AllPuntland .com
AllPuntland .com
  • 9
  • 2 453 910
Dooro Musharax Hassan Nur Wardere Xisbiga Enhedslisten Copenhagen Denmark
Codkaaga sii musharaxa Soomaaliga ah ee Hassan Nur Wardere oo u sharaxan doorashada golaha degeenka degmada Copenhagen, Denamark. Nov 19, 2013 Xisbiga Enhedslisten oo ah xisbiga u dooda danaha dadka danyarta ah.
Ogoow codkaaga ayaa isbadal kuu keeni kara ee dooro qof kula dan ah.
มุมมอง: 4 326

วีดีโอ

Puntland oo maxkamada Ciidanku dil ku xukuntay laba nin iyo Galmudug oo cambaraysay
มุมมอง 3.6K11 ปีที่แล้ว
Dhagayso: Dacwadii, difaacii iyo xukunkii dilka ahaa ee shalay ay maxakamada Ciidamada Puntland ku riday labada iyo Galmudug oo Wasiirkeedda Warfaafinta difaacay mid ka mid ah labada eedaynsane. Xeer ilaaliyaha oo dacwada ku oogaya, eedaysanayasha oo diidaya dacwadiisa, qareenadii difaaca la xukumayaasha oo difaacaya, garsooraha maxkamada oo go'aankii xukunka ku dhawaaqaya iyo waliba Waraysi Wa...
Hees Cusub Baadi Goob Qaran xildhibaan Saado Cali Warsame
มุมมอง 13K11 ปีที่แล้ว
Minneapolis: Fannaanadda weyn ee Saado Cali Warsame ayaa soo saartay hees cusub oo la magax baxday "Baadigoob Qaran," heestan oo ruxday masraxyada fanka. Waxay heestu ka hadlaysaa hiyi qaran; waxay taageeraysaa dhisidda Maammulka Jubbooyinka ee dhowaan lagu dhawaaqi doono. Fannaanadda oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlammaanka Soomaaliyeed, ayaa hadda ku sugan magaalada Minneapolis, halkaa...
Waraysi Cabdi Maxamed Dube oo doonaya inuu u gudbiyo dalkii khibradii iyo aqoonta u ka helay Denmark
มุมมอง 1.3K11 ปีที่แล้ว
Waraysigaan si kadis baan ku qaadnay, ka raali noqo maqalka codka wariyaha oo meelaha qaar aan fiicnayn, siddoo kale xagga farsamada. Waxaa Waraysiga qaaday: Yusuf ilweyn ilweyn@gmail.com
Dhagayso_Hestii_Waa_Mahad ILLAAHay adigo maalin jooga_Maxamed W Qasali_ kayd_ AllPuntLand Com _
มุมมอง 2.4K12 ปีที่แล้ว
Kaydka suugaanta Heesaha iwm ee AllPuntland.com waxaan ku uruurinaa xulka heeso sababo khaas ah ah loo xulay, sidda dalabaadka asxaabta AllPuntland.com iyo suugaanta loo kaydiyo barnaamijyada wacyi galinta bulshada ee ku baxa AllPuntland.com
nin xil qaaday ed wmv YouTube
มุมมอง 1.3K12 ปีที่แล้ว
nin xil qaaday ed wmv TH-cam
Gar rmaqaate warankiyo nin gaashaanka weheshaday shakadii
มุมมอง 449K12 ปีที่แล้ว
Gar rmaqaate warankiyo nin gaashaanka weheshaday shakadii

ความคิดเห็น

  • @SakariyeMaxamed-h5h
    @SakariyeMaxamed-h5h 2 วันที่ผ่านมา

    11/12/2018 cabdi nuur axmed oow,aadan rabadaan kariim waxaan joogaa USE

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 5 วันที่ผ่านมา

    Hees io badh aun mohamed nur giriig❤

  • @abdulahiaynab797
    @abdulahiaynab797 21 วันที่ผ่านมา

    Chanellkaan qofkii lahaa ma dhintay 12yrs ago aya ugu damaysay inuu wax soogaliyo views fcna wuu helijiraye

  • @khadra-km6lq
    @khadra-km6lq หลายเดือนก่อน

    MAXEY U QORI WAAYEEN BUUGAG KU SAABSAN NOLOSHOODA OO RUN AH WAXBAA LAGA BARAN LAHAA.

