Khadra Daahir iyo Axmed Cali Cigaal Heestii | Geediga Hayaankuba | ( Original Kaban Version) Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 79

  • @Mudugboy1
    @Mudugboy1  ปีที่แล้ว +46

    Heesta : Geediga Hayaankuba
    Erayada : abwaan Xasan Ganay
    Laxanka: Axmed Cali Cigaal
    Codadka : Khadra Daair iyo Axmed Cali Cigaal
    Riwaayadii : Jin iyo Jacayl (1975)
    Lyrics^
    Khadra Daahir
    Geediga Hayaankuba
    Goor Gaaban Adigoo
    Guri Waayay Laga Baxay
    Iyo Ood Aad GuraTaaba
    Gabalkiina Kuu Dhacay
    Dadkaba Gobol Aan La Qadin Iyo
    OgowGibil Ma Daadshaan"
    Loo Gowracaa Jira"
    Dar Alee Dadkuna Qaar
    Waa Sida Gadaasoo"
    Mar Hadaynu Nahay Gacal
    Marna Ahay Gayaankaa
    Gaar Ahaana CaashaQu
    Guudkaaga Igu Furey
    Garashada Xasuusoo
    Isii Gacan Walaalnimo"
    *****©©©©©©©
    Cigaal^
    GudGudaha hilaacuba
    Gu' Barwaaqa Oo Da'ay
    Godlanyiin Daruuruhu
    Iyo Dirir Aan GaaGixin
    Godlantahay Xareeduna
    Dhulkaba Meel Gawaanoo
    Ogow Geedo Soo Bixin"
    Gu'i Waayey Inu Jiro
    Gar Alle Dadkuna Qaar
    Waa Sida Gadaasiye
    Gasariira Ha NoQonine
    Mar Inaynu Nahay Gacal
    Marna Tahay Gayaankay
    Labadaaba Garan-sanii
    Kuse Guursan Maayee
    Kasaar Niyad Hagalin"
    ©©©©©©©©©®®
    Khadra Daahir^
    Marti Goor Xun Socotaba
    Gurigaaga Oo Madhan
    Adiga Oon Gasiin Hayn
    Iyo Gaabanow Adhii
    Geeluna Irmaaneyn
    Dhirta Geedan Lajarin iyoo
    Ogow Lama Garaacaan
    Gu'i Waayey inuu jiro
    Ha Gafine Ujeedaduu
    Waa Sidaa Gedaydee
    Mar Hadaynu Nahay Gacal
    Marna ahay Gayaankaa
    Gaar Ahaana CaashaQu
    Guudkaaga Igu Furey
    Garashada Xasuusoo
    Isii Gacan Walaalnimo"
    ****************
    Axmed Cali Cigaal^
    Hadalkeena GooGaa?
    Cadalee Ha Gayninee
    Aniguba GanTaaluhu
    Hadii Ay Ku Gaadheen
    Gacan Baan Ku Siin Laa
    Galadiyo Nasiibkuna
    Ogow Gaadmo Iyo Orod
    Midna Laguma Gaadhee
    Gar Alle Dadkuna Qaar
    Waa Sida Gadaasiye
    Gasariira Ha Noqonine
    Mar inaynu Nahay Gacal
    Marna Tahay Gayaankay
    Labadaaba Garan-sanii
    Kuse Guursan Maayee
    Kasaar Niyad Hagalin"
    °°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°
    Dhamaaad

    • @Mohamedismael50
      @Mohamedismael50 ปีที่แล้ว

      War xasan ganey waa noolyahay

    • @deeqaluul2009
      @deeqaluul2009 ปีที่แล้ว

      "Tasaad niyada gelin"weeye halkaasi.

    • @AhmedAdam-t1j
      @AhmedAdam-t1j ปีที่แล้ว

      Xasan waa noolyahay
      Hargeisa ayuu daganyahay
      Iminka
      Ma dhiman sheekhow

    • @sakariyeabdirisaq5657
      @sakariyeabdirisaq5657 11 หลายเดือนก่อน

      Halkaa iska sax ustad
      Kuna guursan maayee
      Taasaad niyada galin
      Sidaas ayay sax ku tahay ma aha
      Kasaar niyad hagalin 👍

    • @Mudugboy1
      @Mudugboy1  11 หลายเดือนก่อน +1

      @@sakariyeabdirisaq5657 mhdsanid

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj 11 หลายเดือนก่อน +4

    jacaylkaygu markay iga seexataan halkaan imaadaa heesahana ciday kasoo maaxdeen hadaan jaar nahay kawarama Xasan xaaji Abdillahi xasan ganey Allah cimriga ha u dheereeyo khadra daahir Allah hawnaxariisto😢

  • @yuusufshaafi8878
    @yuusufshaafi8878 2 หลายเดือนก่อน +5

    October 17/10/2024 habeen jumca ah sabtina sii baxayso cidii qofkii iga danbeeyoow like love and

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 4 หลายเดือนก่อน +3

    Hasan ganey asagoo yar baa aqligii loo hormariyay Somali heeso dhaxal gal ah oo malab ayuu u sameeyay

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 หลายเดือนก่อน +7

    Heesta : Geediga Hayaankuba
    Erayada : AUN abwaan Xasan Ganay
    Laxanka: Axmed Cali Cigaal
    Codadka : Khadra Daair iyo Axmed Cali Cigaal
    Riwaayadii : Jin iyo Jacayl (1975?
    #Hayaan​ #Khadradaahir​ #Cigaal​
    #LyricsSong
    Khadra Daahir
    Geediga Hayaankuba
    Goor Gaaban Adigoo
    Guri Waayay Laga Baxay
    Iyo Ood Aad GuraTaaba
    Gabalkiina Kuu Dhacay
    Dadkaba Gobol Aan La Qadin Iyo
    OgowGibil Ma Daadshaan"
    Loo Gowracaa Jira"
    Dar Alee Dadkuna Qaar
    Waa Sida Gadaasoo"
    Mar Hadaynu Nahay Gacal
    Marna Ahay Gayaankaa
    Gaar Ahaana CaashaQu
    Guudkaaga Igu Furey
    Garashada Xasuusoo
    Isii Gacan Walaalnimo"
    *****©©©©©©©
    Cigaal^
    GudGudaha hilaacuba
    Gu' Barwaaqa Oo Da'ay
    Godlanyiin Daruuruhu
    Iyo Dirir Aan GaaGixin
    Godlantahay Xareeduna
    Dhulkaba Meel Gawaanoo
    Ogow Geedo Soo Bixin"
    Gu'i Waayey Inu Jiro
    Gar Alle Dadkuna Qaar
    Waa Sida Gadaasiye
    Gasariira Ha NoQonine
    Mar Inaynu Nahay Gacal
    Marna Tahay Gayaankay
    Labadaaba Garan-sanii
    Kuse Guursan Maayee
    Kasaar Niyad Hagalin"
    ©©©©©©©©©®®
    Khadra Daahir^
    Marti Goor Xun Socotaba
    Gurigaaga Oo Madhan
    Adiga Oon Gasiin Hayn
    Iyo Gaabanow Adhii
    Geeluna Irmaaneyn
    Dhirta Geedan Lajarin iyoo
    Ogow Lama Garaacaan
    Gu'i Waayey inuu jiro
    Ha Gafine Ujeedaduu
    Waa Sidaa Gedaydee
    Mar Hadaynu Nahay Gacal
    Marna ahay Gayaankaa
    Gaar Ahaana CaashaQu
    Guudkaaga Igu Furey
    Garashada Xasuusoo
    Isii Gacan Walaalnimo"
    ****************
    Axmed Cali Cigaal^
    Hadalkeena GooGaa?
    Cadalee Ha Gayninee
    Aniguba GanTaaluhu
    Hadii Ay Ku Gaadheen
    Gacan Baan Ku Siin Laa
    Galadiyo Nasiibkuna
    Ogow Gaadmo Iyo Orod
    Midna Laguma Gaadhee
    Gar Alle Dadkuna Qaar
    Waa Sida Gadaasiye
    Gasariira Ha Noqonine
    Mar inaynu Nahay Gacal
    Marna Tahay Gayaankay
    Labadaaba Garan-sanii
    Kuse Guursan Maayee
    Kasaar Niyad Hagalin"
    °°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°

  • @daahirducaysane
    @daahirducaysane 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta sida wax bdn ba khaldan qof aan badiye somarin ba qoran umalayn midhaha heesta waxa say tahay ufahmi qof baadiye ku koray

  • @MohamedAhmed-rl6pr
    @MohamedAhmed-rl6pr หลายเดือนก่อน +1

    Wll godlantahay xareedu maahee, waa goglantahay careedu

  • @OBOOSS
    @OBOOSS 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wlyal 2:35 October 6 / 10 / 20 24
    habeen nimo

  • @AbdullahAli-yy9yy
    @AbdullahAli-yy9yy 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan. Ganay wuu noolyahay iska hubiya abwanku hargaysuu jogaa

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 2 วันที่ผ่านมา

    Heskan wa ugu run shegay wife kisa weyn qadro

  • @IbrahimAbdi-mt9ck
    @IbrahimAbdi-mt9ck 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waar illahay kabaqoo qoraalka iska saxa
    Abwaan xasan ganey wuu noolyahee

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 9 หลายเดือนก่อน

    codki khadra oo yar. AUN Amiin

  • @CawilWarsame-s8v
    @CawilWarsame-s8v 2 หลายเดือนก่อน

    Baydka hore eeheesta bal ufiirso waykhaldan tahay😅😊😊😊😢😂😢×× ×

  • @MohamedHassan-fw5pc
    @MohamedHassan-fw5pc 9 หลายเดือนก่อน +2

    1 bisha sadexaad 3 2024

  • @Maxammedgoosh
    @Maxammedgoosh 7 หลายเดือนก่อน

    Gar Alle dadkuna qaar
    Waa sida geddaasoo weeye ee maaha Dar alle.

  • @MaxaedCabdullahi
    @MaxaedCabdullahi 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤jaceelkeyga allh kuxafido qaali❤❤❤❤

    • @MaxaedCabdullahi
      @MaxaedCabdullahi 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdisalahsheikhdaar
    @Abdisalahsheikhdaar 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qadra goor xun socotaba, gurigeeda oo maran iyidoo quud hayn, iyo gaabanow Ari geeluna irmaaneyn. Mar hadaan qadra nahay gacal ana ahay gayaankeed gasr ahaan caashaqa guudkeeda igu xiray garashada xasyuso iso gacan siil qadra

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 4 หลายเดือนก่อน

      🤔🤔🤔

  • @jaamaccabdigodane971
    @jaamaccabdigodane971 หลายเดือนก่อน

    Goglantahay xareeduna waaye

  • @abdifatahhashi4942
    @abdifatahhashi4942 8 หลายเดือนก่อน +1

    26.3.2024 xasuus hore

  • @Dhawrsan-o8y
    @Dhawrsan-o8y 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan dhagsan jiray 2015❤

  • @AxmedMaxamuud-bk6my
    @AxmedMaxamuud-bk6my 7 หลายเดือนก่อน +1

    Warsame c Ahmed❤❤❤❤

  • @caalamiboy3510
    @caalamiboy3510 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mudugboy sxb channel kaagi hore maxaa ku dhacay miya laga xanibay waxa ka buuxay heeso qaar milions kor u dhaafaye

  • @zakariaabdibrown4403
    @zakariaabdibrown4403 4 หลายเดือนก่อน

    Heeskan waagan saaqiday oo qaadka bartay dhagaysan jirey 2003

  • @affssefstgg4248
    @affssefstgg4248 3 หลายเดือนก่อน

    ...iyo Dirir aan gaagixin, goglantahay xareeduna ...

  • @AxmedMaxamuud-bk6my
    @AxmedMaxamuud-bk6my 7 หลายเดือนก่อน +1

    Warsame cawil❤❤❤😂

  • @tusmoabdullahi6061
    @tusmoabdullahi6061 2 หลายเดือนก่อน

    Caku ninka qalbi adkaa 😢

    • @siradm
      @siradm หลายเดือนก่อน

      Markay dan lee yihiinna qalbi jileec jecelaa.

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el 3 หลายเดือนก่อน

    Geediga hayaankuba gor gaban adigo guri waayay laga baxay
    Guri wayaay laga baxay

    • @AliAhmed-mf9hf
      @AliAhmed-mf9hf 3 หลายเดือนก่อน

      dhirta geedaan la jarinoo aa ka maqan

  • @siradm
    @siradm หลายเดือนก่อน

    Godoshu waa daruuraha, Goglantahay xareeduna, armey tahay?. Gu'i waaye, miyaa mise go'i waaye inuu jiro?. Mahadsanid

  • @diniali9095
    @diniali9095 ปีที่แล้ว +4

    Walaalayaal comments dadka sooqorayaa inta aysan wax qorin ha hubsadaan af soomaaliga ay qorayaan waayo wax sax ah markaad qortid wax sax ah ayaa lafahmayaa af soomaaligana in laga taxadaro oo la ilaayo ayaa waajib ah ma umaleynayo abwaanka xasan geney ilaahay haxafidee inuu jiro afsoomaali kuharay laakiin murti kadhammaan mayso inta uu noolyahay marlabaad waxaan leeyahay ilaahay xasan ganeey hakaraameeyo laakiin qedafka kujira qoraalka heesta ee aan ku arkay commentska amaqoraalka dadku sooqoreen waxaa gasariira hanoqonine gasariira afsoomaali maahan xasanna kumadarin erayada heesta meesha aad kagalinaysaan waa geeskeliya hannoqone anigana igarwaaqso oo taydana tixgeli. Sidaas ayuu afsoomaali sax ah kuyahay eraygaasi mahadsanidiin God bless my Somalia amin..

    • @IsseJama
      @IsseJama ปีที่แล้ว

      Qoraalka waxaykadhigeen gasariira bal macneey geeskaliya away fahmiwaayeen wad ku mahadsantahay sixida suugaanta

    • @ahmedmohadacaley4900
      @ahmedmohadacaley4900 11 หลายเดือนก่อน

      Gasariira waa afsoomaali sax
      Micnaheedunayahey qof aan waxba galeyn
      qaadaneyn (dhago-adag)
      sidaas ayaan loo yaqaan gasariira
      badanaana dhulka uusan waxba kasoo bixin
      nabaad ah ayaa loo isticmaalaa lkn heesta sidaas aan kor kusoo xusey bey ugu jirtaah

  • @abdnadirabdi2205
    @abdnadirabdi2205 10 หลายเดือนก่อน +2

    WAAA 1993 WAXAAN KA SOO DHAQAAQNAY BAKHAARKII INDHA DEERO EE U DHOWAAA HUTEEL XUDUN BURCO WAXAA WADANAA GAAADHI UD AH WAXAAN U SOCONAA QARARO HAWD MARKAAN SOO DHAAFNAY BALI DHIIG OO AANAN SOO GAADHIN YUCUBOOLE AYAA GAADHIGII NAGA GALAY HALKII BAANU QAADKAYAGII LA FADHIISANAY HEESTAN AYAAA II BAXAYSAY WAXAA IIGU XIGTAY ( HEESTII GUDCUR AAN CADABA JIRIN )

    • @abdnadirabdi2205
      @abdnadirabdi2205 10 หลายเดือนก่อน +1

      WAXAAN IDINKA SOO SALAAMAYAA SOUTH WEST OF ENGLAND

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 2 วันที่ผ่านมา

    Dhirtaba ged an la jarin go i wayay inu jiro

  • @WarfaaQalib
    @WarfaaQalib 3 หลายเดือนก่อน +1

    31 ogost 2024

  • @ilyaasabdiali
    @ilyaasabdiali 11 หลายเดือนก่อน +1

    8/1/2024 galb casir jawi exm diyaris

  • @DrSiciidAxmeddaahiir
    @DrSiciidAxmeddaahiir ปีที่แล้ว

    Xasan Ganey wuu noolyahay

  • @RuweydoCumar-kk8zo
    @RuweydoCumar-kk8zo หลายเดือนก่อน

    Heesta : Geediga Hayaankuba
    Heestii qadka daahir iyo

  • @lanegamer9973
    @lanegamer9973 11 หลายเดือนก่อน +2

    01 01 2024🎉

  • @ShacabIid
    @ShacabIid 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤ 1:15

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว

    Waaya waayo

  • @JimcaaleDhaahir
    @JimcaaleDhaahir 3 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Ahmedyare65
    @Ahmedyare65 6 หลายเดือนก่อน

    Geediga hayaanka

  • @hassanshire4527
    @hassanshire4527 7 หลายเดือนก่อน +1

    18 may 2024 Gha

  • @mohamedshieqhasan6651
    @mohamedshieqhasan6651 9 หลายเดือนก่อน +4

    28 feb 2024😊

  • @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
    @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed 11 หลายเดือนก่อน

    Dumarku wacad malah how nixina waa cadawag dunida weeyi iyo raga losoo diray weeyi

  • @abdullahiabdullahi8814
    @abdullahiabdullahi8814 ปีที่แล้ว

    Hi

  • @abdimohaxarago5152
    @abdimohaxarago5152 29 วันที่ผ่านมา

    Ok

  • @SharmaakeAhmettali
    @SharmaakeAhmettali ปีที่แล้ว +1

    The two legendary

  • @nuredinahmed7801
    @nuredinahmed7801 ปีที่แล้ว +2

    Somalidu waa dhaqan lumis heesta xigmad daale ma lasaaro dhaqanki Somalia maxaa loo saarey naag yaroo cadaana

    • @adamabdi743
      @adamabdi743 10 หลายเดือนก่อน +1

      Hhhhh War walal waa Khadroo yar AUN oo janadi firdows ahayd haku casuumo

  • @ruushalijamac638
    @ruushalijamac638 7 หลายเดือนก่อน

    somal ayn ay

  • @Imanmmm11
    @Imanmmm11 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢

  • @yahyeali-ve4jl
    @yahyeali-ve4jl 2 หลายเดือนก่อน

    19 oct 2024😊

  • @SaraaayeOfficial
    @SaraaayeOfficial 5 หลายเดือนก่อน

    1

  • @cabdii.m.9068
    @cabdii.m.9068 ปีที่แล้ว

    11-11-2023

  • @naasirwaddani4024
    @naasirwaddani4024 ปีที่แล้ว +1

    Dhaameel media markan Heesta erayadeedu way is daba marsannyihiin ma aha Originalkii. Tusaale ahaan Qaybta hore waxa ay ahayd (” Dhirtaba Gobol aan la jarin”) Halka Qaybta dambe ay ahayd (”Dadkaba Gobol aan la qadin”).

    • @Mudugboy1
      @Mudugboy1  ปีที่แล้ว +1

      Kaban Weeye Dib Loo tumay oo faseex ah

  • @FaraxAaden
    @FaraxAaden ปีที่แล้ว

    Alfanaan

  • @SiciidMaxamed-ym1tb
    @SiciidMaxamed-ym1tb ปีที่แล้ว

    Siciid maxamed

  • @SiciidMaxamed-ym1tb
    @SiciidMaxamed-ym1tb ปีที่แล้ว

    Siciid

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 ปีที่แล้ว +1

    (Wcb)2viking- ppe23/24elite(eagle eyed).