AXMED GUREY KADAA SXB QOFKA LAMA SHEEGTO AAN KU AHAYNE. AXMED GUREY WUXU AHAA NIN KA DHASHAY BEESHA DIREED FADLAN DAAROODOOW ISKA DAAYA DADKA AAD SHEEGANAYSAAN EE AAN AHAYN ABKIINA. WAA CEEB WAXAASU.
Waa kuu aqli xumo ee qabiilka dhuuxa kaa galey qabri kula gali maayo ee aqligaada dib u fiiri soomaali waa umad soomaaliyeed ee dadka kala saarayo waa kuwa dulmi wada ee allah ha naga qabto
Mowduuca laga hadlaayo ma aha geography, (baaxadda dhulka) ee waa demography (tirada dadka) Gaalkacyo ilaa Caluula waa 700km ku dhawaad, deegaanada aad ayey u Kala fogyihiin oo iskuma dhawa, waa lama degaan. Halka gobolka Shabeellaha Dhexe oo kaliya 5km square oo bannaan ma jirto. Gobollada Mudug, Nugaal iyo bari markii la isku daro waxaa ka dad badan 5 degmo oo Muqdisho ka tirsan.. Tirada dadka waxaa laga cabbir qaataa, degmooyinka iyo tuulooyinkaa ma kala fogyihiin oo dadka teel teel mey u deggenyihiin mise wey isa saaranyihiin? Iyo magaalooyin waaweyn oo dad badan ma leeyihiin?
@@abukarahmed100 waxan yaaka Asmacaya walalkayow bosasa Hal degmo xamara ka dad badanthy bosaso magalda sadexaad ugu population badan waana magalo ganacsi kismayo sido kale Magaloynka ugu ppoulation badan Ana major ka ah muqdisho iisheeganaysa ood 60% xita Aadan ka ahayn
Waxan ahay nin somali ah oon Qabill aminsaneyn lakin ninkani been bu ku hadlayaa anigu Awdal ban ka so jeda Janaral galal wuxu aha General ka kaliya EE siyad bare aaminey una magaca ay saadka ciidamada wuxu ku Qornaa Aaga diridhaba hada jig jiga maha beenaale. Nimanka dagaal somali galbeed fashiliyey waxay ahayeen Sarakiishii Majeerteen. Reer Sool siyad bare kabaha ayad u sidan ina Suleiman Dafle wuxu ku laha godka La yidhaa Qamta oo dadku lagu ciqaabi jirey. HANDITDA muqdisho taalay 100/90 Habar gidir aya lahayd taliska siyad bare iyo faqashtu Hantida Beelaha hawaiye ayay boobi jireen
Ahmed Galaydh Inan ka baxo ayaan rabay comments ka laakiin ilaah baan kugu dhaarshay, odayada ku noqo haddii in badan oo Gedabiirsay ah Daarood noqon waayaan waxba hay watdiin. Ali Dable oo ah Garaadka 12aad ee Sultanada Warsangeli.org duriyadisii buurta libaaxley ayey degaan. Bah Habar Hassan waa Ayo. Mareexaan miyaanu ku jirin. Gedabiirsay waa dadkii Daaroodka u badnaa ee Adal iyo Ifaat oo iyadu Jebertiga ay samayeen. Markii la jabay dadku 1. In dhimatay. 2. In dhulkii xeebaha ku noqotay 3. In intii meel wada joogtayba la tolowday. Sanaag Gedabiirsay uguma Daarood lakin Samaroon waa joogeen. Samaroon waa alliance, iyo dhaqan Gedabiirsay. Gedabiirsay Sheikhal, Daarood, dadkii Warsangeli.org ka kiciyey Zaylac 290 Ahmed Gurey ka hor. Mays wadaysay waxa Daarood Sanaag iyo Maakhir. Reference ama Marag Kac Baabka 8aadAkhri Taarikhda Warsangeli: ملوك وأمراء زيلع كانوا ورسنجلي Waadixintii Duulaamadii SacadulDiin iyo walaalkii SabrulDiin iyo wixi Islaamku ka qoray ee Ka dhacay Dhulka Somalida. Wuxu yiri Sheikhii wayna ee caalimka ku ahaa barashada taariikhda Diinta Islamka oo magacisu ahaa Ali Alwefi Alqayduni.علي الوفي القيدونى. Kitaabkisii صدق الاخلاق في التاريخ الخواص. Ama Akhlaaqdu run ayey ka sheegtay taarikhdii dadkii sida noblenimada u gaarka ahaa(Somalidii reer MAAKHIR). Sheikhanu wuxu ka mid ahaa culimada ku xeel dheerayd baadhista taarikhda Diinta Islamka, isla marka wuxu ka mid ahaa culimo ama mashaayiikh badan oo Sheikh Abdirahman bin Ahmed SAYLICI oo Somali Reer Maakhir ahaa wax kaga qoray kutubtisa sida qoraalkiisi la magac baxay”Ali Wefi iyo Dumeiri” Waxa u yiri Sheikhaa ku xeel dheera baadhista Taariikhda Islamku ee Ali Alwefi Al Qayduni in Sheikh SacadulDiin Abdirahman oo ahaa Somali Reer Maakhiri qaaday Jihaad Ama ku kacay Jihaad qarnigii 8aad ee Hijriyada Nebigenii suubana csws qofkasta oo caabudayey waxan Ilahay subxanu wa tacaal ahayn oo ay ka mid ahaayeen Kufaarta iyo الوثنين Ama dadkii sanamada caabudayey xilligaas Jihaadka ee ku sugnaa dhulka Somalida. Waxaa uu SacadulDiin bin Ahmed Somaligii reer MAAKHIR isugu yeedhay Somalidii ku sugnayd dhulka Maakhir, ee Somalia si ay u jihaadaan, iyada oo magaalooyinkooda ugu waawayna xilligaas ahaayeen LaasQori لاسقوري Xiis, iyo Mayr ila RaasXaafuun. Waxa u ka soo ururshay gobolka Maakhir ciidan tiradisu ahayd lix kun iyo shan boqol(6,500)askari ama Jundi. Waxa ciidanku ka koobnaa ama u qaybsanaa kun nin (1,000) oo kuwa hubka ganna الرماة Laba boqol oo Fardoolay ah. Ciidanka waxay ku hubaysnayeen WARAMO, GAASHAANO, ABLAYO,FAASAS, NAABALYO ama LEEBAB sumaysan ama Sunta MARIIDKA LEH. Ciidanku waxay raaceen ama ku duulaan tageen DOONYIHII Reer MAAKHIR, Waxayna ka degeen Jasiiridii oo loogu magac daray Sheikh Abdirahman bin Ahmed Saylici Somaligii reer MAAKHUR, iyaga oo ka qoday gudaheeda Berkado, kana dhisay Guryo xashiish ama geedo ka samaysan oo Carshaan ah. Waxa jirtay in Islaamku ka dabar goayey dhulka Somalida marka laga reebo tuulooyinka ku yaalay dhulka xeebaha ee MAAKHIR ee Somalia, iyo MOQAADISHU iyo dhulka la midka ah ee Galbeedka ka xigey. Hubaalna ama si xadidan markay Taariikhdu ahayd 17 bisha SHAWAAL, 735h Hijriyada, ayaa Jihaadkii bilaamay, waxayna ahayd maalin ISNIIN ah. Waxay ciidamadii Maakhiriyuuntu ka so degeen xeebta badda. Mana ahayn Saylic mid camiran markas ama