Su’aashii Cabdirisaaq Teera iyo Jawaabtii Aqoonyahan Ibraahin Hawd “ Ex Madaxweyne Cabdiraxman Tuur

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • “Aragtidaada waan kugu ixtiraamaya inta aanay ka ahayn mid lagu Awr kacsanayo oo cid kale ku Awr kacsanayso.” Jawaabta Ibrahim Hawd kaga falceliyay hadalo loo soo dhiibay ninka Abdirizak Terra la yidhaa.
    Ustaadku xalay wuxuu ka waramay 200 Sanno oo taariikha, wuxuu saxay been iyo borobogaando dawladii Kacaanku faafisay oo dadka aan wax ba akhriyini sideeda u qaateen, wax kamida taariikhaha beenta ah ee SYL iyo Daraawiishta oo faafidooda regime-kii Afwayne Malaayiin doolar oo cashuurtii dad waynaha ah ku maalgaliyay.
    Wuxuu dul joogsaday taariikho la xaqiray oo la asaay. Ugu dambayn, wuxuu iftiimiyay in taariikhda iyo dhacdooyinku sheegayaan midnimo dambe oo Xamar iyo Hargeia dhex mara in halaag kale uun kaga dhaxli doono.

ความคิดเห็น • 12

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ibrahim Hawd Aqoonyahan Af-ka somaligana cabqari ku ah oo agnaan ka ahayn . ❤

  • @mussaahmed2049
    @mussaahmed2049 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaha waa nin caqli badan oo munaafaqada somaliwayn fahansan

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aqoonyahan u jawaabay faqashta bilaa caqliga ah . Guul , somaliland ha waarto.

  • @nasserpokie
    @nasserpokie 2 หลายเดือนก่อน +2

    inuu Qoraalka uun belo ku qabay baan moodi jiray waayo Isaago Hadlayaa maynaan Arag Belo ku ciyaadhay

  • @mustafehussein6983
    @mustafehussein6983 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kii yaraa ee taara ee codka dumarka lahaa jawaab ayaa la siiyey akhlaaq u yeesha, markaa ha soo xiiqo waa lagu awr kacsanayaaye😂😂😂😂😂😂😂

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ibrahim hawd bawdka Kula tuntay cbb Iyo huwantii nabar iyo naxdinba dee

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runtii In badan ayuu soo xiiqi doonnaa, Riyada Somaliweyn waa riyo cidii isku keentay ayaa la noqotay dibna iskuguma soo noqonaso ee aayar nin weliba halkiisa haku nabad-gallo

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 2 หลายเดือนก่อน

    Ibrahim waa cabqari ildheernimo iyo geesininimo ku hubeysan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน

    Kuwa caaya aqoonyaheyka Somaliland ee wiilka ka yar oo Farmjo shaley maalgaliyey ee socad baradku u waramyaa maxaad ku caayeysan hadan la idiin niikin waad cayeysaan reer koonfur caqligooda waa kaa

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk aqoon Yahanka iiddoor ma noocaas baa

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 หลายเดือนก่อน

      Faqash 90jirkoodi maydka dhaqi jiray baa tiktok ka niikinaya