NIMCA HEYBE XASUUS HORE AYADOO YAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • NIMCA HEYBE XASUUS HORE AYADOO YAR #nimcaheybe #xasuus

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 3 ปีที่แล้ว +346

    Wax waliba ha isbedelaanee Nimco Axmed Heeybe Codkeeda isma bedelin waa sidii 💯%

  • @suldaankhadar1029
    @suldaankhadar1029 3 ปีที่แล้ว +27

    Nimca wxaa ino tahy Hanti qaran
    Waqti waad naso motisay waana kuu taaganahy hddan dhlinta somaliyed nahy 👏👏👏👏👏👏👏👌⚘

  • @dsudjibouti9424
    @dsudjibouti9424 3 ปีที่แล้ว +88

    Runtii waxaad tahy qof qiima leh wll from djibouti

  • @iam_pretty_girl
    @iam_pretty_girl 3 ปีที่แล้ว +35

    Film caadi asoo ah noo soo kali ❤️inta qof ila rabto

  • @mohandemarcus288
    @mohandemarcus288 3 ปีที่แล้ว +13

    Aduunyo waye 1998 ban dhashay xiligasna fursad uma helin inan dawado balse hadan dawanaya nasib wanag dad waa dadki hore nimco haybe legend waye umana qalanto 50k iyo wax udhwa inay joogto kor halso qado dad boskeda iyo mel Udhaw jogin 300k iyo 500k garay baa jira waxana garsiyay waa adinka respect habo nimco haybe cimri dher iyo cibado suban dambigenana allaha naga cafiyo mid hore iyo mid dambaba🤲🤲🤲

    • @naagadag4493
      @naagadag4493 2 ปีที่แล้ว

      Intee ka daawada walaaal

  • @mulkiraaliyo8350
    @mulkiraaliyo8350 3 ปีที่แล้ว +74

    20 sano iska tuur hdaba shidanthy Nimco
    Cod qurux masha allah 🥰

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 3 ปีที่แล้ว +159

    RAMADAAN WAXAA KA DHIMAN HAL BIL HADII AD KUFARAXSANTHY WLL MCN ALALAH DARTIISA #SUBSCRB IGU SAAR WLL MCN🙏❤❤

  • @aishachannel2473
    @aishachannel2473 3 ปีที่แล้ว +1

    Atariishada Somalida ugu tunka weyn magac iyo mansab allaha ku xafido habo

  • @ahmedabdullah7728
    @ahmedabdullah7728 3 ปีที่แล้ว +102

    Wlh caato nimo waa qurux♥️🙋🏿‍♂️hada caato tahay like isaar

    • @bellasharif9247
      @bellasharif9247 3 ปีที่แล้ว

      😡😡😡😡😡😡💔👎

  • @umuzubeyr3285
    @umuzubeyr3285 3 ปีที่แล้ว +34

    Subxaanalaah wlalo xumaanta wxlagufaano ma ahn alle kacabso waala ladhimanaa inaa ka qoomameeso meesha lagaga baaahnaa ayadkusii farxee soo jaahilnimo ween ma ahn qalad wuu dhaca lakin bananka lama keenkeeno timaha iyo jirkas alle kusiiyay unoqo plz inta kuu qosleso manta malinta rabi ku xisabinayo wxba kuma galan wnkujeclhy wlalo iska daaa waaa dambi wxan alle dartiis walibo ana xumaan ha iifahmin wlhi adiga kubaqay okaliya qofka kujecel wanaagaaduuu rabaa aduun iyo aqiro dhmnten alle hana cafiyo😭😭

  • @zaro3938
    @zaro3938 3 ปีที่แล้ว +11

    Wow I just remembering my childhood I watch this movie I ❤ Somali I missed it ❤❤❤❤ from Canada

  • @saciidguure3172
    @saciidguure3172 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco heybe atariishada aan kudhaarto kama daalo taageerahaada wlhi waxaa tahay atariishadii ugu qatarsaneed soomali soomartay 🙏🙏

  • @manowismail8288
    @manowismail8288 3 ปีที่แล้ว +8

    Dholi ilahow kunaxariso...... Wlhi wa xasus... We love you from Garissa-kenya 😭❤️💯

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 ปีที่แล้ว +24

    Kkk nimco heybe matkaas gabar qalanjo ayaa ahayd markaasna waa kasiiyareyd, ee maeesha maa lajoogaa nimcooy, hada Hooyo ayaa la noqdey. Wali waad qurux badantahay MaashaAllah.

  • @nimohussiensuleiman2552
    @nimohussiensuleiman2552 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah Guul iyo gobanimo Nimco Legend ,From Hargiesa, Aad ban ku taageera Shaqsiyan

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 ปีที่แล้ว +12

    Film hind inaa dawanoya mooda xaqiiqda #legends one ❤️❤️ #nincahaybr official codka poser mashalh fan for u

  • @walaalsoomaali4599
    @walaalsoomaali4599 3 ปีที่แล้ว +71

    qofki u qalmay 1m Sub baa 60k heysto
    dhoocilo xun oo tiktok ka niikiyana 300k sii marayaan yaaab sorry nimco

  • @izhqiboymohan3034
    @izhqiboymohan3034 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a dad legendary ah Nimco Heybe 1999_2000 inta kma taalo jira oo joga wiligin dhamntin inti dhimatey alle ha u naxaristo inti nol allaha Dhowro one love family Alfaghi Studio❣

    • @najmocadey2630
      @najmocadey2630 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa 20sano kohor maxa yely aniga 2000kun ban dhshy 20ayn jiraa 😂😂

  • @abdisamadcabdulahi8259
    @abdisamadcabdulahi8259 3 ปีที่แล้ว +34

    Masha allah bayo xasus ayat dib inogu celisay wagan aniga ex shinemo ducale bulo xubey ayan ku dawan jiray wan xasusta aaad ba lojecla ruwayadihina waliba lcag qaliya aya lagu firsan jiray 5 kin iney ahet ayan filaya horay usoco bayo

    • @aidarusmohamed877
      @aidarusmohamed877 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaad I soo xasuusisay waayo waayo waliba kawaran qolooyinkii Zinsibaarka saabayada shaneemo duucale ku hor iibin jiray

    • @abdisamadcabdulahi8259
      @abdisamadcabdulahi8259 3 ปีที่แล้ว

      Hahaha sxb zinzibzrka shinemadi 2 waye dalcada dahb shil akteda lkn wa iska shinemo ducale ciyal bulo bezani ayat tahay miya sxb

    • @samiiromardaadi9550
      @samiiromardaadi9550 3 ปีที่แล้ว

      Wallkey rer riwayad aa ehwd miyaa ismdhaanto kum dhargo

    • @abdisamadcabdulahi8259
      @abdisamadcabdulahi8259 3 ปีที่แล้ว +2

      @@samiiromardaadi9550 hhhhh abayadey markan yara wax iga filin jecla malaha hhhhhhh

    • @الحمدلله-ج4ه7ك
      @الحمدلله-ج4ه7ك ปีที่แล้ว

      Hhhh 5kun AAA var 1kun shilin ama labo kun dheh anaga wagas jognay bahasha naga yareey

  • @cabdijookar1179
    @cabdijookar1179 3 ปีที่แล้ว

    Masha.Allaah.wallahi.maliin.kasta.rikshinada.iyo.ruuwada.soo.badii.dhaman.sulka.icun.cunayi.inaa.saran.rawa.subis.kare

  • @fatimanoor9542
    @fatimanoor9542 3 ปีที่แล้ว +63

    hapo nimco noo soo badi qofkii iku raacsan like hasaarto💋❤😘🙄

  • @feruseygalbeedyuusuf4213
    @feruseygalbeedyuusuf4213 3 ปีที่แล้ว +3

    Waw filimki canad ayan mar walba ku ceshceshta xasus wlhi filimkas nimcoy jeceyl wlhi runa umalen jiraya marka ku dawan jiray ciyal nimo wlhi masha allaah

  • @qaaliquman.official696
    @qaaliquman.official696 3 ปีที่แล้ว +41

    Dadka qaar mar 2waad ku ceshnoyn lkn inta sida anika cml hadleba 1 u ah bal farta taaka si asoo dhamestirn aan uku codsna ismuujiya 😳

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh my dhigayga inolow

  • @susuali2868
    @susuali2868 3 ปีที่แล้ว +15

    Habo nimco heybe nolol yaraan qurux bdan ayaa so martay
    ♥️♥️♥️♥️

  • @dagancali4500
    @dagancali4500 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa xasuus qurux bdan lkiin alx wa hesataa jaanis aad u fiiican oo qaladkaagi hore ad ku saxdo hada masha alah wa asturantahay aqligagana inti wakaas ka kordhay wakasa wad yarayd hada marka ilaahaga iyo adi cidna idinma dhaxeso banaanida qeebaha jirkaga ilahay oka tobad keen jaaniskan fcn ku siyay oka mahad celi

  • @cabdulahidhii6405
    @cabdulahidhii6405 3 ปีที่แล้ว +5

    Wow masha Allah atariishada somalida eku fanto waku wata wllshey qali Naima heybe keep going

  • @winter_wolfy5767
    @winter_wolfy5767 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansh Allaah wall Nimco isha iyo carabkaba ALLE ha ka hayo ilahay dar tii ban ku jec lahay wall lakin ha isku ilawon fanka wall macaan waxan ahay gabadh somaliyed OO ku jecel nolow wall qurux 😍🙏🍧🍧🍧🍧🍚🍚☕☕☕😍

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah wlshy qaali keep going and succes InshaAllah Ameen🤲🤲💯💯❤❤❤❤ JazaqAllah for the sharing

  • @bilejama9356
    @bilejama9356 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus walahi jecelan jiray Inaan mar aan ku arko xilgaa lakiin dalka ayaan ka soo baxay nimco waa xaqle dalka xili adag la soo martay

  • @ashaismail7436
    @ashaismail7436 3 ปีที่แล้ว +3

    Woow naciimo heybe xasuus waaye yaraanteeni aad nasoo xasuus siisey ❤❤❤❤💞💞🥰🥰🥰🥰

  • @umuyaasir4251
    @umuyaasir4251 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xabibti💝💝💝💝💝love waxa rawa sirjacel otsi

  • @yusufkoolis7
    @yusufkoolis7 3 ปีที่แล้ว +38

    Nimco heybe ku taageera Respect 💯🙏✌

  • @almaas8102
    @almaas8102 3 ปีที่แล้ว

    Walaleey gabar yar ayaa ahayad Mr dhoweyde qofyahay wayareede

  • @HassanAli-ns6ck
    @HassanAli-ns6ck 3 ปีที่แล้ว +15

    Legend ♥️♥️♥️ nimco heybe keep going my sister ❣️❣️❣️

  • @fastfast4729
    @fastfast4729 2 ปีที่แล้ว

    anigoo 13 jir ayan jaclaay sood kaada hadane waxaan jiraa 32 masha allh ilaahey ha kuu bara keeyo sood kaada waad sood mcaantahy ❤masha allh hooyo mcn ramadan kriim

  • @maankeylyrics1916
    @maankeylyrics1916 3 ปีที่แล้ว +6

    Dadkaan iyo dunidaan meel fogee ka imaadeen wlhi waayo kala qurux badan 😘♨️🇸🇴😘😍

  • @هلاهلا-س6غ
    @هلاهلا-س6غ 3 ปีที่แล้ว

    I love you sister I am Somalian in Saudia

  • @sheegowsheegowband6085
    @sheegowsheegowband6085 3 ปีที่แล้ว +8

    masha,allah nimco abayo igu qaali ah xasuus dheer nimco abayo hadad ka qurux badantahay markad yareed salan sare abayo

  • @falkiye0076
    @falkiye0076 ปีที่แล้ว

    Legenad Weeyn Nimco heybe Waan ku Salaamey Keep going

  • @Mohamednoordd
    @Mohamednoordd 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah Dhal Magaalo inaa Tahay
    Cadeen uma Baahna Guleeyso Nimco heybe

  • @ramlocali619
    @ramlocali619 3 ปีที่แล้ว

    Habo nimco xita wad ka weyn thy hoyadey kwrn m.a cimri dher iyo cafimad tam eh allah ha ku siyo

  • @Bunzuunyt
    @Bunzuunyt 3 ปีที่แล้ว +5

    MaashaAllah nimco boqorada codka taagera buuxa kuu nahay ❤️❤️❤️

  • @mohamedabdullahi2410
    @mohamedabdullahi2410 3 ปีที่แล้ว

    Asxabey qoftaan markasto wey shifantahay Mnsha allah yaan Isha la ridine love nimco heybe

  • @xamdamagoolvlogs9538
    @xamdamagoolvlogs9538 3 ปีที่แล้ว +9

    Wllshy qali shraf ayan ku haya wanan ku jeclahay wlhy♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 3 ปีที่แล้ว

    waa xusuus aad u fiican aado yaroo aad fanka ku so biirtay waxaan kuu haystay inaad hada ku soo biirtay horey u soco

  • @mohaanxasan8054
    @mohaanxasan8054 3 ปีที่แล้ว +3

    Walhi nimco heybe waa quf LEGEND ah saan mau maleyneyn dad badan oo hada caan ah ayeyey ka fcntahay walhi waa ku wataa

  • @hazazipoi3357
    @hazazipoi3357 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hawryr marka filim ka fir sanayso aad aya uu qurux badan tahy Allah ku dhoro amiin inti jacel Namco haypa love

  • @bilaanmahamed2642
    @bilaanmahamed2642 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah cimriga iyo cafimadka allah kuusiyadiyo ❤️wan kujecelnhy

  • @munaborechannel5529
    @munaborechannel5529 3 ปีที่แล้ว

    Abay nimco ad iyo ad an ku jeclahay walahi wan firsan jiray walahi ad iyo ad ayaa manta xasus igilisay allow ku dhow masha allah somaliya ano nawad qawana igey rabiyo❤️🤗🌹love you abay nimco💐😘

  • @ruweydaapdi7419
    @ruweydaapdi7419 3 ปีที่แล้ว +4

    Kajol somalia Nimca Ahmed Heybe wan kugu fanaaa 💋💋✊

  • @ahmadlaambe3230
    @ahmadlaambe3230 3 ปีที่แล้ว

    Xusuus aad dhakalisay xaqiiqdii nimca heybe nolaw waliga

  • @yakubmohamed2115
    @yakubmohamed2115 3 ปีที่แล้ว +14

    nimco heybe wankasosalamayaa kenya gaar ahaan Mombasa waxaan kuweydhinayaa xesaxas adiga miyaa hesayaa

  • @faisalfei8864
    @faisalfei8864 3 ปีที่แล้ว

    I'm from Kenya your so sweet mother off Somali

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a nimco haybe riwayadahaaga waan fiirsaday another level ahy💕💕✋

  • @Zaamboy
    @Zaamboy 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alaha Qof qaali ah nimco haybe

  • @djmahir9411
    @djmahir9411 3 ปีที่แล้ว +3

    berigaan dhashay baad ruwayad jilesay m.a Allaha ku sharfo

  • @abdisalanosman3299
    @abdisalanosman3299 3 ปีที่แล้ว

    Markaad yareed MashAllah ayaa tahay shaashaac

  • @jiijajaalo5359
    @jiijajaalo5359 3 ปีที่แล้ว +22

    Omg 😳 I remember Somalia ayaan jogay this time 🤣🤣🤣I loved Nimco soo much😩😩
    ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @legendpoy8298
      @legendpoy8298 3 ปีที่แล้ว

      Wlshee Reply iizo Gal I need u Help

  • @haliima7514
    @haliima7514 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah nimco waaa tageera nolooow

  • @abukerxajii6476
    @abukerxajii6476 3 ปีที่แล้ว +6

    23 years old she is very beautiful girl wow just old natural don't worry 👑🥰👍💌

  • @nimcanozil2291
    @nimcanozil2291 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi nimco naziiban lahaan lahaaa hadaaan ruwayadaaz u soo joogi lahaa lakin waxa farxad ii ah gaber aan waxbadan hindiga ku daawadey oo aan jeclaa codkeeda in aan maanta u jeedo wlshey Alle cimra Alle ha ku barakeeyo😍😍💋💋💋❤💖💚💛💙💜💜💜💜💜nimcoooooooooooo

  • @princemameabdul6010
    @princemameabdul6010 3 ปีที่แล้ว +3

    Dad waa dadkii hore wallah ❤️, waa salaamay reer al faghi oo dhan 👋

  • @cabdallamuqtaar8310
    @cabdallamuqtaar8310 3 ปีที่แล้ว

    Www quruxle Ayat Eheed hheehee wankaftamaya lee

  • @rayaanabdullahi9674
    @rayaanabdullahi9674 3 ปีที่แล้ว +22

    old is gold wlh❤

  • @anushhappy6209
    @anushhappy6209 3 ปีที่แล้ว

    Pliz nimco Heybe 100kun hala kaar siiyo iyo ka badhan pliz 🙏🙏

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah tabrikllha xasuu hor waye riwayada cannt maxan jeclajirey keep going Aabyo nimca❤❤❤❤❤❤

  • @bachirhassan2532
    @bachirhassan2532 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Mashallah
    Wacan?

  • @nasteexonalkaaduunyada1346
    @nasteexonalkaaduunyada1346 3 ปีที่แล้ว +13

    Ekshinka ay hadda dhalinyarada udheelaanba ileen adigey kaasoo xadeen Legend Nimco Haybe Ruwaayaddii aan ugu jeclaa oo i qiiragalisey waxay aheyd CANAAD🥺. Runtii waan ku celceshan jirey.

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali472 3 ปีที่แล้ว +2

    Salan sare abyo ruwayadah dib uso habeya asaxbta tariiq doda kaso shekee sey umada somaliyd ugar tan thanks

  • @hanadrached4917
    @hanadrached4917 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlh qof legend ah ina tahy wan ogaa blse wlh waqtigaaga si mcn bu ku dhafay

  • @adantahir5368
    @adantahir5368 3 ปีที่แล้ว +13

    Nimco (Golden voice)
    Masha allah

    • @gogolmediaink6612
      @gogolmediaink6612 3 ปีที่แล้ว +1

      PLZ WALALKEY QALI SUBSCRIBE ISAAR HADA ANI ISARIN YAA USARE WALASHA AN AHAY🙏

    • @adantahir5368
      @adantahir5368 3 ปีที่แล้ว

      Waad igahaysaaa

  • @sadiawarsame6116
    @sadiawarsame6116 3 ปีที่แล้ว

    Walahi waqti uu aahy Nimca haybe wadan bur bursan aa noo shideen yaqay labiska iyo wax kasta isku hahajisatay ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ayuubmohamed8166
    @ayuubmohamed8166 3 ปีที่แล้ว +18

    Old is Gold 🙏💥✨

  • @yaasircatafad7469
    @yaasircatafad7469 3 ปีที่แล้ว

    Ruwaayadii canaad 2009 ayaan fiirsan jiray xasuus wllhy waa ruwaayad aan jeclahay💝🌹💯💞

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha allaah 20 years wa inaan kaa jarnaa nimco xasuus qurux badan

  • @farxiyoxuseen8986
    @farxiyoxuseen8986 ปีที่แล้ว

    hooYo nimco allle haku xifdiya cadowgagiina unlow ♥️🧕🧕

  • @daahirali8112
    @daahirali8112 3 ปีที่แล้ว +8

    Wlh wax kale
    Nimco heybe waligey waan ku taageera

  • @aaminoqaalib1951
    @aaminoqaalib1951 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimca haybe anigahaan filimkii canaat an kugu heestaa

  • @idildayniileofficial130
    @idildayniileofficial130 3 ปีที่แล้ว +6

    Lengad🥰
    Wlhi inaa atariisho hore aheyd🥰

    • @gogolmediaink6612
      @gogolmediaink6612 3 ปีที่แล้ว

      PLZ WALALKEY QALI SUBSCRIBE ISAAR HADA ANI ISARIN YAA USARE WALASHA AN AHAY

  • @nooryareofficial6035
    @nooryareofficial6035 ปีที่แล้ว +1

    Nacimo waxaan ramnaa ayadoo full ah

  • @mahbuubaali9773
    @mahbuubaali9773 3 ปีที่แล้ว +3

    Nimco walashee sidee ku fiirsadaa Ruwayadahaan xageen kahelaa waxan rawaa inan fiirsado #Alfaghi#gold memories masha Allah waa xasuus ruwayadahan,
    Walashee keepgoing. Calicamuudi wadanka Aanjoogo ayuu joogaa😀

    • @nimcahaybeofficial1583
      @nimcahaybeofficial1583  3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi ma ogi

    • @abdurahmanabdiaziz1772
      @abdurahmanabdiaziz1772 3 ปีที่แล้ว

      Ruwayadaha TH-cam walaga helaa magac yada ruwayada magaceeda ayaa qoreee
      Ruwayada cayni ruwayada canaad ruwayada shido

    • @mahbuubaali9773
      @mahbuubaali9773 3 ปีที่แล้ว

      @@abdurahmanabdiaziz1772 canaad oo kaliya ayaan helay walal

  • @pilotshuute3684
    @pilotshuute3684 3 ปีที่แล้ว

    Waa 👨🏾‍✈️ pilotshuute channel keega kuyaaca

  • @saahilvlogsofficial1438
    @saahilvlogsofficial1438 3 ปีที่แล้ว +13

    Dad DADki hore waaye yac waqtiganbsaan u yareen hada waa wenanay🙏🏻

  • @yuusufkalsoni4710
    @yuusufkalsoni4710 3 ปีที่แล้ว

    isma dhanto siidcali sura iyo nimco heybe
    wayo wayo walaahi

  • @maazimkiintoofficial4504
    @maazimkiintoofficial4504 3 ปีที่แล้ว +47

    Nimco Axmed Hybe Legend
    Respect

  • @munarhussein1360
    @munarhussein1360 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaashey..isdaboqabo.adoowaaye.waxaan.aaqironakafikir..

