NIMCA HEYBE XASUUS AYADOO AROOS HEESTA CEYNI || REACTION

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • NIMCA HEYBE XASUUS AYADOO AROOS HEESTA CEYNI || REACTION #xasuus #nimcaheybe #sayidcalisura
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 348

  • @aronmooy3939
    @aronmooy3939 3 ปีที่แล้ว +84

    wlhi hadaan awood one day 100k subscriber in aan siyo waan siin lahaa nimco ahemd heybe

    • @nimcahaybeofficial1583
      @nimcahaybeofficial1583  3 ปีที่แล้ว +17

      Thanks

    • @mawliidmohamed698
      @mawliidmohamed698 3 ปีที่แล้ว +2

      @@nimcahaybeofficial1583 1milyan subscribe ayaas u qalanta wll🙏

    • @liinochannel6221
      @liinochannel6221 3 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi kula midan ahay

    • @mohamedomarbaan
      @mohamedomarbaan 3 ปีที่แล้ว +2

      Nimco heybe waa gabarteyna
      Waa agtaradeyna
      Waa boqorada hablaha Somaliweyn
      Madaxa ayad no sarar tahay huno wallo

    • @ifrahmohamud1102
      @ifrahmohamud1102 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcahaybeofficial1583 abaayo ruwayaan intee ka dawadaa

  • @Ben_Masks
    @Ben_Masks 3 ปีที่แล้ว +24

    2001 wakhtiga ad ruwaayada ad mataleysay dunidan kuman nooleyn manta alhm wanku dawanaya ilahay aya mahadaa iska mamo aadban ugu faraxsanahay inu wakhtigu isken so gaadhsiyey mamo keep going 🙏❤️

    • @kingalkhaliiji9428
      @kingalkhaliiji9428 3 ปีที่แล้ว +4

      Qof walbo madhalan xiligas ayeey leeyihiin dadka dhan hada dhaw lee mee dhasheen waa yaabe somalida yaraan jecla kkkk

    • @Ben_Masks
      @Ben_Masks 3 ปีที่แล้ว

      @@kingalkhaliiji9428 var 😂😂😂😂

    • @ahmeddiiriye4624
      @ahmeddiiriye4624 3 ปีที่แล้ว +2

      @@kingalkhaliiji9428
      Waxaa la arki jiray Gabdho da'da Qariya hada Raga xataa da'da waa ka careeraan 😃😃

    • @safiyaharoon6346
      @safiyaharoon6346 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmeddiiriye4624 xxxxxxx

  • @muhammedmuqtar6259
    @muhammedmuqtar6259 3 ปีที่แล้ว +27

    Hadii aat ka heshay reaction an nimca iska bixisay hadaad ka heshay like ta ha igala tagin lovo you guys 😍

  • @mrlamajoojiye6677
    @mrlamajoojiye6677 3 ปีที่แล้ว +7

    Nimco aad kuu xishmeeyaa taageero buuuxdo oo fanskaaga kamid ah ayaan ahay keep going sister hormar wacan

  • @adnaan_al3pha
    @adnaan_al3pha 3 ปีที่แล้ว +4

    Ahmed hussein qanyare ayaa la dhahaa hada mombaise ayuu jogaa🥰🥰🥰🥰

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaal xamar wllh legends aya nahay waa idin barya like saara inta xiligaas joogtay

  • @AwesoAbdullahi
    @AwesoAbdullahi 10 หลายเดือนก่อน +1

    wllhi runtii xasuus weyn ayaa i kaleesen mahad sanid walasheyda mcn nimco Axmed heyba thank so much my sister

  • @sumancabdi9672
    @sumancabdi9672 3 ปีที่แล้ว +12

    Ader sayid cali sura wu jiran yahy uso duceya inu alle cafiyo

  • @mohafishaal4190
    @mohafishaal4190 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimco heybe waxey uqalantaa boqol malyan iyo kabadan waayo waa qof qaali nugu ah guul wacan ayaan kurajeynaa

  • @Amay101
    @Amay101 3 ปีที่แล้ว +6

    Please ruwaayadaan noo soo geli abayo!! I love this ruwaayad so much!!

  • @maskaxiyoxirfad1160
    @maskaxiyoxirfad1160 3 ปีที่แล้ว +3

    Waan xasuustaa waagaas mama nimco shaleemo afriik ayaa ka daawaday lcgtii cajiinka makiinada kala so gooyey ..allah ha idin nabad yeelo dhamaantiin ..dadkii jeceelka naso baraa tihiin 💞💓💗

  • @dariiqaguushaofficial4955
    @dariiqaguushaofficial4955 3 ปีที่แล้ว +5

    DADKA XUMAHA WADABA😪DADBA TAAGEERA ANIGO WANAAGA WADA🤝🏼MAXA LAYGU TAGEERI WAAYEY❤FADLAN WLL #SUBSCRIBETA IISARA🙏

  • @luulabdirahman8027
    @luulabdirahman8027 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah aduunkii hore iyo dakii horebe ku deyasho ayeey mudanyihiib keep going xabiibtii 🙏🙏❤️❤️

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah❤🥰

  • @mizkialjidxi9858
    @mizkialjidxi9858 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimca heybe queen aan iska jclhy alle dartii💎❤😘

  • @arshaadpoi1870
    @arshaadpoi1870 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa Xasuus Aad U mcn bdn nosoo badi Hapo🙏♥️♥️

  • @jabshepro
    @jabshepro 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi Waa Muuq Wanaagii Hore Somalia M.a Waa Video Markaa Daawato Aad Qalbiga Ka Darermeyso Nuxurka Ku Jira So Maanta Iyo Jiil Kale keep going

  • @hadiyakhaalid6162
    @hadiyakhaalid6162 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah abtigey oo yar aan caawo arkaaya allah ku cafiyo abti mcn mama nimco siidcali suure madiina as jooga lkn qafkii waqti isla sooqaadateen waxaa loobahan yahay inaad booqoto oo aad kawar heyso maadama as iska dhaafay aflaanta qadirin in lasiiyo wuu mudanyahay asigana

  • @daacadcsm7520
    @daacadcsm7520 3 ปีที่แล้ว +3

    Sid ali suura waa xanunsan yhy i lahay ha cafiyo

  • @AyuubQanyare
    @AyuubQanyare 10 หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxaristo siidcali

  • @saciidguure3172
    @saciidguure3172 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad nimco my favorite actress of Somalia 🇸🇴

  • @omarhassan677
    @omarhassan677 2 ปีที่แล้ว +1

    Salaan sare nimco waan ku taageera abaayo

  • @adilmohamed5307
    @adilmohamed5307 3 หลายเดือนก่อน

    Best times lamma iloobaan ❤

  • @aminahassanmsufi3281
    @aminahassanmsufi3281 3 ปีที่แล้ว +1

    Waqti fiican Ayeey eheed waqtigaan Nimca waaku salaamay Abaayo 😘

  • @Kiiney2883
    @Kiiney2883 3 ปีที่แล้ว

    Soomaalida hada waxey kuwaasheen cayil caato nimada sidey uqurux bdn tahey nimco heybe fiiriya adigoo yar hadane yaraantada butacey tahey qaabdaro waaye msha allah atariishadena nimco heybe wlhi wad soo baashaashey😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @aaminocusmaan8311
    @aaminocusmaan8311 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going wllashy from marka cadey

  • @Anas3738
    @Anas3738 3 ปีที่แล้ว +1

    Old is gold nimco ahmed heybe walahi intaan ka badan ayaad u qalantay ❤️❤️

  • @swtyrayaanmohamed9362
    @swtyrayaanmohamed9362 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc nimco ahmed haybe waan ku salaamay walalo waxa ahay qof ku taagero wax walba so dhigtana lasocda marka waxa raba inad noga sheekeyso khiso ku somar tay mida ugu xanuunka badan ama jacel ama wax kale ha ahadan ?

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 3 ปีที่แล้ว +2

    Waayo waayo xusuus ah ayaad nawada galisay aniga waxaan kaa codsanaa film kii canaad Inaad noogu soo darto

  • @sabriyeaweys1464
    @sabriyeaweys1464 ปีที่แล้ว

    Allah yarahma Baba Siidka Suura codkis cajib ah

  • @guuleedmuxudiin4387
    @guuleedmuxudiin4387 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah quruxeey nimco haybe

  • @salahshaafto9926
    @salahshaafto9926 3 ปีที่แล้ว +3

    Walal wad mahadsanthY ma tihidin Dad la ilaawi karo sababtoo Ah barigi ay magalada Suudi yalaxaw iyo qanyare iyo beebe iyo caato iyo xaabsade magaalada ku qasanayeen bd na ilaw siin jirteen Dagaalka iyo urta baaruuda
    Runtii Aad bd u mahadsantaHaY ❤️
    Umana qalantiD intaa subscribe ee aad hda hysato
    Wxn si Xurmad leH uga codsanyaa umada somaliyeed inaY gaadhsiiyaan millions iyo ka badan ❤️❤️❤️❤️

  • @ayannaawil1912
    @ayannaawil1912 3 ปีที่แล้ว

    Mom waxad ishekta riwayada gabadhu baxsanayso e ku jiro awkuko ee ladilayo atoraha ma ada haday tahy adi ruwayaas magaceda ishek bls

  • @xawoabdulahi5722
    @xawoabdulahi5722 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo heesta kaligeeda rabna inteh kaheleyna plz🙏🙏

  • @zamzamzamzam4512
    @zamzamzamzam4512 3 ปีที่แล้ว

    Woooow masha Allah Abayo

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel9320 3 ปีที่แล้ว

    Actor nimco heybe mashallah

  • @baabasiidka4301
    @baabasiidka4301 3 ปีที่แล้ว

    Nimco Ahmed Heybe Legend wlh wan jecla dawashada ruwayadaha qasatan cidaha hit ayago ah 🥰
    Naney Masraxa furan aso ka hesayo aa arkay inta kuma yalo odeyga

  • @jimcaalemaandhe1252
    @jimcaalemaandhe1252 3 ปีที่แล้ว

    Nimco waan ku salamayaa wll waad sii dayaranaysaa alla haku daayo

  • @Jammaad
    @Jammaad 3 ปีที่แล้ว

    Nimca haybe rooxaanteey aaba iska jecel sharci kayaal inaan usaaro dowlo waaye dowlaay 🙌👍💞💖

  • @adeymohamed7044
    @adeymohamed7044 3 ปีที่แล้ว +2

    Please we need these old films share full films in your TH-cam

    • @hindann3057
      @hindann3057 3 ปีที่แล้ว

      Nimco hargeysa marun naasoo bookho

    • @mohaofficial3959
      @mohaofficial3959 3 ปีที่แล้ว

      Wll plz Subscribe igu cawi ado mhdsn

  • @ahmedhussein439
    @ahmedhussein439 ปีที่แล้ว

    Salaan sare walaasheey Nimco Heybe

  • @anushkahassan6952
    @anushkahassan6952 3 ปีที่แล้ว +4

    Abayo Mcn aniga hess Ayan idhinka sugaya kasam ki kasam iso turjuma please 🙏🙏🙏💯

    • @zaaramohamed3604
      @zaaramohamed3604 3 ปีที่แล้ว

      Fuded lee wye bee fasirada hestaas TH-cam kee tala

  • @hodanmohamed1818
    @hodanmohamed1818 3 ปีที่แล้ว

    Nimco haybe please noo soo badi xasuusti hore khasatan adigu jilaysay keep going sister.

  • @asadabdi6914
    @asadabdi6914 3 ปีที่แล้ว +1

    One un only legend Nimco haybe ❤❤

  • @basheabdi415
    @basheabdi415 3 ปีที่แล้ว +3

    Kaasi wuxuu ahaa waqti aad u qurux badan

  • @abdullahiproduction2263
    @abdullahiproduction2263 2 ปีที่แล้ว

    xasuustii nimca haybe

  • @mahmudabdulle750
    @mahmudabdulle750 3 ปีที่แล้ว

    Xasuus anaga lisay atariishada weyn Nimco Ahmed Haybe wan dawaday ruwayadan waxan ku daawaday barigan joogay Kenya Nairobi🙏

  • @sambarayado6107
    @sambarayado6107 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi masha allah somali dad way haysa nimco al fagi masha dad dadki horey lee waye waidin wataa love kugu nahay

    • @mahamadali4639
      @mahamadali4639 ปีที่แล้ว

      Nimcooy caatinimada aad kuquruxsan tahay

  • @Ayniali-yb3cv
    @Ayniali-yb3cv 5 หลายเดือนก่อน

    Ceyni anaa lidhahaa 2006 libixiyay😢

  • @saladyariisow9976
    @saladyariisow9976 ปีที่แล้ว

    Xasuus😍

  • @maxamedcabdirashiid2152
    @maxamedcabdirashiid2152 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimco heybe official
    Ruwayadan ISMADHAANTO IYO DHASHEEDA INTEE KA HELNAA NOO SHEEG WLL

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali472 3 ปีที่แล้ว

    Abyo caqiqdi wa dad firsi maqal mahore igu dan besay xasus galay thanks guuuuuuul

  • @bashirdhoore2670
    @bashirdhoore2670 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ceyni wayo wayo riwayadba waan ku dawafay

  • @maxamedamiin788
    @maxamedamiin788 3 ปีที่แล้ว

    please soomaaliyeey nimco haybe aan gaarsiino milyan supecripers waa hooyo soomaaliyeed una qalanto wlhi soomaali nimo oogu saara

  • @hanadhanad6616
    @hanadhanad6616 3 ปีที่แล้ว

    Sxbey hestan caynii inteen ka helaa dhamestiiran fadlan ii sheek❤️🇸🇴💪

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 3 ปีที่แล้ว

    SHALEEMADA ISMAACIL MARKO YAALOOW 🌹🌹🌹🌹🌹 XASUUUS NAGALISAY

  • @amaalmoalim6562
    @amaalmoalim6562 3 ปีที่แล้ว

    Oh my gosh walahi xuus aan galay waan dawadey walahi hamar u xisey

  • @ahmedgurey4227
    @ahmedgurey4227 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi ooyin ayaa runtii iga imaaday wallee waa xasuuso ii gaar ah abaayo nimco waa ku salamay wll igu qaali ah

  • @xasansiidi1169
    @xasansiidi1169 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaw xasuusa na galisay
    Ee no soo badi
    Nimcoy

  • @shuebkanu7453
    @shuebkanu7453 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan TH-cam Malaga saaray nimco hessti ceynj original

  • @alandosh
    @alandosh 3 ปีที่แล้ว

    Shalaay habeen ciid ayaa daawaday weliba Shaneemo aadan apollo ee Xamar jajab 2000 shillin.

  • @kingalkhaliiji9428
    @kingalkhaliiji9428 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi ruwayadan anigo yar ayaa fiirsaday m.a waqti wadanka xunyahay ayaa ina maa weelin jirday noloshana adkeeyd wllhi legend ayaatahay abayo runtii allah haku xafido abayo macan

  • @shariifmaxamd8735
    @shariifmaxamd8735 3 ปีที่แล้ว +4

    Wagaan wlhi magaalda wa i shidned xusus aya igalisay nimco

  • @yussufhassan5265
    @yussufhassan5265 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan iyo ruwaayadaba waa waayey

  • @undoking3309
    @undoking3309 3 ปีที่แล้ว

    Nimco i love you wlhi marwalba nala joog oo barnaamijyadan xusuusta ah naga dharji aadban ugu riyaaqnay

    • @mohaofficial3959
      @mohaofficial3959 3 ปีที่แล้ว

      Wll plz Subscribe igu cawi ado mhdsn

  • @aweisimani3510
    @aweisimani3510 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw qatar

  • @deeqmoho3082
    @deeqmoho3082 3 ปีที่แล้ว

    Waaw waa ladhacay 💓💓💓💓💓💓💓💓👌👌👌👌💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓Super hit

  • @yussufhassan5265
    @yussufhassan5265 2 ปีที่แล้ว +1

    Nimco heestan waa waayey isodir inta soogeli

  • @birqaayehassan1815
    @birqaayehassan1815 3 ปีที่แล้ว

    Heestaan noo soo gali channelkaaga plz abyo waa iga codsi waan kaa sugeynaa

  • @mahbuubaali9773
    @mahbuubaali9773 3 ปีที่แล้ว +7

    Nimco walashee ruwaayadan Noso gili TH-camka Ayado dhameestiran😭

  • @cabdinaasirtechnology6422
    @cabdinaasirtechnology6422 3 ปีที่แล้ว

    Nimco MashaAllah keep going

  • @naciimaahmed2233
    @naciimaahmed2233 3 ปีที่แล้ว

    Xasus xamar cadey so xasustay ❤️😭

  • @somalinimoigabadan8168
    @somalinimoigabadan8168 3 ปีที่แล้ว

    Xasuus naagu qaali ah waaye Nimco 🥰🥰🥰

  • @mariamarts9897
    @mariamarts9897 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah old is gold wlhi

  • @shariifmaxamd8735
    @shariifmaxamd8735 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco waxan ku weydinaa heestan salmaan khan ma sideeda aya loo turjumay mise siid cali asaga aya Iska leh erayada iso jwb?

  • @khadarmuhumed1755
    @khadarmuhumed1755 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah NIMCO HAYBE tageera ween ku ahay hadad aqriso commentigeyga iso jwb 🤣🤣🤣

  • @kowsarlibaan5603
    @kowsarlibaan5603 3 ปีที่แล้ว

    walahi xlgaas qab jilinkn mcn ahayeen

  • @amira_somalia
    @amira_somalia 2 ปีที่แล้ว

    Tariikh waye wlhi

  • @shushuuahmed9038
    @shushuuahmed9038 3 ปีที่แล้ว +2

    مشاء الله ❤

  • @xasanabdullaahi7945
    @xasanabdullaahi7945 3 ปีที่แล้ว +1

    nimco haybe nolow in badan wlshey

  • @xasanofficialchannel8628
    @xasanofficialchannel8628 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan xasuusta isla ruwayadan heestii Rish kapoor ee qaxar maahine ma qaboobabe walee ruuxi jaceyl haayo 💖💖💖🇸🇴💖🇸🇴💖👈

  • @cumarmaxamed4915
    @cumarmaxamed4915 3 ปีที่แล้ว

    Waaw xasuus qaali ah atariisho barnamijkan kal iyo laab kusoco

  • @mohamudadesh8968
    @mohamudadesh8968 3 ปีที่แล้ว

    Hees an walgey jeclaa iyadoo kaliged dhamestiran mala helayo plz sooqabo sister nimco heybe wali ceyniyaa itahay aniga hhh keep going sister

  • @ksrofficialtv7960
    @ksrofficialtv7960 3 ปีที่แล้ว +2

    I love you alfaghi studio😰

    • @salmamjamaac8921
      @salmamjamaac8921 3 ปีที่แล้ว

      NIMCO wll wlhi waan ku taageeraa wll
      Hore usoco qof qaali ayaad tahay

    • @abdulkaderiskow113
      @abdulkaderiskow113 3 ปีที่แล้ว

      Nimco dadir reer xamar jajab riwaayadahiina waxaan ugu jeclahay ismadhaanto iyadoo full ah inteen kahelaa

  • @riyadhaljannah2124
    @riyadhaljannah2124 3 ปีที่แล้ว

    M,a hbo mcn wlhi calooshaa I hurta waayo waxaan ahaa dad ku lahaa shaleemo marko waxaana la dhihi jirey shaleemadeena al fagi 2 hbo shaleemadeyna waxa jirey in dad aaad u tiro badan ay ku tageeri jireen xataa laba guruub aa loo kala bixi jirey qaar adiga nimco qarna luujiya lkn labadiinaba qaali ayaad nagu aheedeen wlhi waa xasuus heestii oo beryaa oo beryaaa beryaaa salmaan qaan ahaaa hbo mcn insha allaah mar ayaaan kulmi donaa

  • @maxamuudcabdirashiid5681
    @maxamuudcabdirashiid5681 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan nimco heybe wlaasheen weeye in badan codkeeda naga qosliyey kuna raaxeysaney maka 100k aan gaarsiino asxaabey fadlan

  • @Ahmedsadaq2023
    @Ahmedsadaq2023 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa naga farxisay sababto ah waxa xasuusta anigo dawado ciidaha ruwayadahas filmnta cusb ayaa gosgos ahan aya loso galin jiray ciida markay soo dhawto marka codsi an wata heesta xaaskeyga ayaa jecel intee ayado kubad ah ka heli karna mahad sanid nicmo lagend👉❤

  • @hanaqalihana5000
    @hanaqalihana5000 3 ปีที่แล้ว

    xasuuus Ayaan galay

  • @mateulahoz9396
    @mateulahoz9396 3 ปีที่แล้ว

    Nimco wa big legend

  • @lastking1875
    @lastking1875 2 ปีที่แล้ว

    Heesta maca wllhi odeyga cotkisa mcn waye

  • @ayaanumunaafac9742
    @ayaanumunaafac9742 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi lambakaga hadaan aqaano waan kusoowici lahaay

  • @nimcoshire7583
    @nimcoshire7583 3 ปีที่แล้ว

    Nimco heybe adban ku salamaaya wllshey hestan inte laga helaya inbadan wan radiyay mahadsanid

  • @feysalnuur4463
    @feysalnuur4463 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @abuwaled431
    @abuwaled431 3 ปีที่แล้ว

    Wa xasuus aad u macaanbadan nimca haybe 👍

  • @mohameddeeq3931
    @mohameddeeq3931 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going legend nimco

  • @engmoha8395
    @engmoha8395 3 ปีที่แล้ว

    Does the beat belong to Indian?

  • @muktarhaji7308
    @muktarhaji7308 3 ปีที่แล้ว

    siid ali sure mar noo keen channelka nimco

  • @darwiishdigeed7804
    @darwiishdigeed7804 3 ปีที่แล้ว

    Nimco haybe xafudulaah wall runtii adbaan ujeclahay xasuusahan

  • @ladanfamily689
    @ladanfamily689 3 ปีที่แล้ว

    Cawo wan ilmeyay walahay waxan soxasustay wayo wayo nimco aniga ahan waxan ku sinlaha biald sharaf riwayadan xasus sicali sura gari gacanle ayu aha inta an ka xasusto plz rwayadi qiyano Yacakow nogu xeji iyo doli ala maxan cawo xasus galay

  • @ismaaciilboss3854
    @ismaaciilboss3854 3 ปีที่แล้ว

    Keep going.
    Nimco.heybi..
    Thanke you for much

    • @mohaofficial3959
      @mohaofficial3959 3 ปีที่แล้ว

      Wll plz Subscribe igu cawi ado mhdsn