Ugu dambeen yackoo iyo baabajeey oo isku imaaday 🙏🙏🙏🙏

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @baabajeey
    @baabajeey  3 ปีที่แล้ว +917

    Kuligiina markad igu qeyliseen wan iska oyay maxa dhacay sxbkina soma ihi aniga misse wad i nacdeen 😭😭😭😭

    • @zakarieabdi5658
      @zakarieabdi5658 3 ปีที่แล้ว +25

      SORRY BAABA😪 FROM AMERICA

    • @faaizamohamed9200
      @faaizamohamed9200 3 ปีที่แล้ว +63

      Baba jeey cidna kuma neci karto lkn plz yackoo waa qof qalpi wangsn dhowr si aadigana lguu dhowro😭😭

    • @abdirashiid1089
      @abdirashiid1089 3 ปีที่แล้ว +15

      Baaba SAA ha dhihin legend Always legend
      Mar walbaba wanu Ku garab taganahy Ma qaldoome waa alleh

    • @rabicaali8016
      @rabicaali8016 3 ปีที่แล้ว +8

      Maya laguma nici karo sorry walale sookuma qanacsanid raligalintan

    • @maryamamaxamed3661
      @maryamamaxamed3661 3 ปีที่แล้ว +9

      Baba wku jecelnhy qldna wu dhca samir😘

  • @hosowpro
    @hosowpro 3 ปีที่แล้ว +525

    Wallahi aad ayaan ugu farxay Muuqaalkaan waana la qiirooday sida wanaaga iyo, walaaltinimada iyo xushamda leh ee ay arrintaan usoo dhamaatay, Alxamdulioilaah, waxaa tihiin 2 tusaale, wey mahadsantihiin walaalaha ka shaqeeyay fadhigaan.

    • @ciisecolow419
      @ciisecolow419 3 ปีที่แล้ว +1

      Ismaan nin qalbi fican tahay dumashida wee folanesa uduceey bro ❤️🙏

    • @khadraabdirahman7034
      @khadraabdirahman7034 3 ปีที่แล้ว

      M .a HOSOW WALL QALBI WANGSAN

    • @dr.mariyaomar1524
      @dr.mariyaomar1524 3 ปีที่แล้ว +2

      Hoosow Soo soco saxiib video gii ninka maalqabeenka wandawane Kii bari dhaqso diyaari war inta hahynine.😃

    • @HanadEmran2024
      @HanadEmran2024 3 ปีที่แล้ว

      Hosow wll qali wan ku salamay Alle dartii ayan kuu JeclahaY

    • @ayuubota3720
      @ayuubota3720 3 ปีที่แล้ว

      Nin qalbi wangsn

  • @MohamedBiibshe
    @MohamedBiibshe 3 ปีที่แล้ว +108

    Sxpadeyda Yackoo Iyo Baba Jeey Allaha Idiin Xafido Rag Aan Ku Aqaan Qalbi Sami Iyo Wang Baad Tihiin Garab Wada Jira Ahaada Inshallah

  • @deeqadabeec2559
    @deeqadabeec2559 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninka kaliya nariistiisa aan dareemo ahna aabo soomaliyeed aabo axmad saadaq (yackoo )allha ku xafido aabo mcn ilaahay ha kaa raali noqdo yackoo🙏🙏🙏💯✅

  • @FaisaAmir
    @FaisaAmir 3 ปีที่แล้ว +155

    Mansha Allah aad iyo aad ayaa ugu faraxsanahay walaheyga heshiidkiina

    • @amirahabdi
      @amirahabdi 3 ปีที่แล้ว +1

      Viva daadkeena muqdishu

    • @suleqajacfar2957
      @suleqajacfar2957 3 ปีที่แล้ว +1

      Naga ladaan isku cunaayo maad hishiisiisid ina amiiray

    • @suleqajacfar2957
      @suleqajacfar2957 3 ปีที่แล้ว +1

      Naagaha London isku cunaayo maad hishiisiisid boqarada haweenka 😍 London baatahaye

