NIN FANAAN OO KUFSADAY HOOYO SOOMAALIYEED ISAG IYO 5 NIN | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024
  • KIISKII UGU WEYNAA ~ NIN FANAAN OO KUFSADAY HOOYO SOOMAALIYEED ISAG IYO 5 | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

ความคิดเห็น • 143

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 7 วันที่ผ่านมา +8

    Somali waxa mesha dhigey waa dulmi iyo qabiiyalada qurun ah Allah aan Kaa baqno somali cadalad ha hesho☝️🇸🇴

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 7 วันที่ผ่านมา +7

    Allah faraj hakuu furo iyagana ha ciqaabo

  • @abuhamudalghazali1118
    @abuhamudalghazali1118 6 วันที่ผ่านมา +2

    Gabadhaan daahiroow Xeer yaqaan ayaan ahay weey dacweeyn kartaa

  • @Amma1229b
    @Amma1229b 7 วันที่ผ่านมา +7

    Ninkaan sheegtayee kuwaad wa qatar leedahy oo qarineysid kusoo dar iyagana magacyadooda si kiis dhameestiran u noqdo👍

    • @samanjecel6079
      @samanjecel6079 7 วันที่ผ่านมา +1

      Waa sax walal uu sheeg dahir calasow☝️🇸🇴

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 7 วันที่ผ่านมา

      Sax ma fahmin sabtey kuwa kale u qarinee

    • @fartunhaji2577
      @fartunhaji2577 7 วันที่ผ่านมา

      Waxba ha difaacin pedophile Abdulaahi Joof caruurta kufsada,Ayada waxay aqoon u leedahay asaga kuwa kalena asagaa yaqaane soo weydii waxba Gabadha ha eedeyn

    • @Degaliah
      @Degaliah 6 วันที่ผ่านมา

      Waan baqayaa bay tidhii 😢😢😢😢 laga yaaba inay somalia moriyaan ka yihiin

    • @Amma1229b
      @Amma1229b 6 วันที่ผ่านมา

      @@Degaliah who knows! maybe something else

  • @user-ff2xw5dp9x
    @user-ff2xw5dp9x 7 วันที่ผ่านมา +6

    Maxa nin Somalied oo Gabar kuf Saday oo qalbi xanuu Ku reebay hoyoyin ka 😢😞

    • @Beingme541
      @Beingme541 7 วันที่ผ่านมา

      Marki furo 5 waxe dhahan maxuman Karan 5 nin dhan oo dumarkey iin urdiyaan markey kufsato 5 iyo Ka badana wa koox dhan xuman Ku hashiyay majority ahan nimankan guur maleh

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 7 วันที่ผ่านมา +3

    Daahir calasow kheer allaha ku siiyo saa dumarka aad u caawisid thanks brother

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx 7 วันที่ผ่านมา +1

    Daahirow Illahayow khayr kusi Somali mahaysato wax cawiya oo ay dhibta haysata ula irkadan hadaad usobaxaday Illahay hakugu garab galo waxanay dawlad iyo dawlad goboledadu anay usamaynin shacabkedadad usamaysaye Illahay guul iyo wanag iyo inad Somali cawisay wanu kuhayana ❤🎉

  • @maslaxadadafiriduco1388
    @maslaxadadafiriduco1388 4 วันที่ผ่านมา

    Allaha ku xafido maamo waxaa rajeeynaa inaa hesho cadaalad aduunka iyo aakhiro😢😢😢

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 3 วันที่ผ่านมา

    Laaxowla walaa quwata illa billah

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 7 วันที่ผ่านมา +2

    Illaahoow Noogar gaar Adaa na abuuree

  • @leylaahmed7250
    @leylaahmed7250 7 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah dahir calasow ciil taraad noqotay ilahay haku xiftiyo walala inolow geesi haweye thank you ❤❤❤❤❤❤👍

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 7 วันที่ผ่านมา +2

    Waar maxkamadiii waa tagtay 😂😂😂😂😂 wallahi si qosol leh bay ku socotaaaa

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 7 วันที่ผ่านมา +1

      Qosol maaha ee.wa arin murug ah doqonimada iska.daa

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 7 วันที่ผ่านมา

      Qosol ma jiree waa murugo hadey sax tahay waa dhibaato geeri laga doorto

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 7 วันที่ผ่านมา

      @@samiiraabdirahman7067 maxkamada khiyaaliga ku bilaabatay baan ka hadlayaaye qisada gabadha ma ahan walalo

