Kaliya wa maya wayo somalidu qol kaliya kuma noola dad yarna maha balse dhaqanka somaliyed wa nucya badan yahay adigo raali ah ereyga haboona inaad dhahdo wa suugaan heesaha somaliyed waxay halku dhigoogu yahay wa suugaan wana farac kamid ah dhaqanka guud ee somaliyed inkasto heeskan aan boogadiyeey ruunti wa hees hambaliyo mudan from djibouti salaan saree dhaman
Bile TV aad baad ugu mahadsan tihiin inaad noo soo cusbooneysiiseen heestii aan banaadiraga ugu jeclaa. Kun jeer mahadsandin. Fadlan noo soo badiya. 👏👏👏
Most love to the great banadiri/xamari people especially shaanshi and jareer weyne for bringing a different version of the same culture.waxaa tihin ilbaxi somaliyeed inkasto ay taas beelaha kale diidaan.sharaaf kunoolada meel kasta ad joogtaan
Halkani ma Mogadishiba baa? ALLOW maxaan jeclahay , isbadal weyn oo wanaagsan ayaa ku socda insha ALLAH kuwa afka duubta oo nolosha insaanka la dagaashan waa in aad ka adkaataan, hal sana ka hor ayaa iigu danbeysay.
@@mohamerbaashi930somaalida isku lahjad ma ahan waxaa laka yaabaa ereyo qaar in eenan isku si u dhihin ama dhuwaaqin marka waa runtiis ma fahmi karo heesta qof aan ree koonfur eheyn
Marti ninkii usoo mutee
Miirlay waa ka moogtahee
Midiin maagey maal aduun
Aan kasoo masuuginaa
Mool iigu miijisee
Laba miiraa lay mudaa
waa leygu maadsadaa
Xasuustii Sulfa💙👌
Thanks for the explanation ❤
Heesaha banaadiriga ahi was heesaha kaliya ee dhaqanka soomaliyeed ku haray, old is gold ❤❤❤
M
Kaliya wa maya wayo somalidu qol kaliya kuma noola dad yarna maha balse dhaqanka somaliyed wa nucya badan yahay adigo raali ah ereyga haboona inaad dhahdo wa suugaan heesaha somaliyed waxay halku dhigoogu yahay wa suugaan wana farac kamid ah dhaqanka guud ee somaliyed inkasto heeskan aan boogadiyeey ruunti wa hees hambaliyo mudan from djibouti salaan saree dhaman
@@charmarkedjamaboulale-nz8hljabuutiyaan sidaan far somaliga u soo qoraya maba jiro ee ma soomaaliya baad ku dhex kortay
Heesaha banadiriga ah wan jecelahay from bosaaso bari
Bile TV aad baad ugu mahadsan tihiin inaad noo soo cusbooneysiiseen heestii aan banaadiraga ugu jeclaa. Kun jeer mahadsandin. Fadlan noo soo badiya. 👏👏👏
Heestan asad hajio aan ka jeclday❤❤
Aniba wey iwashay lkn waa helay hada
From asad hagio😊like
From asad hagio in kastoo aan is dhaafsiin jirey lkn my heart ayaan ka maqlay ❤❤ sidas darted uso raadiyey
From asad hagio
Asad hagio lee kabartay
2024 inta daabeyso like😂👍
Laba Miire = Majnuun = Crazy = Qof Waaalan = Qof Biyo & Olio Isku Daray
Ma5ka Horre.
Reer XAMARJABJAB baan Salaamay.
Waxaan Dhihi lahaa. Ninkaan waa Qatar. Heesaha Noo badi.
Qaab baa u leedahee.
Heeso Xamar Jadiid ah baanu Rabnaa, Ma Cusbooniin.
