Wararka Dalka
Wararka Dalka
  • 369
  • 722 979
"Qabyaalada Looma Gaajoodo Ee Qaranka Loo Dhintaa" ~ Xirsi & Ciro Oo Sarajoog kula Hadlay Gabiley
Qabyaalada Looma Gaajoodo Ee Qaranka Loo Dhintaa Khudbadihii Xirsi, Ciro, Iyo Ex Wasiir Shucayb, ka jediyay magaalada gebilay iyagoo dhaliilo ba'an u jeediyay. Maayarka Magaalada gebilay, sido kalena fariin u diray maamulka Guud ahaan Gobolka Gebilay una sheegay inay shacabka ka ilaaliyaan Qabyaalada iyo kala Fogaynta, Iyo Hadalada Naxliga Abuuraaya,
Raandhiis Media Kala Soco Wararkii u danbeeyey ee Soomaalida
มุมมอง: 81

วีดีโอ

"Weerar Weyn Baan Ku Soo Qaadayaa Cadaadley" - Madaxweyne Muuse Biixi
มุมมอง 247 ชั่วโมงที่ผ่านมา
"Weerar Weyn Baan Ku Soo Qaadayaa Cadaadley" - Madaxweyne Muuse Biixi Raandhiis Media Kala Soco Wararkii u danbeeyey ee Soomaalida #muuse_biixi
"Waxaanu Sidnaa Furihii Midnimada" ~ Maxamuud Xaashi
มุมมอง 477 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Waxaanu Sidnaa Furihii Midnimada Waxaanu Kaloo Sidnaa" khudbadii Siyaasi maxamuud xaashi Cabdi, u jeediyay maanta bulshada reer ceerigaabo Raandhiis Media Kala Soco Wararkii u danbeeyey ee Soomaalida #maxamuudxaashi
Ka War La'aanta Xukumada Iyo Sicir Bararka Dollarka Iyo Miciishada Oo Dadka Dhulka La Simay
มุมมอง 4812 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ka War La'aanta Xukumada Iyo Sicir Bararka Dollarka Iyo Miciishada Oo Dadka Dhulka La Simay' Waxa nooga war bixiyay Mid ka mid ah sariflayaasha Ka dhx shaqeya isku badalka lacagaha kala duwan ee dunida' Waxana uu noo xaqiijiyay in ay tani sababtay, dhamaan oobaha waxbarashada cafimaadka iyo ganacsigu ay wax ku iibiyaan dollar tasina ay. keentay sicir bararka bahsan ee dhacay, dowladuna anay wax...
Madaxwayne Muuse Biixi Qof Maaha ~ Prof Samatar
มุมมอง 13516 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Madaxwayne Muuse Biixi Qof Maaha" Prof Samatar Raandhiis Media Kala Soco Wararkii u danbeeyey ee Soomaalida
Soomaaliya Maxay Inoogu Haysaa Cadaawada Intaa Leg" xildhibaan gurujee
มุมมอง 3816 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Soomaaliya Maxay Inoogu Haysaa Cadaawada Intaa Leg, cabdiraxmaan cabdishakuur Waxaan leeyahay Somaliland Waxba Kaama gelin, kuwaad dhex joogto xita adoo maalin kala celinayaa lama arag, ee soomaaliyadaadu ha ku deeqdo. wa hadaladii maanta ee shirka jaraa'id ee u qabtay" xildhibaan Maxamed Nuur gurujee. oo la hadlay saxaafada #cabdiraxmaancabdishakuur #xildhibaangurujee Raandhiis Media Kala Soco...
Waa Maxay Sababta Beelhii Harti Isaga Soo Buux Dhaafiyeen Kulmiye' Iyo Wedhihii ka dhacay munasibada
มุมมอง 3919 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Beelhii Harti Oo Isku Shubay Xisbigi Kulmiye Iyo hadaladi Kululaa Sidi Wadani Laagu Quus Gooyey Xafladii Manta Soo Dhoweynta Ahayd ee loo qabtay Raandhiis Media Kala Soco Wararkii u danbeeyey ee Soomaalida #harti #news
Faadumo Siciid Oo Fashilisay Dacwad Waddani Ka Gudbiyey Saaxiibbada Somaliland ee Ingiriiska
มุมมอง 2.9K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Faadumo Siciid ayaa soo bandhigtay Dacwad ay taageerayaasha xisbiga Waddani Ka Gudbiyeen xildhibaannada taageera qaddiyadda Somaliland ee dalka Ingiriiska. Raandhiis Media Kala Soco Wararkii u danbeeyey ee Soomaalida
Haweenka Hargeysa Oo Wax Aanay filayn kala Kulmay Maayir Mooge
มุมมอง 141วันที่ผ่านมา
Islaamo Maayir Mooge Aflagadeeyay Oo media la Hadlay, ayaa sheegay inay dhib kala kulmeen, sido kalena u yidhi suuqa gobanimo anigu ma maamulo waa siday nala wadaageen ee daawo. Mahadsanid Raandhiis Media Kala Soco Wararkii u danbeeyey ee Soomaalida
Gobtu Isma Xamato Gobtu Dalka Ma Kala Sheegato, Wadada 150 kana" Maayir Mooge
มุมมอง 418วันที่ผ่านมา
Gobtu Isma Xamato Gobtu Dalka Ma Kala Sheegato Gobtu Boqnaha Isma Qabato, Khudbadii Maanta Ee Maayir Cabdikariin Axmed Mooge Dawlada hoose ayaa sheegtay in Lacag dhaan 19 Milyan oo dollar ayaa ku baxayso dhismaha Wadada 150 - ka Hargeysa oo dhererkeedu yahay 13 KM. #maayirmooge
Khudbaddii Ugu Qiimaha Badnayd Abid Ee Muuse Biixi Jeediyay Iyo ujeeddada
มุมมอง 449วันที่ผ่านมา
