Ma Rabtaa Guurka inaad ku raaxaysato? 7dan Arimood Samee. Sh.Ahmed Johari & Ust.Hibo Omar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 มิ.ย. 2019

ความคิดเห็น • 78

  • @ummucayn2474
    @ummucayn2474 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allaah .sheekh hooyaday baa Aabahay Illaahay dartii ku raacday oo meherna xitaa ku xidhin.. Maasha Allaah Illhayna wuu isu barakeeyay oo Aniga iyo 9kale ayuu Alle kalasiiyay Alxamdulilaah

  • @user-pm4eb9cb1o
    @user-pm4eb9cb1o 3 หลายเดือนก่อน

    Asc alaahuma bastik baan leeyahay sheekha iyo xaaskiisa ilaahay anagana sidaas oo kale haynaga dhigo aamiin waan idin salamayaa dhaamntiin

  • @bashirali2658
    @bashirali2658 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاكم الله خيير
    Allah haydin barakaeyo
    Waxan so koobaya 7 arimood nolosha gurka Raaxo u yela
    1: cibaadada allah (subcnwtcl)
    2: Niyad wanaagzni
    3: Hurumarka labda qof ( adunyo iyo
    aakhro)
    4: Mahadnaq joogta ag
    5: waxwalba halaysu shego si ay
    mesha uga baxdo baqashadu
    6: in nolosha so noqnoqnaysa la
    badalo oo nolosha lo yelo qurux iyo
    faraxad.
    7: in aad ku xidhnaatan famliyo
    wanaagzan oo idinka caawinaya
    wanaaga o dhan
    Mahadsanidin

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu khayr ustad/ustada Haye insha allah wanadiina illahay hana wafajiyo

  • @abdihakimyoussuf
    @abdihakimyoussuf 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاكم الله خيرا

  • @xamdaibraahin2552
    @xamdaibraahin2552 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allah allaha idin barakeeyo ahmed jawhar iyo hibo allaha idin xifdiyo aamiin aaamiiin

  • @nadifaahmed5112
    @nadifaahmed5112 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah alla ha idiin xafido

  • @abdiy8123
    @abdiy8123 หลายเดือนก่อน

    Salam rabdo

  • @queenqueen5947
    @queenqueen5947 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah cilmiga wanaaga iyo farxada alaha idiin kordhiyo

  • @sidraosman8724
    @sidraosman8724 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahay nolosha ha iiga dhigo sida qoyska wanaagsan u tahiin insha alllh

  • @fartunmomarhassan3681
    @fartunmomarhassan3681 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah ilaahay ha idiin xifdiyo .reer qurux badan.

  • @salmaandahir8729
    @salmaandahir8729 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah mowduuc muhiim ah baad inoo sharaxdeen alaha idin barakeeyo

  • @hodanbare1398
    @hodanbare1398 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah. Idin hafido

  • @aishobishar3012
    @aishobishar3012 4 ปีที่แล้ว

    jazakumullh ustaad &ustaadah

  • @mumramiza12anab42
    @mumramiza12anab42 3 ปีที่แล้ว

    May Allah protect you and your family

  • @fawziaabdirizak9210
    @fawziaabdirizak9210 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh barakooba 😍😍

  • @fathiarabeofficiel1503
    @fathiarabeofficiel1503 3 ปีที่แล้ว

    Mana sha alha rer quruxu badan batihna man sha alha Angan Ilahya hanaga dhigo kuwi Inigu daydaaa amiiin Inigana HaIkukendayooo lamna Isjecla badtihan wan Inku farxaaa😍😍😍😍😍

  • @asmadeeqa6444
    @asmadeeqa6444 5 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @cadeyosmancali318
    @cadeyosmancali318 4 ปีที่แล้ว +1

    allh dartii ayaan idiin jeclahay sheq axmed iyo xaskisa hibo❤

  • @sacdaosman2008
    @sacdaosman2008 4 ปีที่แล้ว

    Manzha Manzha alle ha idan barkeeyo Axmed iyo hibo

  • @ruqiyaismaciil6279
    @ruqiyaismaciil6279 11 หลายเดือนก่อน

    ما شاء لله بارك الله

  • @fawsiyoomar7661
    @fawsiyoomar7661 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sister and family 👪

