LADO LOOS SIDA UGU FUDUD U SAMEYSAN KARTIT || MAC MACANKA CIIDA BY QAMAR BINT AMIIR 👑

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 107

  • @jaansiicooking2386
    @jaansiicooking2386 3 ปีที่แล้ว +13

    Qofta kaliya TH-cam keda wax an kabartay tahay qaliyey shukran walahi si fican wax no fahan sisa allow qeer kusi abayo qamar 😘😘😘😘

  • @abdallaali9408
    @abdallaali9408 3 ปีที่แล้ว +1

    Qamar cadeey allaha ku sharfo walaasheey. Wax badan ayaan kaa faaiiday jazaakallahu khayr xbbti. Ilaahay hakuu barakeeyo gacantaada

  • @abwaanbulchinaofficial3638
    @abwaanbulchinaofficial3638 3 ปีที่แล้ว +2

    🥰🥰🥰🥰🥰Masha Allah Walaal 😊Kafaaideeysi Wacan garabkaaga Aan taagannahay Horumar Wacan Keep going 💪

  • @alwiyasharif5749
    @alwiyasharif5749 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Qamar allah yaczik . Wax badan aan ka bartay wallahi ❤️

  • @fadumoaden9941
    @fadumoaden9941 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha qanar lada loos wansameeyay alaha kubarakeyo qumbo noosoosame walaashey

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +2

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @falisissack9100
    @falisissack9100 2 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah ManshaAllah ManshaAllah ManshaAllah ManshaAllah ManshaAllah

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว

    Wcs Aabyo Wow masha Allah tabrikllha Aabyo qamar shuran xabti jizakalaha qeer gacantada Allah haku barakeyo Aabyo cid wanagsan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismahandaahir8180
    @ismahandaahir8180 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank u hapo wax badan ayan ka faaiday

  • @maryankhalif5379
    @maryankhalif5379 8 หลายเดือนก่อน

    maansha allah qayr allaha kusiyo

  • @naciimaladan637
    @naciimaladan637 3 ปีที่แล้ว

    Aad baan kuugu mahad celinayaa walaal wax badan baan kaa faa iday alaah haku xafido 🥰🥰😍😍from New York 🇸🇴😘👍♥️🌙

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allah dub shiid waa laga raystay saanaa fudud

  • @raaharuunahmedadde3370
    @raaharuunahmedadde3370 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah gacanta alle kana gooyo

  • @umusalmaan2575
    @umusalmaan2575 3 ปีที่แล้ว

    maasha Allah shukran aad uu u fudud yahay aniga waxaan ka sameysan yirey looska caadiga oo qubka wato qubka ka bixi qubka kale ka sii fiiq caanaha iyo loosku isku shiid walaahi waa ku dhintoonaayi hadane fudeyt shukran

  • @xuseenmacalinxasan8481
    @xuseenmacalinxasan8481 3 ปีที่แล้ว

    Buskud snkor la aan soogeli wll waayo dad ayaa jiro oo macaanka dhibaayo

  • @sonic1963
    @sonic1963 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabark allah 👌👌❤❤❤

  • @feysalhassan7241
    @feysalhassan7241 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alllah gacmahaaga allaah hakuu barakeeyo

  • @halimaadan1503
    @halimaadan1503 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah😍waa sameysan doonaa insha allah 😘

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah macankiisa inta ka daremoya😋😋😋👌👌💯

  • @fatushahawaay3860
    @fatushahawaay3860 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @Somaliancookingchannel
    @Somaliancookingchannel 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allah qumbo caano sosamey

    • @Qamar_Bint_Amiir
      @Qamar_Bint_Amiir  3 ปีที่แล้ว

      Waakan th-cam.com/video/37sU0yVujc4/w-d-xo.html

    • @ilhannueaxmed1949
      @ilhannueaxmed1949 3 ปีที่แล้ว

      Qamar abyo dhar iid iikad noh ilahey dartiis mcaney

  • @fatmahassan2718
    @fatmahassan2718 3 ปีที่แล้ว

    Qamar waxaad soo gelisaa qumbo caano inshaalah

  • @xafsocaliciid4527
    @xafsocaliciid4527 2 ปีที่แล้ว

    Mash alhaa abayo alhaa ku barkeo

  • @shukriahmad5075
    @shukriahmad5075 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wad ino fa iduysay qeer alle ha kusiy

  • @ummusacad4003
    @ummusacad4003 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo macaanto wlh waan ka faa ii daystay wuu idhibaa loska waan jecla hay hhhhhh