waqtigaas. Wuxuu AMRAY SULTANKU Maamulkii ugu sarayey ee ciidamada(High Command), waxayna ka koobnaayeen lix kun oo askari(6,000), iyada kun kasta(1,000) loo magcaabay hal(1) qaaid. Waxa kale oo Sultanka Maakhir amray in cidanka la nidaamiyo (يرتبواarrange) oo halkii kun(1,000) oo askariba afar(4) qaybood loo qaybiyo. In ciidanka gantaalaha ama Leebabka rida((الرماةiyagana ciidamada lagu dhex daro ama loo qaybiyo. Madama ay ciidanka Ridada ama Leebabka rida(الرماة) ay kun(1,000) askari ahaayeen in ciidan kasta laba boqol(200)lagu daro. Boqol hore la dhigo iyo boqol dhinaca laga dhigo oo ilaalo ah. • Markii ciidankii la nidaamiyey ama loo diyaariyey sidii Sultanku amray ayey weerer ku qaadeen Wathniyiintii الوثنين la oran jiray GAALADII HERIYAH oo ah dad Sanamada caabuda oo Kufaar ah saacaddu markay ahayd 2dii. Waxa ka mid ahaa in Fardooleydu iyo askari kastaba akhriyey قوله تعالى"والعاديات ضبحا فالموريات قدحا "الي اخر السوره" Waxay Maakhiriyuuntu Mujaahidinta ahi weerareen cadowga weerer عنيف ah ama culus ilaa ku dhufteen darbad cadho leh ama digdigada ka dhigeen. Waxa cirka duul duulay warmihi ila quwaddii cadowgu afar(4) jeer dhimantay ama hoos u dhacday oo ay sidas ku jabeen jab wayn. Waxa tarjumay M. Abdi Summary 1. In Prime ministerka hadda jooga Ee dawladda Jabouti Abdoulkader Kamil Mohamed (Arabic: عبد القادر كميل محمد; yahay nin Warsangeli Ee Beelwaynta Garaad Omer Ibrahim haddana loo yaqaan Butemella. Wuxu la degaan Canfarta laakin Abokh, Tojora etc ay iyagu leeyihin. Waxa ka dhalatay Aisha Mohammed Mussa is an Ethiopian engineer and politician who was the country's Defense Minister from October 2018 until 18 April 2019, when she was appointed Minister of Construction and Urban Development. Waxay leeyuhiin: 1. Abokh 2. Khorac Gaab 3.Butxella 4. Baabul Mandab 5. Tojora Magaaloyinkas oo dhami waa Dhul waa degaan Warsangeli. Ausha Mohammed Mussa Oo ahayd wasiirka difaaca ee dalka Ethiopia laga so bilaabo October 2018 ila 18 April 2019. Ka gadalna noqotay Wasirka Horumarinta Magaalooyinka. Prove th-cam.com/video/8FoeHiiBzWE/w-d-xo.html Warsangeli wuxuu dhul iyo Shacab badan ku leeyahay ama gaar u leeyahay 1. Jowhar oo Mogadishu agteeda ah 2. Cadalle 3. Aden Yabaal Reference ama Marag Kac In Prime Ministerkii dawladdii hore ee Somaliyeed Dr. Ali Mohamed Geedi iyo beeshisa xooga iyo dhaqalaha badan ja soo jeedaan sida Bashir Raage, aun Mohamed Xabeeb iyo madax iyo Tijaar badani ka dhisheen. Professor Dr. Ali Mohamed Geedi oo ka hadlaya midaynta labada Warsangeli oo midba Shirbe cayaaro, midna Shirib. Warsangeli Harti Abgaal iyo Warsangeli Harti Daarood ama Warsangeli Caleed Waxayna leeyihiin Mahadday, Jowhar, Aden Yabaal etc. th-cam.com/video/yPA5rYJ1gFQ/w-d-xo.html Beesha ugu aslisan Kismaayo region Ee Cawramale hii caadka raacay Oo ka tirsan 5 ta ilma Falagsato yoo Sanaag weli cidi kaga simantahay. 1. Cawramale waxa la dhashay 2. COLMARABE 3. Oday Mage 4. RiigHaye qoyska dhalay Bahriig Hayada Naalaye Ahmed ee reer Jiidaliyeedka ah 45 doonyood ayey dhulka hadda Sanaag loo yaqaan kaga guureen oo ku degeen Bulla Xaar 300 sano ka hor. Konfurta waa U sii gudbeen. Waxa jira 10 kelmadood AfSomali ah inta badan magacyo waxana ku hadlo reer Lasqoray iyo Nuux Ismail Hargeisa region waxa ka jooga in la degta Reer Gadiidka, isna dhalaan sida captain Abdi Rodol ilma abtiyadii, caqil Iman etc . Where there's a water, there's a Warsangali
af hayeenka waa nin caqli badan masha allah galaal qoomiyad ayuu ugafay lkn af hayeenka galaal ayuu runta usheegay galaal caqli yeelo anigoo hawiya ah ayaa ku dhahaayo
Marka runta laga eego DAROOD iyo HAWIYE iney kala badan yihiin shaki kuma jiro ee waxaa qalad ah in la aflagadeeyo DAROOD wax fiican maahin ee HAWIYE waa qoomiyada dadka SOMALIYEED ugu tirada badan inkastoo aan aniga labadoodaba ka dhalan hadana xaqiiqda uun shegayaa
Qabiilada hadii ladhohona 1.Ogaadeen vs Abgaal Ogaden ba badan 2.Dhulbahante vs Habar digir Dhulbahante ba badan 3.majeerteen vs maroorsade majarten ba badan Mareexaan vs Warsangeli vs Qabiil latiro ah hawiye majiro 2daas reer markaa Daarood baa badan
@@hogaamiye7081 war iska aamus waxna garanmaysid ee ceerigaabo ha sheegan isaaq ba leh tankale hawiye waxu degaa o caasimad ah xamar beledweyne jawhar marko dhuusamareeb half galgacyo iyo 10magaalo o kale
@@hogaamiye7081 abgaal vs ogaden abgaal ba badan mj vs hg habar gidir ba badan waxay dhulbante o 2kun xata dhamayn yaahu dhulbante iyo gaaljecel gaaljecel ba badan marexaan iyo xawaadle xawaaadle ba badan leelkase iyo murusade hadee cidi badan iyadana shegid uma baahno 1baadicade 2duduble 3jidle murule 4 jajeele 5wacdaan 6udejen 7moobleen 8dagoodi iyo kabadan ba wa hawiye indhaha isku haysaa
War heedhe ninkan miyuusan kabaqayn su.aasha aakhiro Intaa uuhadal shegay mir run an inusan kujirin baa alle igu ogyahy Siyad bare miyuusan ahayn ninkii dilay General salaad Gebeyr iyo inkabadan oo.hawiyaa lkn uma muqato Ee waxa umuqda in uu.general.galal.ùu Dila.yahy
We are a Darot we respect ourselves and do not attack or abuse anyone unjustly, and because we have elders to whom we refer to such matters, and this is considered a defect in the custom of the Darot tribes.
