Qoyska guulaysta Sh Axmed Jawhar iyo Hibo Cumar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2019
  • Mutamarkii 3aad ee masaajidka Bergen
    Cinwaanka muxaadarada waa
    Qoyska guulaysta
    Waxaa inoo soo jeedinaayo Qoyska jaceylka
    Sh Axmed Jawhar iyo marwadiisa Hibo Cumar
    NB! ka raali noqda xoogaa cilad farsama awgeed ayaa qayb yar ka maqanthy muxaadarada.
    Walaal adoo mahadsan kanaalka subscribe garey Khayrkana sii share garey.

ความคิดเห็น • 34

  • @mukaram4436
    @mukaram4436 5 ปีที่แล้ว +15

    Mashaallah Hadan rabaa inaan qoyis saas ah dhiso hyigu soo duceeyo dhamaantin

  • @somalidhald1881
    @somalidhald1881 5 ปีที่แล้ว +7

    Qoys kasta oo Muslim ah oo isku farxsan isna jecel alle sw ha siyadiyo hana isku barakeyo inti dhibna alle ha ka kor qado 💖❤💚🌼mnshala

  • @farduusmaxamed6265
    @farduusmaxamed6265 5 ปีที่แล้ว +6

    Man sha allaaah wxd kahadlaysaan waaa barmaamij qiimo weyn leh dadka in badana aanay ku baraarugsanayn marka alle ha idin barakeeyo umaadana alle haku anfaco

  • @khadarcumar3467
    @khadarcumar3467 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah qoska Ahmed jawhar iyo Hibo Cumar runtii waan Ku daydaa farxada iyo qoskooda aadka u fiican iyo dadaalkooda ay ugu jiraan qoyseska Muslim ka ah inay noqdaan sidooda oo kale qoys guulaysta Allah ha xifdiyo

  • @raahomohamed9729
    @raahomohamed9729 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa allaah allaha idiin siyaadiyo wanaagiina

  • @udgoonbadan3504
    @udgoonbadan3504 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ♥ ilahey ha idin xifdiyo 💝 lamanaha qarniga ✨ 💯 💕 ❤

  • @sacdiyacabdi2309
    @sacdiyacabdi2309 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ilhay ha idin dhawro

  • @hooyokhadra1787
    @hooyokhadra1787 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashallaaha

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallahu walale

  • @faradarboy3359
    @faradarboy3359 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah illaahey haidiinxafido

  • @ayaanhassan17
    @ayaanhassan17 5 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah alle hay din barakeeyo

  • @feysafeysalcismaan4888
    @feysafeysalcismaan4888 4 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah ilaahya haysku kiindaayoh

    • @Iftiin
      @Iftiin  4 ปีที่แล้ว

      Feysa feysal Cismaan aamiin

  • @mahadomahamed1447
    @mahadomahamed1447 5 ปีที่แล้ว +7

    mansh allh ilaay ha idinka abaal mariyo

  • @umusaidsalmansaid5828
    @umusaidsalmansaid5828 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh allh idin barakeyo❤

  • @khadroqaraninamohamed4621
    @khadroqaraninamohamed4621 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh qos qaliya alle habarakeyo famil qurux badan

  • @ayancadayste9421
    @ayancadayste9421 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah beautiful Family💑❤️🥀💜💍

  • @nasrijuka7282
    @nasrijuka7282 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allha xifdo waa dad mudan in lagu daysado xaqiiqdiii

  • @daciyaibrahimmohamed7876
    @daciyaibrahimmohamed7876 5 ปีที่แล้ว +1

    Maash aaalh

  • @axmedmaxamed8128
    @axmedmaxamed8128 5 ปีที่แล้ว +5

    Waa dad ku dayasho mudan

  • @ashajimale2265
    @ashajimale2265 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc mansha Allah Alustaad Ahmed Jawhar iyo Alustaadati Hibo Omar Geeleh ,walaalyaal waa idiin hambalyeey sida wanaagsan ee aad isu fahamateen, ee hadana aanga qoysaska Somalyeed uga fikireysaan thanks.
    Runtii waa idin jecelahay maxaa yeelay jeceylka waa jecelahay,lkn Anigu ma helin siddii aan rabay runtii ii soo duceya in xaalka Allah ii hagaajiyo???? Thanks walaalayaal Thanks Allah.
    💝💝💖💖🌺❤️🇸🇴💝💖💖💖

    • @Iftiin
      @Iftiin  4 ปีที่แล้ว

      Asha Jimale wcs wr wb
      Walaashay ilaahay umuurahaaga hakuu sahlo.
      Mid ogow dunidaan qof hela siduu rabay ma jiro, mar walba wax lee dhinnaanaayo. Lkn adigaa ka keensan karo ninka sidaad rabtay inuu kuu noqdo ama si u dhow.

  • @nusaybaabdi8643
    @nusaybaabdi8643 5 ปีที่แล้ว +4

    Lmnha mazhallah kudayaasha mudan thn ilhw isu kiin da

  • @serilenalove3561
    @serilenalove3561 5 ปีที่แล้ว +2

    👏👏👏👏👏👏👏

  • @hassanmahamoud9347
    @hassanmahamoud9347 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah allaha idin barakeeyo

  • @daciyaibrahimmohamed7876
    @daciyaibrahimmohamed7876 5 ปีที่แล้ว +1

    Johar iyo ibo noladaa insh aalh

  • @eng.nimcaanababiino742
    @eng.nimcaanababiino742 4 ปีที่แล้ว +1

    O

  • @abwanadanibrahimadanyare1637
    @abwanadanibrahimadanyare1637 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc walal liyaal farxad kunolada

  • @farahali2405
    @farahali2405 5 ปีที่แล้ว +4

    Asc dhamaantin ilahay ha idin barakeeyo

    • @Iftiin
      @Iftiin  5 ปีที่แล้ว

      Wcs wr wb aamiin dhmntnba

  • @fatimaosoble963
    @fatimaosoble963 5 ปีที่แล้ว

    asc walaalahayga aan jeclahay waxaa idinka codsanaa nembarka macalimad hibo