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 7 วันที่ผ่านมา +1

    Duniyo hala soo qabto ayadaa taqaan raga kale ee Cabdulahi la socday

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 6 วันที่ผ่านมา

    Ya Allah I am so sorry to hear that happened to you sister. Don’t give up sister. Allah (SWT) sees and hears it all. One piece of advice sister. Bear and be patient with people questioning you because it occurred many years ago and they are trying to understand the situation before prosecuting them. Innocent until proven guilty. We need to hear their side too. Brother Abdi she is a living proof Subhanallah. We cannot do this to our sisters, we need to listen, hear and support her😢😢😢. Ya Allah help her.
    If she is in the UK we will help her. They did the crime and surely they need to do the time. Honestly nobody cares what status or positions they hold. They did terrible act

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 7 วันที่ผ่านมา

    mansha allah illahay ajariyo xasanaad hakaa siiyo aamiin

  • @hassenmohamed5865
    @hassenmohamed5865 7 วันที่ผ่านมา +1

    Mr grand Daher tout mes félicitations ce maintenant que vous avez trouvés vos travaille Macha-Allah

    • @Degaliah
      @Degaliah 6 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂ya

  • @laadarlaadar6814
    @laadarlaadar6814 7 วันที่ผ่านมา +3

    Dahir caadi ma ahan…hala taageero

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy 5 วันที่ผ่านมา

    Ader dahir alle hano ka dhafo dadken cadalad mayqanin 😢

  • @AbdirahmanMohamed264
    @AbdirahmanMohamed264 7 วันที่ผ่านมา +1

    Daahir calasow shaqadii ugu wanaag Sanayd ayaad haysaa

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 7 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekadan kufsiga hada kahor aya dhageeysatay wagaasna xamar aye joogtay waliba meeshi lugu farxumeeyay aye akmareesay ayado ooyneso kadib aye tiri meeshan waa meeshi mustaqbalkega ku waayay 😷😷😷

  • @luuladan9882
    @luuladan9882 7 วันที่ผ่านมา +2

    Daahir calasoow ii geeya

  • @AaAa-qf4gd
    @AaAa-qf4gd 6 วันที่ผ่านมา

    Balfiri ii sawir habenkas wixi kugu dhacay subxana laah dahir damer hasye qurun uf uf masajidka dumarka kanaxsaren

    • @myisseartan1415
      @myisseartan1415 6 วันที่ผ่านมา

      Duliyhow nacaska ah kabax meesha

  • @leylaahmed7250
    @leylaahmed7250 7 วันที่ผ่านมา

    Maxakamad dadka somaliayeeda❤❤❤❤❤👍

  • @nastehoahmed6806
    @nastehoahmed6806 7 วันที่ผ่านมา +1

    Asc makaxdada wan ubahanahay sen ulaxidhidhikara walalyalow igaso cawiya

  • @naimamohamud8871
    @naimamohamud8871 7 วันที่ผ่านมา +1

    Yaaa allah

  • @Deka_Khayre
    @Deka_Khayre 7 วันที่ผ่านมา +1

    Buug baa lagu qortaa abaayo

  • @FeysalNice
    @FeysalNice 7 วันที่ผ่านมา +1

    Walasheyda saafi cumar cafis baan ku wey disanaya ee xagan kaala soo xariira iminka 🙏 wax waliba sheeydan ayaa ii nuriyay 😭😭😭

    • @khadiijajaamac9319
      @khadiijajaamac9319 6 วันที่ผ่านมา +1

      Ma ku wiii kufsaday miyaad ha mid aheyd,
      Cafis dalabku waa arin fiicane raadi qoftan😮😮😮

    • @FeysalNice
      @FeysalNice 6 วันที่ผ่านมา +1

      @@khadiijajaamac9319 koleeba qaladka bini adanku wuu ku dhaca sababta la.inoo.uumay ayaa ah in aanu qaldano kadibna an so noqono wax walibane sheydan ayaa igu fal lahaa xiliga lkn hada waan ka shalaaynaya in aan la dhiman qaladkega alx cafis ban dal banaya 🙏💯🥺