Khudbadii ugu Qimaha Badnayd Abid Ee Madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi ka Jeediyay Munaasibadda Daahfurka Shirweynaha Heer Qaran Oo Maanta ka qabsoomay Caasimada Somaliland Ee Hargeisa' khudbadan oo Waxbadan kaga hadlay maanta' ayuu si weyn ugaga hadlay Muhimada Waddaniyada Sharciga Iyo Doorashada, Raandhiis Media Kala Soco Wararkii u danbeeyey ee Soomaalida
Prof: Cabdi Ismacil Samatar oo U Quus~Ggooyey Dawlada Xamar & Xasan Sheekh
มุมมอง 103วันที่ผ่านมา
Prof: Cabdi Ismacil Samatar oo U Quus~Ggooyey Dawlada Xamar & Xasan Sheekh Raandhiis Media Kala Soco Wararkii u danbeeyey ee Soomaalida
Xabsi Dheer Kadib Ismacail Danan oo Imika Soo Hadlay & Sababta
มุมมอง 40วันที่ผ่านมา
Xabsi Dheer Kadib Ismacail Danan oo Imika Soo Hadlay & Sababta Raandhiis Media Kala Soco Wararkii u danbeeyey ee Soomaalida
Suldaan Cadde Gude & Wuxuu Ka Aaminsan Yahay Suldaan Xasan
มุมมอง 11714 วันที่ผ่านมา
Suldaan Cadde Gude & Wuxuu Ka Aaminsan Yahay Suldaan Xasan Raandhiis Media Kala Soco Wararkii u danbeeyey ee Soomaalida
Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Xildhibaanada Golaha Amaro Kusoo Rogay
มุมมอง 5914 วันที่ผ่านมา
Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Xildhibaanada Golaha Amaro Kusoo Rogay Raandhiis Media Kala Soco Wararkii u danbeeyey ee Soomaalida
"3 Jeer buu Aniga Madaxwaynaha iigu Dirsaday DUUR isagoo Doonaya Xil Wasiirnimo" - -Maayir Soltelco
มุมมอง 19414 วันที่ผ่านมา
"3 Jeer buu Aniga Madaxwaynaha iigu Dirsaday DUUR isagoo Doonaya Xil Wasiirnimo" - -Maayir Soltelco
Axmed Muumin Seed Oo Ka Soo Dhex Hadlay Xabsiga Mandheera
มุมมอง 33814 วันที่ผ่านมา
Axmed Muumin Seed Oo Ka Soo Dhex Hadlay Xabsiga Mandheera
Somaliland intii Hadhay Maanta Waxaa Soo Kala Gaadhay Beeshaad Ka Dhalatay
มุมมอง 9814 วันที่ผ่านมา
Somaliland intii Hadhay Maanta Waxaa Soo Kala Gaadhay Beeshaad Ka Dhalatay
'Aniga iyo iskalaaji ayaa kula dagaalay. Waxaanu adeegsanay Iidle Yare" - Daahir Alasow
มุมมอง 2314 วันที่ผ่านมา
'Aniga iyo iskalaaji ayaa kula dagaalay. Waxaanu adeegsanay Iidle Yare" - Daahir Alasow
Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib Waa Sharci Daro Waa in si degdeg Ah Loosoo daayaa
มุมมอง 2.3K14 วันที่ผ่านมา
Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib Waa Sharci Daro Waa in si degdeg Ah Loosoo daayaa
Xukuumadda oo Ku Dheggan Calanka Somaliland Oo Lagu Dhalan rogey Shirweynaha Xisbiga Waddani
มุมมอง 14214 วันที่ผ่านมา
Xukuumadda oo Ku Dheggan Calanka Somaliland Oo Lagu Dhalan rogey Shirweynaha Xisbiga Waddani
"Nin Qaranka Dhufays U Soo Galay Iyo Nin Barafka Cabayey Ayaa Tartamaya.."Faysal Cali Sheekh
มุมมอง 9421 วันที่ผ่านมา
"Nin Qaranka Dhufays U Soo Galay Iyo Nin Barafka Cabayey Ayaa Tartamaya.."Faysal Cali Sheekh
Madaxwayne Biixi oo Fagaare ku Fashiliyey Ibraahim Caydiid, Xirsi & Maxamuud Xaashi
มุมมอง 42721 วันที่ผ่านมา
Madaxwayne Biixi oo Fagaare ku Fashiliyey Ibraahim Caydiid, Xirsi & Maxamuud Xaashi
Reer Wajaale oo Ka Dareen Celiyey Soo Dhawayntii Madaxwayne Biixi
มุมมอง 28621 วันที่ผ่านมา
Reer Wajaale oo Ka Dareen Celiyey Soo Dhawayntii Madaxwayne Biixi
Madaxwayne Biixi Iyo Musharrax Cirro Oo Doorasho Horteed Kala Badiyey
มุมมอง 40021 วันที่ผ่านมา
Madaxwayne Biixi Iyo Musharrax Cirro Oo Doorasho Horteed Kala Badiyey
Maxaa Kala Qabsaday Madaxwayne Biixi iyo Danjire Cawil
มุมมอง 16921 วันที่ผ่านมา
Maxaa Kala Qabsaday Madaxwayne Biixi iyo Danjire Cawil
Suldaan Daa'uud Oo Garaad Jaamac Xaal Ka Siiyey Hadalkii Boqor Buurmadow
มุมมอง 60821 วันที่ผ่านมา
Suldaan Daa'uud Oo Garaad Jaamac Xaal Ka Siiyey Hadalkii Boqor Buurmadow
Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Dambiga Loo Haysto Xildhibaan Maxamed Abiib
มุมมอง 34221 วันที่ผ่านมา
Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Dambiga Loo Haysto Xildhibaan Maxamed Abiib
Fadeexad: Xildhibaan Maxamed Abiib Oo La Su'aalay 3 Arrimood Oo Tuhun Geliyey Xil-gudashadiisa
มุมมอง 48321 วันที่ผ่านมา
Fadeexad: Xildhibaan Maxamed Abiib Oo La Su'aalay 3 Arrimood Oo Tuhun Geliyey Xil-gudashadiisa
Hadaydaan Nabad Diyaar U Ahayn oo ilaahay idinku Ogayn Aan Aakhiro Ku Balano
มุมมอง 7228 วันที่ผ่านมา
Hadaydaan Nabad Diyaar U Ahayn oo ilaahay idinku Ogayn Aan Aakhiro Ku Balano