Waxan aad ka hadlayso kamuu hadlin gen galaal wuxu ka hadlay tiro ama numberka dadka ee tiradaa ma beeniney mise iyadoo riyo laga sheekeenayio ayaad lax nooga sheekaynay
kkk hooyaday Allah ha unaxariisto waxan ka maqlay inta madow iyo maxamuud saleeban ba siman. waxan kalo maqlay ogadeen iyo inta kale somali wa siman yihiin .marka hada waxan maqleyna hawiye somali ugu tiro badan , waxaas oo dhan wa qaladaadka laga geli somali inta kale , qabyalada inaga joojiya allah ka baqa .wbt.
Galaal waa nin Somali oo dhan ey taqaano waa ninki 77 ki hogaanka uhaayay odaygan iska caytamaayo maxaa laga fahma oo xigmad ah waa nin caloosha ka xanuunsan. Wiilwaal kulahaa😂😂 ninkaas wuxu utalin jiray afar qof oo mj ah markaas baad Ahmed gurey la meeldhigeysaan
Aniga soomaali waa isugu kay mid lkn markaan arko sida irirsamaale iyo dir iyo gaagaab isu Gaashaanbuuraysanayaan waxay u eg tahay in daaroodku ka badan yahay reeraha is bahaysanaya oo dhan cuqdad daarood baa haysa
ماشاء الله تبارك الرحمن guulayso admin iyo aaqiro 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ is ❤❤❤❤❤❤
Afhayeenkeena salaan gobed, my dhiigeyga darood ismail allah ha idin barakeeyo❤❤❤❤🔥 (scw scw scw scw scw)
Masha allah daarood ismaaciil doqon ma dhale cid gaadhaysa Male
faanbadanaa iintaasabuu lacag kuqataa
Daarod iyo hawiye waa wallalo somaliyed war daacad nimada halagu dadaalo
Soomaaleey maxaa ninkasta oo daarood ah muxuu xilka isugu dhejiyaa marka xilkiisu dhamaado soomaaliyee daarood xildanbe yaan loodhiibin
Tusaale fiiri cabdirashiid iyagaa diley waxayna udileen cadaaladaro samee maya ayuu yiri waana dileen
Siyaad bare xoog ayaa looga qaaday
Cabdullahi yuusuf xoog ayaa looga eryey
Farmaajo fiiriye xoog inlooga iryo maahane sikale kubixi maayo iska daa taase nimankii xilka kuwareejiyey ayuu beegsanayaa daarood sharatoodii iyo garashadoodii waxaa kuciyaaray farmaajo
Guul Gobonimo garaadka iyo darwiishka somaliyeed salaan sare.
ALLAAHUMA INNAA NAS,ALUKA XUSNIL KHAATIMA, CILMI BAAFIC, WA RISQAN TAYIBAN, WA TOWBATAN MUTAQABALAN, ALLAAHUMA RASUQNAA TOWBATAN NASUUXATAN QABLAL MOOWD AAMIIN.
b
WALALAYAL AN IS KA DEYNOQABILKA OO AN ILLAAHAY XUSKIISA IYO TOOBADA AAN BADSANO OO ANDUCYSANO WADANKA INU ELAHAY NO DAJIYO AMMIN.❤️❤️❤️❤️
Saas ma dhacayso. Waxaa ka horeeysa anagoo millionaire noqona lol
Khaliif shiikh maxamuud allaa yarxamu maxaad reebtay murti
Allaa yaacsak afhayeen Daarood
Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane: Abwaan Timocadde Allahaw naxariisto Amiin.
Amiin
AXMED GUREY KADAA SXB QOFKA LAMA SHEEGTO AAN KU AHAYNE. AXMED GUREY WUXU AHAA NIN KA DHASHAY BEESHA DIREED FADLAN DAAROODOOW ISKA DAAYA DADKA AAD SHEEGANAYSAAN EE AAN AHAYN ABKIINA. WAA CEEB WAXAASU.
Axmed gurey somali buu ahaa
Kusoco Afhayeeenka Qooomiyada
Daarood Odayga Galaaal Wayka
Hoostaye Yaa usheeeg In Somali
60% Daaroodka Yahay🤩
kkkkkkkkkk Mise waaa 70%
I think inay 80% ahaayeeenba waa qaldee hhh
Daarood waa rag culus laakiin faanka iska daaya iyo isla waynida ilmdrayaal
from Isaaq Boy
War isaaq walle waa gob 💪😀war adeer isaaqba faankii naga baray
hhhhhhhhhhh
Hawiye 38%
ISAQ 25%
DAROOD 18%
Ogaden 40%
Hawiye 38%
Isaaq 25%
Darood 100%
dir 48%hawiye 38% daarood 25%
Ogaadeen hadaan ahy Dad waan u amar koreeyaaye Halkaan uga arooraana waa odayg Daaroode
Nin Qabyaalad heesaynayaa guul ma haybsado.
