Amiiro ajar ka dheregtey denbi baa lagaa jafaa denbigaaga dadkaa qaateen adoo wax ka sameeyn ay cay xan adi lee kugu waasheen cashar baan kaaga tufaynaa cayuuntooda hana isdareensiin hore usoco ❤❤
Xogweynta Baraha Bulshada Amiradeena, ina awood badantahay waxaad arkeysa sida meel kasta adi le laga hadlayo😂waxa ay ku tuseysa inta boss ee aad maskaxdooda ku jirto. 😂 Amira wad arki kartiin lkn ma gartiin❤ Hurdaaye wa Halyeey🎉
Amirooy abyo maanta dhan saan ku sugaayey waa daaley Akhiiran waa timid thank you xapiiptii wlhi anoo video gaagii dawan ma seexan kari musalsal ii thy 🥰❤️❤️❤️
Gob weyaam Milyan Qurux markii loo bahdo Garab iyo laga helo Gargaar Galadna ma sheegan. Wa Gaari Garaadkeedu buuxo ma taqaan.... yaa inta kasi qaadi kara o xariif ah
Team Amira hdaa nhy wxaa rajaynaynaa inaad one day mid mid noola kulanto i.a amiradena karti badantena qurux badantena boqoradena hore u soco dadaalkaaga badi 2M waxba inoogama hadhin🥰❤️
Amiira apyo familka dhn quran isa sara bryhn hdl hntina wu bate carur school ley shekada way kaso tagto habro nolosha ka dhace aya idinku naxsan her waxay marayan live ay so galaan
Nasiib hada leyahayy wakula kulmidona Amiiray😭🍂❤
Amiiro abaayo isbuuci mar is quraan saar malmahaaan dadka kaa masersan wey badeenee❤❤😂
Haaa wlhi quraan is a saar amiira❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂
Haa Walaahi 🤲🏻🤲🏻♥️♥️♥️😍😍😍😍😍😭😭😭
Amiiro ajar ka dheregtey denbi baa lagaa jafaa denbigaaga dadkaa qaateen adoo wax ka sameeyn ay cay xan adi lee kugu waasheen cashar baan kaaga tufaynaa cayuuntooda hana isdareensiin hore usoco ❤❤
😂😂😂😂😂😂 yab
Caawa waa jumco aan ku wada salino nabigeena Muhammad scw ❤
Salaalahu caleyhi wasalam
Salawatulahi calyhi wasalam ❤❤
Scw scw
Scw scw scw scw ❤❤
Salallaahu calayhi wasalam ❤
Xogweynta Baraha Bulshada Amiradeena, ina awood badantahay waxaad arkeysa sida meel kasta adi le laga hadlayo😂waxa ay ku tuseysa inta boss ee aad maskaxdooda ku jirto. 😂
Amira wad arki kartiin lkn ma gartiin❤ Hurdaaye wa Halyeey🎉
Zefoy isn’t easy waqti aa lagu bixiyaa nagtan walee tagty😂❤
@@MILYAAN_DHAAN nacabku wa uun tageero an mushahar qaadan o magacaaga ku ilaalinaya😂
😭😭🤲🏻🤲🏻♥️♥️♥️😍😍😍😍
Uma maleymaayo indhahan sidan uqurux badan io gacmahan iney dhafayaan saliga nebiga scw
😢scw scw scw
Scw
scw❤❤
Scw❤❤❤🎉
Scw❤
Amiira Qalbi wanaagii oo qofa waaye dadka hore lee iska fahmoyiin hada gabadhaan hadaa is kugu horayso yaa dhahaayo masha Allah ❤
Haa wlh Amiira gabadh qalbi wanagsan waye wlh😢❤
❤❤❤❤
Amiira qofka ka qalbi wngsn majirto wlhi welcome bariyey
M.a amiiro qurux waxatahay gabar karti badan oo wanagsan gulayso walashay farxadadu waa tayda ❤ wax ku dhibo illahay kuma tuso
Amiira waa gabar wngn isha ilhy hakaa qabta apaayoh❤
❤❤❤😍😍🤲🏻🌹🌹
Amirooy abyo maanta dhan saan ku sugaayey waa daaley Akhiiran waa timid thank you xapiiptii wlhi anoo video gaagii dawan ma seexan kari musalsal ii thy 🥰❤️❤️❤️
Yaa kalo samen karo on amiiro aheen masha allah kaliged boqorad
Video ceyda ano fiirsanayo amiira keeda iso dhacay ane wan so fakaday amiira hadan arko waji malihi yaa ila mid ah😂❤
Me too 🎉😂❤
Me
Ana kadaran filin daawanay socara ray
Same😂
Same❤
Ku saliya Nabigeena Muhammad Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw
Sallaallaahu Caleyhii Wasalam ❤
Ayyyy finally bariyey is here welcome queen ❤
Ayyy ani goorme Amiiradeena la kulmaa oo aan hab siiyaa omg😢🥹❤
Inta ila jcl Amira qurux iyo king ceyda ismujiya 😂❤
Amiira qurux iyo ceyda isn't easy 🥰🌾🥀💖
Gob weyaam Milyan Qurux markii loo bahdo Garab iyo laga helo Gargaar Galadna ma sheegan. Wa Gaari Garaadkeedu buuxo ma taqaan.... yaa inta kasi qaadi kara o xariif ah
Ma taqaan xagxashada
Ma taqaan Gardaro hadii lo Gafana naag Gabata maahan❤
Xarafka G waaye saan u fahmey ya sii wadi kara
@@NimcoHodan-r5f ❤❤❤
Wooow amiiradeena so dhawynta sad ugu fiicanthy🎉❤🎉qof kasta wanageda iyo quruxdeda ayu sheega jh❤❤❤
Wan kujeclahy abayo mcn 😢😢😢wlhi tagere weyn banku ahy inolowo❤
Sidan u sugaya veido adiga baaariyaa snp naga socodaya saya masha allha she is Queens❤❤❤❤❤
😊❤
dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta😭🕋😢🤌
صلى الله عليه وسلم
Sallaallaahu Caleyhii Wasalam ❤
Mansha allah amiira boqorda maleesiya❤❤❤
Amiira qurux is not easy ❤❤
Amiira wanaag badaneey❤asturaneyyy ad adag amiiradeena💙👑
Ku Sali nabigeena Muhammad nnkh ❤
Ileyn safari malesia ayuu ahaaa miyaa maasha alllah baariyey❤❤❤
Amiiro walhi waa qalbi wanagi iyo sodhaweyntii ooqofa masha allah❤❤
Allaha caafiyo sumaya iyo umadba intii bukta
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
waa casuumad Qurux badan ❤ lkn Soo dhawaynta iyo gobanimadu waa u dhalasho Adna iyo Amiira gob waaye saas bay dadka usoo dhaweeyan kaftanka farxada qalbi wanaaga waa yaabe m.a
Amiiro so dhaweenta we kufiican tahay m.a gawar qalbi wanaagsan❤
Amiray mcnbdhn Quranka Badsaaa Nag nool lee laka masera
Team amiira qurux won love ❤❤❤🎉🎉
allah ha caafiyo sumayo
Amiiro qalbi wanag amiira sidee uqurux badantahay qalbigeda uqurxanyahay queen always queen 👸 ❤
Amira qurux 2m soon I.a🎉❤❤
Saabariin baariyeey👸
Baariyeeyy welcome❤ sumayo allah noocaafiyo
War Malaysia Amira Qurux iyo Hafsa Zone gabar quruxda ku barejesey aa imaatey mashallah quruxley❤
Amiira Qurux❤4M🎉❤❤
Amiira qurux 🥰🤍🥀
2 daaan zaid iskugu jeclhy ❤
Insha allah maalin ina youtube inu waan ka soo muuqana doonaa
Sumeyo Allah cafiyo❤😢
Allah caafiyo
Allah caafiyo abyo in dhiigeda yaryaha laga yaaba ee abyo ana wadnaha tacbaan ka noqday kadib Hpigyga yaraday ee abyo kabarra
Amiira qurux badan
Welcome bariyy👸🏻🥰 Amiiradena qof qalbi wngsan 🥰
Baariyeey amiira hadaaba heesatid wlhi boqorad ayaa heesataa is ilaalsada adigana gabar wanagsan ayaa thy amiirana karti qurux wanaag intaba wa loo qiraa isha habraha alla haka qabto🥰
Baariyey ilove you wllhy vedioga darta udawan cawa yacni xuman yan lomalen awalki hore waan degsan jiray vedio yada amiira hadda lkn wan dawaday😂❤
Mad iska dawatid😂😂😂
@Faatima-r3q caajis markay lcagtu iga go'do dawada😂😂
Yaaap
@@MILYAAN_DHAAN mawax lalayaba mesha yaal🙄
Sema
Ay queens 💋👸❤ciyowba waxay bilaabeen inay iskudiraan dadka waxaas sameynooyo waa dareemooya maseerka yaalaniiga dareemin😂😂😏
Wakula daremonaa😂😂
Amiroy qof ka uguhoreye like uguhoreye 😮❤
Amiira quruxda malesia❤❤❤
welcome bariyey❤😊
Team Amira hdaa nhy wxaa rajaynaynaa inaad one day mid mid noola kulanto i.a amiradena karti badantena qurux badantena boqoradena hore u soco dadaalkaaga badi 2M waxba inoogama hadhin🥰❤️
Mnsha allaah amiiraay quruxbadneey illaahay ishaha habraha hakaa haayo sabriiney soo dhawaw ade hadaan team caymiir nahay madaxa noo saaranthy ❤❤❤❤❤
Team qab qab is muujiya
Ilaahey ha caafiyo amiin yaarabi
