Warshada Roodhida Ee Red Sea Oo Keentay Hab Cusub Oo Roodhida Loo Suuq Geynayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @leadership5584
    @leadership5584 2 ปีที่แล้ว +1

    Good idea 👍🏾

  • @abdit8270
    @abdit8270 5 หลายเดือนก่อน

    Roodhi fiber leh sameeya oo madow. Bahashan cad caafimaadka uma wanaagsana. Peking powder ka yateeya roodhidiiba xanjo buuf bay noqotay.

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 2 ปีที่แล้ว +2

    Lkn, ma samaysaan sliced bread ( roodhida jix jeexan).
    mida labaad waxaad roodhida u dhiibtaan dadkaa Dan yarta ah ee hooyooyinka ah la fadhiya khudrada iyo waxa la mida dariuqyada si ay iyaguna uga faa’ideystaan idinkana ay idiinka baajiyaan shaqaale lacag badan idin kalifa.

  • @abdimohamoud7443
    @abdimohamoud7443 2 ปีที่แล้ว

    How much is a wheat and how much is a yiis, people need quality, also salt ,potassium iyo wixii lamida, such as Fat ,protein, calories 🤔 and so on.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 11 หลายเดือนก่อน

    Beed ka waa in dadku digaag dhaqdaa si ay u siiyaan roodhilayaasha
    Wasaaradda waxay u kicisay cashuurta beedka lasoo dejinayo in dadka guduhu ay digaag soo saaraan taasina waa siyaasad sax ah
    Hilibka digaaga lagu cuno wadan ka gudihiisa waxaa laga keenaa latin America

  • @abdimohamoud7443
    @abdimohamoud7443 2 ปีที่แล้ว

    Waar milixda dadka ka yareeya, kolay, quality wanaagsan, mahaysaane, I will be checking.

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z 2 ปีที่แล้ว

    rodida gamcaha lagusito nagadaya bac halosameyo wa cafimad sida umadaha kale

  • @axmeddey
    @axmeddey 2 ปีที่แล้ว

    XaafadahAyaga kalay qaad baa lagu iibiyaa

    • @NaserYare-v8n
      @NaserYare-v8n 6 หลายเดือนก่อน

      Hhh xafadihina kama jirto roodhi miyaa se waa halkee halkasi

  • @gamalfarah7131
    @gamalfarah7131 2 ปีที่แล้ว

    Roodhida xaafadayada lagu iibiyo military ayaa ka buuxda uma qiyaasan

    • @Brightone1
      @Brightone1 2 ปีที่แล้ว

      Kkkk mxd kawadaa militry baa ka buuxa roodhida? Ma milix bad kawadaa😁

  • @somalilandfirst.bashirtara869
    @somalilandfirst.bashirtara869 2 ปีที่แล้ว

    Aniga ayaa dubaya haddana tafaariiqaynaya!

  • @jamiljama8650
    @jamiljama8650 2 ปีที่แล้ว +1

    Iiman lawe aabaha sixr bararka

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 2 ปีที่แล้ว +1

      Xasad maya aflax faqashyay shut up