Abwaan Timacadde
Wa sax ader poqortoyo daarood ismaciil wan jecelhy ❣💯💋🙏
My support and greeting from Djibouti
Kan iyo kuwa lamidka ah inta noolyihiin dowlad ka sabra somali weyn.
Because he is smart
Waxay been iyo sheegasho ku faanaan. Galaal baa gilgilay oo dhulkii baa la gariiray been ku noolshii. 😭😭😭😭😭😭😭😭
War ilaahey ka baqa oo naga daaya qabiilka 30 sano ayuu aduunkii naga reebay
Odegaa cimrigiisa dhameystay. Yuu isku dirin shacabka somaaliyed qabiil waan ka taknay islaamnimada ayaa naga dhexeysa 🇸🇴🇸🇴👈
Kuwa taariikhda khaldaya un bu jawaabay
Asc waxaad tahay afhayeenka somaliyeed ee hankaaga hoos hawdhigin oday jaajuus ah oo aniga tol ahaan eexiga warkiisa idaa mahadsanid
Run buuu sheegay galaal
manshaa allaah guulayso garaad
Guul iyo gobonimo Somali wa Daarood Ismail
Soo adinka Caraba nahay dhihi jiray!
Waa kuu aqli xumo ee qabiilka dhuuxa kaa galey qabri kula gali maayo ee aqligaada dib u fiiri soomaali waa umad soomaaliyeed ee dadka kala saarayo waa kuwa dulmi wada ee allah ha naga qabto
Daarod iyo hawiye waa walaalo somaliyeed !!!! Please stop qabyaalada ...we are all somali one and forever
C/rashiid uun baan qirayaa iyo axmd guray hadii uu daaarood noqdo beelwaliba waa aanaakay dhahdaaye
War waa been
Mashallah wlhi ninkaan si wanaagsan isku qabiil manihin aniga waxaan ahay nin hawiye ah oo abgaal ah xaqiiqada buu ka hadlay dhal daraawiisheedka dhulbahaante nabadoonkeyga baa tahay saacadaan wixi ka dambeeyo feysal cali dhurwaay iyo teamkiisa ma ahi adiga ayaan ku raacsanahay darwish
Masha allaah adeer allaahay kuu daayo aamiin ❤️❤️❤️❤️👍❤️❤️❤️
Waar bal noo sheega magaalo daarood camiray oo diyaaraduhu kalaba noqonayaan oo daarood dego.shan tuulo oo yar yar baad degen tihiin oo afarta koone lug uga baxayso oon diyaarad laba maalmood dad sidaa iman markaasaad majority sheeganaysaan
Hhhhjj dhibta ku heysta waxadthy qof anan waligii muqdisho oo lagu dhanyhy jooga Marka soco oo somaliya tak gobolada 10 Gobol ayan daga 4 gobol bal waxad isheegta oo hawiye kaliya dago jahil anan waxba anan aqoon ayadthy diyaradahan aad shekegeyso aniga ku kenan adunkana waxa Mgca ku yelay wa aniga Marka jahil anan waxba anan baran sida isbaaro lodhigto oo matada aas uleyso ayad ku faanta bal isheeg qof mgc aduunka ku leh oo hawiye ah lma yaqan duliyahow somalia ka hadleysa anigu ila adunka ayan isbarey adigu lkn Mgca aanku keeno ayad ku fanta Marka adigon waxba aqoon odey yar oo awoowga ah burcad ah anan cilmi anan laheyn ayad hdlkiisa maqleysa Marka hdey somali noqoto dad iney fanan wa darood kuwa kle wa jarjar daroodka kaso harey taas lasoco
@@abdihakimhusen9784 fiiri,adiga aa jaahil igu sheegooya,daarood tuulooyin maydaan degenaateen hadaydaan jaahiliin ahayn dadka xadaarada loogu tago magaalooyin bay degen yihiin.adeerkaa aa gobolo kuu magacaabay intuu wadanka xukun military ku qabsaday kii aa sharci wali u haysataa maxaan kaala doodaayaa adiga oo aamin san wadan xukun military lagu qabsaday.21 sano ayuu daarood wax walba siiyay ciidan dhaqaale hantida umada oo laxadayo kii baad aaminsan tahay.caqligaagu waakaa bal wax noqda hada oo daaroodoow tuulo.dhaafa
janaral galal run bu sheegay somalina way waadatay neefow neef neef dhalay
Anigu reer Somaliland baan ahay laakiin hadalkaa suldaanka waan taageersanahay
Viva soomaliya vuva galaal
Soomaali Waa walaalo لاإله الله محمد رسول الله ❤❤❤❤❤❤❤❤
Daa rood waa %18 guud ahaan soomaliya hawiye na waa boqolkii ba 38
Abdulqadir Hassan Hadu Hawiye badan yahay so Somali maha
Adeer amuus Lasonod ad fadhido Isaaq ba guumeyesta hadal idiin mayalo hadaad tihiin Dhuloos.
Hawiyaha lasheegayo ma ogaden buu kabadan yahay ardha
@@abdikafiali7261 abgaal iyo daarood ba siman waaba hawiye
@@amirah4768 masha allah taas hadad hubtid illahy amarkiis waaye
Ader dadkan waa dad xanunsan iskada wax lo jawabo ma ahan
Nin caqli u sxb ah💪
BEESHA DIR WAXEY CAMIREEN DJIBOUTI IYO HARGEYSA.
BEESHA HAWIYE WAXEY CAMIREEN MUQDISHO.
CIDDII CAMIRTA MAGAALO 4aad OO MUQDISHO, DJIBOUTI IYO HARGEYSA KA WEYN AYAA SOOMAALI UGU BADAN.
Waxan camirnay Labadi gobol somalia ugu wayna bari iyo gedo
Haye maxa kale
Mowduuca laga hadlaayo ma aha geography, (baaxadda dhulka) ee waa demography (tirada dadka)
Gaalkacyo ilaa Caluula waa 700km ku dhawaad, deegaanada aad ayey u Kala fogyihiin oo iskuma dhawa, waa lama degaan.
Halka gobolka Shabeellaha Dhexe oo kaliya 5km square oo bannaan ma jirto.
Gobollada Mudug, Nugaal iyo bari markii la isku daro waxaa ka dad badan 5 degmo oo Muqdisho ka tirsan..
Tirada dadka waxaa laga cabbir qaataa, degmooyinka iyo tuulooyinkaa ma kala fogyihiin oo dadka teel teel mey u deggenyihiin mise wey isa saaranyihiin? Iyo magaalooyin waaweyn oo dad badan ma leeyihiin?
