Jawhar | Xarunta warshaddii sonkorta ee ugu waynayd bariga afrika | Waaberi Show | Xalqadda 14aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 135

  • @maanka1111
    @maanka1111 ปีที่แล้ว +14

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢❤🥺👋❤️😌😊

  • @xusnicaddawe7432
    @xusnicaddawe7432 ปีที่แล้ว +2

    Jowhar waa magaaladeyda runtii waa magaalo cajiib ah muuqaalo dheeri ah oo qurux badan inaa soo qaadato aheyd oo aad dhalinyarada magaalada lasoo xiriirto, balse si qurux badan ayaad usoo bandhigtay mahadsanid mr Waaberi

  • @maanka1111
    @maanka1111 ปีที่แล้ว +16

    ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️😢❤🥺👋❤️😌

  • @AbdiqadirRoble-nl1ul
    @AbdiqadirRoble-nl1ul ปีที่แล้ว +8

    Aduun jowhar Aakhirana jano❤

    • @BabinoNuury
      @BabinoNuury 7 หลายเดือนก่อน

      Aduunya ka joogee janaale dhaxdeeda akhiro u jiidee Jano

  • @xamzeganaral-mn8uq
    @xamzeganaral-mn8uq ปีที่แล้ว +6

    Walaal kasoo hadal qisadii nabi ismaacil ama safwaan binu umayah❤

  • @adanabdulle4477
    @adanabdulle4477 ปีที่แล้ว +6

    #joowhar maxaan in badan
    Ku weeydiiyay
    #maanta waad I shaafisay ❤❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +1

    Thank you brother for these useful information about our country.Somalia

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 ปีที่แล้ว +2

    Jowhar janaad taariikhdeeda inaa waa hore ka soo hadashee eheed waad naga la soo daahday
    si kasto ha ahaatee waad ku mahadsan tahay

  • @kurana289
    @kurana289 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah ustaad cadiraxman cumar Alle haku sharfo aaqiriyo aduunba 👑😍❤🙏

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว

    Mashallah somaliy waxey ku mah mahan aduyo johar kajog aqiro jene❤❤❤mashallah

  • @Kiiney_Hajji80
    @Kiiney_Hajji80 ปีที่แล้ว +3

    Jowhar jano allow dalka iyo dadkaba inoo hagaaji❤

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hambalyo ree jowhar

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 ปีที่แล้ว +5

    Yaaa! Kan waxuu sheegayo ma ogo. Kow: Shiinaha waxey bilaaween bariiska lexdameeyada (late 1960's); Jowhar magaalo madaxda Shabeelaha Dhexe waxey noqotay bilowga todobaatameyada (1970's) and not 1984. Ninka aasasay Jowharna waxaa la dhihi jiray Luigi Amadeo- burjikiisana Duca Degli Abruzzi. Waxuu qabay naag Abgaal(wax uma dhalin). Aabahey baa u shaqeyn jiray.

    • @axmeddahir6487
      @axmeddahir6487 ปีที่แล้ว

      Waaw climi ban ja faidey sxb hadey sax thy waxad shegesid

  • @muslimqueen458
    @muslimqueen458 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow sidii iyo si ka khayr badan ku soo celi adigaa kariimee

  • @anwaar.adaan.maxamud
    @anwaar.adaan.maxamud ปีที่แล้ว +5

    Goormaynu so ceshanayna sharafteni iyo qaranimadeni🇸🇴🇸🇴 iyo ku dhaqanka diintena suban iyo goormaynu iska dhafayna qabyalada iyo kala qaybsananta iyo nin jeclaysiga gormaynu hurdada kakacayna
    Ilahow nogargar from hargaysa

    • @somalia80
      @somalia80 ปีที่แล้ว +1

      Insha allah zxp waanu ka baxayna

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 ปีที่แล้ว

      Markaan toobadkeeno oo aan ilaahey kaliya jeclaano oo aan joojino beenta khiyaanada dilka naceybka xoolo jaceylka waa inaan ilaahey usoo laabanaaa insha allah 🇸🇴💕🇸🇴🍀🇸🇴🌺🇸🇴❤️

