Lamaanaha Jacaylka - The Love Couple

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 มิ.ย. 2016
  • Lamaanaha Jacaylka: 'Soomaalidu jacaylka si fiican bay u yaqaanaan... Laakiin sida loo matalee loo sameeyo way innagu yartahay.' Jacayl u muuji xaaskaaga / xaajigaaga; gaar ahaan bisha barakaysan ee Ramadaan.
    The Love Family: 'Somalis know the meaning of love... But only few are willing to show it.' Show love to your wife / husband; especially the holy month of Ramadaan.

ความคิดเห็น • 521

  • @afcagaagtv9962
    @afcagaagtv9962 5 ปีที่แล้ว +10

    Runtii waan jeclhy inaan ruux saan nolasha iila dareema. Ana aan ula dareemo. fadlan hadii aad aragto qoraalkeyga iigu ducey inaan helo insha allah.

  • @Misk_M
    @Misk_M 6 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah ogsoonow qofksata wu samayn karaa qoyskan iyaky ka fiican so marka hore qof wacan guurso ku jecel akhlaaq leh iyo diin daacada ilaahay ku noolaada soo ilaahay jacayl ayuu dhexdiina dhigaya romantic na sameeya so very easy 😍😍😍❤❤❤

  • @loveyourself1712
    @loveyourself1712 8 ปีที่แล้ว +9

    Mashallah tabaarakallah i have never ever seen Somali couples talking about love once again mashallah barakallahu FIIKUMAA

  • @adrianlunga4646
    @adrianlunga4646 7 ปีที่แล้ว +55

    Interesting. I think this couple should be shown across Africa for all Muslims, Christians and traditionalists. All African cultures I have encountered generally don't allow for expression of love between couples.

    • @blissbeauty8457
      @blissbeauty8457 6 ปีที่แล้ว

      Adrian Lunga people tend to express their love in a private way no need to put it out their for the world to see

    • @qaradd4265
      @qaradd4265 5 ปีที่แล้ว

      dee dadkaa la tusahyaa in ay wax bartaan oo sidaas oo kale isku farxaan

    • @lakiibrahim8428
      @lakiibrahim8428 5 ปีที่แล้ว

      I know its weird

    • @akn7640
      @akn7640 5 ปีที่แล้ว +1

      Bliss beauty i think expressed love is stronger and more trustworthy than hidden one.

    • @user-nd2su6xg5e
      @user-nd2su6xg5e 4 ปีที่แล้ว

      Adrian Lunga I agree

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 5 ปีที่แล้ว +7

    Akhlaaq iyo suurad wanaagsan oo sunihii ah ayaa idinka muuqata Allah ha idin siyaadiyo💝💝💝💝💝💝

  • @abshiryusuf4202
    @abshiryusuf4202 7 ปีที่แล้ว +10

    jacyl waa dhalanlanteed ama balwad haduunan ahayn ALLAH dartiis.

  • @hormarinaftaada4707
    @hormarinaftaada4707 5 ปีที่แล้ว +9

    This brought tears to my eyes walh😢Ilahow Barakee qoyskaan Anna Isi Zawj Ijecel Oo an jeclahay Noloshana An Farxd kuwada qadanno

  • @creativitydisplay3059
    @creativitydisplay3059 8 ปีที่แล้ว +33

    Manshallah beautiful family, ilaahey saa hainku wado

  • @RajoSchool
    @RajoSchool 8 ปีที่แล้ว +12

    Man Sha Allah. . Ilaahayow qoyskan muslimka ah Aduunkana ku xafid akhirana Janada fardaws kukulmi. . Awlaada aad korinaysaan Allah ha idin xafido 😊

  • @MrDucaysane
    @MrDucaysane 8 ปีที่แล้ว +8

    maa sha Allah tabarakalah Alle ha isu barakeeyo lamaanayaashan caqliga badan iyagoo kale haka wada yeelo qoysaska somaliyeed

  • @HereToComment24
    @HereToComment24 8 ปีที่แล้ว +111

    This is so weird. Never seen Somali oldies talking abkut their love so openly.

    • @muchonline5110
      @muchonline5110 8 ปีที่แล้ว +13

      That is what we are missing . we (Somali people) cant say I love you or macaanto, nuurto etc openly to our partner or even our parents.