  • @mkp00j05
    @mkp00j05 3 ปีที่แล้ว +52

    Igula saliya xabiibkeena Salallahu caleyhi wasalin❣

  • @abdallaqeys7013
    @abdallaqeys7013 3 ปีที่แล้ว +50

    Inta ku faraxday hezhiiskoda liketa👍 ha ila dhafin two legends 👌💓❤️

  • @farxiyonur697
    @farxiyonur697 3 ปีที่แล้ว +14

    Walhi yackoo waa maskin dar alle ujecelahy ❤❤😪😪

  • @Ahmeddhago
    @Ahmeddhago 3 ปีที่แล้ว +14

    Walal gacantaada ugu raxee saliga nabigeena scw❤

    • @aliafricayoutube7756
      @aliafricayoutube7756 3 ปีที่แล้ว

      Scw scw

    • @ayaancabdi7252
      @ayaancabdi7252 3 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @zahramaxamed7519
      @zahramaxamed7519 3 ปีที่แล้ว

      SALALAAHU CALEYHi WASAlAM

    • @loveisbeautiful6494
      @loveisbeautiful6494 3 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw

    • @sulekhodahir4413
      @sulekhodahir4413 3 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @mustafeahmed2547
    @mustafeahmed2547 3 ปีที่แล้ว +1

    Labo nin oo sxbnimo aqoontoodu ka weentahay aya ka arka labadoodaba Masha allh hadeey sheeydaankii soo dhexgalay cawa afka ka garaceen well done you guy’s

  • @fartuunhappy8293
    @fartuunhappy8293 3 ปีที่แล้ว +15

    Yackoo ninweyn boqor hadii uu jiro waa adiga wlh sharaf iyo cizi 🏆🏆🏆👏👏👏

  • @user-yk3tm8dv8e
    @user-yk3tm8dv8e 3 ปีที่แล้ว

    Yackoo wlhi aad ayuu ucalool jilicsan yahay yackoo ilaaheey ha ku xafido maashaa alaah tabaaraka laah

  • @juliocesarofficial1217
    @juliocesarofficial1217 3 ปีที่แล้ว +102

    INTA JACIL XAPIIP KEENA SCW LAKE II SAARA LEGENDS

    • @djhaarriswritter4082
      @djhaarriswritter4082 3 ปีที่แล้ว

      ʜʜʜ ʟɪᴋᴇ ʀᴀᴀᴅɪs ᴡʜᴀᴛsᴀᴘᴘ ᴋᴀɢᴀ sᴏᴏ ᴛᴀɢᴀʏ sᴜʙsᴄʀɪʙᴇ ɪɪsᴀᴀʀ

  • @abdubille2538
    @abdubille2538 3 ปีที่แล้ว +2

    Babajey qof lajecelyahay ayatahay brother. Waxa lakukuqeyli oo lakucananti jacel lakuqawa lee wayo.
    Yackow na wa walalka wey ey somalida odhan jacelyihin wuxuna kamudanyahay xishmat iyo karamo marwalbo wanakufaraxsanahay runti heshiskina iyo sida qaladka uqiradi.
    We love you #babajey #yackow 🙏❣

  • @shushucaday7179
    @shushucaday7179 3 ปีที่แล้ว +19

    Baba jay wax dhibah uma ogoli wayo waa miskin allah ka baqa daya baba jay waa qaldami karah waa adon ee wilka daya baba guuleso

  • @fardousqalidumar4875
    @fardousqalidumar4875 3 ปีที่แล้ว

    Somali hadii #Yackoo laga wada dhigi lahaa wlhi Somali waa horu mari lahyd wayo Yackoo waa qof qalbi fiican MnchaAllah #Yackoo ha la iiwaydiiyo Xaas labaad inuu ubaahantahy codsi 💋❤

  • @kamalcade9502
    @kamalcade9502 3 ปีที่แล้ว +13

    Xaqiiqdi dawashadan Vidowga Wu iga ilmeysiyay wlh Lkn Mansha allah Guul ban idin rajeyna

  • @mushttaqmaxamed8627
    @mushttaqmaxamed8627 3 ปีที่แล้ว

    Wllhy muuqalkan wuu iga oohiyay wll yackoo waa ku faxay siduu wllkii uugu naxariistay qof ka fcn oo ka dagan ma arkin wllhi frome hargeisa 🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴wll yackoo

  • @footballpage7
    @footballpage7 3 ปีที่แล้ว +50

    Masha Allah keep going my brother's ♥️

    • @Xariif_1
      @Xariif_1 3 ปีที่แล้ว +1

      Fake waaye Waan ognahay lkn maxaad wax u soo dhigi wayday ileen khadra queen ma tihide 🤣

    • @omarxusein6709
      @omarxusein6709 3 ปีที่แล้ว

      Waaankufarxay hishiiskiina runtiii kkkkkkkkkkk

  • @Anne66898
    @Anne66898 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa sameyse waa wax aan ku faraxney yacko asaga neh waa ku mahadsanthy suu ugu aqbaley raaligalinta babajey 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍

  • @hubkakhan4955
    @hubkakhan4955 3 ปีที่แล้ว +8

    Finally. . Naga dameyaa....Alxm 🤲🤲🤲🤲.. yackooooo sxbka garabgisa haka bixin...