  • @mohamedhussein7477
    @mohamedhussein7477 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah jowhar magaalo Taariikh leh

  • @maxamedsheikhabdullahi1551
    @maxamedsheikhabdullahi1551 ปีที่แล้ว

    M.a Ustad abdirahman Aduunyo jowhar ka joog Aakhirana Jannoo My Home

  • @MaxamedIbaraahim-ly7yb
    @MaxamedIbaraahim-ly7yb ปีที่แล้ว +1

    Waad mahad santahay wll
    Waa loo bahanyahay barnaamijyada oo kale
    Soo baddi barnaamijka

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 ปีที่แล้ว

    Dhagaxbuur kaama hayo ustaad

  • @saabirhassan7540
    @saabirhassan7540 ปีที่แล้ว +1

    Afgooye iyo taariikhded ka hadal

  • @RADWANMAYDAL-nz4ls
    @RADWANMAYDAL-nz4ls ปีที่แล้ว +1

    Zxp dheeriglin ama Waxbarashadu faaiidada ayaa leedahay nooga soo hadal

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว

    oh my god wa lug goyeen hormarkii jabhadahan qacimiinta ahaa wadanka somaliya

  • @bigboysofficial7309
    @bigboysofficial7309 ปีที่แล้ว +1

    Halkaann Reer johwhar majogaan😂

  • @ABSHIRMOHAMUD-b2x
    @ABSHIRMOHAMUD-b2x ปีที่แล้ว +1

    MAHADSANID ZXP

  • @SAMATARE
    @SAMATARE ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Walaal kasoo hadal Magaalada Aadan-Yabaal

  • @cumarsalaad4989
    @cumarsalaad4989 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan ปีที่แล้ว +3

    Wan Maqla un Jowhar Xita Ma Aqan Dhinaca Ay Somaliya Kaga Taalo lkn Waxan Ka Aminsanahay meel Qurux Badan O Biyo Qulqul leh

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 ปีที่แล้ว +2

    Magaaladeydi❤️

  • @catooshyare5978
    @catooshyare5978 ปีที่แล้ว +1

    My home❤

  • @saleemaancalixuseen7051
    @saleemaancalixuseen7051 ปีที่แล้ว

    mi favarot region

  • @faadumosharmaake4065
    @faadumosharmaake4065 ปีที่แล้ว +1

    Ila hada galkacyo ka sugay @waaberi media

  • @Nuur3939
    @Nuur3939 ปีที่แล้ว

    Ifka jowhar kajoog aakhirana janno❤

  • @omarkaylaco8440
    @omarkaylaco8440 ปีที่แล้ว

    Sxb filimka scream kasoo hadal

  • @cckhaan
    @cckhaan ปีที่แล้ว +2

    Cabdiraxmaan waaberi zhp tagerahaagaan kamid ahay waxaan rabbaa inaan youtube furtee waxaad isamaysaa share out ❤

  • @AxmedAli-qy6vw
    @AxmedAli-qy6vw ปีที่แล้ว

    Meshan kudhashay❤🎉 thanks brother 🥰🥰

  • @abdirahman9696
    @abdirahman9696 ปีที่แล้ว

    Marko kaso hadal sxp plz mahadsanid

  • @nourcade4180
    @nourcade4180 ปีที่แล้ว

    Magaalada borama kasoosame plz

  • @gulletsheikh3622
    @gulletsheikh3622 ปีที่แล้ว

    Ustaad adigow mahadsan waxaan codsanaa waxaa ka sugnaa Ceelbuur 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @wizzkhaliifa-ph1ow
    @wizzkhaliifa-ph1ow ปีที่แล้ว

    As xaa be an gar sino hadaf kisa 400k in sha la laah

  • @cabi500
    @cabi500 ปีที่แล้ว

    Next hobyo ama dhusamareeb zxp

  • @fartunhappy1850
    @fartunhappy1850 ปีที่แล้ว

    Ceerigaabo sanag

  • @dekeofficial8817
    @dekeofficial8817 ปีที่แล้ว

    Sxb jwb kama hayo mise radis ayat ku jirta

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l ปีที่แล้ว

    Ama jowhar joog ama Jeddah 😂😂❤ xundunteydaa ku duugan.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Bilajo dekodela burus la dhaha aniga ku dhashay hadan dhinto leygu dugi dona muqdisho korontada ma laheyn gorta jowhar korontada laheyd

  • @ZENGEBOY
    @ZENGEBOY ปีที่แล้ว +1

    Prather Boorame kasoo hadal 👍👍

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 ปีที่แล้ว +1

    War borama kaso hadal ramadantina dhamataybe

  • @hanadahmed3780
    @hanadahmed3780 ปีที่แล้ว +2

    Aduunka jowhar ka joog aaqirona janada.