Muqdishada aad camirtay soo taan kuugu xukumo maaha, ood iga maarmi la ,adahay, kaalay ii tali, tashan waaye kkkkkk
@@husseinaden4509 Muqdisho waa caasimadda jamhuuriyadda ninkii madaxweyne loo doorto cidduu rabo ha ahaado, ayey saldhig u tahay, muddadiisa markey dhamaato , wuu iska soconayaa.
@@abukarahmed100 waxan yaaka Asmacaya walalkayow bosasa Hal degmo xamara ka dad badanthy bosaso magalda sadexaad ugu population badan waana magalo ganacsi kismayo sido kale Magaloynka ugu ppoulation badan Ana major ka ah muqdisho iisheeganaysa ood 60% xita Aadan ka ahayn
Hawiye waaa masaakiin ilkaha loo cadeeyo midiyahana loo qarsado... allah kariim
QOF SOMALIA usoo Halgamay oo magacleh oo Hawiye ah noosheega 😂😂😂
Sheikh xassan barsame imam ahmed gurey xalane dhagax tuur xawo tako
ahmed fiqi waa ninki gacan qabtay ee uu kuso deegay marku berbera yimid taladana uu ka qadan jiray sayid abdulle xassan inta adan caaac dhihin afka urayona adan furan tariikhda dalkada io dadkada baro cawanki daroodow😂😂
Darood runta loo sheegay
Gallaal wuxuu sheegeye waa Run
Mansha allaah waa darwiishiikii weynaa ilahy haku xafido daarood isaga halkaa isgaadhsiiyey markay kalla ufoodeen
Waxan ahay nin somali ah oon Qabill aminsaneyn lakin ninkani been bu ku hadlayaa anigu Awdal ban ka so jeda Janaral galal wuxu aha General ka kaliya EE siyad bare aaminey una magaca ay saadka ciidamada wuxu ku Qornaa Aaga diridhaba hada jig jiga maha beenaale. Nimanka dagaal somali galbeed fashiliyey waxay ahayeen Sarakiishii Majeerteen. Reer Sool siyad bare kabaha ayad u sidan ina Suleiman Dafle wuxu ku laha godka La yidhaa Qamta oo dadku lagu ciqaabi jirey. HANDITDA muqdisho taalay 100/90 Habar gidir aya lahayd taliska siyad bare iyo faqashtu Hantida Beelaha hawaiye ayay boobi jireen
Axmad guray darood buu ahaa
Waa tarikh lahubo allaah ha u naxariisto
DHAMAAN halgamayashii somaliyed
Beshay dooni ha ahadaan laakiin
80 jirada qabyalada dhaliyarada ku beraya. Waa in runta loo sheego
Sida odayga muqdsho darood
Kacaayay. Haawiyaha wa nasab
Wlaahay waa gob. Ee waa in laiska qabtaa sida odayga dadka ku celinya
91 kii subxaanalaah.
Waa dir Axmed guray
Waan salaamayaa Af hayeenka beelaha Daaroood oo ah beesha ugu muga iyo miisanka way Deeganka Soomaaliyeed
NB: Somali waa Daaroood iyo in lagu qurxiyay
Waad iga qosliisey ma iska hubta?
Galaal waxuu ahaa ruufyaan daarood waana caan wax sharaf ah uu lahaa majirto ee hakudaalina
Axmed Guray waa la yaqaan cida uu ahaa ee ha isku qabsanina Beelaha Gadabuursi buu ahaa waliba Maxamed Case Abrayn
Ogadeen buu ahaa walaal
😂😂😂😂😂 Ahmed gurey waxuu Ahaaa Ogaden
Ahmed Galaydh
Inan ka baxo ayaan rabay comments ka laakiin ilaah baan kugu dhaarshay, odayada ku noqo haddii in badan oo Gedabiirsay ah Daarood noqon waayaan waxba hay watdiin. Ali Dable oo ah Garaadka 12aad ee Sultanada Warsangeli.org duriyadisii buurta libaaxley ayey degaan. Bah Habar Hassan waa Ayo. Mareexaan miyaanu ku jirin. Gedabiirsay waa dadkii Daaroodka u badnaa ee Adal iyo Ifaat oo iyadu Jebertiga ay samayeen. Markii la jabay dadku 1. In dhimatay. 2. In dhulkii xeebaha ku noqotay 3. In intii meel wada joogtayba la tolowday. Sanaag Gedabiirsay uguma Daarood lakin Samaroon waa joogeen. Samaroon waa alliance, iyo dhaqan Gedabiirsay. Gedabiirsay Sheikhal, Daarood, dadkii Warsangeli.org ka kiciyey Zaylac 290 Ahmed Gurey ka hor. Mays wadaysay waxa Daarood Sanaag iyo Maakhir.
Reference ama Marag Kac
Baabka 8aadAkhri Taarikhda Warsangeli: ملوك وأمراء زيلع كانوا ورسنجلي
Waadixintii Duulaamadii SacadulDiin iyo walaalkii SabrulDiin iyo wixi Islaamku ka qoray ee
Ka dhacay Dhulka Somalida.
Wuxu yiri Sheikhii wayna ee caalimka ku ahaa barashada taariikhda Diinta Islamka oo magacisu ahaa Ali Alwefi Alqayduni.علي الوفي القيدونى. Kitaabkisii صدق الاخلاق في التاريخ الخواص. Ama Akhlaaqdu run ayey ka sheegtay taarikhdii dadkii sida noblenimada u gaarka ahaa(Somalidii reer MAAKHIR).
Sheikhanu wuxu ka mid ahaa culimada ku xeel dheerayd baadhista taarikhda Diinta Islamka, isla marka wuxu ka mid ahaa culimo ama mashaayiikh badan oo Sheikh Abdirahman bin Ahmed SAYLICI oo Somali Reer Maakhir ahaa wax kaga qoray kutubtisa sida qoraalkiisi la magac baxay”Ali Wefi iyo Dumeiri” Waxa u yiri Sheikhaa ku xeel dheera baadhista Taariikhda Islamku ee Ali Alwefi Al Qayduni in Sheikh SacadulDiin Abdirahman oo ahaa Somali Reer Maakhiri qaaday Jihaad
Ama ku kacay Jihaad qarnigii 8aad ee Hijriyada Nebigenii suubana csws qofkasta oo caabudayey waxan Ilahay subxanu wa tacaal ahayn oo ay ka mid ahaayeen Kufaarta iyo الوثنين
Ama dadkii sanamada caabudayey xilligaas Jihaadka ee ku sugnaa dhulka Somalida.
