HEESAHA QARAMIGA AH EE LOGU JECELYAHAY AXMED CALI CIGAAL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 73

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 4 ปีที่แล้ว +10

    Ereyadii AHN Abdikadir hersi yamyam laxankii iyo codkii
    Legend Ahmed Ali Egal

    • @abdirahinmahamedilmi5435
      @abdirahinmahamedilmi5435 3 ปีที่แล้ว

      Ma sida Neefta Waylahaa ?
      Mise Waa sida Neef Dawa ii ah?

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahinmahamedilmi5435
      Waa Sida neefta weylaha neecawda caashaqa hawadaan ka nuugaa

    • @MaxamudAAR
      @MaxamudAAR ปีที่แล้ว

      @@abdirahinmahamedilmi5435 waa sida neef dawo ii leh neecawda cashaqa hawda uga nuuga .hawada waka odhanya pro markaa waa neef .thanks

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว +3

    احمد علي عغال قامه فنيه وثقافه فنيه وموسيقيه حفظك الله يا اسطوره

  • @libanahmed7147
    @libanahmed7147 3 ปีที่แล้ว +7

    HEESAHA CIGAAAL WAA XIGMAD MIIRAN MASHAA ALOW NOO DAA WAA FANIINTA MAQUUL KA AH EE INAGU SOO HARAY

  • @axmedmursal9444
    @axmedmursal9444 7 ปีที่แล้ว +6

    Waaw sidaneefta waylaha erayadii abwaan cabdiqaadir xirsi yamyam Allah yarxama

    • @sayidyaasiin7600
      @sayidyaasiin7600 3 ปีที่แล้ว +1

      Maaha ereyadii yam yam
      Waa ereyadii yuusuf ismaaciil

  • @salmamoha9091
    @salmamoha9091 4 ปีที่แล้ว +8

    My oldest brother used to listen this song when I was child. I still remember

  • @Mohammedali-h4c4c
    @Mohammedali-h4c4c หลายเดือนก่อน

    Woof Caleek Qaaci Waa Cigaal iyo Mushteek ka dhagayso, Adoo Safar ah Oo wado Saaran oo mirqaansan

  • @abshirdagel5135
    @abshirdagel5135 8 หลายเดือนก่อน +1

    Fanaankii Mj Waayeel❤🎉

  • @CabdiraxmaanFaaid
    @CabdiraxmaanFaaid 9 หลายเดือนก่อน

    Aduunyadii kanoogee sida neefta waylaha naacawda caashaQa k❤❤❤❤ask A

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 7 หลายเดือนก่อน +2

    This man is so sweet voice Ahmed alli igaal alle cimriga haw barakeeyo malin salaasa ah 3:09 galabnimo 8/5 2024 😊

    • @CabdiOsmankooke
      @CabdiOsmankooke 5 หลายเดือนก่อน

      3:50 3:51 3:58 3:58 4:01

  • @adnaanmahamed6596
    @adnaanmahamed6596 ปีที่แล้ว

    Habeen, Sabti soo galayso , saacdu 11:26 pm. 7 -Jully.2023, Jigjiga Aayar dega kasoo horjeedka qabaleega 04🎸🖤Anna dhaga nuglaantay😢

  • @aaminaabdirahmaan9578
    @aaminaabdirahmaan9578 2 ปีที่แล้ว +5

    Callek 👌 Waxan Dawan Hbeen Axada Sacada 8:35 Bisha 17/8/2022😢💔
    Jcayldarti Udhagaysan 💔🥹
    Anah Dhego Nuglaanta
    Intaan Nawilaya Aduunyadi😢
    Kanoogee 💔🥹🙈

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 6 ปีที่แล้ว +2

    Axsan yaa hees alfanaan legendary ahmed ali egal

  • @muxyadincllaahimuxyadin938
    @muxyadincllaahimuxyadin938 ปีที่แล้ว

    Masha allh fanaan qaali

  • @ahmedalcadaala1869
    @ahmedalcadaala1869 2 ปีที่แล้ว +2

    Best song really legend cigaal✅

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 7 ปีที่แล้ว +1

    Aaaaooof caleeeyk fanan qaali ah axmed cigaal

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv 3 หลายเดือนก่อน

    fanaan kaamil ah

  • @Mohammedali-h4c4c
    @Mohammedali-h4c4c หลายเดือนก่อน

    Heesihii badnaa Ee Cigaal Ee Qaaciyada kaliya ahaa TH-cam lama Soo Galiyo,

  • @khalafyare1260
    @khalafyare1260 7 ปีที่แล้ว +3

    yaa salam ahmed nolow eraayadii uu abdulkhadir h yam yanm laxanka kabanka ahmed ali cigal

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 6 ปีที่แล้ว

      Khalaf Yare Boowe maahan erayadu yamyam waa Axmed s. Bidde.

    • @abdinasirbarre4486
      @abdinasirbarre4486 6 ปีที่แล้ว

      Khalaf odayga ad bad u tagertaa awoowe yah yah

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled 2 ปีที่แล้ว

      @@AbdiazizSaidAhmed
      Fanku Waa Hibo sxb ee haka been sheegine Waa ereyadii AHN ABWAAN ABDIKADIR HERSI YAMYAM iyo LAXANKII AHMED ALI EGAL ILaahay cimriga ha u dheereeyo ee

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdullahiguled Mahadsanid inaad i saxday abwaankaas baan u haystay, ogow Axmed Suleymaan Bidde laftarkiisu haddaad taqaan waa abwaan weyn oo xagga heeso curinta aan dhihi karo waa ragga ugu horreeya ama isaga iyo abwaan Sangub lagu sheego inay ugu heeso badan yihiin. Abwaan Yamyam waa nin culus gabayaa aad u weyn iyo halabuur aad ugu fiican curinta suugaanta alle haw naxariistee. Marka laga yimaado gabayadiisa tirada badan, heesahaan xusuustay baanba yareyn:
      1. Soomaali baan ahay
      2. Sabool caashaq
      3. Guuleed ma joogaa
      4. Daalo aragtideeda

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled 2 ปีที่แล้ว

      @@AbdiazizSaidAhmed
      Aadbaad u mhdsn tahay sxb Waa Runtaayoo Ahmed saleeban bidde Waa mid kamid ah raga ugu heesaha iyo ruaaayadaha badan geyigeena soomaaliyeed ILaahay cimriga ha u barakeeyo ee run ahaantiina waxaynu leenahay abwaaniin lagu faano oo aan kala dhicin inkastoo xoogoodii aakhiro u bateen AHN
      inkaloo badanina ay imika aad6u jilicsan yihiin oo ay isugu darsameen da, a iyo weliba daryeel la aan oo aanay cidina xil iska saarin
      ILaahay waxaan uga baryayaa inuu u naxariisto intoodii geeriyootey Inta nooL na uu caafimaad siiyo dembigoodana dhaafo

  • @garaadkamedia1197
    @garaadkamedia1197 2 ปีที่แล้ว +2

    100% cadi mahan

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว +1

    Tolow yaa alifay heestan

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 5 ปีที่แล้ว +1

    Laba page ayaa kamaqan heesta iyadoo dhamaystiran soo gali please thankx pro

  • @CabdirahmanCabdi-h6u
    @CabdirahmanCabdi-h6u 6 หลายเดือนก่อน

    M,a hi 👋 ☺ 😊 🤗 💓 💕

  • @cabdirahmaanaxmedbilr233
    @cabdirahmaanaxmedbilr233 5 ปีที่แล้ว +3

    Libaax libaax dhalay Axmed Cali cigaal

  • @cbdimahadmohamed9015
    @cbdimahadmohamed9015 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaw qoor qoor dhalay

  • @Mahad-me2bg
    @Mahad-me2bg ปีที่แล้ว

    Good son sing

  • @faysalduale2732
    @faysalduale2732 2 ปีที่แล้ว +2

    sida neefta waylaha nacawda cashaqa hawada ka nugaa
    axyaa fanaan

  • @mahmedapdi8286
    @mahmedapdi8286 3 ปีที่แล้ว +2

    Axmed cali cigaal 👍

  • @shaafiabdi2224
    @shaafiabdi2224 7 ปีที่แล้ว +2

    waaaaw

  • @ahmedaliwaqooyi6053
    @ahmedaliwaqooyi6053 5 ปีที่แล้ว +4

    Niska dhexe habaynkii sida nugulka oomane waa sarbeeb

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 5 ปีที่แล้ว

      Ahmed Ali waqooyi oo sidee ah bal ii sharax thanks

  • @maajidmustafe252
    @maajidmustafe252 ปีที่แล้ว

    Ahmed saleeban bide eryada lahaa

  • @afbarwaaqo4394
    @afbarwaaqo4394 7 ปีที่แล้ว +2

    Cigaal heesahisa midba takale ka macan

  • @abdisalam4728
    @abdisalam4728 ปีที่แล้ว

    Waw

  • @mubarakfarahkedie6128
    @mubarakfarahkedie6128 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍❤️❤️💕💕💕❣️

  • @libanmahamed85
    @libanmahamed85 3 ปีที่แล้ว

    Garami

  • @abdikadirmuhumed6399
    @abdikadirmuhumed6399 6 ปีที่แล้ว +2

    Iska dhaxe habeenkii sida nugulka omani naani aan biyo laheyn ragii hore murti miran ayee ahaayeen

  • @axmedcabdi1573
    @axmedcabdi1573 7 ปีที่แล้ว +3

    Erayadii ahmed s.bide

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled 2 ปีที่แล้ว +2

      Gudoon Ahmed
      Kadaa fanka beenta iyo qabyaalada waayo ereyada heesta iyo curinteedaba waxaa iska lahaa AHN ABWAAN
      ABDIKADIR HERSI YAMYAM

  • @buurta20
    @buurta20 7 ปีที่แล้ว

    Waaw aad ayaad umahadsantahay

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    وما ننز له الابقد ر معلو م

  • @maxamedxasanbidhiidh6627
    @maxamedxasanbidhiidh6627 5 ปีที่แล้ว

    hawada ka nuugaa

  • @fuadmaxamed8410
    @fuadmaxamed8410 ปีที่แล้ว

    xasna aadn samtre