    • @fuaadmahdi6835
      @fuaadmahdi6835 7 ปีที่แล้ว +1

      Much Online indeed

    • @imaanmohamed4668
      @imaanmohamed4668 7 ปีที่แล้ว +2

      Mohamed Mubarak yaa Allah waad IgA qoslisaay

    • @abdulmo1167
      @abdulmo1167 6 ปีที่แล้ว

      You

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 6 ปีที่แล้ว

      Much Online hhh I say to my dog I love you

  • @abdimalikherzi194
    @abdimalikherzi194 6 ปีที่แล้ว +11

    Masha allaah wlhiy waa muuqaaL i Faraxti galiyay alle haydin Barakeeyo janada ku kulma insha allaaah Hibo:& ahmed jawhar family qurxoon maasha allaah

  • @canuujosman690
    @canuujosman690 7 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah. Allaha idin barakeyo. Nolosha waa Jaceyl iyo Isfahan jizakAllah sida quruxda bdn e aad u doneysan in wax nugu fa'ideysaan.

  • @KHALED-zj6jh
    @KHALED-zj6jh 7 ปีที่แล้ว +11

    jacayl dhab ah
    wakaa
    allah yabarak

  • @fatimaabdurahimjama9841
    @fatimaabdurahimjama9841 7 ปีที่แล้ว +5

    They should have their own show lol.

  • @sahuurroble1303
    @sahuurroble1303 6 ปีที่แล้ว +13

    Maasha allaah alla reerkaan quruxda badan qofki lasaaxiiba wuu nasiibsaday ilaahey ajar iyo xasanad fara badan haidinka siiyo qowsaska islaaxineysaan

  • @nuurhirad2740
    @nuurhirad2740 8 ปีที่แล้ว +2

    ManshaAllah, May Allah bless your family and grant you jinnahtu firdous...Ameen

  • @TheGobfilms
    @TheGobfilms 8 ปีที่แล้ว +67

    Mansha Allah ilahay ha idin barakeyo ❤️

  • @hassnaytouali5093
    @hassnaytouali5093 7 ปีที่แล้ว +14

    This guy is from Djibouti. That's why he is different . Somali cheiks dont have this elegance .

    • @saadom5664
      @saadom5664 5 ปีที่แล้ว

      who cares where he from hello

    • @yasminabdi2887
      @yasminabdi2887 5 ปีที่แล้ว +1

      Seriously ignorant people like you ruin the work of good people

  • @munaqaalib4817
    @munaqaalib4817 8 ปีที่แล้ว +15

    mansha Allah Beautiful Family

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 5 ปีที่แล้ว +5

    Waligy video somali ah oo kan ka qiimo badnaa ma dawan
    Habeenkkii iigu horaysay 2 habeenimo daawaday walhu ilmada iga timi ilaah uun baa ogaa
    Ilaahay somali saan oo kale ha ka wada dhigo

    • @updizhakoirpazher3558
      @updizhakoirpazher3558 4 ปีที่แล้ว

      Wakhtigaad daaweneysey ayaan daawanayaa hada lakn maxaad LA oydey walal

  • @zcisse2554
    @zcisse2554 6 ปีที่แล้ว +1

    I love you guys, I went to Saudi Arabia with this beautiful couple ❤️

  • @captinmarvle5707
    @captinmarvle5707 5 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah May Allah grant more love happiness you and your family MashAllah. May Allah protect your family from our eyes MashAllah. It makes me happy to see Somali man and woman love each other and raise their kids Allah Akbar I love you guys 😭😭😭😭😭😭😭😭 I am so happy for you and your family. You gave me a hope 🙏 thanks

  • @zeinabmohamed9818
    @zeinabmohamed9818 6 ปีที่แล้ว +8

    Aabe iyo hooyo😂😂 allaha idin dhawro❤❤

  • @ServentOftheGracious
    @ServentOftheGracious 7 ปีที่แล้ว +15

    This is sooo surreal and Beutiful Wallahi ❤️️✨ I enjoyed watching it and benefited a lot Alhamdulilaah 🌴🌸

    • @iyuf9183
      @iyuf9183 5 ปีที่แล้ว

      Maanshalaah

  • @moal-mado9929
    @moal-mado9929 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah isha ilaahay ha idinka leexiyo waxaan ilaahay idinka rajaynayaa sidaa aad isku jeceshihiin inaad janada kuwada kulantaan aamiin aaamiiin yaarabal caalamiin

  • @nimohass1919
    @nimohass1919 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah what a role model it's hard to see this kind of people in our society we need more of you. May Allah makes you to get married in janatul fardows again and also protect you from evil eye amiiin. You guys make me cry mansha Allah.