Waxaa uu SacadulDiin bin Ahmed Somaligii reer MAAKHIR isugu yeedhay Somalidii ku sugnayd dhulka Maakhir, ee Somalia si ay u jihaadaan, iyada oo magaalooyinkooda ugu waawayna xilligaas ahaayeen LaasQori لاسقوري
Xiis, iyo Mayr ila RaasXaafuun. Waxa u ka soo ururshay gobolka Maakhir ciidan tiradisu ahayd lix kun iyo shan boqol(6,500)askari ama Jundi. Waxa ciidanku ka koobnaa ama u qaybsanaa kun nin (1,000) oo kuwa hubka ganna الرماة
Laba boqol oo Fardoolay ah. Ciidanka waxay ku hubaysnayeen WARAMO, GAASHAANO, ABLAYO,FAASAS, NAABALYO ama LEEBAB sumaysan ama Sunta MARIIDKA LEH. Ciidanku waxay raaceen ama ku duulaan tageen DOONYIHII Reer MAAKHIR, Waxayna ka degeen Jasiiridii oo loogu magac daray Sheikh Abdirahman bin Ahmed Saylici Somaligii reer MAAKHUR, iyaga oo ka qoday gudaheeda Berkado, kana dhisay Guryo xashiish ama geedo ka samaysan oo Carshaan ah. Waxa jirtay in Islaamku ka dabar goayey dhulka Somalida marka laga reebo tuulooyinka ku yaalay dhulka xeebaha ee MAAKHIR ee Somalia, iyo MOQAADISHU iyo dhulka la midka ah ee Galbeedka ka xigey.
Hubaalna ama si xadidan markay Taariikhdu ahayd 17 bisha SHAWAAL, 735h Hijriyada, ayaa Jihaadkii bilaamay, waxayna ahayd maalin ISNIIN ah. Waxay ciidamadii Maakhiriyuuntu ka so degeen xeebta badda.
Mana ahayn Saylic mid camiran markas ama waqtigaas. Wuxuu AMRAY SULTANKU Maamulkii ugu sarayey ee ciidamada(High Command), waxayna ka koobnaayeen lix kun oo askari(6,000), iyada kun kasta(1,000) loo magcaabay hal(1) qaaid.
Waxa kale oo Sultanka Maakhir amray in cidanka la nidaamiyo (يرتبواarrange) oo halkii kun(1,000) oo askariba afar(4) qaybood loo qaybiyo. In ciidanka gantaalaha ama Leebabka rida((الرماةiyagana ciidamada lagu dhex daro ama loo qaybiyo. Madama ay ciidanka Ridada ama Leebabka rida(الرماة) ay kun(1,000) askari ahaayeen in ciidan kasta laba boqol(200)lagu daro. Boqol hore la dhigo iyo boqol dhinaca laga dhigo oo ilaalo ah.
• Markii ciidankii la nidaamiyey ama loo diyaariyey sidii Sultanku amray ayey weerer ku qaadeen Wathniyiintii الوثنين la oran jiray GAALADII HERIYAH oo ah dad Sanamada caabuda oo Kufaar ah saacaddu markay ahayd 2dii.
Waxa ka mid ahaa in Fardooleydu iyo askari kastaba akhriyey قوله تعالى"والعاديات ضبحا فالموريات قدحا "الي اخر السوره"
Waxay Maakhiriyuuntu Mujaahidinta ahi weerareen cadowga weerer عنيف ah ama culus ilaa ku dhufteen darbad cadho leh ama digdigada ka dhigeen. Waxa cirka duul duulay warmihi ila quwaddii cadowgu afar(4) jeer dhimantay ama hoos u dhacday oo ay sidas ku jabeen jab wayn.
Waxa tarjumay
M. Abdi
Summary
1. In Prime ministerka hadda jooga
Ee dawladda Jabouti
Abdoulkader Kamil Mohamed (Arabic: عبد القادر كميل محمد;
yahay nin Warsangeli Ee Beelwaynta Garaad Omer Ibrahim haddana loo yaqaan Butemella. Wuxu la degaan Canfarta laakin Abokh, Tojora etc ay iyagu leeyihin. Waxa ka dhalatay
Aisha Mohammed Mussa is an Ethiopian engineer and politician who was the country's Defense Minister from October 2018 until 18 April 2019, when she was appointed Minister of Construction and Urban Development.
Waxay leeyuhiin:
1. Abokh
2. Khorac Gaab
3.Butxella
4. Baabul Mandab
5. Tojora
Magaaloyinkas oo dhami waa Dhul waa degaan Warsangeli.
Ausha Mohammed Mussa
Oo ahayd wasiirka difaaca ee dalka Ethiopia laga so bilaabo October 2018 ila 18 April 2019. Ka gadalna noqotay Wasirka Horumarinta Magaalooyinka.
Prove
th-cam.com/video/8FoeHiiBzWE/w-d-xo.html
Warsangeli wuxuu dhul iyo Shacab badan ku leeyahay ama gaar u leeyahay
1. Jowhar oo Mogadishu agteeda ah
2. Cadalle
3. Aden Yabaal
Reference ama Marag Kac
In Prime Ministerkii dawladdii hore ee Somaliyeed Dr. Ali Mohamed Geedi iyo beeshisa xooga iyo dhaqalaha badan ja soo jeedaan sida Bashir Raage, aun Mohamed Xabeeb iyo madax iyo Tijaar badani ka dhisheen.
Professor Dr. Ali Mohamed Geedi oo ka hadlaya midaynta labada Warsangeli oo midba Shirbe cayaaro, midna Shirib. Warsangeli Harti Abgaal iyo Warsangeli Harti Daarood ama Warsangeli Caleed
Waxayna leeyihiin Mahadday, Jowhar, Aden Yabaal etc.
th-cam.com/video/yPA5rYJ1gFQ/w-d-xo.html
Beesha ugu aslisan Kismaayo region
Ee Cawramale hii caadka raacay
Oo ka tirsan 5 ta ilma Falagsato yoo Sanaag weli cidi kaga simantahay.
1. Cawramale waxa la dhashay
2. COLMARABE
3. Oday Mage
4. RiigHaye qoyska dhalay Bahriig Hayada
Naalaye Ahmed ee reer Jiidaliyeedka ah
45 doonyood ayey dhulka hadda Sanaag loo yaqaan kaga guureen oo ku degeen Bulla Xaar 300 sano ka hor. Konfurta waa
U sii gudbeen. Waxa jira 10 kelmadood
AfSomali ah inta badan magacyo waxana ku hadlo reer Lasqoray iyo Nuux Ismail
Hargeisa region waxa ka jooga in la degta
Reer Gadiidka, isna dhalaan sida captain
Abdi Rodol ilma abtiyadii, caqil Iman etc .