    • @Alexialiiban1780
      @Alexialiiban1780 6 วันที่ผ่านมา

      Inay cafiso maaha adeer waa dilis waxaase ..qadhmuun weye somali siday dhadigooda u dulminayeen wa kuwaa halkaa jooga subxanallaah 😢​@@khadiijajaamac9319

    • @Degaliah
      @Degaliah 6 วันที่ผ่านมา

      Inkaari kugu dhacday hadaad kuwaa kamid tahay

    • @myisseartan1415
      @myisseartan1415 6 วันที่ผ่านมา

      @@Degaliah ha in kaari waligaa qof nool fursad cafis waa haystaa

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 7 วันที่ผ่านมา +1

    Masiibo ku heshay ninka waxa samyay

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 7 วันที่ผ่านมา

    Allaha caafiyo gabadhaan xanuunsan hooyo saafina cadaalad deg deg ah allaha siiyo

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 7 วันที่ผ่านมา +1

    Daahir waa ku wataa

  • @Deka_Khayre
    @Deka_Khayre 7 วันที่ผ่านมา

    Asc dhamaan walaalow uhiiliya siiba daahir dawlad

  • @user-kp1cb3zj6v
    @user-kp1cb3zj6v 7 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry hoyo aduunka hadii xaqa kuweyso malinta Rabi lahor tagan yahay ayaad haleysa insha Allah

  • @dahabomohamed3110
    @dahabomohamed3110 7 วันที่ผ่านมา

    Hadiiba dadkii ku dhibaateeyey ilaaheey kaaga aargudey maad iska sabartid adigana ilaaheeybaa kaaga aargudaye

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 7 วันที่ผ่านมา +3

    Dahir calsow iyo walalah la shaqeyo horey uu socda dumarka iyo carurta waa dulmin yahin Allah ceeeb haa astura☝️🇸🇴

    • @sahramohamed7113
      @sahramohamed7113 7 วันที่ผ่านมา

      Daahir guuleyso gabadhaan hala caawiyo

  • @LaylaAli-qw6eu
    @LaylaAli-qw6eu 7 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah dàahir boqor

  • @hamdimohamed5842
    @hamdimohamed5842 6 วันที่ผ่านมา

    Wlhi hooyadaan waa loo baahnaa wax caawiya inbadan ayee wesay walhi

  • @foozia426
    @foozia426 7 วันที่ผ่านมา +3

    Maasha allaah daahir calasow wa rijaaal nooloow ❤

  • @faizaabdi690
    @faizaabdi690 3 วันที่ผ่านมา

    Saafi. Sorry Abayo Love you ❤️🥰

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 7 วันที่ผ่านมา

    Daahir inantan kansal ma aha talo ayaan siinayaa ha qaadato inshaalaah qeer waxay sameyneysaa biyo ha karkatrksriso tuwaal hageliso kadibna naaska korka haka saarto maalintii 3jeer,hadey caawin weydo Inantas Dubey hala geeyo qaliin ayay u baahantahey caanihii ayaa fadhiistey inshaalaah qeer

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 7 วันที่ผ่านมา

      Qof waalan baa tahy doqonyahy maxa ka hadlysaa

    • @anisaduela9784
      @anisaduela9784 7 วันที่ผ่านมา

      @@samiiraabdirahman7067 maxaad igu ceydey waxaan ka hadley waa cilmi anigu xbbti ma joogo Afrika,waana talo dhaqtar,ma waali doqona ma ahi ee ka toobad Keen Aflagaadadaada ilaahey ka baq

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q 7 วันที่ผ่านมา

    Ninkaas hadalkiisa inaad kahadasho xanuun ayuu kuu sii kordhinaayaa, isagana balaayaa kahaysata.

