Khadra Daahir Cige iyo Axmed Cali Cigaal Heestii Sida Dhamastu Geedaha Dhirta uga Saraysaa lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @TaabitAbdalle
    @TaabitAbdalle ปีที่แล้ว

    Heestaa waxa wadaqaadaya Rooragaya iyo khadaro ilaahay ha u wadanaxariisto aamiin

  • @mayduleeyebooy964
    @mayduleeyebooy964 2 ปีที่แล้ว +5

    Heestan jecliyaa axmed cali cigaal iyo khadra daahir cige ala hauwnaxariistee waan tageraa 🌹🌹🌹🥰🥰🙏🙏❤️❤️👏👏👍👍👍

    • @rashidhassan572
      @rashidhassan572 ปีที่แล้ว +3

      Adeer, fannaanku ma aha Axmed Cali Cigaal ee waa Cumar Xasan Rooraaye

    • @OBOOSS
      @OBOOSS 11 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh

    • @tuulotage3310
      @tuulotage3310 4 หลายเดือนก่อน

      Axmed cali cigaal maaha waa omar xasan rooraaye iyo khadra daahir

    • @tuulotage3310
      @tuulotage3310 4 หลายเดือนก่อน

      @@rashidhassan572waar waxan walawaynta ah ee fanka ku ciyaaraya yaa naga qabta

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 4 ปีที่แล้ว +5

    Aan saxo waa khadra daahir cige
    Iyo cumar xassan rooraaye

  • @SiciidDaahir-dm1xx
    @SiciidDaahir-dm1xx 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed Cali cigaal maaha ee waa Cumar xasan Rooraaye AHUN

  • @arkabartirefaraxoodlay
    @arkabartirefaraxoodlay ปีที่แล้ว +2

    cumar xasan rooraaye iyo khadra dahir alaha haunaxariisto aamiin heesran jecliyaa 8:09

    • @OBOOSS
      @OBOOSS 7 หลายเดือนก่อน

      Arka bartire yasalam sxb 20 / 24 👍🌹

  • @qaraamboy6302
    @qaraamboy6302 2 ปีที่แล้ว

    axmed cali cigaal maaha waa xassan cumar rooraaye

  • @OBOOSS
    @OBOOSS 11 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxan xasus ku qaatay ano shaqo kujira ayay jacayl kaygi sigaracday oytidhi mcnow cawa shaqada iskada ana kubahane ano yaban aya shaqadi lajojiyay wan socararay kadib wan uimid kulanki habeenka afar habeen kadib wan sodonay wana laisiyay cawana 2 ayan isku leenahay masha alah mcn wan kujeclahy ❤❤

  • @shuuriyecade1027
    @shuuriyecade1027 7 หลายเดือนก่อน

    Axmad cali cigaal mahan waa cumar xasan rooraaye 😎

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 4 หลายเดือนก่อน

    Maaha Axmed Cali
    Waa Rooraye

  • @abdifarah1425
    @abdifarah1425 ปีที่แล้ว

    Riwaayada wax la odhan jire war.laa.an wada dashaye heestan khadra daahir iyo cumar xasan horooraye

  • @rashidhassan572
    @rashidhassan572 6 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxaa wada qaadaya Cumar Xasan Rooraaye iyo Khadra Daahir Cige AUNtee, kabankana waxaa u tumaya Saalax Qaasim Naaji

  • @yahyaahmed2239
    @yahyaahmed2239 4 ปีที่แล้ว +3

    Onkod zxb fananka aaan ku saxee waa Cumar rooraaye
    Maaha Axmed cali cigaal

    • @Suldaanmuude
      @Suldaanmuude 4 ปีที่แล้ว

      Waa Sax khadra daahir cige iyo Cumar Hassn Rooraaye

    • @khalidcali1838
      @khalidcali1838 3 ปีที่แล้ว

      Hee heey eeshcalaa hees weeye

  • @siciidcismaandirir1689
    @siciidcismaandirir1689 2 ปีที่แล้ว

    Khadra Daahir Cige Alle how Naxriisto
    Iyo Cumar Xasan Rooraaye weeyaan
    Ayaa Wada Qaadaya

  • @MohamedAhmed-eg8pg
    @MohamedAhmed-eg8pg 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed Axmed roraye iyo qadra cigaal ma aha

  • @xusto00
    @xusto00 7 หลายเดือนก่อน

    Adeeroolw marka hore waxaad hubisaan abwaanka sameeyay heesta iyo fanaaniint qaaddaysa aan ku saxee waxa qaadaya heestan labada fanaan ee khadra daahir iyo cumar xasan rooraaye

    • @Mohajabaanyare
      @Mohajabaanyare 6 หลายเดือนก่อน

      Abwaanka mustafe shikh cilmi

  • @moaarahmed9393
    @moaarahmed9393 7 หลายเดือนก่อน

    Waa rooraaye

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 3 ปีที่แล้ว +1

    Kabanku waa:
    Saalax qaasim naaji

  • @abdikarimkadiye2060
    @abdikarimkadiye2060 3 ปีที่แล้ว

    Sxb maha Ahmed Cali cigal ee Cumar Xasan rooraye la dhaah

  • @maxamedibraahimmurbay2153
    @maxamedibraahimmurbay2153 3 ปีที่แล้ว

    Rooraaye iyo khadra romantic hees axsan sawd

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 11 หลายเดือนก่อน

    Cigaal maaha ee ka bedal waa cumar xadam rooraye

  • @AhmedSaad-lq2bs
    @AhmedSaad-lq2bs 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar axmed cali cigaal ma aha waa cumar xasan rooraaye siday wax idinka yihiin

  • @axmedtaajirofficial6718
    @axmedtaajirofficial6718 3 ปีที่แล้ว

    Heesta waxaa la qaadayay Cumar Hassan Rooraaye

  • @HubiyeCusmaan
    @HubiyeCusmaan 7 หลายเดือนก่อน

    War nin kaani waa cumar xasan
    Rooraaye

  • @QaasimNuur-h3t
    @QaasimNuur-h3t 5 หลายเดือนก่อน

    Hye

  • @Faraxqhyre-lq1qc
    @Faraxqhyre-lq1qc 4 หลายเดือนก่อน

    FAR AX QHYRE

  • @tuulotage3310
    @tuulotage3310 4 หลายเดือนก่อน

    Beenaale heestan sida dhamastu waa khadra daahir cige iyo cumar xasan rooraaye walawayn beenta fanka ka daaya

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 ปีที่แล้ว +1

    Waa Erayadii abwaan mustaf sheikh cilmi
    Laxankii iyo kabankii macanaa ee saalax qaasim naaji
    Labada fannaan oo kala ah
    Khadra daahir cige khadra dhool
    Cumar xassan rooraaye aabaha daadiska hhhhhhhh

    • @QaasimGuuleed
      @QaasimGuuleed 7 หลายเดือนก่อน

      Waah waah 2024 baan dhegeysaanayaa kwrn heee 😂😂

    • @MuuseGacan
      @MuuseGacan 2 หลายเดือนก่อน

      ❤​@@QaasimGuuleed

    • @MuuseGacan
      @MuuseGacan 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@QaasimGuuleed😅

  • @gabileyball
    @gabileyball ปีที่แล้ว

    It is wrong maya Ahmed cali Egal
    Waa kadra iyo omar hassan rooraye