  • @durguf3993
    @durguf3993 หลายเดือนก่อน

    Hees iyo badh iyo farshaxanka kabanka cigaal yaa salaam

  • @jacfarwadani2200
    @jacfarwadani2200 2 หลายเดือนก่อน

    Axmed cali cigaal and khadra daahir AHU kuwii ugu fcnaa ee fanka somaliyeed bay ahayeen 10/15/202 in Growe Nugaal somalia 🇸🇴

  • @AnisoIbrahim-rt3lm
    @AnisoIbrahim-rt3lm 2 หลายเดือนก่อน

    Oc/9/10/2024 hello

  • @lengendqurbaawi885
    @lengendqurbaawi885 2 หลายเดือนก่อน

    Heestan xasuus igu qaaliya waayo wayo like 2024?😊

  • @abdikafigurey3735
    @abdikafigurey3735 2 หลายเดือนก่อน

    Xasuus heestaan aniga saaxiibkayga yaraanta ayaa wada dhuuxi jirnay. qiyaasta waxay ahayd 2010, aad baan u jeclayn luuqda iyo erayadaba. caawa Sept 21 2024 ayaan dhagaysanaya oo xasuus qiima badan i dhex maquurisay.

  • @MaryamoOsman-c1t
    @MaryamoOsman-c1t 3 หลายเดือนก่อน

    waxan so boqde hestaan 17/9/2024 malin talada anoo meel kaso race

  • @abdifataxmohamed3803
    @abdifataxmohamed3803 3 หลายเดือนก่อน

    2012 anoo geel jira ah Baan memory walal Kay ka dhagaysan jiray 😢😢😢😢

  • @YasserAli-q6s
    @YasserAli-q6s 3 หลายเดือนก่อน

    1.2.mln daawatay 2 mel hadi lo qaybsho wa anoga malaga hanan dhageysan hestan ma tooso 18 sano ayan tageero ku ahay heestan😮

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 3 หลายเดือนก่อน

    Naxariistii janno Alle ka waraabiyo khadra daahir cige.

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 3 หลายเดือนก่อน

    who’s here 2024

  • @KhadarsiciidCabdulaahi
    @KhadarsiciidCabdulaahi 3 หลายเดือนก่อน

    2024 yaa dhagaysan ❤

  • @ZaeedQorane
    @ZaeedQorane 4 หลายเดือนก่อน

    16/Aug/2024 an dggaysanaaa dadna 5 sano ka hor bay comment ka bixiyeen😢

  • @hotali-r8s
    @hotali-r8s 4 หลายเดือนก่อน

    Who stil listening 2024😮

  • @axmedyusuf6185
    @axmedyusuf6185 6 หลายเดือนก่อน

    2024 /6/15 10:21 😢

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 6 หลายเดือนก่อน

    Qofba waa la gaadhaba, Kollley geeri weeye💯✍ waa heestii iigu Horeysay hees aan dhagaysto 2010 Cajalad iyo Rikord ay hooyo lahayd ayaan ka dhageysan jirnay Ethiopia deegaanka Jaratti 《bakhtiiley》 Alla noloshu macaaneydaa caruurnimadii🙇‍♂️"Alla yaa dib iiceliyo waa loo calaacaliye" ban maqli jiray. Heestan iyo Heeso dhowr ah ayey Hooyo jeclayd waxan ka xasuustaa. "Nimuu dhabarku jabanyahay" Leexo" Hadal ii daboollaa" dhabta miyaan ku saaraa" samsameey Halbowlaha" jacayl lama moosi karo" nafteydaa kuu jiraban" Waligeed aduunyada" Wacad" Ma,ogtahay bad iyo wabi" Xaq miya xeer miya" iyo kuwo fara badan oo aana xasuusan imika aduunyo ana maanta muqdishey iga tuurtay Hoyana Ethiopia Xasuus ahaan ayaan u dhagaystaa heesaha qaarkod geeridu Haku ilowdo Hoyo mcn❤ 4-6-2024✍

  • @Abdirizaksulayman
    @Abdirizaksulayman 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ahay dadka xasuusaha dhibanaha u ah siiba heestan walaahi sigaara ii xasuusin dharaaro galbaday oo aan soo noqonayn iyo sanado samaa oo na sagootiyay2012/2013/2014/2015 Cigaal Haduu cararo inanyaay cawl uu nin raga ahi ganay dantu waa cilaysaa Cirka sare shimbir u lalay cabaar waaka dabadeed soo dhigay cagaha oo ma huraayo ciidee Hadaan caawa kuu imid adiguna canaadoo ka cadgooso hays odhan Khadra dahir🗣🗣 U adkeeso caashaqa qayrkaana ha ceebayn naftaad cadawga u ahayd cisi kuma taraysee😢😢 Habeen khamis baxday jumce so galay 30/5/52024

  • @khadaralifarah3124
    @khadaralifarah3124 7 หลายเดือนก่อน

    From 2002 to 2024🙄

  • @Naasirjaama-o9p
    @Naasirjaama-o9p 7 หลายเดือนก่อน

    U adkayso caashaqa ❤qayr kaana ha ceebayn naftaad cadowga u ahayd Cisi kuma tarayse ❤waaba sida janada caad cirka sara laguu diray ana aan cawaystee waxba ha ii calaacalin hadaan caada tiig saday adaa laydha ka cabee

  • @FarxaanCalas
    @FarxaanCalas 8 หลายเดือนก่อน

    hees taan nin aqli badan qaa day wllh gabar aqli badan ❤❤❤❤

  • @MahadAxmed123
    @MahadAxmed123 8 หลายเดือนก่อน

    Xasuus heestan waxaan safar kusoo galay 2021 bishii sideedaad aniga iyo nin la dhaho bashiir cumar oo wadana gaadhi calaawi ah safarkaaso aanu burco ka baxnay 7 subaxnimo Kuna tagnay coodanle oo ku yaala xuduudka itobia halaas oo aankasoo qaadayay aabahay oo aan go aan saday Inan magalada keeno 2024 aabo ayaa aad iiga xanuusanaya iigu Soo duceeya wll inuu alle ii caafiyo🤲♥️

  • @engabdi4615
    @engabdi4615 8 หลายเดือนก่อน

    Xasuus culus @ 14/4/2024-Xeebta kismayo Jawi aad umacaan🤝

  • @Ducaysanetv
    @Ducaysanetv 8 หลายเดือนก่อน

    waxan dhagaysanayaa anoo soo jeeda malintii 11 aad oo xidhiidha qaadiro raagtay waa wada u fiirsi cid fahmaysaa heestani waa cajiib

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 หลายเดือนก่อน

    QORAALKA HEESTA ( LYRICS ) Cigaal Cadceediyo inan yahay Hadhka geedku laba cayn Cisho nool ba weeyee Haddii aan ku baday ciil Caloolyowna kugu riday Nabsigii isoo celi Cabashana ku baanee Haddaan caawa kuu imi Adiguna canaadiyo Ka cad gooso hays odhan Cashar baa la ii dhigay Aan ku cibro qaatee Cadhadii iska iloow Khadra Calool nugulidaayeey Madigay cawaansaday Haddaad ciidda hoosiyo Gashid meel cidhiidhiya Ama ay col iyo guluf Warmo kaaga cararaan Walee ciidan kuma taro Waxba hay calaacalin Markaan caada tiigsaday Adaa laydha ka cabee Cigaal Hadduu cararo inan yahay Cawl uu nin ragi ganay Dantu way cuslaysaa Cirka sare shimbir u lalay Cabaar waa ka dabadii Soo dhiga cagaha oo Ma huraayo ciiddee Haddaan caawa kuu imi Adiguna canaadiyo Ka cad gooso hays odhan Cashar baa la ii dhigay Aan ku cibro qaatee Cadhadii iska iloow Khadra U adkeyso caashaqa Qayrkaana ha ceebayn Naftaad cadowga u ahayd Cisi kuma tareysee Maaba sida janada caad Cirka sare laguu diro Anna aan caweystee Waxba hay calaacalin Markaan caada tiigsaday Adaa laydha ka cabee!. Erayada Abwaan Huryo 1975 Laxanka Axmed CALI Cigaal Kabanka Mahamud I Hudeydi AHN

    • @siraad8026
      @siraad8026 26 วันที่ผ่านมา

      Dantu way cidlaysaa

  • @CismanDayib
    @CismanDayib 9 หลายเดือนก่อน

    2024

  • @CbdinuurCman
    @CbdinuurCman 9 หลายเดือนก่อน

    kaban darajadisu wa inad 16 note ka sameydo 4drum 4 vocal 4 echo 4 zambo

  • @QaysowCadde
    @QaysowCadde 9 หลายเดือนก่อน

    Xasuus waxn dhakey san jiry 1986😊

  • @abdiaziizabdullaahimohamed3956
    @abdiaziizabdullaahimohamed3956 10 หลายเดือนก่อน

    hees iyo bar 2024

  • @adamali2035
    @adamali2035 10 หลายเดือนก่อน

    KHADRA DAAHIR CIGE GODKA LAGU JANEEYEEY ILAHAY HAKUU RAXMADO❤❤

  • @Hamda6
    @Hamda6 10 หลายเดือนก่อน

    Woof fani wakihore dadkisi labada hobal eku luqaynaya Axmed cali cigaal iyo khadra dahir ciga alle hanaxariste abwan erayada curiyay makasayo balse runti hees cajiba xigmadbadana laga dhehan karo waxan dhagaysanay malin khamisa 1-2-2024 caruurta 2030 dhagaysan dona aadban idin salayama 😂❤

