AllPuntland com iyo Heestii Cashar baa la ii dhigay Codkii Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 403

  • @mankainacawlle3767
    @mankainacawlle3767 ปีที่แล้ว +27

    Nin aan qayilin ama marqan haynin yuusan like ii sarin axya marqan😫🥰
    4/6/2023 waxa la fadhiya sxbo qli ah
    Abdirahman sarur. Abdihafid yare. Wll yoonis. Mohamed Dj
    Habeen xasuus leh❤️

    • @biyaayo
      @biyaayo 11 หลายเดือนก่อน +1

      War marqaanka iska dhaaf xoolo😂

    • @maxdar11
      @maxdar11 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂

    • @Abdirizaksulayman
      @Abdirizaksulayman 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waaku saaray wlhi anoo murqaansan saaxiib 4/6/2024 maalin talaadaa sacadu 4:26 pm addis ababa

    • @nalayehasan9745
      @nalayehasan9745 4 หลายเดือนก่อน

      Quudkii raga danka midig Baan ku hayaa mid Bensol Ahina waa iishidanyahay

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 3 ปีที่แล้ว +29

    Isaaq xikmad iyo fan waa kooda uun reerkaa gacan baan u taagay
    Hees aanay samayn ma dhagaysto

    • @MuseMawlid
      @MuseMawlid ปีที่แล้ว +1

      Caykaa weeyi

  • @shankarofficial7796
    @shankarofficial7796 ปีที่แล้ว +3

    10\10\2023 maalin taalada saacadu 3:04 halka ama goobta aan ku suganhy waa casimada umada soomaliyed ee muqdisho
    Heestan wa hesaha aan ugu jecalhy hesaha ay qaadan axmed cali cigaal iyo boqrdii jacylka khadra daahir coge allaaha ya arxam
    Salaaman 🙏

  • @inabeed7691
    @inabeed7691 2 ปีที่แล้ว +16

    Best emotional song 🎵
    Ahmed ali iyo khadra daahir
    Ehlu mirqaanka waan salamayaa
    Yaryarka igu raabka iyo sharmo boy faladegan iyo wixii lamida ha dhegaystaan.
    Khadra boqoradii jacaylka
    Axmed cali cigaaal legend Waaberi
    Salama somaliwayn
    Mirqaan wacn
    Ethiopia 🇪🇹 Adis Ababa Boolimekel
    31/5/2022

    • @khaalidabdi7575
      @khaalidabdi7575 ปีที่แล้ว

      Marqaan wacan hadaan afka kula jiraaa

    • @RRAREEWING1
      @RRAREEWING1 8 หลายเดือนก่อน

      Marqaan faylle

  • @hantieali
    @hantieali 3 ปีที่แล้ว +20

    2021 Yaa ila dhagaysanaya?
    Old is Gold. ❤️

  • @stateboy03
    @stateboy03 2 ปีที่แล้ว +6

    Oh,Emotional song, listing all days
    Date is 15/1/2022
    Italy
    This song is my best somali song
    Ahmed ali cigal and khadra cige is my (edo and ader❤🙏🤝🙋‍♀️🥰🥇)
    From dhagbur guul somalia 🥇💪🤝🙋‍♀️

  • @kamilcali9953
    @kamilcali9953 7 ปีที่แล้ว +8

    waa ii farxad inaan 👉2017 xuso
    hees igu qali ah
    dadkii hore waa dad aragti dheer lahaa oo micno heesaha u qadi jiray 👏👏👏👏😍😍😍💚💚💚✔

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 5 ปีที่แล้ว +16

    Aniga ciil ba kuma badin wana kuwayay
    Qadarti alle dacday everything happens accept and move ON🤘✔

    • @stateboy03
      @stateboy03 2 ปีที่แล้ว

      Keep going is adunyo bro

  • @dahirsuldanpro2143
    @dahirsuldanpro2143 ปีที่แล้ว +8

    SOOMALIDII Wada Ingiriis Bay Noqotay Heesta Oo Afsomali ah Iyagoo Ka sheekaynaya Waxay Wada taaganyiin.. oh,Very sad memories. Walalayaal Waayihiina Somali ku sheegta si aanu idiin fahano

    • @biyaayo
      @biyaayo 11 หลายเดือนก่อน

      Mayla yaabtay😂

  • @musphaibrahim171
    @musphaibrahim171 5 ปีที่แล้ว +11

    Ereyadii ALLE ha u naxariistii abwaankii waynaa ee maxamed cumar huryo ruwaayadii jinni iyo jacayl ee xasan ganey alifay bay ku jirtay heestu

    • @alim1638
      @alim1638 3 ปีที่แล้ว

      Cajiib ayuu ahaa huryo, iyaguna dulqaadkooda cajiib ahaa jacaylka qaabka ay iskula wadeen
      Ma samayn karaan kuwaan cusub

    • @abdisalaancumar3061
      @abdisalaancumar3061 3 ปีที่แล้ว

      Haa waa runtaa mustafow laxanka heestaana waa isla axmed cali cigaal waana bilawgii caashaqoodii dhabta ahaa