  • @Halane-kn8vt
    @Halane-kn8vt 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc mashAllh alle ha idin barakeeyo shekhanaa iyo macalimada wan idin salamaa sln ka dib moduucaan waa muhiim
    (Gabadheee la guur sadaaa )

  • @hidaayaosoble7323
    @hidaayaosoble7323 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah qoos wanaagsan allaha idin dhowro

  • @maryamamohamed3362
    @maryamamohamed3362 4 หลายเดือนก่อน

    Msha aalh 👏

  • @sahraahmed1449
    @sahraahmed1449 4 ปีที่แล้ว

    Mashlh mashlh tabaraka allah ilhy reerkyga sdkle kaaa yrel

  • @ayanollal7099
    @ayanollal7099 4 ปีที่แล้ว

    mashaAllah tabarakallah Allahumma ziid wabarik

  • @faradarboy3359
    @faradarboy3359 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @bishaaraabdalla3499
    @bishaaraabdalla3499 2 ปีที่แล้ว

    Allaha idin barakeeyo

  • @kaafiyonuur57
    @kaafiyonuur57 5 ปีที่แล้ว +7

    Allh datii baan idiin jeclahay

    • @AhmedJohari
      @AhmedJohari  4 ปีที่แล้ว

      Masha Alla, Allaha ku sharfo Kaafiyo.

  • @ashamohamed1993
    @ashamohamed1993 4 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantihiin walaalahey waxaan idinka codsanayaa inaad qodobada oo qoraal ah inoo soo gudbisaan waayo waxaa jiro dad aan ahayn dhagaystayaal fiican oo ah akhristayaal fiican.jzkum Allahu kheyraa 🤲🤲🤲🤲

  • @zeytuunmr7752
    @zeytuunmr7752 5 ปีที่แล้ว +4

    Mash alah

  • @Cabdinasir_Jama
    @Cabdinasir_Jama 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah

  • @bahjamaxamud3803
    @bahjamaxamud3803 4 ปีที่แล้ว

    Maa sha allh

  • @axmedyaasin7354
    @axmedyaasin7354 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha Allah

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 2 ปีที่แล้ว

    Shallah tabarakallah

  • @hanidiiriye8738
    @hanidiiriye8738 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @ardoabdirahman6890
    @ardoabdirahman6890 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @husseinadan2096
    @husseinadan2096 2 ปีที่แล้ว

    Guurka waa qod gacanta loo taagtay, waxa kaa soo raacayo lama yaqaan, qof fcn iyo qof, qofka waxa uu noqonayo Rabi ayaa og, Ellaah qof wanaagsan diin leh imaanleh dabeecad leh dhaqmeeso, in ee hooyo noqoto diyaar u ah Rabiyoow nasii. Anagana qof wanaagsan Rabiyoow naga dhig.

  • @drahmedabdisalaanshfiqii4420
    @drahmedabdisalaanshfiqii4420 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah sh ahmed jawhar my name masha alaah

  • @warismaxamud6832
    @warismaxamud6832 3 ปีที่แล้ว

    mansha allah

  • @bishaaraabdalla3499
    @bishaaraabdalla3499 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @fartunnuur14
    @fartunnuur14 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ilaahey ha idiinsiyaadiyo maanta farxada aad heysataan waxaa tihiin macalimiinta dunida ugu wanaagsan wayo qodobo muhiim ah aad kahadashaan 👍👍👍👍👍 anagana noosoduceeya in nimanka ilaahey noo qasbo

  • @umunaiimamowlid1572
    @umunaiimamowlid1572 5 ปีที่แล้ว +1

    Aamiiin

  • @sahromaxamed8256
    @sahromaxamed8256 3 ปีที่แล้ว

    Ilahy dartii bn idin jclahy alle haydin barakeyo

  • @yaskaabdi3495
    @yaskaabdi3495 3 ปีที่แล้ว

    Shuuuush

  • @ssamiraidriz7838
    @ssamiraidriz7838 3 ปีที่แล้ว

  • @wafaa9410
    @wafaa9410 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allh ale haidin sharfo waxaa tihin my roul modal

    • @AhmedJohari
      @AhmedJohari  4 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah, Allaha ku nuuro Maria.