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣😂😂😂😨😨

    • @tafatiraha5632
      @tafatiraha5632 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh😂

  • @abdikaafiyare6049
    @abdikaafiyare6049 ปีที่แล้ว

    Ceelbuur kaso hadal zxp

  • @wllsahim6692
    @wllsahim6692 ปีที่แล้ว +1

    Afgoye kaso hadal lpx

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas ปีที่แล้ว

    Abdirahmanow Boorama ma ciidad la wadaagaysa taariikhda gobolkeeda mise laylatul qadriga ❔🤔

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Abahey aha xisabiyo warshada sonkor ta snay

  • @horncabdilahicabdkarim-qf2dn
    @horncabdilahicabdkarim-qf2dn ปีที่แล้ว

    Caasimadii halganka soomaaliyeed ee Taleex ma ka tagaysaa ustaad?

  • @daadircade4797
    @daadircade4797 ปีที่แล้ว

    Xiintayda😅🙏🏻

  • @sheikhafasaxaheysta523
    @sheikhafasaxaheysta523 ปีที่แล้ว +2

    My HOME🛖

  • @claahimaxamad.claahi.afgoo1080
    @claahimaxamad.claahi.afgoo1080 ปีที่แล้ว +1

    😂😂 Kacanka waqarameya Aa waxii taliyanigii kudalaya Halmar mala waregay

  • @anushacharlotte7406
    @anushacharlotte7406 ปีที่แล้ว

    Jowhar jano

  • @crahmanmaxamed6240
    @crahmanmaxamed6240 ปีที่แล้ว

    zxp liketa ha iisaarinina waayo marabon ina noqdo madaxa likta

  • @ibrokhan7399
    @ibrokhan7399 ปีที่แล้ว

    Taariikhda magalada mandheera

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 ปีที่แล้ว

    Wax Alle wixii warshado ahaa, waxa ka danbeeyey Talyaani. Ingiriis waxba lagama dhaxlin.

  • @faadumofaadumo8051
    @faadumofaadumo8051 ปีที่แล้ว +1

    MAGAALADA MARKA CADEEY AAWAY HEE WLL

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 ปีที่แล้ว +1

    Anoo Taariikh Leh Oo
    Qeyrkay Kaba taako dheer
    Maxaa Dal Shisheeya iyo
    i dhigay cari aanan lahyn .

  • @abdikhadarbillow4789
    @abdikhadarbillow4789 ปีที่แล้ว +1

    War nio mxaa kuheysata gariss

    • @MohamedAli-xh8vt
      @MohamedAli-xh8vt ปีที่แล้ว

      Garissa magaalo weyn wayeh from gorowe

  • @zuhuursimran2278
    @zuhuursimran2278 ปีที่แล้ว +1

    Galkacyo noo soo gudbi 😘

  • @calisheekhhanafi9183
    @calisheekhhanafi9183 ปีที่แล้ว

    Sxp sare cod sigegii wd ii fulisay shugrn

  • @asiyayasiin1724
    @asiyayasiin1724 ปีที่แล้ว

    Wllo ceerigabo mad kaso hadashid

  • @MaxamedIbaraahim-ly7yb
    @MaxamedIbaraahim-ly7yb ปีที่แล้ว

    Angu waxan kala socdaa barnaamijka magaalada berbera

  • @abdijunior8945
    @abdijunior8945 ปีที่แล้ว +1

    Next Haafun ma soo badal ader

  • @mohaabdullahi466
    @mohaabdullahi466 ปีที่แล้ว

    Ceelbuur ku soo dar wll

  • @saadaqyuusuf4348
    @saadaqyuusuf4348 ปีที่แล้ว

    Next cadale ❤

  • @mowlidmohamed
    @mowlidmohamed ปีที่แล้ว

    Asc walal ma jirtaa magaalo la yidhaahdo jinnaaw'e oo ku taala koonfurta Somalia hadday jirto waxaan jeclaan lahaa in aan wax ka barto ee ku soo dar barnaam8jkaaga magaalooyinka ee bisha Ramadan ta waad ku mahadsantahay sxb jawhar