    • @farhansandheere-sx9zz
      @farhansandheere-sx9zz 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdisalaancumar3061nio wlhy ereyada aan sameyn karo wa layabi laha lkn nio wan cabsada ado dhintay dambi kusocon 😢😂

  • @bintuxaliiidle3774
    @bintuxaliiidle3774 7 ปีที่แล้ว +31

    Axyaa hees cawa waxan dhagysanaya heestan kob iyo toban sano ka hor ninkan jecela oo cawa goob igula caweyay afkisana aay kaso baxaday daarta baan udhimanaya miyanay hestani qusayin mise waan ka dabiciya daadow mahay idila tahay 6 10 2017

    • @HassanMohamed-tc7si
      @HassanMohamed-tc7si 7 ปีที่แล้ว +2

      bintu xali iidle waxay ilatahay wll markaad firiso marxalidihii aad islasoo marteen haduu aad kuu dhaawacay qalbiga oodkabogsatay marlabaad yaanu kudamqin hadiise uu kuuficnaa oo waayuhu idinkala xanibay soodhawee.

    • @sahrakahiye111
      @sahrakahiye111 7 ปีที่แล้ว +1

      bintu xali iidle
      Abaayo u dabci iyo kuwa samra waa Kuwa guulaysta

    • @jallam
      @jallam 6 ปีที่แล้ว

      jacaylka runta waaki guulaysta qof wanagsan haduu yahy soo dhawee wllo

    • @abdulkadirahmed4138
      @abdulkadirahmed4138 5 ปีที่แล้ว

      bintu xali iidle ka dabci ina adeer

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 5 ปีที่แล้ว

      Hka dabcin ninka ee inta martay ha maro

  • @saidaliabdi1061
    @saidaliabdi1061 2 ปีที่แล้ว +17

    Wednesday 10:35 AM 22/06/2022 Bosaso-Somalia, whenever I listen to this song, my memories go back to days that couldn't be restored, especially when I was a kid, teenager, and even smooth &beautiful events throughout my life. remembering the world is like a cycle.

    • @abdiahmed2070
      @abdiahmed2070 2 ปีที่แล้ว +1

      Jag lisnar den 20:28 22/06/2022 sjungen är väldigt bäst för somaliska musik. Det är motsatt älska och oälska.

    • @aminahussein-hassan522
      @aminahussein-hassan522 2 ปีที่แล้ว

      Same here!😢😢

    • @aminahussein-hassan522
      @aminahussein-hassan522 2 ปีที่แล้ว

      😢😢😢

    • @fuadfarhan9045
      @fuadfarhan9045 10 หลายเดือนก่อน

      Okaezd seweess😢A 😢😂A🎉.2$😢a🎉a🎉 mmm on
      😢😢ra 3:35 *@c, I 😊think .,3#*so wa😢. Qg ..😢Ww..😢A😢😢🎉am 5:41 kx&😢*ß#wdw3😂😂😂😂🎉🎉#😢aw

    • @AbdiAbdirachid
      @AbdiAbdirachid 9 หลายเดือนก่อน

      0​@@abdiahmed2070

  • @abdurahmanhersi4763
    @abdurahmanhersi4763 6 ปีที่แล้ว +15

    Heestan iyo murqan iskuu macaana❤️❤️❤️

  • @axmedcabdi1573
    @axmedcabdi1573 7 ปีที่แล้ว +12

    ereyadii allah unaxariistee maxamed cumar huryo

  • @durguf3993
    @durguf3993 หลายเดือนก่อน +1

    Hees iyo badh iyo farshaxanka kabanka cigaal yaa salaam

  • @abdullahiyare8314
    @abdullahiyare8314 ปีที่แล้ว +1

    Heestani malahayga waxay jwb u tahay heesta la yidhaa, mar waranka caashaqa iga goo wadnaha sudhan e khadra calaalcayso, immikana waa ahmed markiisii ❤❤

    • @maxdar11
      @maxdar11 ปีที่แล้ว

      Haa laba heesood oo khadra si xun loogu daadinayo ayey jawaab u tahay isku riwaayadna way ku jireen .

  • @khalilshurkigaas6078
    @khalilshurkigaas6078 7 ปีที่แล้ว +18

    Yaa ila dhagaysanaya cawa ama 20.09. 2017 liketa iyo xasuusta

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +1

    Waxba umay reeban Khadra kkkkk cigaal caafiya ader kkkkk Fananin Qiimo badan Allah unaxariisto Khadra Cimrigana ha ubarakeeyo Axmed cali cigaal👏🏻

  • @faysalyusuf4741
    @faysalyusuf4741 4 ปีที่แล้ว +4

    Maamilihii wacnaa baan xasuustaa HAPPY DAYS FANAANIINTII WAAWEYNAA EE SOMALIYED AHMED C CIGAAL BAA KA NOOL IYO SALAAD MAXAMED DARBI

  • @ahmedysn4865
    @ahmedysn4865 7 ปีที่แล้ว +21

    Cirke sare shimbiri ulalay
    Cabaar waa ka dabadeed
    Soo dhigaaya cagahoo
    Mahuraayo ciidee