  • @apdipozz9025
    @apdipozz9025 5 ปีที่แล้ว +5

    AHEMD JAWHAR IYO HIBO KU DAYSHAY MUDAN YIHIIN😍😍😘

  • @mashallahsharzad8458
    @mashallahsharzad8458 7 ปีที่แล้ว +1

    mashallah. May Allah bless you and your family too and also all of us thanks

  • @cayniqurux4020
    @cayniqurux4020 7 ปีที่แล้ว +7

    manshallah allow anagan qofwangsano aan isfahno naasi amiiin sida lamanhano kale allow nagyel amiiin aadbad umahdsantihin

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allah true love never dies
    Haduu aabuhu wacnaado hooyadu iyo caruurtuna way hagaagan raga soomaaliyeed xaaskooda ha wanaajiyaan sidaa sheekh jawhari maansha allah

  • @genyohussein5862
    @genyohussein5862 6 ปีที่แล้ว

    mashllh mashllh wlhi wan jclhy Topical nice pic really long life in your future time INSHLLH beautiful family diamonds

  • @halimonorhassan6291
    @halimonorhassan6291 6 ปีที่แล้ว +10

    waxaad tihiin dad aad u nasiib badan ilaahey ha idiin xifdiyo waxaa xaqiiqo ah in eey gabdho badan ku nool yihiin ooyin iyo xanuun badan masha alàah

  • @cabdirashidcali5071
    @cabdirashidcali5071 5 ปีที่แล้ว +1

    Maa aqano wax aan ku tilmamo family kaan waxan dhihi kara uun waa dad illahy u naxariistay

  • @aishanuur9823
    @aishanuur9823 7 ปีที่แล้ว +5

    mashallah waa shay cajiba jeclku ilahy in kasta ana helin qofkan jeclaa hadana ilahy kan aan haysto hada ee la nolay ilahy ha i xiftiyo wx kasta axmdulilah

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 5 ปีที่แล้ว

      Kan aa lanooshahay jecloow Insha Allah inuusan khayr kuu ahayn baa macquula kii hore

  • @handulleyareapokor8259
    @handulleyareapokor8259 5 ปีที่แล้ว +2

    Caruurtay dhaleen nasiibay leeyihiin ALLh yaxfidkum qoys qurux badan❤❤

  • @Ahmed-ITPro
    @Ahmed-ITPro 7 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah, Ilaahay ha idin xafido.. Waa qoys ku dayasho mudan.

  • @trustursalef2368
    @trustursalef2368 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaan ilmeeyay walahay Masha Alllah 😭😭😭😭😭😭 waxaaan ka helay siday isku fahansan yihiin ilaahay ha isku daayo sidoo kale waxaan is qabnaa wiil aan jaraan isku jeclaanay ilaahay wixii is jecel ha isku daayo aaamiiiin hajiro caashaqu ha waaro

  • @Hafsa-4realz.
    @Hafsa-4realz. 6 ปีที่แล้ว

    This is really inspirational defo goals.

  • @mr.tech252
    @mr.tech252 8 ปีที่แล้ว +22

    I think financial situation is main factor in family connection

    • @ahmedtaajir5829
      @ahmedtaajir5829 8 ปีที่แล้ว +2

      Yeah. HOH this idea I agree with you.

    • @ikagai1000
      @ikagai1000 7 ปีที่แล้ว +6

      +Yusuf Warsame but money can sustain it😂😂

    • @aminajama160
      @aminajama160 5 ปีที่แล้ว

      Hussein Omar Hussein I don’t think so

    • @ubaxbilaan799
      @ubaxbilaan799 3 ปีที่แล้ว

      Noooo waaay I don’t think so

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah ha idiin barakeeyo,Qoysaska islamkana adinkoo miiran allaha ka dhigo kuwa sida isu jecel oo quluubtoodu allah naxariis kalgacayl isfahan iyo wanaag galiyey,Qurux caadi maaha,masha allah.