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah keep going my dear sister and succes InshaAllah yammie Gacantada Allah kuu barakeyo wlshy qaali Ameen🤲🤲❤❤❤❤

    • @daahrgabow26
      @daahrgabow26 2 ปีที่แล้ว

      Abyo musbuuso so gali markaa jogto afriko maxaa laga samey karaa basbuuso

  • @sarahusseinabdi9960
    @sarahusseinabdi9960 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh caafimaad kucuno abayo icun noosoo sameey icun aakaaraba pls gacantada allh kuuba rakeyoo abayo

  • @sumayahmaxamed8403
    @sumayahmaxamed8403 3 ปีที่แล้ว

    Abaaayo qeer allaha ku siiiyo cuurada aan habada u ahay allaha noodhooowro

  • @safiyasacad485
    @safiyasacad485 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah tabaaraka Allah waaaaw Allah ku xafido

  • @halimaadan1503
    @halimaadan1503 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo manoo soo galin kartaa qumbo kuus kuus adoo mahadsan waa iga codsi🙏

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว

    Alllhuma Aamiin Allhuma Aamiin 🤲🤲

  • @adonti-alle4634
    @adonti-alle4634 3 ปีที่แล้ว

    Jazakilahu khyra abyo macan 💖

  • @zuhurdheymanchannel52
    @zuhurdheymanchannel52 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah loos qurux iyo macaan cajiib ah💓💓💓💓💯

  • @farxiyo8500
    @farxiyo8500 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xabibti tislamiin 🥰🥰🥰🥰

  • @ruwaydaabdi7048
    @ruwaydaabdi7048 5 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much sis ❤😘💋

  • @masuudali3171
    @masuudali3171 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah tislam ideyk yaa uqtii

  • @queenqadiijo9110
    @queenqadiijo9110 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah waad mahadsantahay

  • @minabahar593
    @minabahar593 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah keep going sister 😍😍❤❤

  • @salmaabdinur1324
    @salmaabdinur1324 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah

  • @zahraahmedislow1989
    @zahraahmedislow1989 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah walashey

  • @zubeydazaid7003
    @zubeydazaid7003 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo

  • @shukrimohamed6393
    @shukrimohamed6393 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah jazaka lah qeer

  • @laylaqurux9224
    @laylaqurux9224 3 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid mcnto noo soo geli macmacsnka aan kaa faa ideysteee

  • @fali2695
    @fali2695 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin

  • @fali2695
    @fali2695 3 ปีที่แล้ว +1

    Lekker

  • @ruumichannel
    @ruumichannel 3 ปีที่แล้ว

    Yammmy gacanta Allah ku barakeeyo abayo

  • @juustomohamed4980
    @juustomohamed4980 3 ปีที่แล้ว

    Balbalow iyo Shushumow iyo kashato no so gali iyo icun plz abyo mhdsnid

  • @mariyauzaama9233
    @mariyauzaama9233 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah 😋😋😋

  • @yasminmohamed8946
    @yasminmohamed8946 ปีที่แล้ว

    Qamar xabibti waa sameeyey. Ma isku dhagin😞 waa Kala daatay? Maxaan qalday?

  • @makahassanahmed6911
    @makahassanahmed6911 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaa Allahaku xafido

  • @user-eb4nj9rk2t
    @user-eb4nj9rk2t 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @NasraJazira
    @NasraJazira 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤mashallah

  • @qadramahamud4651
    @qadramahamud4651 3 ปีที่แล้ว

    Masha'allah abayo manso geli karta dumbo kashaato ado mahadsan

  • @mammanasteeho3966
    @mammanasteeho3966 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @ugbaadaragsan9592
    @ugbaadaragsan9592 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abyo jaskalaah

  • @mohaabdullahi6852
    @mohaabdullahi6852 3 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @fali2695
    @fali2695 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah 😍😍

  • @habibaali5068
    @habibaali5068 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah abaayo hore u soco

  • @khadijajiijo3735
    @khadijajiijo3735 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thank you qamar

  • @sihambarre3684
    @sihambarre3684 3 ปีที่แล้ว

    😂shali aya smeyay lado loskan lkin xoga wu iga halaway dabka aya xoga u dhereysna io kob halfkisa biyo le ku kariyay 😅 lkin kaz tijabo le ehyd bari dambo cml aya smeyna midka aad adiga hda smeysay wxana rjeyna ino itosi dono I.a 🥰 mudnantaz neh ada lahan dono ❤

