Warshada birta SOM STEEL LTD ayaan siinay koronto balaaran oo ay kaga maarmeen isticmaal matooro.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Shirakada Korontada 𝗕𝗘𝗖𝗢 ayaa dabooshay baahida korontada dalka iyada oo koronto balaaran siisay shirkadaha iyo warshadaha ugu waawayn dalka, Warshadahaasi waxaa ka mid ah warshada birta Som Steel LTD. oo markii ugu horeesay laga hirgeliyay dalka warshad noocaas ah.
    #beco #becopower

ความคิดเห็น • 9

  • @shamsohashi9718
    @shamsohashi9718 หลายเดือนก่อน

    Marka hore Allaah Subxaanuwatacaalaa ayaa mahada iskaleh
    Idinkana Allaha idiin barakeeyo

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 8 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah. Waa wax lagu farxo. Allaha idin barakeeyo, shaqada Allaha idiin barakeeyo.
    Warshadda birtu waa aabaha warshadaha kale sidaa ogaada. Warshadda birta ha la ballaariyo oo ha la dhiso qaybo biraha noo hadda kala duwan ah, sida maarts, macdanka iwm. Warshadda maalgelin gudaha u raadiya oo ballaariya. Soomali guul iyo gobannimo.

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah, maasha Allaah, maasha Allaah. Waa wax lagu farxo. Warshadda birta shubta oo Xamar laga aasaasay 2018. Waa khayr aad u wayn oo ummadda Soomaaliyeed u soo kordhay. Ugaada Soomaaliyeed farsmada casriga ah waxay ka bilaabataa warshadda birta. Si horumar dhanka warshadaha loo gaaro, warshadda aad ha loo maalgeliyo oo ha la sii ballaariyo. Gobolada oo dhan ha ku fiddl.
    Sidoo kale biraha jajabka ah (scrap) yaan dibedda loo dhoofin ee warshaddan ha laga gado, si ayna shaqadeeda u joojin. Waxa igu maqaal ah in Imaaraadka la geeyo. Waxan leehay Soomaaliyeed ha gaynina ee warshadda Soomaaliyeed ka gada, iyada ayaa xaq u leh.

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 11 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah, maasha Allaah, Maasha Allaah. Warshadaheenii waa soo noolaayaan. Warshaddani waa bishaaro.
    Taas macnaheedu waxa weeyi in wadankii soo noolaanaayo.
    Waxa iga dardaaran ah in aan Soomaaliya dagaal danbe ee sokeeye loo noqon, dawlad dhisan yaan la duminin. Jabhad iyo jaahill danbe yaan la daba kicin. Mar danbe yaan loo noqonin in wadanka la burburyo. Waad ogtihiin arintaasi waxay keentay khasaare badan oo naf iyo hanti leh, oo laga baaqan lahaa.

  • @abdiadam3808
    @abdiadam3808 ปีที่แล้ว

    hadiiba shaqaalahiin safetykaan ayba ku shaqeeyaan bartiina see la iskugu aaminaa

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 ปีที่แล้ว +1

    seftiga shaqaalaha dayac badan baakamuuqda

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 หลายเดือนก่อน

    war shaqalah dhar iyo kaboh fican siyah shirkadahan waxay ku shaqeyan xaran

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah, but please the staff need safety gear and outfits with international safety precautions should be taken

  • @ZakariaMuse-qy1nc
    @ZakariaMuse-qy1nc ปีที่แล้ว

    Xageekutalaa