ความคิดเห็น

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geesiyad qaran ❤❤❤❤❤

  • @CadnanAxmedaadan
    @CadnanAxmedaadan วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 2 วันที่ผ่านมา

    Dhilo, Habar xun Oo qabyaalad u banaan baxday,

  • @wararkiidalka
    @wararkiidalka 2 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid daawad Fadlan nugu soo biir oo La Sii Wadaag Asxaabtada

  • @Aaaaaaa-c7y
    @Aaaaaaa-c7y 2 วันที่ผ่านมา

    Waan ka xumahay fowzia in lala meel dhigo inantaan

  • @Subeyra
    @Subeyra 2 วันที่ผ่านมา

    Naabeetakadaa maayirka waaqaaliye

  • @Hasantarafimedia131
    @Hasantarafimedia131 2 วันที่ผ่านมา

    Abdikariin umada run u sheeg. Meeday dagma waliba waxay la soo baxdo bay leedahay. Waanan tartansiinaya wax soo sarkooda

  • @toraboramark
    @toraboramark 3 วันที่ผ่านมา

    Muuse Biixi Cabdi waa madaxweynaha kaliya ee aan wato

  • @hajii2033
    @hajii2033 3 วันที่ผ่านมา

    gesiyada fariid farid guul fadumo

  • @ceelaabesaynab620
    @ceelaabesaynab620 5 วันที่ผ่านมา

    Naa reerkiinaa waxaa cuna ee xejiso beenalay reer qudhaa waxaa ku nool anigu waxaad ka sheekaynayso aduu kugu kooban haha. Habar awal Land. Booli Qaran ka daran tii mareexaanka.

