่แล้ว

    mashallah abyo nasro hore u soco waligaa farxad igu noolow maclimadeyda ayaa thy plz abyo codsi wye doolsho noo soo gili💕❤❤❤

  • @umulkhayrahmed8519
    @umulkhayrahmed8519 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay wakhtiga hakuubarakeyo wakhti ayad nasisay walahi cilmi badan kafaiday kujeclahay 😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samaaraaquen4326
    @samaaraaquen4326 4 ปีที่แล้ว +1

    Mcha allah aad ugahely
    Allha ku barkeyo
    Mclimdena nasra abtidoon

  • @ismahandahir3704
    @ismahandahir3704 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alla ku Barakeyo Sweety😘