  • @CuuledmohamedRare
    @CuuledmohamedRare 10 หลายเดือนก่อน

    .

  • @faisamaxamedsaciid8509
    @faisamaxamedsaciid8509 11 หลายเดือนก่อน

    Heestan anoo dugsiley jeclaan jiry♥️2024🎉 faankaa xiligii hore macna

  • @rawdahassan4898
    @rawdahassan4898 11 หลายเดือนก่อน

    31/12/2023 ya dhagesanoyo tolow😮

    • @maxamed5604
      @maxamed5604 11 หลายเดือนก่อน

      Me sister

  • @sahalsalaad3500
    @sahalsalaad3500 ปีที่แล้ว

    Heestan waxan dhageysan 2012 caasimada muqdisho maantan 2023 dhamaadkiisa hargeisa ku mirqaamayaa waqti wuu soconayaa

  • @abdullahiyare8314
    @abdullahiyare8314 ปีที่แล้ว

    Heestani malahayga waxay jwb u tahay heesta la yidhaa, mar waranka caashaqa iga goo wadnaha sudhan e khadra calaalcayso, immikana waa ahmed markiisii ❤❤

    • @maxdar11
      @maxdar11 ปีที่แล้ว

      Haa laba heesood oo khadra si xun loogu daadinayo ayey jawaab u tahay isku riwaayadna way ku jireen .

  • @dabagalechanel9369
    @dabagalechanel9369 ปีที่แล้ว

    heestan cawa waxa wada dhagaysanayna aniga iyo zxpky suhayb iyo zxpky badri wakhtiguna waa 14/12/2023 haben khamis soo galayso sacadu tahay 4:13 hadad qoralkayga akhrinayso aadban ku salamaya

  • @bashiirbadall234
    @bashiirbadall234 ปีที่แล้ว

    Caashaqan igaadhine

  • @Qaasimcali-c2h
    @Qaasimcali-c2h ปีที่แล้ว

    Gariig xasus ayey igu tahy

  • @maanfaarax2765
    @maanfaarax2765 ปีที่แล้ว

    Sooraan alaha unaxristo

  • @maanfaarax2765
    @maanfaarax2765 ปีที่แล้ว

    Bosso ila galkiyo ano gari xMul wada ayan said udhegsan jjray hestan 2014

  • @shankarofficial7796
    @shankarofficial7796 ปีที่แล้ว

    10\10\2023 maalin taalada saacadu 3:04 halka ama goobta aan ku suganhy waa casimada umada soomaliyed ee muqdisho Heestan wa hesaha aan ugu jecalhy hesaha ay qaadan axmed cali cigaal iyo boqrdii jacylka khadra daahir coge allaaha ya arxam Salaaman 🙏

  • @axmadjamaal9494
    @axmadjamaal9494 ปีที่แล้ว

    Heestaan waxaan dhagaysan jiray ama dhagaytay 2017 dhamaad keedii laascaanood agteeda anoo jooga hadana waxaan joogaa magaalada muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya taariiqdu waa 01 bisha October 2023 dhamaan waa idin salaamay ❤❤

    • @mahat120-o8c
      @mahat120-o8c 7 หลายเดือนก่อน

      Hada waxa lajoga 2024🫡

  • @kalsoonabdule9039
    @kalsoonabdule9039 ปีที่แล้ว

    Heestaan 10 sano kahor waxan dhageystay anigoo dalxiis u joogo dalka kenya magaalo xeebeedka mombasa Hada Mar kale waxaan dib usoo xasuustay anigoo ku sugan buuraha dalka Madagascar 🇲🇬 magaalada Antananarivo

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    قصيه

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    Jaamac waad uu sheegidonta isaga iyo shaadiraba kaalin baxa iskofsada

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    وقال انى ذا هب الى ربى سيهدين

  • @axmedwaaniye
    @axmedwaaniye ปีที่แล้ว

    Wsc