  • @mareexan
    @mareexan 2 ปีที่แล้ว +6

    Best ever Somali song my opinion

  • @Abdirizaksulayman
    @Abdirizaksulayman 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan ahay dadka xasuusaha dhibanaha u ah siiba heestan walaahi sigaara ii xasuusin dharaaro galbaday oo aan soo noqonayn iyo sanado samaa oo na sagootiyay2012/2013/2014/2015
    Cigaal
    Haduu cararo inanyaay cawl uu nin raga ahi ganay dantu waa cilaysaa
    Cirka sare shimbir u lalay cabaar waaka dabadeed soo dhigay cagaha oo ma huraayo ciidee
    Hadaan caawa kuu imid adiguna canaadoo ka cadgooso hays odhan
    Khadra dahir🗣🗣
    U adkeeso caashaqa qayrkaana ha ceebayn naftaad cadawga u ahayd cisi kuma taraysee😢😢
    Habeen khamis baxday jumce so galay 30/5/52024

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 ปีที่แล้ว +6

    Heestani waa heesta qudhiyee Khadri foorjaynayso Cigaal.
    Heestan oo TH-cam-ka ka maqan ayuu Channel kani soo galiyay, waxa i tusay oo i dhagaysiisyay Cismaan Maxamuud oo imminkana ah ninka commentiga bixiyay ee lyrics ka heesta soo qoray.
    Boqortooyo

    • @faysalyusuf4741
      @faysalyusuf4741 4 ปีที่แล้ว +2

      Qaar badan badan baa jira ee waanan maqal dheh kkk

    • @boqortooyadashacraawi5528
      @boqortooyadashacraawi5528 4 ปีที่แล้ว +1

      @@faysalyusuf4741 waa sax ee bal noo sheeg adigu.
      Boqortooyo

    • @osmanmohamoud143
      @osmanmohamoud143 3 ปีที่แล้ว

      Waad xasuusataa shoodhe. Kkk

  • @muudka
    @muudka 9 ปีที่แล้ว +6

    Cigaal king of Somali music Alla ya cizak

  • @fatatejr9808
    @fatatejr9808 7 ปีที่แล้ว +33

    Heestaan waxay ileedahay xasuus wayn waxaaa hada kahor miraheeda iigusoodiray message Ahaan gabar ijeclayd xiligaasoo aan anigana jeclaaa gabar kale taaasoo aan ugu danbayn kala tagnay lkn markaan anoo waxbo lajoogin aan isiri raadi naagtii kujeclaan jirtay anoo aad u aaminsanaa inuu ihayo nafsigeeda waxay igu tiri wall xili Ayaan kujeclaaa anoo kusoodhacay meel ebara heestaan waxay kaqayb qaadatay murugadayda madama message ahaan laigusodiray saas oo ay tahay waan jeclahay heestaan xiligaas ilaa hadane waan dhagaystaaa xanunka Ay ledahay dhageysiga heestaana waxaa daremi karo nin udhiban sida aan udhibanaa xiligaaas ???Walee ciidan kuma taro 😭

  • @el_abdallahnoor9127
    @el_abdallahnoor9127 2 ปีที่แล้ว +5

    Dunida waxay u asteysay 14 febraayo ee sanad kasta maalinta jacaylka ee aduunka, anigana se waa maalin ii madow, waa maalintaan ka quustay jacayl iyo afaarihiis.
    Waxaan is qabanay gabadhii aan jeclaa
    Waxaan go'aan ku gaadhnay in aan kala tagno oo weliba aniga ayaa lahaa go'aankaa ayadoo niyad jabsan ayay igu ooyday, maanan ogayn in aay tahay marki iigu dambeysay oo maalmo kadib waa la guursatay, waan seexan waayay maalmo ilaa hadeerna qalbigeyga kama go'in
    Ilaah haa ku nabad yeelo 😢

  • @lengendqurbaawi885
    @lengendqurbaawi885 2 หลายเดือนก่อน

    Heestan xasuus igu qaaliya waayo wayo like 2024?😊

  • @guledkilaaz7496
    @guledkilaaz7496 4 ปีที่แล้ว +5

    Khadra daahir cige fanaanad iyo hadh
    From Hargeisa Somaliland

  • @bikeybabayao5062
    @bikeybabayao5062 5 ปีที่แล้ว +1

    👂Wale hees wa hesi hore....Ahmed cali cigal fanan qaran💪🙋‍♂️🤙

  • @daqada25
    @daqada25 12 ปีที่แล้ว +12

    Cigal,,,Illah waxan kagabaryayaa janada in ukugeyo,,fanan qaliya

  • @ibnuxafso5818
    @ibnuxafso5818 7 ปีที่แล้ว +56

    ax malaga yaabaa A/risaq inuu heestan ii qaado maalin malmaha Ka mid ah intuu ogado jacayl Ka aan uqaday intuu LA eka iyo qiimahisi ilahow cagahayga wad keni karta😥😥😥😥😥😰😰😰😰