  • @qosoliyomadadaalo527
    @qosoliyomadadaalo527 3 ปีที่แล้ว

    Yackoo xil8ga daawanayay hada ma aheen .papa jeey buumo uu xirnaa kitaabka . Respect L3gend yackoo. Raali ahoow. Jiizka would kigu qaldamay . Ar jiiz waligisna dhib iyo hagar leee lagu yaqanaaa

  • @skillhup_Som
    @skillhup_Som 3 ปีที่แล้ว +6

    Najiib adan najiid , Captain baraa , Jamuuni , maslax , nimco haybe , jekey, iyo intii ka qeyb qatay Heshiska labada walal oo Is gafay waxan idin lee Yahay Shaqada Qabteen Tariikhda Qoreysa Ragguna waa kuwii Heshiyaa Oo is cafisa Good Job❤❤

  • @Boodaaye911
    @Boodaaye911 3 ปีที่แล้ว

    Hambaly hambalyo waan ku farxay heshiiskeena, Farxad iyo nolol farxad leh ku noolada walaalayaal, Keep going my beloved bro Baaba jey.

  • @nasraahmed7678
    @nasraahmed7678 3 ปีที่แล้ว +6

    Baba jey masha Allah ilahay ha ku xafido adiga iyo yackow runta yackow waqtiga oo caanka aha inta kuma yaalo TH-cam ma jirin hade somali hil ledahay

  • @hodanabdirahman807
    @hodanabdirahman807 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah walaahay wiilashaan kuli makala dhacaan waa wada qalbi nadiif yackoo waa nin aad u fiican baaba jeey waa miskiin calool nadiif wiilashaan kale waxaad ka shaqayseen wanaag ajar iyo xasanaad alaha idinka siiyo najiib iyo kabtanka guulaysta

  • @najiibcabdikarin1795
    @najiibcabdikarin1795 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allaah baba jey nin culus ayaa tahay sxb walaga fican yahay rag odayal ah oo si qab qabasanayo heshiku waa guul iyo gobanimo sxb

  • @mohamedahmed-if2mo
    @mohamedahmed-if2mo 3 ปีที่แล้ว

    Yackoo legend wlhi wan ku taagersanhy muhiimada ayaaba intan ahayd illaahay ha i din xafido

  • @shakareetosharaf7449
    @shakareetosharaf7449 3 ปีที่แล้ว +9

    Waan ooyey walhi yackoo waa nin fican allh xafido baaba jey na ha lol naxariisto qaladkisa wuu qirtay

  • @munaabdisalan7515
    @munaabdisalan7515 3 ปีที่แล้ว

    yackoo waa qof aad u qalbi fcn baba jeyna adi xitaa ma xumid qof ku nctyna mlhn mana lugu nci kro abow sida ad u raaliglisayna wn ka helany hishiiskina aad ayan ugu faraxnay alle ha idin xfdo dhamntiin 🥰🥰🥰🙏🙏🙏

  • @Baby-dx1hi
    @Baby-dx1hi 3 ปีที่แล้ว +30

    Congratulations legend I’m happy on the agreement you made.Mashallah 🥰

  • @abdullahiabdirahman4058
    @abdullahiabdirahman4058 3 ปีที่แล้ว +2

    Baba jeey i love the way aad raaligalinta ubixisay
    Ninka ragga waa kan qaladkiisa qaata
    Yackoo waa legend miskiin eh

  • @cabdallaxaaji2731
    @cabdallaxaaji2731 3 ปีที่แล้ว +20

    Yackoo qf ka qalbi wngsn waligeey ma arkin wlh 🥺♥️💯🥺🥲

  • @somalifotballreactionsomal6759
    @somalifotballreactionsomal6759 3 ปีที่แล้ว