    • @hajii2033
      @hajii2033 3 วันที่ผ่านมา

      ina dhillo ma xashooda

  • @ceelaabesaynab620
    @ceelaabesaynab620 5 วันที่ผ่านมา

    Naa reerkiinaa waxaa cuna ee xejiso beenalay reer qudhaa waxaa ku nool anigu waxaad ka sheekaynayso aduu kugu kooban haha. Habar awal Land.

  • @Rashiidnuurtoday
    @Rashiidnuurtoday 7 วันที่ผ่านมา

    WAA IGA QOSLIYAY PROF SAMATAR

  • @King_Budnacab
    @King_Budnacab 7 วันที่ผ่านมา

    waar gabadhu garasho siyaasi umay bislaan. halkeey ku aragtay xilli doorasho oo caano la isku liso

  • @mohamedsaid-i2f
    @mohamedsaid-i2f 7 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaan guraaje waa muwaadin Laakiin wali muu sheegin baabul khiyaamihii uu gudoomiyihii golaha wakiilada ee uu codkii uu ku guulaystay siiyey. Inuu cadeeyo inuu ku khasaaray codkaasi uu siiyey cabdirasaaq khaliif oo wali xisbiga wadani aanu ka saarin xisbiga

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 7 วันที่ผ่านมา

    Xildh Guruuje markasta Warkiisu wuu Cadyey Great 👍

  • @wararkiidalka
    @wararkiidalka 7 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Daawade Fadlan Nugu soo biir

  • @khadarjabutaawi2845
    @khadarjabutaawi2845 8 วันที่ผ่านมา

    Naar ayaa ku leh

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 8 วันที่ผ่านมา

    faqash faruureey

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 8 วันที่ผ่านมา

    faruureey

  • @saalaxy
    @saalaxy 9 วันที่ผ่านมา

    Yaaab

  • @mukhtaar2391
    @mukhtaar2391 9 วันที่ผ่านมา

    Macaaaaac🐄🐄🐄🐄🐄🐄

  • @wararkiidalka
    @wararkiidalka 10 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Daawade Fadlan waa Muhiim Inad nugu Soo Biirto Sido Kale La Si Wadaag Asxaabtaada

  • @maxamedyasiinkabacalaf2943
    @maxamedyasiinkabacalaf2943 10 วันที่ผ่านมา

    Hore usoco m mooge hadhagaysab yayda kugu xiiqsan

  • @cumarbarkhad1799
    @cumarbarkhad1799 11 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 11 วันที่ผ่านมา

    Nice sweet talk allahayow yaa ku ogaada calaasha

  • @ApdirahmanJamac-n1e
    @ApdirahmanJamac-n1e 11 วันที่ผ่านมา

    Waxaadtahaymaayirwacanlaakiinlamaraboqofwanaagsaneexumaantaaalarabaa

  • @Axmedsaki-fl2ih
    @Axmedsaki-fl2ih 11 วันที่ผ่านมา

    Alle hakula qabto mayir horusoco

  • @wararkiidalka
    @wararkiidalka 11 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Daawade Fadlan nugu soo biir Sido kale la sii wadaag asxaabtaada

  • @wararkiidalka
    @wararkiidalka 11 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Daawade Fadlan La Sii Wadaag Asxaabtaada

  • @yurub5288
    @yurub5288 12 วันที่ผ่านมา

    Mashalla Allah waan kuu duceyey in badan guuleyso ❤😊

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 13 วันที่ผ่านมา

    morgan ilahay aakhiro naaraha naxasteeda meel wlaaba kaga shubilahay jaahaanaba jaaxiima ku gee waaba ku indho cadyahay dal baan difacayay dal maad difacine dalka adiga dumiyaay siyad bare adaka xun waxan dawadaay habartaxaliimo sofe oo gagtaada inaan yara qaare la dhacaysa oo aad dhegaysanayso sida loo ciqabayo inanta yar oo aadan mana u nixin ka dana adan odhan ilahay sidasoo kale ayaanka rajanaaya inuu ku galoo oo aad silcido sidi fircooon isha allah