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 3 หลายเดือนก่อน +2

    who’s here 2024

  • @abdulahimohamed5491
    @abdulahimohamed5491 5 ปีที่แล้ว +9

    Waah Waah Alla ya cizak maxaan heestaan gabar ku shukaansaday Markan dhalinyrta ahaa.
    Hadaan caawa ku imi adiguna canaado ka cadgooso ha is oran
    Markaas bay igu orodaa ileen wa gabar wiil hoog uu qabtay alla ha iga cafiyo intaan gabar kuso xero gashay heestan hadhow uga baxay markan ku dhalinyareey wax dhintay iyo wax aduunka kala galayba wa leeyihiin iyo kuwo aananba warkooda heyn kulli iyagana alle ha u danbi dhaafo iyo anagoo dhan cigaal isna uma duceyn isku wadaan marnay isagaa gabdhaha sida u geli jiray lkn alle ba laandheere Mj ah ka dhigay waxaan ku arkay canada 2006 axmed cali cigaal oo ahaa fanaan aan weligay ka taageeri jiray fanaanada khadra iyada ma aan taageri jirin lkn heesaheed hees aan ka dhagaysan wa yartahy labaduba wxay ka mid ahaayeen fanaaniinti hirgelay lkn anigu axmed cali cigaal iyo faadumo maandeeq iyo axmed mooge iyo sahro axmed ban aad u jeclaa inkasto aan wada dhagaysaty fanaaniintii hore alle ha u naxriistii

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 6 ปีที่แล้ว +14

    Waar waxasaa jacayl ahaa
    Anuu jacaylkaa labadan ruugcadaa isla soo maray waxaan qabaa inuu ahaa jacaylkii ugu horeyay uguna danbeyay ee somali ka dhaca

    • @cabdiraxiinsaciid2278
      @cabdiraxiinsaciid2278 4 ปีที่แล้ว

      Gashid meel ciriiriya ama eey col iyo buur warma kaaga cararan walee ciidan kuma taro waxba hey calaacalin markan caada tiigsaday adaa leydha kacabee

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 3 หลายเดือนก่อน

    Naxariistii janno Alle ka waraabiyo
    khadra daahir cige.

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 6 ปีที่แล้ว +13

    Ahmed and Khadra, who in those days were a married couple, may have the best duo love songs and some of those songs actually represented the love between them. That's why many people who are in love can relate to this great couple! May Allah protect you, forgive you. You both are treasure to Somali race!

    • @cabdiwali4698
      @cabdiwali4698 5 ปีที่แล้ว

      Waayo waayo waayo

    • @hassandubow2820
      @hassandubow2820 4 ปีที่แล้ว +1

      Not certainly married but dating and seeing each other

    • @salmanpogba9333
      @salmanpogba9333 3 ปีที่แล้ว

      Ĺĺĺĺplĺ⁰⁰0⁰⁰⁰0⁰⁰plpp

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 3 ปีที่แล้ว +3

      Adeer british miyaad noo malaysaa anagu somali baan nahay af aan ku hadalno baan leenahay

  • @adamali2035
    @adamali2035 10 หลายเดือนก่อน

    KHADRA DAAHIR CIGE GODKA LAGU JANEEYEEY ILAHAY HAKUU RAXMADO❤❤

  • @janadoonabdifatahturkj6785
    @janadoonabdifatahturkj6785 6 ปีที่แล้ว +1

    khadra iyo Ahmed Ali cigaal waa twin best Somali singers wan taageeraa runtiii

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 หลายเดือนก่อน +2

    QORAALKA HEESTA ( LYRICS )
    Cigaal
    Cadceediyo inan yahay
    Hadhka geedku laba cayn
    Cisho nool ba weeyee
    Haddii aan ku baday ciil
    Caloolyowna kugu riday
    Nabsigii isoo celi
    Cabashana ku baanee
    Haddaan caawa kuu imi
    Adiguna canaadiyo
    Ka cad gooso hays odhan
    Cashar baa la ii dhigay
    Aan ku cibro qaatee
    Cadhadii iska iloow
    Khadra
    Calool nugulidaayeey
    Madigay cawaansaday
    Haddaad ciidda hoosiyo
    Gashid meel cidhiidhiya
    Ama ay col iyo guluf
    Warmo kaaga cararaan
    Walee ciidan kuma taro
    Waxba hay calaacalin
    Markaan caada tiigsaday
    Adaa laydha ka cabee
    Cigaal
    Hadduu cararo inan yahay
    Cawl uu nin ragi ganay
    Dantu way cuslaysaa
    Cirka sare shimbir u lalay
    Cabaar waa ka dabadii
    Soo dhiga cagaha oo
    Ma huraayo ciiddee
    Haddaan caawa kuu imi
    Adiguna canaadiyo
    Ka cad gooso hays odhan
    Cashar baa la ii dhigay
    Aan ku cibro qaatee
    Cadhadii iska iloow
    Khadra
    U adkeyso caashaqa
    Qayrkaana ha ceebayn
    Naftaad cadowga u ahayd
    Cisi kuma tareysee
    Maaba sida janada caad
    Cirka sare laguu diro
    Anna aan caweystee
    Waxba hay calaacalin
    Markaan caada tiigsaday
    Adaa laydha ka cabee!.
    Erayada Abwaan Huryo 1975
    Laxanka Axmed CALI Cigaal
    Kabanka Mahamud I Hudeydi AHN

    • @siraad8026
      @siraad8026 26 วันที่ผ่านมา +1

      Dantu way cidlaysaa

  • @abdinasirbarre4486
    @abdinasirbarre4486 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan anigoo dhagaysanayaa wxaa maqlay sheekh gabar ii maherinayay
    Sheekhii baa inta yaabay yidhi war wxu macaanaa
    Ader ahmed iyo edo khadra wxan u rajaynayaa cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban.