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 7 วันที่ผ่านมา

    ALAHA U GARGAARO GABDHAHA SOMALIYED WAANKA XUMAHAY LAAKIIN SHEEKO 40 SANOKAHOR KU DHACDAY MAXAY U TAREE HADA SUBXANALAH

  • @SamiiraSaleban-fd7hi
    @SamiiraSaleban-fd7hi 7 วันที่ผ่านมา

    Walal hadynu gabdho nshy Ragu dulmi badan ingu hayaan i
    Walal wax badan u samiryey waxan jeclaa inaad u amusto ilaahy kaga jar yo

  • @naimamohamud8871
    @naimamohamud8871 7 วันที่ผ่านมา

    Laailaah ilalaah

  • @adenissack3561
    @adenissack3561 7 วันที่ผ่านมา

    Dahir calasow Waa halyeey haduu case ka mamadan uu cadeeya 😢😢

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 7 วันที่ผ่านมา +1

    Howl adeg aa wadaa abti

  • @Beingme541
    @Beingme541 7 วันที่ผ่านมา

    Saafi wacan saxib qaliba ehed

  • @user-kp1cb3zj6v
    @user-kp1cb3zj6v 7 วันที่ผ่านมา

    Hoyo safi xaqeeda waa in loo kaca somaliyey

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 7 วันที่ผ่านมา

    Axsan walaahi daahir calasoow.

  • @SuusuuAbdi-gq8ke
    @SuusuuAbdi-gq8ke 7 วันที่ผ่านมา

    Qeybta 2 aaway

  • @sahrageeseyofficiall7914
    @sahrageeseyofficiall7914 7 วันที่ผ่านมา

    Sorry mom😢😢😢

  • @saidali7233
    @saidali7233 7 วันที่ผ่านมา

    asc daahirow arinkan waa arin aan aad iyo aad uga xumaanay waa in aad wax ka qabato

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 7 วันที่ผ่านมา

    Asc Allaa Qaracan weynaa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 วันที่ผ่านมา

    Naagta Ayaan Omar waa Midgaan Maryan Mursal ayaa Eedo u ah

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 7 วันที่ผ่านมา +1

    Mama dumar qabiil malaha ilahay hortisa waad helaysaa adunka hadad weydey

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 7 วันที่ผ่านมา

    Horta qabiilka waain la isku garto lkn qabyaalada ayaa xun. Maxkamada waain labada dhinac wareysato iyo marqaatiyo iyo cadeen.

  • @Deka_Khayre
    @Deka_Khayre 7 วันที่ผ่านมา

    Waa hooyee

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 7 วันที่ผ่านมา

    Musiibo ha ku dhacdo dheh

  • @naimamohamud8871
    @naimamohamud8871 7 วันที่ผ่านมา

    Subxaanalaah

  • @dahabomohamed3110
    @dahabomohamed3110 7 วันที่ผ่านมา

    Lkn maxaa cadeynaayo dhib dhacay 1986dii ileen wax muuqaal dhaawc ah oo muuqda miyaa ku yaalo maxaa cadeynaayo

  • @user-tf7io4uh4t
    @user-tf7io4uh4t 7 วันที่ผ่านมา

    Yaaa alaah halp mam safari ❤❤❤❤❤❤

  • @abdulahiesse5946
    @abdulahiesse5946 7 วันที่ผ่านมา

    Subxanallha waa yaab

  • @yasmeenahmed3991
    @yasmeenahmed3991 7 วันที่ผ่านมา

    Allow ceeb astur

  • @kiingeesay1341
    @kiingeesay1341 7 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah ale maxaa gabdhaha somaliyeed la dulmiyay alow ciqaabtada marsii inta dad dulmisay😢

    • @myisseartan1415
      @myisseartan1415 6 วันที่ผ่านมา +1

      Walaale noo ducey o Caruurta aan barno in kufsigu wax xunyahay

    • @kiingeesay1341
      @kiingeesay1341 6 วันที่ผ่านมา

      @@myisseartan1415sax wll ale caruurta xaqa hanoogu duwo inta la dulmiyayna u booga dhay kuwa wax dulmiyayna xaqa fahansii 🤲

  • @amalhassan8576
    @amalhassan8576 7 วันที่ผ่านมา

    Daahir qolada aad dadka weydiineyso iska daa oo Allah dartii u caawi dhibatada heysata kaliya haka hadlan