    • @wafaa9410
      @wafaa9410 4 ปีที่แล้ว

      Waxaa tihin my role model ciziyo sharf ku nolada❣️❣️❣️❣️

  • @noorqalbi6983
    @noorqalbi6983 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh waxan rabaa inaan sualo kuwaydiyo suasheda ay tahy Anigo xaas qabo inaan Qof kale ma shukansan karaa

  • @cadeyosmancali318
    @cadeyosmancali318 4 ปีที่แล้ว +1

    aniga guur wan soomaray alxmdulilaah 3 zano ayaan wada jognay wiil qurux badan ayuuw allh nagu irsaqay waligeyna wan idanku dayan jiray hadane wan idinku daydaa calaf ayaq dhamaday isoo duceya hada waxan donayaa inaan mustaqbal yesho inuuw illaah iiwanajiyo oooo ilah iga dhigo kii an ku dagi lahaa

  • @umunaiimamowlid1572
    @umunaiimamowlid1572 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allaah familyga Allaha idin dhawro

    • @fardowsoabdi7464
      @fardowsoabdi7464 4 ปีที่แล้ว

      Manshallah

    • @user-ou4ff3wl5b
      @user-ou4ff3wl5b 3 ปีที่แล้ว

      Asc sh axmed iyo saaxiibtiisa hibo
      waa idin salaamayaa intaa kadib
      sh axmedoow لاتشرب بالشمال

  • @-farhia
    @-farhia 10 หลายเดือนก่อน

    Illhow aniga iyo xajigeyga saran isku cimri dhamaysana

  • @shamsamohamed3257
    @shamsamohamed3257 4 ปีที่แล้ว

    Mnsshllh mnsshllh ❤️

  • @drdhuuxjaarjaar7177
    @drdhuuxjaarjaar7177 2 ปีที่แล้ว

    Allah ka baqa guurka iyo saaxiibtinimadu waa kala jaade???????

  • @Cabdinasir_Jama
    @Cabdinasir_Jama 4 ปีที่แล้ว +2

    WhatsApp group yaan door bidilahaa in aad no sameysaan codadka aan idiin soo duubno

  • @fardowsoabdi7464
    @fardowsoabdi7464 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah

  • @axmedyaasin7354
    @axmedyaasin7354 4 ปีที่แล้ว

    Wll ilaahay dartii ayaan idin jecelahay wlhi

  • @abdijimale218
    @abdijimale218 4 ปีที่แล้ว

    Asc. Axmadow walaal bidixda wax haku cabin. Mr Ahmed please Don't drink with your left hand

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Asww, maalin.jimco ah galab casar caraabo malaysqadariyey yarta.xaasadiis bahyarta.

  • @Halane-kn8vt
    @Halane-kn8vt 5 ปีที่แล้ว +7

    Asc jamcatul qery mudooc kale ayan wadaa hadii laga hadli karo (فيروسات الحب arimaha dila jacelka labada qof )

    • @AhmedJohari
      @AhmedJohari  5 ปีที่แล้ว

      Wcs Halane, mahadsanid walaal. Insha Allah waan ku soo daraynaa. Shukran

  • @ilhamabdi4941
    @ilhamabdi4941 5 ปีที่แล้ว +1

    asc suaal Ninkii xasaska nabiga Cayay waagaal kishkii eeiskailaliyo yuidiin badiyenini

  • @ayaanabshir9481
    @ayaanabshir9481 2 ปีที่แล้ว

    Waxaaa ahaydeeen dad aan jclahay waayadaan waa indin waayay

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    mala yarafarxay.

  • @nasrakhalif2334
    @nasrakhalif2334 5 ปีที่แล้ว

    Hibo fanac seid uqarise

  • @abdiy8123
    @abdiy8123 หลายเดือนก่อน

    Salam rabdo

  • @cashoaxmed9779
    @cashoaxmed9779 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @qadanabdi6080
    @qadanabdi6080 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah