Dadki badbadiyay waxa ey mudan yihiin Biladshar iyo wax in loqabto dhabti wa dad Waddaniyada ey wax walbo kala weyned Alle ha Abalmariyo dhamantod ❤❤❤ dhabti wanku farxay marki an arkay
Waxaan muwaadininta soomaliyeed EE qurbaha iyi wadankaba joogto oo an kamıd Ahay kuboorinyaa İntey warshadaan maalgashtaan si waxsoosaarka wadankeena uu kör ugu kobco WAAN ogahay circumstances iyo dhibatoyin amni ey leedahay lakin weli waxey mudantahay in xal loo Heli doono insha'Allah 🤲🤲♥️💙💙
Wa talo fican runti bagladesh iyo hindiya ayeynu badali lahen hade sharkado badan san cml soo baxan gaajadana wa yaran lehed dadka Marke shaqo aadan ilhw dadkan indha u fur horta
@@nahawi1479 Ugu yaraan waxey kusuurto galeysaa in shirkadaha qaaska loo leeyahay EE isgaarsiinta şifa hormuud iney saami kagadato , suuq geyntana kaqeyb qaadato , Sido kalena ganacsatada kal saami laga siiyo , 2: Amniga waa un kista iska bixi taasina heshiis xeer ubaahan bey noqon kartaa si local ahaan 3:shaqaale siraqiis kushaqeeyo loo helo faaido bar bilowga shaqada ah 4: hadaanan dibada xita lo dhoofin Karin badeecada wa in lagu bilaabo si local ah tartiib tartiib ah 5: waa in lashaqaaleysiiyo dad xalinta Amniga EE digitalka si ey Qatar walba Ugu hortagaan 6dhibaatada Ugu weyn oo Amniga ah waxey ubaahantahay laheshiis labada dhunac ah iyo u adeegida shacabka ah AAD muujiso . Tusaale ahayn Wadanka waxa Ugu badan EE lamaalgashanyo sanidihii dhowaa waxa ugu badnaa Real state ama hanti maguurto . (Xaafada daarusalam) waa magaalo AAD ucusub muqdishona kutaal misna amnigeeda 100%laysku haleyn karo sidee bey kudhacday bey kula tahay ?
Quluubteena kujirtiin reer balcad WAxan Ku ogahay dad farsamada iyo wax soo saarka caan Ku ah insha'Allah warshadan waad xafidi dontaan wadna soo celin doonta waqti dhow waana idin jeclehay i love you reer balcad dhamantiina ❤❤❤❤❤❤
Gadha waa runteed oo Warshada Balcad waxaay ku filnayd dhammaan dharka aay iskoolada qaataan, laga billaabo dugsi hoose illaa dugsi sare iyo dharka Tuutaha ciidanka iyo dhar Kaaki ahaa oo qurux badnaa ooy saraakiisha qaadan jireen, iyo dhar midabo kala duwan lahaa oo aay shaqaalaha Dowlada ee Wasaaradaha kala duwan ku lebisan jireen!! Those were a goldan days of Somalia and it seems, it will not come back in our lifetime! Sorry
Fadlan 3kun Like iyo Share
Instagram: instagram.com/geedisahan/
Ka bada istaahishaa shugran geedi 👍
Waa warshada kaliya oo dad damiir leh gacantooda gashey oo og in wadanka bari kamaalin anfacaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dadki badbadiyay waxa ey mudan yihiin Biladshar iyo wax in loqabto dhabti wa dad Waddaniyada ey wax walbo kala weyned Alle ha Abalmariyo dhamantod ❤❤❤ dhabti wanku farxay marki an arkay
Reer balcad waa dad daacada oo wanaagsan MashAllah ❤
Mahadsanid Geedi Sahan xasuusta ayaan u hayaa oo dharka ay soo saarto ayaan iskuulka ku dhigan jiray
Soomaaliya oo dhan dharkeeda baa uniform u ahaa: ciidan, arday shaqaale dowladeed, faystooyin, guryo, xarago iyo maasha'allah Waxaan lasoo koobi karin WARSHADA BALCAD baa soo saari jirtey💔💔💔💔😭😭😭😭
Alxamdu lilaah warshadaan dharkay soo saartay ayaan wali gacanta ku hayaa sodon iyo sagaal sano ilaa iyo 1986 asagoo aan is badalin jacaylka aan u qabo sanaacada wadankayga awgiis wadankeena alaha cadowga rabo inuu kala jarana sida snm alaha jabiyo
Mnsha Allah wlh waan la ilmeeyay maantay miyaan tahriib Aadi leheen miyaan qabiil isku dili laheen soomali xaqa Allaha tuso Aamin Aamin Aamin
Masha Allah dhabti wan umahad naqaya cidwalbo oo bad baadisay warshadan dhabti wa wax eyku fani karan wana wax lagu farxo
Baarakalah fiikun❤😢
The best person ever the most knowledgeable the most shine all created is prophet Muhammad scw❤❤❤❤❤
Koko koko reer balcad miyaad tahay
Somalia oo awoodle inay dib u laabto inchallah keep going brother geedi sahan
Waxaan muwaadininta soomaliyeed EE qurbaha iyi wadankaba joogto oo an kamıd Ahay kuboorinyaa İntey warshadaan maalgashtaan si waxsoosaarka wadankeena uu kör ugu kobco WAAN ogahay circumstances iyo dhibatoyin amni ey leedahay lakin weli waxey mudantahay in xal loo Heli doono insha'Allah 🤲🤲♥️💙💙
Wa talo fican runti bagladesh iyo hindiya ayeynu badali lahen hade sharkado badan san cml soo baxan gaajadana wa yaran lehed dadka Marke shaqo aadan ilhw dadkan indha u fur horta
@@nahawi1479 Ugu yaraan waxey kusuurto galeysaa in shirkadaha qaaska loo leeyahay EE isgaarsiinta şifa hormuud iney saami kagadato , suuq geyntana kaqeyb qaadato , Sido kalena ganacsatada kal saami laga siiyo , 2: Amniga waa un kista iska bixi taasina heshiis xeer ubaahan bey noqon kartaa si local ahaan
3:shaqaale siraqiis kushaqeeyo loo helo faaido bar bilowga shaqada ah
4: hadaanan dibada xita lo dhoofin Karin badeecada wa in lagu bilaabo si local ah tartiib tartiib ah
5: waa in lashaqaaleysiiyo dad xalinta Amniga EE digitalka si ey Qatar walba Ugu hortagaan
6dhibaatada Ugu weyn oo Amniga ah waxey ubaahantahay laheshiis labada dhunac ah iyo u adeegida shacabka ah AAD muujiso .
Tusaale ahayn Wadanka waxa Ugu badan EE lamaalgashanyo sanidihii dhowaa waxa ugu badnaa Real state ama hanti maguurto . (Xaafada daarusalam) waa magaalo AAD ucusub muqdishona kutaal misna amnigeeda 100%laysku haleyn karo sidee bey kudhacday bey kula tahay ?
Raga warshada hayo ha la taageero dawlada iyo shacab wa mahadsan yihiin
Ilaahow ku naxriisto Mohamed Siyad Barre
Abayashan intaan o sano gacanta ku haayay warshada runti waxay mudan yihiin in la Abaal mariyo
Ax yaa rabi ilahay sidii hore haku soo celiyo somali
Dowladii kacaanka iyo dhamaan dadkii lasoowada sheqeeyay janadii fardowsa alaha geeyo
Mahadsanid geedisahan sidaad nogu so bandhigtid horumarka wadankeena iyo dalxiiska
Xasan sheekh Warshadaan wax haka qabto
Maanta dhar baa loogu baahi badan yahay
Reer balcad hada nahay soo abaal marin malihin 😢😂😂❤😊
Quluubteena kujirtiin reer balcad WAxan Ku ogahay dad farsamada iyo wax soo saarka caan Ku ah insha'Allah warshadan waad xafidi dontaan wadna soo celin doonta waqti dhow waana idin jeclehay i love you reer balcad dhamantiina ❤❤❤❤❤❤
@@Liban-farah2023 m.a wll sidas wye allaha ku jeclado
Abaal marin beele. In xabsi la idiin dhigo waaye. Warshadii baad ku xaarteen 33 sano.🤣 🤣
@@Liban-farah2023😅
Kabad baa mudan tihiin runti😢
Mashallah, Reer Balcad iyo Abgaalba waa Dowlad yaqaan.
yees brother warunta ❤
Abgaalka haso celshaan warshDaan hadey dawlad yihiin
Maxaa hada reer hebel inaad dhahdo kugu kalifay😢
Waxaa fiicnaaa leheed dowlada iney maal geliso wlllhi dhalanyarta shaqo ugu abuurmi leheed lkn aawi hee dowlada wexey ku mashquusha wax aan faaaido leheen qeeyrka alllaha nawaafijoyo
hambalyo balcad muwaadinka koowaad ficil kudayasho mudan
Geedi sahan 2019kii ilaa hadda waan kugu xeranahay hore usoco wllka ❤
Mahadsanid 🙏🏾🙏🏾
Khayr badan, oo badan, oo bad ah, Allaha siiyo dadkii xafiday warshadan. Runtii markii aan dib u arkay, waxaa i qaaday qiiro badan ama .emotion
Shaqo fiican heesaa Geedi sahan Noo soo badi muqalada noocaan cml Next Luuq Jubada hoose
Mashallah mahasanid geedisahan runahanti dadk rer balcad wa dadk ugu wanagsan somaliya majirto warshad ka badbaday warshadahi wadank o aheyn warshada balcad waxan bililaqadi udiday reer balcad badbadiyay wa hadidi umada somaliyeed melkastey jogan dowladi wxi ey lahed odan wa ladacay o waxa bililiqestay moryati wadank qabsatay jabhadi riday siyad bare shaqalah warshad 33sano mahelin wax takuleyn ah waxey war diya kayahin warshad si iska wax uqabso ah ayago ilalinay hantida umad wa ina uabal gud na Aabo yashas 30sano wardiyo kahay somali tex balcad dowlad wxan ka codsanaya in labal mariyo owarshada dib lo howlgiliyo inshallah ❤❤ mahasanidin
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤
Maasha'allah Tabaarakallaah, warshada dharka waxay ahayd halbowlaha dalka nolosheydana saameyn ku leh, wiishka wuxuu ahaa saacad dagmada Balcad. Beerrii suufka, biyoxireenka iney badbaadeen Allah baa mahad iska leh iyo shaqaalihii ku dhabar adeygay ❤❤❤❤❤
Ree balcad adkeysta inte dowlad ino imaneyso❤
Dowlad ma jirto miya hada, Adiga oo kale aya dowlad ina yeelano ogoleen
maansha Alaah war dowlada gaarsiya ninki awoodo
Dhaaxan dadka qaybo dheeraaa, maantana qarkay ma gaadho😊
*Ilahay haa idinka badbaadiyo tuuga wayn ee Xasan Sheekh Maxamuud*
Subxan allah ilaahay dalka ha no hagaajiyo
masha allah allah kheyr haydin kasiin sida u ilaaliseen hantidii umadda soomaaliyeed
I Hope it will revive again. Goormay dib u soo noolaandoontaa ayadoo wax soosaar leh!
Waa iney ganacsatada soomaaliyeed maal gashtaan warshada oo qalabkeeda la hor mariyo❤❤❤
Qayr ilaahay hasiiyo dadki bad badiye
Waa dad dalkooda jeceel walaahi
Abgaal waa gob Mudulood Hiraab mashiinkii iyo madaxdi Qaranka
Waa runtaa walle. Dad kale sidii ayaxii ayay meelihii degeen eber ka dhigeen.
Qabiiilka waakan warshadii saaa ka dhigey 😢😢
@@KalelaChannelimsa bur buriyeen warshda mesha ba mataale wx kle sheeg 😂😂
Masha Allah. keep up the good work
Keep everything to together all these years these guys they deserve award
Sxb kunka halay gaarsiyo dadkeyga somaliyed
Of course mashallah grandpa still keep hope
Waaaaw Masha Allah ❤❤❤❤
Gup going the legend 😊
Masha Allah walal keyga geedi sahan aad baa ugu darxaa marakaa noo sogodbis waxyabaha qadiimiga qaasatan mida dalkeena mahadsanidd
Masha allah alaha dalka dadkooda ha jeclaysiyo kwen dalka allah nasiyay
Mashaa Allah tabaraka allaah brother guul iyo gobonimo viva somaaliya ilaahow somaaliya oo sida reer ballad oo kale xaqa fahamsii in wadanku leeyahay hantida dalka mashaa allaah tabaraka allaah guul iyo gobonimo viva somaaliya
Mashallah thanks bro
Inashallah dowlad caadil ilahey hanoo keeno
Asc. Magaalada aan ku dhashey maansha Allaah.
Ilaah subxaanu watacaala haku xifdiyo sida aad hantida dalka aad u xifdidey waa dhaxalkii dhulkaaga hooyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salaama geedi sahan waa nin kugu salaamay adigoo balcad kasoo galay wadada maka al mukarama
Reer balcad hogaanka dalka haloo dhiibo walaahi waa dad wadaniyiin ah oo aamin ah
Waw 2000 shaqalo mawa yara walhi
😢shaqo laaan ta waba laga baxaa
Alaa Ilaahey dad israacsan hanga dhigo wn qiiroodey 😢😢😢
❤❤❤❤ mashlhaa aboyaal sharflah ilhaay haidiindaayo
Waa meel mudan in somalida la tuso
guulayso wll geedi sahan ❤👑🙏
Dharka laga soo saaro Iskuulka ayaan ku dhigan jirney. Dadkaa waxey mudan yihiin abaal marin.
Abayo dharka lasosaro Mala si ibin jiray
Abayo halmar if idey
@@queenliza596 haa wala iibin jirey,oo weliba dhar tayo fiican ayey soo saari jireen in kasta oy Somalida dharka dibada jecleyd loona yaqaaney eestaro. Mahadsanid wll saad u aqrisey qoraalkeyga.
@@queenliza596 waxaad ka wadaa?raali adoo ah.
Gadha waa runteed oo Warshada Balcad waxaay ku filnayd dhammaan dharka aay iskoolada qaataan, laga billaabo dugsi hoose illaa dugsi sare iyo dharka Tuutaha ciidanka iyo dhar Kaaki ahaa oo qurux badnaa ooy saraakiisha qaadan jireen, iyo dhar midabo kala duwan lahaa oo aay shaqaalaha Dowlada ee Wasaaradaha kala duwan ku lebisan jireen!!
Those were a goldan days of Somalia and it seems, it will not come back in our lifetime! Sorry
Dharkii schoolka ee balcadka ahaa ayaan xidhay
mashaAllah, Alle habarakeeyo dadka juhdiga ayi nooc ah galiyay ilaalinta iyo maintainance-geeda, wxn rajeynaa in la dayactiro dib loo howlgaliyo mardhaw.
Big legend always geedi sahan another's levels very nice 💯💯👍⚽️⚽️❤😊
First Comment 7 Vidèo Ugu Danbeyeye Tageero Lanbar wan
Thans aboowe Warshada hala maal galiyo
Adiga youtube madaxoofa baadlacag kuheshaa bixi wixii ilaahey kaasooqaado kan Maya,Allah.😢
Sonaliyey aan is fahano hadee somalin1 nikuta waxaan hubaa yurub in aan ka wax soo saar fecnahnay❤
Masha Allaah 🤗❤️ tabaaraka laah 🤗❤️
Wlhi waa ilmeeyey hada ma saas baynu ahyad miyaa from hargeisa
@Sakariya, Sxb Sare Anigu Qarankii Bur buray Wax Baan ku Soo Bartay.Waxaan Xusuustaa Shacabka Soomaaliyeed Waa yaraa Qof Baaga muunde ah,Marka Waagu Beryo Qof Dowlada u Shaqeeya,Mid Shaqadiisa Gaarka ah Aada,Mid Xoolihiisa Dhaqda iyo kuwa Wax Barta ayey ahaayeen.Tusaale ahaan ,Waxaan Guri Villa ah oo Baydhabo ku yaalay ku Wadda Degenayn Shan Nin oo kala Qabiila oo Dowlada u Shaqeeya .Wiil Habar yoonis ahaa, Odeysa Ciise ahaa, Wiil Dhulbahante ah, Labo nin oo Habar gidir ah oo walaalo ahaa iyo odey Fiqishini ah .