  • @mohamedfarah4866
    @mohamedfarah4866 8 ปีที่แล้ว +2

    maashaa Allah couple, Allah bless you

  • @calimaxamad123
    @calimaxamad123 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Qoys barakeysan Allow qoyskaan oo kle naga yeel yaa rabi aamiin
    Aaaaaaamiin 😍😍💑💑👪👪

  • @allrelaxingmind6774
    @allrelaxingmind6774 6 ปีที่แล้ว +5

    Mashallaah mashallaah mashallaah

  • @fuad5428
    @fuad5428 7 ปีที่แล้ว +53

    gabdhihina mid iga siiya 😂

    • @NM-lo3jv
      @NM-lo3jv 7 ปีที่แล้ว +1

      jibril aar hhhhhh dhibmaleh anaa laga doona rerkan

    • @faysalmaxamed1397
      @faysalmaxamed1397 7 ปีที่แล้ว +1

      jibril waa la ku siinaa hadaa nin fecan tahay abahood cml noqon karto fadal adeer

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 6 ปีที่แล้ว

      jibril aar habo reerkan waa reer jacayl Ka buuxee gabadh Ka raadso kkk

    • @Misk_M
      @Misk_M 6 ปีที่แล้ว

      Goob weyn هههههههه sheeko cusub

  • @amaalabdiwali4644
    @amaalabdiwali4644 8 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah tabaarakallah i love this family anagana ha noo barakeeyo

  • @Nabeelluth
    @Nabeelluth 7 ปีที่แล้ว

    Maasha'Allah beautiful story...

  • @munaiskufilansomaliland1981
    @munaiskufilansomaliland1981 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashalha Ale ha isku kin barakeyo wn ka helay jcelkina ❤️😘😍💏

  • @shukrihaaji
    @shukrihaaji 8 ปีที่แล้ว +1

    ماشا الله allahaيبارك familygaan waan ka helay

  • @najaxsaid4209
    @najaxsaid4209 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤Allaha idiin siyàdiyo waan idunku farxaa markaan idin arko waxbadana waan idinka faiday shaqsiyan 😍😍😍

  • @leilaali8868
    @leilaali8868 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah tabarakAllah. May Allah continue to bless you and protect your love and marriage

  • @samsamhayaan9165
    @samsamhayaan9165 7 ปีที่แล้ว +6

    ilhow halmar isii firsad aan idinkula kulmo inshallah

  • @hamzadjama1569
    @hamzadjama1569 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah i hope my parent be like them

  • @hoodoabdilahimoxadi7210
    @hoodoabdilahimoxadi7210 8 ปีที่แล้ว +4

    masha allah

  • @munosharaxleadan386
    @munosharaxleadan386 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlh waligeey ma ana arag qoos ka qurux badan ilaahow idin dhaaaf kuwii is duuga noqda❤️❤️❤️❤️😍gabar walba sidaan ayan u rajeeyna Insha Allah

  • @suwaraabdi5823
    @suwaraabdi5823 7 ปีที่แล้ว +2

    mancha allah
    amizing family
    alle ha idinku kulmiyo janada

  • @hanadhunteralpha1074
    @hanadhunteralpha1074 6 ปีที่แล้ว +1

    Love these couple masha Allah

  • @maxamedibrahem4099
    @maxamedibrahem4099 7 ปีที่แล้ว +6

    mnsha allah. allaha idin barakeeyo. waxad tihin qoys aad kudayasho umudan... jacaylkas iyo muxubadas dhexdina taala allaha sibaladhiyo...

  • @fadumonoor9571
    @fadumonoor9571 6 ปีที่แล้ว

    Asc mashalaah tabarakalaah alaha iskukin barakeyo anagana sidaas iyo si lamid ah Aya alaah aan ka rajeynayaaa waa idin duceynayaa alaha idin barakeeyo

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 7 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah tabarakallaah illaahayow qoyskan quruxda badan barakeee anigana isii sawj sidaas iyo sikadaranba iijeclaada oo aan aniguna u jeclaado♥️🤲🤲🤲🤲