    WAAR KAN BABA JEEY LA LEEYAHAY WAAABA XOOLO ILAAHAY WUXUU DHACDHAC BADANAA MANAAG DHILO AH BAAA. MARDHOW WIILO AYEEY ISHAYSTEEN MAAANTANA YACKOOO. Ninkii waa in halmar loo juciyaaa siduu ummada uga fariisto

  • @abdikafiabdullahi1164
    @abdikafiabdullahi1164 3 ปีที่แล้ว +15

    ninka Raga waa kii qaldiisa qirta❤️masha Allah Baba jey wax yaalaha qaar ka fiirso wllhi❤️💥

  • @saidaismail2761
    @saidaismail2761 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah walaahi waa qiiroodey ilaahey ha idin barakeeyo markasta wanaaga ha laraadsho wiilal dhalinyaraa oo wanaga jecel aa tihin waa idin duceeyey saas isugu tiirsadana baba jee waa jeclahey waa qalbi fiican yahey yackoona waa wiil sidoo kale ah masha alah ayan idin leeyahey mamo kuligiin

  • @asliabdi7933
    @asliabdi7933 3 ปีที่แล้ว +14

    Iscafinta waa shey qaali ah masha allah
    Dunidan wax istaahila ma jiro in dartis leysku cuqdadeyo

  • @salmaanmohamedboroow1547
    @salmaanmohamedboroow1547 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiqdii yackoo waa qof qalbi fcn
    Wax walbana indhiisa ayaa cadan u ah
    Marka sidaas darted
    Wll baaba jey allaha ku sharfo ❤❤❤

  • @alibiritish8234
    @alibiritish8234 3 ปีที่แล้ว +4

    😭😭wlhi baba jey nin ku dayasho mudan way qofka qlbiga wanagsan wijiga laga garta baba allah ku xafido i love you ❤️

  • @hanadqase2332
    @hanadqase2332 3 ปีที่แล้ว

    Baaba jey walaahi kulin kiina aad iyo aad ayaa ugu farax sanahay adiga iyo yacko lakiin baaba jey inoo ilaali camaa madeena masha allaah

  • @mazraawi_junior8166
    @mazraawi_junior8166 3 ปีที่แล้ว +4

    Yackoo nooolooow wnku jecelnahy dhamaanten baaba adna mhdsnd ixtiraam yackoo all ways your teacher wye🙏❤

  • @sadiaksaami2301
    @sadiaksaami2301 3 ปีที่แล้ว +1

    Yackoo always aad ayuu uqalbi furanyahy love u yacka

  • @HASHIMPRANK
    @HASHIMPRANK 3 ปีที่แล้ว +37

    CK FAMILY ONE LOVE WALAL BABAJEY & YACKOO WALIGII WAARAA🙏🙏💯💯💯🇸🇴🇸🇴

  • @hassanlucky3513
    @hassanlucky3513 3 ปีที่แล้ว

    Mid ka ugu wanagsan waa kan qalad gala misana ka soo laabto keep going legend baabajeey yackoo ha iska xumeen waa sxb ugu wanagsan ee aan arko Kaa ag dhaw

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 3 ปีที่แล้ว +11

    Hooyadaa janada Allaah hakeeyo🤲 hadaad comaantigan laak 👍saarto taloo imisa ayaa laak saari doonta 🤔

  • @sharmarkejama4086
    @sharmarkejama4086 3 ปีที่แล้ว

    Babaheey qalad wa dhaca lkn is jir hee yackoo wa legend shaqsi qaali ah ha u gafin mar danbe am happy this agreemant

  • @fuadlamela9738
    @fuadlamela9738 3 ปีที่แล้ว +6

    First person Two legend's wan idhin salamey🥰👍

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 ปีที่แล้ว

    (MASHA'ALLAH TABARAKA'LLAH)!! waan ku farxay. Baaba Jeey. Iyo YackooHeshiiskiina! GuuL iyo Gobanimo. Horumar wacan baan kuu Rajeynayaa 🙏🎉💯💗💗♥️💕🙌💓🎂👌❤️❤️♥️♥️🙏💗❣️❣️💯Gacmaha is QABSADA. Wada jira. Weligiin. Cadawgiinu ma CIIL baxo!!