Odeyga gadaal taagan amakaag iyo fajac iyo xasuus is kurs biirtey markaasu qosol Farxad ah ka muuqato
Most love to the great banadiri/xamari people especially shaanshi and jareer weyne for bringing a different version of the same culture.waxaa tihin ilbaxi somaliyeed inkasto ay taas beelaha kale diidaan.sharaaf kunoolada meel kasta ad joogtaan
Madama qabil so hadal qaday fanaanad Shaanshi ah ma sheegi kartaa??
Heesi hore hala so noleyo waxan hada socda hesa ma ahan wlhi 😢
From asad hagio Chanel ❤
Isku mid nahay 😂😂waliba muuqaalka wiilka gabadha seerbiyanka qabo 😂
Heesaha xamariga waan jeclahay.
Lkn. Dhibka jiro waxaan ahay reer mudug.
Marka waxaan rabaaa qof qoraalka heestan halkaan iigusoo qoro. 🙏 🙏 🙏.
Muxubo muuna beeshaye sii wada😂
Muxubo muuna beeshayee
Moosinkeed waala moodayee
Muslimkaan murmaaye maahinee
Lagama maarmaayee
....
Laba miiraa ley moodaa
Waa leygu maadsadaa
Laba miiraa loo mudaa
Waa lagu maadsadaa
Yes 👍 muxubo moona beeshaye muusinkeed Waa la moodaee
Waa ka baxsatay. Xusuus. Waan ilmeeyey kolkaan soo xusuustay 1984s
Laba miiraa lay mudaa (maraanbaaa la i moodaa doqon ah) dadkuna way igu maadsadaan, Benaadiri 😍
Wx ba lga fairy ader weye afsomaligi 60 lahjd by yeeshy
Iish calaa hees wonderful lab miiri axmwd rabaasha.well done saalim
Halkani ma Mogadishiba baa? ALLOW maxaan jeclahay , isbadal weyn oo wanaagsan ayaa ku socda insha ALLAH kuwa afka duubta oo nolosha insaanka la dagaashan waa in aad ka adkaataan, hal sana ka hor ayaa iigu danbeysay.
Haa
Waa runtaa. Kuwa afka duuban ee UGUS nacdali ha ku dhacdee waa dulli. Soomaalidu cadawgaas afka duuban hal meel ha uga soo wada jeedsadaan.
Xasuus hore Alfanan abdullahi Mohamed sulfaa waayo waayo❤
Pure talent and amazing voice ❤ laba miiraa ley mudaa waaleygu maad sadaa
Love it Free performance given to the community in public
👍🏾 👍🏾👍🏾from Hargeisa Somaliland 💯
Is this Sudan or Somalia music? What is he saying? The amazement of the old man at 0:57min is priceless, Love from Ethiopia Addis Ababa
Somali
Somali song orginal language
This is somali banadiri
Adiga somali maatahay?
Salamne, this Somali music. But Somali and Sudanese music are very close
Reer waqooyi yaa ufasira😢😢
Excellence performance❤❤❤ much love
🫡
Àaaà
Ayyy ish calaa cod masha allah 😢
Excellence, I like that's song. My love to Banaadir people. Thanks
Wuxuu sheegaayo maan fahmin laakiin eeshcalaa cod iyo music 🎶
Maxaa luqada somaliga ma ku dhibayo
@@mohamerbaashi930somaalida isku lahjad ma ahan waxaa laka yaabaa ereyo qaar in eenan isku si u dhihin ama dhuwaaqin marka waa runtiis ma fahmi karo heesta qof aan ree koonfur eheyn
Ma jira qof heeesta qoraalkeeda igu caawinkara😢😢😢😢😢
sorry anigaba waan raadinayaa erayi bixin badan baa ku jira
I love you Saliim, you are a great singer, great voice, amazing performance ❤❤❤
Waayo waayo ❤❤❤
Ismahan Soomaali in la tuss heesihii hore❤❤❤
Outstanding artist, great performance all aspects, loved.
Ilaahey 2bo Miire Managa Dhigo Aamiin Aamiin
Wooow fanaan Lena aan ku faano salid amoore ❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰👏👏👏👏👏💕💕💕
Wax kle wlhi cod ayuu haaya ninkaan❤
This guy his excellent man old is goodnes
Wahwaah heesta meesha iyo xiliga 👌
Reer khaatumo hadaan nahay tageerida walaladeen noodaaa
.....inaksto aan waxba fahmeyn😂😂😂
...lawa miiiraaaa leymudaaaa
Waaa looogumasadaaa
Laba miiraa lay mudaa
Waa leygu maadsadaa
Very good vocals, music and artist
Ar noso badiyah ❤️👌🔥
How ilove banadiiri songs❤
i love this song old is gold
Wow, I Love it. Mahadsanid
Waaw Axsan Banaadiri
Hyada fanka muqdishu gar ahaan dagmadayda xamar wayne ❤
Saalim amoore hore usoco walalkey
Allbhaan so badiya caadi mahan❤
Wow this as good as it gets for the time being
C/laahi zulfa ayaa hore u qaaday hees taan
Ya allah midnimadeena somaliyeed noso celi umad muslim ah sixiixa naga dhig
I have not heard a sweeter song in the whole world🥰🫶
Excellent
Wow hees macaan❤
Best of the best 💯💯💯
Asad hajiyo ku jecadey mana fahamyo😂😂😂😂 viv asad
waa leygu maad sadaa 👀
Wonderful singer and song just love it 💘💘💘💘💘
From Asad hagio yaa jooga❤
Wayo wayo❤❤❤❤❤❤❤
Heesta yaa noo macneeya bilaa caleykum
Heesta oo qoraal ah fadlan soo qora oo micnaha soo raaciya bal
A trully masterpiece
Soomaali. Viva❤❤❤❤
Team27 Asad Hajio 💪🏽
The energy is unmatched
hestan waa hesih xamar lagah qadih jiray waan so xasustah
Waaw what is the song
Old is gold 😂❤
Xusustii sulfa❤❤❤
Excellent hhh rageedii wakeentay
Waayo waayo caadi maaha
Classic banadiri ❤❤❤
Mudac isii muddd❤
Wow nice song ❤️❤️❤️
Classic ❤❤❤❤❤❤
Waaaaaw nice song ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Beautiful 👍🎉👍 thanks.
Old is gold❤
Heesi hore mahadsanid
Woof woof inaba Caadi Maaha hadey tahey miraha , codka , laxanka , iyo musikadaba meeshan macaliimin ayaa isku heley balse suaal dadweynow Ninka heesta qaadaya ma ninkii heesta originalkeeda lahaba
Maya sulfa leh original
Ahmed Rabsho Aun Aaamiin Aa Oreginalka Lahaa Kadibna Zulfa Aa Qaaday,
xigmad bn jirine hees waa isku hawley
This is to good❤
Saalim amoore ❤❤❤
Minmanii usoo behla❤
inta asad hagio ka so racdey 😅
😂😂sem nahay asad hagio wanka helay markan kaso dhageystay
See u soon my hometown Mogadishu
Absuttlyyyy Rightright saxsax Runrun gabadha qatroisliina dumar waxbadan iga waawaynaa baaba yarrayartayarta layga yiri iyaaa itaa qaasatan hablaha facyaashaytroonEEy bilyans khayryaashay waanba dhaafaaba gabadha gabadha khatraaaay qarantaan itaaa nonseseseseseseseses Absuttlyyyy
It remember me my high school time musagalaal sare
saalim amoore legnd
1:33 🤔 Kaawo ma ahoo,
😍
bille media Alle lama xishoon
Excellence🎉🎉🎉🎉 formidable
From asad xaajio
From asad hada Hele heesta
Wuu keenay Si Fiican 100%.
1:32 Xaafada Ahaa. XEEBTAA.
Hesti asad hagio❤
Laba miire= waa dabaal ama maraan af reer banaadiri
Waa fahantay sxb
Dheh lahjada rer banadiriga ee kadaa afka waa uun afsomali 😮😮😮😮
Waaw