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah 👌💯

  • @hakiimaqueen7367
    @hakiimaqueen7367 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlaley warqada hadanad saliid marin kuma dhagayo miyaa

  • @najmadirieadan1625
    @najmadirieadan1625 3 ปีที่แล้ว

    Lmalmalaatada maka sameen karaa qamareey

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah xabiibti

  • @najmadirieadan1625
    @najmadirieadan1625 3 ปีที่แล้ว

    Malmalaatada maka sameen karaa abaayo qamar

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 3 ปีที่แล้ว

    Wcs masha Allah

  • @MissRuuja
    @MissRuuja 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah 😍

  • @ShamcaQaliif
    @ShamcaQaliif 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤🎉

  • @hafsaomar2000
    @hafsaomar2000 3 ปีที่แล้ว

    Qamarey seyruuq ka bartay abaal ku hayaa

  • @muxubocadawe9011
    @muxubocadawe9011 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah

  • @mssbiina7694
    @mssbiina7694 3 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @Aisha-bq7gv
    @Aisha-bq7gv 5 หลายเดือนก่อน

    Somaliey sokorta iska yareya😢

  • @halimaabdi9070
    @halimaabdi9070 8 หลายเดือนก่อน

    Lado sisin ayaa laga sameeyaa beenta jooji

  • @Soodhowowwalal
    @Soodhowowwalal 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo looska caag inta aan ku xiro ma dhigan karaa ilaa meeqa maalin ayuu gaari karaqna

    • @Qamar_Bint_Amiir
      @Qamar_Bint_Amiir  3 ปีที่แล้ว +1

      Haa macaanto ilaa 1bil

    • @Soodhowowwalal
      @Soodhowowwalal 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Qamar_Bint_Amiir waad mahadsantahay abaayo lakin meel kale maku fidsan karaa waraaqadaan ma heli kariyee hada

    • @Qamar_Bint_Amiir
      @Qamar_Bint_Amiir  3 ปีที่แล้ว +1

      @@Soodhowowwalal haa caadi waaye

    • @Soodhowowwalal
      @Soodhowowwalal 3 ปีที่แล้ว

      @@Qamar_Bint_Amiir thanks abaayo

  • @ikraandmt2117
    @ikraandmt2117 3 ปีที่แล้ว

    Sokor iyo los iyo hel maka sameni kariyo

  • @ikhlashersi9867
    @ikhlashersi9867 3 ปีที่แล้ว

    Peanut butter malagu samen kara

  • @BRUHBRUHNOMI
    @BRUHBRUHNOMI 4 หลายเดือนก่อน

    ❤😂

  • @queenruun4307
    @queenruun4307 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo kiosks so cusbo malahno

  • @juustomohamed4980
    @juustomohamed4980 3 ปีที่แล้ว

    Abyo su.aal loos xamar yacni loos caadi hdi dubo see ugu sameyaa jwb

  • @daahrgabow26
    @daahrgabow26 2 ปีที่แล้ว

    M

  • @filzanozealraziin6055
    @filzanozealraziin6055 3 ปีที่แล้ว

    Xppti shushumow ino so geli

  • @ridwanlibaanyare9045
    @ridwanlibaanyare9045 3 ปีที่แล้ว

    Alahkuxafido

  • @minacooks5829
    @minacooks5829 3 ปีที่แล้ว

    mashalah my sistet

  • @qalbisaliimchannel7559
    @qalbisaliimchannel7559 3 ปีที่แล้ว

    Saliidana loose ka dhalada saliid waaye

  • @fartuundhiid3085
    @fartuundhiid3085 7 หลายเดือนก่อน

    acm ma gubanayo caga tas ku kululeyso

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 ปีที่แล้ว

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah 👩‍💻📒✍️👩‍🎓👨‍🎓📕📔📝*

  • @abdirahmanhabeeb627
    @abdirahmanhabeeb627 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @bellaahmed4068
    @bellaahmed4068 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @abetyabebe638
    @abetyabebe638 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mulkimaxamudali833
    @mulkimaxamudali833 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @miiminuurshe7790
    @miiminuurshe7790 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @aniita948
    @aniita948 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @indhadeeq4112
    @indhadeeq4112 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ridwanlibaanyare9045
    @ridwanlibaanyare9045 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashalah

  • @shamsoluul-umumuna
    @shamsoluul-umumuna 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah