ibraahim caydiid" Ninka Xirsi Oo raysal wasaaraha Dalka Ka Noqonaya Ayaa Habeen Madoow Gawricay cabd

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @WararkiiGeeska
    @WararkiiGeeska  20 วันที่ผ่านมา +2

    Mahadsanid Daawade
    Fadlan waa muhiim inaad nugu soo biirto sido kale la si wadaag asxaabtaada Mudane ama marwo
    Thank you for watching

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 20 วันที่ผ่านมา +2

    Xirsi camal fircoon weeye.cirro cayn qarsoon weeye.caasho badhi ninkeed weeye.waana caynad laga keenay.caynta kabaha rooyaanka.

  • @toraboramark
    @toraboramark 20 วันที่ผ่านมา +1

    ibraahin caydiid Karbaash waliya ayuu u qoray rer wadani

  • @ahmedaadan4624
    @ahmedaadan4624 20 วันที่ผ่านมา +1

    Aloow naxafid

  • @hodanahmed8489
    @hodanahmed8489 20 วันที่ผ่านมา

    Ibraahun duufle dheeyladuu cuni jirey xaguu ka helayaa sida catoosh yare ayuu saxan dheeyla ah ugu shaqeeyn jirey dowladii wadanka liqdey ee kulmiye

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 19 วันที่ผ่านมา

    Waa fariid Xirsi’s adiga wuu ku dhamaa, Bariis iyo hilib uma raadsado muse cawar sidaadda

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 20 วันที่ผ่านมา

    IFKA WAXA U DARAN KA NIN BAAN NECEBAHAY AWGEED U BAHALO CUNA OO AAN U MEEL DEYIN KAN NACAYBKU U DOOKH-DOOREY BEDELKII. ISAGOO NACAYBKU KA DAAHEY DALIILKA DABA YAAL KAN UU U DOOR BIDEY, DAAHAAS OO KA SAMEYSAN QADHIIDH FARO GUUDKOOD AH.
    ALLOW. HA NA. DULLEYNE ADIGU NOO DOOR. KA AAD WANAAG KU OGTAHAY, DAALIN SAHALKHIYAAMO NOOGU YIMIDNA HA NAGU DULLEYNE, WAXYEELADIISA NOO SAHAL, ISNA ADAA KA XEELDHEERE. SAHAL NAGU DHAAFI, aaaammmiiiinnnn, insha ALLÀAA.

  • @abdijama-tw6nc
    @abdijama-tw6nc 20 วันที่ผ่านมา

    Macaac macaac la seexo

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 18 วันที่ผ่านมา

    Ibrahim caydiid sideed dareemaysaa in wadani ladoortay? Iskayaree xumaanta

  • @nathra7351
    @nathra7351 17 วันที่ผ่านมา

    Ina jirde waxa uu la meeqaan yhy geeska afrika gx baa falay iyo xirsi gaab

  • @hadafiyohiigsi2830
    @hadafiyohiigsi2830 20 วันที่ผ่านมา +1

    Ibrahinow mar qudha Allahaaga ka baqo,ninweyn ayaad tahay qabri madow ayaa ku sugaya,ummadda ka xishood diradiraale cabaad ayaa u hoy ah,waar beenta nagala hor dhaqaaq kadaab.Imika ma habarjeclo ayaa lagaa hayaa yaa ku dirtay kulmiye wuu dhacay iimaanso.waad ka xuntahay xisbiyada soo baxay.Bahdiid bahal ayaa leh.

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 19 วันที่ผ่านมา

    Haduu ka noqdo xirsi waa nin raga aan sidaada dhadig ahayn

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl 18 วันที่ผ่านมา

    Ibraahim caydiidoow waad fashilantay
    Waxaan ku moodayey nin dadnimo iyo qaranimo leh waxaan ogaadey inaad tahay caws iyo biyo ku nool
    Muuse biixi soo adeegsadey si dadkaaga laguugu karbaasho

  • @AbdikarimNuur-d8s
    @AbdikarimNuur-d8s 20 วันที่ผ่านมา

    Duufle munaafiq
    Liin waad ka dhargi insha allah

  • @CabdilahiXeef-ts3on
    @CabdilahiXeef-ts3on 20 วันที่ผ่านมา

    Waar ibraahinaw wax ku soo guur adigu waxaa tahay garac can meter ku dhalanin

  • @iidsmart
    @iidsmart 20 วันที่ผ่านมา

    Duuflow na soo cay 😂

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 19 วันที่ผ่านมา

    Duufle munaafaq uuuufba lagu yiri
    Barooro

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 19 วันที่ผ่านมา

    Runta maa lagu dilaya ina caydiidow Wixi Aad hayso soo fasax

  • @MahadHirsi-db1vz
    @MahadHirsi-db1vz 19 วันที่ผ่านมา

    Duufle munaafaq

  • @iissa7685
    @iissa7685 20 วันที่ผ่านมา

    Hirsi baanu wadanaa.