ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Waa boqorkii codka iyo kabanka alle hawnaxriistee
waa Heeska kaliya ee damqasho dhab ah leh, Allahayow u naxariiso Cumar dhuulle Cali
Alla maxeey dadku ka buuxaan dad wax magarato ah wuxuush ah
Hestaaan waxan maqlay inuu u qaaday garbar u dhalay ama abe u ahaa o ay dileen rer abti yaasheed poll shit😭😭😭😭🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
Allaha unaxariisto
Waxa macquul ah dad badani iney udhageysanayan kaliayah iney tahay hees mcn,Lkn waa hees uur kutaalo leh iyo qisa dhaba.Waa laguu gafoo lagaa gardarnaaday cumaroow.I’m so sorry 😢.
Qisda heesta hadad hayso nosheeg wll
Heeskan 1967 foodkii jabuuti laga qaadaayey ee faransiisku helay inay gacanta faransiiska ku sii jirto ayaa loo sameeyey markii warkii oo dhacay in faransiiskii foodkii helay ayaa abwaanku samameeyey
Allah yarxama
Waa boqorkii codka iyo kabanka alle hawnaxriistee
waa Heeska kaliya ee damqasho dhab ah leh, Allahayow u naxariiso Cumar dhuulle Cali
Alla maxeey dadku ka buuxaan dad wax magarato ah wuxuush ah
Hestaaan waxan maqlay inuu u qaaday garbar u dhalay ama abe u ahaa o ay dileen rer abti yaasheed poll shit😭😭😭😭🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
Allaha unaxariisto
Waxa macquul ah dad badani iney udhageysanayan kaliayah iney tahay hees mcn,
Lkn waa hees uur kutaalo leh iyo qisa dhaba.
Waa laguu gafoo lagaa gardarnaaday cumaroow.
I’m so sorry 😢.