  • @KING_ZACK_275
    @KING_ZACK_275 ปีที่แล้ว

    Jawhar Magaalo Jareer wayne

    • @AnwarAhmed251
      @AnwarAhmed251 9 หลายเดือนก่อน

      Dhul hawiye weye ma ada kadhigy dhul jarer h.wse🗿

  • @ibrahimfilow6449
    @ibrahimfilow6449 ปีที่แล้ว

    Hadda seey noqotay mgaalada ugu liidato dalka mya yaan ley dhihin

  • @hindamaxamad6717
    @hindamaxamad6717 ปีที่แล้ว

    Clraxmaanaw xagee kaheshaa macluumaadkan

  • @maxamedcaagane
    @maxamedcaagane ปีที่แล้ว

    Maxaa dalkeenna khayraad ceegaaga oo aan Ka baahannahay

  • @abdiaziizaliabdikaadir7511
    @abdiaziizaliabdikaadir7511 ปีที่แล้ว

    Janaale

  • @moussamahamedaden5117
    @moussamahamedaden5117 ปีที่แล้ว

    Abdirahman nio Ali-sabih maxad lagabanaysa mise Arta meshii somali laku heshiisiyay

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 ปีที่แล้ว

    Mareeg kasoo hadal

  • @MaanYare-mi5re
    @MaanYare-mi5re ปีที่แล้ว

    Tliye galkacy0 kasoo hadal see wax u wadaa🙏

  • @updallamohamed333
    @updallamohamed333 ปีที่แล้ว

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 ปีที่แล้ว

    UGAAS JOWHAR JOWHAR LEY AHAYD WALIBA WAXAA LOO YAQIINAY JOHOR QABIILUUNA OOGU YIMID EE MEEL BANAAN MA IMAANIN.

  • @cabdirixmanabuubakar4491
    @cabdirixmanabuubakar4491 ปีที่แล้ว

    Magaalada hobyo kasoo hadal bal

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 ปีที่แล้ว

    Suuf maahee waa cudbi

  • @CabdiraxmaanyaasiincismaanCabd
    @CabdiraxmaanyaasiincismaanCabd ปีที่แล้ว

    Maxaaka qaldan qofkaan beenta ıntaalaeg daanyeer

  • @mouminikhairehchirdont7786
    @mouminikhairehchirdont7786 ปีที่แล้ว

    Waxa tahay qof wax badan oog !!!