  • @kananhashi6368
    @kananhashi6368 10 ปีที่แล้ว +22

    Ina Egal is a different to the other singers he's voice so unique longer life mr Egal noolow Adeer

  • @abdisalanmaxamed611
    @abdisalanmaxamed611 3 ปีที่แล้ว +2

    Heeskan ma waxaa jira mid ka horeeyay oo ay khadri ku horaysay sheegashada jacaylka oo uu axmedna ku daadiyay
    Sidaas ayay iila eekaate
    Mise waa midkan uun
    Si kastaba jacayl waa kugu horee ama kugu danbee Allow is fahamsii qalbiyadii isdoonaya anigana ii sikhir caruurta hooyadood

    • @daahirguureye5923
      @daahirguureye5923 2 ปีที่แล้ว +1

      Lix baa ka horeyey ay khadri ooyayso
      Waxana ka mid ahaa
      1 geediga hayaankuba
      2 shilba wuxu dhacayaa
      3 halka dooxa waheed bad waqooyi kaga dara iyo wadigu hakula tago
      Alla naxdin badana heesahaasi heestan markan helan kurbadi hesahaasi iga goday

    • @abdisalanmaxamed611
      @abdisalanmaxamed611 2 ปีที่แล้ว

      @@daahirguureye5923 mahadsanid in badan taariikh baad ii saxdee

  • @dabagalechanel9369
    @dabagalechanel9369 ปีที่แล้ว

    heestan cawa waxa wada dhagaysanayna aniga iyo zxpky suhayb iyo zxpky badri wakhtiguna waa 14/12/2023 haben khamis soo galayso sacadu tahay 4:13 hadad qoralkayga akhrinayso aadban ku salamaya

  • @KhadarsiciidCabdulaahi
    @KhadarsiciidCabdulaahi 3 หลายเดือนก่อน

    2024 yaa dhagaysan ❤

  • @hawkeye8080
    @hawkeye8080 2 ปีที่แล้ว +4

    Ahmed Ali Egal in his prime was really among the top 3 Somali singers.

  • @Naasirjaama-o9p
    @Naasirjaama-o9p 7 หลายเดือนก่อน

    U adkayso caashaqa ❤qayr kaana ha ceebayn naftaad cadowga u ahayd Cisi kuma tarayse ❤waaba sida janada caad cirka sara laguu diray ana aan cawaystee waxba ha ii calaacalin hadaan caada tiig saday adaa laydha ka cabee

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 ปีที่แล้ว +1

    Galab jimco iyo Eidul Adxa isla 30/06/023😢 baxayan aniga oo dunidu lacdan badn igu heyso ban iska darte wax badn bana iga so baxay ala yaraxma khadra cigal cimri dher

  • @sahrakahiye111
    @sahrakahiye111 7 ปีที่แล้ว +9

    Runtii waxaa ku jiraa dadka u dhiban jaceylka allow noo soo celi dhamaanteen oo qalbiga jaceylku gubay noo qabooji heesihi hore waa ka badh noloshayda

    • @HassanMohamed-tc7si
      @HassanMohamed-tc7si 7 ปีที่แล้ว

      Sahra Kahiye farxadu way dambaysaa wll walgaa gadaal ha eegin isagoo llita arki dontaa

    • @hassanpepeto4504
      @hassanpepeto4504 6 ปีที่แล้ว

      Sahra Kahiye amiiin sis

  • @ahmedali.adenhersi2193
    @ahmedali.adenhersi2193 3 ปีที่แล้ว +1

    Kenya. And Entire Africa. Continent Needs Agood leadership. V

  • @somalifunnyvideo3443
    @somalifunnyvideo3443 5 ปีที่แล้ว +1

    2019 yaa ila dawanaya♥️✔

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 ปีที่แล้ว +1

    Eraydii abwaan maxamed cumar huryo

  • @Hamda6
    @Hamda6 10 หลายเดือนก่อน

    Woof fani wakihore dadkisi labada hobal eku luqaynaya Axmed cali cigaal iyo khadra dahir ciga alle hanaxariste abwan erayada curiyay makasayo balse runti hees cajiba xigmadbadana laga dhehan karo waxan dhagaysanay malin khamisa 1-2-2024 caruurta 2030 dhagaysan dona aadban idin salayama 😂❤