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 3 ปีที่แล้ว +17

    Baaba jey hadanu ku neceb Nahay Sxp Kumanan Dawanen Ee Sxp Billi' aadan Ayaa Thy wad khaldami karta inan mrkad Khaldan Thy Ku qabo Waa mid nagu waajibe Xuman Nagama Aha Bro Thnkz.❤️🙏🙏

  • @umu-Akram
    @umu-Akram 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxaa tihiin walalo wiligana guul ayaa idiin rajeena inta idiin naceebna ilahey ha idiinka xijaabo dhabti waa idiinko farxaay wiligana is garab istaaga

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 3 ปีที่แล้ว +19

    Aad baan ugu farxay wllhi
    inta ila midka ah😍👍🏻

  • @user-pz9iz9bb2i
    @user-pz9iz9bb2i 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah dad isjecel aya isededa isufura qalbiyadin iskana ilaliya cadawgina wllhi dadha jira oo iskudhacina moda faido iska ilaaliya oo iswalashada wasax quf waliba oo bila aadam ah wow gafa magafe waa ilahey waxan ognahay inaa tihin dad qalbiya fican Masha allaah mantane weydhacdi sidhan fileyni wana kufarax sanahay dhaman arintan inta kashaqeysi wey mahad san yihin wllhi aniga markan arki muqalkan wan qirodi ilina iga imadi guul ayan idin rajeyna dhaman tina wana idin salaami isu jeclada ilahey Dartiis guul iyo gobanimo insha allah

  • @idylmohamed8845
    @idylmohamed8845 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah masha Allah babajeey miskiin walahi waligey kala laban maayo hormar wacan keep going👏🏾👏🏾🌹⚘🌺🌺

  • @munaabdilahi9991
    @munaabdilahi9991 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wlo wlhy wanku farxay hishiska dhaxdina wlhy yacko waa qof qalbi wngsan oo garab tagan baba jeey hayso waxad hysta wlo kuu jecel

  • @weyraxshow4066
    @weyraxshow4066 3 ปีที่แล้ว +6

    Waligeey babajey videogisa comment kama bixin Lkn cwa waxaan qiraaya Yackoo inuu qof qalbi wangsanyhy oo saxbtinimada kuweyntahay guleysa ayaan leyhy legend

  • @fadumoayub6987
    @fadumoayub6987 3 ปีที่แล้ว

    Baaba jey wall adi iyo wallal yacko Waa idin jeclnahay nolada cawa Waa idinku farxnay ❤️❤️❤️👑👑🙏🙏🙏

  • @abdimoe1049
    @abdimoe1049 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allaaah congratulations my brothers you are two legend 👑👑👑❤️❤️👏👏👏👏

  • @ekraabdullahi5286
    @ekraabdullahi5286 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alah aad ayaan ugu farxay yackoo iyo baaba jeey aad baan u taakeeraa ilaaheey ha idin xifdiyo

  • @Wllmajkey
    @Wllmajkey 3 ปีที่แล้ว +7

    M.a intaa kufaraxsan heshishkaa baba jey iyo yacko like💪❤️❤️

  • @safiyoabdinasirbaslaawe9357
    @safiyoabdinasirbaslaawe9357 3 ปีที่แล้ว

    Babajey Axmed sadaq ku magac dheer yackow ugu wac mideda kale dumashi allha ufududeyo insha Allh

  • @iidmuuse9730
    @iidmuuse9730 3 ปีที่แล้ว +10

    Wanan ku farxsanahay in aan noqodo qofki kowaad ee daawada niyow sida u wada jir ahaada qalad waa dhaca wana la saxa keep going dhamantin

  • @xafuuxariir2146
    @xafuuxariir2146 3 ปีที่แล้ว +1

    Baba jey wallka yacko waa ku jclyhy wlhi ee inta ka arky ayaa ku qancy wlhi plz wll qofk kujclku ixitiraamo wll kaa dhigty wlhi waa qof weyn allh idin ka dhigo labo isfahnto

  • @kiincadey6416
    @kiincadey6416 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah🙏🏿 Baaba jey is always Babajey

  • @samiramohamed6357
    @samiramohamed6357 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah baaba jeey iyo yackoo waa idiin tageraa wanagiina ayaan jecelahay ee isku dobnaada walalayaal 👏👏👏👌😘🔥👏👏