Wlxi I can't wait malinta aan kuarki doono amiira quruxey aad ayaa kujeclahy mcn badhaney Isha xasidka Allaha kaa qabto sharafey asiim nah Allaha kudaayo midkiii kuanfaco nah Rabi hakaga digo qalbi uroney
Amiira qurux is not easy❤
Team. Amiro is not easy adi iyo saxibteda wan idinsalayaaa❤❤❤❤
Ayy amiiradena waad nagu so dhahdy almxd hada wax sodhigty horey usoco wax kudhibo illahey kuma tuso xappti adunka farxad kunolow aaqiraneh Jano kuwar aamin yarabi 🤲
Allah hacafiyo sumeyo bariyey welcome to malesia abayo
My quean Amira❤
Queen 👸 Amiira❤ beauty 😍 allow noka daaa❤🎉
Alle hakucaafiyo wll sumayo
Amiira challenge we lessen we donot jug adi iyo cayda soosameeya pls💞💋🫶
Ayy manaley 😂❤😊
Amiira qurux siqalbiyana kujeclahay wallhi pillahi abyo😭🥺
Wan ku farxi lahaa hadii aad love iisari laheyd 😭
Inta ka soo araktay tiktoka inee isla kulmen is muujiya 😂😅
Ani markaas TH-cam ▶️ usoo rooray😅😅
Waaw mashallah gabdhaheena❤
Sumayo Allaha noo caafio io intii Muslims ah oo Xanunsan Amiiradena qalpi wngeey Allaha kuu xafido adina❤🎉😊
M.a gabdhan waa qalbu safi🎉🎉❤
Amiira maalin on waa kula kulmi doonaa i.a ilaahey dartiis kuu jeclahy❤
Amiita🎉❤
Amiiro abyo mcn wxn arkayay naago waweyn oo been kashegayan iska sabar abayo tani waxy kamidtahy imtixanadka aduunka kumaraysid ilahay qofku jecelyahay buu imtixaanaa nabimuxamed scw biniaadamka uqerbadnaa bay jaahilintii dhaheen waa sixiroole adigoo qof caadiah dadkan maxa kafilanee waa xasad ishooda allh kaaqabto suuratul baqara subax walba aqriso waa igatalo inaqadatana warajayna i.n abayo mcn💋👸🫶
Ani hita wanihi rabe in Nabi muhamed S.A.W xada ladibi jiray
Amiiro qurux ❤
Ooooo caaawa aniga ugu horeeyyaa🎉🎉
Amiiradeena sweety mar walbo quraan ka iyo tasbiixda isha dadka allaah hakaa qabto 🤲aamiin
Team amiira😮❤
Amiradeena gabdha intee joogto yee naga cidloon kuugu ognahay❤
Mashallah beautiful my Queen Amira 👸 👸♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍😍🌹🌹🌹🌹😘😘😘😘😘
Amiira waxay hormarka ku gadhay waxa kamid waa walid adec Marka labadan waa qof an xasid ahayn oo umada unaxiista intas ayay somalidu kugu jaceltay😊
Amiira masuliyada reerkana waa isi saartay inkastoo walalaheed garab siiyaan Allah u sakhiro. Heesaha badan jojiya quraan ku badala insha Allah
Ala ilahayow gorme amiira utagi donaa ooN labteda gali doNa insha Allah wan utagi taN yar sidan ujeclhy her waxan maraya qof walba an amiira mooda 😭💔🫶
Amiro wa wngi o qof ah❤❤
Welcome Malaysia
Masha allh amiiro sharta alaha kaa xijaabo mcnto❤❤❤
ALLAAH HA CAAFIYO SUMAYO❤❤❤
She is cuteee💗
Ayy amiira qurux badan❤🥹🫶🏼
Baariyey soo dhawow mcnto
Samidey saabiriin Malaysia 🇲🇾 xitaa unukaa leh 😂 amiiro qurux abyoo gabdhan intey joogto cidlo yedareymin please 🎉🎉😊
Ma ayadaa dhashay markee cidla ka ilaalineeyso😂😂
@naturechannel950 idhaaf dhib badanidaa ma walkey baa ku dhalay inbaay😭😅❤️
Amiira apyo familka dhn quran isa sara bryhn hdl hntina wu bate carur school ley shekada way kaso tagto habro nolosha ka dhace aya idinku naxsan her waxay marayan live ay so galaan
Wlhi masasaa na ani tiktok mawadado kwrn xantooda😂😂😂
Ilaaahay abayo ha caaaaafiyo abayo
Masha Allah ❤❤❤
Amiradena gabadhan waba isku egtihin ❤❤❤❤❤❤❤
Amiiro qurux is ❤
Amiiray challenge we lessen we donot jug adiga iyo cayda soo samya🎉
Sumaya allah caafiyo caafimaad taam urajaynaa i.n👸🫶