XASUUS NIMCA HEYBE IYO KHAASIM KARIINA || SHIDDO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • XASUUS NIMCA HEYBE IYO KHAASIM KARIINA || SHIDDO #xasuus #nimcaheybe #riwaayad

ความคิดเห็น • 255

  • @beelayusufjeylani4398
    @beelayusufjeylani4398 3 ปีที่แล้ว +3

    Habo khasin kariina wy wlh wn jclhy wn tagraaa wilkan jiilkyga mahan hadana hadan heli lahaa kan ma iga fakaden wlh ninmanki hore qurux qurux kuwa hadana murug ayybo kgu dilayan markad aragto anyway hadu nolyhy wan tagraaa wana salamayaa insha allah cimri dheer io ciwado suuban team alfaghi nolada jira oo kalin ga 💋❤💋💋🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤

    • @naimoabdi4582
      @naimoabdi4582 3 ปีที่แล้ว

      Mashllh qaali filaberiya ayuu daganyhy waaberi ✌🏻☑️

  • @hibao9569
    @hibao9569 4 หลายเดือนก่อน

    Quruxleey ad ahayd mashallah wajigaada adoo uqurxoo ay

  • @nadaarleela4948
    @nadaarleela4948 3 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah yaranta xasus waye walhi qurux badaan 😊😊👌👌👑❤️

  • @salmaabukar947
    @salmaabukar947 3 ปีที่แล้ว +13

    Kajal iyo ajey u ekeeden 😅😅, nimca haybe ❤.

  • @jimcaalemaandhe1252
    @jimcaalemaandhe1252 3 ปีที่แล้ว +5

    Nimco hargaysan kaasoo salamaya waxan dawanaayay adoo yaroo hees hindiya qaadaya dhedaaad ka ciyaari jirtay mash allah wllshay

  • @ahmeddahir8184
    @ahmeddahir8184 2 ปีที่แล้ว +4

    Big respect abayo nimco ,
    Watching you from Canada🇨🇦.
    Waxaad qofkaan caruurnimadanadii aan codkeeda macaan mar walba maqli jirnay.
    inkastoo riwaayadahaaga aanan aad udaa daawin(ufiir fiirsan).

  • @aminahassanmsufi3281
    @aminahassanmsufi3281 3 ปีที่แล้ว +8

    Xun matihid qurux Aatahay Nimca Cadeey ❤️❤️

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabrikllha xasu yaran way keep going nimco cadey ❤❤❤

  • @amiinaciise1602
    @amiinaciise1602 3 ปีที่แล้ว +7

    2k igar siiya somaliyay blz 😭😭

  • @xasanibrahim7757
    @xasanibrahim7757 ปีที่แล้ว

    Nimco waan ku salaamay walashey qaali from South Africa city of Johannesburg ❤❤❤❤❤❤

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkk inaba cadi ma,ahan😂😂😂🔥😍

  • @MohamedMoallim27
    @MohamedMoallim27 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah nimco heybe dunida dhan aya taagero ku ledahay

  • @aliomarali7965
    @aliomarali7965 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkk funny wlhi nimco horey usoco abyo

  • @user-zp8vl9zp5h
    @user-zp8vl9zp5h 8 หลายเดือนก่อน

    Wlhi flim Hindi ah camal bay udiben Masha alllaH actarad qurxan bay ahyd nimco Sido kle khasim kareena qurux jiliin Io cod intaba ilaah waasiyy xiligas wuu yaraa😢

  • @qeyscade527
    @qeyscade527 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah nimco haybe marvwalbo wad qurux badan tahay shalay manta kasii qurux badan tahay my sis ❤❤❤❤

  • @qadijacusman793
    @qadijacusman793 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc mahadsanid nimca walaalkeyga oo yar ayaad ixasuusisey qaasin waa run hada aad ayuu ucayiley una duceeya waa xanuunsan yahay 💕💕💕💕🌹👍

  • @niinaabuu2933
    @niinaabuu2933 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk my sis gabar Yar oo 👑🤣🤣👑kkkkkk

  • @maariyamaxamedyuusuf4235
    @maariyamaxamedyuusuf4235 3 ปีที่แล้ว +2

    Www mash allha quruxleyi ayaa eheed walhi markaz

  • @abdirizakissa7844
    @abdirizakissa7844 3 ปีที่แล้ว +2

    Wallahi mamo nimco aaad iyo aad ayan kujeclahay

  • @abdiweliwaakusalaamsyibrah3713
    @abdiweliwaakusalaamsyibrah3713 3 ปีที่แล้ว

    Alla ka qabtay dhaqan xumad ku jirtay waqtigaa rer magalimo ma hayn

  • @ayaanmaxamadnuur9637
    @ayaanmaxamadnuur9637 3 ปีที่แล้ว +1

    Habo niimco ruwayadan wan jeclhy isheg magaceda ❤❤❤❤❤

  • @xusenyakub7822
    @xusenyakub7822 2 ปีที่แล้ว

    Nimco anoo yar ku daawanaayi gabadhaas hadaad ba adi tahay wlhi lagend baa thy ruwadaane 16sano kahor fiirsadi old is gold

  • @hassansaas2935
    @hassansaas2935 3 ปีที่แล้ว

    Tii futo aheyd godobaa kagashay nimcay hadaane waxbaa kusaran masha allah keep going sister wan iska kaftamaya madaama aan tagero ku ahay

  • @ibrahimmaxamudaadan9653
    @ibrahimmaxamudaadan9653 3 ปีที่แล้ว

    Walashey qaali ilahey haku xafido aduun iyo akhiro walashey mcn dar ilahey ayaan ku jecelahay

  • @gullamaajo1510
    @gullamaajo1510 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxbkey khasiin kariina legend ex atoorehey gacan ayaa ka jabtay allah ha cafiyo

  • @hasanwacdaancali4221
    @hasanwacdaancali4221 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah runtii xijaab ku waa qurux

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 ปีที่แล้ว

    Beautiful video I loved nicmo heybe waa yareed waqtigaa sida iga muuqato video what years was that xabiibtii.? Jzklq ,thanks for sharing the video keep it good work. Qaaliyeey. 💘you.

  • @khaalid___boy7156
    @khaalid___boy7156 ปีที่แล้ว +1

    2000
    2023.😢😮

  • @abdirahmansaidbaafo5719
    @abdirahmansaidbaafo5719 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimco heybe qurux ah ma sha alh wlh waa qurx badneed aad iyo aad

    • @haashimhiiraan8429
      @haashimhiiraan8429 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah beautiful illah haku xafido walaahey nimco

  • @abdirizaakjeeyooww5603
    @abdirizaakjeeyooww5603 3 ปีที่แล้ว

    waan kutageera Atiriishata somalia Nimca kojal 💋💜💪💪

  • @dhorreofficial9757
    @dhorreofficial9757 2 ปีที่แล้ว

    Walaaley Omar Osman maye noo soo qabo

  • @Anas3738
    @Anas3738 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah nimco cadeey caatada Qurux waye xbbty marki dhalinyaro la yahay❤️

  • @armanidaniat3111
    @armanidaniat3111 3 ปีที่แล้ว

    Nimco aad ayaan ku jclnahy alle ha ku xafido adiga iyo teamkaga

  • @guredheere5777
    @guredheere5777 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilov you nimca 👏👏❤❤❤

  • @bureeqaabdi2832
    @bureeqaabdi2832 3 ปีที่แล้ว +1

    Mom waad qurux badneed masha Allah

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353
    @ashaluuladoontiiallechunel7353 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi masha allah tahay yarantada iyo hadaba keep going

  • @qoslayexsn5880
    @qoslayexsn5880 3 ปีที่แล้ว

    Meelaha riwaayada lagu duubayna noo sheeg plz

  • @myqueen5566
    @myqueen5566 2 ปีที่แล้ว

    Masha.allh xijaab waad kuqurux badan tahey

  • @shareismacil1779
    @shareismacil1779 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sister markad cadada ahyd qurax 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @saafiabdull452
    @saafiabdull452 3 ปีที่แล้ว

    waa gaas aad iyo aad baad uqurux badnayd waxaad ku kalsoonayd midabkaaga quruxda badan it was so gorgeous aadiguse qaabdaro ayad u ragtaa mafahmin taas huuno hadda waad is qayirtay

  • @yusrantraders6289
    @yusrantraders6289 2 ปีที่แล้ว

    calaf haduu jirilahen waxan kudoqilaha ina guursatid atoore Khaasin kariina walahi

  • @mabdi1406
    @mabdi1406 3 ปีที่แล้ว

    Maxaa dad soo madaliseen
    Xiligee ugu adkeed modisho

  • @Ismacil-hr4oi
    @Ismacil-hr4oi 3 ปีที่แล้ว

    Sln sare abayo mida kadib hesta hindiga at kaso turjanten wa filmkiii

  • @mohaali1567
    @mohaali1567 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimca heybe plz heesta qarax maahine ma qaboobane ruuxiis jaceel qaade heesta Soo qaado flimki jiggar Ajay devgan iyo krishma Kapoor ay ku jirty

  • @miskimoha7525
    @miskimoha7525 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa ku wataaa🥰❤️maaamo

  • @abdikafihassan2051
    @abdikafihassan2051 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah xusuustada ayey dad badan ku nool yihiiin 30ayaan ku nool nahay oon dalka ka maqanahay

  • @cabdulaahimaxamed6751
    @cabdulaahimaxamed6751 2 ปีที่แล้ว

    Walahi meesha hees baa ku dhamaatay xasuus hore m.a wanku wataa nimco hadal nooh kulahaa

  • @qoslayexsn5880
    @qoslayexsn5880 3 ปีที่แล้ว

    Qaasim karriina noo keen wll

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 3 ปีที่แล้ว +6

    Timo qatar ah ayaad leheed markaas hada maledahay😂😂

  • @nimcokyf
    @nimcokyf 3 ปีที่แล้ว

    Xasuus wlahi waqti aad umacaan ayu ahay nimco waxan aad uxisen jiray inan maruun ku arko ilaa hada muqdisho inan darta u imado 👸❤

  • @ropa___dhalintachennell6659
    @ropa___dhalintachennell6659 2 ปีที่แล้ว

    Khatar waaye runtii

  • @muhammedmuqtar6259
    @muhammedmuqtar6259 3 ปีที่แล้ว +3

    Big respect nimca heybe

  • @husseinbiyomiin1046
    @husseinbiyomiin1046 3 ปีที่แล้ว +1

    Horre u soco Habo ❤

  • @fatimanoor9542
    @fatimanoor9542 3 ปีที่แล้ว

    qofkii ugu horeeyay ayaa noqday caawa ❤❤💯✅✅

  • @naimoabdi4582
    @naimoabdi4582 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow qasim karina 🥰

  • @fartuunxuseenali2818
    @fartuunxuseenali2818 3 ปีที่แล้ว

    Waqti fcn waa soqadaten anaga lkn cubka laysgalinoya hda hhhh

  • @undoking3309
    @undoking3309 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid nimco waxan kaaga mahadcelinaynaa dadaalkaagii hore io kan maanta

    • @undoking3309
      @undoking3309 3 ปีที่แล้ว

      Heestana ayadoo caadi ah oo bilaa reaction noso geli youtube kaaga aan maalinkasta daawanee

  • @abshirakofficiall1376
    @abshirakofficiall1376 3 ปีที่แล้ว +1

    Guul wacan wll

  • @AMO00165
    @AMO00165 2 ปีที่แล้ว

    Shaw nimco waaa qof wayn waxan moodayay xoogaaa

  • @fartunjibriilali4283
    @fartunjibriilali4283 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallhniimco

  • @mahdiyasiin3723
    @mahdiyasiin3723 3 ปีที่แล้ว +2

    Walalo nimco heybe wanagsan oo wacan

  • @mawliidmohamed698
    @mawliidmohamed698 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco haybe axmed keep going 🙏🙏🙏

  • @nuuradiinfaarah3760
    @nuuradiinfaarah3760 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco haybe 😍😍🙌🙌

  • @gabarislamed9299
    @gabarislamed9299 3 ปีที่แล้ว +1

    Isku raxeyso mamo nimco heybe🖤🥀💖

  • @alimohamedhajiibrahim1529
    @alimohamedhajiibrahim1529 3 ปีที่แล้ว

    Wow 🔥 xusuus baa kuugu duugan maasha allah yaaba ku gaari karo

  • @fartunjibriilali4283
    @fartunjibriilali4283 3 ปีที่แล้ว +1

    Shalèmo baldeq xmrjadiid😣😣😣😣😣😣😭😭😭😭😭

  • @najaxdeeqsi8630
    @najaxdeeqsi8630 ปีที่แล้ว

    nimco haybe dabada filin ma daawan alfaghi waan u xiisney

  • @fadumomaxamed7935
    @fadumomaxamed7935 3 ปีที่แล้ว

    Waaaw atarishada xamar🥰🥰🥰🥰🥰

  • @markaawiofficialchannel
    @markaawiofficialchannel 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo heestii kahona pyaar hai oo adiga iyo allah unaxariistee maxamed dooli aad xeebta ku jileyseen ayaan zaaid ujeclahay ee kusoo tuur abaayo

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah
    Xasuus ayaad na galisay

  • @Ahmeddhago
    @Ahmeddhago 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninco haybe legend baatahay 2000 hadaa riwaayad jilaysaba 42 sano kamayaris hada

  • @cilowcali1837
    @cilowcali1837 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimca keep on going girl big respect for you swear to Allah i got big respect for you

  • @fadumaabdullahimohamed3327
    @fadumaabdullahimohamed3327 3 ปีที่แล้ว

    Nimco marka hore Cato hada masha alllha aya tahy cayilka aya ku qrxantahy🥰🥰❤

  • @salmaansomali5789
    @salmaansomali5789 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah nimaco walaashey

  • @axmed_gaba_8
    @axmed_gaba_8 3 ปีที่แล้ว

    My sis keep going habo🙏

  • @basheabdi415
    @basheabdi415 3 ปีที่แล้ว

    Fav Nimco ❤ love you

  • @abdilahihusseinofficial2458
    @abdilahihusseinofficial2458 3 ปีที่แล้ว +1

    Naag shuban kudhacay shan berri faleenbo kuxiidhnayd😃😃😃

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaasim no so Fariisi Nimco hal mar Casuum ✌🏾✌🏾✌🏾

  • @cabdilaahixiis8001
    @cabdilaahixiis8001 ปีที่แล้ว

    my sister nimco haybe i watch your films and i understand that you are alfaght members but iam ask for you to answer me is there indian translators those are somalian

  • @cabdiqanidaahir5311
    @cabdiqanidaahir5311 3 ปีที่แล้ว

    Nimco haybe oo heesaysa miyaa india heesaysa labooda somalitii hore iyaga hindi ka samysnaa adirisho toosa halka waad joogtay hadana wd joogta wayo waayo lee waaye keep going abyo

  • @bureeqaabdi2832
    @bureeqaabdi2832 3 ปีที่แล้ว

    Waw dharkaan shidan xiligaas mayaalay mom

  • @libanmuude6273
    @libanmuude6273 2 ปีที่แล้ว

    markaan caata aheed qurux wllh waa lagu xinbaari kary

  • @fatuumimohammed8965
    @fatuumimohammed8965 3 ปีที่แล้ว +1

    Caadi MA ahan 🔥🔥

  • @yusufkoolis7
    @yusufkoolis7 3 ปีที่แล้ว +3

    😂🤣😂 wajigaga ma xumeyn xiligas ee camerada xumeyd wadankan talo la idinkaga dhiso waye legends tihin wlhi nimco heybe 💯❤🏆🥇🙏

  • @yussufhassan5265
    @yussufhassan5265 ปีที่แล้ว

    Nimco waxaan uqaaday jeceyl waali ah, xiligaas riwaayada canaad ayey ahyd. Meel.kalaxariiro majirin talefon malahyn arday baan ahaa.
    Markaas qurux,madobanan,timo jilcan dheer ayey lahyd.
    Markaan kasamry aan waayey ayaa hada ayadoo duqowday iscadeysay hadana cayishan quruxdii dhamaaty baan hada arky.