  • @iidmuuse9730
    @iidmuuse9730 3 ปีที่แล้ว +4

    Msha 🥰 allh wada jirkina waa ku faraxsanahay Alle ha idin xafido

  • @cajaboofficial2271
    @cajaboofficial2271 3 ปีที่แล้ว

    Yacko wlhi qof fican ayaa tahay ilaahay waa jecel yahay dadka qofka cafiyo papa ha noqoto markii kugu horaysay iyo markii kugu danbeysay ❤️❤️❤️❤️❤️💯💐💐💐👏👏👏👏👏👏👏💐💐💐 guulaysta dhamaantin najiiib captan baara jabuuri ❤️❤️❤️❤️💯

  • @abdirahmanhasan7781
    @abdirahmanhasan7781 3 ปีที่แล้ว +6

    Video gan in yackoo la siiyo aya fcnayd lkn dhib maleh wa nin qalbi weyn yackoo alxmd hadaad kheyr ku dhamyseen

    • @caaliyocawil5283
      @caaliyocawil5283 3 ปีที่แล้ว

      Afartoodapa waa. Lasiiyey way so gashan karaan

  • @dahraangeedi9123
    @dahraangeedi9123 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allh waan ku faraxsanahy inaa midowdaan jira oo jooga walalaheyga. baba markale yackoo hanaga dhibateyn

  • @Siyaad_Show
    @Siyaad_Show 3 ปีที่แล้ว +18

    Wlhi sxbtinimada ayaad wax ka taqanaan reer xamarow
    Mid Ey ah oo sxb ila ah Hadii uu sidaan khaladkiisa u qaadan lahaa Farxadaan oo kale ayaan Farxi lahaaa

    • @bartanabada2906
      @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว +1

      haduu garan waayey adigu garo sxb taas baa raganimo iyo geesinimo ahe

    • @nimcoyousuf2112
      @nimcoyousuf2112 3 ปีที่แล้ว

      Ilhay haysku kiin sakhro wllo Sxb kaa

    • @lulaym4706
      @lulaym4706 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 3 ปีที่แล้ว

    Legend Baabajey Waankaaga Diyagaa Inaad Ku Dhaqantid Wax Adiga Hadhow Dhipka imaan Karo Legend Waxaa Tahay Waan ku Taageeraa Adiga iyo Legend Axmed Saadaq

  • @fatumamohammed4182
    @fatumamohammed4182 3 ปีที่แล้ว +3

    Congratulations my brother yacko and babaje I am so glad to see you guys together manshallah tabarakaAllah keep going ❤️ we love you

  • @hamseharoun3877
    @hamseharoun3877 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi yacko legend of legend weeye sido kale baabajey rag rag dhalay weeye qaladkisa qatay ragan oo kale aya loga bahan yahay barahaa bulshada wayo wa dad wanag dadka tusayaa oo micnaha qofnimadaa ku tusayaa markad dawatoo

  • @abdallemohamed952
    @abdallemohamed952 3 ปีที่แล้ว +7

    Wlh aad ayaan ugu farxay 😍 wada jirkiina hajiro 💪✊

  • @amalabdulrahman1009
    @amalabdulrahman1009 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi yackow waa nin wanagsan wanaga astaantisa iyo wajigisa ayuu ka muuqda alle haku sharfo geesi 💞

  • @awadomar3743
    @awadomar3743 3 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah keep going my brothers very well done 👏

  • @Ayaa-jj7fr
    @Ayaa-jj7fr 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi aad ayaa uugu farxaay oohiin aya iiga imadaay yacqoo aboowe qof aad iqalbifican aya tahaaye baba jee adigane ilaaheey haku xafido shedanka allah haniga qamto

  • @najahchannelnc2570
    @najahchannelnc2570 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah tabarkallaaha Ragga waa Kuwii is dila Kan heshiiya Waxa walbo hadan is ilaalishada ❤️🙏👍

  • @khadijaqalanjochannel6649
    @khadijaqalanjochannel6649 3 ปีที่แล้ว

    Waa wax lagu farxo, TH-cam leyda Muqdisho in ay is xaliyaan, waxaa tihiin dhallinyaro sharaf leh , Baaba Jey si fiican ayaad samaysay iyo Yackoo Allah idin xafido