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 7 วันที่ผ่านมา

      Qabyaalada dhiigiisa ku shaqeeyo laakiin in qabiil lugu raadiyo waxay fududeynee in qofka la rabo la helo qofkii dhiban allaha u hiiliyo

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 7 วันที่ผ่านมา

    Taakeeye. Dilaaga wariyaasha 6 ka badan. Ninyahoow dacaalad noqo. Hadii kale umada weey kaa kala yaaci doontaa

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw 7 วันที่ผ่านมา

    ax ax am sorry mama 😢😢😢😢

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 7 วันที่ผ่านมา

    Oo kuwa kale ay ka cabsanee kan ay sheegeyso mey wadda sheegto

  • @Kahih
    @Kahih 5 วันที่ผ่านมา

    Sbusgarab an usaray li ajli adeega u uhaayo

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 วันที่ผ่านมา

    Habrtani 70sano jirka ah waa waalantahey haddey Goof rereerkooda u sheega

  • @FathaBisas-xv5zv
    @FathaBisas-xv5zv 7 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 sorry mam

  • @AaAa-qf4gd
    @AaAa-qf4gd 6 วันที่ผ่านมา

    Dahirna afigana maxkamada waa inlagugu fuliyaa meeqo gabdhood ayadkufsatay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 วันที่ผ่านมา +1

    Daahir doofaar Calasow imisa naagood ayaad soo dishey 1991/2001

  • @foozia426
    @foozia426 7 วันที่ผ่านมา

    Axsaan buukuu sameeyey haduu dalka kaasoo saaray alx😂

    • @naimabarre7088
      @naimabarre7088 7 วันที่ผ่านมา +2

      Waad cayareysa LAKIN adiga iyo ilmahaade ilaahey wuukugu dhicikaraa ogow

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 7 วันที่ผ่านมา +1

      Ilahay ka cabso habeenkaas waxay martey waa wax qalbiga dhaawacay

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 7 วันที่ผ่านมา

    Kuwan miyaanay aakhiro ka baqayn
    Inta Aduunka la joogo ayaa fiican inuu cafis dalbado Denbigoosana Qirtaan 😱

  • @SahroSaldus
    @SahroSaldus 7 วันที่ผ่านมา

    Gabadhaa markii lakufanay nas xataa malaheen

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 7 วันที่ผ่านมา

      Ma taqaanay mise waa maqashay

  • @alimahamud9314
    @alimahamud9314 7 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkk

  • @queenaisha8930
    @queenaisha8930 7 วันที่ผ่านมา

    Adigana wixi ku dhacay hakugu dhacaan

  • @alimahamud9314
    @alimahamud9314 7 วันที่ผ่านมา

    Hora ujecleetay ninkaan waxaas wax cadeen umaheeso doolad jirtay

  • @nimoabdille7765
    @nimoabdille7765 7 วันที่ผ่านมา

    I’m sorry maamo

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 7 วันที่ผ่านมา

    Dhiiqolow ninkii dambiga galay raadih ninkee dambiilaha ahaa raadih

  • @naimamohamud8871
    @naimamohamud8871 7 วันที่ผ่านมา +6

    Sorry hoooyo

  • @katramaxamad
    @katramaxamad 7 วันที่ผ่านมา

    War gabdhaha yaan afka la qaban oo gabdhaha hdi dhipato gaarto si naxaris leh halo waydiyo dhipka haysta mrkas si dhipatoyinkan loo jojiyo

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 7 วันที่ผ่านมา

    Dahirow maxaa u furi weysay barnaamij looga adkaado khawaarijta ku dhumaneysa magaaloyinka Somaalia.

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay 7 วันที่ผ่านมา

    Sorry mamo

  • @maryamdheerey998
    @maryamdheerey998 7 วันที่ผ่านมา

    Dahira calasowa. Icwae

  • @LaylaAli-qw6eu
    @LaylaAli-qw6eu 7 วันที่ผ่านมา

    1989 hadey qisada aheed sidaa hargeysa 1988 dagaaladii aad u ogeed maxaa qaldan

    • @amaladan5579
      @amaladan5579 7 วันที่ผ่านมา +1

      Waxey tiri 1986 ku noqo

    • @Degaliah
      @Degaliah 6 วันที่ผ่านมา +1

      1986 ayay tidhi

  • @naimamohamud8871
    @naimamohamud8871 7 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow sooqabo daalimiintaas

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 7 วันที่ผ่านมา

    Daahir calasoow. Maxkamadaada. Ina Adeertaa taakeeye. Ma qabato. Miyaaa. Ninkii 6 wariye dilay. Mise waxaada waa qabyaalad Cad. Taakeeye maxkamada soo saar. Hadii kale umada kala tag nac nacda. Mujrim taakeeye. Maantane diinta ka been sheegaayo.