  • @xasansiidi1169
    @xasansiidi1169 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaw
    Waayo waayo ahaa
    Nimco oo yar

  • @cumarkurus5030
    @cumarkurus5030 3 ปีที่แล้ว

    asc nimco ruwayadaha heesahod ismadhaanto

  • @basheofficial7495
    @basheofficial7495 3 ปีที่แล้ว

    Faarta 2000 ayaan arkaa

  • @AbdikfiCali-hs9lm
    @AbdikfiCali-hs9lm ปีที่แล้ว

    Yaacyaac

  • @ilyasfarah5070
    @ilyasfarah5070 3 ปีที่แล้ว

    Nimco waqdi waa nagadishay kkk

  • @sayidcaliaxmed6802
    @sayidcaliaxmed6802 3 ปีที่แล้ว

    mashalaha nacima kabuur miyakirish

  • @markaawiofficialchannel
    @markaawiofficialchannel 3 ปีที่แล้ว +1

    xaqiiq walaahi wallaahi markaad yareed ayaad qurux badneed

  • @sugallyrics7564
    @sugallyrics7564 2 ปีที่แล้ว

    Nimco sanadkii ay ahayd nooma sheegin

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaasin Kariina intee uuku dambeya xasuus waaye

  • @yeesh2008
    @yeesh2008 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi xasus igu qali ah nimco love you sister

  • @ciiltirepoi9334
    @ciiltirepoi9334 3 ปีที่แล้ว +2

    Wallahi wad iga weyn tahy marki aan dhalanay 1999 riwayad jileysan 🤣🤣kabtada ma ii gasho nimco

    • @Abdifitahabtidoon
      @Abdifitahabtidoon 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk somali iyo sanad dhib baa kala haysta xiligaas 11 jir baan ahaa

    • @Ame-n2p
      @Ame-n2p 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Abdifitahabtidoon 1999 Ana markas 9sano jirey🥰 Alhamdulillah

    • @Abdifitahabtidoon
      @Abdifitahabtidoon 3 ปีที่แล้ว

      @@Ame-n2p haa waxba 2 sano uun baan ka wenahay malin dhoweyto waxan arkayay 2004 ila 2005 mid macalin ahaa oo 32 sheganaya 2020ka weligay sanadkayga been kama sheegin oo maxanba uga sheegaya isyareen yaa mushar ihu sinaya mida kale adigo dhakhtar qalniin ubalan aan hadaad 10 sano iska jartid waa dhibato iebad suxiso khalsan baa lagugu dhufanaya

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 3 ปีที่แล้ว

    Very good

  • @sihaammohamed9639
    @sihaammohamed9639 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waqti aad Qurux badan buu ahaa

  • @fartuunxuseenali2818
    @fartuunxuseenali2818 3 ปีที่แล้ว

    Waagan habaryartay io abtigay oo dhalinyaro ahayen ana ciyaal yar ban ahaa wxn arkijiray habnki iyago xilidambe darbiga kasoboden ladhahayo ruwayadahan bay sodawanjiren shalemo shaati cariri jiira garob yaaqshid ayay kasodaeanjiren anagana towfiq qeybta jiiro garob udhawa daganen xasus wlhi ani wx wn garanayay lkn magaarsisanen inan sodawado ruwayadaha ciyaal dugsi lee ahas hhh

  • @abdalayare4833
    @abdalayare4833 3 ปีที่แล้ว

    Big man ❤❤❤❤❤