  • @Diinfaafiye23
    @Diinfaafiye23 ปีที่แล้ว

    Nio gaalkacyo xagee ku ilowday

  • @ibraahimabdi7484
    @ibraahimabdi7484 ปีที่แล้ว

    Degmada wanle weyn soo sameey xadaad degmooyinka bilowdo

  • @abdikarimomer5501
    @abdikarimomer5501 ปีที่แล้ว

    Sidkle kasoo hadal warshada sibidhka berbera

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 ปีที่แล้ว

    Sawiro aan khusayn mawduuca ka daa

  • @rooblecali9126
    @rooblecali9126 ปีที่แล้ว

    Nio Galkacyo kasoohadal maxa kukudhacay

  • @sakariyeuptifarah-pc8iu
    @sakariyeuptifarah-pc8iu ปีที่แล้ว +2

    First 1

  • @financialrevolution5560
    @financialrevolution5560 ปีที่แล้ว +1

    Magaalada Dirdhaba walaal kaso hadal

    • @aliaothman5564
      @aliaothman5564 ปีที่แล้ว +1

      @N*AZI CHAD 卐 🗿 Dhulka somali galbeed ama Ogaadeeniya

    • @financialrevolution5560
      @financialrevolution5560 ปีที่แล้ว +1

      @N*AZI CHAD 卐 🗿 waxak kutaalaa Ethiopia, Somali region

    • @cadkayaremaxamed4133
      @cadkayaremaxamed4133 ปีที่แล้ว

      @@financialrevolution5560 dhadhan ma somali ba leh mse Ethiopia bal eeg dhulkada hooyo bad dalkle unasbeneysa allow qlbigena ku Wayne dintada iyo dhulkena hyo War so ma ogid Somalia dhulkas inta sano ay udagalamayan boqol sano ka bdn dagalka 77 ma ilowday malaha ciyaal wali tahy

    • @cadkayaremaxamed4133
      @cadkayaremaxamed4133 ปีที่แล้ว

      @@financialrevolution5560 waxan ku dhihi laha dhulkada hyo baro iyo tariikhda u leyahy iyo inta u ka kobanyahy

  • @dheerexaaji763
    @dheerexaaji763 ปีที่แล้ว

    Meey marka cadey

  • @sharmaakecamli2992
    @sharmaakecamli2992 ปีที่แล้ว

    war waxad ilowday magalada awoowayaazha ee ceerigaabo waayo odayaal padan oo ay reero padani ku aftirzadaan ayaaa ku aasan

  • @dekeofficial8817
    @dekeofficial8817 ปีที่แล้ว

    Sxb intan iguma bariiska anig tabacay shin biri ka ilashay qofki jowhar ku dhashay unba yaqano waxas dadk barrow ha iga barin hadi qali wayo lkn qaba lagu badili karo ma jirti miya sxb sida xamas okale am loga dhigi karo bas mati jwb Ayan kaga fadhiya

    • @somalia80
      @somalia80 ปีที่แล้ว

      Lakin zxp bariiska dadka ma gatan miyaa oo wali ma arkin Suu u egayahy

    • @abduladansharif9548
      @abduladansharif9548 ปีที่แล้ว

      Jowhar waa deegaanka ugu xun ee uu qof ku noolaado oo Soomaaliya kamid ah! 1988 ayaan lix bilood ku noolaa. Runtii waxaay leedahay Kaneeco hal Habeen haddii aad u hoyato ku soo rideeysa oo ku dileeysa haddii aanan lagaa daaweyn! Jowhar iyo Jilib waa labo Magaalo oo aay "Maleria" dadka disho!
      Bariiska Jowhar kali ah Kacaankii kuma beerine, wuxuu ka bixi jiray Moganbow oo Jamaame hoos timaado oo la dhihi jiray mashruuca Bariiska Muganbow!

  • @dekeofficial8817
    @dekeofficial8817 ปีที่แล้ว

    Sxb bariisak cata qaba loga dhigi karo kuwa hada dadk jecel yihin ma haysa sxb cawo fursat ayat itusisay sxb abdi rahaman jwb Ayan kaga fadhiya adig rali ah dadk wexey ku leyihin ka marbo waxan raba xamas cml am bas mati

  • @egaraad
    @egaraad ปีที่แล้ว

    #waabireshow

  • @fartunhappy1850
    @fartunhappy1850 ปีที่แล้ว

    Ceerigaabo

  • @mohamedomeribrahim2306
    @mohamedomeribrahim2306 ปีที่แล้ว

    Saaxib marka hore wan ku salaamay salaan ka dib waan kaga mahadceliniyaa xogta aad ka soo diyaarisay magaalada jowhar, xogtaan ayadoo qoran hadii aad heleyso ii soo dir isla gmail kan .mahadsnid

    • @tafatiraha5632
      @tafatiraha5632 ปีที่แล้ว

      Adaaba diyaarsankaro google lee gal

  • @aminaomar5550
    @aminaomar5550 ปีที่แล้ว

    Baydhabo kasoo hadal

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Talyani abahey wey jeclayen luqada talyani ad u yiqin marka la so dayay mind agasime waxda mamul ka shaqalaha wakalada wagad laga dhigay Abe siyad u magacabay babur FIAT so dejin somali ma iman jirin nolol macan heysanay inago agasime na dhalay aheyn ilmo boqor kale services kena