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 4 ปีที่แล้ว +2

    Baryo kadib cawa Ayaan Dartey khadra Iyo cigaale 21/7/2020

  • @daauudjaamac5024
    @daauudjaamac5024 4 ปีที่แล้ว +2

    hees ad qiimo igu leh 1 1 2020

  • @xanfar11
    @xanfar11 3 ปีที่แล้ว +1

    Waagan yara waxan jaclaa daadiska heestan haben ayan aroos ka qaday ila hada wan iska qoslaa markan maqlo heestan aduun 😂😂😍

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 3 ปีที่แล้ว +3

    What amazing artists Cigaal and khadra

  • @zakariyeeid2470
    @zakariyeeid2470 5 ปีที่แล้ว +3

    Hees xusid mudan yaa ila dhegaysanaya 2019

  • @kaydqowrax8517
    @kaydqowrax8517 4 ปีที่แล้ว +1

    Khadray odayga maxaad uga calacashisay Raga loga fcn calacale lkn legend axmed cali cigaal iyo Khadra dad qaliya xaga fanka

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 3 ปีที่แล้ว +7

    4/4/21 Wali Waan ka dhursugaa Jceylki Dacada Aan ka ahaa Ee 13 Sanno iyo ismogeysiinta iyo isla Weynni Gabarta Wali ma Aysan Guursan Anigana 6.Ciyaal Ayaa ijoogta Marka ley Sheegey in Ay Wali Kali Kutahey nolasha Dhosha Ayaan kaqosley Waxaana Aamin Sanahey in Aniga leyga raacey marka Sidaa Aan leeyahey Ma ihi qof Xun lkn Marka Xasuusteestedu igu Sodhacdaba Waxaa i hor Yimaada Xumaata iyo Xanuunka Ay imarisey Wakhti
    Wakhtiyada kamid Ah Hadana dhiman Heestan Waan dhageysiin Marka Ay qisadani kutimaado
    Waxba hey Calaacalin markaan Caado Tiigsadey ilmadeyda kacabee
    Somali Weyn Guuleysta

    • @abdirashidelmi9693
      @abdirashidelmi9693 3 ปีที่แล้ว

      Taladada hadi la didi in lagu dhib muto ma jeclata hadey kula qadi weysay inay wali kali tahay o talabadu dabar kaga xiran yihin ma u aragta adigana ubadka allaha ku dayo biril walideyn allaha kaga dhigo iyadana faraj kheyr qabo allaha u furo aamin

    • @mushtaaqcaydiid3833
      @mushtaaqcaydiid3833 2 ปีที่แล้ว +2

      🤔🤨🙄qofku xasid sana hadi aan lagu rabin habar maad ku alufin I.a faraj khayr qaba way helin

    • @abdirahmanabshir1748
      @abdirahmanabshir1748 2 ปีที่แล้ว

      Waa gabadha u ducee maanad qof muslina ahayn anigoo jecel ayaa lanagu yidhi wll kuma rabo oo qof ayaan balan leenahay wn ka xumaaday xataa heer aan gaadho inaan xanuunsado hadana wn u duceeyaa inuu ilaahay mid khayr qaba uga dhigo wyo aduunku waa inyar

    • @queeney5534
      @queeney5534 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanabshir1748 Nin raged tahy wlhi dadka qaar Iman malahan 🙄😒bal Ku habarya

    • @abdirahmanabshir1748
      @abdirahmanabshir1748 2 ปีที่แล้ว +1

      @@queeney5534 waa doqon kano

  • @geeljirgeeljir2552
    @geeljirgeeljir2552 7 ปีที่แล้ว +5

    Wlh waxaa yaab iyo wax laga xishoodo ah in ah in fankii somaaleyd qabiil iyo land lagu quro taas aniga waa ila ceeb xun

    • @fartuunabdi2155
      @fartuunabdi2155 6 ปีที่แล้ว

      Asc qolooyinkaa waan layaabay wallaal gabadhaan ninkaan isqabijaray oo dadka dhan ogyihiin ayaa somali loobadalay fajac

    • @shakurfarah2958
      @shakurfarah2958 5 ปีที่แล้ว

      War nina qabiil kama hadlin ee allpuntland.com waa page ama TH-cam magaciis soo dhigay heesta.

  • @haniali5514
    @haniali5514 8 ปีที่แล้ว +3

    I like this song

  • @MohamedMohamed-qk2bs
    @MohamedMohamed-qk2bs 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesta codka laxanka iyo kamanka waa ustaad CIGAAL

  • @mohamedqaje2341
    @mohamedqaje2341 9 ปีที่แล้ว +10

    Waxba hay calaacalin markaan caada jiifsaday adaa leydha ka cabee
    # haduu cararo inanyahay cawluu nin ragi gamay dantu wey cidlaysaa
    Cirka sare shimbir ulalay cabaar waakan dabadeed soo dhiga cagaha oo ma huraayo ciidee
    Caadi maaha

    • @carabbulbul8388
      @carabbulbul8388 6 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Qaje sxb caada jiifsaday maahee waaa caada tiigsaday

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 5 ปีที่แล้ว

      Midna maaha saaxiibayaal. Waa "Markaan caagga tiigsaday " waa caaggii biyuhu ku jireen bay is tidhi ka waraabi. Markii ay caaggii tiigsatay buu laydha ka cabay ama iska dhaqaaqay, sidaasaa loo jeedaa.

  • @zahrabeautyhenna
    @zahrabeautyhenna 4 ปีที่แล้ว +1

    Woooow wlhi waxan xasustay marku nala joogayi utaango u nogu tuur cigal🙏🙏🙏

    • @ocroafff5527
      @ocroafff5527 3 ปีที่แล้ว

      Maxasuusataa utango ? 🤣🤣

  • @ThirdEye105
    @ThirdEye105 8 ปีที่แล้ว +3

    Very nice, I must say !

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 2 ปีที่แล้ว +3

    Love never gets old great song and classic

  • @user-horo
    @user-horo 6 ปีที่แล้ว +1

    Anigaa taan jeclaa hore udhibay waanay iga tagtay runtii cashar waynbaa iibaxay yaa rabi

    • @khadraosman8749
      @khadraosman8749 5 ปีที่แล้ว

      محمود عثمان kkkkk mardambe hadhibin heeee

  • @ihsohcmefb4445
    @ihsohcmefb4445 5 ปีที่แล้ว +4

    1- 10- 2019 maalin Arbaco
    Sacadu 10; 38

  • @aliwarsame8320
    @aliwarsame8320 4 ปีที่แล้ว

    aslc waadsalamantiin eesh,calaa,khadra,daahira,karif,baalasha

  • @abdisamadahmed6421
    @abdisamadahmed6421 6 ปีที่แล้ว

    Manshallah waa fanaanka kaliya ee reer puntland waabari ugu jirey

    • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849
      @abdiqaniismaaciilismaaciil3849 5 ปีที่แล้ว

      Dhabarlow c.khadar xasan lari raadi maryan farxan xareedo saafi iyo c .qaadir cali qaarkale gobolada was kudhamaayeen was beri puntlaand na soomalia oo than has looyiqiin hada qayb has pop yaqaan Ana inta maydiga leh fananan waa fanaan soomaliyeed axmed c.cigaal runtii was reer hargaysa masalaha hadaan qabiil la eegayn

    • @abdishakurali3022
      @abdishakurali3022 4 ปีที่แล้ว

      Gabdhaha xareedo ismaciil wiilasha dhabarlow, abdiqadar , xassan .cigaal .

  • @alim1638
    @alim1638 3 ปีที่แล้ว +2

    Cigaal, khadro, iyo maryam fanaaninta jooga cashar haka bartaan iyagoo isku caraysan hadana heeso daadis ah iska qaadaya Jacaylkooda
    Marba mid ayaa Jacaylku ku badna, hadana dulqaad iyo Imtixaanka ayaa Cajiib ahaa

  • @abdiaziizabdullaahimohamed3956
    @abdiaziizabdullaahimohamed3956 10 หลายเดือนก่อน

    hees iyo bar 2024

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 ปีที่แล้ว +2

    Qrmi is my fv

  • @faysalyusuf4741
    @faysalyusuf4741 4 ปีที่แล้ว +2

    HEESTAN WAXAA ISKA LAHAA ABWANKII WEYNAA EE SOMALIYED (AHN) MAXAMED CUMAR HURYO OO AHAA ABWANKII UGU BADNAA HESAHA KELI KELIDA LOO QAADO.

  • @hassanpepeto4504
    @hassanpepeto4504 6 ปีที่แล้ว +4

    Yadhagaysanya 7:25 4/3/2018
    Oo ay xusuus gaar ah u leedahay

  • @alim1638
    @alim1638 3 ปีที่แล้ว +1

    Cigaal, khadro, maryaam in taalo jacayl loo dhisay mudnayeen lakiin somalida ma qoraan tariikhaha cajiibka ah

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 5 ปีที่แล้ว

    Walaal waxaad tahay fanaanka fanaaniinta.

  • @abdisamadhirsi6864
    @abdisamadhirsi6864 3 ปีที่แล้ว +1

    Erayadii maxamed cumar huryo (IHN)

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 3 ปีที่แล้ว +1

      Aan kugu daree laxanka iyo kabanka waa mulaxamaystahii waynaa Axmed Cali Cigaal

  • @khalafyare1260
    @khalafyare1260 6 ปีที่แล้ว

    Axyaaa. Cigal 👍👍👍👌👌👌

  • @liibaancumar4928
    @liibaancumar4928 7 ปีที่แล้ว +1

    eraydii abwaankii wayna huuryo codadka halasiga ah.khadra cigal

  • @jamaadenomar5826
    @jamaadenomar5826 9 ปีที่แล้ว +1

    Waaah allah yacisak way horyaaalka somaliyed isaga iyo khadraba allaha daye

  • @xuseenibrahim217xuseen7
    @xuseenibrahim217xuseen7 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxan raba geyda heesahaa ama dhaqanki hore Somali

  • @deeqanuurcalideeqanuurcali4831
    @deeqanuurcalideeqanuurcali4831 7 ปีที่แล้ว +2

    Axyaa hees macaan

  • @xabeebxabeeb8052
    @xabeebxabeeb8052 6 ปีที่แล้ว +5

    Ma u malaysaa heestaan in ay tilmaamayso, xilligaan siyaasadda Soomaalya halka ay Soomaliland(Khadra jilayso) iyo Soomaalya(Cigaal jilaayo) ay Kala taagan yihiin, oo Khadra wax tirsanayso Axmedna uu calaa-calayo

    • @tayoqaran.1446
      @tayoqaran.1446 6 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq Wayba Tahay Waana Wax Maanta Jira Dhulka Soomaali In Kastoo Axmed Ahaa nin Soomaali Galbeed Ka Soo Jeeda Oo Siyaasadii Deegaankiisu Maanta Hurayso Waana Xaqiiq Hadalkaaga Xabeeb Xabeeb Mahadsanid.