Ilaahay Wanaagaa Ha Soo Celiyo.
Mahadsanid walal
Geedi sahan ilaahey ha ku daayo sida dalkeena aan meelihiisa wanaagsan aad usoo Ban dhigyay
geedi sahan keep going brother ,, sida kuwa muqdisho jooga prank kuguma ogi,,
Mahadsanid geedi sahan❤❤❤
Dharka iskoolka, aan ku soo xasuusanaa.
Masha Allah
😢😢😢😢😢😢dowlad nimow wanaagsaaa ayaya lahaan jirtay
Warshadaan dharki ay soo saari jirtay ayaan isguulka birimo ku bilaabay ,surwasl buluug ah iyo shaati cad ,1975 ayaa surwaalki buluuga ahaa lagu bedelay cagaar,lkn markaad anigu dugsiga dhexe ayaan aaday Oo dabagaabki buluugga Kii lagu bedelay ee cagaarka ma qaadan,waxaan aaday dugsiga dhexe waxaan qaatay surwasl kaaki iyo shaati jaalle ah , kadibna dugsiga sare waxaan qaatay surwaalki kaakiga iyo shaati cad , waddankeenu wanaag sanaayee waxbarasho free ,caafimaad free, jaamacad free, debadda qofkii loo dirayo wax harasho free
Omg videogan dowlada inu saameeya rajeena o dib lo casriyeyo warshada❤
Keep going brother
Alla soomaali maxay nimco haysatey oo iska dadinay oo weliba dad waweyin ku han jaban shagashankii hadaan loo noqon oo maxaa noo haray oo naga dadanaya sagashankii kadib wadankiiba gumaysi ayaad geliseene munaafaqiin gudaha iyo cadowga bananka ayaa isu kashaday Xasbunallahi wanicmal wakiil Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
Maanshakha.geedisahan
Mahadsanid wll Gedi sahan
Masha allah guulayso brother @geedisahan markasta waxaad samaysa wax kaduwan waxay sameeyaan TH-cam layda kale hore usoco waanku hambalyeynayaa.
Washado kle soo gudbi bro
Wallahi waanasab Nimankaan ilaashaday hantidooda
❤❤❤MashaAllah beautiful
Mahadsanid Geedi sahan
Mansha Allah barigii wadanku uu dhisnaa😢
Waad mahadsan tihiin sidaad u xafideen hantida qaranka
Waxay istaahilaan in la siiyo bilado.
hore u soco
Hore u soco
Macaanka doowladnimada ❤
Hadii la dayac tiro ka warrama ?
Dowlada, Qurbo joogta, iyo donners ka caalamka hadii ay iska kaashadan xata Updating waa lagu sameyn karaaaa xaqiiq
Baydhabo janaay saad u imaadey illaaxada video kaama hayno Geediyoow
😢😢𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐢𝐲𝐚𝐠𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚 𝐢𝐬 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲
Waxaa maxamed siyaad barre inaa qabtey hawiyoy abaalna uma haysaan
Wadaniyad ayay muujiyeen dadkaasi kuddayasho ayayna mudanyihiin
Balcad😻🔥
Dalkeena nimcaa fadhidaa ❤
Mocha Alh Iam Proud To be somali And i will Established Factory Like This ❤️🫶🏽😀
Mahadsanid ،🥰
Somali Inay Nolol Wanagsan Ku Noolaadaan Waxay Kadoor Bideen Dawarai Iyo Qabiil
Sababta ma noo sheegi karta kulaha ma meel dowladii dhamayd bur burtay ba is weydiin leh 😂
Balcad waa uxiisay dhulkii aabahey 😢