  • @ibraahimcabdi9458
    @ibraahimcabdi9458 4 ปีที่แล้ว

    Masha-allah
    Tusaale wanagsan ayey u yihin qoysaska somaliyed sh. Axmed johari iyo Hibo cumar geelle.
    Qoysaskennu waa in ay noqdaan kuwo is farxad geliya oo aysan noqon kuwo Caro iyo qeylo is kula jooga waxana laga weriyey Rasuulka Alle S.C.W in uu yiri : waxaa ugu kheyr badan midka ehelkisa ugu kheyrka badan aniga ayaana ehelkisa ugu kheyr ka badan
    "خيركم خيركم لأهله وأنا خيركم لأهلي "

  • @boqoradabeshasadezamzamruu9457
    @boqoradabeshasadezamzamruu9457 7 ปีที่แล้ว +4

    manshaa Allaah tabarakaa Allah love is life ❤😢😢

    • @fatxicali2187
      @fatxicali2187 6 ปีที่แล้ว

      BOQORADA BESHA SADE zamzamruun

  • @AC-jj2iz
    @AC-jj2iz 2 ปีที่แล้ว

    Love, romance and relationships MashAllah May Allah increase your love and protect your family Ameen. Thank you for inspiring me, you both an amazing mentors.
    Do you do premarital counselling/workshop? If so how can I contact your service
    JZK

  • @aishatiinaofficial4654
    @aishatiinaofficial4654 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah muslimin ta dhan jacelkan camal ama mid kafican Allha dhaxdhigo idinka naa ALLHA hanibarakeyo

  • @zeinabomar478
    @zeinabomar478 7 ปีที่แล้ว +7

    Allah ha idin barakeeyo, dad badana wax way idinla barteen. Lkn wax fiicnaan lahayd music in laga reebo lagu dulfaray clip ka.

  • @munaziad7055
    @munaziad7055 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah how beautiful family they I wish I have a that love someday in my life

    • @goobjoog7658
      @goobjoog7658 ปีที่แล้ว

      Waa kix sanno ka dib, ma kuu hirgashay riyadqqdii, Muna?

  • @bahjaabdiwali9039
    @bahjaabdiwali9039 2 ปีที่แล้ว

    This is beautiful walhi😍😍😍

  • @azizamaalim6390
    @azizamaalim6390 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Rabbi haidin barakeyo.Farxad ku waara.Amiin amiin amiin yaa Allah.

  • @bellaskitchen9392
    @bellaskitchen9392 6 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah, beautiful family.

  • @dekamohamed4272
    @dekamohamed4272 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah so beautyfull to talk about love.

  • @karanaden9741
    @karanaden9741 3 ปีที่แล้ว

    dad badan oo waxaa jira dhahayaa alla ani yaaa isiiya qof saan cml ..lkn wll adiga ma tahy asi cml ycni qof dadka xushmeeya aan shukansi ama dadka qalpi japin hadaad samr bdntahy oo allah si fcn uugu xirantahy laga yaabaa inuu allah kuu sahlo ...ee wallayaloow aan ilaalino dareen ka dadka ku jeclaada hana qlpi japin qof ku jecel ........ thnks ....allah hana wada xifdiyo💯💯💯

  • @balqiisahassan9141
    @balqiisahassan9141 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qoos qurux badan farxada allaha idiin ziyaadiyo qoysaska kale soomalidana mcnka jacelka allaha fahansiiyo

  • @forexislife143
    @forexislife143 6 ปีที่แล้ว +11

    Tol iyo Qaraabo Hadaannahay Shekhan Gabadh Halaiga doono.

    • @hajiomarhajji1321
      @hajiomarhajji1321 5 ปีที่แล้ว

      Hda is fahantan wan kaga donayna hhhhh

    • @zeaich9013
      @zeaich9013 4 ปีที่แล้ว

      La xiriir gabdh aabahed

    • @faysalcabdilahi3694
      @faysalcabdilahi3694 4 ปีที่แล้ว

      Tol meeja lagagama hadlayo ee muslimnimo dheh

  • @mouktarmohamed7540
    @mouktarmohamed7540 8 ปีที่แล้ว

    Jazaakumu laahu khayran sheikh Jawhar iyo Macalimad Hibo !!