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 13 วันที่ผ่านมา

    Liibaan iyo qaar badan oo Noociisa ah dad badan oo Muuse kasoo booday oo nacay Ayaa wuxuu ku kalifay in ay Taageeraan muuse sababtuna Tahay nin reerkaaga iyo Isirkaaga caayaya oo kuu Hanjabaaya sideed ugu Cadaynaysaa wa ayo reerka reer ka adagi hadaad wixiinu cay iyo Hanjabaad tahay sidaa dad iyo Cod laguma kasban karo waayo Waxa is waydiin le ninka isagoon kursiba gaadhin sidan u Hadlayaa barina muxuu inagu Samayndoo waar codka cidkale Siiya oo muuse siiya

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 13 วันที่ผ่านมา

    NacdalGude CudrGude NijaasGude waa kilaabta u shaaqeeya xisbiga huwanta Wadani ee abaabulay jabhadii Gacan Libax waxaanse leeyahay doorashadii way dhacaysaa inshallah waana laga adkaanayaa Ciro Cambe iyo Mafiyadisa aad ka mid tahay hadii jubuq yar tidhaahdaan oo bilowdaan sidii doorashadii hore wadanka qas isku daydaan in aydun gelisaan ogaada halkii 94kii u qaxdeen in meel ka fog u qixi doontaan intiina rabshada wadaa oo la idin cadaabi doono dadka shacabka kalesa guryahooda ku eekaan doonaan inshallah sidaa u ogow adiga iyo Mafiyadaada inta yar ah ee magaca beesha ku qdhaabta taas oo aan loo arkayn beel laakin loo arki doono fidmo wadayaal walaweyn soo diratay iyo huwan. Somaliland waqti dambe oo burafuul iyo mudahaaradyo madhalays ah la sameeyo loo dulqaadan maayo yaa kalb.

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 13 วันที่ผ่านมา

    Cheap propaganda, waa dacaayad aad iyo aad u rakhiis ah.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 วันที่ผ่านมา

    Acmrd miumin ad a ma Danville tagey dhulka ku dhaqdgaqaaya

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 วันที่ผ่านมา

    KAN MARKRII WADIIRNIMADA LAGA QAADEY WUU WAADHEY

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 วันที่ผ่านมา

    TALIYAHA LIBAAX CIIDANKA ASLIUBTA HAYSTA WAA SAMROON IN UU CAAYEYEY AHMED ABIIB IN TALIYAHA CAAYEY MARKUU IMAARADKA JOOGEY TALIYAHA WAA IN DACWEEYAYA OOYAAYE

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 15 วันที่ผ่านมา

    Waar eaxba ku hadli mayside iska aamus sida dumarka looma yooyootanee afaa danahaaga u roorayee.

  • @MyHsan-h5h
    @MyHsan-h5h 15 วันที่ผ่านมา

    Isweydiintu waxa weeye adigu maxaad qabatey hargeysi waa wada daad mareen iyo xorfado

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 16 วันที่ผ่านมา

    Reer Borama wey iska kaa qaban tuugyahoow waxba ha noo sheegin anaga.

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 16 วันที่ผ่านมา

    ADIGU WAXBA HAA NOO SHEEGIN

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 16 วันที่ผ่านมา

    Masuul ma tihid tuugbaad tahay waa kuwii wadni ku soo taqantukhiyay nacasyahow dawlada muusana waadigii cunay re ka dhargay tuugbaad tahay insha alaah vuqubadu way kugu dhici doontaa xasaanadu tuugta waa in kagu yaryareeyaaa

  • @jaamacnuur4004
    @jaamacnuur4004 17 วันที่ผ่านมา

    😢

  • @jaamacnuur4004
    @jaamacnuur4004 17 วันที่ผ่านมา

    😂

  • @gaashaamotv
    @gaashaamotv 19 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 Waxba intaa laga baadhi maayo kani waa nin iska jaariyada

  • @cadomedia
    @cadomedia 20 วันที่ผ่านมา

    Nina sharciga kama sareeyo

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 21 วันที่ผ่านมา

    Ninka dalka xoreeyey waa axmed mire ciidakii uu hogaaminayey

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac 22 วันที่ผ่านมา

    Xisbiga wadani waa faqash faqash faqash dhashey inta la socotaana waa faqash aamin ama ha aaminin

    • @galoolqudhac
      @galoolqudhac 22 วันที่ผ่านมา

      Waayo mar walba cadawga Somaliland buu taageeraa isagoo muuse ku xumee isleh

    • @wararkiidalka
      @wararkiidalka 21 วันที่ผ่านมา

      Thnks

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 22 วันที่ผ่านมา

    Miyaanu gaboobin madaxweey nuhu Markan wixii kadanbeeya

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 23 วันที่ผ่านมา

    Waa suldaankii guud