    • @Degaliah
      @Degaliah 6 วันที่ผ่านมา

      Ma maxkamad runaad modaysa😂😂😂 dilkaa iyo waxaasi wadanka sharcibaa kajira

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani 7 วันที่ผ่านมา

    Sorry abaayo safi

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 7 วันที่ผ่านมา

    Dad aya hada waxan u maleyo run war umada beenta ka daya tan kale dadkan ma xishodan miya wayabe

  • @samiiragurey6812
    @samiiragurey6812 7 วันที่ผ่านมา

    Daaahir dahab

  • @foozia426
    @foozia426 7 วันที่ผ่านมา

    Dee mudo horey aheydee ada maxaa doonaysa way dhacday barihore waxii tagay weytageen

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 7 วันที่ผ่านมา

      Xaqeeday doonaysaa dadkii dambiga ka galay weli wey nool yihiin waana wanaagsan tahay inay fadeexayso si aan gabadh kale dhibkaas oo kale loo geeysan. hadii loo geeystana aysan qarsan oo ay ogaataa inay waxa ku dhacay ay dambi ku lahayn oo ay u sheegtaa ehelkeeda si loo dacweeye.

  • @halimaali9473
    @halimaali9473 7 วันที่ผ่านมา

    Sorry hooyo

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 7 วันที่ผ่านมา +1

    Aamen aamen ilahay maguuleyo somali intii dulmi isku raacdah

  • @HASSAN-tt4hg
    @HASSAN-tt4hg 7 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo kamid ahaay dadka

  • @Deka_Khayre
    @Deka_Khayre 7 วันที่ผ่านมา

    Dalka hanaga inkaarin hade

  • @koosmohamed7622
    @koosmohamed7622 7 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂 Habartan maxy 1:15 iska Ceebaynysa Caruur Mayayny lahayn ony maq oomaqlyn 60 kii ba lykufsay ayuun baylede Sharafi dhimaty.

    • @sucdimuse3584
      @sucdimuse3584 7 วันที่ผ่านมา +1

      Ceebmaxaa ah hadii ay dhibkeda ka hadashey miyaadan gabar aheeyn ama gabar Kuma dhalin ilaahayoow kuu hiile abaayo

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 7 วันที่ผ่านมา

      Maxa ceeba marka ma ninka xuun ee duliga ha lay so qabto wu ii dulmiyaye bisinka jaahil sanida😮

    • @maryanalifandhe8423
      @maryanalifandhe8423 7 วันที่ผ่านมา

      Ceeb maahan ee waa qof dhib loogaystay lanool ee adiga hada ha dulmin amaan sii hooyadaan dhiban.

    • @Degaliah
      @Degaliah 6 วันที่ผ่านมา

      Abahaa ayaa ka mid ahaa laga yaabaa adnaa faraxakh baadtahay

  • @LaylaAli-qw6eu
    @LaylaAli-qw6eu 7 วันที่ผ่านมา

    Anoo mj ah daahir boqir kuleh

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 วันที่ผ่านมา

    Daahir doofaar Calasow lacagta uu dadka ka urursanya waa ku qayilaya tuuga iska jira

    • @AsmaAsiim-wu4nw
      @AsmaAsiim-wu4nw 7 วันที่ผ่านมา

      Lacagta uu hayo wuu sheegaya intey tahay iyo sida loso kala diray qofka uu u hayana kolba uu ogaysinaya intey marayso marka se ku dhihi karta wuu ku qayilaya

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 วันที่ผ่านมา +1

    italy ayey ka timid Passport UK ayaan heystaa kulahaa islaantani ayaadab isxirrysa oo hadda beenshergeysa