  • @haboonabdi3889
    @haboonabdi3889 6 ปีที่แล้ว

    Masha alalh ilaahy habarkeeyo qoysaska muslimaadka kle ilaahy sidaas ookle hka yeelo aaamiin

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 5 ปีที่แล้ว

    masha allah Allow isu Da wa rer wada jafayl ah o Qurux bdn in wax bdn laga bartana wa fiican tahay allah isu daayo Anagana allah no Sahlo noloshan ❤❤❤🌹🌹🌹👏👏👏

  • @abdallaabdirahman71
    @abdallaabdirahman71 8 ปีที่แล้ว

    wonderfull ilhay ha ubarakeeyo

  • @abdirizakhussein9204
    @abdirizakhussein9204 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah ilaahay ha barakeeyo macalimiinta qoysaska islaamka

  • @hooyomaamo3146
    @hooyomaamo3146 7 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah laakiin muusiqada kadaaya ajar alaha idin siiyee👈🏼

  • @sadiyamohamed2465
    @sadiyamohamed2465 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah ilahey haidin xafido hadaa dhalinyaro nahay wax kasto waa niyada ee saa jecelnahy alle haina siiyo oo kheyr ah

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 6 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Qoos qurxmadan jecliyaa Qoosaska quruxda badan Allow idinxafid

  • @fatimasheikh7860
    @fatimasheikh7860 5 ปีที่แล้ว

    Maa sha Allah...those 2 girls are lucky 🍀

  • @mohammednoor1413
    @mohammednoor1413 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Ilahey ha idiin barakeeyo bal ane gabdhihiina mid isiiya

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 ปีที่แล้ว

    Ma Sha Allah Beautiful family. Waa wax lagu daydo.

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 6 ปีที่แล้ว

    as.masha allah.waa wax aynu u baahanahay in qoysku barto.oo ku daysho leh.allha idiin barakeeyo.aamiin.

  • @shirecade7908
    @shirecade7908 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah May Allah bless this family

  • @mohamedhassanjeilani1154
    @mohamedhassanjeilani1154 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah alow adinka cml iga dhig qof sida mama hibo oo kale allah isiiyo

  • @asiaali1869
    @asiaali1869 6 ปีที่แล้ว

    mash alllh beautiful fimily 🔥❤👌💯 fimil san illh isii❤🙏🙏💯

  • @yacqubabdi870
    @yacqubabdi870 5 ปีที่แล้ว

    Maa shaa alaah walaalyaal nicmadaas ilaahay idin siiyay qarsada isha alaah ha idinka qabto iyo carabka insh.Alaah

  • @yahyecabdul2892
    @yahyecabdul2892 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah allow bara kay

  • @asmacalawaash1846
    @asmacalawaash1846 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha alaah ilaahay hidinka dhigo kuwa khyr umada muslimiinta usookordhiya

  • @mustafagk1270
    @mustafagk1270 5 ปีที่แล้ว

    Sidan iyo sika wanaagsan Baan urajaynayaa gabdhaha somaliyeed insha'Allah

  • @khalidmohamoud7171
    @khalidmohamoud7171 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc alx wan hely qof aan jclhy Hamda Awil Allah blessing u mcn iyaduna I JCL lamanayashan waan tussale aad u fcn waxna ka bedeli kara qoysaska islaamka

  • @sweetyphatmahminez5359
    @sweetyphatmahminez5359 5 ปีที่แล้ว

    Wow ..... Wlh I loved it...alx ❣️

  • @Mudu20782
    @Mudu20782 8 ปีที่แล้ว +3

    bro lacag waxba mahan ilahay ayaa labada qof wax siinaayo lakiin hadii lamanaha ay share gareeyaan jacayl dhab ah oo ay u dul qataan way garayaan sida aan familygan aan ka dareemayo wax walba way u bareeren alx manta wakaas damaashadaaya

  • @wmaakhiri2478
    @wmaakhiri2478 8 ปีที่แล้ว +1

    masha alllaah illahay haydin barakeeyo

  • @hamdalifestyle9925
    @hamdalifestyle9925 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahoow iidin barakey ino so duceya in qoskinu kale alaha naga dhigo

  • @abdirabiali7009
    @abdirabiali7009 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah family qaliya wye dadkay waalid u yihiin baaba nasiib leh

  • @mohancade4786
    @mohancade4786 3 ปีที่แล้ว

    Allh idin xafido geeesiyal allow idin xafid jaceylka

  • @nimcodheeman8179
    @nimcodheeman8179 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah mnsha Allah Allah ha isku kiin barakeeyo hooyo hibo ader Axmed