Where there's a water, there's a Warsangali
Axmed Gurey beesha Isaaq ayuu ahaa waliba Ayuub
Qiyaastii reeraha isku Haysta waa .. Bartire...Abaskuul...gadabiirsay...reerBaree(dhulbahante).. Yaxye cabdale (dhulbaha te).
Tariikh mayaqanan dhaman waxa qabiilka kahadla somali tariikhdeda waxey ka bilabatay kulahaa 😂😂😂😂
Faanbadnaa Axmed gureey Waa hawiye
Tarikhda dip uraac ahmed gurey waa halyeey somaliyed wna lagu shegy hdalka tabcan adi nin ba thy ee nqo sidisa qabyalad hala tagnan mele
@@fahiimafilsan2837 nin ka weyn oo meesha lasoo fariistay farmaajo waa ree hebel ma'aragtid miyaa mise comantiyada basaa aqrisaa
af hayeenka waa nin caqli badan masha allah galaal qoomiyad ayuu ugafay lkn af hayeenka galaal ayuu runta usheegay galaal caqli yeelo anigoo hawiya ah ayaa ku dhahaayo
Subxaanalaah 21 Centre ayaa lamarayaa weli Qabiil Lagu Jiraa
Odayaal madhan baa so baxay 2021 waar adiga iyo kaad u jawaabaysaba isku mid badtihiin ka seexda reeraha from burco
Kkkkkkkk waa ruunta 👌
Marka runta laga eego DAROOD iyo HAWIYE iney kala badan yihiin shaki kuma jiro ee waxaa qalad ah in la aflagadeeyo DAROOD wax fiican maahin ee HAWIYE waa qoomiyada dadka SOMALIYEED ugu tirada badan inkastoo aan aniga labadoodaba ka dhalan hadana xaqiiqda uun shegayaa
Hawiye 1 Gobol caasimadii gaar uma Degena 18kii Gobol ee somalia
#Daaroodna: Laascaanood, Ceerigaabo, boosaaso,Garoowe 4taa Caasimadood buu Gaar u degaa qaarna waa lala dagaa Taas baa cadaynaysa inaysan isleekayn Oo Daarood 3 mar. Kabadan yahay
Qabiilada hadii ladhohona
1.Ogaadeen vs Abgaal Ogaden ba badan
2.Dhulbahante vs Habar digir Dhulbahante ba badan
3.majeerteen vs maroorsade majarten ba badan
Mareexaan vs
Warsangeli vs
Qabiil latiro ah hawiye majiro 2daas reer markaa Daarood baa badan
@@hogaamiye7081 war iska aamus waxna garanmaysid ee ceerigaabo ha sheegan isaaq ba leh tankale hawiye waxu degaa o caasimad ah xamar beledweyne jawhar marko dhuusamareeb half galgacyo iyo 10magaalo o kale
@@hogaamiye7081 abgaal vs ogaden abgaal ba badan
mj vs hg habar gidir ba badan waxay dhulbante o 2kun xata dhamayn yaahu
dhulbante iyo gaaljecel gaaljecel ba badan
marexaan iyo xawaadle xawaaadle ba badan
leelkase iyo murusade hadee cidi badan iyadana shegid uma baahno
1baadicade 2duduble 3jidle murule 4 jajeele 5wacdaan 6udejen 7moobleen 8dagoodi iyo kabadan ba wa hawiye indhaha isku haysaa
@@amirah4768 Dhulbahante haduu 2k yahay Abgaalna wa 1k waayo Dhulbahante wuxuu ka degaan balaadhanyahay habar digir iyo abgaalba markaa inuubkabadan yahayna shaki kuma jiro,
Ogaadeena hawiye oodhan buuba kabadan yahay mareexaan iyo majerteen yaa udhigma, xawaadle maaha hawiye Ceerigaabo waa magaalo dhuloooz adoon flim xataa kadaawan baadku murmi
Ilaahow qabiil naga madoowee
Aamiin Aamiin walaalkey illaahow Naga madoobee qabiil
hhhhhh ilaa hada waxa la guumaysto un waa daarood tankale ajuuraan waxay u talinaysay somali 1013 sano waxayna ahaayeen hawiye
Ajaarun ma hawiye ana ah iskumana qabine
ahmed guray waa nin dira oo samaroon ah
😂😂😂😂👍waax walan
War heedhe ninkan miyuusan kabaqayn su.aasha aakhiro
Intaa uuhadal shegay mir run an inusan kujirin baa alle igu ogyahy
Siyad bare miyuusan ahayn ninkii dilay General salaad Gebeyr iyo inkabadan oo.hawiyaa lkn uma muqato
Ee waxa umuqda in uu.general.galal.ùu
Dila.yahy
Guuleyso walal soomali waa isku mid
War cida sheegeeysid somli malahin qufka dhinty afkag ka dhowr darood waa wado rufiyaan
Waxaan ku leeyahay igu salaan Feeysal Cali Waraabe isaga u bahaan jawaab dhulkaagana ka xoreeyso afhayeen.Mahadsanid.
qudhiisaa somaliland u shaqeeyo
We are a Darot we respect ourselves and do not attack or abuse anyone unjustly, and because we have elders to whom we refer to such matters, and this is considered a defect in the custom of the Darot tribes.
Waxan aad ka hadlayso kamuu hadlin gen galaal wuxu ka hadlay tiro ama numberka dadka ee tiradaa ma beeniney mise iyadoo riyo laga sheekeenayio ayaad lax nooga sheekaynay
Walaal hadalada uu galaal kuhadlay ulajeedkooda ayuu kajawaabay adiguse waad kadhacsantahay caqligeeda iyo heerkeeda gaar 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
War janaalkaan qaatumadaa ka xumaatey, ee yaan lagu dayan,marxuimadiii magool baa sheegtay wuxuu ahaa
kkkk maxay magool sheegtay wbt
kkk hooyaday Allah ha unaxariisto waxan ka maqlay inta madow iyo maxamuud saleeban ba siman. waxan kalo maqlay ogadeen iyo inta kale somali wa siman yihiin .marka hada waxan maqleyna hawiye somali ugu tiro badan , waxaas oo dhan wa qaladaadka laga geli somali inta kale , qabyalada inaga joojiya allah ka baqa .wbt.