  • @abdifatah7080
    @abdifatah7080 3 ปีที่แล้ว +8

    Maxan jeclanlaha in barnamijka magac logadhigo wa tuma nimco heybe

  • @cabduqaadbarbaremaxamad
    @cabduqaadbarbaremaxamad 7 หลายเดือนก่อน

    m. a nimcaheeybe yaraanteeydi ayaan sooxasuustay wankutageri jiray wana kuwataawali

  • @yusufkoolis7
    @yusufkoolis7 3 ปีที่แล้ว +41

    Camerada ebar aheyd ma hane adiga waa diyarsaneyd

    • @khadijaabdullahi48khadijaa55
      @khadijaabdullahi48khadijaa55 3 ปีที่แล้ว

      😂😂🤣🤣

    • @yusufkoolis7
      @yusufkoolis7 3 ปีที่แล้ว

      @@khadijaabdullahi48khadijaa55 🤪😂😜

    • @khadijaabdullahi48khadijaa55
      @khadijaabdullahi48khadijaa55 3 ปีที่แล้ว +1

      @@yusufkoolis7 haa wlal ayathaa quruxley ayey eehed

    • @yusufkoolis7
      @yusufkoolis7 3 ปีที่แล้ว

      @@khadijaabdullahi48khadijaa55 aad iyo aad

    • @ahmedsuldan8693
      @ahmedsuldan8693 3 ปีที่แล้ว +1

      Nimco haybe waxay ixasiu
      Uddaymuqdisho iyo afgooye dining wacan Bay ahay wali inamasoomarin gabar sidaan wax ujisha aniga waa 1979_1991 is ayaan mudisho joogay waana meeshii aan ku barbaaray xaafada hodan siiba shiirkole of isha ale ilaa caynu shamssi diggsi hoose dhexe retailers sare beeta Afgooye

  • @ismaelbotan2392
    @ismaelbotan2392 3 ปีที่แล้ว

    Habaryar nimco anooyar aya weligay dawanayey ruwayadaahagii iyo aflaanti ad turjuumi jiirteen adiga iyo Allah haa uu naxariiste Ajakis hadana waxan kuu soo biraay shabciiyadada

  • @Sahankasomali
    @Sahankasomali 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah waan ku jecelhy hapo long life kajol Somali

  • @mxedharun6314
    @mxedharun6314 3 ปีที่แล้ว

    Mama nimco xasus wacan bad ku ledahy Gayiga Somalia Allah hana kaadayo

  • @abdilahijaka2806
    @abdilahijaka2806 3 ปีที่แล้ว +6

    2001 wxyr maaahn legend wlhi

  • @abuusuldaan5800
    @abuusuldaan5800 3 ปีที่แล้ว

    Walashey nimco atarisho

  • @iqraofficial4941
    @iqraofficial4941 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlh nimca abayo san kutagero hada ogan lahed 2014 imaday xamar wana wayay qof icawiso ikala kulmiso😪 waa riyadeda ina kuarko inshalah

  • @hassankaskeyofficial1143
    @hassankaskeyofficial1143 3 ปีที่แล้ว

    Hambalyo 100k In kabadan ayy ayaad u qalantaa

  • @Anas3738
    @Anas3738 3 ปีที่แล้ว +15

    Waayo waayo aad na xasusisay Nimco ❤️❤️

  • @amirahashimi7377
    @amirahashimi7377 3 ปีที่แล้ว

    Manzha Allah hooyo mcn

  • @khadarmaandaweeye5140
    @khadarmaandaweeye5140 3 ปีที่แล้ว +4

    NIMCO AXMAD HAYBE❤ COD DAHABLAY✔ WE LOVE U FROM #JIGJIGA. PLZ NOOSOO BADI XASUUSIHII HORE