    • @heegaaleabdi7835
      @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk Maya

  • @axmedxuseen7028
    @axmedxuseen7028 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaa hees mirqaan

  • @hodanabdi5352
    @hodanabdi5352 4 ปีที่แล้ว

    2020 ayaan dhagaysanaya caawa taarikhda woo 30 march 2020

  • @libandarajo3095
    @libandarajo3095 7 ปีที่แล้ว

    dadna waa dadkii hore fana waa fankii hore

  • @inventoralimahad8874
    @inventoralimahad8874 5 ปีที่แล้ว +2

    Cajabeey cajab

  • @engabdi4615
    @engabdi4615 8 หลายเดือนก่อน

    Xasuus culus @ 14/4/2024-Xeebta kismayo Jawi aad umacaan🤝

  • @malmo4235
    @malmo4235 2 ปีที่แล้ว

    Jacayl Mira dhalay 🥲🥲🥲 Cigaal iyo Khadra jacayl dhab ah baa dhex Maray runtiii

  • @husseinmuse6618
    @husseinmuse6618 4 ปีที่แล้ว

    Waa waqti dheer intaad wada socoteen rabi haydin fududeyo guurkina

  • @jacfarwadani2200
    @jacfarwadani2200 2 หลายเดือนก่อน

    Axmed cali cigaal and khadra daahir AHU kuwii ugu fcnaa ee fanka somaliyeed bay ahayeen
    10/15/202 in Growe Nugaal somalia 🇸🇴

  • @alim1638
    @alim1638 3 ปีที่แล้ว +1

    Kuwa hada jooga live ayay isku cayaan kuwa, iskada inay jacaylkooda heeso dhab ah isla qadaana

    • @liibaanxaaji7258
      @liibaanxaaji7258 3 ปีที่แล้ว

      🤣 Beentaa ma ahan sxb. Waxa hada joogo dad ma ahan. Dad waa dadkii hore.

    • @liibaanxaaji7258
      @liibaanxaaji7258 3 ปีที่แล้ว

      Heesihii & muusigii hore baa fiicnaa. Sida lootumayo kan baa cajiiba. Dad xula baa tumaayo.

  • @cabdirashidxasanciise4586
    @cabdirashidxasanciise4586 2 ปีที่แล้ว

    Heestaan oo lyrs lama helo miyaa?

  • @sucuudicumar9674
    @sucuudicumar9674 ปีที่แล้ว

    cigaal iyo marwadiisii

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 ปีที่แล้ว +1

    Heestan xasuus sawirasho wanaagsan Baan kahaystaa aan idinka daba geeye xiligu waa 2013 waxaanu ahayn buuqasho ama gaaf qofba Suu uyaqaan oo gabadh ii edo ah ayaa la guursaday intaanaan tagin arooska kahor ayaanu guri is kugu nimid dhalinyaro badan oo ehelka ah markaasu mid adeer ii ahaa rikoodhka ka daaray heestan aankugu daree waliba waa la mirqaamaya oo hawada lamaraya noloshuba waa xasuus

  • @ahmedcali8271
    @ahmedcali8271 8 ปีที่แล้ว +3

    heestan maxaan raadiyey wax badan.

    • @hodanxuxuule4673
      @hodanxuxuule4673 8 ปีที่แล้ว +4

      Walaalo Heestii Marti Goorxun Socota Gurigaga Oo Madhan Adigoo Gasiin Hayn Bilaa Caleek Heesta Igu Caawi Waanka Quuste

    • @oppsdontlikeme
      @oppsdontlikeme 8 ปีที่แล้ว

      Axmed Ali

  • @kafiaahmed3724
    @kafiaahmed3724 8 ปีที่แล้ว +1

    waa riwaayadii jinni iyo jacayl nagu caawiya abwaankii alifay

    • @daafeedmuuse4407
      @daafeedmuuse4407 3 ปีที่แล้ว

      Xasan ganey ayaa riwaayada lahaa
      Balse heesta isagu maleh

  • @burhanbashiir8144
    @burhanbashiir8144 4 ปีที่แล้ว

    heestaan waa anti lkn dadku waxay moodan jacayl mana ahan axmed cali cigaal iyo khadro daahir cige waayo waayo

  • @daahirhaashi6768
    @daahirhaashi6768 5 ปีที่แล้ว +2

    heestan baadiye baan ku
    dhagaysan jiray waayo
    waayo waagan jogay dhulkii
    hooyo