  • @rahmomuhumed2677
    @rahmomuhumed2677 3 ปีที่แล้ว +12

    Aniga ugu horeyah love isaar ❤️😻😂

  • @leylahajimahamed7844
    @leylahajimahamed7844 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah qeyr allaha idin siiyo dhamantin walalahii waa iswatan warabe waagaku baryay

  • @fadumoahmed5374
    @fadumoahmed5374 3 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allaah wey fiicanahay in la is cafiyo👏

  • @hodanabdul3700
    @hodanabdul3700 3 ปีที่แล้ว

    Baba weey dhacda cadi wayee ha u bixin yacko walala tihin wana qof wanag saan dagan masha alah yacko baba jira o jogaa

  • @samirka2552
    @samirka2552 3 ปีที่แล้ว +4

    Babajeey waa calool xumaday walhi ar yaxkoow baaba ilali 😭😭😭😭😭

  • @bashirmahat5597
    @bashirmahat5597 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahi markad isudubaden wan ilmeyey runti🥰🥰🥰🥰❤️wan idhin jeclay yacko jekeey Salah dere nimca babajey iyo Daman intan gatakey❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @osmanali2512
      @osmanali2512 3 ปีที่แล้ว

      Wlh anaaa Kula mid ah

  • @riyaaqdoolar6254
    @riyaaqdoolar6254 3 ปีที่แล้ว +11

    Baaba dulmiga iska dhaaf yaah🤣🤣

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi yackoo waa qofka ugu fcn ee sxp iyo walaal laga dhigo karo baaba jey ninkaas wiligaa haka fogaanin

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 3 ปีที่แล้ว +37

    Yackoo Legende TH-cam kiisa aan ukala kicino wanagiisa darti sub

  • @nasteexakaneeco6224
    @nasteexakaneeco6224 3 ปีที่แล้ว +1

    Walhi baaba maskiin waaaye waa ooyay😭😭
    Yackooo neh qof dagan waaye oo qalbi fiican mashaa Allah ❣️

  • @asiaamir1221
    @asiaamir1221 3 ปีที่แล้ว +11

    They make me cry wlhi 😢😭

  • @beelo2214
    @beelo2214 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah babjey kuwi iscafiyo wax kafican maleh yackow waqof wanagsan Mashallah heshiiya

  • @abdirahmanrage873
    @abdirahmanrage873 3 ปีที่แล้ว +15

    legend always legend yackoooow

  • @qeyscade527
    @qeyscade527 3 ปีที่แล้ว

    Legend is a legend yackoo sxb isku haleen leh marna ba dhankiisa lagaa soo mari karin waan kugu fanaa sxbkeey yackooo 👌👌👌👌

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 3 ปีที่แล้ว +3

    VIVA dhalinyarada Somaliyeed 🇸🇴🇩🇯✅❤️

  • @sharaxjr8012
    @sharaxjr8012 3 ปีที่แล้ว

    legends ayaa tihiin weligiinane qalbiyadeena waa ku weynaaneeiiin cadow illaaah ha idinka haaayo🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @kalitoabidal1275
    @kalitoabidal1275 3 ปีที่แล้ว +11

    Babjey qof ka wngsan wligey ma arkin subxanallah 🌹❤️🙏

  • @zakiodowaa5199
    @zakiodowaa5199 3 ปีที่แล้ว

    Baaba Jeey Gar Iyo Guuldaraba Wan Ku Wataa Wlh Sxp Yackoo always legend

  • @xasanxuseen2269
    @xasanxuseen2269 3 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi sida rag loo xal mariyo oo u xaal mariye wlhi waa ooye 😪😪

  • @mohamedqaraam891
    @mohamedqaraam891 3 ปีที่แล้ว

    Hadii soomaalida saan isku wada cafin lahaayeen wllhi maanta hormar baan gaari lahayn m.a🙏🙏

  • @maimoonmohamoud2529
    @maimoonmohamoud2529 3 ปีที่แล้ว +5

    I am soo happy for u both mashallah always be like that mashallah we guys make us happy when u guys r happy mashallah.

  • @abdirashiidmedia8755
    @abdirashiidmedia8755 3 ปีที่แล้ว

    Walahay waligay 32 ayaan jiraa raligantaa baba jeey sameeyay iyo qaldkaa uu qaatay wali maan arkin I hope yackoo inuu qadanayo my sami yackoo. CANADA 🇨🇦 ayaan cimaamada ugu soo saaray. Alle haku xafido baby jeey