Masuul sare uu sheeg ruunta. 💙
Hawiye waa my brothers and sisters .
Lakiin ruunta wa laskuu sheega .
Illahaye aa xafiido ummada somaaliyeed 💙💙
Isagaaba seegay kani hadaba intuu sheegayo
Ganaral galaal dadka jamuuriyada somalia ku nool buu ka hadlaayey ninkana somalida dawlad deeganka ayuu galay
waad daashee isaaq iyo hawiye haday hargasa iyo muqdisho leeyahiin adna tuulayaasha Darood baad ka soo hadlaysaa intaa saa kugu filan inay kaa mudan yahiin xiligiina waa laga dhay
Horta nin weeyn lama yidhaahdo been baad sheegaysaa laakiin waad moodday markaad axmed guray sheegatah wuxuu ahaa nin Samaroon ah
mnsha llaah afkukuma goo
Mashaa'allah
Daarood waan taageeraa marka ogaadeen laga reebo waayo way godob badan yihiin reer nin iyo naagtii Kala kaxeeya iyagaa jira
Maxaa naagti maa lagaa kexaystay
Adi masaajid miyaa kaqudbeyneysaa hada
Xigmada aad ku hadlayso ninkii fahmi lahaa yaa rabaa, galaal weligii ma fahmayo
Galaal waa nin Somali oo dhan ey taqaano waa ninki 77 ki hogaanka uhaayay odaygan iska caytamaayo maxaa laga fahma oo xigmad ah waa nin caloosha ka xanuunsan. Wiilwaal kulahaa😂😂 ninkaas wuxu utalin jiray afar qof oo mj ah markaas baad Ahmed gurey la meeldhigeysaan
Siyaad bare taariikhdii madoobayd ee somaali soo martay dayarta ha marin habaabin
Asc odaygu daarood waalaga badan yahay ayuunbuu yidhi waana la ogyahay daarood inuu taariikh fiican leeyahay laakiin DAAROOD WAALAGA BADAN YAHAY AYUU ODAYGU YIDHI
Daarood melay joogaanba cuqdad baa haysa war iska aqbala samiga aad somali ka tihiin jeneralku xaqiiqdu taabte waa sida saxda daarood 18% percent inay yihiin waa buruuf
Viva all daarood people one love 🙏❤️🙏💕☝️
Allahu akbar Daarood waa majority of Horn of Africa. Ka nax oo nafta waa.
Kkkkkk labo galaaalan faysal & galaal
rabi haku naxariisto mujaahid shahiid general galaal qalbiyadena kama bixi doontid
hawiyenimo ilaa iyo dhimasho💪🏾✊🏿
Meshan mxa ku kenay laangabti ku dhashy Wase
@@seyganali5339 mezhu hawiye laangaab ku noqday adigo from zanzibaar iyo from yemen o midgihii xoolaha qal jiray ah kawaanlihi ku dhalay was adiga
Aniga soomaali waa isugu kay mid lkn markaan arko sida irirsamaale iyo dir iyo gaagaab isu
Gaashaanbuuraysanayaan waxay u eg tahay in daaroodku ka badan yahay reeraha is bahaysanaya oo dhan cuqdad daarood baa haysa
Gaalo iyo islaam cidey taqaan waa layaqaan,
Libaax
Ahmed guray miyaa darood ahaa kkkk. Funny
Waa saxee
Haa
Haaa waaba Absame
Yaa wax kaa weydiinaya Ahmed gurey kaaga ba been ah gumaamo aan abtirtan baatihiin oo mid ba meel laga keeney
1)Wiilwaal waxa laga hayaa isagoo wiil uu adeer u ahaa la hadlaya Adeer Haaddaasi xaggay ku dhacaysaa wiilkiina uu yidhi hadba keena eega
2) Maxamed Cabdille Xasan waxa laga hayaa Xujey reebta reer Hagar anoon Xamishidey Ruubin xinjirtooda dhiigga tiiyoon lagu xaraareysan...
3) Madaxweyne Candulraahiid xagee lagu dilay
4) Siyaad Barre yaa inqilaabi gaadhay
Masha Allah
Adam iyo xawo maha miya
Aniga maqan ninka laga hadlayo. Lakin hadan hal. Oday somali dhalay. Ana dhan halkas an kaso jedna. 👍
Bal jaahilkan arka professor inuu dhoho uu raba posafor old oo jaahila
Said Mohammed kkkk boosaafoor ma passport ayuu moodaya malaha kkkk
Masuul really
Hadalkagu
Haday yihin 138 iyo 125 maxay la muusanabayeen
Somali waa isku mid allaha badiyo qurubtana allaha ka saaro
Kkkk axmed gurey oo ISAAQ AHAANA MA SHEGATAY SXB
Yuu isaaq ka ahaa please nin maraxaan buu ahaa waxa an jooga firkiisa anaan kamida dadka ku abtirsada
@@baarfarah105 ilko yar baad rabtaa in aad isaaq ka dhigto waan ognahay inay yihiin magan sade daarood laakiin isaaq shaqo mareexaan kuma laha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@@cirguje40 awoowyashsa dabadhilif cadan garbka kuu qaado ahayen
AXMED GURE= DIR
STOP LYING
Mansha Allah masul sare wax uu shag aniga waxan ahy Darod Iyo hawiye iska dhal mana uu dulqadanayo rar abtigay in afka lagu tago
Ilaahow khaatumo xumohanahu dilin,
Afiyeenka bilaha daarod 🙏🙏🙏🙏🙏🙏✍️✍️✍️
ALAHA KU NUURO GARAAD.
Been low gobalada aad noo sheegeysid waa gobalo been abuur ah oo daa rood saeeyey
Hooyadaa anaa wasa Xamar anaa kugu wasa
@@gorgorharamcaddanab8305 abaloole xamar maxa ka sheegi adigay ba nin walaa naag kenya iyo ethio iska dhaafee gedo iyo jubaland kugu fuulfuulaan ilaa weligana gumeysiga unba ku jireysaa
Mansh allh guul guul darood ismacli cadawga ha jabo
Kkkkkkkkkk waan idinku ogaa nasab nimadaan reer xalaal ah
Axmed gurey waxaa kuxigey amiir nuur, waxaa kusii xigey wiil waal, illaahay gobsanaa oo bixin ogaa libinta iyo caqliga
😂 😂 😂 😂 😂 Ahmed gurey ku yeh 🤣 🤣yan lagugu qoslin
man sha allah afkada cano lagu qabay